Qatar Oo Ku Baraarugtay Aqoonsiga Somaliland Ee Itoobiya & Qorshaheeda Cusub

  Рет қаралды 23,385

Arabsiyo News

Arabsiyo News

Күн бұрын

Пікірлер: 84
@Awooda57
@Awooda57 4 ай бұрын
Hadu muuse noqdo iyo hadu faysal noqdo hada nahay shacabka muhimadenu waa nin ay ku wayn thy midnimada somalilan ❤❤❤
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 ай бұрын
WAARYADH YAAMYAM IYO QADADWAYN BAA NAA BARATYE
@jamaljama7284
@jamaljama7284 4 ай бұрын
Inshallah guulayso
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 4 ай бұрын
Qadar ila waqtiki farmajo somaliland jaritankida way ka so hor jeeday cadwga somaliland ha jabo insha allah
@caliducaale464
@caliducaale464 4 ай бұрын
Maashaa allaah halladoorto faysal
@zahrayonis6553
@zahrayonis6553 4 ай бұрын
Guuuul somaliland guuuul 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@sahnim7481
@sahnim7481 4 ай бұрын
Laanderisku inta ay calanka inoo wadan qaranka ubiqi mayno.Somaliland ❤🎉
@horijoogmedia
@horijoogmedia 4 ай бұрын
Qadar alle ha inaga qabto
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 4 ай бұрын
guul qaranka somaaliland
@Cabdiyuusuf-tk3yw
@Cabdiyuusuf-tk3yw 4 ай бұрын
Somaaliland❤guul
@maaadamm298
@maaadamm298 4 ай бұрын
Masha Allah runta ayuu kahadlay.
@OmarAhmed-ly7ws
@OmarAhmed-ly7ws 4 ай бұрын
Faysal ali insha Allah next president of somaliland
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 4 ай бұрын
❤❤❤🇮🇷❤❤❤G.faysal hala doorto
@Awooda57
@Awooda57 4 ай бұрын
Msha allh bal eeg raga nimada faysal har iyo habayn Bay isku yihiin laba xisbi ❤❤
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 4 ай бұрын
Qadar falastiin ayay u hiilin lahayd haday wax tarayso somalilnd is not easy guul somalilnd insha allaah allaahu akbar
@kadraabdillahi9336
@kadraabdillahi9336 4 ай бұрын
Guul iyo gobanimo JSL, Allow cadowgeyda jabi
@nuuraaadanismaaciil997
@nuuraaadanismaaciil997 4 ай бұрын
Guul Iyosoomaalind
@MohsmedFaatah
@MohsmedFaatah 19 күн бұрын
Faysal runta ayuu ka hadlay, Guul iyo Gobonimo somaliland ❤❤❤
@SahraAdanAbdi-l9c
@SahraAdanAbdi-l9c 4 ай бұрын
Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 💚 🤍 💚 🤍 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@اااا-ش3ب6ن
@اااا-ش3ب6ن 4 ай бұрын
🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@اااا-ش3ب6ن
@اااا-ش3ب6ن 4 ай бұрын
Mmmmmmmmmmmmmm Mmmmm...
@اااا-ش3ب6ن
@اااا-ش3ب6ن 4 ай бұрын
💚🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💚💚💚🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳👍
@اااا-ش3ب6ن
@اااا-ش3ب6ن 4 ай бұрын
🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💚💚💚🌳🌳🌳👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@اااا-ش3ب6ن
@اااا-ش3ب6ن 4 ай бұрын
Mmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmm
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 4 ай бұрын
Yes Feysal Cali Wareba waa uqalma Madaaxweyne Somaliland waa niin aad ujeceyl wadanka cirro waa dabadiliif uaddega caddowga Somaliland Feysal Yes
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 4 ай бұрын
haa walaahi wuu uqalmaa
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 4 ай бұрын
Insha Allah marwalba guushu wadankeena somaliland bayraaci reer somalilandow aynu doorano faysal hadii aad kaso horjeedo muuse biixi guul wadankeena somaliland
@saeddahir7600
@saeddahir7600 4 ай бұрын
Ninkaa aynu tobanka jeer kahiilinay nabsibixiii waa inuuu helaa insha allah
@saeddahir7600
@saeddahir7600 4 ай бұрын
Legend
@magoolaidid5506
@magoolaidid5506 4 ай бұрын
Doorta fasasal❤❤
@fadumoabdi8417
@fadumoabdi8417 4 ай бұрын
Waxaad ku tidhaaddaa xaafadda loogu yeedho Qadar ama qudhun carbeed lacagtaa dulmiga ah Illaahay baa naga koryeelay usgagaas.
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 4 ай бұрын
Ilahay idinkii ,ilahay ayaa jabin inta dadka iyo dagalka somaliland la daba socda xasidnimo iyo dhibatooyin ,ilahayow noo hiil oo na garab gal inshallah ,guul iyo gobonimo ,horumar, barwaaqo, rayray ,somaliland jir oo jeer ,cadowga somaliland ilahay jabi oo na dhaafe ,
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 4 ай бұрын
Insha Allah
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤ucud banunahay❤❤❤❤❤❤
@MaxamadAdan-nr7rd
@MaxamadAdan-nr7rd 4 ай бұрын
Waka ninka jaceyl dalkisa iyo wax u so goordhay ee horomar aha ee maha ninka ka so hor jesday horomarka iyo ixtirafki somaliland Waxan leyahay cadawuga somaliland ha dhaco .somaliland waa guul iyo horomar .faysal na waa nu u codin insha allah 💖
@najahboorash5378
@najahboorash5378 4 ай бұрын
Heer somalilanaw maanta faysal haloocodeeyo meesha ciro waxkuma hayo
@guledjirde2818
@guledjirde2818 4 ай бұрын
Faysel inaabti adigu nin ciidagala oo Reer Hargeys : Muusa waa inaabtigaa Ciidegalale madaxw Muusa biixi Abdi ciidegale Carab Katamaran Helin aduguna Naga heli meysid .soomaaliland kulmiye ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guuleysta insha
@axmedaden1655
@axmedaden1655 4 ай бұрын
Mucaaridka wax garadla ahi waa faysal cali xuseen oo kale wadankiisu horumarkuu gaadhay wuu ka run sheegaa dhinacna isagoo ololihiisa kujira ,lkn xusbiga wadani waa caawe qarankan jsl jiritaankiisa aan aamin sanayn insha allah gud.faysal madaxweynaha xiga
@CabdiiJaamac
@CabdiiJaamac 4 ай бұрын
Adigaanu kudooranaynaa mundane
@siciidmohamed5588
@siciidmohamed5588 4 ай бұрын
🎉guul somaliland 🎉 congratulations my country ❤❤❤ somaliland
@Halgame334
@Halgame334 4 ай бұрын
QATAR DHAQALAHEEDA WAA LAFA CUNAYAA 150MILION KUWO KALA BANAYA FURSADA MAAAHA GOOOOD
@Rahim123Jr
@Rahim123Jr 4 ай бұрын
Ilaaaaa qiyaaaamaha aqoonsi raaadiya.
@nimcoawil-gr3mk
@nimcoawil-gr3mk 4 ай бұрын
GARXAJISS WAXAA XAQ ULLE. FAYSAL
@AnisaWarsame-jx5xy
@AnisaWarsame-jx5xy 4 ай бұрын
HoRu uusamRo sanadka faysal bano sidanaa❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbuManalHashi
@AbuManalHashi 4 ай бұрын
Waa runtiis waa madaxwaynah soosocda instead Allah reer
@AbuManalHashi
@AbuManalHashi 4 ай бұрын
Somaliland noow halooco deeyo faysal
@اااا-ش3ب6ن
@اااا-ش3ب6ن 4 ай бұрын
Mmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmm
@اااا-ش3ب6ن
@اااا-ش3ب6ن 4 ай бұрын
💚💚💚💚🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳💚💚💚💚💚🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹👍👍👍👍👍👍👍🌳🌳🌹🌹🌹💚💚💚🌳🌳👍👍👍
@اااا-ش3ب6ن
@اااا-ش3ب6ن 4 ай бұрын
Mmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmm❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@اااا-ش3ب6ن
@اااا-ش3ب6ن 4 ай бұрын
Mmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmm💚💚💚🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚
@roodacawad13
@roodacawad13 4 ай бұрын
Muuse geesi weeyaan faysala run buu sheegay qadara hana dayso
@Fahiimahindaleyla4kulmiye
@Fahiimahindaleyla4kulmiye 4 ай бұрын
Mar kale iyo mudane madaxweyne muuse biixi cabdi xildiid rooble geesi SNM halyeey qaran muuse pilot raaliyaahu canhu, 5 danbe 👍🙏🤲🫶🌹aabihii dulqaadka 🙏🙏🙏👍 SNM, after muuse, Mujaahud maxamed kaahin geesi SNM 💪 🙏🤲🫶🌹10 years After kaahin, mujaahid Darawel Geesiyadii SNM 💪💪💪💪💪 10years 👍🙏🤲🫶🌹 Waxaan sharaf ku yeeshay SNM 💪💚🤍♥️ ilaahoow SNM karaamee🤲🤲🤲🤲🤲🤲 SNM SNM 👊👊👍👍🙏🙏🙏💪💪💪🤲🤲🤲🤲🫶🫶🫶🌹🌹😍
@ismailmahamed
@ismailmahamed 4 ай бұрын
Faysal Cali Husseen waa nin daacadda ninkaa hala ogaado reer somaliland now
@faaraxaxmedcaliwaadmahadsa7807
@faaraxaxmedcaliwaadmahadsa7807 4 ай бұрын
Faysal cali waraabe muuse iyo ciro labadaba ka mudan
@AHMEDIbrahim-jb5yw
@AHMEDIbrahim-jb5yw 4 ай бұрын
Faisal Cali Warabeh waa somalilander ruun ah wanu dhama Ciro lakin wuu isrog rog badan yahay Muuse Bixi waa ninka aqoonsiga somaliland manta hawsheda wada cadowga geed ku xidhay
@AHMEDIbrahim-jb5yw
@AHMEDIbrahim-jb5yw 4 ай бұрын
Faisalow mid kama yelano ee ad ledahay Muse Bixi waxba maqaban waxa marqati ah hawsha manta uu wado ee aqoonsiga Somaliland waxa halka noga muqata inu yahay nin geesi ah oo dalkisa iyo dadkisa dacad uu ah inad iska indho tirto kuguma habon tana waxa kugu wacan kursi jacel ka kugu qufulan Waxad ogata marka aqoonsiga uu yimado nin Muse Bixi ahayn lo doran mayo Madax weyne wayo wuu shaqaystay dalkisana waxbu uu qabtay Cadowgana hadhuulaha ayu ku daray isaga aya Haaq uu leh Dorka dambe iska suug hadi Allah ku garsiyo ee manta isaga la doranaya oo hubal ah waxba ha iscadibin waa marka ruunta lagu hadlo
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 4 ай бұрын
@@AHMEDIbrahim-jb5yw faysal waa fariid ciro Alle haynaga qabto
@SomaSooooda-dm7vs
@SomaSooooda-dm7vs 4 ай бұрын
Subxanalah cidan been maa dayso somaliya waa mid gul madaxwayane xasan sheekh gul dawlada federalka somaliya
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 4 ай бұрын
What are doing here ? Maxa ku keenay halkan iyo dadkan Somaliland ba la yidha. Go to the hell called Somalia
@74somer
@74somer 4 ай бұрын
Qadar waligeedba waa argagixiso Somaliland dagaalka kula jirta Guul iyo Gobanimo Somaliland👌
@marwoali6189
@marwoali6189 4 ай бұрын
CARABTU WAXAY LA CABAADAYAAN MA RABAAN IL OIL LAGA SOO SAARO SOOMAALIYA IYAGAANA LACAGAHA KU FAN GAREEYA KHALIIJKA SACUUDIGA IWM.
@shabeel7467
@shabeel7467 4 ай бұрын
Qatar hadii ay faraa la soo gasho Somaliland maraakiibteeda ayaa isbaaro weyn loo dhigi doonaa duleedka Berbera iyo dhinaca Asia.
@shabeel7467
@shabeel7467 26 күн бұрын
Qatar waa in loo sheegaa hadii Somaliland arimaheeda soo farogeliso in maraakiibteeda gaas ta qaada ay xanibi doonto kuwa bada Berbera soo mara iyo kuwa Asia u baxa.
@Abdirshiidabdilahi
@Abdirshiidabdilahi 4 ай бұрын
Qadar diyaaradeheeda waa in hawada somaaliland laga joojiyaa
@sabaaxmaxamedxasan5976
@sabaaxmaxamedxasan5976 4 ай бұрын
War ninkaa Faysal codka hsansuino
@Halgame334
@Halgame334 4 ай бұрын
MUUSE WUUU SHAQEEYAY INTU QABTAY IN LEEG NIN KII QABTA WAA OK FAYSAL SOO DHAWOOW
@shabeel7467
@shabeel7467 4 ай бұрын
Qatar waxaanu leenahay wadankaaga dadka ku nool waxa ka badan qabaelka ku nool Somaliland mid ka mid ah sida Habraha Isaaqa, Samaroon, Beelaha Harti markaa waxaad tahay wadan yar oo xataa ka yar Jibouti oo lagu tilmaami karo ceelal gas, natural gas field markaa hadii aad Somaliland isku soo taagto waxa kugu filan in aanu ku nidhaa maraakiibta gas ka qaadaa masoo mari karaan dulledka Berbera kuwa Asia tegayana masoo mari karaan Arabian-Indian Ocean liano dhirbaaxadayada ayaa gaadhaysa markaa haloo sheego in aanay ku ciyaarin nimcadaa ilaahay siiyey ta kale 100 kaaga kun futada iska geli madexweynaha Somaliland isagoo sarkaal ah oo Maraykan ka yimi ayuu xafiis qabow iyo mushaharo ka doortay in uu duurka u galo xornimada Somaliland saaxiibadiina la mid bay ahaayeen markaa dad xornimadooda iyo ciidooda lacag siista manihin hanugu khaldin kabaleefyada Doha kuu fadhiya Xaarmaajo, Fakin Fahad iyo Qadaadweynta kale iyo Shabab ka aad meesha ku masruufto markaa arimaha Somaliland hasoo farogelin.
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 4 ай бұрын
Qadar imika waxay xamaas ku qasbaysa in aye is dhiibto
@arliyop3199
@arliyop3199 4 ай бұрын
Tareen aa oromo iyo balaayo uraysa ayuunbaa soo qulquli doonte
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q 4 ай бұрын
Wadanka uu abiy leeyahay waan aqoon sanaya ma isagaa leh doqon been iyo wax aan jirin ayuu ku hamiyaa
@aminafgh2127
@aminafgh2127 4 ай бұрын
hadaa ma faqashbaa leh ambad baad tahay
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 4 ай бұрын
Oo dawladaa dalalka aqoonsadaa mayagaa leh dalalkay aqoonsana yaan badaw oow
@Hussein-gm6rn
@Hussein-gm6rn 4 ай бұрын
Been,heshiis majiro.hadii uu jiro soo bandhiga.
@ahaiban1
@ahaiban1 4 ай бұрын
Qatar waxay ku murkacaneysaa/ku jabaysaa arrimaha Somaliland!!!.
@caliducaale464
@caliducaale464 4 ай бұрын
Kumay biirine kowbay ka ahayd
@Halgame334
@Halgame334 4 ай бұрын
KKK FAYSAL FARIID CIIDAGAL IN CIRRO DARER SADO WAA CEEBB. ANAGA BELAHA KALE WAR CADD BAY KAGA FADHIYAAAANN
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 4 ай бұрын
Faysal doorta ,cirro faqash iyo muuse handaraab. hayna dhaafaan.
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 4 ай бұрын
Muuse iyo faysalba waa laba geesi
@IbrahimFarah-gh5cf
@IbrahimFarah-gh5cf 4 ай бұрын
Nobody is gonna vote for this guy😊😊😊
@ismacilsalax3688
@ismacilsalax3688 4 ай бұрын
Nio dadaka beenta ka daa view radis ha ku cadaab galin xoolayahaw
Friends make memories together part 2  | Trà Đặng #short #bestfriend #bff #tiktok
00:18
兔子姐姐最终逃走了吗?#小丑#兔子警官#家庭
00:58
小蚂蚁和小宇宙
Рет қаралды 12 МЛН
Não sabe esconder Comida
00:20
DUDU e CAROL
Рет қаралды 51 МЛН
DegDeg | Sh Umal Oo Ka Hadlay Dilkii Gabdhaha Soomaliyeed Ee Islii
26:29
ICTIRAAFKII SOMALILAND OO WAJI CUSUB YEESHAY & DOOD KULUL
43:28
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 105 М.
Friends make memories together part 2  | Trà Đặng #short #bestfriend #bff #tiktok
00:18