Gbdha kaliya KZbin ooga xirnahay ❤ xafada dhan iga yaaban😂
@Suzunadi4 ай бұрын
Love u sis
@halimajeylani92434 ай бұрын
Mhsanid mcney❤❤
@luqmaan7534 ай бұрын
Mahadsanid wll 🎉🎉🎉
@nasraabdinasra92714 ай бұрын
Kuu xiisnay sunduseyyy mahadsanid abyo❤😊
@JaamacYuusuf-em9bm4 ай бұрын
Hi Suzu nadi aad iyo aad ayadumadsantahay waankahela sida adutebiso shekooyinka waxan kamidahay dadka kahela shekooyinka siiba kuwa debibadhista sidaa daradeed waxan haya shekooyin badan waxana kacodsanlaha haday suragalatahay inadsobadho dilaga lagumagacabo golden state killer waad mahadsantahay thank you so much I hope that you will release that wonderful story
@Suzunadi4 ай бұрын
Hi walalo thanks for the recommendation. Inaa i ogtahaa modaaa case kaas list ku jiraa inshallah wan so dayn mar dhow
@NimcoAhmed-oe2fi4 ай бұрын
Thanks abayo ❤keep going
@maryamomohamuud64124 ай бұрын
Xabiibti waad naga daahdaa intaas ka baadan aaan ubaahanahey❤
@Suzunadi4 ай бұрын
Inshallah wan so dherayn
@nacimomoh96754 ай бұрын
TY sister😘😘
@dualeelmi3714 ай бұрын
Waan ku salaamey mcn
@Suzunadi4 ай бұрын
Wan ka qaday
@SaciidoCabdi-q8i3 ай бұрын
M.a❤❤😊
@MaaidaReermagaal-rr4up4 ай бұрын
Keep going sister
@Suzunadi4 ай бұрын
Thanks sis💗
@maryamomohamuud64124 ай бұрын
Dadka wax dila kuwa wax ciqaaba kuwa dadka hoos u dhiga kuwa awoodda is bida iyo sidaas u dhaqma waa dad hooseyn iyo daciifnimo dareemaya waa dad maran oo kasooni darro badan heysato qof gudaha ka deggan oo xasiloon dad ciqaabtooda iyo caaydooda xataa ma sameeyo❤
Sundus.10/10.🖤💀☠️. Su'aasha aan iswaydiinayo ayaa ah Haddii Hooyada Raoul Mout ay u ogalaan lahayd Wiilkeeda in Aabihiis uu noloshiisa kamid noqdo oo uu Dareenka Aabenimo uu heli lahaa Raoul Waxaas oo musiibo ah inuu gaysto saw kama baaqsan lahayn?!. Dareenka Aabenimadu waa mid muhiim u ah korriinka Caruurta maxaa yeelay waxay kor u qaadaan Aabayaashu koritaanka gudaha( Caadifada) iyo xoogga( Awoodda Maskaxeed iyo nafsadeed) Caruurtu waxay ka baran karaan Aabahood Nolosha Dhankeeda adag, Halganka, Toosnaanta, Anshaxa iyo Mooraalatiga. Sundus Codsigayga Qisada aan ku dhihi lahaa inoosoo diyaari waa. "Pig Farmer Killer" ee Dilaaga "Robert Pickton". Waad Mahadsan tahay.
@Suzunadi4 ай бұрын
@@Mohamed.Fuaad.9593 ishaaa ka riday walahi. Ilmaha labadooda walid inay nolashooda ku jiraaan waxyalaha kala duwan ee nolasha baraaan wax muhiiiim saaidbu ah. Ilmaha uga badan oo abahood ka tagay khasatan haday wiil yihiiin meelo xun bay badanaa ka dhacaaan
@NazhaatMaxamed4 ай бұрын
Qaliyeeey sheekoyinku macno malaha adiga ina tabineeysa muhim ah❤❤
@MYare-hq4md3 ай бұрын
Abaayo plz la soo dhaqso plz
@ugaasocismaan7334 ай бұрын
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey
@axmedcabdirisaaqcalixirs-tn7ws4 ай бұрын
Tnkz
@SalmaSacad4 ай бұрын
Zuzu waad Raagtay waan kuu xiiznay yaakh
@Suzunadi4 ай бұрын
Summerka kulaylkiiisa madax xanuun igu riday! Hadana videogan oo i fiyarsan ban is iri bal edit garee mase qayb dhan ba cod la’aan ahayd😭kulaabo so kama dhicin
@hikmoabdiaziz87214 ай бұрын
Ilike❤wax kasto nose gudbiso nose badi qisoyinka kufsiga❤🎉
@sumayayuusuf67964 ай бұрын
Wad mahadsanthy wlashy mcn ❤markaste wan dhagysta qisoyinkaga malinki laba sadex ayan dhagysta on ku shaqeya hadanan saarin like ha i qaban❤
@Suzunadi4 ай бұрын
Wad mahadsan thy abayo💖kuuma qabanayo mcnto, inay shaqada dareemin oo aad ku ilowda ku rajayn
@sumayayuusuf67964 ай бұрын
@@Suzunadimahadsanid walashy qaali❤️❤️❤️
@MaxameddeeqBarre4 ай бұрын
Sharaf io karamo ❤❤❤
@hamdiosman52434 ай бұрын
Waad mahad santayay
@KhalidAbdifatahB4 ай бұрын
Susu videosga noola soo dhakhso plz
@QadanOsman-y7f4 ай бұрын
Qaali waad soo daahdayyyyyy💔❤️❤️🫶
@Mrniceguy-t8y4 ай бұрын
Jeffrey dahmer ayaan ana sugaya wali wlal qali thank you ❤
Mcney qisada jeffery dahmer noso gudbi pleas abayo waa iga codsi qof soomali soo gudbiyo wn wayey ❤
@mohamedabubakarmayow62554 ай бұрын
sister waxad ka soo hadasha the depraved case of becky watts
@qweenhalimahqweenhalimah19504 ай бұрын
Hada cafimad qabtid fadlan bayo nosobadhi video yashada❤
@raxamoabdi63724 ай бұрын
😂😂😂😂😂 ninkan. Cabsana waa qosol kaliya
@cabdiqanifanka5294 ай бұрын
Salaan boqortooyo huuno taariiqda imaan cabdi majiid nala wadaag plz somali model plz soo jeedintaada jeclahay
@Naagnool1244 ай бұрын
Abayo qisada kansas ka dhacday 2021 wiilkii labadii wiil ee walaalihii dilay iyagoo salaad taraawiix ka yimid ee soomaalida ahaa maka soo warami kartaa please? Haddii dhibaato aad isleedahay way kaa soo gaadhaysaa iska daa abayo
@jindoahmed31894 ай бұрын
Richard evontiz plz
@ahmedcabdirisaaq24024 ай бұрын
Alle ayaa qabtay kaa xaqiiqdii wuu hayaa hadda
@Na-OO-l2b4 ай бұрын
Abaayo codsi sheekada maria nemeth noga dhig muqaalka xiga
@ilyaasmaxamed31414 ай бұрын
Mhdsnd wll qali ah
@Randah-p4j4 ай бұрын
Abayoy qisada jamal qashookhji makaso hadli karta I thin inu safiir sucudiyan ah aha o safarada turki lagu dilay 😔
@caishajamac91054 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@najmaabdi97404 ай бұрын
Wade wilson ka soo sheeke hno
@mulkibare4 ай бұрын
💗💗💗💗
@Moongirl4924 ай бұрын
Waad nagu soo daahday 😢
@Suzunadi4 ай бұрын
Summerka kulaylkiiisa madax xanuun igu riday! Hadana videogan oo i diyarsan ban is iri bal edit garee mase qayb dhan ba cod la’aan ahayd😭kulaabo so kama dhicin
@Marriahana4 ай бұрын
Why am I always late😭😭😭😭
@mohamadjamaboodle-qu1cn3 ай бұрын
WCS WALAAL
@sapreenahАй бұрын
Wakahelneewe😊
@SuzunadiАй бұрын
Thanks love ❤️
@NimcoCisman-o7v4 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@khadraali83734 ай бұрын
Sodhacyey
@ifrahdaud81034 ай бұрын
Thnks abyo
@NasraQueen-s2o4 ай бұрын
Wow
@cawoismail28924 ай бұрын
ASC❤MAMO❤
@Suzunadi4 ай бұрын
Wcs 🥰
@ugbaad642611 күн бұрын
GED walbo dhecankisu dhala asag meshu abahis uga tage gbdhahisa asna uga tagay
@mohamedabubakarmayow62554 ай бұрын
truyl criminal tv inta cases ku jiro in naba cadi ma ahan
@anisahussein22574 ай бұрын
Christopher watts kaso hdl plz thank u qisatas ayn rabaa
@ruwaydaruwayda78434 ай бұрын
ilhy ba no shgy in gldu xolha ka cqli darnyihiin qof dilaa ah by tgeryaan yaab
@FadumoMahad-u4y4 ай бұрын
Xapiipti wad raagtay
@Suzunadi4 ай бұрын
Summerka kulaylkiiisa madax xanuun igu riday! Hadana videogan oo i fiyarsan ban is iri bal edit garee mase qayb dhan ba cod la’aan ahayd😭kulaabo so kama dhicin
@Mssdaily4 ай бұрын
Ana tydi wa sa sugaa susuyey😊
@hamdadirir68574 ай бұрын
Wad naga raagty
@Suzunadi4 ай бұрын
Summerka kulaylkiiisa madax xanuun igu riday! Hadana videogan oo i fiyarsan ban is iri bal edit garee mase qayb dhan ba cod la’aan ahayd😭kulaabo so kama dhicin
Ayy ayy in aan kuu xiisay oo aan ku soo raadin rabay miyaad ogayd anyway soo noqod wanaagsan gacalo.
@Suzunadi4 ай бұрын
Awww 🥰
@anisahussein22574 ай бұрын
Abyo kaso hdl chris watts case
@abdiasisaden28184 ай бұрын
Asc walal halka kaga hay qisooyinka wan wanagsan talo walalnimo 20 ilaa 25 daqiiqo kusoo koob videoga hadii aad koobi kartid mahadsanid
@Suzunadi4 ай бұрын
Abayo case intuu le eg yahay bu ku xiran yahay hadaan isku dayo ina yareeeyo case ka wax badan ban ka boodi. shekadiii waxaan kaga tagi adoo sualo badan is weydiiiin
@maymuun79564 ай бұрын
@@Suzunadiwaxba hagaabin xbbti only noo soo badi hadaa jaanis heesatit
@anigaadiiga16984 ай бұрын
Serial killer ino sobadi
@ahmedcabdirisaaq24024 ай бұрын
Alxam islaamnimadu wacanaa bal kwrn indhihii uu beelay buu isu diley oo uu leeyahay sideen u beelaa bal maxaa ka horeeya aakhiro