Daawo Bishaaro Umadda Somaliyeed Diyaarad itoobiya Ama Dhamaan Aanaan Celinkarin Majirto Xabad Umaba

  Рет қаралды 34,383

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 128
@rocky4066
@rocky4066 18 күн бұрын
Maareeyahani waa shakhsi u tababarna shaqadiisa waana ku ammaanan yahay howsha uu u hayo waddankiisa horumarkiisa dhinaca duulista hawada waana hay'ad muhiim u ah dalka soomaaliya guuleeysta
@Aliyare25
@Aliyare25 18 күн бұрын
Farxad badana Guul wacan Alhamdulilahi 🇸🇴🇸🇴❤️
@user-ws6hn8wl7z
@user-ws6hn8wl7z 18 күн бұрын
Masha allah guul umada somaliyeed isla wada shaqeeya fadlan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@medidrissIdrissmed
@medidrissIdrissmed 18 күн бұрын
wa runta abo wixi sharafta qaranka somaliyeed dhawacaya karbasha ee musse amxar ugu horeyo 😅😅😅😅😅😅😅😅😅❤❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏👏👏💪💪💪💪💪💪🌹🌹🌹🌹🌹💪💪somalia hanolato reer Djibouti dhaman wantagereyna walalaheen muqdisho ❤❤❤❤❤
@Cabdiraxmanka
@Cabdiraxmanka 18 күн бұрын
Somalia wey ka guuleysaneynaa- itoobiya insha allah soomaliya guull😊
@faadumo12331
@faadumo12331 18 күн бұрын
Fariid
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 8 күн бұрын
guul itobiya guulaysta
@truthhurts2085
@truthhurts2085 7 күн бұрын
@@TogdheerBurco-x3poromo af somali bartay
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 7 күн бұрын
@@truthhurts2085 uraag soomaali baratay uraag uraysa oo ah midgaa itobiy uff uff uraagg foolxun
@museabdi9287
@museabdi9287 18 күн бұрын
MashaAllaah farxad tirabadan ayan dareemey anigo weligey muqdisho tagin kanasamirsanaa rajadas hadda maareye ina macalin ayaa igudhalie,.
@omarhussien8958
@omarhussien8958 18 күн бұрын
Somali civil aviation, Good job!
@haybeyare
@haybeyare 18 күн бұрын
Stop saying "wey kumahadsanyihin" they don't deserve to be thanked. They use our airspace and they should respect our laws. Period.
@AbdirahmanAbdi-h1q
@AbdirahmanAbdi-h1q 17 күн бұрын
Mashalaha Horry usocda
@adannur4755
@adannur4755 18 күн бұрын
Waa guul soo hoyaday dowladina ama somaliweyn
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 18 күн бұрын
Guul Dowlada dhexe e Somaliya insha Allah
@ResonatingRealms
@ResonatingRealms 18 күн бұрын
Good job!
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 18 күн бұрын
Masuul gaajo cidna uma dhimanayso ee Ethiopian Airlines ha la joojiyo iyo qaadka Ethiopia
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 18 күн бұрын
Sax sax
@HajiEasy
@HajiEasy 18 күн бұрын
Maa Shaa Allaah Waa Waraysi Xiiso Badan Xog Badane ay Ka Buuxdo. Guul Dowladeena, Cadoowgane Allaha Innaga Qabto
@aliabdi8347
@aliabdi8347 18 күн бұрын
Waa guul lagu farxo in Dowladda etiobiya 35 Sano kadib ixtiraamtay jiritaanka soomaaliya
@kingcayfo7470
@kingcayfo7470 17 күн бұрын
Mshaaa allah guuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 11 күн бұрын
Guuul somalia
@ahmedabdulkadir1358
@ahmedabdulkadir1358 18 күн бұрын
Masha allah shaqo wanaagsan ayaad qabateen .waa in laga gorgortamin madaxbanaanid somalia cirka iyo dhulka ,Bada
@shacabkafariid1827
@shacabkafariid1827 14 күн бұрын
Ilaahow maareeyaha noo daa
@yacqubaliahmed3437
@yacqubaliahmed3437 18 күн бұрын
masha allaah guul somaliya
@adeshadesh8983
@adeshadesh8983 18 күн бұрын
Ninkan sirdonka Ethiopia halaga ilaaliyo waa hanti qaran 🎉
@ajm13131
@ajm13131 18 күн бұрын
Kan imaaraadka ee uu hayadi u gacan geliyey Yaa ka ilaalinaya, hawada Somalia shirkad imarad laga leeyahay ayaa maamushu halisna waxay ugu jirtaa in markale Nairobi lo celiyo
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 8 күн бұрын
hanti aran reer somaliland baad ka maasheen kkkkkkkkkkkkkkkkk
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 18 күн бұрын
DOWLADNIMO INTAAS BEYTARTAA DADKAAN IGEYNOOW
@mohamed9266-w3o
@mohamed9266-w3o 17 күн бұрын
Great
@truthhurts2085
@truthhurts2085 7 күн бұрын
Good podcast
@hassanhussein272
@hassanhussein272 18 күн бұрын
Guuuuuuuul waa u dhamaatay qadhmuunkii jeegaanta iyo xaarkii Ethiopia, sdeer sax
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 18 күн бұрын
Awalba saw soomaali may ahayn
@jamahussein6860
@jamahussein6860 18 күн бұрын
1=waa guul xaga aviation ka ee ku dara dalka difaaciisa ciidan wadani ah oo dhul iyo circa la dhiso si dag dag ah.😮.
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 18 күн бұрын
Sharcan wa caqlan ! Waa arrin sax ah, mar hore ayay ahayd,in la fuliyo,xadgudubkaana La hor istaago. Waa ku mahadsantihiin, Hawshaa aad qabateen.
@truthhurts2085
@truthhurts2085 7 күн бұрын
Somalia weey tagtey oo tilaabsate maansha Alaah madaxweeyne iyo raisul wasaare wada shaqeeya wadanka ubaahna alx
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO 18 күн бұрын
Aad iyo aad waa bogaadinaynaa dowladanimo lajooji wadankan sharuuc diisa cidda ku xadgubta in talaabo adag la dul dhigo, xawilaadada iyo shirkadaha REMITTANCES, TELCOMS, ETC.................... ...........
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 18 күн бұрын
Ma awal bay magaalooyinkaasi yuhuud ahaayeen
@nimcoabdi2781
@nimcoabdi2781 18 күн бұрын
Maanshaa alaah soomaali alaha ku taago lugaheeda
@ka.a4416
@ka.a4416 11 күн бұрын
Asc nabara soomaali nimada iyo bada iyo bariiga iyo rascasar iyo rasgemboni nabara wadanimo nabara hitariga no no no qabyalad
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 18 күн бұрын
War horto waxa su,aal iga ah maxaa nagu qasbay in diyaaradda ethiopia Airlines ineey ka shaqeeyso dalka.iyado R.wasaarahooda uu ku dhaaranayo bad ayaan xoog ku qaadanayaa.
@mohamedhassanmohamed5020
@mohamedhassanmohamed5020 18 күн бұрын
Fadlan waxaa fiicnaan laheyd sida aad u hormariseen Heyadda Dulista inaad bartaan habka loo hormariyo hayadaha waddanka
@maryami2299
@maryami2299 17 күн бұрын
Wadan imaaraad qabsaday itoobiya a ciidan uga dhigay
@mohamed9266-w3o
@mohamed9266-w3o 17 күн бұрын
Waa nin khibrad aad u fog u Leh hawsha uu hayo, Ninkaas ha loo daayo xilkiisa yaan la qabyaaladayn
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 11 күн бұрын
Maa ciqaabtiin.itobiya,fulayaal axmaarada kabaha u leefa.
@maryami2299
@maryami2299 17 күн бұрын
Hadaa imaaraad ku wareejiseene maxaa xukumaysaan wadankiiba imaaraad baa bad iyo hawaba diideen hadana itoobiyaa sioo galisay
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 18 күн бұрын
Walawayn wax shaydaan ku saliday been iuo munaafadimo
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 18 күн бұрын
Qadaadwayn aqoon laan iyo iimaan dara hadhaysay.waxa dhiigooda ku milan xiqdi ku wada meel ay ka nasnaasin doontu ayatiinka.
@CadaniBare
@CadaniBare 17 күн бұрын
Maxa bishaara wala qasarey madama hawadeni gacanta loo geliyey cadowga shacabka somaliyed ee imaradka maxa keney yase ka dambeya😂😂😂😂
@user-ol4pc4cm5b
@user-ol4pc4cm5b 18 күн бұрын
yaan shirkad aan muqdisho laga hagayn soomaaliya cag soodhigin itoobiyana tar tiib trtiib hawdeena uga saara
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 18 күн бұрын
Aqonsiga sheegyso afganistan aya aqonsan hadana waa dal qarmda midobay ka tirsan aqonsiga lagu sheego dhulka maha adeer waa dawlada meesha ka talisa taana somaliland way kaga guulystay
@kaiseahmed1669
@kaiseahmed1669 18 күн бұрын
Waa wax laga xumaado in uu yiraahdo waa aad ayaan uga mahadcelinayaa waa hadal aan munaasib ku ahayn jawaabta wadamo ku xadgudbay qaranimada Soomaaliya hada uu u mahadcelinayo waa nin aan garanayn sida loo hadlo ama loo jawaabo.
@truthhurts2085
@truthhurts2085 7 күн бұрын
Qofwalba waxa uu khibrad uleeyahay marka lagu shaqaleeyo oo qabil iyo qurun meesha laga saaro meel fog ayaan gaareeyna insha Alaah dowlada alaha ufududeeyo arima dibada waa kuguuleeysten tan gudaha aan oogu duceeyno
@theruler411
@theruler411 18 күн бұрын
Mooriyaan. Dadkan waa xoolo
@aaqilka5158
@aaqilka5158 18 күн бұрын
Hooyadaadi oromada ahayd ayaa mooryaan ah wasakh wasakh dhalay baad tahay
@Yusufxasann
@Yusufxasann 18 күн бұрын
MASHAA,ALLAH WAA GUUL GUUL. WADANKA HALA HAGAAJIYO. GUULEYSTA. ABIY AXMAD OO OROMO GAAL AH INUU SOMAALI FARAGELIYO WAA NUGU CEEB.
@aliabdi8347
@aliabdi8347 18 күн бұрын
​@@aaqilka5158shaydaankaas unuku nacaaynaya ee ma aragtay?
@theruler411
@theruler411 8 күн бұрын
@@Yusufxasann hadii aad waxan guul u kastid yaab wlhi . Somali waa xoolo calibeysteen cambulo qaxooti saqajaan abu casharo sida dhilo camal no
@theruler411
@theruler411 8 күн бұрын
@@aaqilka5158 xaarka iska tira marka hore ufffffffggg
@saafi1302
@saafi1302 18 күн бұрын
Ithiopia markay soo tashadaan ha shaqa bilaabaan
@wabaxa
@wabaxa 18 күн бұрын
MASHA ALLAH SOMALI GUUL
@Cabaysmedia
@Cabaysmedia 17 күн бұрын
Waa beentii
@alinaaden7674
@alinaaden7674 18 күн бұрын
Maraķibta ookalee iyaguna wa inayshuruuda kayo baxan
@user-pv2ww7ln6m
@user-pv2ww7ln6m 18 күн бұрын
Hore hadalo aad u tidhi 50 percent been ayay u noqdeen laguma aaminayo
@HaredDuale
@HaredDuale 18 күн бұрын
TALO MUHIIM AH waxaa dhaqaalaha ugu bsdan laga samayn karaa maamulida iyo ilaali ta labadeena badood sidaas darteed waa in awooda la saaraa ka hawlgelida xeerka badeheena Iyo kantaroolida iyo sharcisiinta maraakiibta iyo doonyaha Anagoo hada khatar ugu jirna in layna sumeeyo dhamaanteen Oo badeheena lagu shubo haraaga sunta wershedaha
@HaredDuale
@HaredDuale 18 күн бұрын
MAASHAA ALLAAH WERIYE SARE IYO MAAREEYE QAALI AH Waxaan aad ugu qancay naareeyahaas da, da yar reports kiisa wanaagsan iyo faham fiicnaantiisa iyo khibradiisa Waxaana loo baahanyahay dhalinyarada noocaas ah in ay buuxiyaan space kasta oo kala duwan oo baahideena ah iyadoo laga guuraayo dooeashada qabiilka iyo 4.5 kaba Guuleysta
@husseinyussuf7117
@husseinyussuf7117 18 күн бұрын
soomaaliya Guul💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗
@theruler411
@theruler411 18 күн бұрын
Xooloaha waa la dhaqdaa reer koonfuured waa xoolo calibeysteen cambulo aqli leh.
@ajm13131
@ajm13131 18 күн бұрын
Ninkaan iyo xasan waa raggii hawadi somalia ee sida dhib ka ah lagu so celiyey imarad ugacan geliyey, Somalia ilahay baa u maqan allaha so aruuriyo sada Sudan baan ka baqayaa in aynu dagaal sokeeye oo imarad hormuud ka yahay aynu galno.
@ilyaasabdi6352
@ilyaasabdi6352 18 күн бұрын
Barooro oo ku dhimo
@aminamudhir4150
@aminamudhir4150 18 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@aminamudhir4150
@aminamudhir4150 18 күн бұрын
Somalia 🇸🇴 mar hore ayaa la rabey in diyaarad Somalia leedahay la suubiyaaa.
@najahboorash5378
@najahboorash5378 18 күн бұрын
Haw haw adeer yaanaan kaajoojin diyaaradha yar ee xamar fadhiista
@hassanhussein272
@hassanhussein272 18 күн бұрын
Dee maad joojisaan Ethiopia airline waaatan ku xad gudubtay wadankii ooo inagu soo duushee
@saafi1302
@saafi1302 18 күн бұрын
Dawladu miimka ha uqabato dadka aan ogolayn dawladnimadeeda iyo hogaankeena
@karingarfod9151
@karingarfod9151 18 күн бұрын
Saxiib Danmark aan daganahay diyaradah waaweyeen kuli waxeey yimaadan cobanhegan kadib diyarad Danmark aa aadan gobalad u diida ineey tagaan gabalada
@xagardheerbulacley5047
@xagardheerbulacley5047 18 күн бұрын
Mashallah lakin lacag hasheegin qawleysata jirta
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 18 күн бұрын
Tasi baryo maha walaal sharci Ethiopia waxay aragta ina Somalie aay ledahay waxan nahay xalawad suuq tala halaga taqaluso dadka Ku shaqeysanaya
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 18 күн бұрын
WAA INRY ARKAAN IN CADOW ISKU HALEYN KARIN WALIBA EEYDA ITIBIA LALEEYAHAY IYO NAAGAHA EY MEHER LA"AANTA KU HAYSATO WAA IN LATUSO AWOODA DOWLSDA FEDERALKA SOOMAALIYEED WAAGII HORE FARMAAJO LAMA SAMEYN KARIN SABAB ASAGAA DABADS KALIIFAYEY EYDAAN HILIBKA CEYRIIN QUUDKU UYAHSY
@quruxgerikmb6572
@quruxgerikmb6572 18 күн бұрын
Mafahmin cinwaankaada waxqorista iska adkeeeee
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 18 күн бұрын
Aqonsi bay wax weyn u hystan nimanka hawiye 😂😂😂
@user-pv2ww7ln6m
@user-pv2ww7ln6m 18 күн бұрын
Dalkii madax sida caruurta u dagaalamaysaa qabsatay.
@mohamedabdiyusuf519
@mohamedabdiyusuf519 18 күн бұрын
Waligeedba somalia waxay ahayd mel dowlad kajirin oo dameer loo dhiibay an dowladnimo iyo walaalnimo lahayn oo agmaax weyn ah oo hada ka hor hargeisa qoxooti ku ahaa markaa waa abaalaaway weyn weeyi dameerkuna ul aya dawo u ah oo raaxadiisu tahay sedexda wakhtiba la jeedaleyow
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 18 күн бұрын
Aqonsi hadu wax tarayo afgnistan bu wax u tari laha ama eritreya hal dolllar aduunka ka helin hadna reer galbeedka xayrado saarin magaca kaliya shaqeyo wadmada
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 18 күн бұрын
War waxad ledahay shego hoyada yamani wastaye xagay jogta somalia adka hadlay magacasi 1991 bu dhintay war iska amus nacasyahow
@cabdinuurhobyo929
@cabdinuurhobyo929 18 күн бұрын
Mudane Agaasime adigoo ku mahadsan shaqada aad qaranka u hayso hadana canshuuraha hawada laga helo intee dhantahay? Sideese loo isticmaalaa ama xaggee ku baxdaa? Bulshada Soomaliyeed malala wadaagi karaa?
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 18 күн бұрын
Itopiya adiga aqonsi ka raadinaya anigu dhulkygi wan ka taliya aqonsi raadis ma ihi
@abdigafaryusuf8417
@abdigafaryusuf8417 18 күн бұрын
Maxaa madaxwaynaha ka khuseeya horumarka airportka muxuu qabtaa maamulaha airporku madaxwayne waa madaxwayne waa madaxwayne airportka wuxuu U baahanyahay wixii horumar ee loo baahanyahay waa in uu U madaxbannaanyahay qofka masuulka ka ah mise madaxwaynuhu waa xitaa khasnaji
@HajiEasy
@HajiEasy 18 күн бұрын
Madaxweyne Dr. Hassan Sheikh Mohamud Isaga ayaa Kolkii hore Gacanta Soomaalida Ku Soo Celiyay Hawada Soomaaliya, ilaa Hadane Wuxuu u Taaganyahay Sidii uu U Sii hormarin lahaa Taasi ayaa Keentay in Madaxweynaha Xogta lala Wadaago Markasta
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 18 күн бұрын
Bal ninka weyn wuxu war ka dhigayo daawo magac ban meel ka badalay bal inay shaqyso waxasi wan arki
@johnhennery5780
@johnhennery5780 18 күн бұрын
Dr HSM 😂😂😂😂
@user-tj2pj4ok2t
@user-tj2pj4ok2t 18 күн бұрын
FUTADAADA IGA CESHO ADIGA IYO NAAGTA KAASARAYSA EE JIRKEEDA KAGANACSANJIRTAY EE WASAARAD KUSHEEGA QURUN QURUN DHALAYBAAD TIHIIN ANAKUNA WAANU ERYI DOONAA EE MIDKEENEE AYAY DOORAN DOONTAA
@jaamacfaarax2375
@jaamacfaarax2375 18 күн бұрын
Meel dhow ayuu ka hadlayaa,adeer xiniinyahaa layska saarayaa ee soo diyaar garaw.
@aaqilka5158
@aaqilka5158 18 күн бұрын
Armaadan adigu xiniinyo haynin wasakhow ma adigaa wax isla haya hhhhh
@jaamacfaarax2375
@jaamacfaarax2375 18 күн бұрын
@@aaqilka5158 Nacnac looma baahna ee isasoo urursada dhamaantiin oo isukeen keena,dagaal waa layska dherginayaa doorkane.
@Yusufxasann
@Yusufxasann 18 күн бұрын
MASHAA,ALLAH WAA GUUL GUUL. WADANKA HALA HAGAAJIYO. GUULEYSTA. ABIY AXMAD OO OROMO GAAL AH INUU SOMAALI FARAGELIYO WAA NUGU CEEB
@jaamacfaarax2375
@jaamacfaarax2375 18 күн бұрын
@@Yusufxasann Adeer oromku dantiisa ayuu wataa,masarna biyey isku hayaan ee diin cidi iskuma hayso,haddaad xaabo u noqonayso adigay kuu taal lkn aniga habartii layguma halleeyo.
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 18 күн бұрын
Waar tuugada ay dawladani ummada soomaaliyeed ku haysaan wax ka qabta.
@NightingaleTorso
@NightingaleTorso 18 күн бұрын
Hub baa loo baahan yahay diyaarado dagaal baa loo baahan yahay ciidan xoog leh baa loo baahan yahay madax sare oo waddaniyiin (nationalist) ah ayaa loo baahan yahay . Haddii intaa la waayo ogaada dal soomaaliya la dhoho ma jiri doono waxba yaan lays daalin . Soomaaliyeey maqal : SHISHEEYE DANTIISA AYUU WATAA EE ADIGA DAN KUUMA WADO DALNA KUU ILAALIN MAAYO .
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 11 күн бұрын
Nin weerar idinku ah ayaad ,ka hèebaysanaa.
@كمالعبدالقادر-ن3ل
@كمالعبدالقادر-ن3ل 18 күн бұрын
HDLkaa ilaah ayaad kaga Fogarty ku saabsan inta uu xasan qabsaday hawada
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 18 күн бұрын
Masuul hadalka iska saxa adiga Hassan sheekh maxaad uga xuntahay madaxbanaanida Somalia inay fuliso Ethiopia, oo aad Ethiopia uga raaligaliso amarkiina waar hawiyoow dawladii somaliyeed caqli dameer baad ku wadaan, Hassan sheekh wuxu ku celceliyaa Ethiopia hana aqoonsato hadalkaaasi waa jaahilnimo, Ethiopia miyayna aheyn tan dadkeedii Somaliya qabtaan shaqooyinka somalidu aanay rabin ee musqulaha la qado iyo beeraha iyo waashmaan guryaha ilaaliya, jaariyadaha guryaha iyo intii kale oo dawaradooda khaati laga joogo Hargeysa iyo bosasso
@user-bv7yt7oj8g
@user-bv7yt7oj8g 18 күн бұрын
Doqon doqonkan miidhan xaguu xasan kasoo urursaday waar anagu jigjigaanu kasoodegikarnaa bad caalamiyana waanleenay hadaandoono maraakiibaan raacaynaa ama doonyo casriya woof waankaraysanaynaa diyaaradii qaaligga ahaa berbera dubay dubay hindiya
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 15 күн бұрын
Been ha iska dhaadhicinina Hargeisa is not somaliya
@ahmedaliosmaan9274
@ahmedaliosmaan9274 18 күн бұрын
Madaxdaan caloshoda ayey u shaqaystaan qofkii somali ah oo wax ka sugo riyo ayuu ku jiraa, ilaa laga helo nidaam xaraanta iyo xalaasha kala saari karo
@FlowerGirl-rg7zc
@FlowerGirl-rg7zc 18 күн бұрын
Oo yaa idiin raacaya umadaad hawada ku qarxineeysaanee
@fabulous-dy7kq
@fabulous-dy7kq 18 күн бұрын
Ethiopia ❤️ 🇪🇹 ❤️ 🇪🇹 ❤️ somaliland guuuuuuuul
@maqdashisareye954
@maqdashisareye954 18 күн бұрын
Nacas hagaaloobin wamxay galada aadsidatid
@Yusufxasann
@Yusufxasann 18 күн бұрын
MASHAA,ALLAH WAA GUUL GUUL. WADANKA HALA HAGAAJIYO. GUULEYSTA. ABIY AXMAD OO OROMO GAAL AH INUU SOMAALI FARAGELIYO WAA NUGU CEEB
@mukhtargeeljire4680
@mukhtargeeljire4680 18 күн бұрын
Orama iyo wasakhdeeda ayaad ku faanaysaa somaalina waa diidaysaa wax yar baa idiin hadhay inay somaali oo dhani ku yasto lagu quudh sado mar hadaad xili adag somaalinimada ka baxday dhalin yarda somaaliyeed na waxan leehay reerkii somalinimada naca hakguur sanina dadkii awal ladulmayna kaguur sada oo dulmiga kaqaada walaalayasl
@fabulous-dy7kq
@fabulous-dy7kq 18 күн бұрын
Dirty muqdisho boy talking rubbish 😅😅😅😅somaliland guuuuuuuul
@gigachad9879
@gigachad9879 18 күн бұрын
Somaliland xaggee Adduunka kaga taal. No body knows. Raja nool waa u dhammaatay
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 8 күн бұрын
@@gigachad9879 waxay kaga taalaa siilka hooyadaa dhexdeeda dhuda
@soomaalilandxassan8084
@soomaalilandxassan8084 18 күн бұрын
Been iyo hadal aan meel gadhin ayaad ku nooshahay .
@WorshipGodAlone
@WorshipGodAlone 18 күн бұрын
Inkastoo dur dur iyo dabaal galo; doofaar abidkiis ma daahiro! Madaxweynihii Somalia ayaan Afgooye safar ku tagi karin, laakiin ummad nabad ku nool iyo duminta Somaliland ayaa laga shaqeynayaa!! Doqoni walaalkeed u xoog weynaa!!
@mohamedabdiyusuf519
@mohamedabdiyusuf519 18 күн бұрын
Sax wayi walaal gar yad ku taagan tahay wan kugu raac sanahay gurguurte waligaba dameer caqli lahayn buu ahaa marka sheykadiisu waa dameer an saaranahay maxay dhusadiisu iga dhibi weeyi sheeykada muusey bixi madaxweynaha geeska afrika mustaqbalka dhow wad mahadsan tahay walaal
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 18 күн бұрын
​yuu ku wasiin
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 18 күн бұрын
​0romo aya lisku jwb waan arka somaliland waa mauul ka tirsan somaliya
@mohamedabdiyusuf519
@mohamedabdiyusuf519 18 күн бұрын
Ina xamaaley amba ina talyaani xambaaray ma ada ka hadli kara arimaha somaliland somaliland hortaa yey jirtay markaa dameer ciyey kama duwanid balse dameer yad ka hoosaysaa qadaadweyney amba ina afweyne ciilanay isaaq powrer weeyi dameerka xamar jooga waa daamer iska ciiyey damerku marku ciyow usha na ladhac si u rarka uqaadow marka indhahaagow shana ayad arkii doonta dameerka xamar jooga oo biyaha ka dhaamin doona xaafadaha hargeisaa taas aya nugu balan ah
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 18 күн бұрын
Amxaro oromo adiga cml gus ladaca somaliland qof taqano ma jirto xolo tahay sac
@maryami2299
@maryami2299 17 күн бұрын
Hadaa imaaraad ku wareejiseene maxaa xukumaysaan wadankiiba imaaraad baa bad iyo hawaba diideen hadana itoobiyaa sioo galisay
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 54 МЛН
Daawo Hadalka Maanta wasiir Fiqi
5:42
Anfac Media
Рет қаралды 1,8 М.
XAAJIGA SAFIYA TUSMO OO AFKA FURTAY SHEEGAYNA CIDII GUBTAY
18:24
Awdal Media Production
Рет қаралды 4,9 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY | RUSSIA | UKRAINE | SOMALIA | ABIY
24:09
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 38 М.