Interesting , hadusan DNA jirin lahayn bf kaas baxar bu gali laha xabsi bana lo taxabi laha. Asagay is dagaleen, asagaa ka daba tagay ,farantiguu siyay wu maqna oo wwxa loo malayn karaa inu isagunka ceshtay. Talow meqa qof ooo aan danbi galin ba xabsi ku jidha.
@Suzunadi7 ай бұрын
Exactly!!! Dad badan ba danbiyo sanado markay xabsi ugu jiran dib laga cadeya inay innocent ahayeeen
@runtaiyowixiisocda2457 ай бұрын
Abaayo manta waa jimce@@Suzunadi
@halimajeylani92437 ай бұрын
@@Suzunadiabyo awi hee jimca wax masogaline😢
@mahamedaamiin773512 күн бұрын
@@Suzunadiwuxu kaso baxaya xabsiga hadiiba uu gadho 2085 lkn wxan rajeynaya inu ku dhameyato noloshisa inta ka dhiman. Mahadsanis wll.
@Fareha_jannah7 ай бұрын
Masha allaaah❤ waxad iga so horbaxday mantay mau malaynayn inan saan uga heli doono soo jedintada cajiibka ah waxa noqo dono mid kugu xiran marwalba ❤ mahadsanid abayo❤
@Suzunadi7 ай бұрын
Omg so dhawow abayo mcnto wad ku mahadsanthy commentiga qurxoooon. Jiroo joog❤️
@Fareha_jannah7 ай бұрын
@@Suzunadi sdkle xppti allah haku xafido ❤❤❤
@dr-abdala80417 ай бұрын
Sida dagan ee noogu sharaxdey Kiiska aad ban kaga Mahad celin walashey❤ Kiisaska noocan ah noo soo badi insha allah!!
❤anigoo iskadhex socda yuotubka ayaad igasoo horbaxday markaan kudhuftay na ee aan dawaday muuqalki ninkii kufsaday labada hablood EE kadibna anoo jeclaaday sheekoyinkaaga iyo cod wacnaantada daganaanta iyo sheekoyinkaas oo aan jeclay Kuwa danbibaadhista EE wll noowad❤
@maxamadnuur77 ай бұрын
One of the best to do it, Keep goin
@nazrazead7 ай бұрын
Keep going going my love ❤allah keep you sis❤
@Suzunadi7 ай бұрын
Thank you sis🥰
@axmedcabdirisaaqcalixirs-zy6hg7 ай бұрын
Walaahi waakiis aad uxiiso badan😮
@AsmaAhmed-mu8lq7 ай бұрын
Pls sheekad tartiiba u aqri wll
@Suzunadi7 ай бұрын
Ma xooog ba u hadlaaa
@KowtharAbdirizack2 ай бұрын
Haaa abyo xogaa speed 😢@@Suzunadi
@NaimaMohamed-m9x7 ай бұрын
Yeeeey new video ❤❤❤
@najmamaxamed54297 ай бұрын
m.a kuwan oo kle badan noo so dhiga abyo i.a
@Maryancabdulaahi6007 ай бұрын
Asbuci sdex jer ayn rbna😊
@ahmedhajimohamud8757 ай бұрын
Wanku salaamay abaayadiis marka hore waxaan aad uga helay hab so jeedintaada maasha allaah lkn hal mid ayan kugula talinayaa waxa qisooyinka daawdo ama xiiseeya waxay u badan yihin dadka Somalia ku nool badankoodna ma fahmaan luqadda English-ka adigana ereyo badan oo English ah ayaa ku dhex isticmaashaa sheekooyinkaga ee isku day inaad waxwalbo afsomaliyeso Thanks
@Suzunadi7 ай бұрын
Wan ka qaday walalo ..inshallah waaan isku dayi inaa wax walbo afsomali ka dhigo
@adnaaadanali52537 ай бұрын
M.a xppti ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@Era_woo7 ай бұрын
Wadnahayga suu ugaracmayo iyo saa uraboh inaa dawadoh😂💔
@Suzunadi7 ай бұрын
😂😂 dawo dawo
@alcamaarifardo73347 ай бұрын
Qisada waa cajiib 😢
@najmaadan95297 ай бұрын
Thank u wlo ❤
@mohamedidil87557 ай бұрын
Wllo waa cusubey from Djibouti
@Suzunadi7 ай бұрын
Welcome walalo
@ShukriMM-tp3uo6 ай бұрын
Waka xumahay in gebdhah dunid kunol itano dhib ah ey lakulmaan.
@Suzunadi6 ай бұрын
Nasiib daro meel walba dhiba gabdhaha lagu hayaaa
@aminocabdullahi84877 ай бұрын
Abayo plz isbuci 3 noka dhig xitaa buugagta noku soo dar
@mumtaasnaasir23377 ай бұрын
Gabadha sidaa u qurux bdn miyey dil u quureen ilahay ha ciqaabo dembiilahaas xun
@fatumafarah27067 ай бұрын
gabar fiican ayaat tahay
@sapreenah7 ай бұрын
Yeeey
@NaimaMohamed-m9x7 ай бұрын
Love solved cases
@adnoabdullahi27897 ай бұрын
Abayo nagama bad badanin ee anaga ku jecel ee noso badi qisooyinka dilalka aad ayaan ujeclhy❤😊
@rumeysahassan7 ай бұрын
Ayyyyyyy mhdznid qrxy❤❤❤
@yusufmohamed-q6i7 ай бұрын
sundus A sxby daaha gadaashis kasoo hadal goos goos magalowyin wadoyin ku quruxbadan swiro xataa soo qaado
@nasroali82204 ай бұрын
❤😢😢😢😢😢😢
@Salmaabdirisaq7 ай бұрын
Lkn horta DNA qofka hadi laga shakiyo miyan qasab loga qadi karin qofka isaga ma isga akhtiyarka leh
@Suzunadi7 ай бұрын
Hadii cadayn adag lagagu hayn oo shaki tahay cidna kuma khasbi kadho. Wa inay cadayn iyo warrant la imadaan
Wa runtaaa lakin jaanis banan u helayn tan kale waqti dheer ba wuxu ku baxaaa qisada radinteda, ina hubiyo wax walba inay sax yihiiin ina somali u sarifo/safiro . Then markaas sheeko is haysta oo qab leh ka sameyo dabedeeed aan video duubo edit gareyo. Wa howl aduuun lakin may be mar ban waxan samayn asbuuc dhan oo iska xiga bishiba hal mar.
@kaphizoothmani11177 ай бұрын
South Africa ka dawanaya
@Suzunadi7 ай бұрын
Salaan sare
@IbraQalyuubi-nb4fh7 ай бұрын
Maanta chanellkan igu horeyso wana ka helay ❤
@hodanmohamed40016 ай бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉
@ciiltirto94847 ай бұрын
M.a nosobadi kuku ma cajisenee
@JimcaaleCise7 ай бұрын
aad baad u mahadsan wlaal soo badi kiisaskan wan kula socdaa
@fionapea-bo2ym7 ай бұрын
No badi mcnto nguma badanesid isbuci 3,4 noga dhig ❤
@MaxamedmuuseMohaz7 ай бұрын
Sundus A 💯/100
@halimaraage97356 ай бұрын
I like 😊
@xanandagal58537 ай бұрын
❤
@samirajama60677 ай бұрын
queeny❤
@Mohamed.Fuaad.95937 ай бұрын
Sundus.10/10.🖤.💀
@abdigaab62257 ай бұрын
Aad ayaad u mahadsantahay
@kawtharabdulahi38716 ай бұрын
Ma helo jaanis aan inta badan wax kugu so qoro balse abaayo shaqadeyda qabashadeeda kaalin wayn baa iga jidhaa awal markan shaqaynayo 10h or 8h waxaan ku shaqayn jiray energy drink or coffee but hada midka aan subixii cabo ayaa iga badan adiga ayaan ku dawadaa ale wuxuu ku siiyay baybad ah sheeko soo jeedinta wan kaaga mahad celinayaa wakhtiga aad ku bixiso waxana rajeynayaa inaad in badan nala joogi doonto
@Suzunadi6 ай бұрын
You literally made my day abayo❤️ wad ku mahad santahy message ka qurxooon! Wan ku faraxsanahay inaa qayb ka qatay malintada😍 kulama midana ahay ma shaqayn karo ilaa aan wax dhagaysto waba is ilwi goraad shaqadii dhamaysay garan maysid.
@cabdixakiinahmad70737 ай бұрын
Naga badan mayside noso gali markante awoodid bilis
@ahmednuur1977 ай бұрын
Malmahan qadka waa ka maqna😂 meeqo video I dhaaftay😢
@KalRespect7 ай бұрын
PLZ ABAAYO WAAN KU DAAWADAAA, EE CODKA DIB U FIIIRI MAHADSANID
@Suzunadi7 ай бұрын
Codka miya halysana?
@abdulkadirmohamed91317 ай бұрын
Kiisaska sida aad ugu sheekeyneyso waxaan u maleynayaa inaad baaris ku sameyso ninkaaga
@Suzunadi7 ай бұрын
Ninke walalo???😫
@CabdixakiinCali-q6e7 ай бұрын
Jimcadii wano goysay
@Suzunadi7 ай бұрын
Inshallah beri bu so dhici plan xumo xagayga ka timid darted editing ka ma dhamayn
@hamze-mahamud20027 ай бұрын
Meel lagu hoogey.usa soomalina.ku yaacaysaa
@Suzunadi7 ай бұрын
Somaha
@sapreenah7 ай бұрын
New video ❤
@mcxulka67097 ай бұрын
Abayo qiso 90 sano kadib laxiyay arkay aso english ah magacisa kusodira wan kuwareray sasna u uma fahmin
@Suzunadi7 ай бұрын
Haye abayo iso dir
@cawoismail28926 ай бұрын
ASC❤MAMO🎉❤
@Suzunadi6 ай бұрын
Wcs
@Ashkan6597 ай бұрын
Sobadi abayo waba sugi wayey ❤❤
@deeqdacad99017 ай бұрын
Isbuuci maa 3mar xitaa kadhigtit huno
@kulidhaman57295 ай бұрын
Abaayo no ken sheekooyin OO Dilaayada laga aarsansyo loona ciqaabayo si arxan dara ah
@Wallo6906 ай бұрын
Please sadex ka dhig intaa ka gaaresid 100k
@Suzunadi6 ай бұрын
Inshallah abayo
@safaamohamet30667 ай бұрын
2 days maxaa waye mcnto every day inan ku dawano baan rabnaa noo so badi makugu cajisene❤❤
@Suzunadi7 ай бұрын
Wan ku dadaaai abayo🩷
@quennajran63256 ай бұрын
Hadalkaga bobsisa ku jiro xoga kla dhig dhig
@Suzunadi6 ай бұрын
Malaha adaa speedka normal ka sareya codku caadi weye walalo
@Chickens_Love127 ай бұрын
❤❤❤😂
@alcamaarifardo73347 ай бұрын
Lkn ha isku qasin luudaha soomali ligaaga ku soco don't mixed with English
@Suzunadi7 ай бұрын
As long as you understand i see no prob
@yusufmohamed-q6i7 ай бұрын
sundus A sxby daaha gadaashis kasoo hadal goos goos magalowyin wadoyin ku quruxbadan swiro xataa soo qaado