Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya

  Рет қаралды 346,714

BBC Somali

BBC Somali

Күн бұрын

Пікірлер
@actual8106
@actual8106 Ай бұрын
THANKS cabdirahman waa balan inaan madaxweyne kaa dhigno hadii qof iyo cod la qabto ❤❤
@MohamedAhmed-j6z6i
@MohamedAhmed-j6z6i 28 күн бұрын
War siyaasigaan caadi maaha!
@shukricali7063
@shukricali7063 24 күн бұрын
😊❤❤❤
@Thepathtojannah77
@Thepathtojannah77 Ай бұрын
Mahadsanid abdirahman aqliga alle haku barakeyo
@AxmedOsmaan-j9z
@AxmedOsmaan-j9z Ай бұрын
Aamiin yarabi sxb wllhi ninkaan ayaay u baahan tahay umada somaaliyeed insha Allah waa u rajeeynaa aniga xiligii farmaajo waxaan ka aamin sanaa qaran dumis lkn waxaan ogaadi inuu aqli iyo cilmi ku filan umada somaaliyeed uu ku hogaamiyo waa lee yahay sxb sare ❤
@booloxaashi1114
@booloxaashi1114 25 күн бұрын
Sxb cabdirixmaan cabdishakuur waxaad tahe halyeenimad waan ku taagane taariqda ku qooron
@luulsharib
@luulsharib Ай бұрын
Hassan Sheekh Somalia Dan kama leh Caruurtiisa wax barashadooda iyo hanti ururis buu ku jiraa Allah hanaga qabto
@maxaakaaoohiyay
@maxaakaaoohiyay Ай бұрын
ههههه
@aniga7280
@aniga7280 Ай бұрын
Like a lot of persons?
@MohamettAbdi-x6v
@MohamettAbdi-x6v Ай бұрын
Yeah, lkn xishood be is dheer yihiin. 70 jirkan ma xishoode waaye​@@aniga7280
@NuurRooble-h8y
@NuurRooble-h8y Ай бұрын
Xasanwaa nin dad waayay aay ethoopia hareereeysay hanoolaado xurmadle cadawgiisa gudaha hajabo❤❤❤❤❤❤❤
@DayibQalib
@DayibQalib Ай бұрын
Caqli Abgaal bal eeg hadii eey saas tahay ma ba dalka ayaad bixin
@samataradde686
@samataradde686 Ай бұрын
Ilaahay ninkan oo kale madaxweyne ha nooga dhigo waa nin aad u caqli badan oo muwaadin ah waa nin ay kunweyn tahay amaanada iyo wadanininmada.🙏🏼
@ilyare99s
@ilyare99s Ай бұрын
Mahadsanid Abdirahman abdishakur Maanta Fursadaadii ayaa Taagan, siyaasiyiinta Maanta qof kasta waa la tijaabiyay aan adiga ahayn.
@hussainabdi5858
@hussainabdi5858 Ай бұрын
Ciidanka waxaa lageyey xuduydaha wadanku leyahay cidii weerartana waa dabile marka c diraxman waxuu iska indhatiraya runta meesha taal xisbigiisuna waxuu ku danbeydona meeshi xisbigi faysal c waraabi ku dabeeyey
@ilyare99s
@ilyare99s Ай бұрын
Siyaasigaas isku deegaan ma nihin reer garowe ban ahay waxaa kaliya ee i deeqday sida uu u sharaxayo arimaha masiiriga ah ee dalkeena qof kastana waa ogyahay in Ethiopia bad xoog kuraadinayso.
@AbdullahiKukay
@AbdullahiKukay Ай бұрын
Nooloow cabdushaķuur
@abshirosman1305
@abshirosman1305 Ай бұрын
Waxaasi heshiis ma ahayn ee Soomaaliya ayaa isu dhiibtay Itoobiya
@NuurRooble-h8y
@NuurRooble-h8y Ай бұрын
Ma kii bada Kenya u saxiixay ayaa wax nooga dhigeeysiin waxaa mahadsan baarlamaankii xiligaas hor istaagay kan maahee mid kale ma heeysiin kkkk
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 Ай бұрын
Future president of Somalia.. cabdirahman cabdishakur. Go ahead brother. from Hargeisa Somaliland.
@AA-uf3bl
@AA-uf3bl Ай бұрын
War nacaskan qar ha ka tuurin. Dhaliilid waa waxa ugu fudud oo uu qof walbaa sameyn karo. Ma aha inaan taageerayo Xasan xoolo, wixii Siyaad Barre ka dambeeyey oo idil waa wada isma dhaanto. Mid walbaa wuxuu u socdaa danihiisa shakhsi oo xittaa ma jiro mid aad afkiisa ka maqleysid barnaamij uu Soomaaliya u wado. Waa wada mooryaan.
@hilowlemohamed5507
@hilowlemohamed5507 Ай бұрын
War kan wa waashaye Shaqadiisi halla siiyo ha amusee .
@رشد-1
@رشد-1 Ай бұрын
Walaahi ninkaan waa hore ayaan arkay soomalidana waxa beenta ay maqlaan ayay rumeeystaan Nin kaan waa qof cilmi iyo fikir siyaasi ba leh Waa aqoon yahan qofka wax dhaliili kara waxna ogolaan kara 😊❤isagoo sababeynaayo sida masuulkaan alha barakeeyo Madax weeynaha mustaqbalka in.a
@رشد-1
@رشد-1 Ай бұрын
​@@AA-uf3blsiyaad barre diin dad culimo saraakiil Wax ka badbaadey malaha adoonsi buu rabay lkin xaniyahaa laqabtay alxamdulilaah 😊 Markaas buu ku dhintay meelahaas 😅xitaa janaazo qaran looma sameeyn waxa uu latagay sharaf xumo iyo xukunka iyo dadka anaa leh sidaan rabo ayaan sameeyni
@IHatemumafiq
@IHatemumafiq Ай бұрын
Hooyadaadi duliga eheed miyaa sheekadaan kuu soo sheegtey ​@@رشد-1
@LiiAdan
@LiiAdan Ай бұрын
Maashaa allah cabdiraxman cabdishakuur runtaan Ku jeclaadey waana Nin aqoon Leh maadaama mar mar qabiilka isticmaalo
@FarhiaismailMohamud-z4y
@FarhiaismailMohamud-z4y Ай бұрын
Heshiska kenya bada somaliyed KU siyay sidu aha iminka bada somaliyed lama ibin ijar deked qaldan aha wana laga noqday
@salaxudiinstationeryandpri5436
@salaxudiinstationeryandpri5436 Ай бұрын
@@FarhiaismailMohamud-z4y war dacwadii bada kenya heshiiskaas ba badbaadiyay qabiilka iyo caadifada iska dhaaf ee bbc ayaa sheegtay xitaa ninkaan waa loo mahadceliyay wa ogeed
@User7654suy
@User7654suy Ай бұрын
‏اقرؤوا الفاتحة على شهداء غزة وشهداء المسلمين🤲
@qansaxqurac4842
@qansaxqurac4842 3 күн бұрын
Masha allah waxaan qirayaa weriye muxdiin inuuyahay weriye uqalma shaqadiisa weriyenimo mudane cabdiraxman cabdishakuur beentiisii waad soo afjertay masha allah
@cabdiqadirxassan3988
@cabdiqadirxassan3988 Ай бұрын
That is a great explanation. CCSh is a great icon!
@Lgraam
@Lgraam Ай бұрын
MD Hassan Sheikh ma ahan nin la'isku halen karo oo wa nin danihisa meshu ka dhex arko raco. Shartiisa Allaha namootiyo
@Ahmedali-bj2bo
@Ahmedali-bj2bo Ай бұрын
Taasi waa run xaqiiq ah
@رشد-1
@رشد-1 Ай бұрын
Aad iyo aad 😊 Hogaamiye maaha Hogaanka waa loo dhashaa
@IHatemumafiq
@IHatemumafiq Ай бұрын
Kuligiin baxa oo school aadaa Rufyaamiin ayaa tihiin qabiilka idin waaley, Hassan King of hawiye
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Ай бұрын
@@IHatemumafiqha ugefin Beelweynta Hawiye Xassan Wuu Ceebeyey Hawiye lamana Qabaan fikirka xun uu Wado
@رشد-1
@رشد-1 Ай бұрын
@@IHatemumafiq meeshaana majoogataa qabiilkii ku qaadey ku madhigo😁😅😂dalka aa walwal nagu haayo adigana caqli xumadaada qabiil ka daba wareege Hhhhhh😄 Anigaba hawiye baan ahay hiraab ah lkin lama qabo waxa uu sameeyey doqonka cirada leh
@AbduladifAhmedaskar
@AbduladifAhmedaskar Ай бұрын
Cabdishakuur aniga oo Awdal u dhashey ayaa tageersan sida fiican ee wax inoogu iftiimiyey, Turkiya dantiisa ayaa fiirsan nayaa Ethiopia Maaha badraadis waa qadasho cad hadhew ciiddenkeeda ayaa amanka usugi war Soomaliyey Ethiopia waa cadawgena soomaliya iyadda ukalla qeybisay xasan sheekh waxaan doonaya inaad qabateen odayga aniga waxaan u heystay caddawgeena inuu sifiican u yaqano Ethiopia maanta waxay ka bixi lahadahey dhulkiina balka fikir bad miyey kaaga bixi.
@IskufilanSido2810hooyad.
@IskufilanSido2810hooyad. Ай бұрын
Rer Awad state waxa wajib ku ah hadi ay gacanka bada 🌊 ay thy waa inay nata agdhigan oo an Dhanka bada ee ay leyahin marba qabuusar an wadaniyad lahayn Heshiis ku galiin !
@Ot_Ot20123
@Ot_Ot20123 Ай бұрын
Caqliga Allaha kuu barakeeyo fahamkaaga wanaagsan inta kalena Allaha fahamsiiyo.
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 20 күн бұрын
Maasha Allaah Cimrigaa Hajiro Siyaasi Sare Abdirixmaan Abdishakur Warsame Oo Ah Siyaasiga Kaliya Ee Nool Maanta Runta U Sheegi Kara Masuulka Ee Markaas Xilka Kufadhiya. Thanks Mudane
@fayslomar5524
@fayslomar5524 16 күн бұрын
Great Abdourahman abdishakour
@jdyexaashi7356
@jdyexaashi7356 Ай бұрын
Ninkaan waa nin indha dheer waxa soo socdana og... shan beri ka hor buu sheegay in Turkigu dantooda ay u socdaan, waana taas ay caddahay maanta oo ah in Ethopia la siiyo waxay rabaan la siiyo... Wax ay Soomaali yeelayaanna ma aha in shaa Allaah 😢
@MohamedAhmed-j6z6i
@MohamedAhmed-j6z6i 28 күн бұрын
Wuxuu kaloo yiri, turkigu waa dowlad dowladahuna Dana gaara ayey leeyihiin. Ee maaha sida
@Farahkeinan-g7i
@Farahkeinan-g7i Ай бұрын
Maa shaa alaah waa runtaa mahadsenid xasan waa tuug waa shaydaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ mahadsenid
@AbdinurGarase
@AbdinurGarase 17 күн бұрын
Guul wayn oo somaliya uu ku matali karo xildhibaan Abdishakuur waa soda uu u hadlayo, wariyenimadu ma-aha inaad qof khaldan aad difaacdo, waxaan ku leenahay mudane Abdishakuur, guul, guul, guul, guul, waxaan kuu rajeeyey madaxeaynaha somaliya ee soo socday inshaa-alaah so aad u fulisid aragtidaada aad rabtid inaad somaliya ku badbaadisid.MAHADSANID XILDHIBAAN
@caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw
@caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw Ай бұрын
Cabdirahman cabdishakurn masha 👏👏👏
@dhaqansabrie7664
@dhaqansabrie7664 15 күн бұрын
Waa nin rag ah, gobinimo ah wuu udiidan yahay mudane A.Abdishakur in qalad somalia lagula dhaqmo .👍
@MedaliGire
@MedaliGire Ай бұрын
Abdirahman wa geesi indhergarad ah Allah ha gaarsiyo kursiga usareya wadanka runti waxbu toosin laha
@FeysalNice
@FeysalNice 5 күн бұрын
Wlh baan ku dhaar tay cabdi raxman walikega codow ban ku ahaa lkn maanta runta uu shegaya ayan ku taageray libaax libaax dha lay 🎉🙏
@mustafemaxamuud8574
@mustafemaxamuud8574 Ай бұрын
Abdi raxmaan fikir ka uu qabo ayaan qabaa xasan sh uu ku guul darsystay ilaalinta iyo wada jirka iyo qaranimada somalia 🇸🇴 Xasan iyo xukuumadiisu ha is casilaan that's end
@Unknownnnn-1
@Unknownnnn-1 Ай бұрын
Kursiga aad ayoo u jeeclaahay sabaabto Ah mustaqbaalkiisa iyo mustqaablka qooskesa u meel saaraya waa Millions $ of millions $ u dalka kanacsaanayo madaaxweeyne maaha ee waa kanaacsade kufaadhiya Kuursiga madaaxweeynaha
@MohaJama-m4k
@MohaJama-m4k Ай бұрын
Madax weynaha mustaqbalka❤
@mohamudsharif1288
@mohamudsharif1288 Ай бұрын
Guuldara la qarsadaa taala warkaas waa sax
@MedaliGire
@MedaliGire Ай бұрын
Mashallah Somalidu weyfahantey A.A shakur in xaqa u dodayo Allaha xafido from De somalida Djabouti
@HassanAli-vu3ko
@HassanAli-vu3ko Ай бұрын
Xildhibaan caqliga illaahay ha kuu barakeeyo waadna mahadsan tahay
@gouledmoussa5367
@gouledmoussa5367 Ай бұрын
Xildh CCC wa runti dhaman waha uu sheegay oo dhanba wa in mooshin lagaso Sara MD Hassan sheikh
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Ай бұрын
Xasan gurguurte waa isaga cida dalka iyo bada markii horeba iibshey waana kaa maanta bareeray
@saidadenali1175
@saidadenali1175 Ай бұрын
😂😂😂 bada waxa iibsaday waa xarmaajo dhiigya cabka aderkaaa😮😆😄😄😆
@AADAgri
@AADAgri Ай бұрын
Shacbiyada iyo shaqsiyada waa qobobadii @cabdiraxmaan waana qodobo saameeyn ku leh marka lagu cabirayo xaaldaan oo kale . Ee mahadsanid 🎉 @Abrahamn abdi shakuur.( Safeman)
@Saacadiintalkshow
@Saacadiintalkshow Ай бұрын
Madaxwyne Mustaqbalka Somalia Abdirhmn Abdishakuur …. Guuul iyo Gobonimo From Awdal Region
@MohamedAbdiwali-o8u
@MohamedAbdiwali-o8u Ай бұрын
Mahadsanid wll xagee kajogta gobolkaa
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 Ай бұрын
Tol-beelay Somali Hogaamiye wanaagsan karti lah aragti dheer codka kar ah sida sida Siyaasi Cabdirixmaan Cabdishakur oo kale indhahoodu ma’arkaan,Nasiib daro Somali uma baahna mana doonayaan qofka fiican. Waxaay doonayaan mid kucaanbaxay laaluush kooxaaysi barakicinta Shacabka iyo Dhul-boob.
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 19 күн бұрын
Xasan sh. Arrinmaha uu wado waa kuwo khiyaano ah waana in la xiraa xasan & kaaliyayaashiisa, weliba qatar ah.
@ClaahimohamedHusein
@ClaahimohamedHusein 20 күн бұрын
Waa runtaa
@CosobleDiiriye
@CosobleDiiriye Ай бұрын
Wariyahaani ma Amxaaradu garwadeen u yahay oo difaacayaan.
@jamesblack2577
@jamesblack2577 Ай бұрын
Maya wllho oo si dadban ayuu wax kuugu ifiniyaa
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 Ай бұрын
Wariye waa inaad casharo dheeraada soo qaadataa oo wariyenimo.
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 Ай бұрын
Waa wariye wareysiga waaya arag ku ah.✅️
@Dfurehutvuye1234
@Dfurehutvuye1234 Ай бұрын
Maya waa wariye dabadhilf ah oo xabashi udoodaya aqlixumaa
@mdhayirmohamud595
@mdhayirmohamud595 Ай бұрын
Ilaa Isbahaysigii Dibu xoraynta 2007 ilaa hada CCW wa hor taahanyahah Ethiopia
@luulsharib
@luulsharib Ай бұрын
Walahi waa geesi Abdirahmaan waa runtiis
@User7654suy
@User7654suy Ай бұрын
‏اللهم انصر الإسلام والمسلمين وأرفع بفضلك راية الحق والدين🤲
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 Ай бұрын
heshiiskan. maxaa diiday in lagu cadeeyo waxyaabihii simalia ay kaga cabanaysay sanadkii aynu soo dhaafnay oo loogu soo gaabiyey halaga gudbo.
@hassanomar6943
@hassanomar6943 Ай бұрын
Waxa loo soo gaabiyay waa hal arrin in itoobiya mar walba heshiiskii ay soomaaliland la gashay u noqonkarto, haddii xaalka soomaaliya ay fahmi weyso dhinacaas ayay uboodeysaa waxa qasaaraya markasta waa soomaalida, xamar&hargeysaba.
@najkaadem2798
@najkaadem2798 Ай бұрын
Abdirahman waa nin bisil oo garanaya cawaaqib xumada ka iman karta heshiiskaa waxana kulatalin lahaa madaxwaynaha somalia xasan shekh inuna kufududaanin heshiskaa ethiopia waatii dalka soomalia kabaxa laga la'aa ee kabixitankaa awgeed dawlada soomalia iyo mamul goboledyada isaga horkeentay markaa ethiopia waxbadan ayaa lajira e haloo dhugyeesho
@NurGacan
@NurGacan Ай бұрын
Awriyo xumo badanaa hal suaal ayuu 10 jeer waydiiinaya
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh Ай бұрын
Xildhi, CCC, runtu ka hadlay waana sax intii uu sheegay. Shacabka Somaliyeed ha oggadeyn xalaadu waa cakirantahay dadow wax oggaada meeshay wax marayaan.
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Ай бұрын
Fadlan dhaha CCW Xaqiiqada Ayuu sheegay
@hassanadanmohamed5527
@hassanadanmohamed5527 Ай бұрын
A/rahman abdishakur wa wadani siyasada wax badan ka fahansan , waa aqonyahan Somalinimadu ku weyntahay , wxu ka fcnyahy 100% xasan shekh , A.man Abdishakur wa libax dadkisa iyo dalkisa jcl
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
Waa runtaa abdi hashi iyo aden madobe waa labo dilaal ilaahay umada haka qabto insha allah
@zeynebali6957
@zeynebali6957 Ай бұрын
Scw waa madaxweynaha, wadanka waqtigaan adag lobahanyahay waa wadani waana nabadoon.
@FadxiFadxi-t4e
@FadxiFadxi-t4e Ай бұрын
Reer galbeedka ayaa ka ilaaliya madaxtinomada ninkaan weliba dambi uusan gelin ayaa korka laga saaray
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Ай бұрын
Shacabka Cida Ay Doonayaan waa Qof Qabyaalad 0000 ka yahay banaan Sida Farmaajo Sheikh Shariif CCW Mahdi Guuled Osman Dubbe Lafta Gareen iyo inkaloo Baddan❤❤❤
@AbdirahmanmaqadinQaman-m9s
@AbdirahmanmaqadinQaman-m9s Ай бұрын
Abdishakur waxad tahay geese aqonyahana
@ahmedadanmahamed2165
@ahmedadanmahamed2165 Ай бұрын
Yes Turakiga dhexa dhexad kama ah heshisakas xassan ayuu ku ega yahay aqoonasi somali kama rabato
@PuntlandFirst1-q5o
@PuntlandFirst1-q5o Ай бұрын
Abdishakuur 100 jeer bu HASSAN DHOQO ka caqli badan yahay.
@abnacapital
@abnacapital Ай бұрын
Allahu Akbar..Somaaliya Rag Maskaxleh ayaa kujiro walahi. Mahadsanid Mudane CCS. Itobiya anaga kumaxadgudbin lkn waa nasiibdaro in Win Win shekada lagadigo dalkeena kudibeysanyahay. Interest (Dan gaar ah)
@boqorka-k1lb
@boqorka-k1lb Ай бұрын
Hana dhafto turkiya Doni Mey o turkiya
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 Ай бұрын
wuxuu ku leetahay Ethiopia madiididn dekadii Jabuti ay siisay xaguu kakeenay warkaa. Mideeda kale wax walba oo eeda wuu kadifaacayaa Ethiopia. I am shock walaahi. Wariyahan waraysi danbe hasiinina ama hadalka ku karbaasha
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 Ай бұрын
Shaqada wariyaha ayaaba sidaas ah, qofka maqan ayaa ladifaacaa, kan joogana waalala doodaa.
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 24 күн бұрын
You are mistaken brother. Wuxuu difaacayaa wadan kale oo siyaasada oo siyaasada ay kaleeyihiin Somalia cadahay. Markaa xaqiiqada ma difaaci kartid. Inkadtoo uu ka shaqeeyo idaacad u janjeedha dhankaa Ethiopia
@cabdullahisayidaxmed333
@cabdullahisayidaxmed333 Ай бұрын
Xildhibaanku waa saxan yahay
@SomaliMaxamed-w9g
@SomaliMaxamed-w9g Ай бұрын
Waa runtiis Cabdirixmaan cabdishskuur
@luulsharib
@luulsharib Ай бұрын
Allah qadartii ninkaas waan ku haystaa ma garanayo waxa 15 vote Loo siiyay 🇸🇴
@AbdulahiMahamed-l4b
@AbdulahiMahamed-l4b Ай бұрын
Waa af unbay ka tahay ee qalbigiisa xiran
@anisaosman743
@anisaosman743 Ай бұрын
Because ma bixin laaluush!
@anisaosman743
@anisaosman743 Ай бұрын
​​@@AbdulahiMahamed-l4bqalbigiisa ma xirna e nimankan la dooranayo dowlada shisheeye ayaa wata laluush ayaana wax lagu doortaa!
@Farahkeinan-g7i
@Farahkeinan-g7i Ай бұрын
Waa runtaa maa shaa alaah mahadsenid c❤❤❤❤❤❤❤❤
@MamacadnaFarhan
@MamacadnaFarhan Ай бұрын
Eesh calaa siyaasi
@abdinasirmohammed906
@abdinasirmohammed906 Ай бұрын
Madaxweynaha mustaqbalka 🎉
@qadarcukash
@qadarcukash Ай бұрын
masha Allah cabdiraxman cabdi shakuur ilaah haku xafido waxa tahay wadani dhab ah❤❤❤
@Muxyadiincabdixirsi
@Muxyadiincabdixirsi Ай бұрын
SOODHA WOOW C/RAXMAN CABDI SHAKUUR MADAXSARE
@fahiimaabshir5792
@fahiimaabshir5792 Ай бұрын
Allayleha Geesinimadaada waad ku Mahadsantahay
@MakeAmericagreatagainforlife
@MakeAmericagreatagainforlife Ай бұрын
My next president
@MohamedAdam-m7l
@MohamedAdam-m7l Ай бұрын
I.shalah
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 Ай бұрын
❤❤❤❤❤ abdul
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 Ай бұрын
😂😂Alla maxay xiiqeen Alloow jebi cadawga SLND Alloow jebi cadawga SLND Alloow jebi cadawga SLND Alloow guuuul Alloow guuuul SLND indha Allah aamiin yaarabii ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❣️❣️❤
@Sunny45553
@Sunny45553 Ай бұрын
War wax cadaw idinku ah ma lahan ee in Ethiopia ey na wada guumeystan ba laga hor taagan yahey bakhti yahey
@Subxanalah
@Subxanalah Ай бұрын
Naftina cadow idinku ah e xamar ka maar ma idoor dhuni raac
@Khaalidmaxamedmuumin
@Khaalidmaxamedmuumin 21 күн бұрын
Xasan illahay umada soomaaliyeed haka qabto duligaa mesha waxaa joogana barlaaman mahaan waa kuwa illahay iimanka haka qaado
@YuusufsiciidIsmaaciil-t3w
@YuusufsiciidIsmaaciil-t3w Ай бұрын
Aniguna.lamidbaan.ahay.ooma.ogoliheshiiskaa.ankara.x.iyo.abi
@abdiganiabdi6385
@abdiganiabdi6385 Ай бұрын
CCW waxuu ku suntanyahay inuu bada Somalia qatar galiyay. Sidan ayuu uga soo horjeeday Madaxweyne Farmaajo. Waa nin xariif ah aftahan ah laakin record kisa ayaa ku tusinaayo inuu dan ah la leyn Somalia.
@yonishaji8089
@yonishaji8089 Ай бұрын
Itoopia ciidamadeeda oo aan ahayn at is oo si sharcidaro ah kusoo galaxy ayaa ku jira somalia islamarkaasna heshiis access bad lala galo ma saxbaa
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 Ай бұрын
Soomaali shacab iyo doowladba waa og yihiin in duulaan lagu soo yahay, hadda waa hurdaan⚠️
@HazaikBinhazaik
@HazaikBinhazaik Ай бұрын
I have watched this interview. Hon Abdirahman is pouring wisdom. Why has 🇪🇹 not withdrawn from the M.O.U. they signed with the regional government of somalia?
@AbiibColaad
@AbiibColaad Ай бұрын
That is not true oky
@aminamohamed6121
@aminamohamed6121 Ай бұрын
Cabdiraxman.. Yan.raxsanahey.. Wana.runtis.. Wuxuu.. Ka.hadley
@boqorka-k1lb
@boqorka-k1lb Ай бұрын
Turkiga dowlada la isku haleyn karo mahan maxan u amineyna oo isku dhibeyna
@User7654suy
@User7654suy Ай бұрын
Heshiisyadda waa laysku gadaa .😢
@MohamedAhmed-ol8rz
@MohamedAhmed-ol8rz Ай бұрын
Waa sax somalidu maanta waxaa wada gumaysta
@NurGacan
@NurGacan Ай бұрын
Ninkan ma wasiiir dawlda xasan miyaa mise waa wariye
@Dfurehutvuye1234
@Dfurehutvuye1234 Ай бұрын
Lamayaqan wa dabadhilif xabashi
@hoggaansane9275
@hoggaansane9275 Ай бұрын
Anigaaba layaabay
@IdrissGuirrehsougeuh
@IdrissGuirrehsougeuh Ай бұрын
👍 👍 👍 👍 ❤❤❤❤❤❤❤
@HOOYOMacaan-n8t
@HOOYOMacaan-n8t Ай бұрын
Ninkan warkiisa waa fiican yahay lkn markuu kursiga fariisto baan ka baqaa inuu sida Xasan noqdo sababtoo ah dhibka waa kursiga ee shaqsiga ma ahan sidaan aniga u maleenaayo lkn Abdirahman waa ninka hada ugu roon madaxda Soomaaliya
@User7654suy
@User7654suy Ай бұрын
Usually agreement you have to read the fine print.
@ciiseak6897
@ciiseak6897 Ай бұрын
Wariyaha asaga ma xabashi,baa.
@HanadAnazmo
@HanadAnazmo Ай бұрын
Horta Wariyayasha somaali profitional maaaha wxan Oo kleh Ayaah Ka Buuxa
@farahshuriye8443
@farahshuriye8443 Ай бұрын
Mawduuca hakabixin cabdiraxman.
@saahilmohamed7351
@saahilmohamed7351 Ай бұрын
Wlh ano wareysigan dhegeysanin odeyga inu si mucaradayo wa qiyaasey odeygan intu qof walba ku dhagayo waligis madax weyne ma helayo mucarad wa lo bahanyhy Lkn taada ana wax isku rabo wye bahasha naga yaree habaara qabtaye
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 Ай бұрын
waa wadini miyaad kaxuntahay
@cabdiwaduud8467
@cabdiwaduud8467 Ай бұрын
XALAY DHALAY WAA AFKII ERDAGON QIYAANO WAYN XASAN LAGU QIYAANAY
@cimraanbanibraahim9413
@cimraanbanibraahim9413 Ай бұрын
Sax waye
@NurGacan
@NurGacan Ай бұрын
Turkiga muxuuu taaageeeay mucaradka suuriye danata turkiga dalkasata dantiiisa ayuu eegta
@Ahmettttt2
@Ahmettttt2 Ай бұрын
Waa sax warka c.shakuur ❤
@Looyaan10
@Looyaan10 Ай бұрын
Waligey ma arkin siyaasi saan u codkarsan una geesisan CCW madaxweynaha jiilka cusub 🙏🙏
@arafaadabdi8945
@arafaadabdi8945 Ай бұрын
Sacadaa laga bilabo waxan isku dhibay xisbiga wada jir somalidana waxan ugu baaqaya inay xisbigan galaan🎉
@munaahmed372
@munaahmed372 Ай бұрын
Legend A/rahaman A Shakur guulayso
@AhmedAli-mt3lr
@AhmedAli-mt3lr Ай бұрын
Madaxwaynaha mustaqbalka somaliya insha allah
@mohamedroblehdarar6944
@mohamedroblehdarar6944 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@falismohamudsheikhomar4134
@falismohamudsheikhomar4134 Ай бұрын
Masha allaah mudane c.c.warsame
@highigheted8137
@highigheted8137 Ай бұрын
cabdiraxman.guuleyso
@Baanaaproduction
@Baanaaproduction Ай бұрын
Madaxweynaha mustaqbalka😊
@SAIDIBRAHIM-yl1un
@SAIDIBRAHIM-yl1un Ай бұрын
Hassan shaik xilka halagaqaado
@axmedxaajidhuux3755
@axmedxaajidhuux3755 Ай бұрын
@GuuledMaxamud-o5q
@GuuledMaxamud-o5q Ай бұрын
Wara waxani wariya maha was xasan shekh afkisi ayukuhadleya
@ahmedkarshe829
@ahmedkarshe829 Ай бұрын
Weriye xaggee ku qoran tahay DEKED(PORT) ganacsi?
@arafaadabdi8945
@arafaadabdi8945 Ай бұрын
Masha allah ninkan waa nin rageed somali waligedba nin ragedka ayay caydaa Nolow madax wayne
@shiineabdullahguure8640
@shiineabdullahguure8640 Ай бұрын
waxaad Somaliya ku tahay dhibaato umada maa ka horwareegtid. oo Qayaanada iyo hagar daamada kadaay. Dowlada Somaliyeed waxeey xaq uleedahay meel kasto oo Somaliya ka mid ah waa dhulkeeda.
@abdirahmanmaxamed5949
@abdirahmanmaxamed5949 26 күн бұрын
Wariye waxaa kaso uraayo xassan shikh .
@abdulsamadi8131
@abdulsamadi8131 Ай бұрын
Abdirahman waa wadani dhab ah aqoon yahan ah aniga waa ku wataa Insha.allah madaxweynaha mustaqbalka
TOOS: Dunida iyo Maanta
1:00:19
BBC Somali
Рет қаралды 10 М.
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
Prof Samatar "Xasan waa lagu jeesjeesay isagane wuu qoslay,
16:08
Xogmaal Media
Рет қаралды 83 М.
Waa Sidee Xushmadda Caalamku u Hayo Soomaaliya?
14:24
Sheikh Abdi Hersy
Рет қаралды 17 М.
Lowyer Soomaaliyeed oo hal hal u sharxay sharciyada Trump uu saxiisay
23:59
TOOS: Dunida iyo Maanta
1:00:42
BBC Somali
Рет қаралды 14 М.
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 2,2 МЛН