Wan idin Xushmaynayna waxa tiHiiin wadaN aa xuduud wadagno From Ogaadenia 😂❤
@YOOCOMEDIAАй бұрын
Anaa cilaaj gaynaya walaale rali noqda 😁
@mahamudmahamedisse7241Ай бұрын
Ogaadeen cid aan caayin oo soomaali ahi ma jirto,weligiina unaba jawaaabo allah maxay soomaidu ciil qabtaa,wallee ogaadeen waa qaran sunta kaga ilmeysiisa,yeelkadiisa kol haddi aan anigu duriyadda barakaysan ku abtirsado🎉
@sucdisiad3316Ай бұрын
Ogaadeen waa qabillka ku hoos nool Gumaysi 2024
@hodanali3859Ай бұрын
Walalkaa haduu gumyse gujiro adna wakujirta
@mahamudmahamedisse7241Ай бұрын
@@sucdisiad3316 been yaan la isku sheegin waa qabiilka kaliya ee geeska africa martida loogu yahay,ethiopia iyaga ayaa loo dabo fadhiyaa,somalia indhahaaga ayaad ku aragtaa,kenyana kabaha ayaa loogu dhaqaa,intaas waxaa dheer in nin aan ku tiirsanayn uuna habeenkii nabad ku seexannina,waana rag aan kafatmin
@mahamudmahamedisse7241Ай бұрын
@@sucdisiad3316 been yaan la isku sheegin waa qabiilka kaliya ee geeska africa martida loogu yahay,ethiopia iyaga ayaa loo dabo fadhiyaa,somalia indhahaaga ayaad ku aragtaa,kenyana kabaha ayaa loogu dhaqaa,intaas waxaa dheer in nin aan ku tiirsanayn uuna habeenkii nabad ku seexannina,waana rag aan kafatmin
@mohamedabdulle358Ай бұрын
Waa laandheerayaaal qof ku gaari waaye uunbaa ku caaya anigu maahi ogadeen waxaan ahy Hawiye,mud,AB lkn nolosheyda barkeed ayaan la noolaa
Ma isaa baa faiira waaba dadka Idoor kula baxay Lacag iyo taajirnimo taajiriinta Soomaaliduba waa isaa waa dad Alle wax siiyay oo dhagxaanta iyo ciida lacag xataa ka sameeya masha Allaa waa waxay u cadaw bateen isaaq
@TogdheerBurco-x3pАй бұрын
Ma isaaq baad laadahay waa faiir isaa faiirnimo ka dhaae weligeed isaa faiirnimo laguma sheegin taajiriinta Soomaali duba waa isaaq maasha Allah
@Sharmarke-h1zАй бұрын
Bal sheeg cida isaaq ka tajirsan anaga ku shegayna waxad us diidsinaysee isaaq iska da rag taajir aha waxay leyihiin dumar tajiiriin ah . Waa sharaf dhac inaan isaaq ba lacag leh ku yidha waayo Waxa in la micneeyo maaha waa macaruuf , tule kasto abaar kadhacdo somali aha dahabshiil ba cawiya iyo omaar .
@MaxamedXuseen-r7fАй бұрын
Kan Wariyaha Ee Akhlaaqda Xun Waxy Waa Isku Dir Bulshe, Veiws Halkan ka galy. War Umada Ka Fadhiso Oo allaha Ka bqa
@MaryanMaryangaradАй бұрын
Daarood waa dad nasab ah hadii si kasata hadii loo caayo oo la habaaro maba ka jawaaban , had weyadisana war maad ka jawaabataan waxay Ku oranayaan soomaalida sad bey noo jecelayihiin , hadaad aragato qof la jecelayahay ayaa la hadal hayaa guuleyasat waligiin inashallahu aamiin aamiin Yaa
@SharmakeCabdi-r8uАй бұрын
Ina Ader cuqdad ma naqano😂
@AadanSaneey-w7yАй бұрын
Ilma adeerayaal cuqdud manaqaano
@AbuukarMohamed-v4tАй бұрын
Qawilka somalida ogo cuqdada badan waa isaq
@FartunYusuf-ll8tgАй бұрын
War yaa warsangeli af gaagkata anoo gabar majeerten ah baa qiraaya warsangeli wa dad shaqayasta nololowanasan kunol isda idin kokaley maqaxaqaxan sidiidigagad dhalaysa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂👍
@truecomment3650Ай бұрын
QABIILKA WAA QURUN EE BARNAAMIJ KALE KA HADLA PLEASE
@bashirkhadar1971Ай бұрын
Sakariye Allan ka baq oo dadka kadaa su,aalahan qabyaalada ah wata, ee liita Uga faaidayso janalkaaga baahinta danta dadka iyo wacyiga galinta bulshada,,,, hergaysa kaa salaamy
Erg waa dhalinyaro waxa laga rabay isbadal talent hal abuur caqligoofu qabiil ma dhaafsana iyo cunfi 2024kii bay nu qabyaalad I xuubsiibanay sidii casri jahiligii carabta nabimaxamed scw hortii
@maryamabdallah3904Ай бұрын
Maasha alaah walalo caliya waa runtaa aduunka soomaali uunbaa ugu xun hadii aad aragto qabiil bey ku waasheen dadkiina waxay ku fakari yaan ineey daya a tagaan markii aad aragto kibirkooda fii musqulaha beey ka shqeeyaan marka sumad malaha soomaaliya ilaah xaqa ha tuso aaamiin Aaamiin Aaamiin yaarabi
Reer Burco dhalinyaradoodu waa wada certified crazy. Xantu waa dembi. Somali rer Burco ayaa ugu tuugo badan
@QurashoAbdiFarahАй бұрын
Somali ooo dhan waaa faqir waliba qabyalad dishay
@SeeygaadeSaayaaddeАй бұрын
Hawiye waa reerka kaliya e boqortoyo ah o taajiriin alxamdulillah dalka ayaga boqor kanoqonayo ❤❤🎉🎉
@sahraahmed-fv6rjАй бұрын
War reer burco naga xishooda from laaska😂😂😂😂😂
@AxmedMuxamed-w9bАй бұрын
Dhilaa ku dhashey burco yaa ka gaajo badan
@husseindjama6572Ай бұрын
Zakariyow wax kale oo ummadda anfaca lakaalay. Su aalo saqajaana oon dani kujirin dhaaf.
@sahrawarsame725Ай бұрын
Eedo kuwan kula hadlya waydii inay quraacdeen intay dad kale ka hadlayaan 😂😂😂
@nimcocartan7935Ай бұрын
😂😂😂😂😂hhhh ka ugu horeeya naag dhulbahante xidhiidh uga daxday 😂😂
@maryamaonline6869Ай бұрын
umaleyn mayo ogaadeen qabiil ka qani san in uu jiro
@sucdisiad3316Ай бұрын
Cida 2024 ku hoos nool gumaysiga yaa waaye
@HaboonDucale-k2dАй бұрын
Walaaloow malaa dhulka Etopia iyo keneya maad Marin dadka iyo ciidu way isku eekaadeen
@QurashoAbdiFarahАй бұрын
@@sucdisiad3316mid OGADEN miya intu ku wasay biyaha ka rebtay ina ader waxay mucaradku😅😅😅😅😅😅😅😅
@CabdiwalinuurYahyeАй бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 kolay anigu wan yaabay bal waydii @@QurashoAbdiFarah
@AxmedJaamac-p9fАй бұрын
@sucdisiad3316 qabiil kasta wuu dagan yahay soomaali galbeed ogaadeen mooyee inta kalana waa lagumeystaa ogaadeena waa wiilka kali ah ee xiniinyaha leh ee xabashida beer ka ka toogta soomaaliyada xorta ahna wuxuu Lee yahay gobolka ugu qanisan ee jubilant marka sucdiyeey wiil ogaadeen wuxuu Lee yahay afar xiniinyood iyo sadax lugood ee hamoogaan huuno
@suusaanclcasiisАй бұрын
😂😂😂😂 maashaa allaah wiilka ugu yar waa fariid
@xuseencabdulahi666226 күн бұрын
Isaaq Hawiye Caynayo Ooo Wax Ka Sheegi Waaa Aduunyo Gadoon Apaaarso Ragii Lagu Wasi Jire Isaaqa Ahaay Mala Furay😂😂😂
@asheekh1520 күн бұрын
Waa iidoor fakhriga iyo qoomuluud iyo kiniisado
@Codeliber12Ай бұрын
Abo ayaan wataa aniga masha Allah guuleyso ❤❤❤❤❤❤
@abanuuromar4172Ай бұрын
Qabiilka Soomaali ugu faqiirsan waa qabiilka QABYAALADDA qurunka iyo urka badan diin ay caabudaan ka dhigteen , qabiikaas wax ka faqiirsan ma aanan arag .
@oubahguedi139Ай бұрын
😂wa mid gaha😂
@saxansaxo5081Ай бұрын
Hal nin oo aniga dhaho mala waayay mid kaste busaarad baa ka muuqato 😂😂😂
War yaada ilahay halaga baqo umada somaliyed aflagaadada daaya wa xaraane
@4ktsalahАй бұрын
Waa iidoor waliba waa kuwa degan burco waa wada saqraan
@abditahmanmohamud4000Ай бұрын
All Somali ba ah faqir. Dad dhulka iyo bada ilaahay wax kasta u galiyay oo hadana wada tahriib ah, miyaanay faqiir ahayn
@eye2eyeerigavo777Ай бұрын
INGIRIISKU wuxuu ku tilmaamay IIDOOR>> “dadkii>>Walaalo Wax Isii” markay yaboohsanayaan! Sida la og-yahay taariikhda waana Yaboohsi INGIRIIS waxa Somali ku diray…. impulsive with Transient emotions of characters is another trait given to IIDOOR by the British! as well ..🇬🇧 🧐
@عبدالرحمنداروتАй бұрын
Reer burco ayagaa ushiidsan somaali😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@HilaaHilaacАй бұрын
REER BURCO WAA XARAABO RUNTANA UGU KAALAY.😂😂😂😂
@mulkixoriyoАй бұрын
Waxa aduunka horumar iyo iskaashi laga hadlayo Iidoor wuxuu ku mashquulsanyahay qabiil iyo qabyaalad.
@AleemZani-nw4xhАй бұрын
Landhere umbaa lacaayaa Ogaadeen Supper power of soomaali wayn
Kkkk waa runtaa laakiin bal car sheeg reer ka taajirsan reerka kaliya ee leh sadex magaalo oo muqdisho ku xiga, bal maxaa ka dhigay reerka ugu faqiirsan, takale bal car baadh 10 somali ugu taajirsan 6 kamida waa iyaga, hada reer faqiir ma noqdo ee qofbaa noqda reer kastana waalaga helayaa faqiir iyo taajirba
@abdalakeynaan4294Ай бұрын
Asc hadal miya lagu garaa isaq waxa ka soo haray hadal isaq wuxu u maleeya in hadal mel lagu gaaro waa dad ku nolo hawo
@WarsanOsmaanАй бұрын
😂😂 reer Burco la'aantooda qosol ma jirin
@KhadijaMohamed-t9cАй бұрын
qabiilka ugu faqiirsan waa habar jeclo
@abdikarimabdiibrahim3962Ай бұрын
ninkaas hawiye yidhi ee ninka weyn ah, ee xamarna meelihii uu hawiye caanka ku ahaana garan waayey ee xamar jajab leh, waa nin madhan kkkkkk. Yarka habar Awal yidhina isagu wax ma oga oo waa caruure aabihii baa qalad wax ugu sheegay oo colaadii ee siyaasada galiyey.
@salahadineahmed7008Ай бұрын
Gudda-biirsay-weeye faqiiriintu ,uskagu
@kadirkalinleh328Ай бұрын
Dhilo
@luulsharibАй бұрын
Qabiil faqiir ah ma jiro Mana jiro mid taajir ah Kan Dhulbahanta miyay karbaasheen
Kkkkk reer burcow reer kale Hala caayo lakin nimankaa Ogaden aynu iska dayno waayo waana dad goba inay gobyihiina waxaan ogaaday markaan inay somalida caydooda usoo samrayeen markaa waa gob nin gobanimada ku qabsankaraana ma jiro
iLaah waa caadil nin nin wuu ka xoola badin karaa nin nin wuu ka caqli badin karaa balse ilaaheey qabiil dhan faqiir ka dhigi maayo waxaa sheegaysiina waa caqiido xumo idinku jirto leee