HADIYAD IPHONE 15 AH AYUU SURPRISE IIGA DHIGAY ANIGOO FILANEYNIN/ WALAALNIMO😭

  Рет қаралды 322,302

Amira Qurux

Amira Qurux

Күн бұрын

Пікірлер: 540
@Nololadag
@Nololadag 8 ай бұрын
Heesaha inta neceb qur'aanka jecel like isaara❤
@amranaxmed3469
@amranaxmed3469 8 ай бұрын
Heesaha inta neceb quraanka jecel isaara❤❤❤❤🎉🎉
@Yuslim_somali_CR7
@Yuslim_somali_CR7 8 ай бұрын
illahow Qof kaan Qoraal kaan aqrinaayo Wixii fcn oo niyadiisa kujiro usahal 😊❤️
@Mujaahid.Mohaan
@Mujaahid.Mohaan 8 ай бұрын
Adi ku rabaa Alloow iisahal❤😢
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw 8 ай бұрын
Amin Amin 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 ❤
@aishabeautychannel4209
@aishabeautychannel4209 8 ай бұрын
Aamiin adigana sedo kale
@DalqoXundubey
@DalqoXundubey 8 ай бұрын
Amin amin 🤲
@Umuanhaar-i6j
@Umuanhaar-i6j 8 ай бұрын
Aamiin Aamiin
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 8 ай бұрын
Ani xalay markaa Ceyda gift ga u xiraysay baan is dhahay Amiira markay 800k gaarto tolow Iphone 15 ma dhici kartaa in loo keeno hada ayaba la keenay miyaa maasha Allah maybe 700k markaa gaartay ayaa laguugu tala galay in lagu siiyo lkn jidkuu kusoo jiray 2 daas week waayo waan arkay waxyabaha wadankaas laga soo dhiibo way soo daahaan waaaw ❤ waa iwaalosa amiira jah markaa haysato walaal ku jecel waa iska sidan masha Allah ❤❤❤❤
@zesi23
@zesi23 8 ай бұрын
Yaa ukeenay fahmiwaayey😂
@Talisoali12
@Talisoali12 8 ай бұрын
@@zesi23 walaalkeed ukeenay
@nuurhanabdullahi2683
@nuurhanabdullahi2683 8 ай бұрын
@@zesi23walaalkeed
@umumuscab6790
@umumuscab6790 8 ай бұрын
Walalked Amir Sayid
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 8 ай бұрын
@@zesi23 video ga dhagayso hee wiilkaas sawirkiisa meesha ka muuqdo ayaa u keenay walalkeed waaye
@maxamedkaysemaxamuud2197
@maxamedkaysemaxamuud2197 8 ай бұрын
Amiira aabahed inu Gmka ciyaaro oo uuu jiibar yahay inta ogatay like ha ila dhafin😂 Amiir sayid inu aabihi ka maseray inta og ismujiya😅
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 8 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😢
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 8 ай бұрын
Scw scw scw
@NimcoAmiro
@NimcoAmiro 8 ай бұрын
Allah akbar ❤
@Zeytunosman-hu1mq
@Zeytunosman-hu1mq 8 ай бұрын
Scww
@MaxamedAmiin-ic5qk
@MaxamedAmiin-ic5qk 8 ай бұрын
Scw scwscw scw
@NuuneyareNuuneyare
@NuuneyareNuuneyare 8 ай бұрын
Scw scw scw scw ❤❤❤😊😊😊
@__xa781
@__xa781 8 ай бұрын
2:02. Wllhi daacad baan u qosley 😂😂😂😂😭 ar sumaya masiibo Hambalyo Umu Asiim amiira qalbi wanaag❤❤❤
@TahliiLAhmett
@TahliiLAhmett 8 ай бұрын
Allah is One prophett mohamed scw❤😊
@OGAANSHO-ALLAAH
@OGAANSHO-ALLAAH 8 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين🤲
@nouramowlid4170
@nouramowlid4170 8 ай бұрын
Dagal kle malgu bilabi 😢
@ima6751
@ima6751 8 ай бұрын
Amiin
@OGAANSHO-ALLAAH
@OGAANSHO-ALLAAH 8 ай бұрын
yaa allaah falastiin caawi iyo dhamaan muslimiinta 🤲
@Ina_huruze_
@Ina_huruze_ 8 ай бұрын
Aamiin🥺💞🖤
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 8 ай бұрын
Alhuma aamiin aamiin aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤
@KuncilissackBruno
@KuncilissackBruno 8 ай бұрын
Amen ya Rabi
@NajmoMahamed-ln6uc
@NajmoMahamed-ln6uc 3 ай бұрын
Amiin yarab😢
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 8 ай бұрын
Xasuusta Alle Waa Muhiim Mar Walba
@OGAANSHO-ALLAAH
@OGAANSHO-ALLAAH 8 ай бұрын
yaa allaah falastiin caawi iyo dhamaan muslimiinta
@BatuulaMohamedcabdi-le6jh
@BatuulaMohamedcabdi-le6jh 6 ай бұрын
aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 😢😢
@Rayaan277
@Rayaan277 8 ай бұрын
‏ما شاء الله تبارك الله مبروك حبيبتي❤❤❤
@ubahmohamed4362
@ubahmohamed4362 8 ай бұрын
Mash Allah 🎉🎉 hambalyo hambalyo ❤
@FartunUgas
@FartunUgas 8 ай бұрын
Congratulations
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille 8 ай бұрын
Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😂😂😢
@qadrogaabo
@qadrogaabo 8 ай бұрын
🤚😅
@SalmoMaxamad-rj6nc
@SalmoMaxamad-rj6nc 8 ай бұрын
Only waka qadaday😂😂😂
@nashaadelmi8314
@nashaadelmi8314 8 ай бұрын
Amira marka qososho wa kula qosla ma .ogi farxadaada iska jeclahy❤😢🎉
@Cabdimudhaliblu
@Cabdimudhaliblu 8 ай бұрын
Ku Sali nabi geena❤He was the best man in the world, may God have mercy on him and may peace be upon him❤
@sacdiyoali2665
@sacdiyoali2665 8 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@Saaba17
@Saaba17 8 ай бұрын
Muuqaal aan ceyda iyo amiira ku wada jirin waa marax marax 😂😂
@Shadiyanazir
@Shadiyanazir 8 ай бұрын
Omg channel ki fatma furty😂❤ amiiro walalo ku jecel heysata alhm❤
@mulkihaji5679
@mulkihaji5679 8 ай бұрын
Asad biri indhaha ka gali 😂😂😂 amiiro wlhi wnkula rabay 15 inaad hesho ❤❤
@Sumayo282
@Sumayo282 8 ай бұрын
Amiira qurux inta iyo kabadan uqalanta keep going sister🎉❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 8 ай бұрын
Amiira Telkii hore Faatma sii waa iska jeclahay gabartaas ❤
@quruxbilan2708
@quruxbilan2708 8 ай бұрын
fatma adna u iibisay way haysata ee hooydadeed bay siinaysa
@husniaftah2707
@husniaftah2707 8 ай бұрын
Amiira I love your happiness xbbti always be happy fr us 🎉❤
@Mss-Sahra
@Mss-Sahra 8 ай бұрын
Congratulations 🎉❤️Markaa Haysatid walaalo ku jecel waa iska sidan❤Jah🥹💋
@Fatimamohamed-li4cx
@Fatimamohamed-li4cx 8 ай бұрын
Amiira sanadkan family vacation ma tagysin adi iyo qoyskiina dhmn Mida kle goorma wllalahaa imnayaan abokor iyo amir sayid
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan 8 ай бұрын
Beautiful Fadumo Yarey welcome ❤today you are in charge 👌👍! Manshallah Amazing Brother illahay isu Kiin barakeeyo waayo badan she deserved-Amiiradaa👏👏💕
@fatmina.qalbiisaafi7003
@fatmina.qalbiisaafi7003 8 ай бұрын
Masha allah 🎉❤😊Masha allah beautiful gifts 🎁 nice 👌🏻 everything amazing 🤩wow wow 🎊 ❤🎉nice gifts 🎁 a lot did from asim uncle
@shuceybbiibaaye1229
@shuceybbiibaaye1229 8 ай бұрын
ما شاءالله نبارك الله ❤❤❤
@Nafisacabdi-om5op
@Nafisacabdi-om5op 8 ай бұрын
Please support Palestine 🇵🇸
@leelocumar4259
@leelocumar4259 8 ай бұрын
Amiiro iphone 15 sii maroosaa anine samsung heestaa ilaa hada😂😂😂😂😂 iyo inta ila midkaa oo shiidka eh
@Duunioquruxchallenge
@Duunioquruxchallenge 8 ай бұрын
Ku salin nabigena the best person person The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw ❤❤
@sacdiyoali2665
@sacdiyoali2665 8 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@zuhaanasomali841
@zuhaanasomali841 8 ай бұрын
Masha Allah Tabaarakallah😢
@fiidowmrk
@fiidowmrk 8 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@jamila-rh7yo
@jamila-rh7yo 8 ай бұрын
Asc daman family's waan ithin salamey,amira team hada nahay amir said wanagafarxisey ruunti.... thanks ayaan kulenahay...❤
@SiciidaliSiciidali-d9g
@SiciidaliSiciidali-d9g 8 ай бұрын
Amiiro qurux maad iphone 14 iisoo tuurtid wlshy😂
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 8 ай бұрын
Masha allah amiira qurux wad faraxsantahay allaha kuu siyaadiyo farxadada 800k kuu rajeynaa in aad si dhaqsi ah ku gaarto insha allah amiiradeena
@IBRAAHIMABDULAHIGeele
@IBRAAHIMABDULAHIGeele 8 ай бұрын
Horta hambalyay amiiro lkin waxbixi waan kaasugayaana lasoco waxaan kulehay hambalyo
@KhadijaMohamed-j7r
@KhadijaMohamed-j7r 8 ай бұрын
Masha Allah 🎉 ❤ 😊 Masha beautiful gifts nice ♻️🔙👪 everything amazing wow wow 🎊🔙👪♥️♥️🌃 nice a lot did from asim uncle
@AmiiraAadan-pm3uu
@AmiiraAadan-pm3uu 8 ай бұрын
Hoyadu markasta waxay ku farxdaa wxa ilmaheeda day sy u faraxday intany mobilka arag jah ilahy ha kuu daayo😢❤❤
@teammaster7952
@teammaster7952 8 ай бұрын
Amira iPhone kii kalee isoo deeb abayo waan kutageraa kenya ayaan jogaa plz waaa iga codsi
@XalimaSaalax-tb6df
@XalimaSaalax-tb6df 8 ай бұрын
Abayo waku farax sanahay wllkaa ooku jecel ani xitaa waku laqeyb qaatay abayo asad iyo cumeeriyo koko iyo xeyda isalaam adixitaa wakusalaamay wakujeclahay abayo inoolaaw blz kaarsii farinteeya habeendanbo kasoodhi ita ayaa ka arkaa abayo waa codsi maanta lee❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ugbaadqalanjo1329
@ugbaadqalanjo1329 8 ай бұрын
Fatma wll ma yuo tuber iska noqatid😂
@muhubaMaaalim
@muhubaMaaalim 8 ай бұрын
Sumaayo igu drn😂😂 garba saar xiro halmar hoy kulaha😂😂❤
@Jaaaama36
@Jaaaama36 8 ай бұрын
Run because camera socoto
@drslaila1426
@drslaila1426 8 ай бұрын
Hooy😂😂
@maryamamisbaax
@maryamamisbaax 8 ай бұрын
Wax ku ku illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤
@Caatoh_Gamer
@Caatoh_Gamer 8 ай бұрын
MA WAAYEY HAL QOF OO A10S KAN IGA BADALO ILLAHYOW WAX IGA BADALA IISAHAL🥺🥺💔
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 8 ай бұрын
Box ka hadiyada ku jirto iyo garba saarta way isku eeg yihiin Hadiyadii dahabka ahayd ee Ceyda kuu keenay iyo dharkii maalinkaas aad wadatayne way isku eekayeen waaw 😂
@Naemah_21
@Naemah_21 8 ай бұрын
😂
@AabdiFitaah
@AabdiFitaah 8 ай бұрын
Amiiray I phone 14 kaadi ana igaga farxi Allaha kaa farxiye
@liibaanlaamee9441
@liibaanlaamee9441 8 ай бұрын
❤😂😂🎉😢 1:57 1:57 1:57 1:57 1:57
@naimadahir519
@naimadahir519 8 ай бұрын
Abow sey u gaabanthy arag😂😂
@shucaybhassan6252
@shucaybhassan6252 8 ай бұрын
Real Queen Amira Qurux ❤🎉
@Iman-321
@Iman-321 8 ай бұрын
Adno ku wan qalbi xanun ku dilen ayaga lee is rabo wlhi cimran mar walbo amiro soo amana illahow adno saxaf u daaa😢😢😢
@Yaatii14.8.16
@Yaatii14.8.16 8 ай бұрын
Maxat kawada ayaga le israbo so abayadoda ka ween mahan walaga fcn yahay in walalo isjecel aad si qaldan faraha ogu fiqdo
@Hamtha_Apdilahi
@Hamtha_Apdilahi 8 ай бұрын
Samsung ley ishooda alleh haka dhawro iPhone kaasi wuu na cawiree 💔😭😂
@Maskineyyyyy-ed4pj
@Maskineyyyyy-ed4pj 8 ай бұрын
Amiira amiir gormuu I manaa waa asga dhahayen waa I manaaye😅😊
@suvyan_aash
@suvyan_aash 8 ай бұрын
Amiral sayid maahan ee aamin sayid dheh amiira kaa badatee😂❤
@NawalSaadabokor
@NawalSaadabokor 8 ай бұрын
Waa amiira oo nin ah maansha allah aad bay isugu eegyihiin❤
@Masscanada879
@Masscanada879 8 ай бұрын
Amiiro aphonkaga ani iguso wareji kulhaa hooyo😂😂😂😂 ❤❤❤
@king_amiid
@king_amiid 8 ай бұрын
Wll ifka lagu yahy ❤
@shugriali1439
@shugriali1439 8 ай бұрын
Amiirow akhwaneey iPhone kaagi hore isoo dhiib gobanimo wn kugu kasaaye please Mash Allah Amir sayid mahadsanid Amiiradeena waa ka farxisay ❤
@AishaFarah-qv7ej
@AishaFarah-qv7ej 8 ай бұрын
Maamadha atyaaa qaadhatey
@shugriosman1652
@shugriosman1652 8 ай бұрын
😂😂😂 qac kada ​@@AishaFarah-qv7ej
@PrincessLuul
@PrincessLuul 8 ай бұрын
Walaalimadu waa wehel kla qiimo badan walaaltimada anaga 1sano taleefan ka baryoonaa😢
@umulkheyra2089
@umulkheyra2089 8 ай бұрын
Masha Allaah abaayi adna saas ha dhihin😢😢 baayo adigna waad helee insha Allaah mar dhaw niyada kheyr u sheeg
@Xayaat-omar
@Xayaat-omar 8 ай бұрын
Apyo qalbigoda allha kuu jcliyo baarina allha kaga dhigo saas ha dhihin hubaal waaye wey ku jclyihiin❤
@ayaanmoh6846
@ayaanmoh6846 8 ай бұрын
Mnsh allh❤🎉 I love your happy amiray walalo❤😂
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 8 ай бұрын
Congratulations amiira walal la.an illahey nama dhigo Amiir sayid thanks Amiira qurux wan jeclahay farxadada
@CrashiidXuseen-c8f
@CrashiidXuseen-c8f 8 ай бұрын
Dabaalo ma nahy marka hore amiiro aya duuweysi vidiga 😂😂😂aniga ma ogeynin o been ah 😂😂😂😂
@xamdisalaad5734
@xamdisalaad5734 8 ай бұрын
Ayy hambalyo amiira qurux 🎉❤
@khadraali5225
@khadraali5225 8 ай бұрын
Amira Abay wan farxay Asad aya ciil nigudiley adiga iyo koko. marka koko farxadeda aya idiman😢
@Xaawo_sharaf262
@Xaawo_sharaf262 8 ай бұрын
Umu asiim telka hada wadato please ani isii😂😂😂
@Ameinchannel
@Ameinchannel 8 ай бұрын
Amiira iPhone iska badashey iso dhiib wlley😢😢😊
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 8 ай бұрын
In nalo keeno iska daye xita kuma riyonayo😢
@aishaa77390
@aishaa77390 8 ай бұрын
mshlh tabarakalah😢😢ax markan camal ayan dareemaa in wll iga waynayn😢😢😢😢wuu nasiib badanyhy qofka wll hysto kwayn oo ka farxiya💔
@hiboclaahi9064
@hiboclaahi9064 8 ай бұрын
Lacag ad ku ibsato inay wayday ma filayo lkn waa hooyo hooyana wax walba nafteeda Uma qudho
@MaryanQuruxsan
@MaryanQuruxsan 8 ай бұрын
M.a Amiir 2019 Bartyy m.a❤❤❤Walaalnimo😢❤
@shamsahmed5327
@shamsahmed5327 8 ай бұрын
Maashaa alaaah xabiibti amiira qurux hambalyo 🎉🎉🎉🎉amiir seyit wookaafarxiyay asigana ilaaheey haka farxiyo amiin ❤❤❤❤
@Sagaldahir-d6s
@Sagaldahir-d6s 8 ай бұрын
Mashaalah wllka ilaahay haku xifdiyo 🤲🥰
@Zo__ya722
@Zo__ya722 8 ай бұрын
15 ee qadaty anna 1 xita mahayo waa iska aduun
@fatimaibra3819
@fatimaibra3819 8 ай бұрын
Masha Allah Hambalyo Hambalyo asadne noogu faan iPhoneka 15 farxad ayaan kuurajeenaa qaali wllkaane Allah hakuu xifdiyo abyo mcnto ❤❤🎉❤❤
@XamdiAbdullahi-f9j
@XamdiAbdullahi-f9j 8 ай бұрын
Mansha alahu alakudayo walaka macn walalnimado wawehel Amira cadey intas iyo inkabadan bauqalanta walahi Amira cadey Fatma cadey dhamantin wanijeclo hori usocdo
@-nq3oh
@-nq3oh 8 ай бұрын
Manshllh wllshy amiira alle haysukiindaay wllnimadu waa qali qof aan wll lahayn waa.dhibanyahy wllshaye. Anigana iigad ayfonkaasookale wlltinimo dartee aad baan kutageeraye❤❤❤
@barcafans5119
@barcafans5119 8 ай бұрын
Masha Allaah hambalyo Amiira quruxeey Farxadaada weykuu Bilaabmatay🥰
@HibomaslahAnshourHIBO
@HibomaslahAnshourHIBO 8 ай бұрын
Asiim abohiisa away amiira abayo❤❤❤❤❤
@Salmaanmohamed-wr9yr
@Salmaanmohamed-wr9yr 8 ай бұрын
Kaaga ii soo dhiib noo
@IfrahHassan-go1ni
@IfrahHassan-go1ni 22 күн бұрын
Waxan dawanayaa 224😢 ooy amiro marayso 11.7 mnsha.allah guulayso abyo❤❤😮😮
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 8 ай бұрын
Allah is one ☝️ ❤❤
@quruxbilan2708
@quruxbilan2708 8 ай бұрын
masha allah tabarakallah ❤
@misisshalib
@misisshalib 8 ай бұрын
Mii amira qurubadn❤❤❤❤
@Mahadabukar-vr4ii
@Mahadabukar-vr4ii 8 ай бұрын
M.a amiira midka iska dhigtey iisoo isoo dir waan ku baryaa waa iga codsi please pleae🙏😢 time 03:25 AM hawenimo waxa aan sugaabo waa jawaabtaada please🙏 hamabalyo 800k🎉
@Mohamed-q9l
@Mohamed-q9l 8 ай бұрын
Heesaha inta necb oo qur,anka jacl like saara🎉❤🎉❤
@mariayusuf2614
@mariayusuf2614 8 ай бұрын
Masha allaah sanadkan qeykisa oo wadaa😂😂😂😂😂❤❤❤❤🎉🎉🎉
@Cabdimudhaliblu
@Cabdimudhaliblu 8 ай бұрын
Ku Sali nabi geena❤He was the best man in the world, may God have mercy on him and may peace be upon him❤
@fartuunbirimo1238
@fartuunbirimo1238 8 ай бұрын
Thanks amiir said madama amiradeyna aad ukeente iphone 15 tnks
@Malloofficial1
@Malloofficial1 8 ай бұрын
Amiiro kaaga iisoo dhib wll😢
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 8 ай бұрын
Asad Dambe kuugu faaNaya ma jirto iphone 15, Hamballyo
@Zabrin23
@Zabrin23 8 ай бұрын
Wllnimoh wa wehel marka la dhahyo m.a ilhy hano dayo anboh wllkie mcn 14pro max ikenay wlhi mrka wll qbatid ma cishonesid ilhy haku dayo wlll❤❤❤😢
@khadraali5225
@khadraali5225 3 ай бұрын
waw Amiro Allah
@f.mohamed4638
@f.mohamed4638 8 ай бұрын
MashaAllah TabarakaAllah illahey walalka kama qado jiro jog amir sayid ❤❤❤❤❤❤❤
@ajwaabdulqaadirajwa1648
@ajwaabdulqaadirajwa1648 8 ай бұрын
Ohmggggg wallnimo Macnaa allow no.daaa❤❤😢
@HiboMaxamad-l5r
@HiboMaxamad-l5r 6 ай бұрын
M.a gabdho qurxbadan allh haidin xafido❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zakariye01
@zakariye01 8 ай бұрын
Amiir sayid legend aa u xiisay waye wlhi ma ogi malinta u youtubka ku soo laban doono atotaheena😂
@Apdifatah_12
@Apdifatah_12 8 ай бұрын
Ano tiktok amiira dawanaya ayuu soo dhacay first view😂❤
@NafiisaquruxNafisa
@NafiisaquruxNafisa 8 ай бұрын
Hampalyo hampalyo kun jeer quruxdydie your happiness is my happiness 😊❤
@Abdidoller
@Abdidoller 8 ай бұрын
Inanta hablaha soomaliyee wllshy sharaf iyo karaamo❤❤
@misisshalib
@misisshalib 8 ай бұрын
Waaw 🎉gawadha kaliyah an ujeclahy sixaddhaf ilah farxada hakusaidyo xabiti misiyu😊❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@RiimaAadan-uf4jv
@RiimaAadan-uf4jv 8 ай бұрын
Masha Alaah Alle hakuu xifdiyo wllkaga dhamnteena Aamin❤
@chouchouchoukri1211
@chouchouchoukri1211 8 ай бұрын
Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my sis 😊
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 102 МЛН
Alhamdu lilaah 🤲 ♥️
17:52
Team koko Buule
Рет қаралды 893
PRANK SUNDUS OO AANKA OYSIYAY MAFILANEENIN SIDAAN SORRY SIS😭
18:03
PRANK Ki UGU XUMA AN AMIIRA KAGA XANAJIYE + GACAN QAD SORRY
12:54
Zaki Somali
Рет қаралды 226 М.