"AMNIGA QARANKA~3 :AL-SHABAAB, QATAR&FAHAD,QAAB DHISMEEDKA NISA,ERITERIA&SOMALIA SHABAAB&AL-QACIDA.

  Рет қаралды 91,469

Abdijaliil Show

Abdijaliil Show

Күн бұрын

"AMNIGA QARANKA~3 :AL-SHABAAB&QATAR, QAAB DHISMEEDKA NISA,ERITERIA&SOMALIA SHABAAB&AL-QACIDA.
©copyrighted material Used.
©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and KZbin
Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
Who I am:
~Former Producer at BBC News
~STN TV Head of Programs.
~Horn Cable TV cameraman
BACKGROUND:
~Mult-Skilled Journalist
~Video Editor
~Photographer+Videographer
~Storyteller
~Camera Operator
WHAT I DO:
🌍 Event video and photography
📰 News and Documentaries:
🎬 Entertainment:
🎙️ Interviews:
📺 Subscribe and Join the Community:
By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
Stay connected beyond KZbin!
~abdijalilosman@gmail.com
+447368981541
#subscribe
#share
#like
#comments

Пікірлер: 223
@Abdijaliil
@Abdijaliil 3 ай бұрын
Dhammaan Akhyaarta Muuqaalkaan gaaray, soo dhawaaday Saaxibyaal. Fadlan Subscribe saaro Kanaalkan oo kusoo biir. Waxaanu soo wadnaa Barnaamijyo kale oo Waxyar u leh Dalka 🇸🇴❤️ iyo Dadka Soomaaliyeed. Mahadsanidiin Balanteenu waa 100k dhawaan❤.
@sharmaboy7951
@sharmaboy7951 3 ай бұрын
Mahadsanid sxb lkn ma ogtahy shalay in ay ciidamo itoobiyaan ah ay soogaleen somalia 🇸🇴 kana soogaleen xuduuda matabaan Ee gobolka hiiraan hadaad war ka hayso macluumaad buuxdo naga sii sxb
@maankamuuse743
@maankamuuse743 3 ай бұрын
Guys advice from me watch this video in speed 1.5x
@mrgutale
@mrgutale 3 ай бұрын
😢😢
@AA-ks2tw
@AA-ks2tw 3 ай бұрын
2x
@fuadhaji1132
@fuadhaji1132 3 ай бұрын
Sooo wad
@DIGGEHBOY
@DIGGEHBOY 3 ай бұрын
wareeysigan wuxuu u muuqdaa mid la doonayo in lagu hayo ciidanka shisheeye.war taas waa soo dhamaatay weey baxayaan waa hubaal insha Allah. dowlada waa in ay xirtaa ninkan sabab too ah jirtaan ka qaranka ayuu qatar ku yahay.
@abdibasid7161
@abdibasid7161 3 ай бұрын
Ninkan Fikirkiisa Oo Uu Ka Hadley Moo Loo Xirayaa 😂😂😂😂
@nuurfaarah6724
@nuurfaarah6724 3 ай бұрын
Hadii ay baxaan ciidamada shisheeya ma haysaa ciidan ku filan beesha ah baneeyaaan waa suaal
@DIGGEHBOY
@DIGGEHBOY 3 ай бұрын
Hadaba maxay qabtaan oo aan ahayn in ay mushaar kuqaataan joogitaanka dalkeena,marka laga reebo duqeeynta cirka taasina ayaga shaqo kuma lahan waxa fuliya waa Turkiya iyo mareeykan.war cabsida ha leeyska daayo hala taageero dowlada.
@ABSHIRAbdi-hb2qh
@ABSHIRAbdi-hb2qh 3 ай бұрын
😢qofkii arimaha somalia yaqaano waa xakii dhab ah oo wadanka ka jirta😊
@saidabdirahman5758
@saidabdirahman5758 3 ай бұрын
wareysi aan uxiisaayo waaye
@YusufAbdi-lt3ni
@YusufAbdi-lt3ni 3 ай бұрын
Xogo muhiim ah ayuu haayaa ninkaan
@bashirali2561
@bashirali2561 3 ай бұрын
Balaayo Boolis u dhiibtay xamar, NISA wa lagu nastay, kala wareeg wa ka nasanay sxb, inta aad joogtay booliska checkpoints dhibka ku haayay war kama aadan heenin miya ebow.
@OmarMahamed-wd6tr
@OmarMahamed-wd6tr 3 ай бұрын
21:14
@MaxamedsabriyeCusmaan-dl9cb
@MaxamedsabriyeCusmaan-dl9cb 3 ай бұрын
Horusocosh wa naagsan
@siciidabubakar1046
@siciidabubakar1046 3 ай бұрын
Ereteria waxay heesatay kumannaan ilma Soomaaliya oo rag god ku riday waxaana dhici karta ina lagu rakateeyay. Allaah aa naga og balse wax badanaa qaldan
@nabaddoonka2846
@nabaddoonka2846 3 ай бұрын
Hordhaci faraha badnaa waad naga deysay good
@fahadjr5400
@fahadjr5400 3 ай бұрын
Wareesi waqtigii loo baahna imaady ❤ war dowlada damul jadiid ninka meey maskaxdiis ka faaideeestan
@hanadyare4735
@hanadyare4735 3 ай бұрын
Pp 6:01 6:11 ppppppp
@jammane3880
@jammane3880 3 ай бұрын
Haddiiba xasan shiq oo ah ninka qudha ee 2 terms la magacaabay uusanba weli fahamsaneyn qaab dhismeefka ciidamada Ilaahay baa umaddan u maqan
@adanfarah2080
@adanfarah2080 3 ай бұрын
Abdijaliil is a good journalist and looks balanced, however he should try to inject follow up questions between his prepared queries inorder to interrogate further some of Abdisalan's hypothesis, all in all the program seems unbiased and generally fair, something rare in the Somali media ecosystem, good work bro!
@ggtl304
@ggtl304 3 ай бұрын
You know what's funny ,intaa aad so qortaye af Somali Yaad Ku dhihi kareysay ,lkn anigu wa fahmy waana Ka soconaya
@mowli420
@mowli420 3 ай бұрын
Fadliga Jimcaha Awgii Aan Badino Saliga Nabigeenii Muxammed {ﷺ♥️}❤❤
@cabdulebashiir8541
@cabdulebashiir8541 3 ай бұрын
somaliyey aan udacayno dowladeena waa jimcee
@AxmedAxmedsiciid
@AxmedAxmedsiciid 3 ай бұрын
Allow noo toosi jidka tosana noogu hay Siyasiintana nowada wanaaji
@Alon_404
@Alon_404 3 ай бұрын
dowlad islaam ah kitabka wax kuxunta allah hanokeno . Aamiin
@abdibasid7161
@abdibasid7161 3 ай бұрын
Deg Deg Allaha U Rido Tan Dowlad Ma Ahane Tubo Ayaa Meel Kuugu Jirto Miyaa Oo Aad iska Dhuuqeysaa
@Alon_404
@Alon_404 3 ай бұрын
@@abdibasid7161 wlhi haa wasad shegtay, ma tan shacabka masakinta kutumata qabilada somaliyed sharafta laha langab kutiLmamtay jareerta dulmiso cadaalad la aanta ah miya dowlad ah uducaynaa Allow rid waa wax baadil waxii baadilne masijiran
@AbdallahMNS
@AbdallahMNS 3 ай бұрын
Anigoo oo Ixtiraamaya Walalkaan aragtidiisa, haddana waxa aad mooddaa in uu dhiirigalinayo in ATMIS ay waddanka sii joogto. Waxa sidaan inoo galay waa farogalin shisheeye, waan mustaxiil in aan horumar waddan iyo mid ciidanba sameynno inta aan awoodo shisheeye kutiirsannahay, gaar ahaan ATMIS oo aanba wax ay qabtaan iska dhaafe, Godadkooda soo dhaafeynin.
@engmatan1308
@engmatan1308 3 ай бұрын
May wuxu ujeeda ciidan Somaliyeed oo uqalabaysan sida atmis int ala helayo ha joogaan
@markadacusub932
@markadacusub932 3 ай бұрын
"Ciidan somaliyeed u bdiyaarsan ma jiro" fikirkaas waa raqiis micnaheeda ah Atmis ha jogaaan forever ♾️. Somalia WA in ay Ka bxaaan Atmis, ciidanka somaliyeedna waa awodaa hadii ay qadiyad Ku dagalamyaaaan 100%
@abdinasirmohamed8727
@abdinasirmohamed8727 3 ай бұрын
Waxa so dhaweynaya run ahanti inu yahay taliye ku xigeynki hore sirdonka qaran hadal sax ah wa inu madaxweyne xasan u ka dhigto la taliyaha amniga qaranka ama taliyaha sirdoonka qaranka sababto wax badan ban taladiisa dhageystey runta ayu sheega waana nin wadani .
@hilaalmohamed7602
@hilaalmohamed7602 3 ай бұрын
Ninkan nin xanaqsan ayuu u egyahay, sbbto ah hada wax dhalieyso ama aad boorineyso tittle ka in u ka tago ma ahan "MADAXWEYNE " wa u quuri wayay ninka talada haya. Xasan sheikh ayuu kuso cel celinaa, protocol xumo waye
@anisbin3082
@anisbin3082 3 ай бұрын
لَا تَحۡزَنۡ إِنَّ ٱللَّهَ مَعَنَاۖ "Dont be sad indeed ALLAH is with us"❤ -QURAN Suran tawbah
@waanoculimo
@waanoculimo 3 ай бұрын
🏴✌Alshabaab insha allah dhamaadka sanadkaan 2024 iyo bilowga 2025 waxaan rajo weyn ka qabnaa inay maamusho inta badan bariga Afrika 🏴🏴🏴🏴✌✌✌✌✌🏴🏴
@User-wrg23se4
@User-wrg23se4 3 ай бұрын
Hhh alshabab wuu dhamayay
@abdibasid7161
@abdibasid7161 3 ай бұрын
Cid Ka Hor Taagan Malahan Horta Waa Inaan Aragnaa Somaliya Oo Lagu Maamulayo Shareecada islamka isla Markaana Meesha Ay Ka Baxdo 4.5 iyo Dimuqraadiyad Baan Wadanka U Horseedeynaa
@abdirahmanali1329
@abdirahmanali1329 3 ай бұрын
Riyo maalmed aa ku jirtaaaye isaga jir riyadada shabab ma daliban bax moday nacala ku dhale
@AsmaAbdixakiin
@AsmaAbdixakiin 3 ай бұрын
Waa xaqiiq raysalwasaarahu wuxuu ka baryay kiiniya ciidan 15 xero ayaa labaabiiyay laba sano gudohood ciidamadii somalia waxay noqdeen wax yaacay iyo wax la dilay
@DawladDawlad
@DawladDawlad 3 ай бұрын
@@abdibasid7161 hoyaada waxa aad tahay was
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 3 ай бұрын
Hassan dalxaraaashe Somalia god dheer buu ku riday xaqiidii
@sadaammacallim5683
@sadaammacallim5683 3 ай бұрын
Khawaariija miyaa tahay adiga doqonow
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 3 ай бұрын
@@sadaammacallim5683 Hassan dalxaraaashe ( adiga qaab qabiil baad ku taageeraysaa Hassan Somalia dhibaaato weyn buuu ugeystay- Alshabaaab iyo Hassan waa isku mid waayo nin tuug ah wax aaan dhibaaato ahayn aaana Somalia uma gaysanaaayo( adiga iyo firkaaagaba alshabaaab baatahy waayo Hassan wixii lasocoda waaa wasaq weyaaana
@Mujaahid11
@Mujaahid11 3 ай бұрын
Allow sidii Afghaanistaan nagu dhacdaa aaamin
@Muxammed22
@Muxammed22 3 ай бұрын
10:42 Arintaas waxaa la dhihi karaa waa marin habaabin. Waxaa jira koox Daalibaan ah oo bakistaan ay ugu yeerto argagixiso oo ka dhex dagaalanta gudaha Bakistaan oo intaa ciidanka Bakistaan iyo iyagu is ugaaraada. Bakistaana ay ku eedeyso in kooxda daalibaan ee afgaanistaan ay ka danbayso.
@timo6867
@timo6867 3 ай бұрын
Ninkaan hadalkiisa waa sax waa in laga faaiideystaa m.a aqoonyahay
@LST25
@LST25 3 ай бұрын
Kii dhehe Eritrea ciidamado ee ku dhinteen
@axmednuurmohamed4626
@axmednuurmohamed4626 3 ай бұрын
" Hay'ada.. NISA .. Todobaatan(70) saneey jirtaa " !!! ????. " ... 1977- ki yaa la sameeyay " !!!???.
@KhalidIbrahim-u3f
@KhalidIbrahim-u3f 3 ай бұрын
Waa wax layaabay😂
@AbdirashidQaayibo
@AbdirashidQaayibo 3 ай бұрын
Anaguba ma aamin sanin inay jigjiga iyo xamar ama Garissa iyo xamar xudud u dhaxayso , .hadi adigu ad amin santahay in dal kale laga leyahay , no sheeg inad cadaw soomaliya tahay o laso dirsaday
@swaggerchannel7042
@swaggerchannel7042 3 ай бұрын
😂😂😂😂
@NimcoFf
@NimcoFf 3 ай бұрын
Khayaali baad ku nooshay iyo riyo gaarisana nayroobi baa laga maamulaa jigjigana adis ababa lkn cidi kaama xigto xamar waa dhul somaliyed
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 3 ай бұрын
Khiyaali baad ku noshahay , oo hadda hadday dagaal kenya ku qadan maku qanacsantahay
@Anasxaaji-z3v
@Anasxaaji-z3v 3 ай бұрын
Aadbaan uga xumahay inaad adeegsataan kalmada AS baa dalka ka xureyneenaa war miyaadan idinka iyo AS dalka wada leheen halkey aadayaan dadkii dalka nila lahaa hadaa dalka gumayste dhahdeen shisheeyana aad dhahdaan waa walaaleheen oo dalkey nala xuraynayaan war yaa dalka laga xuraynaa waa caqliya siyaasiga somaliga oo aanba aaminsaneen shisheeye mahee ineesan noolaankarin wali somaliya mayeelan siyaasi ufikira sida siyaasiyiinta ufirkiraan qarniga 21 aad allow dalkeena sidii uroon adaa taqaano ee inagu hanuuni🤲🏼
@sadaammacallim5683
@sadaammacallim5683 3 ай бұрын
Khawaariijta waqtigood waa dhamaaday 💯 waqti maanta ee ka leytaan ma jirto 💯
@abdibasid7161
@abdibasid7161 3 ай бұрын
Eryadaas Safaarada Mareykanka Maa Lagaaga Soo Dhiibey 😂😂
@HindaMaxamuud-js7vx
@HindaMaxamuud-js7vx 3 ай бұрын
Doqon iyo dameer ba Aamus Kay ku wanaagsan yihiin ina Amxaaroow 😂😂😂 ma kuwa Amxaaradu is kaga keentaad tahay waadi gan u ooyaya ee
@NAAJIMEDIANETWORK
@NAAJIMEDIANETWORK 3 ай бұрын
Sirdoonka nin awood badan ayaa heesto wana sanbaloshe oooah nin geesi ah
@abdihakim3049
@abdihakim3049 3 ай бұрын
Waxbadan baa kuduugan waraysigan . Waraysigana kamadhoco kii fahadyaasiin uu bixiyey marhore.
@keykey2594
@keykey2594 3 ай бұрын
Xariifkan waxa jira waraysi uu baxshay oo uu leeyahay, sirdoonka africa iyo kuwa America oo dhan ban la xiriiray kadibna iisheegay ciidankii farmaajo geeyay Eritareya kuli waa dhinteen 😅😅 marka waa nin iska mooryaan ah sida somalidu ubadan tahay.
@liban4679
@liban4679 3 ай бұрын
Wxuu leeyahay AS sidii Maxaakimtii fiicneyd maahan oo hadey sidaa tahay mxaa Maxaakiimtii loo burburiyey?
@ahmeddhakane6749
@ahmeddhakane6749 3 ай бұрын
Ninkii ugu beenta badnaa ee isku sheega qabiir sirdoon waaye ninkaan Yaa xasuusta waagii uu dhihi jirey ciidamadii eriteriya jirey waxay ka dagaalameen gobalka tigrey ee itoobiya
@SMOJohan
@SMOJohan 3 ай бұрын
Cadeyn cad insha Allah... Taas waaye wariya ahay iyo balaayo I don't care ( cadeym cad) Ia or hadal tagay lol
@Somali100
@Somali100 3 ай бұрын
Wariyo wa dadashay lkn waxa samesa hadalkisa suaal kala dhexbax
@subanjibriil3607
@subanjibriil3607 3 ай бұрын
Ninka ugu il dheerba dadka ugu yaandaran. Somalidu maskax cafimaka qaba haday ka faaiidaysan lahayd bari hore ayay adunka waxa la qaybsan lahayd
@sharifmohamed4587
@sharifmohamed4587 3 ай бұрын
Cidii ku qancin karto buu yiri ee si kale miya u fasirteen
@Xudeifaabdalla
@Xudeifaabdalla 3 ай бұрын
Ninkaan cid kasta dhaliil ayuu u yeelay Tollow qofka saxan ma isaga oo kaliyaaa Aqoontoo dhannna isaga miyy ag taalaa Sidaan ma ahan si wngsn dhaliisha marka laga soo tago wax qabadka dadka waa inuu qiraaa
@SuuleeyTafey
@SuuleeyTafey 3 ай бұрын
Warka ninkaan waxaan ka fahmay inuu yahay nin kursi waayay ama loo diiday
@AbdirahmanMahad-hh3yf
@AbdirahmanMahad-hh3yf 3 ай бұрын
Somalia in la wala hadlo danba ugu jirta hadina dagalku istaagaayo oo mbd la qaato ugu yaraan dhiga somaliyed ayaa istaagaya wana waqtigii aan u midoobe lahayn see cadowga bananka ah aan iskaka difaacno
@DIGGEHBOY
@DIGGEHBOY 3 ай бұрын
markay xafiiska joogan ma garanayaan waxay qabtaan,markey ka tagaan balaayo ayey sheegaan oon aan meeshaba oolin,mid kasta oo fashilma wuxuu naf bidaa mucaaradnimo iyo in uu baahiyo sirta qaranka.
@shakuul
@shakuul 3 ай бұрын
Please ninkaan camaal so wareyso ado mahadsan
@mussasheikh143
@mussasheikh143 3 ай бұрын
Noocaas aya raba dadka wax ushooge waa jaahil
@NAAJIMEDIANETWORK
@NAAJIMEDIANETWORK 3 ай бұрын
Nin xawadle libin u ongol waa lawayay dameerwalba caloosha ayuu ka bukaa ninka mahad salad amanayo oo burcad dimed ah sanbalolshe oo aqonta dowladnimane leh cayanayo waa nin xanunsanayo Sanbalolshe waa nin aqoon iyo qubrad u leh howsha loo dhiibay dameer shaqo laan ah afkisa waxba kama bsdaleyso naga raali noqo shaqa laan ku heyso mahe anfsc somali uma lihid
@NAAJIMEDIANETWORK
@NAAJIMEDIANETWORK 3 ай бұрын
Habarwalba hadii ay iska hadasho dhibkeda ayey ledahy ninwakbo oo shaqo doon ah haduu wuxu rabo iska shego wà nssìb daro Dakka burcad diimed waxba ma qabsa karto waa sakaraad
@Hansen_270
@Hansen_270 3 ай бұрын
Ninkaan waa Qof ku xeelad dheer arimaha sirdoonka
@Xog-ifiyeshow
@Xog-ifiyeshow 3 ай бұрын
Nin waxgal ah baad waraysatay
@huseanahmed9671
@huseanahmed9671 3 ай бұрын
Mash allah waan amaanayaa Wariyaraha sida uu fursada usiinaayo qofkuu wareesanaayo
@mahadmadaxweyne
@mahadmadaxweyne 3 ай бұрын
Aqoonyahan Abdikariin guuled nin waxbartay somalia aniga adiga ayaa hugaami dono i a🫡🫡
@musabhussein7200
@musabhussein7200 3 ай бұрын
Al-shabaab waa in ay la wareegaan
@musabhussein7200
@musabhussein7200 3 ай бұрын
😮😮
@musabhussein7200
@musabhussein7200 3 ай бұрын
Somalia
@albashiir8746
@albashiir8746 3 ай бұрын
Hadii ay la hadasho soomaaliya la hadasho As hadii soomaaliya xasilooni ku hele waa caadi wll
@yahyejr9535
@yahyejr9535 3 ай бұрын
Somaliya halka wxa dhigay hogaan jilicsan oon lixjeclo kalahyn dalka Wiilal yar yar oo duurka gaajo ku dishay oo injir leh hubna ak47 ka wta ba dalkii baylah u nqoday waa umad iswada dhiibtay oo fadhiid ah in dib ruuxdooda lo nooleeyana u baahan Wxa la jooga wkhtigii dalkan deni hogaanka u qaban lahaa si ciyalkan dalka qasay mesha looga sifeeyo illhy idankiis
@xasanmaxamuud8694
@xasanmaxamuud8694 3 ай бұрын
Baqbaq
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 3 ай бұрын
Mahadsanid Wariye abdijaliil osman shaqo wacan ayaad qabatay ❤❤❤
@abdihamidgamer8279
@abdihamidgamer8279 3 ай бұрын
Somalian 🇸🇴 one like
@abdiazizhamza5866
@abdiazizhamza5866 3 ай бұрын
Beenlow kadaaba
@mohamadoscar5372
@mohamadoscar5372 3 ай бұрын
Horta ya igajawba Abdisaln Gulled Sandkeebu Sonoqday Taliyaha Nisa
@mohamudulusow3668
@mohamudulusow3668 3 ай бұрын
Agaasime Xigeen Termkii hore Xasan Sheikh 2012-17
@HamzeAbdilahi-q3j
@HamzeAbdilahi-q3j 3 ай бұрын
Somalia way fashilantay
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 3 ай бұрын
🇸🇴 IYO 🇵🇸 ISU EKAA ‼️
@drjimalehaibejama7257
@drjimalehaibejama7257 3 ай бұрын
A/Salan Guleid Waa Nin Muhiima Aqoonyhna Intelligentsia Ah Xog Badana Ka Haya Aduunka Iyo Somalia Labadaba Waana Lagama Maarmaan Ninkani Lakiin Waxaa Sual Kale Inta Badan Kasuuliyiinta Soomaalida Marka Xilka laga Qaado Iyo Markay Xilka Rabaan Waxay Sheegan Wanaag Iyo Barwaqo Inay Ka Dhigayaan Marka Meesha La Geeyo Lakiin Marka Xilkii la Siiyo Wuxuu Iska Walaaqda Wixii Ay Kuwii Uu u Yimi Walaaqanayeen
@mrfanax-d1b
@mrfanax-d1b 3 ай бұрын
War nin kaligiis talis ah ayaa dalka qabsaday oo warkiisa
@ibrahimhussein9149
@ibrahimhussein9149 3 ай бұрын
Adon caytamin wixi kuanfaco kaqado .
@XasanYare-pv2jt
@XasanYare-pv2jt 3 ай бұрын
Kkkk
@NageeyeMaxamedmuuse
@NageeyeMaxamedmuuse 3 ай бұрын
Zxp lataliyaha meel aankala xiriro ma isiinkadhaaa
@mohamedabdi3250
@mohamedabdi3250 3 ай бұрын
Wakan Natal yahu ee maxaa igah rabta
@ayaninadee176
@ayaninadee176 3 ай бұрын
Wow maanshallah 👏 👏 👏 👏 👏 👏 👏 👏 👏 👏 👏 👏 👏 👏 👏 👏
@AhmedFarah-cm1cu
@AhmedFarah-cm1cu 3 ай бұрын
Mansha allah aad baan ula socdaa qeeyb kale majirtaa
@NageeyeMaxamedmuuse
@NageeyeMaxamedmuuse 3 ай бұрын
Zxp lataliyaha meel aankala xiriro ma isiinkadhaaa
@mohamudulusow3668
@mohamudulusow3668 3 ай бұрын
EAGLE SERVICE
@advyser
@advyser 3 ай бұрын
Somalia haday ka dhab tahay la dagaalanka Al shabaab waa inay Ethiopia la saaxiibtaa oo kaashataa Laakiin eriteria iyo Qatar intay daba ku hayso soomaliya Al shabaab la wareegi Somaliland uunbaa ka badbaadi shirqoolkaas iyadoo kaashanaysay Ethiopia
@YahyeAadan-h5l
@YahyeAadan-h5l 3 ай бұрын
Gal tageradiisa waxba tari mayso
@Adan974
@Adan974 3 ай бұрын
😂😂😂 nacaala adi axmaarka uriyo idinku yaalo
@Updirahmandubbe
@Updirahmandubbe 3 ай бұрын
Abdisalan gulled wuxuu qiil an gambasho lahayn usameynayaa in ATMIS wadanka sii jogan amniga somalia iyo midka mogadishuba ATMIS waxba kama qabto ee anagu intaan isku tashano an meel ugaso jeesano cadowgena.
@farenature5512
@farenature5512 3 ай бұрын
ANIGA NINKAN UMA BOGIN
@User-wrg23se4
@User-wrg23se4 3 ай бұрын
Abdajalil wariya hormar gari rabo wad uegtahy balse wariye ad adag uma egid qofkad wareysaneysd baaba si jilcan ula hadlee madaxag kor uqad wariya adag iska dhig !!! Mucarad ne wa tahy dad wada mucarad ne wad soo kaxesaa cid dawan krto mlhn plz udhaxey dadka
@ABDULLAHIABDIRAHMANALI-et6so
@ABDULLAHIABDIRAHMANALI-et6so 3 ай бұрын
Abdujalil ma waxa ku dhalay weriyihii weyna ee laanta Af somaliga Ethiopia ka warami jiray Waxay ahaataba Guleyso
@hussein1211
@hussein1211 3 ай бұрын
Ninkan Xukun jaceel iyo in Nisa lodhibo ayu jecel yahay
@abdiabdulahi9343
@abdiabdulahi9343 3 ай бұрын
Ninkan aqoonta uu u leeyahay sirdoonka maxay tahay mase qiimeynkaraa dadkii aqoonta waxbarasho ku gaarey derajeeyin sare? Waxaan qabaa inuusan ahayn aqoon yahan sirdoon ee uu yahay , informator, ama jaajuus, jaajuusna shaqo ayaa loo diraa ee isagu ma lahan alifaada shaqada sirdoon.
@bogaayeofficialtube4233
@bogaayeofficialtube4233 3 ай бұрын
Aniga uu ila saxan yhy mawqafka madaxwaynuhu waayo dhibta ay umada u gaysten marka laga yimaado al shabaab waa dad somaliyed waana la qancin karaaa Ugu danbayn hadii iyadoon dhanaba cidi ku dhiman al shabaab wada hadal lagu xalin karo dhibtooda maxaa ku jaban
@Alon_404
@Alon_404 3 ай бұрын
Alshabab 💖
@AhmedHussein-lu3tn
@AhmedHussein-lu3tn 3 ай бұрын
Walee ninkani waa xog xogogaal, waliba wax badan og oo run sheeg ah waayo waa nin wakhti badan galiyay siduu ku helilahaa xoggo shiilan oo biyo kama dhibcaan ah. Waxaa intaas udheer waayo aragnimo dheeraad oo realistic ah.
@SukritiXasan
@SukritiXasan 3 ай бұрын
Adeer maxaa qarineysaa wiilka ma qabiil ahaan baa wax loogu dhiibey
@hassanali-qf7jw
@hassanali-qf7jw 3 ай бұрын
Wllhi wax Badan ayaa iiga baxey 🥲 Dalkaan wax qeyr Kama soo socdo Allow umada Soomaaliyeed badbaadib😢
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd 3 ай бұрын
Kan waa afku dheegli ayaasha umada soomaaliyeed dul nool…
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 3 ай бұрын
Cabsida aad khawaarijta ka qabto ma qabno, ciidamada qaranka iyo macawisleey ayaa ku filan.
@zubeirabukar6624
@zubeirabukar6624 3 ай бұрын
Waxaa noo waydisaa wasarada gashandhiga io taliyaha xooga sida wax u wada qayb nucee u arkaa ? Mxuu ka aminsanyahy taliska xoga ee hada jira
@LST25
@LST25 3 ай бұрын
NINKAAN WAA BEENLOOW WAA KII DHEHE CIIDANKA ERITREA EE KU DHINTEEN😂😂
@mahatfarah3697
@mahatfarah3697 3 ай бұрын
Qabiir ma tihide jaasuus gaalo ayaa tahay imaanka alle kaa qaadye naga hor wareeg
@shaydherechanel9002
@shaydherechanel9002 3 ай бұрын
Aqoonyahan ku xildher amniga iyo arimaha sirdoonka oo maanta bahi wayn loo qabo in cilmigisa laga faidaysto
@shugriyaomar4863
@shugriyaomar4863 3 ай бұрын
Xogogaal
@User7654suy
@User7654suy 3 ай бұрын
Maasha Allah Cabdisalan waa xogagaal waana Wadani.❤❤❤
@maankamuuse743
@maankamuuse743 3 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 will never be free because we have uneducated politicians
@Spectrumcreator
@Spectrumcreator 3 ай бұрын
Not only are they uneducated but also unethical and unpatriotic.
@HassanKamil-jz5et
@HassanKamil-jz5et 3 ай бұрын
waxan maqli jiray shihiidka nool kani wa beenaalaha nool
@abdimalikmohamud257
@abdimalikmohamud257 3 ай бұрын
Habar fadhiso lagdan lafududa aya maqli jiray 😅😅
@abdirahmaanxuseen571
@abdirahmaanxuseen571 3 ай бұрын
daaliban iney qabsadan eraga ah sax maahan daaliban xaq u dirir iyo xurnima doon ayey aheyd
@daamaabdoulkader3613
@daamaabdoulkader3613 3 ай бұрын
Kani waa beenloow kuye mahad ayaa amaan muqdisho ka dhigay aaway hoteeladii rose iyo syl iyo kii murusade iyo villada afaafkeeda aamus Benale qabiili ah
@ismailmohamedadennorgumaad707
@ismailmohamedadennorgumaad707 3 ай бұрын
Ninkaan waa basaas losoo diray bur burinta dalkeenna
@rocky4066
@rocky4066 3 ай бұрын
Runta wa alshabab haddii ay xukun rabi lahaayeen meeqa Sano ayey gacantooda ku jidha gobolada dalka badankiis maxay dowlad u usameeyn waayeen?
@NoorAhmed-tn1vs
@NoorAhmed-tn1vs 3 ай бұрын
Kan waxaan dhihilahaay walalow wax ma ogide.iska aad daadaale iyo dabare iyo xishiir iyo dabayoodleey waxaase nasiib daro midkast.oo ka soo jeeda reerkas meelshaas aan sheegay dagan oo siyaasada ku jira qaaqle ayuu iska noqonaa oo wax micno.ah Kuma fadhiyaan xilikasta waa qaaqleeyahiin waa nasiib karo nago dhacay ilaahoow kuwa dhaamah kuwaan nasii
@maxamedcabdinuur7341
@maxamedcabdinuur7341 3 ай бұрын
Nin wax badan og weyn dadkan oo kalr looma dhibayo kuwan wax ogen yaa la keni😊
@sharmaboy7951
@sharmaboy7951 3 ай бұрын
Somali halshidaal ay qudato ayaa ku filan
@DrNeeri
@DrNeeri 3 ай бұрын
Masha allah cabdisalaam wadanka u baahan walahi lkn yaa ka faa'idaysanayo waye. Isaga iyo fahad wlh waxa ka aaminsanahay hadi aqoontooda laga faa'idaysan lahaa in wadankan dhanka amniga wax badan iska bedeli lahaa
@wizhargeisa3338
@wizhargeisa3338 3 ай бұрын
Mahad salaad mrkd amaanta matag I qabtay ninkan Waxyaaba badan wa ku saxanyahay lkn Caqligiisu kama dhamaan reernimo
@Mursalshire8400
@Mursalshire8400 3 ай бұрын
Maxay amni ka ogyihiin Xasan shiiq iyo kuwa lamidka ah ee dalkaan xukuma horena uxukumay.
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 3 ай бұрын
Ninkaan ma ciidanka xooga miyuu niyada u dhisa markow leeyahay ciidanka shisheeye markay dalka ka baxan Al-shaab ayaa dalka qabsanaya 😊
ABDISALAN GULED - ANIGAA DHADHAMIYAY ARXANDARADA KALITALISKA
45:52
LIFEHACK😳 Rate our backpacks 1-10 😜🔥🎒
00:13
Diana Belitskay
Рет қаралды 3,9 МЛН
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 56 МЛН
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 92 МЛН
Mohamud Abdi Elmi Wareysi #1/2- Gen Caydiid iyo Dagaalki Ranjaris
1:00:36
LIFEHACK😳 Rate our backpacks 1-10 😜🔥🎒
00:13
Diana Belitskay
Рет қаралды 3,9 МЛН