Somalia wey guuleysatay insha allah itoobiya wey jabeysaa
@paulkhalif32993 ай бұрын
Guull Somaliy
@EngdaauudAbiib3 ай бұрын
DAWLATU MADAAR FAILED SOOMALIA ITALIAN DESTROYED
@EngdaauudAbiib3 ай бұрын
BACAAAASC BACAAAAAC FAILED SOOMALIA ITALIAN DESTROYED ONLY 3KM
@Aminatt318283 ай бұрын
noolow siisi misr iyo soomaalidu waa dad walaala ah❤
@AliMohamed-ub6ob3 ай бұрын
wada hadalka itobiya ma yeelneyn ee dowlada turkiye ayaan huri weynay oo ah wadanka kaliya ee gacan barashadeena leh shacabka soomaaliyeedna ey aad u jecel yihiin kuna dhaartaan dowlada turkiye iyo shacabkeeda allaha xafido .aamiin.
wax u dhaxeeya ma jiro itoobiya iyo xasan ee is afgaran waa bada indiya ayaan ku siinayaa iyo waxaan rabaa badancas zeylac zeylacna reer waqooyi ayaa iskale xasan waxuu rabaa inuu wax uu ubalanqaadey muuse inuu siiyo ama masar wax ay u soocaratey oy hub iyo ciidanba u keensatey itoobiya oy 2sano raadineysen meel ay kala dagaalanto biyaha niil uu ka xirey
@nimoislawo21433 ай бұрын
Oromo bada waa daxal umada somaliyeed ka dhaxeysa madax weyne bixin kara male
@EngdaauudAbiib3 ай бұрын
Bacaaac bacaaaac bacaaaaac failed soomalia italiya only 3km
@fathaibrahim70793 ай бұрын
Taas ayaa run ah ilaahaw umada masaakiinta ah ka qabo dad iyo dal iibsadayaasha Xasan iyo wixii la mid ah, masar danteeda ayey wadataa, halka dhibka iyo dagaalka lala rabaana wa Sooli about doono ha sheegtrr
@MaxamuudMustafCali3 ай бұрын
Muse ma ogu miyaa ino ictiraafka Somalia ka yaalo ?
@CumarCadaay3 ай бұрын
waxajeclaa itobiyo ina tusino awoken
@AbdishuQaasim-z7b3 ай бұрын
❤❤❤❤😂
@Ahmed-l8c7l3 ай бұрын
Ma cada in turki leeyahay. Waxay u eekaayeen kuwa maraykanku ku haysto jibouti
Dowlada somaliya sidee ugu gurmankartaa sayla iyo borame si looga xoreeyo somali diidka dhexdeena ku jira soow maha marka hore in ayaga laga bilaabo waa somali diidka
@XulleChannel-wk2qn3 ай бұрын
Iyaga laftooda inay Dhintan ayey ka xigan sido kale inay iska kiin celiyan ayey diyaar uyihiin ka wrem somali jacaylow
@Hciid3 ай бұрын
Dowlada somaliya ssc 100 jeer ayay ka xoog badan tahay waa tii siyaad bare oo kaleee hada sii qax@@XulleChannel-wk2qn
@MaryanYussuf-s8i3 ай бұрын
Don’t say muqdisho
@musaBISHAR3 ай бұрын
guul walalahen rer masar way ku mahadsanyihin garab is taga ay no mujiyen wain abbi iyo musa bixi gacanta lagu so dego wa laba tugo
@teshomewami24883 ай бұрын
GUULII Somale Land.
@XulleChannel-wk2qn3 ай бұрын
Somaliland markay tidhi bad baan kiraynaya somali oo dhan baa kacdey lakiin marku xasan sheekh bilaash ku bixinayey wax fiican ayey aheed halka ka garta inaad munaafiqiin tihiin
@nimoislawo21433 ай бұрын
Oromo itobiya waa bur burtay ee halkeed ka tuugsan amxarki ad adoonka uaheed baa kugu so socdo fano guul