Пікірлер
@wiilsan-yh9gv
@wiilsan-yh9gv 6 минут бұрын
please soo boobsi
@somalipirates
@somalipirates 7 минут бұрын
waa Barnaamij Xog Culus ku jirto. Thanks Abdijaliil soo fasax Libaax 👍
@user-cs8zm2rb3v
@user-cs8zm2rb3v 10 минут бұрын
Intay amison dalka jogto as shabaab laga badin maayo
@geenyodila9095
@geenyodila9095 13 минут бұрын
Xabiibul malaayiin ❤❤ilaahey ha ku xafdiyo soo noqo adoo nabad ah Ayax ayan wax u dhiibnay allow naga qabo 🤲☝🏻
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 14 минут бұрын
Ilaahay haw gargaaro ciidanka waa dhibanyihiin
@habraactv3799
@habraactv3799 29 минут бұрын
Gobonimo nin weyn fahan weyn ka haysto howsha... lkn aragtidiidsa AS waa mid raagtey midii horey waaye weli.... 2014 ayaa ugu danbeydey AS CALAAMIYA ... MAANTA As waa urur maxaliya, welib diyaar uaha iney la baxaan. AL-QAIDO
@liibaanfagadhe
@liibaanfagadhe 41 минут бұрын
Abdijaliil wll muqaalkagan ma isticmaali karaa
@Abdijaliil
@Abdijaliil 38 минут бұрын
License material used!
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 8 минут бұрын
​@@Abdijaliilmaxaa laga wadaa wll
@liibaanfagadhe
@liibaanfagadhe 41 минут бұрын
Somalia intay odayaashan madaxweyninimada kusoo noq noqanayaan hormar gaadhi mayno
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 13 минут бұрын
Zxp dhalanyaro aan qibrad lahayn ayakaa ka daran , emotional bay ku soconayan
@shuay0987
@shuay0987 45 минут бұрын
Nin wayn baad maanta keentay waa inoo caawa. Waasd soo roonaanaysaaa
@Hamzaleeb
@Hamzaleeb 5 сағат бұрын
Somali waa dad walaan wixii halaag dhacay waxba kamay baran
@saidalichannel7517
@saidalichannel7517 5 сағат бұрын
Ninkan aad aqoonyahanka ku sheegaysaan soow maaha ninkii yiri “Anigu diinta Islaamka in la isku xukumo ma aaminsani” Faysal Waa Axmaar bartay afka-Soomaaliga.
@user-kf7lg2or5v
@user-kf7lg2or5v 6 сағат бұрын
Waa kuwa losoo wakiishay baabi.inta wadankan cid ay waxtaraan majirto dadku waa dad qani ah oo dalkooda dheefsada balse khayradkaas inaan fahano bay naga ilaaliyaan Cimilada lasheega waxay kutimadaa wakhti balse xaqiiqadu waa inlagooba xiligii DAJAAL CAWAR Soobixi lahaa waana kuwo sodhawayntiisa losiidiyaarshay yuhuudu dhibbadanaa
@Tamsim3358
@Tamsim3358 7 сағат бұрын
Cajuus 70 jir ee ciroda madowbaysta muxu sheegii😂
@ashamohamud5038
@ashamohamud5038 8 сағат бұрын
Allaha xafido mudbahaan askariga Soomaaliyeedka ah iyo kuwa kaloo nool oo wadaneena dufaaci jiray dhaaantood intii dhimatayna Allaha unaxariisto Aamiin yaa Allah
@buunijama8080
@buunijama8080 13 сағат бұрын
Sheeko ciyaal
@buunijama8080
@buunijama8080 13 сағат бұрын
Faysal waatuug
@buunijama8080
@buunijama8080 13 сағат бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk
@ahmedbahnan6019
@ahmedbahnan6019 14 сағат бұрын
Waxba kama qaban kartid dhulkan dadkii lahaa ayaa tashaday
@Jaalle_Moha_F
@Jaalle_Moha_F 14 сағат бұрын
General Indhaqarshe Allaah cimri ha siiyo
@Jaalle_Moha_F
@Jaalle_Moha_F 14 сағат бұрын
GENERAL INDHAQARSHE LION OF AFRICA 🇸🇴🙏🏽
@halimahassan657
@halimahassan657 15 сағат бұрын
Asc Maansha allaah kulamle jiis waa nin wadaas ah oo ka jawaabi kara isaga ba ah shiiq shiiq ama wadadada Soomaaliyeed jzk Qayran.
@yusufabdille3448
@yusufabdille3448 8 сағат бұрын
Asc.kulane jiis walaale run ayaad sheegtay hassan sheikh dowlad iyo ummadnimo soomaaliyeed marabo waa nadaxweyne qoyskiisa weeye alla hanaga qabto si deg deg ah allaahumma aamiin aamiin aamiin
@Dalmarlogistic
@Dalmarlogistic 16 сағат бұрын
Waxa weeyi xalada hada taagan ee bada somalia iyo strategiyada ee u dagan xamashida iyo cida ka danbeysa .waxa lagaga adkaan kara iin tashwiish lagu furo ethiopia . Waayo dhul somaliyeed iyo deegan dhan aya ku maqan . Waxa la jooga in la dhaho dhulki somaliyeed ayaa la so celinaya oo dhaqdhaqaayo siyaasadeed iyo tu bulsho la bilaabo .kadib lagu qasbi afti iin la qaado. Jabhado lo sameeyo oo xog laga so celiyo. Taasi waxay hakad galinaysa higsiga bada somalia ay ku hanwayihin xamashida. Marka problem lagugu furo mid la mida ayaa lo dhiiba. Waayo dhul somali ah oo qayraad badan leeh ayay amah noga haystan
@CamaarCade55
@CamaarCade55 19 сағат бұрын
Asc mudane madaxweeno anagoo kuu codsaneeno aabo'nimo ha'ogolaanin in'taako kamid ah dalkeena somali lasoconin yaalagadin sawab'badan ayaa Jirta allow namideey aamiin yaa rabbi
@maxamedmukhtaar2118
@maxamedmukhtaar2118 19 сағат бұрын
Wuu mahadsan yahay kor laylku
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 20 сағат бұрын
Waagii soomaaliya dawlad adag ay timaado Nimankaas iyo shikadahaas halagala wareego hantidaas ay boobeen. Hada la diiwaangasho shakhsiyaadkaas ina ta laga yaqaano.
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 20 сағат бұрын
Maalintii ay khaarijiyeen ayaa Soomaali il laga riday.