GODEY GACALO | HORKMARKA WADOOYINKA | Ep 26

  Рет қаралды 34,321

Faysal Shaik

Faysal Shaik

Күн бұрын

Пікірлер: 171
@abdihakimgedow6158
@abdihakimgedow6158 9 ай бұрын
I am a student of Civil and Structural Engineering at a Kenyan university, but I never thought Somalia has such good roads....The media ruined our perspective in Somalia, please continue posting such a content ❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 9 ай бұрын
This is Somali region of Ethiopia. Not Somalia. But I believe Somalia is one of the most beautiful countries in the region. No doubt in that.
@suubanwarfaa3
@suubanwarfaa3 9 ай бұрын
​@FaysalShaik1 Its occupied Somalia.
@beyzaanipubgm6624
@beyzaanipubgm6624 8 ай бұрын
@@FaysalShaik1bro Adoo somali eh maa dhaheysid Somali galbeed waa itoobiya waa ceeb walle Adigii lagaa rabay fikirka somali weyn But Wa un fikirkaaga
@Hippobottomless
@Hippobottomless 8 ай бұрын
@@beyzaanipubgm6624bro faysal knows somali state is really somalia but as of now it’s still part of Ethiopia unfortunately. Hopefully we can change that and bring it back as part of Somalia or as a new independent somali country
@HaniKhaalid-ll8uj
@HaniKhaalid-ll8uj 9 ай бұрын
Bilicda iyo laamiyada waaweyn marka laga tago Waxaan aad uga helay dhismayasha inta badan qabyada ah oo ki tusaya inay magaalo aad u koreysa tahay iyo dadka faraha badan ee aad moodo suuqii bakaaraha ee Xamar oo ayadana ku tusaysa magaalo mashquul ah oo hawlo ka socdaan dadkuna active yahay ku tuseysa masha Allah Godey gacalo iyo Gobta ku noolba aad ban u salaamaya casimad waye wlhi
@abzlibaax7412
@abzlibaax7412 9 ай бұрын
Godey is a beautiful somali city and with friendly hospitality
@Hippobottomless
@Hippobottomless 8 ай бұрын
Amazing 🤩 big wide paved streets with huge sidewalks even the residential streets are paved. Goday is developing rapidly. I like how the somali state towns and cities don’t have any trash or garbage on streets very clean cities whereas if u go to other somali cities the streets are littered with plastic bags and trash
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 8 ай бұрын
Maasha allaah godey magaalo weyn waaye soomaali meel walba ay joogto illaahey ha ku nabad yeelo.
@Hippobottomless
@Hippobottomless 8 ай бұрын
Amiin
@neymarjr8516
@neymarjr8516 9 ай бұрын
Am from Brazil but lives in Kenya 🎉 Keep going lad
@ahmedhusseinfarah1249
@ahmedhusseinfarah1249 9 ай бұрын
Godeey gacalo, waa meeshii reer gaarisa ay ka soo jeedeen,
@KingeXamse
@KingeXamse 8 ай бұрын
Aad.iyo.Aad
@Hippobottomless
@Hippobottomless 8 ай бұрын
They’re also from Qabri-Dahar both cities
@warsamemohud203
@warsamemohud203 Ай бұрын
Hay oo waa garanaysan ba😂​@@Hippobottomless
@loso5930
@loso5930 9 ай бұрын
Ma sha Allah very nice streets! I hope Godey has a bright future in sha Allah
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 9 ай бұрын
Insha allah gumeysiga gacantiisa wee kabaxee all dhulka somalaiada Ethiopia and kenya
@hodandahir8111
@hodandahir8111 9 ай бұрын
Godey gacalo masha alh wabiki na tus
@MohamedIbrahim-ew5sg
@MohamedIbrahim-ew5sg 9 ай бұрын
Waad ku mahadsantahay dhulka Soomaaliyeed ee aad noo soo bandhigayso wakhtigii aad Nairobi ka baxday ilaa hada oo aad joogto Godeey ilaa aad ka gaarayso Jabuuti, Jazaakallahu khayran. Fadlan Quraan ku badal heesaha, Jazaakalahu khayran. Safar salaama walaalkeyga somaaliyeed, Ilaahay shar oo idil ha kaa xijaabo, khayr oo idilna ha ku siiyo, Aamiin Aamiin Aamiin yaa Allah. Fadlan heesaha Quraan ku badal, Ilaahay khayr aduun iyo mid aakharaba ha ku siiyo, Aamiin Aamiin Aamiin yaa Allah.
@Tasniim1
@Tasniim1 9 ай бұрын
Goday Gacalo waaba magaalo weyn. Gacalo horay uma maqal. Faysal baa aniga ibaray magaca Gacalo.🙏Faysal.
@Halima-gp3ge
@Halima-gp3ge 9 ай бұрын
Godey gacalow waligey Ma Arag one day insha Allah i wana See thanks for sharing
@abdukadirnur6110
@abdukadirnur6110 9 ай бұрын
Be careful it is different from the kenya driving system. here cars are on the right lane and are left hand drive. So keep right .
@Burco.
@Burco. 9 ай бұрын
I greet you friend, I am very impressed by your perseverance and I can only encourage you to continue like this, and do not forget to always remind the Somali people how important peace is and that without peace no progress can be made,❤
@dr-abdala8041
@dr-abdala8041 9 ай бұрын
Magaladii Hooyadey mcn ku dhalatey kana soo jeedo Godey gacalo🥺❤
@Halima-gp3ge
@Halima-gp3ge 9 ай бұрын
Masha Allah anigana abahay Ba ku dhashay
@AbdulwahidAli-j2e
@AbdulwahidAli-j2e 9 ай бұрын
DHAGAXBUUR BARNAAMIJ NOOCAN OO KALE AH KASOO DUUB INSH ALLAH
@mahatmustaf4882
@mahatmustaf4882 9 ай бұрын
Sxpow wllow feeysay Muusiga iyo heesaha aad muuqaalada saareeyso wax kle ku badal i.n MAHADSANID .🙏🏾🎉
@baskilyare
@baskilyare 9 ай бұрын
Godey runti wey kala kacsantahay san modayey ba ma ahane wayo shashadaha dunida lagama arke sii hoose beey u koreysey an la ogeyn manshallah
@IlyasDhabbar
@IlyasDhabbar 9 ай бұрын
I am Godey right now from Garissa County High school
@BlackOmar-g6p
@BlackOmar-g6p 6 ай бұрын
M.a lagaama xigo brother waa wadankaagii iyo magaal kaagii labaad ku raaxeyso
@YAKUBKALMEYMUHUMED
@YAKUBKALMEYMUHUMED 9 ай бұрын
Salamia watu wa GODEY,
@a.a9584
@a.a9584 9 ай бұрын
Mahadsanid Faysal, halkaa ka sii wad dadaalka aad wado ee aad dadka oogu soo gudbineeyso wax ay ka faa'iideeysan karaan ama wax ka baran karaan.
@zakariaabdihafid668
@zakariaabdihafid668 9 ай бұрын
Gondar kuma noolann kartid adigoo soomaali ah.....amxaaradu way dhibaayaan soomalida.....dhinaca kale dhulka soomaalida aad bay ujoogaan......waa kayga anigaa leh kaagana kula leh
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 7 ай бұрын
This is Godey I can't believe ‼️
@abdinasirmohamed2238
@abdinasirmohamed2238 9 ай бұрын
"Gabiib iyo geelba waan nacnee, godeey gacalaan ujeednaayeey" 💯
@abdirahmanadam8074
@abdirahmanadam8074 9 ай бұрын
Magaalooyinka ilaahay ha xafido somalida isma jecla yagoo dalkaa haysta quruxdabadan
@mohanhero296
@mohanhero296 9 ай бұрын
First comment Keep going always From Mogadishu ❤
@encrypted983
@encrypted983 9 ай бұрын
Godey 1 ayaan ku dhashay 1992, waxaan kasoo guurnay 1999 kii . Wali kuma laaban. Waan u xiisay magaladeeydii Godeey Gacalo. Ilaahow nabad igu gee next year inshaAllah
@almiss.hamout
@almiss.hamout 9 ай бұрын
Faysal shaikh keep going inan dhahno kama dalyno insha allah dhiragalintu wa muhiim 🎉
@abdifatahbashir
@abdifatahbashir 7 ай бұрын
Fey I congratulate you for the effort that you've showed up. Keep stepping up.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 7 ай бұрын
Thanks brother
@frankdejong6665
@frankdejong6665 9 ай бұрын
pro Harar iyoDirir dhawe adoo noo sooduubin haka sootagin gobolada somali galbeed
@abdifatahbashir
@abdifatahbashir 7 ай бұрын
Home have missed
@Adan819
@Adan819 9 ай бұрын
Mansha allah waa magaalo weym oo qurux badan waa maqlijiray magaceeda lkn waligeey ma arag magaalada godeey ❤
@Luuliza01
@Luuliza01 6 ай бұрын
Xagee ku noshahay Adi GODEY GACALO waa magaalada ogu Taariikhda Dheer OGADENIA
@A...A09888
@A...A09888 9 ай бұрын
Jigjiga imo adaa yaabi dooni wadooyinka kuyaala
@MaxamedShafeec-dr9hq
@MaxamedShafeec-dr9hq 9 ай бұрын
Godey magaalo soomaliyeed❤
@taysiirchannel7073
@taysiirchannel7073 9 ай бұрын
Masha allah magaaladaa waxaan tagay 2007 , hadda waaba kaala iska arag
@asiliborle6342
@asiliborle6342 9 ай бұрын
Ciila baa iga haya Ormda axmaard godey joogo
@Abdullahi480
@Abdullahi480 9 ай бұрын
M.a wlhi waxaa tahay qofka 1m subscribe iyo waxkabadan oqalmakeep going wllkey ❤
@daakirkadoon3070
@daakirkadoon3070 9 ай бұрын
Dhalinyarada soomaaliyeed ee baraha bulshada wax ku sooo gudbiya ama kuwa isticmaala iska jira inaad adeegsataan erayada ah isaamulka soomaalida ethiopia ama soomaalida kenya sababta oo ah dhulkaasi waa dhul soomaaliyeed oo ay degenyihiin dadkii soomaaliyeed ee lahaa. Ma jirto meel lagu siiyaya dhulkaas ethiopi iyo kenya.
@modahiir
@modahiir 9 ай бұрын
keep going brother 💙
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 9 ай бұрын
Mashaa allaah excellent all videos well done bro 👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@Aamisan2950
@Aamisan2950 9 ай бұрын
Wwwwwwwwww❤ MashaALLAH Hoyiga Nabada iyo Wada Nolashaha ❤
@farhiamahamad8938
@farhiamahamad8938 9 ай бұрын
Masha Allaah Tabarakalaah
@warsamefx33
@warsamefx33 9 ай бұрын
sxb horey usoco laakiin baaskilka saad u wadid iska sax ayar soco qatar iyo shil kuma fiicna
@KingeXamse
@KingeXamse 8 ай бұрын
Godey gacalo.maglkaygi.Zxb.Maxn.ku Arki wayey wan Kusodhaweyn.laha Ah.soreyy
@ismailmahamed
@ismailmahamed 9 ай бұрын
Sxb Doolow iyo Goday intii u dhaxaysay iyo sidaa ku safartay nala wadaag mida kale wadooyinka iyo bajaajta dhex yaacaysa iska ilaali.
@ApshirHasan
@ApshirHasan 9 ай бұрын
Zhp Intaba Waa La socdaaYE markaad QabRI Bayax Soo Gaadho Inoo Balan AH ❤❤❤❤❤❤❤❤
@ApdiqaniAhmed
@ApdiqaniAhmed 9 ай бұрын
Kep going bro❤❤
@ahmedhusseinfarah1249
@ahmedhusseinfarah1249 9 ай бұрын
Faysal, meeshu keenya maaha, wadada dhinaca midig ka mar.
@saciidaxmed6646
@saciidaxmed6646 9 ай бұрын
Salaan sare ustaad magaalada dadkeedii xagee jiraan maba la'arkee rabi haku samageeyo adoo nabad ah
@anwarinhoofficial
@anwarinhoofficial 9 ай бұрын
Bro this is my twon godey mansha allah
@mohammedahmedomarzl9319
@mohammedahmedomarzl9319 9 ай бұрын
Manshaa Allah ugaas faysal 🎉🎉❤
@lukmankoraneali6533
@lukmankoraneali6533 9 ай бұрын
M.a Keep going TaliYe
@keyman6017
@keyman6017 8 ай бұрын
I really enjoyed watching your Vedeos, but I wanted you make a Vedeo of my home town Kelofo District,
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 8 ай бұрын
Maybe one day! Thanks 🙏
@JOEYTHE0NE
@JOEYTHE0NE 9 ай бұрын
Mashallah magaalo Somaliyed 🇸🇴💙
@abdiomar6754
@abdiomar6754 9 ай бұрын
Burco ayaan kaala socdaa runtii waa barnaamij fiican oo dal iyo dad barsho wax badan baan ka korodhsaday intii aan kugu xidhnaa Ustaad wad mahadsan tahay halkaas ka sii wad @@@###
@MujahidAbdalla-k7f
@MujahidAbdalla-k7f 8 ай бұрын
Saaxib nin Wali raja leh bad tahay
@welcometodjibouti
@welcometodjibouti 9 ай бұрын
Masha allah saxib magalada gashamo so duub mahadsanid
@AmiiroCadey-z4e
@AmiiroCadey-z4e 7 ай бұрын
Jah magaaladeydii godey gacalo magaalo somaliyeed
@YonisAbdillahihersi-zq1oq
@YonisAbdillahihersi-zq1oq 9 ай бұрын
Walaldone iyo dulkaga baro fikir baad igudhaaliisay aventure waaya arabsiyo ?congratulation
@IlyasDhabbar
@IlyasDhabbar 9 ай бұрын
Can you just compare this to Garissatown since there same tribes who leave here in Godey
@salmaomar-m1v
@salmaomar-m1v 9 ай бұрын
Same sub clan. All Somali is one tribe
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 7 ай бұрын
Dhinaca nabada Iyo Horumarka ha loo jeesto aqoonta ha loo fadhiisto. Things take time. jiilba Jiilka dambe inu nolosha uu diyaariyo weye.
@AmiiroCadey-z4e
@AmiiroCadey-z4e 7 ай бұрын
Jah magaaladeydii godey gacalo
@AmiiroCadey-z4e
@AmiiroCadey-z4e 7 ай бұрын
Jah magaaladeydii godey gacalo magaalo somaliyeed❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 7 ай бұрын
Godeyey goor kastaba Ilaahay ku barakee
@masalanimohamed
@masalanimohamed 9 ай бұрын
Great 👍
@osmanmursal8082
@osmanmursal8082 9 ай бұрын
Godey my home ❤🇸🇴
@XasancumarSahal
@XasancumarSahal 9 ай бұрын
Ku soo dhawoow godey bro
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 9 ай бұрын
Be careful ride safely. Consider Risk factors
@ahmed_goat4264
@ahmed_goat4264 9 ай бұрын
Asc you have to more be careful when you're driving straight insha Allah
@AliMohamat-qb5pp
@AliMohamat-qb5pp 9 ай бұрын
Shp waaan kugu xidhnA lkn maanta Maga ladaydi paa imaatay
@abdiali651
@abdiali651 9 ай бұрын
Oo ninyahaw 5 days before waxaad joogtay mandera sudeeba kutagtay godeey , magaaloyinkii kale miyaad dul martay
@Amonsak19
@Amonsak19 9 ай бұрын
sxb wlh waad idal baraysaa mahadsanid
@salmaomar-m1v
@salmaomar-m1v 9 ай бұрын
How many km length and width Godey town
@mohamedbashiir8430
@mohamedbashiir8430 9 ай бұрын
Sxb maadan soo duubin safarkaadi u dhaxeeyay dolow to godey ahaa?
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 7 ай бұрын
"Ku Garaac Godey"
@yabbturb-b3
@yabbturb-b3 9 ай бұрын
Mashaa Allah❤❤❤
@آمنه-ع2س
@آمنه-ع2س 9 ай бұрын
Wllo faysal video hees la aan sodhig waa codsi allha kubarakeyo waana kutageraa ee video ganeh lasodhaqso bal
@BOOMBASE
@BOOMBASE 9 ай бұрын
MashaAllah 😊😊
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 9 ай бұрын
Please keep right all the time so you don't risky for your safety. I know in Kenya u keep left
@YaxyeMohameth-st7jy
@YaxyeMohameth-st7jy 9 ай бұрын
Zxb inaan Ku arkaaN rabeY WalHi❤❤
@CR71987
@CR71987 9 ай бұрын
Faysal magaaloyinki kale ee godey kasokeeyay away sxb
@abdullahiabdinasir6943
@abdullahiabdinasir6943 9 ай бұрын
Caawa anigoo godey joogaan daawaday video-gan, kusoo dhawaw godey.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 9 ай бұрын
Mahadsanid brother
@najiiptube1939
@najiiptube1939 9 ай бұрын
Sxp plz safarka ku dar magaalda garowe si dad badan ay u arkaan
@hassanaskar7996
@hassanaskar7996 9 ай бұрын
Godey Gacalo ❤❤
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 8 ай бұрын
Baabuurta kuma jeedan iska jir, especially habeenkii. Wax iftimaayo ama reflective jacket iyo helmet xiro walal
@alimohamed-ec8vq
@alimohamed-ec8vq 9 ай бұрын
Why All tuktuk are same ❤from wajir county
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 9 ай бұрын
(MASHA’LLAH ❣️❣️❣️❣️TABARAKA’LLAH)❣️💕♥️♥️🥰👍🙌GODAY👏💕💕💕💕💕💕💕💕♥️🥰🥰😍💖♥️💖💙💙GACALO🥰🥰🥰🥰♥️♥️waanku♥️♥️💕♥️❣️farxay💖💖💖HORUMARKA degaan Ka♥️💕♥️♥️🥰♥️💕👍💙♥️♥️💖(RABBI haw siyaadiyo (ALLAHUMA AAMEEN)🤲💖❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️
@Oskamin
@Oskamin 9 ай бұрын
Sxb godey baan joogaa waana lasocday safarkaaga ilaa nairobi marlabaad sodhawow
@dajiscom463
@dajiscom463 9 ай бұрын
Guul ku gaar i.a si aan taariikhda magaloyinka ubaranana dadka dagan waresiyo kaso qaad i.a
@Adoontii-Alle
@Adoontii-Alle 9 ай бұрын
Masha Allah , magaaladaydii❤❤❤
@asiliborle6342
@asiliborle6342 9 ай бұрын
Godey❤
@hagarman6522
@hagarman6522 9 ай бұрын
Goday ilaa jigjiga gaadhi maraaci kartid waayo waa amaan kaliya baskiil yaan kaa sugaynaa si asn deegaanka tuulo tuulo ugu barano
@abdifatah534
@abdifatah534 9 ай бұрын
Aad iyo aad
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 9 ай бұрын
Aad iyo aad.
@Oskamin
@Oskamin 9 ай бұрын
Asc sxb kusodhawow godey gacalo waan kufaraxsanay inaad nabad kusogaartay godey
@AARKAYAR
@AARKAYAR 9 ай бұрын
Sxb dollow ilaa godey sidee ku soo gaadhe ama muqaal kama adan duubin miyaa na
@ayanissack9742
@ayanissack9742 9 ай бұрын
Fei Mandera mxad inogo dubiweyday
@habibodiriye4068
@habibodiriye4068 9 ай бұрын
Mahad senid habo wan kula dalxiis
@abdirisaqmohamedhusseinqaw3562
@abdirisaqmohamedhusseinqaw3562 9 ай бұрын
Please sxb beri horaa igu denbeysay ee college ka tag tababarka beeraha ee godey iyo wabiga buundada wabiga
@Abuahzab2024
@Abuahzab2024 9 ай бұрын
Magaaladda aad tagto qof ku kala tusa oo dadkeeda iyo taarikhdeda si fiican u yaqaan marka hore raadi orod aaba nafta nooga qaadaye
@tahirugaselmi6992
@tahirugaselmi6992 9 ай бұрын
Godeey magaalo kuleyl badan 3 cisho kahor kasoo baxay markaad jijiga soo gaarto pls isoo qabo sxb
@mustafedek
@mustafedek 9 ай бұрын
JIGJIGA INO BALAN AH MARKAD TIMADO SXB
@mohamedabdikarin6843
@mohamedabdikarin6843 9 ай бұрын
Legend tartanka baas kiilada kaqayb gal 😂 magaladaad tagtid qof wayn oo aad taariikh deeda kaaga warama raadso war bixin from caabud waaq❤
@3mpestrickster357
@3mpestrickster357 9 ай бұрын
Legend reer cabudwaaq
the balloon deflated while it was flying #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 10 МЛН
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 23 МЛН
Sigma baby, you've conquered soap! 😲😮‍💨 LeoNata family #shorts
00:37
НИКИТА ПОДСТАВИЛ ДЖОНИ 😡
01:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 2,8 МЛН
Maxaan kusoo arkay berbera ?
11:52
MR ALI 84
Рет қаралды 3,6 М.
QABRI DAHAR HOYGI QURESHTA
12:45
geedi same
Рет қаралды 8 М.
Dooqeyga Matihid Qac Calafdoon Naeema Seecamal
20:29
Nuur Labani
Рет қаралды 18 М.
the balloon deflated while it was flying #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 10 МЛН