Daawo Mw Cagjar O diiday Amar Abii Axmed Ka Yimid Prof Zakariye Ayaa Toos Uga Waramaya Arin Yaableh

  Рет қаралды 15,776

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 45
@yusra2501
@yusra2501 11 сағат бұрын
Guulayso sekeriye hogaamiye qaran🇸🇴🇸🇴
@alinoor6515
@alinoor6515 4 сағат бұрын
Eithiopia has never assisted somalia but destabilisation
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 13 сағат бұрын
Zakariye glb gobi dhashay buu ahaa waa halyeeh sayidkii iyo siyaad bare ayuu lameeqaan yahay wu garab layahay uune zakariye noolaw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@diasmahamud9330
@diasmahamud9330 12 сағат бұрын
Siyaad bare iyo sayidkii maxay qabteen Alla faan weynaa kkkkk
@alinoor6515
@alinoor6515 4 сағат бұрын
Dr zakaria guul iyo gubinimo.Nationalist ❤❤❤❤❤❤❤❤
@alinoor6515
@alinoor6515 4 сағат бұрын
Dr zakaria guul ❤ plus onlf ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ plus anfac tv keep up.
@alinoor6515
@alinoor6515 4 сағат бұрын
Anfac media guul.Nationalist u tuber ❤❤❤❤❤❤
@alinoor6515
@alinoor6515 4 сағат бұрын
Dr zakaria guul sax ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbwaanAliSamaan
@AbwaanAliSamaan 20 сағат бұрын
Guuuul cagjar
@abdifarah4164
@abdifarah4164 15 сағат бұрын
Dameerihii rarka adis ka keenay ILLAAHAY baa KADUWEY! GUUL
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 18 сағат бұрын
Duli yaa kuu yiri ka hadal ogaadenyaa jaajuuskii abiya kooxdii tuugtii farmaajo ee dhiibtey qalbi dhagax
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 19 сағат бұрын
Itoobiya way bur burtay kiligi taliye Abiy iyo koxdisa PP way u dhamatay way jaben Allaha jabiye
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 3 сағат бұрын
Zakariye Somali midoobaysaa ma jirto dhulka somali Galbeed waa sadex qaybood Ogaadeen, Receive Area ,iyo dhanka jabouti ee shiniile , Somalinimo Adiga iyo kuwo kula mida ayaa kala diray Dibna wax u wada yeelan mayso , ,Ogaadeen Dagaankooda waa la yaqaaniin , jigjga waxay toos u hoos tagaysaa dawlada dhexe ,dhulka Receive Area waa u madax banaanaanayaan dhulkooda oo Gaashaamo ama Aw bare ayay caasimad ka dhiganayaan kilil gooniyana waa noqonayaan ,dhanka Jaboutina dirdawa in ay raacaan baa suuro gala , Nin walba Halkii Eebe ku abuuray ha u tashado Hadii Been lagu wada noolaa hadeer Run baa lagu wada noolaanayaa ninkii dhulkiisa loogu taliyo na waa nasiibkii,
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 4 сағат бұрын
Kkk walaahi waan qoslay . Mustafa cagjar baa Abiye ahmed diiday. Ma caruurbaa loo sheekaynayaa. Hhhh
@leulberhe600
@leulberhe600 12 сағат бұрын
Prof. Doqonimedaa
@CabdiDiiriye-y8r
@CabdiDiiriye-y8r 5 сағат бұрын
DHAANDHAAN WERIYE KUSHEEGA OO SU'AALAHA UU DADKA WAYDIIYO CALALIYA KADIB LIQA ISLA SU'AASHII AYUU QOFKA WAYDIIYAA WAXANAN LEEYAHAY SHEEKHOOW HAKU WAREERINA ISAGA YAACA.
@abdirazakmohamud5874
@abdirazakmohamud5874 13 сағат бұрын
somaliyadi Ethopianka raacsanyan iyo shabaabki oo oramadi noqden halke baa Somali wadani ah halke baan ka radineena
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 18 сағат бұрын
Tuug labo shaarle ah meeshu ma aho gol dogob
@calidaahirmaxamuud4245
@calidaahirmaxamuud4245 17 сағат бұрын
adiga iyo reerkiina cadaawad idinku jirta farabadanaa
@SomaliLandViews
@SomaliLandViews 18 сағат бұрын
Hawd iyo Reserve area Somaliland ayey ka mid ahayd not Somalia.
@abudarda00
@abudarda00 17 сағат бұрын
Aamus jaahilyahow somaliland baad ku waalatey.
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 14 сағат бұрын
@@abudarda00 wax Somaliland la dhaho majirtee waa tuulo Somalia ka mid ah
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 13 сағат бұрын
Cuqdadii meelkasta waad lataaagaaantahy wax aana jirin baaa lagu akhriyey 34 sano beentii iyo cuqdadii lagu shubay baaa run mooday qabiil Qaran manoqdo
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 12 сағат бұрын
@@Shaamil-Basayevdadkaaaan dad xanuunsan 34 sano baa beeen cuqdad lagu akhriyey wixii bay run moodeeen
@mohamedabshir4478
@mohamedabshir4478 14 сағат бұрын
Maxaa keenay in Ethiopia Bad iyo Dhul Soomaaliyeed Damaacido? Laga soo billaabo 1960 illaa 1990 Somaliya waxay u halgameysay inay Itoobiya ka soo ceshato dhulka Somali-galbeed. Laga soo billaabo1991 Illaa hadda, Xukuumadihii Somaliya ka dhashay waxay ka xishoodeen inay sheegtaan dhulka Soomaali-galbeed. Itoobiya waxay dareentay in Soomaali-galbeed loo daayey, kadibna waxay ku hawootay inay Somaliya DHUL iyo BAD ka qabsato. Itoobiya waa Waraabe, Waraabahana hadaadan iska oodin wuu ku cuni. Sheegashada Somali-galbeed waxay ood adag u tahay Somalida Xorta ah.
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 19 сағат бұрын
Munafaq xun weye Mustafe Cagjar cid u khaldi karo ma jiro
@abdifarah4164
@abdifarah4164 15 сағат бұрын
Eed malaha DAMEERUHU! ABII ayaa eeda Iskaleh! Waayo isaga meek XUN kasoo RARAY!
@alinoor6515
@alinoor6515 4 сағат бұрын
Somali federal Republic guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdifarah4164
@abdifarah4164 15 сағат бұрын
XOOLUHU EED malaha?
@MedaliGire
@MedaliGire 14 сағат бұрын
Kan makooxdi farmaja shanabaha manku garto kooxda farmajo iyo Abii wa isku mid
@abdifarah4164
@abdifarah4164 16 сағат бұрын
Ma Goblamin S E Y I D K I I
@musseabdulle2250
@musseabdulle2250 12 сағат бұрын
Odaygaan qabyaaladdii waa ka yare qabowday miyaa, nise annaa mooday?
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 13 сағат бұрын
Hasssan munaaafaq baaa kusoo dirsaday xaqiidii
@MedaliGire
@MedaliGire 14 сағат бұрын
Abii waxwalba kafisha Somaliyey gaca dagalama inta Abii lala dagaalamayo hadhow kalibu dagaalku nigu noqone Addisna sotabta Nigama dhero inige
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 14 сағат бұрын
Sax waaye waa arin degdeg ah waain dadka loo jiheeyo difaaca dalka
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 19 сағат бұрын
Itoobiya way bur burtay Allaha bur buriye
@abdifarah4164
@abdifarah4164 15 сағат бұрын
XAQA QORA ! Miyaanu SHAQAYSAN 2Tufaax ah? DUUBINTA iyo DHIBIDAN? Ma CEESAANBAA LEH? Maya••aah ? Markaas dee U qor! XAQ Waxii uu uqalmo! Marqaati baa u Tahay! Mid kani waa G E E S I. ! Dee markaas uqor! oo u KU dar GUREY iyo SIYIDKA!
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 19 сағат бұрын
Somaliya way midaysan tahay ila somali galbed
@raghedanan3959
@raghedanan3959 20 сағат бұрын
War Ninkan aad waraysanaysaan saw Maaha Ninkii Droneska u soo iibsaday si uu Beesha Hawiye ugu laayo ? War Ninkan xira waa Dambiilee !!
@mahadociise25
@mahadociise25 15 сағат бұрын
Hawiye iyo asaga waxbaa isugudarsan dagaal iyo nabadba wuu kaqaxeeya adiga maxad kuhaysataa
@mahadociise25
@mahadociise25 15 сағат бұрын
2:31
@Amiir013
@Amiir013 15 сағат бұрын
Doqon burunbagaadhada runmooday ayaatahay
@raghedanan3959
@raghedanan3959 10 сағат бұрын
@@Amiir013 Daanyeer soo baro Af-Soomaaliga sida loo qoro kadib hadal !
@raghedanan3959
@raghedanan3959 10 сағат бұрын
@@mahadociise25 Waxaan ku haystaa waa Dambiile usoo shaqo tagay Reer Muqdisho marka waa in Ninkan Maxkamada lasoo taagaa ama loo masaafuriyaa Goldogob oo Ah meesha uu kasoo jeedo.
Gobanimada iyo Geesimada Tigreega & Gunimada & fulaynimada re DDS
22:30
"كان عليّ أكل بقايا الطعام قبل هذا اليوم 🥹"
00:40
Holly Wolly Bow Arabic
Рет қаралды 10 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20
Ouch.. 🤕⚽️
00:25
Celine Dept
Рет қаралды 11 МЛН
Sir Culus: Xaalka Bariga Dhaxe ee Maanta Iyo Dilkii Nasrallah Kadib .
1:07:12
Qiimaynta Sanad Kadib Dagaalka Bariga Dhaxe "Sh Abdirahman Bashir"
53:35
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
"كان عليّ أكل بقايا الطعام قبل هذا اليوم 🥹"
00:40
Holly Wolly Bow Arabic
Рет қаралды 10 МЛН