Daawo Faah Faahin horleh Dagaalkii Maanta Lagu Hoobtay Dacawaley Liyuu Boolis O Hadlay Cirro O dalba

  Рет қаралды 30,796

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер
@igaleabuabdilahi435
@igaleabuabdilahi435 4 сағат бұрын
Subxaanallaah waa kugu dhimay oo kaa dhimay allaha yow dadkayga isfahamsii
@seed3966
@seed3966 Сағат бұрын
Aac 😎waa yaab argagixiso xadka kasoo gudubtey shuftadaas waa in lasoo afjaraa 👮🏽‍♀️🌎👮🏽‍♀️khalad runtii cajiib
@fathaibrahim7079
@fathaibrahim7079 4 сағат бұрын
Inaalilaahi wa inaa elayhi raajucuun Somali ma sidaas ayaa u danbaysay, ethobiana maanta waa farxadeeda, iyadoo awelba gudaha inoogu jirto
@mahadimaxamed-r6u
@mahadimaxamed-r6u 2 сағат бұрын
Cidan somali and kamaiman. Imkaa ayaanu soo sconaa mustafe kuu dhisnan mayo mamul. Dadkay xukumayeen ayay uu kala hilnnayaa mustafe
@SaedDahir-v6d
@SaedDahir-v6d 4 сағат бұрын
Ciidan yidhi amaankan sugaynaa suɓxiina islaan inan yar iyo odaygii xalay xolaha uqalay xabad ladhacay
@abdirazakhajiali2415
@abdirazakhajiali2415 4 сағат бұрын
Aad baan uga xumahay. Waa nasiib darro dagaal xilligan Soomaali loo loogay cadow Fara badan
@seed3966
@seed3966 Сағат бұрын
Asc 👮🏽‍♀️🌎👮🏽‍♀️ fitnadu waa hurudaa ee kuwa toosiyaa nacalad haku dhacdo kuwii xadka kasoo gudbey halasoo qabto e shuftada ahaa 😮shacab is hayaa majiro odoyaaloow 👮🏽‍♀️🌎👮🏽‍♀️
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 2 сағат бұрын
Ilaahay ooma naxariiso cidii dulmiga wada dhamaantood Waa fiinaar Ilaa ninkii la dulmay mooyee
@fathaibrahim7079
@fathaibrahim7079 4 сағат бұрын
Maxaa hore loogu soo afjari waayey, dhawr wiig ka hor ayey ahayd markii haweenku barooranayey, ay lahaayeen Liyuu booliska naga qabta
@fathaibrahim7079
@fathaibrahim7079 4 сағат бұрын
Waa wax aad looga xumaado Ilaahaw kala qabooji, yaa rabi Waa kugu dhimay oo kaa dhimay
@osmaanmunasar
@osmaanmunasar 4 сағат бұрын
abiy u dacwooda dowllad maahin mustafe qabiil waaye deegaan soomaali majiro mewsha dowllad itoobiya kataliso awoowe. dowllada sare aada
@garaaddeeq2951
@garaaddeeq2951 3 сағат бұрын
ilaahay ha kala qaboojo umadda walaalaha ah ee soomaaliyeed caqliguna ha shaqeeyo ayaan leenahay
@kamal171
@kamal171 4 сағат бұрын
Maxay marki hore gacmaha u qaban wayen
@mahamedcabdionyoodonyood895
@mahamedcabdionyoodonyood895 4 сағат бұрын
Xabadu marbey aheyd in lajoojiyo lkn hada wey bilaabataye isdifaaca idoorow nabadi wey dhamaataye
@SaedDahir-v6d
@SaedDahir-v6d 4 сағат бұрын
Diyaaar baanu nahay
@abdourahmanahmed-b7p
@abdourahmanahmed-b7p 3 сағат бұрын
Xabad xal maha
@ZayidOmar-c4s
@ZayidOmar-c4s 2 сағат бұрын
Zxb dagaal wax lagu dagdago maaha Alkn hadii mashiinadu qarxaan moowdka loosiman
@prosl11
@prosl11 41 минут бұрын
Waxaad hayseed soo daa haddii lagu xasuuqi wayo darood kuu xaarow
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 3 сағат бұрын
Dagaalkii ugu xumaa ayaa dhacay.
@HassanSheikhMohamedSirad
@HassanSheikhMohamedSirad 3 сағат бұрын
Wali la isma gaarin iidoor ha cabaadin
@CandimaxamedGeelqure
@CandimaxamedGeelqure 3 сағат бұрын
YOOCAALE AYAY KA TIRSAN TAHAY GOOBT DA CAWA LAY
@AliAli-kp1ry
@AliAli-kp1ry 4 сағат бұрын
Iidoor iyo reer isaaq waa isku mid😂😂😂
@lionofthehornofafrica3631
@lionofthehornofafrica3631 Сағат бұрын
Rer isaaq Ogaden baa jirra ather.Cagjar amxari waa Rer isaaq Ogaden.Abdalla Ogadena waa basas Kenyati ama Ethiopia Habashi basaas.Cawliyan waa Somaliwayn iyo bogorka Ogaden.Cawliyahanow maskax Somaliwayn Keena manta.
@IbarahimAbdi-c6v
@IbarahimAbdi-c6v 3 сағат бұрын
Adigu Waxaaď tahey nin illaaahey yyaqaan
@SaxaneNuur-uf8yf
@SaxaneNuur-uf8yf 4 сағат бұрын
Daba cayuun waa lagu tayray
@osmaanmunasar
@osmaanmunasar 4 сағат бұрын
walaahi qaar ogaadeena meesha waalagu dilay horta xay isku dilaayaan dhulkaan itoobiya iskaleh hadaane xor u aheen xay isku dilaayaan
@Abdi-c6k6n
@Abdi-c6k6n 3 сағат бұрын
Weligeenba waa is dili jirnay Adkaysta waan adkaysanaynaaye Hadana dagaalka kuma faraxsanin
@cabdilahihassan6112
@cabdilahihassan6112 4 сағат бұрын
Alw kalaqabooji
@MuktarMuse-z3s
@MuktarMuse-z3s 4 сағат бұрын
War islamke guul beynulenahay
@KhadarCabdi-v9y
@KhadarCabdi-v9y 2 сағат бұрын
@Ugaaas63
@Ugaaas63 3 сағат бұрын
Somaliland Maxaa ka galay Dagaalkan Meeshu Soo DDS Mar aha Ha laga talaabo Qaado Xidkasta oo Xadgudub ku soo sameysa DDS Ciidanka cida weerertay Ha ka shaqeeyeen
@DEQAABDI-y6c
@DEQAABDI-y6c 3 сағат бұрын
cawan
@osmaanmunasar
@osmaanmunasar 4 сағат бұрын
hada ciidanka itoobiyaanka hadee kala dhaxgalaan oomeesha lakeeno fakararax waakala ordaayaan walaalayaaloiw labadiina cid adoonaa iska tihiin maisdeysiino. dhulkaan itoobiya markaa ka godiin isdila laakiin xorba matihiibee
@ademmahamed2233
@ademmahamed2233 4 сағат бұрын
Warka lasoo saray maha sax EE hadan Ku saxo wada hadal kii hore oosocda oo xalay Arab soor yeeyay madaxdii ama odayashu ayaan saladii weerar qabsaday Arab soda ayu Ku bilwday dagalku waxan bilaabay liyuu booliska
@ibraahinaxmed9930
@ibraahinaxmed9930 Сағат бұрын
Walee 19mayd oofuuray. Wali way yaaleen sedex cabaadayana. Waan arkayay
@abdixayi8453
@abdixayi8453 3 сағат бұрын
War meesha xadiis iyo alle how naxariisto haku akhrine. Sheeg in alshabaabkii hargeysa kasoo duulaan tagey in abaalkood laga waraabiyey. Wax xal iyo heshiisa midna lagama gaadhi doono. Wixii soo dirayna hargeysaa loogu tagayaa.
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 3 сағат бұрын
ARAB IYO KUWO REER AWDAL AH IYAA DUULAANKA QAADAY😢. SHACAB IYO CIIDAN BAY LAAYEEN SI GAADMO AH. YAAN LOOGA HARIN WAAYO ISMA QABTAAN
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 2 сағат бұрын
Cawaan gumaysi ku nool oo iyaga isku xoog weyn war iska Xoreeya Itoobiya.
@hasypahaz5885
@hasypahaz5885 Сағат бұрын
Bal reeraha hala kala qaboojiiyo. Wixi cidaan kasoosocda somaliland.dawlada somaliland ha joojiyan. Ciidanka deeganka.somaalida na dagaalka hajoojiyan.
@ibraahinaxmed9930
@ibraahinaxmed9930 Сағат бұрын
War anaga. Dawlad nooma aha. Ogaadeeniya
@CiidJaamac-d8e
@CiidJaamac-d8e 4 сағат бұрын
<a href="#" class="seekto" data-time="546">9:06</a>
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Сағат бұрын
Subxaana Laah ummaddu miyaanay muslimiin aheyn maxaa isku saliday
@CiidJaamac-d8e
@CiidJaamac-d8e 4 сағат бұрын
<a href="#" class="seekto" data-time="608">10:08</a>
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 3 сағат бұрын
NABADIINA WASA. DADKAY XASUUQEEN SIDII CEERIGAABO MA XAYAWAAN BAA ⁉️ NIJAAS NIJAAS DHASHAY. DADKAY LAAYEEN WAAKUWA BAXSADAYE YAA MAGTOODA BIXINAYA ILEEN IYAGAA DAGAAL SOO QAADEE ???
@SaedDahir-v6d
@SaedDahir-v6d 3 сағат бұрын
Reer isaaq iyo new bolice wada socdaa dad shacaba laayay Bal aduu dawlad iyo qabiil wada socda xagee lagu arkay
@ahmedyusuf5790
@ahmedyusuf5790 3 сағат бұрын
kkkkkkkkk somaliland milater /ssb/G 36 ka waran kuwaas anigu waxaan jeclaan lahaa in uu mudo 3 bilood ah inuu sii socdo
@HassanSheikhMohamedSirad
@HassanSheikhMohamedSirad 3 сағат бұрын
Iidoor haddii aad is ka celini kartaan Ogaadeen is difaaca
@HassanSheikhMohamedSirad
@HassanSheikhMohamedSirad 3 сағат бұрын
Tii gooja Cade ka dhacday ayaa iqarso noqoni doonta waa waqtigii iidoor la cirib tiri lahaa
@KhadarCabdi-v9y
@KhadarCabdi-v9y 2 сағат бұрын
Asc
@Abdi-c6k6n
@Abdi-c6k6n 4 сағат бұрын
GODKA LAGU CADAABYOW MUXUU GOUHU BEEN SHEEGAY
@Abdi-c6k6n
@Abdi-c6k6n 4 сағат бұрын
Ogadeeenow waa idinka iyo Arab oo keliya.
@ibraahinaxmed9930
@ibraahinaxmed9930 Сағат бұрын
Waar maxaa ciidana ma waxa midkoodii iyodhaawacoodii kayaacay
@mohamoudahmed6694
@mohamoudahmed6694 3 сағат бұрын
AAY KIDEEREY.😅
@akhalif579
@akhalif579 Сағат бұрын
Xabashi la dagaaley arab sh israaq buunbuunisa ogadeen ma gali waayeen? Meel kale laga diiwaan galin, maxaa deegaankooda loogu heysta.
@mohamoudahmed6694
@mohamoudahmed6694 3 сағат бұрын
Yaa isgaadhey. Hhhhh😂
@ibrahimimamsaleh121
@ibrahimimamsaleh121 4 сағат бұрын
Por favor África negros unidos stop guerra é melhor unidos não entrar políticos árabes e europeus americano
@guledkaarshe2213
@guledkaarshe2213 4 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 4 сағат бұрын
idoor wa dad xun oo dhulboob iyo gardaro iyo dhulmi caqli kale maleh ee halayska cagta hala mariyo oo ilaa burco iyo hargeysa laga eryo
@osmaanmunasar
@osmaanmunasar 4 сағат бұрын
dhulja itoobiya lehe xaar dadka ku heesatiin labadiina cid adoona xabash utihiine kkkkkk
@HassanSheikhMohamedSirad
@HassanSheikhMohamedSirad 3 сағат бұрын
Ethiopia iyo Luyuu police iyo DDS bal adiga kala saar aan aragnee DDS hooyadaa miyaa leh sow Dowlad Deegaan Ethiopia ka mid ah ma ahan? Goofley muufo iyo maan kaal isku cunaad tahay oo lax dhukan ah .
@osmaanmunasar
@osmaanmunasar 4 сағат бұрын
diridhabe oromaa leh .jigjigana oromaa leh ogaadeen xay ku dagaalamaayaan dhulkaan itoobiya iskaleh hadeenw xor idiin aheen xaa shacabka cuidanka u xasuuqaayaan. soomaali waxeeleedahay majirto dhulkan adoonaa loowada yahee 😂😂😂😂 xamar iyo hargeisa maamoodeen oo xora .labadiinaba adoonaa xabash utihiin
@HassanSheikhMohamedSirad
@HassanSheikhMohamedSirad 3 сағат бұрын
Ogaadeen haddii aad iska celini karto Ciidankii Raaskabooni aad u dirtee ayagoo hub kadhigis lagu sameeyey ayaa diyaarad kuu Soo saarnay. Haddii aan doono anagoo dhaanteeneyno ayaa xamar qabsani karnaa. Waayo 100,000 Luyuu police ah ayaa u Soo diri karaa muqdisho. Maskiin Abgaal ah oo Dameeraha raaco ayaa tahay Dagaal iyo siyaasad midna
@halimosheikh4999
@halimosheikh4999 3 сағат бұрын
Warya adiga oo Waxa xigamad mesha ku hayn afkaga xun ha ku tagen Ogaden gobolka ogadeniya ogaden kaligod ma dagan ee Waxa daga 32 qabil oo somali ah hadi waxa la gumaysto waxay ahay qabilka 32 waxa hadhay 31 qabil oo somaliyed balse afkina xun waxad ku soo qabatan ogaden waa lagumasata inta ayaan kaga gubay Kawabata balse waxan aad iyo aad oga xumahay colada somaliyey siday waxa u dhacen iyo sida logala garadarana illahaba go illahay waxan ka rajena inu kala qabijiyo
@HassanSheikhMohamedSirad
@HassanSheikhMohamedSirad 3 сағат бұрын
Dirdabo iyo Jigjigo Waa caasumado Xor ah Uganda iyo buruni iyo Jabuutiyaan ma ilaa liyaan,Aabahaa Xasan Garguurte oo Abey Axmed gacanta ka shuminaya oo leh Iga raali noqo badii Waan kugu wareejinaa ma aad arkin kkkkkkk yaa xoolo maskiin
@HassanSheikhMohamedSirad
@HassanSheikhMohamedSirad 3 сағат бұрын
Ogaadeen oo 15000,000 ah aad afka ku taagee oo 3 wadan dago adigoo Soomaaliyoo dhan Goof ka Jaziiro iyo Jowhar oo makane lee yahay korsaar ku ah kkkkkkkk
@muunailwaadsan3624
@muunailwaadsan3624 4 сағат бұрын
Hooyadeed baa lawasaa cag dheer
@mruun6114
@mruun6114 4 сағат бұрын
Rer calacalaye
@AbdiNasir-n5h
@AbdiNasir-n5h 4 сағат бұрын
ader ya idin shegay inu iidor sheikh ahaa?.!!!. hadu sheikh aha waxan shayayadhinta ah musan dhalen kolley ! muse waxay iyagu shegten umbad idinna shegaysan?..
@osmaanmunasar
@osmaanmunasar 4 сағат бұрын
hada ciidanka itoobiyaanka hadee kala dhaxgalaan oomeesha lakeeno fakararax waakala ordaayaan walaalayaaloiw labadiina cid adoonaa iska tihiin maisdeysiino. dhulkaan itoobiya markaa ka godiin isdila laakiin xorba matihiibee
@AliMohamed-vj8uj
@AliMohamed-vj8uj 3 сағат бұрын
Hooyada itoobiyan was adeer dhulkan anaga ka talina majority rules orod guur hadadan sharciga u hogaamsamin,
@KhadarCabdi-v9y
@KhadarCabdi-v9y 2 сағат бұрын
Asc
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 123 М.
Kaftanka Siyaasada 555 oo aad u xiisa badan
30:32
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 3,8 М.
Putin's palace. History of world's largest bribe
1:52:51
Алексей Навальный
Рет қаралды 133 МЛН
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.