Abiy dakadda berbera ayuu kala soo dagi karaa. Laakiin waxa uu rabaa 20 km oo badd iyo barri ba leh oo uu 50 kun oo oramo ah uu dajiyo. Dibna uga guuri maayaan. Haddii Muse u siiyo , Abiy tabcadii ayuu la helay.
@DhamaysАй бұрын
Thnks
@HusseinDimbil-x3mАй бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk ninka la yiraahdo ina warancade Wuxuu sheegey in isku darkii 1 luulyo 1960 Wuxuu yiri soomaaliya waxaan isugu darsaney milatari ahaan
@NOREDIN666Ай бұрын
Sbbta aynu u samaynay Withdrawal ka 1) wiixi loo midobeeyey meesha ka baxay eg. SOMALILAND doonaysay inay so ceshato Super power ki ahan jirtey Casimadii HARAR IYO DIIR DAWA iyo Djibouti 🇩🇯 oo Dawlad gaar ah noqotay & Somalia oo iyadu gaar uga Tashatay SOMALILAND M
@DhamaysАй бұрын
Thnks
@abdullahroubleh6059Ай бұрын
Heshiis ma aha ee waa khiyaamo. Kuwii wax garadka aan moodayey ayaa waxan ku hadlaaya. Guul wadayaal ayaad noqoteen.