Aroos somali and turki 💃💃oo ankara ka dhacay🎊🎉👰🏽🤵‍♂️

  Рет қаралды 217,679

somturk family

somturk family

Күн бұрын

Пікірлер: 442
@user-qe2dn5sb2r
@user-qe2dn5sb2r Жыл бұрын
Asc wlashey hani adiga iyo familkada wan idin salamy waana idinkaga mahadcelinaya sida wanaagsan aad ugasooqeybgasheen arooskeyga, dhaman waxan waxan u mahad celinaya dadkii kasoo qeybgalay iyo asxabta kugu xiran ee sida wanaagsan uga falcelisey, asxabta kale waxaan leeyahay hadal xumi yuusan kaa tagain marka dadka jecel iney ogaadaan aniga dhaqankeyga wadankii ayaan kudhigtay kana wuxuu ahaa ninkeyga dhaqankiisa sidaas labo aroos u ahaa maalin wanaagsan
@munoyuusuf2992
@munoyuusuf2992 Жыл бұрын
Congratulations sis 💕😚
@iloveallah3519
@iloveallah3519 Жыл бұрын
Hani Masha Allah video yadada ad ayan ujeclahay su’aalihi iyo jawabihi noo soo duub markaa jaanis heesatid.
@binwaelle1138
@binwaelle1138 Жыл бұрын
Mabruk aroska💐💐💐💐mashaalla beautiful wedding
@shamsasharaf5281
@shamsasharaf5281 Жыл бұрын
Odayal ajanib ah ayay hablihii guursaden subxanalah waxasi wa burburka iyo dawlad la anta
@Somturkfamily233
@Somturkfamily233 Жыл бұрын
Hambalyo qaliyey guurkana sidiisa ba an waa calaf iyo qofka aad isfahantaan dadka iska warxuma tashiilkaa ha u qaban inta wanagsan aya ka badan anaga waxaa noo muhiima farxadaada enjoy your life❤️🥰
@bayaanjama629
@bayaanjama629 Жыл бұрын
Masha allah Aroos quruxbadan weye Gabdhahenii walala waregay markay ragenii matabcade burweyne noqden ma istiri anyway hambalyo allaha isku qayro waa reer muslima
@GuledAar
@GuledAar Жыл бұрын
Raga soomaaliyeed naagaha aduunkuu dhan baa raba midakle hablo bdn oo soomaaliyeed oo reer iyo nolol rabaa jira oo da' yar ah raga soomaalida haddii ay ajaanib guursanayaan xitaa naago yar yar bay guursadaan.
@cawoludfa8962
@cawoludfa8962 Жыл бұрын
Abaayo I love the way husband looks at you Mansha Allah… I couldn’t do it ajanabi but it works..
@Unknown-ul9li
@Unknown-ul9li Жыл бұрын
I agree with you ❤❤
@Unknown-ul9li
@Unknown-ul9li Жыл бұрын
Mansha Allah
@alipu70
@alipu70 Жыл бұрын
Thank you so much 😊
@Najma-Mohamed
@Najma-Mohamed Жыл бұрын
Same here girl.. Allahuma bariik lahum!
@nimcojamal9997
@nimcojamal9997 Жыл бұрын
​ ❤❤
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 Жыл бұрын
masha allaah gabdhaheena soomaali kanasta NIN XUME SOOMAALI oo ah rag xun oo idinsoo qaxiyay oo khawarij ,dhace ,dile ,xade iimaanlaawe ,matashade , muqaadariste ,xaalafiye ,jaad cune caruur dayace, kadaabiin ,xaaraan quutayaal ,kufsade , shisheeye u adeege, dalgate ,dal burburiye , diin xumayaal, masaakiin xumeeye jaajuusiin , idaacadaha caaclayaal matashadayaal ,tuugsadayaal kiimadaxnoqdaa dawarsi uukujiraa damiirxume yaal QAWLAYSATO; dhaqankoodii burburiyeen WAXAS OODHAN WAA RAGA SOOMAALI AH OOAANKAMID AHAY DALKA WAALOOGATAGI Gabdhaha soomaali hakatashadaan oo haguursadaan ragaan ookale oosaas ugu aqaldhisaaya oo dhaqan iyo damiirleh oo caruurtoda korsanaya dalkodana ilaalsanaya illaahay haidinbarakeyo guurkii guri nagi gulehakayelo allaha idinku qayro kanaso soomaliga damiirlawe ah
@queen-najwa
@queen-najwa Жыл бұрын
Howla la,aan ba ku haysa ragoo dhana ha isku wada qaadin taada ka hdl rag aabayashen iyo wlalahen ba ku jire waxa shegaysidna maahe edeb yeelo qof walba calafkiisu leyahay ado cidna u gafin fikirkaga wad ka hdli kartaa
@zakiabshir-tm6mq
@zakiabshir-tm6mq Жыл бұрын
Stupid adiga somalida Soma mid tihid Doqon yahow
@SaaraMoha-gw3jm
@SaaraMoha-gw3jm Жыл бұрын
Mashaallah guurkooda mid raxmad iyo galgacal ku dhisan Allah ha ka dhigo 🌹🎉❤️
@ilwaaddegan2449
@ilwaaddegan2449 Жыл бұрын
Maasha allah tabaara kalah alle haw aqbalo ducada aad u ducaysay qoys ka cusub allow adoo kale noo badi inta caqli xumada iyo masayr ku ka hadli nayo na Xaqa fahan sii oo sida walaa Shan haku daydaan Mahadsanid wlaashay alle haku xifdiyo ❤❤❤🎉🎉🎉
@adenamiiroali303
@adenamiiroali303 Жыл бұрын
Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah. Ragii Turkidu si fcn bay noola soo xidideen,Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah, Guurkiina guur khayr, Wiil iyo caano gabar iyo Caano. Baarakalaahu lakumaa wabaaraka Calaykumaa wajamaca baynakumaa fii khyar.
@sacdiyomaxamud3990
@sacdiyomaxamud3990 Жыл бұрын
kkkkk
@sacdiyomaxamud3990
@sacdiyomaxamud3990 Жыл бұрын
@@GuledAar ceeb ceeb gabar sow kulama dhalann
@munaabdulahi5800
@munaabdulahi5800 Жыл бұрын
​@@GuledAarwar isku xisho oo ilaheygi ku aburtay kabaq ee muslimka kadhamow subxanallah
@munaabdulahi5800
@munaabdulahi5800 Жыл бұрын
@@GuledAar subxanallahil cadiim ilahey(S.W) haku hadeyo muslimkisana ina udeyso hakugu hadeyo bisinka
@TiyTu
@TiyTu Жыл бұрын
​@@GuledAar maseeerka farax
@sucaadsalam
@sucaadsalam Жыл бұрын
Mash’allah our beloved Prophet mohamed peace be upon him taught us to pray for couple: to this dua Barakallahu lakuma wa baraka alaikuma wa jama'a baynakuma fii khair. May Allah bless your union, and shower His blessings upon you, and unites you in goodness. Ameen 🤲oh allah both of you dance 💃🏿 🕺beautiful Mash’allah family many more years to go insha’allah 👏👏👍
@halimoa4348
@halimoa4348 Жыл бұрын
Scw
@modouceesay3652
@modouceesay3652 Жыл бұрын
Are you married?
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Жыл бұрын
Masha Allah aroos fican buu ahaa RABBI ha barakeyo reerka cusub iyo qoysaska muslimiinta ah oo dhan Aamiin yaa Rabbi. ❤
@GeenyoMursal
@GeenyoMursal Жыл бұрын
Somalis be proud of your somali culture and do not copy other people’s culture and clothes. Wa iga taalo
@farhiamali4693
@farhiamali4693 Жыл бұрын
Aad & aad wan yaab
@aaliyaatisa7025
@aaliyaatisa7025 Жыл бұрын
Everyone is free to do whatever they like, ka seexo magaalda
@thezu9250
@thezu9250 Жыл бұрын
Bahaha. Somali people are obsessed with arab culture. If you go to Somalia right now, they are all dressed like they are in Saudi Arabia with all the women covered up including their eyes. Not a single one is wearing traditional Somali clothing their grandmothers wore. Our culture has been erased in huge chunks in the past 30 years. Its shameful that people want to erase their history to that of the same people who used to try to enslave us.
@cagachoofabdirashid2193
@cagachoofabdirashid2193 Жыл бұрын
Daqan ka tag miyaa inaa dadka kale xusto.. adigaba waad jaceshahay ini darkaaga dadka kale xirtaan…
@modouceesay3652
@modouceesay3652 Жыл бұрын
Somali are losing their culture cause they don't live in their home. After all culture is not important for many Somali
@fadumadahir6011
@fadumadahir6011 Жыл бұрын
Maashaa Allah I love Turkeys brother and sister same religious different culture not big deal. The new wedding all the best
@modouceesay3652
@modouceesay3652 Жыл бұрын
For average Somali is a big deal
@IsmailIsmail-py2xq
@IsmailIsmail-py2xq Жыл бұрын
What religious differences? We both are muslim elhamdullilah
@fadumadahir6011
@fadumadahir6011 Жыл бұрын
@@IsmailIsmail-py2xq that is right bro, I said same Region
@kadiatu1704
@kadiatu1704 11 ай бұрын
It is actually a bigher deal with the culture, maybe not if you feel one religion is above everything, even slavery! Turkish had a lot of african slaves from eastern africa, and even nothing today reminds if them! Where have they gone? Its creepy. I can only advice blacks in every country to be aware of the history and racism today in not only western countries! That doesn't mean dont marry them, but if you have any pride, responsibility and love for blacl people, you better think about to spread that knowledge and prove what kinda person you marry, before you find out he is ignorant, when its too late
@Xarago319
@Xarago319 Жыл бұрын
Masha allh beautiful wedding congratulations 🎉💍💎👸👑👏👏👏👏
@abdirizakahmedmohamed7542
@abdirizakahmedmohamed7542 Жыл бұрын
See🎉🎉❤❤❤❤❤😊
@marian5607
@marian5607 Жыл бұрын
maasha allaah u got beautiful voice sis. u can sing✅👍
@abdihaashin1350
@abdihaashin1350 Жыл бұрын
Dug ayeey aroostay
@Tooxcade
@Tooxcade Жыл бұрын
Maasha'alaah, enjoy my brother. somali women are beautiful and good for the family
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Жыл бұрын
Masha Allah somturk family beautiful 😍❤️❤️❤️😍😍🎉🎉🎉 congratulations 👏👏👏 leyahay arooska Allah isku barakeyo
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Жыл бұрын
Manshalah ❤guur kheyr qabo guulow ka dhig ❤
@Somturkfamily233
@Somturkfamily233 Жыл бұрын
youtube.com/@IFTINDAGAN asxabee hala iso dhaweeyp wlshee 🙏🥰
@leylataskn7937
@leylataskn7937 Жыл бұрын
Merhaba ben üniversite öğrencisi Leyla. Şuan Ankara'da Somalili göçmenler üzerine tez çalışması yapmaktayım. Sizin hikayenizi dinlemek ve görüşmek çok isterim. Umarım mesajıma yanıt verirsiniz ❤
@leylataskn7937
@leylataskn7937 Жыл бұрын
@somturkfamily
@leylataskn7937
@leylataskn7937 Жыл бұрын
@Somturkfamily233
@MBOsman
@MBOsman Жыл бұрын
Maashaa ALlaah waa qoys qurux badan SomTurk Family you are the best of all. Go ahead may Allah bless you guys.
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Жыл бұрын
Masha allah alaha haysku barakeyo rerka cusub
@binwaelle1138
@binwaelle1138 Жыл бұрын
Masha allah beautiful wedding 🎁🎁🎁🎁🎁👍
@fadumaabdiaden3030
@fadumaabdiaden3030 Жыл бұрын
Maasha allaah tabaaraka laah ❤❤❤ hani family allah ya xifdi laah,aamiin aamiin 🤲 🙏
@lula383
@lula383 Жыл бұрын
Ma shaa allah nabad iyo ilmo ❤🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 arooskaygana istanbul uu ka dhacaa sandakan in shaa allah
@ashasidibe6543
@ashasidibe6543 Жыл бұрын
Just seen this channel now! Masha'allah beautiful wedding!
@modouceesay3652
@modouceesay3652 Жыл бұрын
Do you like this channel
@samuu7275
@samuu7275 Жыл бұрын
Mash Allah you both knows how to dance ❤❤❤🎉🎉🎉😊
@hijrayusuf9997
@hijrayusuf9997 Жыл бұрын
Masha allah my favorite family thank you keep going my sister love you.❤
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 Жыл бұрын
Horta Hambalyo Laakiin naagaha Soomaliyeed Han hala haadaan hadaad ajaaniib guursanasaan odoyaasha suuq la’aanta hayso nagadaaya oo wiil yar soo guursada
@laylacaato7832
@laylacaato7832 Жыл бұрын
haa walhi hadaa ajanib guursane mid taajir ah guurso oo qurux badn, kuna dah ah hadiikale farah la joga gabdhow wlhi naga somalida qabilka wan ka yaabey.😢😢
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 Жыл бұрын
Haa Wallaahi, odayaashaan gabar dhallinyaro ah oo turki ah ma heli karaan markaasay somali ka qaraabanaayaan
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 Жыл бұрын
@@hodanshirechannel3418gabdhaheena wax uqaylo dhaansho baa la rabaa Oo dhaha war hankiina dhisa Oo ninkaste ha iska guursanina
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 Жыл бұрын
@@laylacaato7832Haa Abyo bal aan waanino kuwa soo harey Oo hadey ajaaniib guursanayaan xitaa nin uqalma ha soo guursadaan
@jazzy6736
@jazzy6736 Жыл бұрын
​@@laylacaato7832 kkkkkkkk oo ma kula tahay in ninka Turkiga ah ee taajiriinta ah uu doonayo inuu guursado gabadh Somaliyeed ?
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 Жыл бұрын
Hani mashllah sidad wadadkaga waxwalbo ad ku hadasho ugu tarjumeysid wa ixtiramo aad u fcn aroskana mabruug lenahay🎉
@cabdinasir5600
@cabdinasir5600 Жыл бұрын
Gabdhaheena maxey ajnabi u raacaan cadow ayay inoo jabiyeen Bal mxey kugu taala , manta nin diin leh qaarada uu rabo ha ahaado qof diin leh wa qofka sareeya alle agtiisa kaas hadu ahaan lahaa maba murgi lahayn Misna qofka diinta leh nin iyo naag kuu ahaado bo haduu asiga burji sareeyo qeyr ayay ahan laheed Markaas dhaqan kle ama xun nama soo gali lahayn aan ka ahayn mid qurxon Alle haka yeelo wilasha som iyo gabdhaha somaliyed ee gursada dadka ajnabiga ah kuwo diin leh ilaahay haka yeelo kuwo burji gowda bir yahay diinta allaha kuso dabaalo iyaga iyo qoysaska muslim ee is guursadeen aamiin
@Kadiga620
@Kadiga620 Жыл бұрын
Asalam Aleik sister May Allah increases you in khay and baraka inI your beautiful family. Allah aa ku hafido.Amiin
@Farhia_ali
@Farhia_ali Жыл бұрын
Maaasha Alah Habalyo🎉🎉🎉🎉 Arooska
@munoabdi7533
@munoabdi7533 Жыл бұрын
Masha allah isu waraa lakiin maxa hidiihi iyo dhaqaanki somaliya gabadha logu sameyn wayeey markeda dhaqanki turkiga wan aragna yee
@GuledAar
@GuledAar Жыл бұрын
Maxay ku falaysaa hiddo iyo dhaqan waa inan tagtay oo turkiyad ahee.
@عيوشةعقولي
@عيوشةعقولي Жыл бұрын
İnşallah Merhametli korusun, düğün güzeldi, sadece mangal, müzik ve şarkılar vardı ama tatlıydı, farklı milletlerden açıkçası onu seviyorum ve inşallah Rabbim beni ve kasabadaki kültür ve milliyet değişimini seven herkesi korusun.
@deeqoalishire7744
@deeqoalishire7744 Жыл бұрын
Mashlaah family qurux badan ilahay haidin barakeeyo
@halimahassan657
@halimahassan657 Жыл бұрын
Asc maansha Allaah Haney walaashey illaahey ha u barakeeyo, odaygaagana waa maansha Allaah haney sida ay soomaalinimada kuugu weyn tahay ayaa halkaan iiga muuqato haney illaahey ha ku ciseeyo adiga xaajiga iyo caruurtadaba abaayo maansha Allaah macaaney,
@hindaabdirahman4131
@hindaabdirahman4131 Жыл бұрын
Manshaa aalaaah hambalyo hambalyo qoyska quruxda badan alahaysku barakeeyo awlaad baari ah alahakalasiiyo
@halimabeledi5102
@halimabeledi5102 Жыл бұрын
Masha Allah funn aa soo qaadateen dumashiba qartar cadiim❤️❤️❤️❤️❤️
@rihaamali6221
@rihaamali6221 Жыл бұрын
Somalida io Turky dii Wey isku fiden Masha allah❤
@GuledAar
@GuledAar Жыл бұрын
Naagihii raqiis ka ahaa unbay odayaashii aan weligood guursanin ee 70+ jir ka ahaa la leeyahay ar may wax ka dhalaan. 😂
@alifarai8722
@alifarai8722 Жыл бұрын
Mxaa u arkı weyney Nin Somali ah oo naag Türki Ah aroosanaya su'shaas iiga jawaaba ma nssgahayagii keliya la cunayaa cadaalad Maaha
@boondheeretvchannel
@boondheeretvchannel Ай бұрын
Ad iyo ad ayaan idinku faraxsanahay well done Congratulation as long as you are getting married with Muslim person
@fosiacumar3321
@fosiacumar3321 Жыл бұрын
Masha Allah argos qare qaba
@sahramahamud8653
@sahramahamud8653 Жыл бұрын
Mabruuuuuuuuuk xabiibti adiga iyo familkaaganana aad ayaad u qurux badan tihiin❤️😘
@halimamohamed9350
@halimamohamed9350 Жыл бұрын
Mashaa Allah ❤❤❤ ben Turkiy’de Okudum . Bir yastigide okcesinlet.
@shukrishacni5270
@shukrishacni5270 Жыл бұрын
Tebrikler sister lkn nin somali wax idiiin dhaamo majiran
@GuledAar
@GuledAar Жыл бұрын
Horumarkoodaad ka xun tahay hablaha rag muslim ah oo cad cad oo ay jecel yihiin oo 70+ jir ah ayey haystaan ee u daa. 😎😂
@jihaan11
@jihaan11 Жыл бұрын
İkiniz de harika görünüyorsunuz 👌
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Жыл бұрын
😢😢😢 Allah ku caafiyo mujaahid yare insha Allah
@batulamohamed1631
@batulamohamed1631 Жыл бұрын
Haniyey waad ka baxsatay labiskaada qurux maashaa alaah adiga iyo adaygaada.
@shukrinoah3987
@shukrinoah3987 Жыл бұрын
Mashaa allah Hani gabar ixtiram iyo akhlaaq Wacan baa tahey gabar adoo kale ah ayaan rajeynayaa in ay noqoto insha allah
@theruler411
@theruler411 Жыл бұрын
Old Turkish men marrying young fresh Somali girls
@ayanisse9198
@ayanisse9198 Жыл бұрын
Idinka ka faaidesan wye nimcada
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 Жыл бұрын
Ma aragtay naagahaan Han maleh shit
@GuledAar
@GuledAar Жыл бұрын
@@marisacillahi1537 hablaha soomaalida waa boog raga soomaalida beerka kaga taalo haddii ay guursadaan xitaa waa caadi lkn xilliyada qaar qalbiga ayey ku jabinayaan majirto qoomiyad uu alle abuuray oo dumarkeeda sidaas u dhaqmaan
@zamzamqueen4033
@zamzamqueen4033 Жыл бұрын
​@@GuledAar maxay kuu gaysteen gabadhaha somaliyeed?
@GuledAar
@GuledAar Жыл бұрын
@@zamzamqueen4033 Raga soomaalida hal boog aan bogsanayn ayaa ku taalo waana naagaha soomaalida 10 sano kadib dhaqankooda siduu noqdaa aynu aragno raga soomaalida ceeb iyo ciil mid unbay u dhimanayaan.
@iqramahamed2608
@iqramahamed2608 Жыл бұрын
Mash Allah hambalyo arooso wacan gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax 🥰🥰🥰❤🌺🌺
@ugaaskacidda499
@ugaaskacidda499 Жыл бұрын
Naagihi somalida wey waasheen turkey iyo cadaan ayaa lagu saliday dhaqankii iyo diiintina wey ka sii baxayaaaan
@Ahlukhayr-mg3zi
@Ahlukhayr-mg3zi Жыл бұрын
Soboqda ahlu kheyr insha allah
@ahmedabubakar4174
@ahmedabubakar4174 Жыл бұрын
Aroos Fiican baa u dhacay mashaa allaah
@ambiyaabdullahi4959
@ambiyaabdullahi4959 Жыл бұрын
Turkida waa dad aad iyo aad uwanaagsan manshalahaaa gul
@sabaahsiyad1809
@sabaahsiyad1809 Жыл бұрын
dumashigeen waa kaa qatarsan yahaye hani ❤🎉 abayo
@hindaofficialchanel8893
@hindaofficialchanel8893 Жыл бұрын
Mashaa Allaah labadinba waa dheele quruxaneyeden👨‍❤️‍💋‍👨👍🎉
@abdiahmed2070
@abdiahmed2070 Жыл бұрын
Anigana inan Turkish ah ii soo raadiya mar hadii family Turkish Somali inoo bilaabmay! Mansha allah reerkana cusub hambalyo ❤
@sahraaishachannel9297
@sahraaishachannel9297 Жыл бұрын
hablaha Turkey markay jashaanba ia adeerkeedaa loo calamadiya maba lahelikaro
@rashiidabdulhamiid456
@rashiidabdulhamiid456 Жыл бұрын
​​@@sahraaishachannel9297hhhhh 😅 naga daa xalimo hinasaha faaraxu wu bdnye cabdi ha iska tageee
@odayjama1829
@odayjama1829 Жыл бұрын
Naagihii somaalidu musqul ninkii doonaa galah maxay turki iyo qurun xun bay guursan war turku kuwii xumaa oo afka taagi jiray mahoo naag turku guursatay inay dhimatoh ayaa ka sharfbadan
@farhiaahmed3621
@farhiaahmed3621 Жыл бұрын
Ninki xalaal no ah ba na darsade nin walbe nama darsade hadey gabdhaha kula dhashe dhiloyin yihin ayago la qabe qarabtan gabdhaha dhaan sas ma ahan ninkodey ku ekyihin
@GuledAar
@GuledAar Жыл бұрын
@@farhiaahmed3621 istanbul baan joogaa xalay fiidkii Mall ka xaafadayda ayaan tagay 9.30pm dabeeto wxn arkay dhilo soomaaliyeed oo uu wato oday weyn oo 70+ jir ah naagtii odeyga naagtaas ka kiraysana mid carab ah 80 sano jira ayaa watay maxaa iga galay ma anigaa dhalay dhilooyinka soomaaliyeed.
@sabirincdey7033
@sabirincdey7033 Жыл бұрын
Masha alh apyo hmplyo isku wara
@luulismailgarbie7553
@luulismailgarbie7553 Жыл бұрын
Masha Allah congratulations ❤
@aestheticmoods4257
@aestheticmoods4257 Жыл бұрын
Mash Allah. Gabdhahrena soomaaliyeed waa Beautiful
@minanoor229
@minanoor229 Жыл бұрын
Masha alaah hani bako familie qurux badan abaayo ilaah ha idin xafdiyo
@abdlrahman8498
@abdlrahman8498 Жыл бұрын
It were beautiful
@samuu7275
@samuu7275 Жыл бұрын
Qeebta somalida Maxa noogu soo galin wesay abayo 😅
@hamidamohammad2853
@hamidamohammad2853 Жыл бұрын
Somali mee rabtaa😅😅😅 naag ninkii aroos ee ku qabiiltahay hani😂 see kuu galay ilaahow anoo farax u jeedo feeraha ha ii galin ajnabi
@GuledAar
@GuledAar Жыл бұрын
@@hamidamohammad2853 Horumarkeedaaad ka xun tahay inanta nin ka cadaanka ah ee muslim ka ah ee turkiga ah guursatay. Lol
@anabkulane2697
@anabkulane2697 Жыл бұрын
arooska dhan dhaqan turki ayu aha away gabadha dhaqankedi feeling sad 😊😊
@GuledAar
@GuledAar Жыл бұрын
Dhaqan maxay ku falaysaa waa inan tagtay oo ilbaxday e nolosheeda faraxada badan iyo ninkeeda cad ee quruxda badan haloo daayo. 😎😂
@anabkulane2697
@anabkulane2697 Жыл бұрын
@@GuledAar ya ku dhahay walaga xunyhy mrka ilbaxnimada mel qaldan ka gashay hdiba aad u taqanid in aad asalkaga ilawdo
@GuledAar
@GuledAar Жыл бұрын
@@anabkulane2697 Naag nafteeda neceb ee odey daalan oo awoowgeed la eg guursatay ayaad leedahay asal bay ilawday naagaha soomaalida e raga ajaanibta ah guursada sidaas unbaa loo bahdilaa lacag, qurux, farxad iyo wanaag uu qof leeyahay midna uguma xishaaan waxay ku doortaan keliya inaanu somali ahayn Naagaha madow ga ee Africa da kale degan rag la eg oo quruxsan bay guursadaan se soomaalida odey daalan oo aan shilin haynin baa rafaadiya oo ay adoon u noqdaan.
@cibaadoaweys3668
@cibaadoaweys3668 Жыл бұрын
Maasha laah tabaaraka laah illaahay ha barakeeyo reer kaa
@abdikanimohamed7656
@abdikanimohamed7656 Жыл бұрын
Allah ömrünüz boyunca mutluluk versiniz bizde senin yanındayız ablacım. Ilaahay gabadhii reerkeeda dhisata ilaashatana allaha kaa dhigo wan kuso ducaynaynaa
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Жыл бұрын
Masha Allah tabaarakalah ilahay Swt ayaa ha barakeeyo, 🙏🙏🙏🙏🙏🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍😍
@fahima6186
@fahima6186 Жыл бұрын
Masha Allh habo enjoy 👍
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 Жыл бұрын
Maasha allaha 🥰🥰🥰👏👏👏👏🇸🇴🇹🇷👍👍💖💖🎊🎊🎊
@makiyaabdala3691
@makiyaabdala3691 Жыл бұрын
Maashaa Allahaa maashaa allahaa maashaa allahaa maashaa allahaa
@saousandidar3234
@saousandidar3234 Жыл бұрын
MashaaAllah tabaraka Allah hambalyo guurki lagu nasto e lagu nagaado ka yeel
@deeqahassan3043
@deeqahassan3043 4 ай бұрын
Anigoo soomaali ah haddaa rabtd dhaqanka ninka soomaaliga ah just wadankeena soomaaliya fiiri siduu ubaaba’ay waxa sidaa yeelay waa nin soomaaliyeed oo cadow u adegaaya just look at it. Waxa gabdhaha soomaaliyeed ay kacararayaan oo qixinaaya waa nin soomaaliyeed oo cadow u adeegaaaya
@museaweys8825
@museaweys8825 Жыл бұрын
Somali and Turkish are going along with each other in these days
@mahamedfarah5290
@mahamedfarah5290 Жыл бұрын
Masha Allah
@maymunmahdi8474
@maymunmahdi8474 Жыл бұрын
Masha alah farxadiiina aan ba wax aaan la siisto lahayn allah idin wada barakeeyo abyo
@kadrabogoreh2397
@kadrabogoreh2397 Жыл бұрын
Masha Allah beautiful wedding ❤❤❤❤
@halimaalawi3044
@halimaalawi3044 Жыл бұрын
Alfi alfi.mabruuk
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 Жыл бұрын
Mansha allah sax waaye hambalyo ❤❤❤❤isku waara ubad qeer qabo kala hela ❤❤
@shenkeronabdirahman7227
@shenkeronabdirahman7227 Жыл бұрын
Ilaahayow hani cayili oo baruur ugu deeq iyo wax walboo ay jeceshahay ❤
@queen-najwa
@queen-najwa Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@ifrahhersi7554
@ifrahhersi7554 Жыл бұрын
😂😂
@faizahassan8945
@faizahassan8945 Жыл бұрын
Aamin😂😂
@micrajyusuf-qm8fl
@micrajyusuf-qm8fl Жыл бұрын
😂😂😂
@rahimamohamad8042
@rahimamohamad8042 Жыл бұрын
Maashaa Allah Guur kiina allaha barakeyo
@batulamohamed1631
@batulamohamed1631 Жыл бұрын
Maashaa alaah uqti caawa udinka aaba aroos ah .
@naimamohamed644
@naimamohamed644 Жыл бұрын
masha allaah guri qeeyr allaha uga dhigo🥰❤🤞
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Жыл бұрын
Waa mooryaantii ugaandheyska haddana Turkiga raba iney fiiqdaan
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 Жыл бұрын
Masha allaah❤❤❤guur kheyr qabo allaha kadhigo❤❤❤
@rashiidabdulhamiid456
@rashiidabdulhamiid456 Жыл бұрын
HABLAHA SOMALIYED DHARKODA HAKU FAAANAN INTASAN ODHAN SI ADAG TAASU AJNABIGU IDINKA BARANAYAAA♥ ❤ ❤
@princessruhaina2525
@princessruhaina2525 Жыл бұрын
Asc abayo u are even cuter than the bride Masha Allah may Allah protect ur beauty and my brother in law❤❤❤❤
@abdlrahman8498
@abdlrahman8498 Жыл бұрын
Beautiful
@Sacda-wg9ct
@Sacda-wg9ct Жыл бұрын
Maasha'Allah illaahay ha isku barakeeyo oo mid nin Somali u dhama ha ka dhigo aamiin
@cilaansaarchannel4121
@cilaansaarchannel4121 Жыл бұрын
Masha Allah hambalyo 💙💙💙
@fatuh4811
@fatuh4811 Жыл бұрын
Hidaha I iyo dhaqankii somaliyeed maxa u diiday in ay so gashato waa suaale, somali dhaqan ma laha miya waa maxay sidani, iyada ma Bila dhaqanba?
@MahaAbukar
@MahaAbukar Жыл бұрын
Negatifka iska daa Hani wexey dhahdey goor dambe ayaan tagay laga yaabo in kahorteed loo xirey
@newassong7535
@newassong7535 Жыл бұрын
gabarta kanalka leh ma hayto wa boqorad lalin kuwa aroosa galada ayan ka wada nin iyo naag
@hulyakral5664
@hulyakral5664 Жыл бұрын
Hanicigim çok begendim❤😊
@mahadljama4578
@mahadljama4578 Жыл бұрын
Only Turki men marry Somali girls not other way very shame Turki taking advantage of Somali people in Turki.
@زهراءعلي-ك2ف
@زهراءعلي-ك2ف Жыл бұрын
Masha allah ❤mabruuuk
@ashaabdisalamismail5864
@ashaabdisalamismail5864 Жыл бұрын
ManshaAlla TabarakAlla ❤❤❤
@everythingisworkingoutform8368
@everythingisworkingoutform8368 Жыл бұрын
Maa Shaa Allaah! Mabruuk mcn! Congratulations on your wedding! I am happy for you & your new life!!
@muudahir7081
@muudahir7081 Жыл бұрын
Allahuma barik ❤ waa arooos shidan
@khaldirhassan4581
@khaldirhassan4581 Жыл бұрын
Xaliimo raaliyaysana ajanabi markay hesho maansha alah
@hafsahayle3407
@hafsahayle3407 Жыл бұрын
maasha allah qaali hampalyo hampalyo . dad badan mesha uga jeedaa bisharo sahruuja saynab dad badan anaa ka maqnaa mesha hampalyo ayaan leeyahay qaali iyo dumashi
@lajeceleeabdi27
@lajeceleeabdi27 Жыл бұрын
Asturnanteda aanka helay masha Allah 😊😊
@mideyeadde1470
@mideyeadde1470 Жыл бұрын
Guurku waa hal dhinac hablaheena uun baa la guursanaa kaaga darane waayeelo ayeey guursanayaan. Kama xumi intey balaayo iyo waxaan la aqoon raaci lahaayeen oday turkiya baa la qaatay
@deeqyare2897
@deeqyare2897 Жыл бұрын
Ilaahay ha isku barakeyo mashalah 🎉❤
What is Turkey doing in Africa? BBC Africa
4:11
BBC News Africa
Рет қаралды 209 М.
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 62 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 112 МЛН
Bend The Impossible Bar Win $1,000
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 49 МЛН
CIYAAR KAALAY ISKA ARAG AH |  SOMALI WEDDING DANCE  | AROOS
3:13
SULTAN FILMS
Рет қаралды 26 М.
AWALE ADAN BEST AROOS SONG ( OFFICIAL VIDEO) 2017
7:52
Tusmo Films
Рет қаралды 4,7 МЛН
SOMALI WEDDING/AROOS IN SWEDEN | SWEDEN VLOG 2022 | PART 1
28:24
JADWALKEYGA MAALMEED BY MOM TWO KIDS🤗💕🩸
18:09
somturk family
Рет қаралды 22 М.
Safarkaygii ugu horeeyey ee Morocco 🇲🇦 - My first Time to Morocco
12:36
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 149 М.
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 62 МЛН