Пікірлер
@user-lj9cw6mq8z
@user-lj9cw6mq8z 11 минут бұрын
Masha allah sawir saxa ayu inasyi sharifo waad mahdsantihin❤❤❤❤❤
@shaaficiaadam1184
@shaaficiaadam1184 16 минут бұрын
Soomaaliland 😊
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 34 минут бұрын
Hooyadiin ingiriis was. Ingiriis iyo xamaalkii ayey u baahdeen
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 35 минут бұрын
Xabashi iyo oromo cid daynaysa ma jirto iyagu ma soomaali ayey isu haystaan Soomaaida ayey u egyihiine
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 36 минут бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk adeer cabaad. Yaa u baahan. Adeer laysma gaadhin cabaada ama ha cabaadina. Qabiilo lagu duulo qabiilo lagu duulo ayey leedahay
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 42 минут бұрын
WaxAd moodaa in wasaarada wacyo gelinta Somaliland in ay hurudo.wax wacyo gelin ah lagama maqlo.
@burco688
@burco688 48 минут бұрын
Illahayha xafido somaliland ❤
@AbdirashidAwale
@AbdirashidAwale 56 минут бұрын
Meesha ma oromadii ayaa beentoodi ku shubaya shalay sowtaad lahaydeen waa walaalahayo waar dadka ka xishooda oromoyahay dalka kusoo fiday
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir Сағат бұрын
Abdishakuur waa nin Qaranka Somaliland u taagan 24/ Hours ilahay ha ka jisaayi siiyo wadankiisa waa wadani dhabah
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Сағат бұрын
Cadaawad!!!! Isaaq uqdad ayuu u dhintaaa. Calaacal ayay ku jiraan 34 sano kkkkk Waar lafihiii aad sidan jirteen ku sooo gurta
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir Сағат бұрын
Lafaha ninkii dilay maanta Jeel buu ku qudhmay Tuke ayaa maanta garanayaa waxa haysta
@DeeqaFarah-vr1kg
@DeeqaFarah-vr1kg Сағат бұрын
Isaaq ma waxaad u haystaa cawaan adi shalay dumarka iyo caruurtayda la xasuqay marnta waanu fejigana yhy wlhy inaan dhigayga bardanbe cidi si fududa u daadinayna
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 52 минут бұрын
Abahiin iyo faaqasha iyo huwaan iyo xaarodka kaa soo haajeerye sooqra wasse doonte baa deeb uu raxaysan jaabarte xaarka carabta guuri jeerye laa idiinkuu ceelinye😮😮😮😮
@user-sw4oi1ou5e
@user-sw4oi1ou5e Сағат бұрын
Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🥰🥰🥰🥰🥰✌️✌️✌️✌️✌️👍👍👍👍💪💪💪💪💪🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 Сағат бұрын
Mansha allah geesi qaraan ruuntu waa xanuun ❤❤❤ bravo
@aminamohammed5902
@aminamohammed5902 Сағат бұрын
Soomaalilaan ha jirto oo ha joogto cadawgeeduna ha jabo in sha alla
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 2 сағат бұрын
Wariye siicid ciise illeye ilahay ha ku xafiido amiin amiin amiin guul iyo goobanimo somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 2 сағат бұрын
Cadowga guudaha iyo ka debedaba Allah ha jabiyo huwanta iyo argagaxisada Amin yaa Allah
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 55 минут бұрын
ALLAHU MAA AMIINI
@abdillahimohamoud7750
@abdillahimohamoud7750 2 сағат бұрын
War khayr qaba oo aanu ku faraxno ma wadaa guul Somaliland
@user-pn3jy1bb3m
@user-pn3jy1bb3m 3 сағат бұрын
Maraykanku ma wuxu xukuma badaha Somalia? Ha isku Saarinen ku dhe .Dheg jalaq Lana siinayo .
@user-pt1nb9us8i
@user-pt1nb9us8i 4 сағат бұрын
Adeer naftaada been hawsheegin ee runta isu sheeg Miskiiin miskiin dhalay riyo ku nool ah Wallee
@user-pt1nb9us8i
@user-pt1nb9us8i 4 сағат бұрын
Adeer naftaada been hawsheegin ee runta isu sheeg Miskiiin miskiin dhalay riyo ku nool ah Wallee
@user-pt1nb9us8i
@user-pt1nb9us8i 4 сағат бұрын
Riyo ayaad ku jirtaa isaaqow Adeer qabiil qaran noqonwaa Sadex megaalo ayaad xukuntaa Ha ku le’ekaado
@aaralikahin7042
@aaralikahin7042 4 сағат бұрын
Insha Allaah Guul, Midnimo iyo Horumar ayaan illaahay uga rajaynaya Jamhuuriyadda Baraysan ee Somaliland, illaahaw Jabi Cadawga Somaliland.
@edrisgabo915
@edrisgabo915 4 сағат бұрын
Allahyow u naxariso Awoowgern Sh Isxaaq ?!! Aamiin اللهم ارحم جدي شيخ إسحاق و أغفر له ذنوبه واعف عنه. اللهم أحفظ ذرية شيخ إسحاق من شر الاوباش و الحاقدين .اللهم آمين يارب العالمين ❤❤❤❤❤
@Madar6868
@Madar6868 5 сағат бұрын
St gshn
@abdisamadahmed5493
@abdisamadahmed5493 6 сағат бұрын
Arabsiyo nagu quraaci beentii
@Hooda36
@Hooda36 6 сағат бұрын
Soomaaliland iyo itopian guul guul kanaxo nafta waa🎉 ♥️🎉❤🎉❤
@XamdaAhmed-ic7wb
@XamdaAhmed-ic7wb 7 сағат бұрын
Maasha allah tabaarkalaah jamuuriyada barakaysan ee soomaalilnd 💚🤍♥️🇮🇷👋🇺🇸🇮🇷
@user-ml8kf4fz9u
@user-ml8kf4fz9u 8 сағат бұрын
Dereenka.siyaasigu.marbaydawadu.ugasha.wuxuu.shalaydiidanaa
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 8 сағат бұрын
Itobiya jabuuti inay xasidka itobiya inay yihiin maoga
@SiyaadBidaar
@SiyaadBidaar 8 сағат бұрын
Somaliland buu dawlad u aqoonsan yahy😂😂😂
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 9 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💃🏿💃🏿💃🏿💃🏿💃🏿💃🏿💃🏿💃🏿🎓🎓🎓🎓🎓🎓👑👑👑👑👑
@AliHassan-kx8ci
@AliHassan-kx8ci 10 сағат бұрын
Marfucalqalam weye dankalifan
@Adler308
@Adler308 11 сағат бұрын
Beenta umada ka daa intaad difaacayso reerkii dawladnimada ku fashilmay 😂
@AhmedIsmail-eg3ov
@AhmedIsmail-eg3ov 12 сағат бұрын
Geele & Xasan gabalkooda ayaa dhacay markaa haday faraha lasoo galeen Somaliland
@Hooda36
@Hooda36 14 сағат бұрын
💚guuliyogobanimo 🤍Soomaaliland ❤️
@user-dv7cs4iq5q
@user-dv7cs4iq5q 14 сағат бұрын
Guuuuul soomaliland masha allah guuuuul 🎉🎉🎉🎉🎉🎉💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼
@nihad1292
@nihad1292 18 сағат бұрын
Libaaxi somaliland kahin❤❤❤❤❤❤❤
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 18 сағат бұрын
Waxa jirta wax laayadha masalix kaa dhaxaysa dawalada oo dawalad kilyaa waxay donto kaligeed ku dhaqimi Karin sida wabiga niilka hadaye tirahdo Ethiopia anaa kaligaye cabaya oo xidhanaya cidkale taban mayso cidana kaa yeelimayso imika muse waxu ku dhaaqaaqaye waa ta baad waxa ku nool jabuti Ertaiya somaliya intasba yeelimayaan xita shacabki intaa badan maa ogala adunkuna yeelimayo oo Carab oodhan ayaa dawalada federalka laa jirta iyo qawaninta adunk maaha inaa xaqiiqada laa iskaa indho tiro Abye waxu doonaya culayska gudaha inu ku jeediyo shaxsbkisa somali land Daan kama laha hadaye baabado imika somaliya hubki waa loo fasaxaye adunko dhaan waye kaa soo amahan karta jayne iyo turki iyo Qatar ayaa siinaya waaxaye doonsyso muse waxunan fahamsanayeen ayu daadki madax u galiyaaye i kamkana arinka haa kaa noqdo hadii kale dhinac walba dagal iyo jabhado ayaa lagag furi walhi waa halag muse dalki madax u galiyaaye
@zahrasharif3995
@zahrasharif3995 18 сағат бұрын
Somaliland guul guul guul ❤️ ♥️
@alexkeith1260
@alexkeith1260 18 сағат бұрын
anigu wasirkan arimaha gudaha waan la yabay wixisu waa hadal un kun jer ayu shegay inu xisbiga wadani yahay huwan qadiyada qarankana didan dadko dhamina waay og yihin hadaba wasirkan waa in lo shega inan hadal oo qudha lo bahnayne ee ficil lo bahan yahay oo cadowga gudaha xabsiyada laga buxiyo sababtu waxa weyan manta qarankan cadow gudahai iyo mid dibada ah aya isku bahaystay waa in xukumadan somaliland hadalka ficil lo badala hadi kale la iska amusa
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 19 сағат бұрын
Wadani cadawba ka buuxaa ha iska siifeeeyaan si aan lo tuhmiin
@user-vg8pj1hw8r
@user-vg8pj1hw8r 19 сағат бұрын
Beenta joojiya ..Ina Biixi seedigii dhib lama doonayee
@fahimaahmed6126
@fahimaahmed6126 19 сағат бұрын
❤❤
@KadarMaax
@KadarMaax 19 сағат бұрын
Kkkkkkkkkkk
@iidxasan5453
@iidxasan5453 19 сағат бұрын
Arabsiyo geesi qaran mahadsanid
@HassanFatouma-eq4qc
@HassanFatouma-eq4qc 19 сағат бұрын
Apo Guelleh nolowe Guul Djibouti jano 🇩🇯 joharada Africa 🌍 dman 🇩🇯💙💚❤️🤍 vive
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 20 сағат бұрын
Wlee djobuti gudkeedi Ayey Biyo Biyo ugu soogaleen Wlee marhadii Ethiopia isku doonayy dee
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 21 сағат бұрын
guul qaranka somaaliland
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 21 сағат бұрын
guul qaranka somaaliland
@SalabanMaxamud
@SalabanMaxamud 21 сағат бұрын
Kkkkk. War. Xishoo.
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 9 сағат бұрын
Adigu xishoo Soomaaliland ❤❤guul mar walba Aamiin yaa rabi