Deg Deg Ibrahim Caydiid Oo Fashiliyey Lacag Somalia Maxamuud Xaashi Uga Soo Dhiibtay Dubia

  Рет қаралды 11,136

Arabsiyo News

Arabsiyo News

Күн бұрын

Deg Deg Ibrahim Caydiid Oo Fashiliyey Lacag Somalia Maxamuud Xaashi Uga Soo Dhiibtay Dubia
ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Пікірлер: 89
@guutoxadro706
@guutoxadro706 40 минут бұрын
Ibraahin caydiid mujaahid dhalay ❤❤❤❤ muwaadin waa kan oo kale Runta ayuu kasheegaa cadawga ALLE HAKU XIFTIYO
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Сағат бұрын
Ilaahay Somaliland ha badbaadiyo.
@MohamoudAli-n3v
@MohamoudAli-n3v 3 сағат бұрын
Guul iyo gobonimo
@ibrahimibrich9566
@ibrahimibrich9566 Сағат бұрын
Xisbi sax ah oo lagu kalsoonaan karo kulmiyé ayaan arkey ha guleesto inshallah ,xirsi iyo ina xashi waa tuug ,tugna tuug lamida iyo jahiil ayaa doran doona
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 2 сағат бұрын
Guul kulmiye marwalba❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@L.B.I.A
@L.B.I.A 2 сағат бұрын
Guul Somaliland guul kulmiye 💚💛💚💛💚
@guutoxadro706
@guutoxadro706 36 минут бұрын
ILLAAHAY WADANI UMADA HAKA QABTO!!!! Dadka sidaa haloo baraarujiyo Taarikhdaa nin walba qori doonta
@axmedcali-h3z
@axmedcali-h3z 2 сағат бұрын
Lacag baa loo daadinayaa dadkii siyaadiinta ahaa taasaa kuwii caadaqaataha ahi isu casilayaan lakin Dadka badi waa kulmie
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q Сағат бұрын
Tuugtii wadani FAQASH illaahay umada haka qabto cadowgu gudaha
@mandeqlivetv3790
@mandeqlivetv3790 45 минут бұрын
HABAARKAAD CID HABAARTO TAASOO XAQDARO AH ADUU KUGUSOO NOQONAYAA. HABAARKU MEEL LA'AAN MADHACO😂😂😂😂😂😂
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 34 минут бұрын
@@mandeqlivetv3790 cadho alle ayaa ku dhacaysa khaayin wadankaa
@museibrahim2796
@museibrahim2796 2 сағат бұрын
Guul JSL somaliland insha Allah
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid 18 минут бұрын
Guul.soomaali.laan
@hashimmohamed4698
@hashimmohamed4698 3 сағат бұрын
Kuwasi waa madaxadii ictiisam waxan maanta isleeyahiin somaliland dumiya laakiin waxan oogayan in ay dhiig ku daataya.
@hassanmohamoud-t7p
@hassanmohamoud-t7p Сағат бұрын
Xayaakallaah ibraahim daljire cimriga iyo caafimaadka allash kuu barakeeyo
@mohameddarar4813
@mohameddarar4813 2 сағат бұрын
Labada ninba waa khayiim nama kalaxigaan somaliland cadawbay kiyihin ilaahaybana fishilinaya insha alaahu
@baadhitaanadawararkaabdira8707
@baadhitaanadawararkaabdira8707 56 минут бұрын
Waa sidaa aad sheegtay
@MahemedBaahad
@MahemedBaahad Сағат бұрын
QAARKALO BALBAALAADHAAN
@farxaanfuaad4055
@farxaanfuaad4055 2 сағат бұрын
❤❤❤❤❤al xaqiiqa Sutigashan
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 2 сағат бұрын
Sidaan Ilaahay ku aqaano, Intaasiba dhakhsay inoo dhaafayaan.
@aaminozmohamed991jamactimo5
@aaminozmohamed991jamactimo5 Сағат бұрын
Ictisam iyo huwantii gudaha ayaa dalka wareer ku haya ee ha laga qabto somaliland 😮😮
@patraanahmed5766
@patraanahmed5766 Сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ZeinabHassan-y3n
@ZeinabHassan-y3n Сағат бұрын
Kulmiye guul somaliland guul
@maxamedmaxamuud5563
@maxamedmaxamuud5563 2 сағат бұрын
Waxay meesha utageen citisaan iyo huwantu inay dilaan suldaanka guud ee beesha habarjeclo
@farduuscali1832
@farduuscali1832 Сағат бұрын
Mujaahid Ibraahin Caydiid xisbiga wadani ee huwanta u adeega buufi Cayayaanka
@ahmedyaasiin3957
@ahmedyaasiin3957 Сағат бұрын
Ehlu ceesh baa la yidhaa kuwaas oo waxay ka werwersan yihiin haddii Kulmiye laga badiyo in uu camal la'aan ku soo dhacayo!!. Markaa waxay doorbideen in ay iska qaataan mashruucan Xirsiyeysan oo jabac yar iska qaato!!. Somalilanders ku way garanayaan halka mustaqbalkii qaranku ka iftiimayo, markaa qofna gacantiisa isku gowrici maayo!!
@Giyomedia
@Giyomedia 31 минут бұрын
cafis ma jiraayo
@danjire7605
@danjire7605 4 минут бұрын
Maxamuud Xaashi wuxuu isku beegay mashruucii huwanta ee Suldaanka Guud iyo lacagtan uu soo qaadanayo
@jamamire-i3h
@jamamire-i3h 28 минут бұрын
Laba bilood kadib
@MahemedBaahad
@MahemedBaahad Сағат бұрын
MUUUSE BIXIII WAA NIN, DADKAN WAAWEEYEEN EE BUUURBUURAAN EE MIIISAAANA FAAARUUQA KAA AH GUUUDAHA XAAGUU KA SOO UURUURSAADAAY , WAA CAYDIID,, WAA BUUUNI,, WAAA XIINOIIF, WAA INA WAARAANCADE,, WAAA INA SUULUUB,
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 сағат бұрын
❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 сағат бұрын
Ina Xashi was tuug wana khayinal wadan
@baadhitaanadawararkaabdira8707
@baadhitaanadawararkaabdira8707 56 минут бұрын
ILAAHAY HANAHA QABTO WADANI
@DaahirXuseenxasan-un4yf
@DaahirXuseenxasan-un4yf Сағат бұрын
Waxaan jeclnahay inaad run sheegtaan
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 11 минут бұрын
WAA LA ARKI DOONAA DADKA HABARYOONIS DAGAALKA UGU HANJEBEYSO IYO MEESHA AY KA DAGAALAMI DOONANBA DIYAAR AYAA LOO YAHAY MA JIRTO DHULKA WAXBA KA YAALAAN
@AbdiraxiinIbraahin
@AbdiraxiinIbraahin Сағат бұрын
Muse iyo ina bastada cuntaa sida damera ha
@duuliyexaruuri3316
@duuliyexaruuri3316 Сағат бұрын
Mustafe qodax muxuu sameeyay ma Fahmiyo hadalka leeday
@sahraomar5898
@sahraomar5898 8 минут бұрын
Ibrahim duufle been wixiii la cunayaa waa dhaamaday you come back usrtary
@Giyomedia
@Giyomedia 38 минут бұрын
miyaadan xasuusan erayadii uu ku jawaabay ciro iyo xulafadiisii
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 Сағат бұрын
Kuwaan waxay jecelyiin ayeey isu sheegaan cidi ma dhageesato
@MustafemuuseMuuse-wl4gg
@MustafemuuseMuuse-wl4gg 50 минут бұрын
Vvv
@aliahmed-jt7wp
@aliahmed-jt7wp 2 сағат бұрын
Ibraahin adiga maxa suldaanada habarjeclo ku daba dhigay
@jamamire-i3h
@jamamire-i3h 29 минут бұрын
waligaaba nac naclee bal car wakaase muuse madaxwayne nimo hasheegto takadhacda waa la arki doonaa
@taherjamac228
@taherjamac228 2 сағат бұрын
Qofka baqanayaa ha siiyo codka wadani
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😂😂😂😂
@SalahSports120
@SalahSports120 Сағат бұрын
Hhhh sidan warka ku hayo wr waxaasi war noqon maayo
@Giyomedia
@Giyomedia 33 минут бұрын
magtu waa xaq laakiin tan qaranku waa lama cafiyaan hadaad sharciga garaneysaan
@xaqudirir9789
@xaqudirir9789 3 сағат бұрын
Horta Yadoo Olole Lagu Jiro Dhaliil Ha Ka Dhigin Tuulooyinka Axmed Farax Bay Ka Olalaynayaan Sawo doorasho Iyo olale Laguna Jiro
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh 2 сағат бұрын
Ciro kursigan madaxtoyadu inta cirku ujiro ayuu ujiraa madaxweynuhu waa muse biixi cabdi isha Allah wanay arkidonaan hadaladana waxa kakenayaa waa kalsoni la aan
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 сағат бұрын
Wamay corruption kan an lala gabanayn wa yaabe
@CismanibrahinXaysimo
@CismanibrahinXaysimo 30 минут бұрын
War waaxay badhaacisko nio
@hudaali8660
@hudaali8660 2 сағат бұрын
Caaac soo wad niicdi. Mr calooley
@L.B.I.A
@L.B.I.A 2 сағат бұрын
Ma sidaas bay kuu dhibaysaa waraysigu 😂 waxba ha,is ciilin 😂
@maxamuudxasan261
@maxamuudxasan261 2 сағат бұрын
Masar uu iskaga siimiyo haloo qaadhaamo.
@saynabxiisxiis7248
@saynabxiisxiis7248 2 сағат бұрын
Garsoorayaal kashifmay iga dheh
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 2 сағат бұрын
Caadal qaatayaal weeyi odayaal maahe
@ismaacilmaxamed993
@ismaacilmaxamed993 Сағат бұрын
Benale
@baadhitaanadawararkaabdira8707
@baadhitaanadawararkaabdira8707 55 минут бұрын
Adaa beenale ah
@MukhtarGaaxnuug
@MukhtarGaaxnuug Сағат бұрын
Waligeeba ha soo dhiibto ma dhilaa dhul iga qaadi
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 3 сағат бұрын
😂😂😂😂😂
@MaxamuudMeecaad-b6j
@MaxamuudMeecaad-b6j 3 сағат бұрын
Murronka ay soo wadaan ayay u quil samaynaynayawaana tuug
@CismanibrahinXaysimo
@CismanibrahinXaysimo 29 минут бұрын
War xusbigii kulmiye waa la aasay malaa waxbaa idinka xune
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 Сағат бұрын
Waxaa iskadaaye waad dhacasaan
@ahmedfarah5928
@ahmedfarah5928 2 сағат бұрын
GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA 3
@AxmedmaxamedGarbo
@AxmedmaxamedGarbo 27 минут бұрын
Beentiini waa barannay buuùu dhuuso.
@mandeqlivetv3790
@mandeqlivetv3790 47 минут бұрын
WELI IBRAAHIN CAYDIID MA DAD AAN BEENTIISA BARAN BAA JIRA😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@khadra27day12
@khadra27day12 Сағат бұрын
Sow kama gabowdaan ama kama gungaadhaan beenaha aad faafinaysaa
@mohameddahir7293
@mohameddahir7293 Сағат бұрын
Ninkani aad warsysataan mr caydiid war warkiisu waa propaganda. Waa nin wayn oo Beenaale ah. Idinka laftiinu warkiina Aad soo gudbisaan waa mid garab ka raran.
@siciidmumin-u2y
@siciidmumin-u2y Сағат бұрын
Beenale calamo hakudhacdo cilqabe
@xaqudirir9789
@xaqudirir9789 3 сағат бұрын
Markaaa Ma Sheer Baynu La Galaaa
@roobjama6865
@roobjama6865 Сағат бұрын
Kilaafka Faysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Cirro maxaad uga hadliweydey
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 2 сағат бұрын
siilka hoyada uu sheeg
@abdirixiingaaxuure2621
@abdirixiingaaxuure2621 2 сағат бұрын
Sheeko xumaanta ayaad boqol keenteen
@WorshipGodAlone
@WorshipGodAlone 2 сағат бұрын
Xisbi xisbi iyo doorashada inta la iska daayo, qabiil wax lagu qeybsado ayaan odhan lahaa. Doorasho Madaxweyne oo dadku ku qancaan, maba dhex dhici karto ummad qabyaaladdu Diintoodu tahay. Qabiil iyo Qaran isku meel maba soo wada geli karaan. Kala qeybsanaan iyo qori caaradiis ayuunbaa weligeedba meesha ka dhex taagnaan.
@aliahmed-jt7wp
@aliahmed-jt7wp 2 сағат бұрын
Xisbiga wadani madaxwaynaha wuu kuguulay sanayaa insha.allah
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q Сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂by by wadani FAQASH YUSRA FAQASH 🦴🦴🦴🦴🦴🦴👎👎👎👎👎👎👎
@QoobjalowQoobjalow
@QoobjalowQoobjalow 33 минут бұрын
Hadii laga guulaysto wadani maxaa tala ah
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 30 минут бұрын
@@QoobjalowQoobjalow wey ka huleelayaan iyagoo ooyaaya NO VOTE YUSRA FAQASH
@alinuromer5876
@alinuromer5876 Сағат бұрын
No Comments 👎
@Elmibarkadleh
@Elmibarkadleh Сағат бұрын
Anigoo😅waxdililkara😅ducpqaadanmyo😅muuse.shaani😅wuuniķalarari😅
@ahmedyaasiin3957
@ahmedyaasiin3957 Сағат бұрын
Suldaanku haddii uu u baahan yahay dhakhtar maxay xukuumadu uga bixin waydey!!.
@Giyomedia
@Giyomedia 40 минут бұрын
niman qaawan yaa wax u dhiibanaya ninkuu guri ka gubanayo iyagaa u badan haday qaranimada ogolaan waayaan doorashaduna waa xaq daacad ah
@AasiyaMaxamad-u8o
@AasiyaMaxamad-u8o 2 сағат бұрын
ALLE KU SIO QABAY WAA LAGU AOO QABAN GOOR DHOW WAXAASI WAA MUNAAFUQAD ALLA MUXUU REERKA U QABAA COLAAD WAXAAN KABO QAADKA AH INTAY KULA GAADHI TOLOW IISKA DABAALO
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 2 сағат бұрын
ilaahay waa caadil xaqana waa la sheegaya
@Yusufxasann
@Yusufxasann Сағат бұрын
DOWLADDA SOMAALIYA AYAA MASUULIYADI KA SAARAN TAHAY SIDII LOO BAD BAADIN LAHAA SHACABKA GOBOLADA WAQOOYI EE SOMAALIYA. MUUSE IYO KUWAA KHAYAANA QARAN KU KACAY WAA IN DOLADDU SOO QABATO.
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 3 сағат бұрын
Ibro sheeko xun 😂
@suleymanweyrah991
@suleymanweyrah991 3 сағат бұрын
Dee xaaji idaacadu wararkay raadin jirtee Dee Mujaahidka marmar ka dhigoo , Macaamiisha warar kale u raadi.😮
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 39 МЛН
What's in the clown's bag? #clown #angel #bunnypolice
00:19
超人夫妇
Рет қаралды 11 МЛН