Рет қаралды 407
"Anagoo ka duulayna hirgalinta qorshaha dhaxal reeb cagaaran ee dalka waxaan kulliyadda ku beernay muddo labo sanno gudaheed ah 2 kun oo geed dhir kor u-dhaafaysa. " Mudane. Nasri Axmed Jaamac.
Maareeyaha Kulliyada Xirfadaha kala duwan ee Jigjiga.