Daawo Warkii Udanbeeyey Duulaankii itoobiya iyo Somalia Talaabaday Qaaday Wadamo Somalia Uso Hiliyey

  Рет қаралды 43,058

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 27
@danabguuled5491
@danabguuled5491 Ай бұрын
Bad cas e aydn ku waalateen rag bas iska leh helimaysaan, ka quusta Somaliland iyo Ethiopia guuleysta guule haydin garab galo 👍👍👍👍 May god bless Somaliland e Ethiopia 👍👍👍👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 Ай бұрын
Bad cas Ethiopia maa siisay 50 sano si aad unoqoto ISAAQLAND koleey booramo iyo laascanood idin ka ma mid ah marka hal qabiil ma iibsan kartaa mustaqbal jiilka soo koraayo mustaqbal laan ku rid koleey Ethiopia makula tahay 20 sano ama 50 sano ineey dib unoqonaayaan waa maya 😢
@danabguuled5491
@danabguuled5491 Ай бұрын
​@@wmdghdgg1234 Bad caso ma yooyadaa baa leh, Hurdaa ku haysaa e orod seexo, maankiyo qalbigaa ku kala maqane e Hal kiniini ahna Qaado miyirku ha kuu soo noqdee, bye 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 😂😂😂😂😂😂
@jamahussein6860
@jamahussein6860 Ай бұрын
Waa Abraha, Abiye.
@kaafikaafi
@kaafikaafi Ай бұрын
ITOOBIYA IYO MAREEYKAN, SOOMAALIYA, ISKUMAR AYAY KUSOO DUULEEN, ILAA MAREEYKAN, DALKA LAGA CAAYRIYO ... XABASHI, XABASHI, WEHEL AYAY HAAYSATAA DAANDAANSIGANA DEEYNMEEYSO. HADABA SOMALIWEYNEY, MAREEYKAN, DALKA HAGA CAAYRIYO, ... XABASHIDANA, WAALAGA ADKAANDOONAA. INSHAA ALLAAH.
@AlfiaAmiin
@AlfiaAmiin Ай бұрын
Xalanuu haystaasreykan fhibkaba Waa asagaYaa bixinkara in la Isla celiyo oo nafta lohuro itobiya waaye
@Cabdifataax12-w2v
@Cabdifataax12-w2v Ай бұрын
Abii xaarwaynaha ah hala iskaceliyo oo oromo xil hada uhoraysa oo walibana kaligii taliye eh oo waxkale aysan umuuqan waana nin damaaciye laakiin soomaali iyo itoobiyaan horay ayay isu arkeen
@aliabdifarah756
@aliabdifarah756 Ай бұрын
Maxaa keeney dooda waaba yaab dhulkeena badeena anagaa leh dagaal iyo difaac moyaane inaan kala doodno qalad wayn baan u arakaa
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t Ай бұрын
Adiga yaa tahay ma oromo tahay mise amxaro
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 Ай бұрын
Naac badanaa somalia war run hadii lasheegayo waxy ahayd inay marhore xadka jooogaan cidanka somalua
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 Ай бұрын
CC SHAKUUR ASAGA. AYAA KAMIDA. CIDA. DALKA SOMAALIYA. MEESHA. UU HADA MARAYO DHIGAY
@alisuja3894
@alisuja3894 Ай бұрын
Asc anfac media waxaan kamaid ahay dhagaysta yaasha kugu xidhan waxaan kaa codsanay naa madama aan nahay dhagaysta yaashaada.marka aad waresi samay nayso pls wareeso somalaida sida faysal rooble,kale lakiin nimankaan waa qab qab qab layaashii 2
@saeedjama361
@saeedjama361 Ай бұрын
Dowlad hal qabiil ah iyo fiqi iyo mahad salaad oo shabaaba somaaliya waxbo uma qaban karaan!!!
@abdiali4626
@abdiali4626 Ай бұрын
guul guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹👍👍💪🏿💪🏿💪🏿
@kaissasgaas695
@kaissasgaas695 Ай бұрын
Xuutiyiintii ayàa loo taag la,yahay Hadday itoobiya Ku darsansanto wàa dhibaato kale... kulahaa xuutiyiinta ayaan LA dagaalamaynaa
@WaliDuqoow
@WaliDuqoow Ай бұрын
Asc
@ShardiYare-e1i
@ShardiYare-e1i Ай бұрын
Acs ikudubniba wacan
@abdiahmed9590
@abdiahmed9590 Ай бұрын
Somaliya dhulkeeda wey qabsatay soofiyet ayaa ka soosaarey
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim Ай бұрын
Isku wadadar Ethiopia oo dhan barta dumarkay ka jilicsan yihin 😂 waxaku dhaca arag
@abdiahmed9590
@abdiahmed9590 Ай бұрын
Olf lama ogoleen waxaa dagaalka gashay wslf waxaa mingistu ku kacsanaa eriteriyinta iyo qaar ka mid ah oromada tigrega dagaalka ka dib ayey ku kaceen
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib Ай бұрын
Soomalia Italian dal maaha way edeb darantahay
@abdiahmed9590
@abdiahmed9590 Ай бұрын
Somali british dal maha wey waalan yihiin
@AlfiaAmiin
@AlfiaAmiin Ай бұрын
Been iyo sasab shacab baa la wadaa ayadoo ay sogashay maxaa ladhowranayaa kuwa qarsanaya halaga bilaabo .
@SaifSaif-v3s
@SaifSaif-v3s Ай бұрын
😂😂💀💀💀👍
@kaissasgaas695
@kaissasgaas695 Ай бұрын
Khaldaan land wxaan Oran lahaa itoobiya Hadday Badda cas soo gasho Berbera ayaad waayi doontaan xuutiyiinta YAA idinku yaaci doonta
@alisuja3894
@alisuja3894 Ай бұрын
Ninkaan aqoon badan malaha kakiin waxaad ku ogaataa waxuu ku leeyahay maraykanaka ayaa saxib la ahaa mingiste.noo nato iyo waarso yaa lakala ahaa labada dawladod soomaaliya iyoEthiopia nato Mahayana waxay ahayeen waarso ee wax soo baro sassy madax wayne ku rabaa nooo somali iam sory
Real Man relocate to Remote Controlled Car 👨🏻➡️🚙🕹️ #builderc
00:24
The Singing Challenge #joker #Harriet Quinn
00:35
佐助与鸣人
Рет қаралды 16 МЛН
ЗНАЛИ? ТОЛЬКО ОАЭ 🤫
00:13
Сам себе сушист
Рет қаралды 4,1 МЛН
Car Bubble vs Lamborghini
00:33
Stokes Twins
Рет қаралды 35 МЛН
Real Man relocate to Remote Controlled Car 👨🏻➡️🚙🕹️ #builderc
00:24