ANİGA İYO XAAJİGEYGA SİDAAN İSKU BARANAY

  Рет қаралды 208,742

somturk family

somturk family

Күн бұрын

Пікірлер: 1 200
@asiaabdihamid6470
@asiaabdihamid6470 3 жыл бұрын
Ita asxaabtii nasra abtidoon ah like😂
@بنبهنبينبن
@بنبهنبينبن 3 жыл бұрын
Hani abayo ale haku xafido
@soarbchanel
@soarbchanel 3 жыл бұрын
Abayo aniga waxan jooga turkiya kaman waxanan carosay hada dhaw ninkayga iraqi waaye waxaan wada soconay afar sano ayaa jcyl naga dhexeeyay waanan ku guulaysany caqabihi na hor yiilay hadana waan is aroosnay waxaanan jeclahy inan qisadi jcylka ahayd een soowadnay idina wadaago goordgaw hadi ale idmo fadlan like intii jcl qisadaa inaan KZbin soo gasho waad mahadsantihiin
@ubahmohamud1884
@ubahmohamud1884 3 жыл бұрын
Nosoo galii
@soarbchanel
@soarbchanel 3 жыл бұрын
@@ubahmohamud1884 bidini lah wll shukran
@ahmedmohmaud3848
@ahmedmohmaud3848 3 жыл бұрын
Maxaa naga galey
@sadiamohamed6398
@sadiamohamed6398 3 жыл бұрын
Masha Allaha abaayo nosogali farxad kunolaada allah kubarakeeyo
@soarbchanel
@soarbchanel 3 жыл бұрын
@@ahmedmohmaud3848 hhhhh wiilasha somaliyeed maser mahaya no maser my dhiga
@deeqahassan2692
@deeqahassan2692 3 жыл бұрын
Huuno you’re beautiful MashaAllah. Odayga usheeg gabadh aad uqurux badan ayaad naga heshaye dhaqaale oo dhabankeedu yuusan dhib arkin ku dheh:) bless you both
@ifraxabdilahi4167
@ifraxabdilahi4167 3 жыл бұрын
Waan idin jecelahay Farxad iigu Waara from Nasra Abtidoon🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷❤
@ismail.5g644
@ismail.5g644 3 жыл бұрын
From Nasra Abtidoon ❤️ 👇Walaal Mcn 🙏 Keep Going 👍
@fadumoladan
@fadumoladan 3 жыл бұрын
Mnsha Allah wllshey isku waara adiyo duma from Nasra Abtidoon
@AJ-ff9pj
@AJ-ff9pj 3 жыл бұрын
This shows how Turkey and Somalia are interlinked. We love you sister may Allah Bless your family ❤❤❤
@markcaa2942
@markcaa2942 3 жыл бұрын
Aamiin
@aishaabshir4598
@aishaabshir4598 3 жыл бұрын
Maşallah Allah sağlıklı ve mutlu bir hayat sıze vesin.
@deeqodaahir1001
@deeqodaahir1001 3 жыл бұрын
Masha alaha aleha idixafido amina
@sactuushcilmi8158
@sactuushcilmi8158 3 жыл бұрын
From nasra abditon byo wlcm to youtub
@saynabjamac5193
@saynabjamac5193 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@saynabjamac5193
@saynabjamac5193 3 жыл бұрын
Maansha.alaah.nin.kaaga.ajaanib.kaama.aha.xaasidka.ka.cawdi.bilayso.❤️❤️❤️❤️❤️
@hamdinuur2551
@hamdinuur2551 3 жыл бұрын
Abaayo ninkaan wajigiisaa ujeedaa, wakujecelyahay lkn cunugtaada luuqada afsomaliga baro
@fatmaismail6794
@fatmaismail6794 3 жыл бұрын
Çok iyi bir ailesiniz Allah bozmasın
@huseinrajab2911
@huseinrajab2911 3 жыл бұрын
Mashallah my somali sister and my turkish brother....happy🙋‍♂️ family and i love you all❤
@ubahali783
@ubahali783 3 жыл бұрын
Alla yaa ku caayi kara hbo aad ayaan kuugu farxsanahay mashaa Allah, Allah ha kuu xifdiyo reerkaaga waxaad tahay gabadh yar oo fariida.
@Luul5580
@Luul5580 3 жыл бұрын
From nasra abti doon isku wara alle ha idiin barakeyo
@aishacuud594
@aishacuud594 3 жыл бұрын
My dum and saxiibteyda qaaliga ah labadii cimrigoda isku dhameysta allaha idinka dhigo masha allah lovet u xabibti Mac isii gabadheyda🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷
@taqiyabashirsaidsaidali7134
@taqiyabashirsaidsaidali7134 3 жыл бұрын
Abaayo saan channel kga uradinayey wn daalay Alx maanta kuso helay abaayo dar ilahay bn ku jclhy Alle hku xafido qali adi iyo qoyskga
@xafsadagan7782
@xafsadagan7782 3 жыл бұрын
Amba sidookalle
@sahramohamed9643
@sahramohamed9643 3 жыл бұрын
Maasha Allaah ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ Hani baako iyo Seygeeda😍😍😍😍😍🇸🇴🇹🇷iskuwaara 👑 gabadha iyo Dum. Soo dhoweeya share and like u saaran🌺
@knaanhussien2759
@knaanhussien2759 3 жыл бұрын
Qof waliba isaga xur u ah qofka oo nolosha lawadagayo lakiin dhaqankan cusub oo qofka noloshiisa oo idil iyo wax kasta qoskiisa quseeyo social madia soo dhigayo waa dhaqan nagu cusub waxanahney dad muslimiin ah waxa wanagsan in noloshada qaaska ah aadan ganacsi caanimo ama wax yaaba kale lagu lifaqin ama xayeesiin loo raadin guurka ajanimta dadkana loo qurxin hadii aad wax jeceshahay ma ahan dadka oo dhan ee jecel yihiin hadii aad wax necebtahay mahan dadka oo idil in ee neceb yihiin Mahadsanidiin
@canbaroluulbanbaroluul
@canbaroluulbanbaroluul 3 жыл бұрын
Abaayo Cuseyr nabi ma ahan ee nin illahey caabudo oo shiikha oo reer binu Israa iil ka tirsan oo illahey caabudo ayuu ahaa
@ardivamohamed3897
@ardivamohamed3897 3 жыл бұрын
Çok güzel ve samımı bir ailesiniz allah nazarlardan saklasın seviyorum size eksik olmayın, dumaashigen asagana yalniş yoo no fahmin somalida we iska kaftan badanyihiin
@ZayidkaHajjio
@ZayidkaHajjio 3 жыл бұрын
Msha allah sistr nolosha hal barkin ku dhameysta 🤩😍✊ dadka sida xun ofagaraaya waligaa haka daalin inaa illahy uga barido hidaayo so cute fmly🥰
@hanicadey2104
@hanicadey2104 3 жыл бұрын
Masha Allah farxada muhiim qofka haduu muslim yahay intaas kabadan Allah isku kiin barakeeyo
@sihaamcadeey3709
@sihaamcadeey3709 3 жыл бұрын
Masha Allah Abaayo Turkey and somaali waligood Isguursan jireeen ❤️
@fahmamohamed7747
@fahmamohamed7747 2 жыл бұрын
Muslim miya abayo
@hindaofficialchanel8893
@hindaofficialchanel8893 3 жыл бұрын
Kuwa ku soo cayaneya waa xaasid ee hawa joojin qofoka haduu ashahadanyo qofo musulina yahay waxa kaa celinay ma jiran ee farxada ku nolowo framo Norwey
@falisabdullahi8547
@falisabdullahi8547 3 жыл бұрын
Mashaa allah Abaayo ilaaheey haku barakeyo family qurux badan ayaa tihin ❤❤❤❤❤🌺💯
@nimcoahmed182
@nimcoahmed182 3 жыл бұрын
çok güzel bir ailesiniz allah mutlu varsin size❤
@Qalbisaafi119
@Qalbisaafi119 3 жыл бұрын
from nasta abtidoon keep going mcnto
@anabapple3411
@anabapple3411 3 жыл бұрын
Maashaa alaah xbbti wadaadka soomaaliga
@ayaanabdullahi1
@ayaanabdullahi1 3 жыл бұрын
Abaayo hana barasha wacan Abaaydey Nasra Abtidoon channelka ayaan kaaso raacay Cute Someturki famally and Youn Duoghter🥰❤❣🙏
@naagnool8113
@naagnool8113 3 жыл бұрын
Haniyeey walaley illahey hadaa taqaanid nin ajnabi ah isoo raadi ilmo qurux badan ha la'iga dhalee😂😂 Sababtoo ah ilmaha dadka ajanibta ah iska dhalaan aad bey u qurxon yihiin labo shacbi quruxdooda bey kala qadanayaan midab yaroo kaalay iska arag ahna wey yelanayaan xalay baan gabadhaada yar e muna🔥🔥💯ah daawaday illahey hakuu xafidee abaayo masha allaah❤❤💕💯
@shoshoabdi8091
@shoshoabdi8091 3 жыл бұрын
Tasaa ku har saneed
@soarbchanel
@soarbchanel 3 жыл бұрын
Hhhh abaaayo wiil ajaaniba maad ubaahantahy ani igu soo hagaag aniga ayaa ninkyga wallkis kudhisaayo hadaad diyaartahy ninkayga ciraaqi waaye
@naagnool8113
@naagnool8113 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 wlh waa qoslay
@naagnool8113
@naagnool8113 3 жыл бұрын
@@soarbchanel intee dageenaa abyo ciraaq dagaalaaa ka jiro ma aadi kari dalkeygaa colaad ugasoo qaxee
@soarbchanel
@soarbchanel 3 жыл бұрын
@@naagnool8113 hhhh abayo anaka ciraaq majoogno turkia lee joogna quruxeey
@anfahusseinali1497
@anfahusseinali1497 3 жыл бұрын
Caay ma lihid qaali walhi alle haku barakeeyo ninkada muhiimadu waa in aa ku faraxsanthy adigu alle haku barakeeyo 🥰🥰
@sahraibrahim702
@sahraibrahim702 3 жыл бұрын
Subxanallah abyo nin Muslim waaye reer Muslim dhistey abyo alle haidin xafidho
@afnaancabdiraxman1378
@afnaancabdiraxman1378 3 жыл бұрын
Masha allah apayo heesaha is ka daay ilahay haku xafide
@naimahassan9584
@naimahassan9584 3 жыл бұрын
Haa Abyo heesuhu mafiicno iska daa
@somaliboy37
@somaliboy37 3 жыл бұрын
Ilaahow Nin Ajanabi oo aan aqoon hooyadii iyo aabihii nasabkiisa iyo biri markuu dhinto meel xaal noqon doono aan kaa magan galey yaa rabi
@khadijacaligacal2075
@khadijacaligacal2075 3 жыл бұрын
Masha Allah abayo mcnto allaah kubarakeyo familykaga aad iyo aad ayn kuutagera idiina jclhy cadowga cakta kahoos ayn leyahy inkasto aan comment horey uso qorijirin blse videoga ayn markasto daawan jiry Ilove you muna malik soo barbaar habo mcn
@aswaanmaxamed5301
@aswaanmaxamed5301 3 жыл бұрын
Asc abaayo hani and sediyo abaayo inaan turki imad baan rabaa waxbarasho ahaan cidna Kama aqaan aan adiga ahayn abaayo aan kuu imaado intaan kadegayo codsi waaye 👏👏👏👏👏👏👏👏
@canabcali9771
@canabcali9771 3 жыл бұрын
Allahu mabarik , I think Turkesh language is very hard but you doing very well , teach your husband somali Inshallah and your lovely daughter .
@kafeeyoladan8799
@kafeeyoladan8799 Жыл бұрын
Masha Allaha tabaaraka Allaha abaayo adiga family gaga Alle ha idi xifdiyo
@laylabugle6295
@laylabugle6295 3 жыл бұрын
ASC WALAASHEEY IYO WALAALKEY IYO GABADHEEN YAR WAXAAN IDIN LEYAHAY MANSHA’AALAAH ALLAAHA IDIIN BARKEEYO DHAMANTIIN AAD AYAAN U JECELAHAY DADKA TURKIGA IYO DALKA II RAADI NIN WANAGSAN EE AAN GUURSADO INSHAA’ALLAAH KKKK WAXAAN IDIIN LEYAHAY ISKU WARAA AMIIN AMIIN
@ubaxosman1898
@ubaxosman1898 3 жыл бұрын
M. A lamanaha qarniga abaayo adaa ku tageraa ankarane waan kula jogaa malin inaa ku arkaa rajenaa❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@muhammedmahdi7154
@muhammedmahdi7154 3 жыл бұрын
Noloshaada qayb ayaan ka ahaa sawmaha wlshy qaali ilahay haydin barakeeyo wlshy qaali reer quruxbadan masha alah 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
@mohamedduaale7382
@mohamedduaale7382 3 жыл бұрын
ماشاء الله عليكم. أخي إحفظ لنا أختنا هي أمانة عندك الله يسعدكم في الدنيا والآخرة
@Idilcllaahi-d8v
@Idilcllaahi-d8v 6 ай бұрын
From nasra abti doon keep goin walashay mcn
@zufhfhzturtii6008
@zufhfhzturtii6008 3 жыл бұрын
Mansha allah abayo muhimada waa inaa hesato famil kugu farax san islamna ah waligin jacelkina ha jiro farxad kunolada
@halimoomar7529
@halimoomar7529 3 жыл бұрын
Mashallah Mashallah Mashallah. Abaayo,Aad baan kuu salamay.Adiga familkaada quruxda badan.Farxad ku noolaada weligiin.Caruur badana Allaha idin siiyo.Beidnillahi Kariim.Byee👍
@hanadmacaane9394
@hanadmacaane9394 3 жыл бұрын
Asc ilmo badan turkiga majecla in eey dhalaan, waxeey dhalaan bes hal ama labo cunug oo bes'ah.
@Garaaado
@Garaaado 3 жыл бұрын
Xppti hal mid kugu darsanaya sii ninkaguna ugu farxo waxad samesa Af-Soomaaliga markad ku hadlaysid hoosta Turki kaga qor markad Turki ku hadlaysid afsomali hoos kaga qor Si Turkissku ki dawado🤗👏
@aishamaher7787
@aishamaher7787 2 жыл бұрын
Masaha Allah Somalia 🇸🇴 wow💙🇸🇴
@aishamaher7787
@aishamaher7787 2 жыл бұрын
Love you ❤
@zaarabeautyofficial5857
@zaarabeautyofficial5857 3 жыл бұрын
Mancha Allah qurux wlhy alle farxada haydiin siyaadiyo dhag hawdhigin hno dadpaa Somali iskaga jira dhib basan
@sahraamiin3544
@sahraamiin3544 3 жыл бұрын
Maasha allaah waxan ku arkaa musasalada turkiga nakaaxa sharciga buuga gaduudka ah
@rashkaboy6148
@rashkaboy6148 3 жыл бұрын
Xaqiiq Hani waa gabdh somali deed jecel oo soodhaeeysata Allah idin sharfo wllo
@sharafahmedchannel7557
@sharafahmedchannel7557 3 жыл бұрын
Haa ardaydii shiiq shariif dowladiisi soo baxay aheed. Maasha allah
@naleeyxasaan1760
@naleeyxasaan1760 3 жыл бұрын
Masha'allah abaayo qoyskaaga quruxda badan allaha isku kiin barakeyo aamiin
@naimoabdulkadir1106
@naimoabdulkadir1106 3 жыл бұрын
Mashaa allaah Xabibtii iyo Dumashi isku waara aaaamiin❤️❤️❤️❤️👍👍👍🇸🇴🇹🇷
@Ks-jf3ki
@Ks-jf3ki 3 жыл бұрын
wlhy waa Fican yhy Hadusna nag kle kula Gursaneen🤣 Family qurux badan Allah Hayni Daayo Daadka intas iska caytamaya haw bixiin❤🥰
@abdirahmanmohamud686
@abdirahmanmohamud686 2 жыл бұрын
بارك الله وبارك عليكم وجمع بكم بخير امين
@farhiakarshe7502
@farhiakarshe7502 3 жыл бұрын
Mashallah Abaayo allaha kuu barakeero family kaaga quruxda badan Ameen. Dadka xumaanta wada ha u joojin anagaaba radineyno sidaan kuula kulmi laheen inshallah. Turkey waan u so socdaa I can’t wait to see Inshallah
@oumalkairehousseinbarreh5747
@oumalkairehousseinbarreh5747 3 жыл бұрын
Macha alah walashey hani wa walasha oumalkaire ka so salamaysa from Djibouti 🇩🇯🇩🇯❤ iyo from nasra abtidon
@fatimaabdi7036
@fatimaabdi7036 3 жыл бұрын
Iyaaaa turkida hal naag lee mo ku ekanaa beeelo waaye hada kadib nin turki aa la igu ogyhy ewelaa turkia jeclaaa hada arin fcn aaba la iiga shegay 😃😃
@adnan-hl2hq
@adnan-hl2hq 3 жыл бұрын
🤭😂😂😂😂
@Toosan9
@Toosan9 3 жыл бұрын
😂😂😂😂lol
@DeeqaNadar4222
@DeeqaNadar4222 3 жыл бұрын
Lkin wey ku qiyamayaan Yacni makula guursanayan lkn hada kala xanaaqdan qofkale la sexanqyaan
@fatimaabdi7036
@fatimaabdi7036 3 жыл бұрын
@@DeeqaNadar4222 iyaaa gaal miyaa maxa so naag kle ula sexana aso qabin
@qadanahmed5880
@qadanahmed5880 3 жыл бұрын
Aniga xata iyaga ayan usocda may racaysa zxibay Aan daris noqonee😂😂
@Rehaanadam9235
@Rehaanadam9235 3 жыл бұрын
Abaayo somaalida waa iska jaahil say u badan yihiin waana cunsuriin so aad baan uga xumahay in ay idin Aflagaadeeyaan waa xaasid masayr bay u leeyihiin waan idin ka Raali galinayaa my dear sister and my brother ❤️🇹🇷💙🇸🇴✊
@thetruthx235
@thetruthx235 3 жыл бұрын
Wllo cidna am caayine, ninku haduu Muslim yahay qof ku dhaqanaya uu yahay cidna cunsiriyad kuguma samaynayso. Kuwa gaalada guursanaya iyo kuwa somalida ragga intay caayan dhaqanka ka cararaya ayaa dhib kajiraa. Gabdhaheeni baad tihiin wlhi iyadoo nin ajanabi ah ama somali ah idin xumenayo ayaan ka damqanaynaa.
@amiinaali4920
@amiinaali4920 3 жыл бұрын
Masha Allah abayo keep going waxaa tihiin family qurux badan ilaah ha idin xifdiyo and ilaah dartiis ayan ku jeclahay
@filsanxarago6883
@filsanxarago6883 3 жыл бұрын
😍😍😍😍🇸🇴😍 Turkia 🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷
@qali8884
@qali8884 3 жыл бұрын
Masah alla familien qurux🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷 Tukia iyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Somalia
@aishamoha5dh7mud60
@aishamoha5dh7mud60 3 жыл бұрын
From nasra abti doon abyo lkn wxn kugu darsan lahaa xaajigaga inaad soomaliga bartid si uu ugu dhiirado inuu kuhadlo allha hydin barakeeyo mcnti
@munawarsame2906
@munawarsame2906 3 жыл бұрын
Abaayo ana nin turkiya isooraadi ciyaal qurxoon rabaa
@rahohassanmude3105
@rahohassanmude3105 3 жыл бұрын
Masha allah qali ilahey rerkaga haku barakeyo macanto❤❤❤
@duniyakordahab
@duniyakordahab 10 ай бұрын
Masha allah waku faraxsanhay nolashiina quruda badan ilahey ha kuu barakeyo
@zahurdegan9477
@zahurdegan9477 3 жыл бұрын
Mashllah xappty farxad ku wara abiid❤️
@khadijamohamed9201
@khadijamohamed9201 3 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah illahay ha idin xifdiyo cimri iyo caafimaad iyo cibaado suuban allaha idin siiyo amiin yaarabi raxiim
@AZus6pd
@AZus6pd 3 жыл бұрын
وَلَقَد كَرَّمنا بَني آدَمَ وَحَمَلناهُم فِي البَرِّ وَالبَحرِ وَرَزَقناهُم مِنَ الطَّيِّباتِ وَفَضَّلناهُم عَلى كَثيرٍ مِمَّن خَلَقنا تَفضيلًا}. I am deeply sorry that some parents had fail . Walahi l have never seen anyone else but🇸🇴 . I was reading one of the comments . Ciraaqi ayan guursaday afar sano ayan isla soconay. Wallahi waxaan hubaa in aysan aqoon in uu Shiico yahay ama suni yahay . Waxaan kaloo rabaa afarsano maxaa idinka dhexeeyay . Wallahi , waxaan dhihi lahaa hooyo walba iyo aabo walba in ciyaalkiisa ku koriyo aqlaaq iyo diin maxaa yeelay . Wax islaam sheegto oo ka liito Somali ma arkin. Gabar iska tahriibeyso ma arkin ilaa somali ma ehe.
@haboshchimchim7475
@haboshchimchim7475 3 жыл бұрын
Shiico mayna Muslim ahayn maa xaram ba iin laqursado?
@AZus6pd
@AZus6pd 3 жыл бұрын
@@haboshchimchim7475 baro diintaada ama isku day in aad ogaato wexey aminsan yihiin ama ay ka aamin sanyihiin aa cisha markaas ayad ogaaneysaa wexey yihiin, wax igu filan waan arkay
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 3 жыл бұрын
Walaal wa ayo gabadhan ciraaqiqa guursatay aad sheegeysid? Btw waa runta anigiibaba yaabay o hooyaday xita weydiyey maalin dhexdaas. Wa maxay gabdhahaan tahriibaya oo ilaa libya keligood aadaya. Yemen bay u tahriibayaan, Masar. Xita iyakoo caruur wata. Dumarkeena wallahi wax weyne baa ka qaldan. Malaha waa burburkii dalka oo sababay burburka qoysaska iyo aabihii oo reerkiisa iyo caruurtiisa ka faraxashay.
@AZus6pd
@AZus6pd 3 жыл бұрын
@@sunshineseaandvitamind8620 it was one of the comments. abaay wexey eheyd gabar u jawabtay gabadha turkiga aroostay.
@mursalmohamed5556
@mursalmohamed5556 Жыл бұрын
​@@sunshineseaandvitamind8620sharaab orpd dal u samay ay ku nolladaan 😡🤮🤮
@sadiyosahal4109
@sadiyosahal4109 3 жыл бұрын
Masha alahaa ragameesha ugufiican baadheshay best walalaalahen guul abaayo adiga Iyo odagaaga love ❤️ love 💕 Kis muna Alahakadhigo. Mid dalka dadkeeda iyo diinteeda anfacdo aamiin alahayoow
@halimaosman6623
@halimaosman6623 3 жыл бұрын
Am so proud of u Abayo walhi so proud of you Msha Allah 💕💕💕💕🤞😘😘😘😘I really adore u guys best couple ever 💖 ❤ ♥ 💙 💗 Allah hani xifdiyo 🤲💯best family M. A
@sahramohamed7031
@sahramohamed7031 Жыл бұрын
Hanii qof ku caayo inuu jiro umawa hesan san ku jacelnahay we love you kuwasna ALLAHA soo hanuniyo
@ayabashir5852
@ayabashir5852 3 жыл бұрын
from nasra abtidoon, mashallah beautiful family ❤
@Ariijiina
@Ariijiina 3 жыл бұрын
I love you so much beautiful family dear brother and sister ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴 may allah bless your family
@iidka
@iidka 3 жыл бұрын
Mansha Allah. Abaayo meqo caruur ah ayaa isku heysan hal gabar wan arkay maxaa dheri ah ilahey ha idin siiyo
@intisaamisak
@intisaamisak 3 жыл бұрын
Abaayo masha allah Ilahay reerkaga ha kuu daayo ninkaaga hortaa ma guursaday haduu guursaday ilmo ma dhalay
@annemarieevamarie2010
@annemarieevamarie2010 3 жыл бұрын
Love you sister for the sake of allah mashallah keep going forward ❤️
@wedyaanchannel181
@wedyaanchannel181 3 жыл бұрын
Masha alaah abaayo ilaaheey haidiin xafido wakusaray adigane isoobooqo xabiibti
@hulyakral5664
@hulyakral5664 3 жыл бұрын
Maşallah çok güzel ♥️💐
@Malyuunxaashi
@Malyuunxaashi 3 жыл бұрын
M.a Alle hakuu barakeeyo gurigaaga abyo
@luckyaxmed467
@luckyaxmed467 3 жыл бұрын
Walaaley ani fulayaa ahy nimanka somaalida qaraaba ka baqaa ajanabi iska daaye masha allh ilaahey haisku kin barakeyo🤲🥰
@mariaibrahim1152
@mariaibrahim1152 3 жыл бұрын
Hhhhh
@fartuunali4141
@fartuunali4141 3 жыл бұрын
Www masha Alaah Abayo macn Alaha ku barakayo WAN ku faraxsan hay qali walakisa İku darso hhhhhh Abayo
@queenkowthar9587
@queenkowthar9587 3 жыл бұрын
Aad ku jeclahay abayo wlhi farxas ku nolow waliga illahe haku xafido familkaga🤲🏻❤🤗
@hawakiinhasan7618
@hawakiinhasan7618 3 жыл бұрын
Mashallah Tabarkallah xabiibti Qali dumar Allah haidiin xafiido inshallah.
@lilyatajaldin666
@lilyatajaldin666 2 жыл бұрын
Mashallah Hani abaayo Allah ku xifdiyo qooskaga quruxda badan 🥺❤ intana heysana allaha siiyo inshallah 🤲🏿 cafimad iyo farxad ku nolaw qali nolasha kuma xumeeyso inshallah ya rab🤗🥰
@mamammss8164
@mamammss8164 3 жыл бұрын
Masha Allah ilaah hakuu barakeyo muslmnimada waa qaali
@munohassan9592
@munohassan9592 3 жыл бұрын
naaga somali maweynadan aa igu daran😂😂😂😂😂. ninkaaga waaba nagalay. so funnyy
@qalidumarwaaanigaanigaanig7693
@qalidumarwaaanigaanigaanig7693 3 жыл бұрын
Abyo sharaf ayaat leedahay Wax diintada iyo aqlaldada Wax udhimay madan sameen adiga iyo xajigaada gawadhaada iyo qooskada allaah idiiin xafido farxat waaarta 🙏🙏🙏🙏
@sumayasalad8347
@sumayasalad8347 3 жыл бұрын
From nasra abtidoon keep going sis
@sagalcabdulaahi4284
@sagalcabdulaahi4284 3 жыл бұрын
Masha Allah abaaayo allaha Ku barakeyo reerkaga
@maaidosaid7373
@maaidosaid7373 3 жыл бұрын
Waabad noolaatay hadaanu naag kale kula guursanayn sharciga waddanka ahaan. Soomaali iyo qajaf-qajaftiisa waad ka raysatay 🤣🤣🤣
@umufatuma7472
@umufatuma7472 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@Ks-jf3ki
@Ks-jf3ki 3 жыл бұрын
wlhy waa iga qoslisay 🤣🤣🤣
@hafsadahir1707
@hafsadahir1707 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 MA nooli cadi MA tihid.
@shaaddashaadda5424
@shaaddashaadda5424 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 sax
@deqofarah3136
@deqofarah3136 3 жыл бұрын
Alaa abaayo Somali bale qabe wax dhaama ma jiraan ilaahay Somali ha noowaayin
@yasminbarkhad4930
@yasminbarkhad4930 3 жыл бұрын
abayo mcn allaha ku xafido adiga iyo reerkagaba reerki dhaqma oo waara allaha idin ka dhigo ankara kula jooga waxa rajeynaya malin uun inaa is aragno walazhaya qali horumar wacn ku rajeyna sizi çok seviyorum🤗
@leilahmohamed9642
@leilahmohamed9642 3 жыл бұрын
hani abayo waxaan kacodsanlahaa inad dumashi barto luqada somalia couse luqadisa wataqan taadana inad barta ila quruxbdn👍
@albertoyahya
@albertoyahya 3 жыл бұрын
Jahahaha walaalo luqada somalia waa tee bal aniga ibar please
@habibaabowe7531
@habibaabowe7531 3 жыл бұрын
As somalia we love pious muslims
@fartunmohamed7911
@fartunmohamed7911 3 жыл бұрын
Masha allah abayo family qurux badan Allah idin xifdiyo hore uu soco walashey macan
@ubaxiidalkeygow2381
@ubaxiidalkeygow2381 3 жыл бұрын
Beautiful family ❤❤Walal aduunku wuxuu somali kagaga hormarey waa recept 👏 marwo waxa loo noqdaa qof ixtiraam kuu haya makhruuq nolol sameysankariwaayey jaceykiinaaka weyn waxaad u tahay hablaha kudayasho boqorkaagana ku fara adeyg jacelkana u badi.. 1000 fariimood anigaa nasiib u helay in aan buuxiyo 👏👏
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Ubaxii, maxad uga jeedaa "recept"?
@samirahuseyin8489
@samirahuseyin8489 3 жыл бұрын
hanuush xabııbtıı halkaa kasıı wad 2 dıı ıskuwarta allaha ıdınka dhıgo ınsha allaah cadawgana allaha kaaxıjaabo ınsha allaah😘😍😍
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 3 жыл бұрын
Dumashi waa iga qoslisiyey. Abaayo qaali u sheeg. . Naagaha dhan waa isku mid . Muslin iyo. Gaalo. Waa isku mid. Maba weynadaan. MashaAllah Tabaraka. Family qurux badan. 💓💓💓♥️♥️👈
@hafsadahir1707
@hafsadahir1707 3 жыл бұрын
❤️Beautiful family my Allah bless you with endless happiness, maashaa Allah tabaraka Allah 🍀 ❤️❤️❤️💚💚💚❤️💚❤️💚❤️😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
@sacdaibra2907
@sacdaibra2907 3 жыл бұрын
Hore usoco abyo guuleyso reerkaaga allah kuu barakeeyo
@siraadmohamed7113
@siraadmohamed7113 3 жыл бұрын
I need this channel to grow to 250k subscriber. Inshallah walalo guul iyo awalad badaan iyo farxaad igu nolow ❤️
@xalimaturyare9377
@xalimaturyare9377 3 жыл бұрын
Masha allh
@zweetychannel4308
@zweetychannel4308 2 жыл бұрын
Manshllh abyo samiidiiii hoyadey ilhy haidiiinxaaafiiiido
Türkiye iyo dhaqamadeeda cajaa ibka ah🤔🤔
13:56
somturk family
Рет қаралды 129 М.
Tarikhda aan ka so maray markan dhalaayay….gabdhaeyda
39:50
somturk family
Рет қаралды 44 М.
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 16 МЛН
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 25 МЛН
UGU DAMBEYN CABDULLAHI WARQADII MARKAN TUSAY FARAXAD AYUU LA ILMEYAY
12:04
Ugu danben tvgi walakeenay😓😓iyo hani o shaqada ku dashay 😢
12:19
Sideen Isku Baranay Aniga Iyo Xaajigayga
8:21
Mahad Iyo Muna
Рет қаралды 5 М.
Surprise 🤔thnks my wife 💋❤️
15:29
somturk family
Рет қаралды 61 М.
SIID CALI OO KU OOYAY MAXKAMADA & SODOGA LUUL CABDI CASIIS OO FADEEXO KU DHACAY
14:29