WEERAR & WEERAR CELIS:-Maxaa kala qabsaday Wasiir Fiqi iyo Senator Maryan Kaahiye? SU'AALO KULUL.

  Рет қаралды 10,349

Somali cable

Somali cable

Күн бұрын

Пікірлер: 156
@Isse-Farah
@Isse-Farah 3 сағат бұрын
Xildhibaanada Sharci ayey ka hadlaysaa dadka caadiga in ay fahmaan waa adag tahay. Dadka dhahaya soomaali maaha ha xishoodaan! Aqri sharci jinsiyadda Soomaaliya 1962, Ma jiro qof mid kale ka soomaalisan. Maadaama afka ku adagyahay hadalada qaar ixtiraam darro ayey umuuqan karnaan lakiin waa ay dadaalaysaa. Halkaan ayey ku baran doontaa afka inshallah.
@QuruxsanInaadan
@QuruxsanInaadan Сағат бұрын
Wllhi somalid hadey gabdhan caml ahan lahaye waxa walabo waye hagagi lahayen.keep going sister
@djamasaid6839
@djamasaid6839 Сағат бұрын
Alla fariidsanaa gabadha yar Wlhi waan qiirooday noocan inay somali ku jiraan ma moodayn
@hoodo9260
@hoodo9260 Сағат бұрын
Geesiyad run badan oo xaq ku hadashay 👏👏
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 9 минут бұрын
Maasha'Allaah Tabaarakalaah udhaha soomaaliya mooryaan calool ushaqays tayaal ah jooga .Farid waad ku banaan tahay ,Geesigii abtigaa ,Faarax Macalim.
@AbdirahmanMo14
@AbdirahmanMo14 2 сағат бұрын
Gabadha somaligeda waxba hala yaabina kenya wax kusoo bartay... Sidaa dardeed waligeed lama arag qowsardii lamgacabo ama barlamnka ahaa ayagoo saa wax uwadinya Proud of her gabadhan
@fahmoyeelo5371
@fahmoyeelo5371 3 сағат бұрын
Waa gabar waqtigan gesiyad ah masha Allah
@ibnubacays8063
@ibnubacays8063 4 сағат бұрын
Inaan tan noloshay ku qabatay wasiir fiqi
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux 4 сағат бұрын
Wlhi gabadhaan oo kle hadii nin kasta oo xil haaya haduu ahaan lahaa dalka cadaalad ayuu heli lahaa
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 3 сағат бұрын
Masha Allah waa geesiyad qaran
@emraanahmed
@emraanahmed Сағат бұрын
Waa gabar dhiiran laakiin isku dhexyaacsan
@allahadoonkiisiiayaanahay27
@allahadoonkiisiiayaanahay27 41 минут бұрын
Waa qof yar laakin ka run sheeg wixii loo soo doortay mushaarkeeda waa xalal.
@NuurtoAbdikadir
@NuurtoAbdikadir 34 минут бұрын
Ilaahayow Caqliga hakuu waayin
@FartunDahir-j9d
@FartunDahir-j9d Сағат бұрын
Mash Allaah
@caishamaxamuud4875
@caishamaxamuud4875 Сағат бұрын
Maashaalah walaahi waa gabadha kaliya ee gesiyad ah ee saxa u hadasho hadii sas laysku la xisabtami wax badan ayaa hagaagi lahaa musuq badan madhaci lahayn gesiyad ilahow KU xifdi🥺🥺Waa dowlad Tuugaa iyada dhan alle idin qaad🥺🥺
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 Сағат бұрын
Masha Allah wa garyaqaanad wax baratay
@djamasaid6839
@djamasaid6839 Сағат бұрын
Ninkan waa reer miyi wlhi uma qalmo maamule dugsi iska dhaaf wasaarad dhan oo dibadeed Waa mooryaan caadiya
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 6 минут бұрын
Qabiil Lee loogeeyay .uff
@HappyCherryDumplings-hg9no
@HappyCherryDumplings-hg9no 3 сағат бұрын
Waa gabadh geesiyad ah ale haku xifdiyo
@mohamedfarah299
@mohamedfarah299 Сағат бұрын
Odayaal aabeheed le eg ayay fantastic ugu yeeree gabar fiican 2013 aan qalin jebiyey Afsomalina ma aqaan Dadka 8n taan lashaqaalaysi8n afsomaliga hala baro
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 7 минут бұрын
Adeer odayaashu hadey tuugo yihiin waa loogu yeeri .Soomalina in ku filan way taqaan udheer .Luqado kale
@Mom-tg8yb
@Mom-tg8yb 3 сағат бұрын
👍🏻 GABADHAN RAGA WEY KA XANIYA BADAN TAHEY WALAAHI. MASHA.ALH.
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 54 минут бұрын
Madaxweyne Xassanow, dalka waxaa xaq u leh inay xil ka qabtaan, midka Soomaaliya ku dhashay, haddii la huri waayana' walba kuwa Mareykan & Yurub ku dhashaa la qaatay, balse dadka gumeysiga ku hoos nool mayaaaaa !!!!
@Cabdiraxman123-qg4hx
@Cabdiraxman123-qg4hx 19 минут бұрын
Masha allah gabadhan waxey ka hadla shuruc Dowlada hormaray War meshan dowlada kama jirto ee yana lagu dilin dad xishodo ma ahan Allena kama cabsanayn
@NuroWardherw
@NuroWardherw 55 минут бұрын
Xassan waa tuug fiqi waa tuug laba tuug hadii aad wax kaweey diisid kuuma
@abdiqadiraden1335
@abdiqadiraden1335 Сағат бұрын
Maasha. Alaah. Madax. Wayne. In loo. Doorto ayay. Uqalantaa
@abdiqadiraden1335
@abdiqadiraden1335 Сағат бұрын
GEESIYADA. SOOMAALI. KA DHALATAY. MAASHA. ALAAH
@caaqilka1404
@caaqilka1404 Сағат бұрын
Markii xildhibaanada sidaan mas'uuliyiinta ula xisaabtamayaan waad ammaaneysan laakin markii ay ansixiyaan dastuurka dhameystirka dastuurka ama arrimo kale oo dan u ah dalka waa la caynayaa
@JunaidAbdirizak
@JunaidAbdirizak Сағат бұрын
Qoftan waa codkar wllhi
@saadaqsaadaq7738
@saadaqsaadaq7738 4 сағат бұрын
Meeshaan makujirtaa qof xamar kudhashay waakuwii kasoo duulay gobolada dhexe iyo dameereeydii xamar banankiis deganaa balfiiriya foolxumadooda ilaahoow awoodaada tusi hawargidir iyo abgaal
@sahraAli-e9h
@sahraAli-e9h 4 сағат бұрын
Naagatan somali maba ahan waa kenyan meesha edab daro loo keenay waana in layska dhiciyo wasaqada dhinaca jubaland baa laga keenay wiil uu faramajo ader u yahayna wuu qabaa waxan dhan baa borobogaando loosoo dhiibay
@hafsaali4297
@hafsaali4297 Сағат бұрын
Hadaladda gefka ah hala iska daayo. Sharciga iyo kala danbeynta inay shaqeeyaan ayaa Muhiim ah. Musuq iyo Mardabo meel inama geynayaan. Jubbaland waa dhul Soomaaliyeed waxayna Xaq uleeyihiin inay qayb kanoqdaan Dowladda. Beentana mafiicna Odeygeedana isku qabiil ma'ahan Farmaajo. Qabyaaladda halaga xoroobo oo Si Qarinimo leh haloo fikiro.
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 Минут бұрын
Jaahil calaa jaahilad aan .Ka waran hee ayadoo jubo land ka timid saas kuugu taagtaagsanee .sababta xaaraan laguma soo korin .Ee orod wax soo baro .dhac iyo boob kuwa ku soo koray .Dowladnimo micnaheeda iyo macaankeeda aan soo arag.
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 3 сағат бұрын
ASC Masha Allah i am so proud of her Senator Maryan Kaahiye waa in dolad lalaxisabtamo is good if someone like her also become a president, if we have a president who are care about the country without not putting his family first the people in the country first that would we need that now,we have the country 35 years of criminals and crimes against the law the civilian or Somalia their suffer a lot wherever where they are inside Somalia they suffer about this government and before government as well there is a lot of countries are in our country territory in Somalia and we don't even know with a are doing in and that is very scary situation and also they did not discuss about that in the Parliament What will happen to Somalia in the future!
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 3 сағат бұрын
Senator Maryan AQooonyahand Leh Diin iyo AQooon Ummada somaaliyeed Hogaankeeda Kor uqaaadeysa Waaqicigooda
@shaaficiali1056
@shaaficiali1056 40 минут бұрын
waa su aalihii aan weydii lahaay anigu wasiirka
@MarshalBruxell
@MarshalBruxell 18 минут бұрын
yaabka adunka taan waba big jaahilaad dowladnimada iyo diplomasiyaada waxba ka garanayn ma dadka nocan ay bay wax ku dhibten somalidu ilen aqliga somaligu wa aqli carur nagtan wa in la dubooyo oo guriga hooyadeed ku noqoto yaabka adunka
@jamesblack2577
@jamesblack2577 2 сағат бұрын
Layaab waxa weeye inanta kuwa warka usoo dhiibay iyo ayadu sida ee ku gaartay aqalka sare, ilaaheey ha caafimaado Somalia, usoo duceeya
@sabirabdirahman5744
@sabirabdirahman5744 4 сағат бұрын
War gawadhaan xitaa soomaaliga wuu dhibaya Waxaan kacodsanaya dowlada dadka wadanka kunool oo wax kubartay shaqo halasiiyo
@HakiimHakiim-t8p
@HakiimHakiim-t8p 3 сағат бұрын
.. doowlda mooryanta miyaa wax ka cudsan in mooryaan lagu badalo
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 Сағат бұрын
Aad & aad ayagaa ka mudan 💯
@doodaay5822
@doodaay5822 2 сағат бұрын
Qoftaan school luuqada lagu barto afkasomaliga ah ayey ubaahan tahay kahor inta aaneey wax xisaabin. Waan jeclahay in la sualo lala xisaabto madaxda lkn mexey xisaabisaa ayadii ayaaba wareersane afsomaliga baro walal
@AbdirisakFaarah-i3q
@AbdirisakFaarah-i3q 44 минут бұрын
Ciriiiri
@IssackMohamedsSheikh-ji4yu
@IssackMohamedsSheikh-ji4yu 4 сағат бұрын
Lakin run hadi laga hadlo masuuliyad maqaadi karto gabadhan wa fududahay xanaaq iyo kibir ayaa ka muuqda
@sahraAli-e9h
@sahraAli-e9h 4 сағат бұрын
Naagtan somaliba ma ahan waa Kenyan
@HakiimHakiim-t8p
@HakiimHakiim-t8p 3 сағат бұрын
Mooryaan 😂
@aidarusmohamed877
@aidarusmohamed877 57 минут бұрын
Intey ka hadashay iyo isla xisaabtanka ay sameysay wallhi waa naag karmeed in afka soomaaliga ku dhiban tahayna waa intey dalka dibaddiisa waayaheeda kusoo qaadatay balse afkaarta damiirka dal jeceelnimada ku jirto ma ahan aan dhuuqo mushaharkeyga afkeyguna aan xirto fiiri waxey ka hadlayso ee ayada personal weakness-keeda /Halkey ku liidato ha fiirin
@Guledsaid-w1s
@Guledsaid-w1s 3 сағат бұрын
Gabadhaas yarta ah ee 2011 Form Four ka ka baxday guddiga ay Guddoomiyaha ka tahay Waxaa kula jira odayaal qawsaaro ah oo waxba dowladnimo iyo sharci ka aqoon bal hadda arag Siyaad Siciid iyo Majiino one question Criticalka ah ma waydiin karaan waayo maba fahamsana shaqada arrimaha dibada
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 Сағат бұрын
Qof kastoo siyaasi ah oo meel madax ka ah waxay leeyahay la'taliyeyaal ku taqasusay arrimaha ay hayaan, kala taliya una qora waxyaabihii ay soo gudbin lahaayeen.
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 3 сағат бұрын
Xasan sheekha Daaradiisa un darajada ku koobay Ee madaxtooyada Hawiyaha kà buuxiyay u yeedh oo la xisaabtan
@charkoshanghai
@charkoshanghai 4 сағат бұрын
She's young reacting with emotions 😅.
@mohamedfarah299
@mohamedfarah299 Сағат бұрын
Farta ay taagayso waa in ay xaal marin ka bixisaa Sideeda kale waa ok
@sabirabdirahman5744
@sabirabdirahman5744 4 сағат бұрын
Canugtaan mar hore ayaan arkay waa mashruuc ajnabi oo larabo in lagu ceebeeyo dadka koonfur Halabaaro iyadha nafteedha
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 4 сағат бұрын
Oo iyadu halkee bay kasoo jeeddaa
@sahraAli-e9h
@sahraAli-e9h 4 сағат бұрын
waa naag reer Kenya ah balse waxaa laga soo usiyay dhinaca Jubaland waxaa hada guursaday wiil uu Faramajo ader u yahay waxaan dhan waa loo soo dhiibay xataa waa gardaro ahayd idaacadaha kuli way u diiday nin keeda bay tiri iduub Abdijaliil Show
@sahraAli-e9h
@sahraAli-e9h 4 сағат бұрын
@@AhmedMohamed-tn5yg waa reer gaarisa balse waxay ka soo gashay Jubaland
@mohamednur1696
@mohamednur1696 4 сағат бұрын
MOORYAANTII YARYARAYD AYUU KA MID AH SH AXMED MACALLIN FIQI IYO CABDURAXMAAN CABDI SHAKUUR IYO KII YARAA EE SALEEBAAN EE INDHAHA ADKAA SAQIIRKA SIYAASADDA MAGACIISII WAAN ILLAAWEY
@HakiimHakiim-t8p
@HakiimHakiim-t8p 3 сағат бұрын
​@@sahraAli-e9h... mooryaan 😂😂 Farmaajo waa mareexaan 😂
@barefootprofessor3455
@barefootprofessor3455 2 сағат бұрын
2013 bay dugsiga sare ka baxday waana senator yaa salaam😂
@Qalbi_holcay
@Qalbi_holcay Сағат бұрын
Political position ayay joogtaa, ee educational position ma joogto, wax baro lagaama karo. Sidaas ay tahayna way ka karti iyo aqoon badan tahay kuwo sheeganaya inay wax barten 50 sano kahor .
@sacdiyomaxamedaxmed
@sacdiyomaxamedaxmed Сағат бұрын
20013+11-2=20022-6=20016
@BashirHussein-rr2xd
@BashirHussein-rr2xd 41 минут бұрын
Southafrica aniga laigaqadhey R5000
@muzamilali2949
@muzamilali2949 20 минут бұрын
Madaxweynaha adiga saxiib tihin what a disconnection between her words
@hoobalkiicaankaahaa8636
@hoobalkiicaankaahaa8636 3 сағат бұрын
m. a 💜💛❤️🙏
@QueyJzoqozb
@QueyJzoqozb 3 сағат бұрын
Gabadha ma taqaan af soomaali
@QueyJzoqozb
@QueyJzoqozb 3 сағат бұрын
Waryaa tanoo kale arkay Qof asnan garaneyn luuqsdii soomaaliga aheyd
@libanbariyoow8327
@libanbariyoow8327 Сағат бұрын
Midakale dumar iyo rag iskusi umafakaraan wayo gabadhaan caadifadeeda ayee wax kucabiroosaa dumarkana waa imoshinal malaha fakar dheer
@SakariyeAbdi-xg1gf
@SakariyeAbdi-xg1gf Сағат бұрын
Caruusada hambalyo
@NuurtoAbdikadir
@NuurtoAbdikadir 24 минут бұрын
Waa been Safaarad kasta oo dibadaha ah dhib weyn ayaa lagu qabaa sida Go Home iyo Passaportka .
@ahmedmuhumed1402
@ahmedmuhumed1402 8 минут бұрын
Fiqi muxuu dowladnimo yaqaanaa waaba ari jir ee
@fuaadcaraale6326
@fuaadcaraale6326 23 минут бұрын
Gabadhan waa dacad somaliyana dacad qofka ah lagama rabo tuug tuug dhala laga donaya
@Omar_Nor_Hassan
@Omar_Nor_Hassan 2 сағат бұрын
Isla xisabtan ciri fiqi 😂😂 O aa lagu hayaa
@FaisalJama-zt3yz
@FaisalJama-zt3yz 3 сағат бұрын
madam, please. this is somalia, be careful, this guy has the right to name all employees in the ministry
@fuaadcaraale6326
@fuaadcaraale6326 19 минут бұрын
Wasiirka xamar weye xukunka waxuu ku yimid 91 lo noqona
@muzamilali2949
@muzamilali2949 22 минут бұрын
Waxba kama fahmi sababto ayada ayaba sida wasaradda ay isugu xirman
@HassanMohamud-b7v
@HassanMohamud-b7v Сағат бұрын
Gabadha waxay qabtaa adhd hadalkeeda wuu is qilaafsan yahay
@yahye1436
@yahye1436 4 сағат бұрын
Af somaliga ayaa eber ah qoftaan
@berdilacashe283
@berdilacashe283 3 сағат бұрын
Hh afsomaaligaagu adigu xaguu kugeeye ..wataa iyada wax qabaneyso o dowladnimada somaaliya qeyb weyn ka ah
@abdirizackmohamed8813
@abdirizackmohamed8813 41 минут бұрын
Gabadha way fcnthy, Af-soomaaliga ha iska saxdo
@Saphaa1
@Saphaa1 Сағат бұрын
Warbal is daji walaale dumarland hadaa nahay xilka waxa noogula diidayo waxaan cml waye hana cebeenin
@maxmedaxmed459
@maxmedaxmed459 3 сағат бұрын
Horta gabadhu afka somaaliga ah halso baro iyada haku dadaasho in eey Afkeeda hooyo dib u barato. Intaas ka dib wxan kula talinaa madaama afku ku adagyahay in hadalka so koobto. Si aanan loo fahmin ciladaheeda afka. Sido kale waxaa ka muuqda Emotion aad u fara badan lkn sida kale waa gabar fariid ah o doneysa in sharcigu sareeyo dadka shaqaalaha ahna eey cadaalad u hesho..
@mahamuddek3213
@mahamuddek3213 25 минут бұрын
War soomaali xataa mataqaano
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 23 минут бұрын
Suu ufiirinaayo tuug la qabtay .ishooda allaha ka duwo.Kkkkkkk ciilka haaya
@sagalshariif2023
@sagalshariif2023 2 сағат бұрын
Viva Maryan😂
@Guledsaid-w1s
@Guledsaid-w1s 3 сағат бұрын
Fiqi labadii indhood baa soo kuday walaahi Naqaskay ku xirtay
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 Сағат бұрын
Dadku dhamaan ma wasaaradda ayay kawada shaqeeyaan sow qof waliba maalin lama qoro sida iyadaba maalin loo keenay Naagtan xiiqsan ee lasoo buufiyey iska tag dhaha Iyaduba garissa ayay ka timi shaqo ayaanaXamar lags siiyey maxay rabtaa
@boorowcade2636
@boorowcade2636 3 сағат бұрын
ILAAHOW KUWAAN DALKA DHAAFI YAA RABI WAA KUWA AAN XISHOONEYN QABIIL IYO QARAN AYAA ISKU DARSAN YAA RABI NA DHAAFI TUUGADAAN DALKA GAAJADA KA DHIGAY
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 3 сағат бұрын
War waa caadi Masuliyinta waala waydiiyaa wixii khalad ah waa dantiina. Waxa kuso baxaya inaad xaq ku leedahay in lagu magacaabo
@Bambelmo
@Bambelmo 5 сағат бұрын
Fiqi anagaa kaa raali galinayna canaanta cabashada loo ekeeysiiyay, which was unprofessional from start to end.
@libanbariyoow8327
@libanbariyoow8327 Сағат бұрын
Gabadhaan siyaasad fadhisa malaha sheekadi dhan waxey kadhigtay meel dhoocila faceed eey kulamurmeesa war aduunka siyaasadiisa caqli iyo tartiib ayee ubaahan tahay
@Somali12222
@Somali12222 5 сағат бұрын
Ilmo marka xildhibaan la siiyo waa sidaan
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 5 сағат бұрын
Su'aalo ad adag bay wareysanayaan soma ahan wasiirka 😂😂
@Somali12222
@Somali12222 4 сағат бұрын
@@firdowsmusay-ze9gs 2013 high school laga soo baxay hala yaabin seef la boodnimada
@Somali12222
@Somali12222 4 сағат бұрын
@@abdihafiidahmed8950 wax adag uma jeedo lkn aggressive waaye sidaasna ma ahan sida eey siyaasiyiintu u shaqeeyaan hadii la qeyliyo meesha fadhi ku dirir ayeey noqoneysaa
@Somali12222
@Somali12222 4 сағат бұрын
@@firdowsmusay-ze9gs see la yeelaa hee senator saaas lagu yhye 😂😂
@CwaasicXasan
@CwaasicXasan Сағат бұрын
Maxa la dhihi jiray wa mxaye yey weydineysa ?? Aqon beyna sheganeysa
@xasanmuxiyidiin3724
@xasanmuxiyidiin3724 3 сағат бұрын
Tan waa haddal barad
@cabdiqaniyusuf2194
@cabdiqaniyusuf2194 Минут бұрын
meeshaas dawlad kama jirto waa mooryaan bal ninka noocaas ah baa wasaarada arimaha dibada haysta ee ka waran? soomaaliya inta kan iyo kuwa la midka ah ay xil u hayaan waligeed dhulka ka kici mayso
@boorowcade2636
@boorowcade2636 3 сағат бұрын
RUNTA AYEY KA HADASHAY NEESHA WAXA FADHIYA WAA TUUGO DALKA AYEY QABIIL KA DOORTEEN
@ymmmu7734
@ymmmu7734 2 сағат бұрын
dhibaatada 4.5 waxa ka mid ah qofka ugu liito inuu umad ka wanaagsan matalo foolxumo somaliya ayee taala dowlad nimada sharafte ka qadeen
@ymmmu7734
@ymmmu7734 2 сағат бұрын
wuu aqanaa ayaa xildhibaan no ah allow dalka sidaan si dhaanta
@AsmaAtar-i2z
@AsmaAtar-i2z 2 сағат бұрын
Anaaba layaabe tan uma qalanto runtii anagaa ka mudan wxey heyso odayga aderkaa kulahaa tan halga qaado wxey heyso hush
@abdihakinadan4447
@abdihakinadan4447 3 сағат бұрын
dal aaan lahayn maxkadii sare ee dalka yaaaaaa kala saaaraye waa suaall jawaaab sugaysa all somalia
@abdihakinadan4447
@abdihakinadan4447 3 сағат бұрын
wasiir fiqi 1991 baaa lo noqonayaaaa soryy all somalia
@IssackMohamedsSheikh-ji4yu
@IssackMohamedsSheikh-ji4yu 5 сағат бұрын
Foodley masuul laga dhigay oo cirole xukumeyso yaab
@abshirmaxamed6840
@abshirmaxamed6840 3 сағат бұрын
Aad ayayba ugariiraysaa sanataradu
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 3 сағат бұрын
Kkkkkkk wasiir fiqiba asagoon wasaarad dibadeed ka soo shaqeyn baa la geeyaye maxaa laga rabaa dadka kale walaahi fiqi waa iga qosliyey
@LuulWarsame-p2m
@LuulWarsame-p2m Сағат бұрын
Gabadhan xage lkatimid dadkan haday wax garanayan miyey 34sanosan dalku ahan haha washaqa tag waxaykujiran wali sidi lalabisan laha wali maysan garin siay wax uxumilahayen yan lagu dilin
@hm1c586
@hm1c586 3 сағат бұрын
Haha nooloow waligaa sanataradaan wan uduceyaa karbaash waa qabyaalad Iyo murayad xumeenta dalka
@SugeAle
@SugeAle 5 сағат бұрын
Waxaa layaab ah xildhibaan dalka xilkaas Ka haya oo Af uusan laheen dalkaan ku hadlayaa Af Ama luuqad miyuusan laheen dalka uu xilka Ka hayo War naga Aamusa dad Aan xishoon ayaa tihiine
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 5 сағат бұрын
gabadhan way fiicantahay laakin ixtiraamka kamaqan waxad mooda inay ilmayar oo ay dhashay lahadleyso ee qof masuula kubedela iyadu guri hajoogto
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 5 сағат бұрын
gabadhan way xad gudubtay qof masuula uma eeka ee waxan way kibritaye katuura meesha yacni inay musuqmaasuqa hawiye hawiye wado ladagaalanto wa sax laakin tarbiyada kamaqan wa dhoocil yar oo kibirtay
@AsmaAtar-i2z
@AsmaAtar-i2z 2 сағат бұрын
Tan umaba qalnta really wxee heyso madx weynaha iya reysal wasaraha wxa ka codsanaa inee rusqeyaan odayga aderkaa kulahaa habar aan aq laaq laheyn waye
@halimomahamed894
@halimomahamed894 20 минут бұрын
Waxba kama fahmin waxay ka hadlayso, yaa u joojinata ? sharcigee qabanaya labada nin? Numbaro bay sheegaysaa waddanka dhan baa beec ah . Xildhibaanada tuugta ah nin iyo naagba ee koombada la wareegaya dhib kama horayn
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 3 сағат бұрын
waa beentiiiiii
@mahadtahliil9442
@mahadtahliil9442 2 сағат бұрын
xasan shiikh inta la shaqaysa waa danbile dadkii iyo dalkii baabiyey wuxuu galiyey xasan shiikh dalka colaad qabiiladdii buu isku diray wuxuu xarashay hantidii dawladda oo noocyo badan iskugu jiray meeshu dawlad ma jirto wuxuu boob ku suubiyey lacago uu ka qaatay batroolka turkiga iyo qadar lacag aan caadi ahan qaburihii wuu baabiyey la dagaanka wixii dawladda dan u ahaa ayuu kobciyey wuxuu dawladdii ka dhigay reerkiisi hadda badda saylac ayuu usixiixay itoobiya iyo israaiil marka meesha dawlad kama jirtoaqoon leh waxba yey iska xaysiin fiqi iyo naagtaan waxaa lagu qarinayaa fashilkooda eeg safaraddii itoobiya ayA filaada fadhida diyaaradoodi ayaa shaqaynaysa markayuubeen u sheegay xasan shiikh waxaan xasan ku nacnay beenta marka hadda wuxuu rabaa in mar saddexaad la soo doorto haddii arantaas uu waayo dagaal filo
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 3 сағат бұрын
gabadh qaraabo nahy ayaaaa ku dhaw'waad bil lagu haystey nairobi li ajli lacag ayadoo markaaa u baahan goo hoob kali saa lagu xu jeeyay lacag dhan dhawr iyo labaatan kun waa goo hoob u gaada adigu lest nasiib wanaag xildhibaankeeda ayay heshey
@QueyJzoqozb
@QueyJzoqozb 3 сағат бұрын
Gacanteena maxaa ku jira oo ay ku labisantahay
@Exsagaaro
@Exsagaaro 5 сағат бұрын
Safarada belguim uma kaqabta
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux 4 сағат бұрын
Lkn gabadhaan waxey u eg thy mid shaqada ka tagi rabta wlhi tan ma sii joogindoonto Wax bara takool ahna ma taqaano
@berdilacashe283
@berdilacashe283 3 сағат бұрын
Hhh baratakoolku ma waxaad utaqaan in siyaasiga mise wasiirka runta loosheegin o laga xishoodo ..war wa sida dhabta e dowladnimada caalamka loogadhaqmo baratakool iyo waxtoona garanmeysaane
@TechSiyaad
@TechSiyaad 26 минут бұрын
kkkk, gabadha ma Xasan Shiikh inuu magacaabay baa mooday?, war waa xildhibaanad ama Sanatorad cidna xil kama qaadi karto..madaxdana sidaas iyo si ka daran in loola hadlo oo loola xisaabtamo weeye.
@hoobalkiicaankaahaa8636
@hoobalkiicaankaahaa8636 3 сағат бұрын
yartan waddankay ku wax bartay? not Somalia
@sagalshariif2023
@sagalshariif2023 2 сағат бұрын
😂
@abdihakinadan4447
@abdihakinadan4447 3 сағат бұрын
gabadhaaan xildhibaaanada ah waxay ku fiicnayd dowlad wanagsan oo sharci iyo kala dambayn iyo maxkamad sare leh kkkkkkkkk somalia iyo sharciga yaaa ugarnaqaya kkkkkkkklk
@moallim1000
@moallim1000 46 минут бұрын
Azarbajan waa Waddan tacbaan ah oo ku yaalla Qaaradda Yurub. Qorisaar maahine Qori Ka qaad ma leh. Maxay tahay Danta ugu jirta Dammu-jadiid. Waa Heshiish Malagiid's Galay. Kharash ayaa lagu rabaa. Nonsense
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 3 сағат бұрын
siduu ku dili lahaa buu ku fikiryaaaaa bl fiiiri
НИКИТА ПОДСТАВИЛ ДЖОНИ 😡
01:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 2,2 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 60 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 13 МЛН
لماذا تحريرها كلها ممكن؟ - بودكاست مع تميم
3:46:56
السـ،ـنـ،ـوار فضـ،ـح الجميع حيا وميـ،ـتا
31:32
القناة الرسمية للإعلامي محمد ناصر
Рет қаралды 390 М.
MUDA scam, Modi in USA, Trump vs Harris | Hafta 504 FULL EPISODE
2:06:21
Qiimaynta Sanad Kadib Dagaalka Bariga Dhaxe "Sh Abdirahman Bashir"
53:35
НИКИТА ПОДСТАВИЛ ДЖОНИ 😡
01:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 2,2 МЛН