No video

Aqoonyahan kawaramaya Aayadi uu kuso muslimay. Afsoomaali

  Рет қаралды 78,690

Oraahda maanta

Oraahda maanta

Жыл бұрын

Пікірлер: 114
@ccazizmanka1924
@ccazizmanka1924 Жыл бұрын
Wall aad ayad umahadsantahay ajir alaha kasiyo waqtigaag aadgalisay inta an filano inkabadan ayad galisay waqtigaaga sxb kuwan amal nosobadi inta aan karno waan kutagerena sxb si.aan uogaado inad aqrisa komantigaan isojawaab❤❤❤❤❤🥺
@oraahdamaanta4311
@oraahdamaanta4311 Жыл бұрын
Walaalkey inshaallaah wadku mahadsantahay garab istaagaga inshaallaah wanso wada kuwan okale wadada ayey kuso jiraan
@rashkaarow45
@rashkaarow45 Жыл бұрын
@@oraahdamaanta4311 mahadsanid walaal qaali ah . Waan kaa sugeynaa insh'allah . Allaha kugu abaalmariya jannadiisa sare. Firdowsal aclaa . Aamiin yaa rabbi.
@Nuura-kb7vz
@Nuura-kb7vz 2 ай бұрын
Mansha allah allahu akbar
@mahamedkaraamo
@mahamedkaraamo Жыл бұрын
Ilaahay haku xafido Dhalinyaroy Badiya alle ka cabsiga si aad farxad ugu noolaato. Ogowna qofba qofkuu ka alle ka cabsi badan yahay ayuu ka farxad badan yahay.
@oraahdamaanta4311
@oraahdamaanta4311 Жыл бұрын
Beenta maaha waayo alle oo laga cabsada ayaa sacaadada aduunyo ku jirta iyo mida Akhiro
@Maan-Shiil
@Maan-Shiil Жыл бұрын
Alxamdullilaah, allihii kamid dhigay kuwa naxariista alle sugaya, Allaha nawada badbaadiyo dhammaanteen.
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@NimcaHassanabdilahi
@NimcaHassanabdilahi Жыл бұрын
​@@qaaliyusra7541❤❤❤❤
@sharmajibriilciise4398
@sharmajibriilciise4398 Жыл бұрын
yuutuuberka kali ah ee qofka markuu dhiirigaliyo kadib mahad celintiisa aysan thnks bro balse dhahaya jawaab walba mahadsanid walaal. sxb ku adkoow afkaaga hooyo . waana kaaga mahadcelin kheyrka aad noo soo gudbinayso alaha ku barakeeyo
@oraahdamaanta4311
@oraahdamaanta4311 Жыл бұрын
Mahadsanid wlaalkey sharma
@cabdixaashi9962
@cabdixaashi9962 Жыл бұрын
Maaanshalaah alow nahanuuni dambigaya IYO kiiwalidkay IYO kiiwalahayba alow dhaaf Rabow Aniga IYO walidkay IYO Wallaby ehelkay asxaabtayda IYO muslimiinta ba Naga dhig kuwa xawdka nabiga csw kacaba rafiiqnana nogadhig dhamntayo nabi Maxamed csw kuwa janada IYO jidka siraadba nabiga rafiiq kulanoqda janadana jaarliks ahaada nabiga csw aaamin aaamin alow ducadaa Naga aqbal yaaaribii subxaaanalaah
@Zamzam.044
@Zamzam.044 Жыл бұрын
Allah qofkuu hanuuniyo ookeliya ayaa hanuuna yaa allah nahanuuni
@AxmedSiyaadcali
@AxmedSiyaadcali Жыл бұрын
Hidaaya alle hanasiiyo
@jawahirmohamed8147
@jawahirmohamed8147 Жыл бұрын
Subxaanalaah
@abdirashidcuraagte546
@abdirashidcuraagte546 4 ай бұрын
Mahadsanid walaal chanelkaagu waa mid khayrka soo gudbiya
@usre.gdsnjk
@usre.gdsnjk Жыл бұрын
Masha Allah shiqa fiican aa wada, ilaahey ha kogo kalmeyo
@zahroNur-nw2pe
@zahroNur-nw2pe Жыл бұрын
Dr zakir naik camal waaye masha allah
@abdirahmanahmed2780
@abdirahmanahmed2780 Жыл бұрын
𝗪𝗹𝗹 𝗺𝗰𝗻 ado rali ah kuso dar Kuwan ayaaa muhim ah Ninkan iyo Niman kale Ado rali ah 🥰🙏 i.a waad Guleysan
@fowziya145
@fowziya145 Жыл бұрын
W
@gahnuggaydh6383
@gahnuggaydh6383 Жыл бұрын
Masha allhu Tabaraka allhu Allhu Akbar allhu Akbar allhu Akbar
@abaasmuhamuud2381
@abaasmuhamuud2381 Жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الله
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 Жыл бұрын
Maashaa,allaah Mahadssnid Si degen oo si fudud loo fahmi kara ayaad noogu turjintay
@maxamedcabdikariin3610
@maxamedcabdikariin3610 Жыл бұрын
allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar
@user-cb6cx4di7n
@user-cb6cx4di7n Ай бұрын
Masha allah❤❤❤❤ allahu akbar
@aimaliismael9275
@aimaliismael9275 Жыл бұрын
Macha Allahu
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 Жыл бұрын
Masha Allah
@alsiisiabdi441
@alsiisiabdi441 Жыл бұрын
masha allah❤❤❤❤❤
@dejistech9692
@dejistech9692 Жыл бұрын
m.a
@rashkaarow45
@rashkaarow45 Жыл бұрын
MAASH'ALLAAH tabaarakkallaah . Waxaad astaahishaa bilaayiin supscripers. Si fiican ayaad u turjuntay , nooguna soogudbisay . Jazakallaahu kheyr walaal qaali ah.
@oraahdamaanta4311
@oraahdamaanta4311 Жыл бұрын
Mahadsanid walaalkey rashka
@keysedheereeye2857
@keysedheereeye2857 Жыл бұрын
Waan gartay lkn.rasuulkii.sharafta badna nabiyulaahi muxamad markeliya muu soo qaadine
@mohamedyare5696
@mohamedyare5696 Жыл бұрын
Qur’aanka ayuu ka hadlayaa sxb
@oraahdamaanta4311
@oraahdamaanta4311 Жыл бұрын
Ayaadaha ayuu kusoo islaamay wlaalkey qaali
@user-hf7cc8ju2x
@user-hf7cc8ju2x 7 ай бұрын
Allah is one 🙏 ❤️
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
wa kodaalaysa
@fardowsosaid4043
@fardowsosaid4043 Жыл бұрын
Mansha allh ❤️
@batulabarako8866
@batulabarako8866 Жыл бұрын
Alahu akbar alahu akbar.
@mohamadabuukar2007
@mohamadabuukar2007 Жыл бұрын
Allah haku fafido walaalkena
@madaalayaashaqaran2407
@madaalayaashaqaran2407 Жыл бұрын
Masha allaah rabi hakugu xafido Islamka
@nourhassan1524
@nourhassan1524 Жыл бұрын
Allahu akbar
@fatimahabdifitah9160
@fatimahabdifitah9160 Жыл бұрын
Ilaahay qeer haku siiyo walal noso turnumay
@ibrahimadde4976
@ibrahimadde4976 Жыл бұрын
Sxb haka cajisin muqallada nocaan ah m.a
@ayanhibo14
@ayanhibo14 Жыл бұрын
Allaha idinka ajarsiyyo anagana inagu anfaco
@saadabogoreh8219
@saadabogoreh8219 Жыл бұрын
Soubhanallah
@abdifataahaadam7949
@abdifataahaadam7949 Жыл бұрын
Ninkaan magaciisa
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
waxan kaga cabsi qaba in Aad caajisto wax bun ko kariyana Aad waydo ee iskanoqo iskajoog halkaga
@salahzeyn5518
@salahzeyn5518 7 ай бұрын
Marar badan tafsiirka dhagaystay illa hadda ma'arag ninkàn soo muslimay siduu Quran-ka ugu hadlayo sh. Uga hadlayo sida ayada { وَإِذۡ قُلۡنَا لِلۡمَلَـٰۤىِٕكَةِ ٱسۡجُدُوا۟ لِـَٔادَمَ فَسَجَدُوۤا۟ إِلَّاۤ إِبۡلِیسَ أَبَىٰ وَٱسۡتَكۡبَرَ وَكَانَ مِنَ ٱلۡكَـٰفِرِینَ } [Surah Al-Baqarah: 34] waxan u haystay in mala'igta aya nabi aadam u sajuuden Allana bani aadam in loo sajuudo ma'ogolo lkn sajuud macnahayda aya aha inay u qadimaan bani aadam, waxbadan aya ka faaiday ninkan allah habarkeeyee
@oraahdamaanta4311
@oraahdamaanta4311 7 ай бұрын
Qof walba alle waddo ayuu usoo mariyaa hanuunka
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 Жыл бұрын
Mashaa Allah ellahay haxifdiyo ninkaan
@dontforgetjudgementday233
@dontforgetjudgementday233 Жыл бұрын
Masha allah jazakallah kahyr wll0
@sahramohamed7031
@sahramohamed7031 Жыл бұрын
Nasoo badii ilmaha iyo bini Aaadamka dhan wey anfaceysaa
@oraahdamaanta4311
@oraahdamaanta4311 Жыл бұрын
Inshaallaah wlaalkey
@saalaxmaxamedmahdi1803
@saalaxmaxamedmahdi1803 Жыл бұрын
Masha Allah
@saalaxmaxamedmahdi1803
@saalaxmaxamedmahdi1803 Жыл бұрын
Allhamdulilaah
@salaadzamzam392
@salaadzamzam392 Жыл бұрын
Maanta ayaan arkay channel-kan waana Ku soo xirmay. Mahadsanid tabiye
@oraahdamaanta4311
@oraahdamaanta4311 Жыл бұрын
Adaa mudan walaalkey salaad
@umumaxamedamiin3819
@umumaxamedamiin3819 Жыл бұрын
Masha allh walhi muslin nimada way socotaa
@ZultanaMahamud
@ZultanaMahamud 24 күн бұрын
M.a Allhu akbar
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
waxan kowaydiyaay biyaha qabow miyad cabta haa iska joog miyo kolool yaan jirinba
@ccazizmanka1924
@ccazizmanka1924 Жыл бұрын
Sxb fidiyo nucan amal ah noso radi allha kubarakeye
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Жыл бұрын
"Laa cilma lanaa ilaa maa calamtanaa"
@oraahdamaanta4311
@oraahdamaanta4311 Жыл бұрын
انك انت العليم الحكيم
@husseinbare9737
@husseinbare9737 Жыл бұрын
Masha Allah I watch till the end surely nime enjoy may Allah protect you from the evil eyes hakadalin inad fafisa qerka
@oraahdamaanta4311
@oraahdamaanta4311 Жыл бұрын
Inshaallaah wlaalkey mahadsanid
@abdiwahabmursal2931
@abdiwahabmursal2931 Жыл бұрын
Allahu akbar alxamdulilaaah
@saylirobleh5698
@saylirobleh5698 Жыл бұрын
ninkan shalay muslina ayaa quraanka sidan u fahmay kuwii muslinimada ku dhashayna wax macna ah ooy ka dahmeen ma jirto
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 Жыл бұрын
Ilaahey nagama dhigo Dameerkii malabka dushiisha saaran oo uu sido aanan dhadhamin 😢😢😢Tafsiirka in lagu tadaburo weeyaan. Laa tufsiduu fil arli marka lana leeyahay waxa maanta socdo.
@ruqiyadihad3624
@ruqiyadihad3624 Жыл бұрын
allahu akabar good job
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
nin la oranjiray zakariye yaay arintasi kodhacday
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
walaalow waxba hasomuslimin taransid faraha lagaqad ah ee waxan ko oranlaha guryihini iskagano
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 Жыл бұрын
Maxa ku hadashay?
@diibecali6170
@diibecali6170 Жыл бұрын
Professor Jeffrey lang
@dejistech9692
@dejistech9692 Жыл бұрын
ALLAAHU AKBAR
@abdiqanilegend1206
@abdiqanilegend1206 Жыл бұрын
Allah akbar mhdsnid wll
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 3 ай бұрын
M.a
@cumarsheekhcali9599
@cumarsheekhcali9599 Жыл бұрын
Maasha allah
@omergul4363
@omergul4363 Жыл бұрын
mashaa Allah
@abdirashidcuraagte546
@abdirashidcuraagte546 4 ай бұрын
Cimliga iyo caafimaadkaba Ilaahay ha kuu siyaadiyo
@kayseabi4316
@kayseabi4316 Жыл бұрын
Asc sxb waad ku mahadsantahay turjumadaada waxaad tahay qof balaaqo leh qof ugu fiican dadka wax turjuma anna waxaan jeclahay dadka soo muslimay ee noo soo badi kiliibada mahdsanid
@oraahdamaanta4311
@oraahdamaanta4311 Жыл бұрын
Mahadsanid walaalkey
@MucaadNuur-ep3nf
@MucaadNuur-ep3nf 8 ай бұрын
Walal soobadi dadka cusub ee soo muslimay waxbaan kafaaidaynaaye waayo iyagu fikir farabadan ayay kusoo muslimeen marka madareemikarno nimcada muslimnimada ilaa aan dhagaysano dadka soo islaamay iyo sawabtoodo
@abdirashidcuraagte546
@abdirashidcuraagte546 4 ай бұрын
​@@MucaadNuur-ep3nfwaa runtaa walaal wax badan oona culimada ka fahmin baan ka fahmay ninkan soo muslimay
@nuurahmed4180
@nuurahmed4180 Жыл бұрын
Ma allh
@rashkaff3242
@rashkaff3242 Жыл бұрын
ما شا ء الله
@maanka4248
@maanka4248 11 ай бұрын
Muuqaalkaan kama daalayo waan iskaaga naqsadaa
@qamarali3523
@qamarali3523 Жыл бұрын
Aniga waaba iga cilmi badanyahay
@abdirahmanahmed2780
@abdirahmanahmed2780 Жыл бұрын
kusoo dar deee wll Vediogan oo kale🙏
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
🥰🥰🥰
@abdiibnudiriye5556
@abdiibnudiriye5556 Жыл бұрын
👍👍
@bulxandahir734
@bulxandahir734 Жыл бұрын
Wad mahdsantahay walal
@husseinapdikadir
@husseinapdikadir Жыл бұрын
@khalidoday8943
@khalidoday8943 Жыл бұрын
M.a zhb barnamijkan umada inloosoo somaliyeeyo saaidba loogu baahnaa Waad mahadsantahy lkn views iyo aduunyo mifna haka rabin ee allahaa udayso dadaalka oo hka niyad jabin ee barnaamijyadan noosoo wad wll
@oraahdamaanta4311
@oraahdamaanta4311 Жыл бұрын
Inshaallaah walaalkey mahadsanid
@deqamohamed2417
@deqamohamed2417 Жыл бұрын
Maasha Allah Allah akbar Allah akbar Allah akbar Allah akbar Allah akbar Allah akbar Allah akbar Allah akbar Allah akbar Allah akbar Allah akbar Allah akbar Allah akbar Allah akbar Allah akbar Allah akbar Allah akbar Allah akbar Allah akbar Allah akbar Allah akbar Allah akbar Allah akbar Allah akbar
@daadirelmi1408
@daadirelmi1408 Жыл бұрын
Qeeb 2 aad ma lee dahay 😢
@abdallajx252
@abdallajx252 Жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@user-hq5mc5zi9y
@user-hq5mc5zi9y Жыл бұрын
iyada oo english ah xagenn ka hela
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
ko daalaysa waxa layirahda safiya iyo marwan ya isdaba ordaya
@abdullahiibrahimabdi1395
@abdullahiibrahimabdi1395 Жыл бұрын
Qofkan magaciis yaa iishegi kara
@jonah6150
@jonah6150 Жыл бұрын
Magicii zHp ninkan
@oraahdamaanta4311
@oraahdamaanta4311 Жыл бұрын
Jaffrey lang waa professar
@Gurmad98
@Gurmad98 7 ай бұрын
Goodbye
@ccazizmanka1924
@ccazizmanka1924 Жыл бұрын
Sxb kuwa dood diimedka kuwan aka kafican xamasadena ayukicinaya
@oraahdamaanta4311
@oraahdamaanta4311 Жыл бұрын
Inshaallaah walaal wanso wada wadada ayey kusoo jiraan kuwaan ookale lkn waqtiga ayaa aad ukooban mahadsanid walaalkey wanka xumahay inaanan kuso jawaabin waayo commentiga wan arjay sidaas darteed ayan vedio kale utafaxeetay si aan kuwan okale uso galiyo
@Dimple.2023
@Dimple.2023 Жыл бұрын
Ajar Allah ka siyo🥰
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
adiga iyo hoyadaba ko rafadaysan
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
muslinimad
@saadabogoreh8219
@saadabogoreh8219 Жыл бұрын
Illahow nasso hadeh
@abdikani4376
@abdikani4376 Жыл бұрын
Allahu akbar
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
iskagatag meesha
@luuleyali5171
@luuleyali5171 8 ай бұрын
Maxa ku cajabin ?
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 6 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 10 МЛН
DOOD Qur'aan ka mise Bible ka | Sh.Ahmed Deedat iyo Anis shorrosh
2:21:30
Isagoo muslimiinta weerari raba ayuu soo islaamay || Qisada Daacigan
23:46
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 6 МЛН