Deg Deg Ibrahim Caydiid Oo Fashiliyey Siraha Doorashada ,Musharrax Cirro & Arrimo Kale

  Рет қаралды 7,471

Arabsiyo News

Arabsiyo News

Күн бұрын

Deg Deg Ibrahim Caydiid Oo Fashiliyey Siraha Doorashada ,Musharrax Cirro & Arrimo Kale
ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Пікірлер: 58
@Xasmas
@Xasmas 3 сағат бұрын
Guul❤Gobanimo ❤Somaliland ❤NO COD XISBI OFFWAREEN HUWAN KALKAL
@BoqoreHirsi
@BoqoreHirsi 2 сағат бұрын
Maasha Allah Guul Mujaahid Gudoomiye Ibrahim Caydiid Xog-waran Al-xaqiiqa noolow adiga iyo wariye C Shakur haybe Guul Mudane Mujaahid Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Xildiid forever Guul xisbiga kulmiye Guul iyo Gobonimo Qaranka Somaliland marwaliba Insha Allah ❤
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 Сағат бұрын
Guuul qaranka somaliland inta jecle❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guul mbc
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 3 сағат бұрын
Thanks so much Arabsiyo News, waxaan kaloo aan aad ugu mahad celinayaa Ibrahim ceydiid gudomiyaha mutadawaciinta Suti-gaashaan, oo marwalba u taagan difaaca qarankan cadowga badan leh, ( xiliwaliba rageeda jooga)
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 2 сағат бұрын
Soomaaliland guul baan u rajaynayaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 Сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤mansh Allah guuuuuul jamuriyada Somalilaan guuuuuul kulmiye guuuuuul kulmiye insh Allah
@Hana-y2u7v
@Hana-y2u7v 2 сағат бұрын
Ibrahim Caydiid❤
@CumarXuseen-u9b
@CumarXuseen-u9b 2 сағат бұрын
Ibrahim Caydiid Madaxa hay ada sirdoonka SL ee mustaqbalka
@siciidcaydaruusmaygaag5521
@siciidcaydaruusmaygaag5521 2 сағат бұрын
somaliland uma baahna wadani huwan iyo iwm only kulmiye party ❤ guul iyo gobanimo jamhuuriyada somaliland
@aaralikahin7042
@aaralikahin7042 2 сағат бұрын
Insha Allah Guul Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland, illaahaw Jabi oo Fashili Dhagaraha Cadawda Somaliland soo Maleegayo, lllaahaw Midee Quluubta Umadda Somaliland,, Aaammeen,
@aminaosmanawad8575
@aminaosmanawad8575 3 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@foziawoldehana7951
@foziawoldehana7951 3 сағат бұрын
❤💯
@zahraabdula1553
@zahraabdula1553 Сағат бұрын
SALAAN SARE ABDISHUKUUR ❤❤❤❤❤❤❤ IYO IBRAAHIM AYDIID GUUL IYO GOBANIMO SOMALILAND ❤❤❤ ♥ ❤ 👌 🎉❤🎉❤MUJAAHID QARAN GUUL GUUL GUULAYSTA WELIGIIN ❤ 🎉❤❤❤♥ ♥ 👌
@MukhtaarCumar549
@MukhtaarCumar549 Сағат бұрын
Calanka tawxidku wuxu guubaya wadama badan oo calanka iyo kuwa inaga mid ah uu jinku kuu jiro, Somaliland cid babi karta ma jiro, ILAHAY uun ba wax yeli Kara may mashallah alxmdulilah ❤❤❤❤❤❤❤
@burjilibax
@burjilibax Сағат бұрын
Taladi wxey dhafi waydey ibrahim aya wax fashiliyey rer kulmiye wu saqiirey subxanaha Allah
@shabeel7467
@shabeel7467 2 сағат бұрын
Abdiqadir Jirdeh wuxuu aad u neceb yahay magaca SNM sida Ciro Cambe, iminkana wuxuu adoon u yahay Hersi Huwan iyo Ciro Cambe oo xoogaa u tuuray. Waa faqash sida Ciro neef. Mujaahid Derawal wuu istaahilaa in ururka lala dhiso.
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 2 сағат бұрын
❤❤❤❤❤
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 2 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 3 сағат бұрын
𝐛𝐮𝐮𝐟𝐢 𝐛𝐮𝐮𝐟𝐢 𝐛𝐮𝐮𝐟𝐢 𝐛𝐮𝐮𝐟𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐝𝐚𝐰 𝐰𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧𝐢𝐲𝐞 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚 𝐣𝐚𝐚𝐛𝐢𝐲𝐨 𝐜𝐚𝐚𝐝𝐚𝐰𝐠𝐚 𝐢𝐧𝐚 𝐱𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐢𝐲𝐨 𝐱𝐢𝐢𝐫𝐬𝐢😅😅😅😅😅
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 2 сағат бұрын
Habar jeclo haday daayaan xisbi huwanta iyagaa dib ka qoomamayn doona
@FoosiyaMaxamuud-xy2wy
@FoosiyaMaxamuud-xy2wy 2 сағат бұрын
Ibraahi Cimriga & Caafimaadka Alle hakuu barakeeyo Waxaa Alle ka dhigay (F,B,I) Rabaniya, waxanse ku Sheegayaa in 8-3-2022 Ayaa la Dhameyey oo I Tus oo Taabsiya ayaa Sida Casharka u qoran Inuu Soo baxayo kulmiye oo ku Suntan,S,N,M,oo Sirta ku jirtana Tahay (Sayidinaa Nabiyunaa Maxamed,C,S,W,)!!??🧠✍️⚖️🔑🕋🕌🤽🫅S/la,aand
@Halgame334
@Halgame334 Сағат бұрын
MUJ CAYDIID
@shabeel7467
@shabeel7467 2 сағат бұрын
Abdiqadir Jirdeh waa faqash sida Ciro Cambe.
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 3 сағат бұрын
Gudomiyaha Suti Gashaan Mujaahid Ibraahim Caydiid Buufi Huwanta gudaha
@ikraammahmoud790
@ikraammahmoud790 2 сағат бұрын
Ibrahim geesi geesi dhalay Guul somaliland
@Halgame334
@Halgame334 Сағат бұрын
C.QADIR JIRDE WAA HALGAB KHASARE DHALINAYA
@AadanAadan-r9e
@AadanAadan-r9e 2 сағат бұрын
Guuul iyo goanimo
@abdirixiingaaxuure2621
@abdirixiingaaxuure2621 Сағат бұрын
Ma ibraahim duuflaa dadkii aad ka haysaa ma dameerka naaxaad duruusaha idiin dhiga wallee waa dumaysaan kulmiyana ku daayaa
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 3 сағат бұрын
𝐢𝐛𝐫𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 𝐜𝐚𝐲𝐝𝐢𝐝 𝐛𝐮𝐮𝐟𝐢 𝐛𝐮𝐮𝐟𝐢 𝐛𝐮𝐮𝐟𝐢 𝐡𝐮𝐲𝐰𝐚𝐭𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@inacige
@inacige 3 сағат бұрын
H.Jeclo lama khayaami karo sorry H. Jeclo wey ogtahay cida dhabarka ka toogatay ciidankii qaranka
@Halgame334
@Halgame334 Сағат бұрын
RER SL CABDILAHI DIRAWAL BANANKA HA KEENAN TAGERRAYASHA KULMIYE
@hassanmkconnect1779
@hassanmkconnect1779 2 сағат бұрын
Noockasta waxaa laga waraysanaaya😂 ayaan la yaabanahay
@AbdiabdilaahiDaacad
@AbdiabdilaahiDaacad 2 сағат бұрын
Asl
@husseinAbdillahi-i4h
@husseinAbdillahi-i4h 2 сағат бұрын
Labada halyey ee Abdishkuur iyo Ibrahim caydiid waxay heegan uyihiin oo ay wadaan wacyigalinta ummadda reer somaliland waaynay kuku mahad sanyihiin,,,,
@MABDI-nj4pz
@MABDI-nj4pz Сағат бұрын
Kani waa Najis doonaaya in ay dunto Somaliland oo dadka walaalaha sii kala kaxaynaaya Markaa way cadahay in uu doonaayo in lagu kala yaaco oo reer waliba deegaankiisa maamusho. Meelaha la wada degenyahayna si lays la waafaqsanyay loo wada maamusho. Sidaana Somaliland ugu dhamaato. Laakiin waa la ogyahay in calancas iyo Faqash ka dhex hadlayso. Naxli iyo waxaa saa la yidhi iyo hadal la bedelo .
@FuaadmohamedFuaad
@FuaadmohamedFuaad 2 сағат бұрын
Kasa kuwarama miya afka sacad muse
@AdamOsman-gz3df
@AdamOsman-gz3df Сағат бұрын
Waar kan isagaaba sii kala eryaya reer Somaliland. Miyaanu is dhegaysan waxan uu ku hadlaayo ee bilaa macnaha ah.
@qayaad
@qayaad 2 сағат бұрын
Wlhi reerkii hbr jeclo oo la khiyameyay xaashi xirsi oo been ku mawelinayay hbr jeclo garxajiis oo xusbi ahaan ula so baxaya talo wanag qaac wayn😂😂😂😂😂
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 3 сағат бұрын
Taaģeerayaasha kulmiye waxaan ugu baaqayaa iney dilaan muuse ,maxamed kaahin iyo samaale sababtoo ah waxa cad in ay si badheedha ay u doonayaan iney dalka gacanta u geliyaan xisbigaa wadani ee cadawgaa
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 сағат бұрын
Maxamed maraan maxaaloo dilayaa madoqomaad mooday markay u gelinayaan yaad ka cali badan tahay ood diri jirtay adeer muuse ina kaa hin iyo samaale idhaha yagaan ka jecelahay
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 2 сағат бұрын
@@TogdheerBurco-x3p Miyaad adigu ku qanac santey kaan beynkooda Miyaaney kuu muuqan in wasiiradii dawlada la garbo duubey taasina ay keliftey in beeshii bariga burco hadh cad la dareersado waar waxaasi miyaaney kuu muuqan bilaa dhiigyow anigu cidna diri maayee anaa isku qarxinaya sedexdoodaba waa hadii laynaga guuleysto
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 сағат бұрын
@@maxamedadan9024 meela tegi maayaan beesha bariga burco ciro caanyo cidina ma rabto
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 сағат бұрын
@@maxamedadan9024 ciro caanyo waa dadkii ciidanka jebiyay ee hadan ku faraxsan habeen kay ciidanka jebiyeen
@Abdulkga
@Abdulkga 14 минут бұрын
Hadii Kulmiye la doorto, waxaan hubaa 80% guushaas waxa keenay Ina Caydiid . Muse Bihii, dhaqankiisa reer Somaliland wey ka dheregsanyihiin, maalinta la dhariyo kadib, Ibraahin Caydiid tilifoonka ka qaban maayo. Anigu mudo sanad ah waxaan u olaleynayey Faisal, aniga oo arka doorashadisa in Somaliland dagaal sokeeye kaga badbaayso. Ilaahow waa taada!
@Khaadarupdilaahi
@Khaadarupdilaahi 53 минут бұрын
Codka sii kulmiye
@CabdiraxmaanYusuuf-f1z
@CabdiraxmaanYusuuf-f1z 2 сағат бұрын
Hhhh waar qaarbaa soo qoraya ninkan sanka wayn le mxaa nadaba dhigay sida shaydaanku quraanka uuga xanaaqo ayay uuga xanaaqan kusoco mujaahid
@FARDUUSCALI-s5j
@FARDUUSCALI-s5j 2 сағат бұрын
Odaygan sanka wayn maxa na daba dhigay
@Inakulmiye
@Inakulmiye 2 сағат бұрын
Naa xishood.
@FARDUUSCALI-s5j
@FARDUUSCALI-s5j 2 сағат бұрын
Beenale
@hassanmkconnect1779
@hassanmkconnect1779 2 сағат бұрын
Nacasnimadaan kugu aqaanay waxaad ku dar satay been adigu kaalayoo bal wax ka bedel ilaahbaan ku dhaarta markay doorashadu dhamaantiin ee aad ku waad dabada u dhagaysaa ka lugeeyaan waa in aan afka kaa garaacaa ina caydiidow waa balan jig jigs yar kuma haynayso nacasyahow awalba inaad garan ahayd waa la ogaa car kaalay masalaha hadaad nin tahay
@Inakulmiye
@Inakulmiye 2 сағат бұрын
Huwanta Usra Harti Somaliland ma xukumayaan.
@SOFIIIDK
@SOFIIIDK 2 сағат бұрын
@@Inakulmiye kuwii naagahooda hargeisa laga qaadayaw mid 80,s aamus hadalba kuuma yaalee
@SaidJama-r8e
@SaidJama-r8e 2 сағат бұрын
Horgal
@saxar6675
@saxar6675 2 сағат бұрын
Waxaad adigu ka warantaa kuwii naagahooda lagu dul qabay ee weliba kii dalka xukumayey eeuu xilka u hayey uu gacantiisa ugu geynayey ,nin naag laga qaaday oo laga jeclaaday ceeb maaha ,waligiid ayaana lakla qaadi jiray dumarka,laakiin waxa ceeb ah nin xaaskiisii lala qabo oo waliba kii laqabay xil uhayey,markaa waa inaad idinku aamustaan haddii kale walaahi haba lagu kala guuree waxbadan ayaan shaaca kaqaadi
@saxar6675
@saxar6675 Сағат бұрын
Waar waxaad ka warantaa kuwii naagahooda lala qabay ,ee ragii ay xilka u hayeen ayagu ugayn jiray ,intaad dad ku caayeyso naag la jeclaaday oo inta nin lagla baxay la guursaday.,waligeed ayaa dumarka lakala bixi jiray ceebna maaha,ceebi haday jirto idinka leh,walaahi hadaad aamusi waydo ,inaan siro badan fashilin nacasyahow
MUDA scam, Modi in USA, Trump vs Harris | Hafta 504 FULL EPISODE
2:06:21
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,8 МЛН
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 49 МЛН
Do you choose Inside Out 2 or The Amazing World of Gumball? 🤔
00:19
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 124 МЛН
The V.P. Debate Came Down to One Moment
51:41
New York Times Podcasts
Рет қаралды 77 М.
Is Reform UK Preparing for Government?
8:49
TLDR News
Рет қаралды 110 М.
How modern slavery hides in plain sight - BBC World Service
15:19
BBC World Service
Рет қаралды 2,9 М.
The UN in Crisis? | Livestream with @theglobalgambit
1:13:28
Prof James Ker-Lindsay
Рет қаралды 9 М.
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,8 МЛН