Daawo Warkii Udanbeeyey Xogta Rasmige Dagaalkii Dolow Iyo Kulbiyow Sida wax Udacay Cidda hadda Haysa

  Рет қаралды 59,279

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 34
@fadumonurhassan91
@fadumonurhassan91 18 күн бұрын
Guul ciidanka qaranka Soomaaliyeed. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@asadhagio27-w7f
@asadhagio27-w7f 18 күн бұрын
Mar walba Xaqa Gulaysan insha Allah Jubaland🇸🇴💪
@joyaiyc
@joyaiyc 18 күн бұрын
Ok anagaa aadeenee axmaarka hanceliyo
@NaasirAbdi-o6y
@NaasirAbdi-o6y 17 күн бұрын
Insha alah guull jubland
@NasroCabdi-i7g
@NasroCabdi-i7g 18 күн бұрын
Guuuul guuul insha Allah iyo gobanimo jubalaaand 🇸🇱🇸🇱🇸🇱♥️♥️🥰🥰🦁🦁👑👑💪💪💪
@marianhassan9515
@marianhassan9515 18 күн бұрын
Guull iyo gobonimo jubbaland ❤❤❤
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 18 күн бұрын
Jubaland Guul insha Allah Xasan gur gurte wa fashilmay wa in u is casila Xasan shekh
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 18 күн бұрын
Xasan shekh wa fashilmay wa in xilka laga qada wana khainu wadan tug ah
@KaderAhmed-sg6qq
@KaderAhmed-sg6qq 18 күн бұрын
Guul juballand insha allah axmed madoobe waxan urajenaya inuu madaxwayenaha somaliya insha allah
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 18 күн бұрын
Xasn sheikh Ilahay ha ka qabto umadda
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc 18 күн бұрын
Waar kuwa leh dawlada ayaanu kajiraa! Waar dawladee dee? Waar ma lawaashay? Waar ma xasan sheekhan dalkii iyo dadkiiba xaraashaya? Subxaanallaah
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 18 күн бұрын
Dowlada Xasan shekh wa khain warkisa cid aminaysa ma jirto
@YaxyeibrahimCabdi
@YaxyeibrahimCabdi 18 күн бұрын
Hooyadiin wasadheh eed badanaa war wiilasha iskaceliye
@Roodaaxmad-e7q
@Roodaaxmad-e7q 17 күн бұрын
3:54
@IdleAdow-bs7mu
@IdleAdow-bs7mu 18 күн бұрын
Guul jubaland
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 18 күн бұрын
WAA INDAGAAL ADAG LA LA GALAA CIILQABE XASAN DHIIQO iyo Maamulkiisa Qabyaaladaysan.
@guledgled8695
@guledgled8695 18 күн бұрын
Soomaaliyey bal eega uu ka sameeyey Xasan dawaco Raaskambooni iyo dooloow wali waa daawaneysaan foolxumada uu samaynsyo.war hubkiina qaata oo dalka ka badbaadiya
@HogaamiyeCarfaaye
@HogaamiyeCarfaaye 18 күн бұрын
Kulbiyow jubalan ayaba jogaane ee badhaadhe lee sohaay mojiye 😂
@guledgled8695
@guledgled8695 18 күн бұрын
Xasan dawaco Ethiopia wax haku tarto waadigii badda umaddu hadyo u bixiyey.xasan dawaco hadda hakaa celiso Ethiopia jubbaland
@ahmadfarbaruur3979
@ahmadfarbaruur3979 18 күн бұрын
Dhammaan ciidan kaas hub kadhigis baaba lugu sameeyey waana maxaabiis
@aliyabeh1722
@aliyabeh1722 18 күн бұрын
Laba eyi iscunayso warabe iskama celiso
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 18 күн бұрын
Xasan shekh wa u fashilmay wana in xilka laga qada
@hasandiriyeabdifarah6379
@hasandiriyeabdifarah6379 18 күн бұрын
Niinkaan beenlowga ahii waa Amxaar afsamaliga Ku hadlah oo Gaaladu wariye kasoodhigteen danta Gaalada fashilka Dawlada ayuu kashaqeya wakaa oranaaya manaqan markastana iyo gorksta waa cambaareyaa
@idrissdiriye2474
@idrissdiriye2474 18 күн бұрын
Waan kufarxayeey umaad gaal hogamiya ,daaxdoda iin eey iswiqaan ,,,,,,tuug ayaa madaxweyne kadigateen ,,eee qaramadha midowbee cunaa qabateen hakucelisoo
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 18 күн бұрын
Xasan shekh marna itoobiya miyu heshis la gali marna waxu na oran itoobiya dagalka ku jirtay wax is didan weye itoobiya isaga hos ordaya o badi u saxixay
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 18 күн бұрын
Munafaqyada HSM la aragtida ah Dalka oo mamulada wada shaqeyn Puntlaand illa Kmudug Hirshabelle KGalbeyd Jubalaand Iyadoo HSM lagu warejiyay Cidamo iyo Shacab wada qaatay kacdoon shacab oo karay in 700km 34 khawarijta eey kulahayeyn Saldhigyo dhulka hostisa Mssajidii oo lagu Keydinayaay Dorigoda Qamriga xashishka kuwas oo loo isticmalo dhalinyarada qaraxyada lagu xiro, Lataliyaal kusheeg wada mooryaan oo HSM uu kadhigtay mulkilayaasha Ayaa wada shirqolay Cidamadi Somaliyeeyd kuwa Degan kuwa mamulada loo dhisay kuwi Xooga dalka oo maanta aan hubo Abiy uusan soo damaciyeyn In mamulada Hargeisa illa kulbiyow uu taguleyn gaarsiiyo.Somalida waa in HSM ficilkisa loo midowba shirweyne laqabtaa war kuwa dalka joogo iyo kuwa damaca kale maxaad idin haystaa.HSM Dalki dadki waa uu wada xarashtay beritona meel xun iyo Somali oo kala dhimatay ayuu Diyarad karaci dalkina waa bur buray.
@AbdiNasir-n5h
@AbdiNasir-n5h 18 күн бұрын
😂itobiya way ku saxan tahay iney amniga sugto cida edabta darana xakamayso...
@abassadan2541
@abassadan2541 18 күн бұрын
Dhulka Ethiopia halugu daro
@MohamedIbrahim-mu5nx
@MohamedIbrahim-mu5nx 18 күн бұрын
Hadal uma baahna tani ee wax iska celiya shalayna badii ayaad ka iibiseen maantana wadankiinii ayey idinkula dagaalameen
@saleebaancali9690
@saleebaancali9690 18 күн бұрын
weriye maxaa kaa galay gedo iyo garbahaaray ilayn soomaaliya ayey ka tisan tahaye adigu sow itobiyan ma tihid mise ugaadeen ahaan ayaad ugu hiilinaysaa
@Forlife765
@Forlife765 18 күн бұрын
Channelkaan iy daauus media Abaagadhayaashaa iskaleh.
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
Xasan Sheekh iyo Afwerki oo ku wada-hadlay Asmara | Qubanaha VOA
29:40
BUURMADOW OO SI ADAG OGA HADLAY DAGAALKA DACAWALEY | CEERIGAABO
18:00
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 144 М.
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН