Deg Deg Ibrahim Caydiid Oo Fashiliyey 4 Qodob Oo Xasaasiya Dagaalka & Siro Waftiga Imaradka Qarsoon

  Рет қаралды 51,904

Arabsiyo News

Arabsiyo News

Күн бұрын

Deg Deg Ibrahim Caydiid Oo Fashiliyey 4 Qodob Oo Xasaasiya Dagaalka & Siro Waftiga Imaradka Qarsoon
ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Пікірлер: 126
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 7 күн бұрын
Thanks Arabsiyo News, with mufakar Ibrahim ceydiid, Ibrahim wuxuu noqdey deyr ku xeeran ummada, taariikhdu kuma ilaawi doonto,
@74somer
@74somer 6 күн бұрын
Geesi geesi dhalay ibrahim caydiid guulayso 👏👏👏👏👏
@nimcosamsammaxamed8964
@nimcosamsammaxamed8964 7 күн бұрын
Geesi Qaran Ibraahim caydiid iyo Arabsiyo news ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Guulaysta
@munirkh
@munirkh 6 күн бұрын
Ibraahim ceydiid runtii oo qofa 👍🏾💪🏾👍🏾💪🏾
@Farax_mm
@Farax_mm 7 күн бұрын
Halyay garab waayay Allehaky garabgalo❤❤❤
@IdilCabdi107
@IdilCabdi107 7 күн бұрын
Amiin
@mustaphayonis7201
@mustaphayonis7201 6 күн бұрын
Xeeldheere Ibrahim caydiid Allah cimriga iyo caafimaadkaba ha kuu dheereeyo 🤲🤲🤲🤲💚💚💚💚✌️✌️✌️👌👌👌
@IsmahanAbdillahi-l2m
@IsmahanAbdillahi-l2m 6 күн бұрын
Aamiiin yaa Rab
@Xaji_Lacag
@Xaji_Lacag 6 күн бұрын
Ibrahim Caydiid, halgamaaga noo kacay, waxaa tahay dulmi diid, ku adaama xaqqa❤ Waanu la socona wararkaaaga habeen iyo maalin waanu is diyaarinay, waanu kacayna sida ugu dhakhsaha badan. Guul Guul Ibrahim Caydiid ✊✊✊
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 7 күн бұрын
Xukumadan cusub dacad uma ah wadanka alle haynga qabte
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 6 күн бұрын
Reer kulmiye qarankii aad jabiseen ayaan dhayeena inaad hadashaanba maaha
@lemiismaelalin5584
@lemiismaelalin5584 5 күн бұрын
​@@KeinanJunior4233yusra harti iska amusa idinka wadanka shisheye uso racey oo jabiyay wali waad hadleysan ilma garac
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 5 күн бұрын
@ sheyma Oromo sidii Falastiin dhagax tuur ama geed fuul 😁
@fahmi1435
@fahmi1435 7 күн бұрын
Ilaahayow adaa wayne urur diimeedka ictisaam naga qabo ee dhiiga dadka ku faaiida
@IdilCabdi107
@IdilCabdi107 7 күн бұрын
Amiin yaarabi
@MrQaraami1
@MrQaraami1 6 күн бұрын
Allahu ma Aameen. Nimankani waa Urur Shaydaan Urur diimeed shewganaya oo Gacmaha dhiiga Kula jira ummadana kala Qaybin iyo Qabyaalad Danahooda ku gaadhaya Ilaahay Cidhibtooda ha jaro shicibkuna fadhiga ha kaco oo ha ka dhiidhiyaan Waxa inoo hadhaaba waa in Ummada waxgaradkooda la ugaadhsado
@ClxakiinxaashiAbokor
@ClxakiinxaashiAbokor 7 күн бұрын
Guulayso Ibraahinow inta guuli jirto geesi qaran,dhe.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kaltunhrg-zm6wt
@kaltunhrg-zm6wt 7 күн бұрын
Geesi Qaran Ibrahim Caydid. Allah yaxfidag. S/Lnd need you more than before.
@zamzamabokor7705
@zamzamabokor7705 7 күн бұрын
Labadan nin ee somaliya u soo shaqeynayey baa dawladii somaliland u gacan gashay ilahoow ugargaar
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 7 күн бұрын
Somalia illahay ayan uga baryaynaa iney masiibo iyo burbur ku salido🤲🤲🤲🤲 wayo iilahay majecla xaasidka wallaallki dhibka lajecel
@zamzamabokor7705
@zamzamabokor7705 7 күн бұрын
Aaaaamiiiiiin🤲🤲🤲🤲🤲
@lemiismaelalin5584
@lemiismaelalin5584 5 күн бұрын
Amin
@maxamedkaahin8637
@maxamedkaahin8637 7 күн бұрын
Ninra geed ib rahin caydiid fariid
@inasaedxasan6262
@inasaedxasan6262 6 күн бұрын
Geesi Qaran
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 7 күн бұрын
XAMAAR ILAHEYE QAARXYO ISDAABO JOOGA ALLAHA WEEYNE HAA KUU SAALEDO OO DHAWAC IYO DHIMASHADA KAALE GUURE WAYAN INSHA ALLAHA BIIDME KAREEM
@ApdiraxmaanLegend
@ApdiraxmaanLegend 6 күн бұрын
Warbaahinta kaliyee dalkeeda udaacdda ah rer somaliland berka ka ogsoonaada dadka sidaacada idinku adeegaya guuul arabsiyo and somaliland guul somaliland insha allaah 💪✊️❤❤
@aymantayo3697
@aymantayo3697 7 күн бұрын
Ibrahin caydiid wa dhab ka hadal dalkiisa iyo dadkiisa jecel ilaahay caqliga hakuu barakeeyo
@hassanmohamoud-t7p
@hassanmohamoud-t7p 7 күн бұрын
Xayaakallaah Daljire ibraahim caydiid
@maxamedkoosaar8905
@maxamedkoosaar8905 6 күн бұрын
Walaahi ibraahin waa nin ragged dawladan waalan warkeeda haya
@galbisabdi5807
@galbisabdi5807 7 күн бұрын
Ibrahin kalidii ayuu wadani kaba yar yar u xidhayaa😊
@amransulemanamran9331
@amransulemanamran9331 7 күн бұрын
Somaliland guul geesiyada qaranka guuleysda cadawgiin hajabo geeshga yagoow guuleysda SSB IYO 💚🤍❤️👑👍
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 7 күн бұрын
Mansh Allah ibrahim. Allah akbar guul qaranka somaliland
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 6 күн бұрын
Waa ictisaam oo alshabaab amarka ka qaadata ilaahay ha kashifo inshaalaah
@abdihussein9554
@abdihussein9554 7 күн бұрын
Allah bless you Ibrahim. VIVA Somaliland Republic
@hashimmohamed4698
@hashimmohamed4698 7 күн бұрын
Markasta Ibraahim waa sheegi jiray in meesh ay kasocota khiyaamo
@zamzamabokor7705
@zamzamabokor7705 7 күн бұрын
Somaliland ilahay wuu arkaa cidna duulan kuma aha ilaahay baa caawinaya cadowga somaliland wejiyo badan buu kolba soogashanayaa odayashii isaaqna hwantay la shaqeeyan
@SaharaJamc
@SaharaJamc 7 күн бұрын
Ibraahin caydiid waa geesi qaran oo runsheega ilaahay hakuxafido dalkaaga daacad baat uahayd ilaahay guul guul baynu kabaryaynaa🎉🎉🎉🎉🎉
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 7 күн бұрын
Aad iyo aad baad uu mahadsantahay wariye Abdishakuur iyo mujahid Ibrahim caydiid geesi garan guulaysta ku ifiiya tuugta oo dadka cagliiga lacayayo ee wax waba loola iimanayo tuushka ku shiida bal I'm ay wax fahmaan dalkii wuu gacan galay wlle
@osmanali6301
@osmanali6301 6 күн бұрын
Cajiiib
@Man19699
@Man19699 5 күн бұрын
Ibraahim Caydiid waxaanu war u haynin in Liyuu Police keliya iyo dawlada feferaal-ka meesha ka dagaalamaynin ee xitaa shiine ( China ) ka dagaalamayo 😅 taasuu ka reebay beenta uu daldalayo hhh Kaddaab !
@AxmedCabdi-er9xm
@AxmedCabdi-er9xm 6 күн бұрын
Siro ayawasaye da huwante🤩🤩🤩🤣🤣
@amransulemanamran9331
@amransulemanamran9331 7 күн бұрын
REER SHEEKH ISXAAQ GUULEYSDA CADAWGIIN HAJABO geeshga yagoow guuleysda ciidanka qarank somaliland SSB
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 7 күн бұрын
WAXAN GUUDE KUU HEEGE MAA CAAJALDA LAAGA HAAYE NAABDA UUN BEEYE HAAYANE😮😮😮
@Muuse-zo4xk
@Muuse-zo4xk 7 күн бұрын
Inader midbaankuguraacay ah wasiirka arimaha dabada waabadal ninkaasii
@KhadarIsmail-sw2ue
@KhadarIsmail-sw2ue 7 күн бұрын
1.madheertu marbay qof dhaantaa2.maraankii hooyo dihatey3.dhal daayeer miskiin ka roonoo4.heeliyaa garanuugsan moodey5.hargeysaa muqdisho noqotay6.markii bayle layga iibshey7.toloow moholi ku dhalo maaha8.adoo ceeldheer u maaxdey9.miyuu lixle i maqlaayaa10.tollaay axmed mire ma joogaa11.awoowgey maydhna goblan12.kuwaa maran baa ag jooga13.shugri iyo cumar maleegte14.ictisaam baa adi ku malgay15.waadigaa mudulood ku milmay.16.siyaasi malcuuna eednay.
@CismanMaxamed-k8i
@CismanMaxamed-k8i 6 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@munibalovemuniba316
@munibalovemuniba316 6 күн бұрын
Gees qaraan noloow Wllo
@kaltunhrg-zm6wt
@kaltunhrg-zm6wt 7 күн бұрын
Ciro hurdaye wadanka walagu dulmamulaya ee halaga qabto.
@Mansionspace234
@Mansionspace234 6 күн бұрын
Allshayoow ina caydiid noogu dhiib dawlada
@hindai1680
@hindai1680 7 күн бұрын
Asc. Waar ninyahow maxaa waddani ku dabo dhigay mar uu mucaarad yahay iyo mar uu muxaafad yahayba?
@MaxamedCabdi-bv3tj
@MaxamedCabdi-bv3tj 7 күн бұрын
❤❤❤❤
@MuxiyadiinNuur-t7q
@MuxiyadiinNuur-t7q 7 күн бұрын
War iyo waayaha jiraa hortaada ayuu imindoonaa
@Mansionspace234
@Mansionspace234 6 күн бұрын
Ma hurdle wuu iibiyey isagiyo tuugtiisu
@MaxamedaxmedXoogdoon
@MaxamedaxmedXoogdoon 7 күн бұрын
Inacaydow mucaradnima ciro s waxanjeceley markeysanadgaadho inlagumucarado
@axmedaskari8170
@axmedaskari8170 7 күн бұрын
Waa runtaa marka lagu daro kuwa buurta
@SahraHassan-r2c
@SahraHassan-r2c 6 күн бұрын
Darood uu dhamanaya waayo allaah ma jecla gardarada dhiig iyo dagaal baay rabaan kaga dhanka kale waa difaac matadoda malkooda iyo nafdoday difacayaan Allaah baa garab tagan Somaliland cadawga somaliland hajabo aamiin aamiin aamiin
@Mansionspace234
@Mansionspace234 6 күн бұрын
Iimaankay layihiin dawlada cirro waa calooshooda ushaqaystayaal dadkoodii lacagku iibsadey ilaahay caloolihiina naarta hakabuuxiyo haday lacagtaasi jirto kulligiinba ilaahay dhulka ha idinka xaadho tuugta dhiig yacab faqash dulli xashiishadoolayaasha u shaqeeyo
@HamzeAhmed-u6d
@HamzeAhmed-u6d 7 күн бұрын
🤍🤍🧡🧡💓💙💙💚💚💛💜💜💙💙💚💚🤍🤍🤎💔
@CumarCabdi-xy3pn
@CumarCabdi-xy3pn 7 күн бұрын
@leilohusseinabdulle8648
@leilohusseinabdulle8648 5 күн бұрын
Ibrahim caydid marwalba muhu fashilya titrega vidéo ka badala fashiga galmad kalay isticmal
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 7 күн бұрын
KUWA CIIRO 3DAA JEER UU CODEYE MAXAYE KAA HEELYNE😮😮😮😮
@HamzeAhmed-u6d
@HamzeAhmed-u6d 7 күн бұрын
😍😍😍😍😍😍❤❤💚💚💚💗💗💗💟💟💚💚💚💚💚
@محمدسليمان-ح9د8و
@محمدسليمان-ح9د8و 6 күн бұрын
Ibraahim Caydiid-Annigu arabsiyo comments waa biased👎👎
@AliAbdi-l8q
@AliAbdi-l8q 7 күн бұрын
SITIGASHAAN WAXAY KOR IYO HOOSBA LA SOCOTA WAXAY SOO WADAAN WAXAA U QARSOONBA KA WAYN CIRO IYO ICTISAAM LKN HADAANU SITIIGASHAN NAHAY MARYAHOODU DHIIGI DAYO AYAAN IDIN TUSI XIRSI CIRO KUWA SALINDITIINTA SHEEGTA ARAGAXISADA DALKA KU SOO DULAY SOMALILAND BADBAADO QARAN AYNU U BAHANAHAY
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 6 күн бұрын
Heego ayaa hadlaysa
@axmedaskari8170
@axmedaskari8170 7 күн бұрын
Nin wax walba og weeye Ibrahim
@jamaelmi2336
@jamaelmi2336 7 күн бұрын
CADOWGA SOMALILAND BAAD NOQOTEEN
@DR.EidHAwrliqe
@DR.EidHAwrliqe 7 күн бұрын
WAAR HALA MAQLOOY MUJAAHID IBRAHIM CAYDIID XAQUU KU ADIMAA HOOOY. HADHAW BAY ODHAN LAYMA HEESINOO LAYLAMA HADLINE .......??
@AbiibColaad
@AbiibColaad 7 күн бұрын
Wlee waa xogaxagaal weeyi cadawgisna waa kagulaysnaysaa Wle
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 7 күн бұрын
HASSAN AFBEEJO MAA FUUTDISU KAA KEEYNE LACAGTE LAAGA JOOJYE TUUGE 😮
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 6 күн бұрын
Heego naasdheer
@Mansionspace234
@Mansionspace234 6 күн бұрын
Dawlada. Cirro waa faqash cadaana
@hodanhassan3271
@hodanhassan3271 7 күн бұрын
Ax😢
@abu3aalya
@abu3aalya 6 күн бұрын
Ha loo fududeeyo arrimaha Soomaalida xagga Imaaraadka deganaanshaha iyo ganacsiga 🤲🏼
@IsmahanAbdillahi-l2m
@IsmahanAbdillahi-l2m 6 күн бұрын
Dhooloow Ibrahim Caydidoow intay nolali jirto
@NOREDIN666
@NOREDIN666 7 күн бұрын
Dhaawacu waa ISAAQ waa 31 ee ma aha 51. Hadan lagu darayn Xariijimo & kufniin .
@nazdalaan
@nazdalaan 6 күн бұрын
Odaygani wuu RIYOODAA.. psychic medium… 😹🤣😹🤣
@abdirahmanyusuf2864
@abdirahmanyusuf2864 7 күн бұрын
KALMADDA " FASHILIYEY" KA REEB!!
@OmAbdikarim
@OmAbdikarim 7 күн бұрын
Ina caydiid geesi geesi dhalay afku kuma go'o
@adamosman3613
@adamosman3613 6 күн бұрын
Laxaydan maxaa Ka watsysataa
@khadrahassan2803
@khadrahassan2803 7 күн бұрын
Anuu dawladan markan eego wn ku wareeray tolaw dalkan yaa umaqan allaw adaa nomaqan
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 6 күн бұрын
Shaar shaari is waraysanaysa kkkkkkkkkkkk
@saynabfarah1278
@saynabfarah1278 7 күн бұрын
Inatuu duqani dawlada dabada hayo waa ruqa ninkii lahaa dabada hayo makaco waar miil cadawga ugasoo wada jeesta
@CismancaydiidMuhumed
@CismancaydiidMuhumed 6 күн бұрын
Xasan waxbaba lamajoogee muxuu dabakariixi
@sarlajoog3927
@sarlajoog3927 7 күн бұрын
Ibrahin caydiid dhaqan cidagale been buu ku caanbaxay
@abdullahabi3362
@abdullahabi3362 7 күн бұрын
Waan ka xumahay in isbedlkii isagoon laba blood joogin loo werwero
@EidXaaji
@EidXaaji 7 күн бұрын
Geesinimadu ma aha been lasheego ma aha Gudomiye Aan jirin oo lasheegto Ma aha Aflagado iyo Nacayb Ibrahim Wax Aqoon ah Wax Xukmad ah kuma Duubna .Kaambaynkii Tartankii Doorshadu Wa dhamaaday Mdxwene muse biixi 1Hal Cod Deegankiisa Ugama keenin C.cirro na Badhaciskiisu Waxma yeelayo
@XasanXormeeye
@XasanXormeeye 7 күн бұрын
daarood waad aragtaane isaaqoow maa laidifalay
@Ciidanka-Cirka
@Ciidanka-Cirka 6 күн бұрын
Kaas arrimaha dibedda loo magacaabay waaba neef xoolo ah. caqli iyo karti midna kama muuqdaan. siduu isu leex leexiyo markuu hadlayo ayaaba ciil kaa qabanayaa. nasiib darradan Somaliland ku dhacday waa maxay?
@SharmakeAhmed-i5z
@SharmakeAhmed-i5z 7 күн бұрын
War beesha iidoor Garbahooda Malta,iga ma saarna miya, kii hadlaba kan kale ka been badan, Duulimaadka run ka sheegimaayaan, Qasaarahoodana ma qietaan Yahuudayba wax wadaagaan baad is leedahay, mid kale dad aan nala joogin DDS iyo Dawlada federally, War waa lakala adkaadaa ee runta sheeka
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 6 күн бұрын
Beenaale yuhuudka ka liita adigaa ah khiyaalina waad ku nooshahay
@najahdarajo4689
@najahdarajo4689 7 күн бұрын
Runtu Qabiil Mataqano
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 7 күн бұрын
DHULMAHANTE WAAJE INOOGU YEEMADAN UMA HAADHYN ISKA CEESHE HUWANTE
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 6 күн бұрын
Adigu ama colaada ciro ku ekow ama dagaalka ku ekow laakiin iminka waxaad ku cadahay duufle laba sal u dhexeeye
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 6 күн бұрын
Ma qof Australia 🇦🇺 joogah bad leedahay dagaalka ka dhacay qori lugud kkkkkk aqliga sacad muse kkkk waa Kaas doqonimado badana 😁😁😁😁😁😁😁😁😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 7 күн бұрын
Mr khashif kkkkkk Oday Habar jeclo oo la qabtay ayasn arkayay kkkkk Mayee waxa ka dambeeya Ruushka iyo Ukraine kkkkk
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 6 күн бұрын
Anigu wlh garxajis ma ahi laakin nin mj ah baan ahay Nin kaani been iyo doqonimo buu isku darsaday fake news
@MilgoAdan-v3z
@MilgoAdan-v3z 6 күн бұрын
Lies
@EidXaaji
@EidXaaji 7 күн бұрын
Ibrahim Duufle Wa Beenale Titleka uu Sheegto S.Gaashanka uu Sheega Wa Been Ururka uu Sheega Ma Aflagaadada Madaxda Xisbiyada Qabiilada ayu kashaqeya. Ninka Ibrahim Waxba yuu Urur iyo S.gashan Ku Gabbane Shaqsiyadada ku Aflagadada ubadheedh Waxagu Mucaaradnimo ma aha
@fardusaw9688
@fardusaw9688 7 күн бұрын
Faqashyay shut up.
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 6 күн бұрын
Sacsac muuse waa naago
@adaror-t9o
@adaror-t9o 6 күн бұрын
Weerarka yaa wada war xishood beenta hadal muslim maah adaa weerara guryo haysta jabiyay 4 belood ka ahaa takale yaa kusiiyay inaad sheegato degaan harti oo calankaaga ka taagto canshuur iga qaado af muslin iyo af daris maaha curuurtaada keen oo soo gal lakiin caruur ta danyarta i baad dab sudhi kililka nabad baad qaaday lakiin habarjeclo iyo habaryoonis baad dab sudhi war xishood fulay adiga buurmadow cadowga soomaaliyeed baad tihiin
@User73343
@User73343 7 күн бұрын
Beenaale ayaad tahay cadow adiga kaaga xun malaha bariga Somaliland adigu waad ku farxaysaa dagaalada ku socda. Casiirkana qurbaha ayaad ku cabaysaa anagu daarood waan is naqaan ama aan dagaalano ama aan heshiino adiga shaqadaada maaha Hno
@ahmedsalad6842
@ahmedsalad6842 6 күн бұрын
Wwar beenta is kadaah ilaahaykucadab
@AhmedAli-u8c
@AhmedAli-u8c 7 күн бұрын
Mujaahid Ibraahin caydiid; Ma laga yaabaa raggan Isaaq ee leedahay waa munaafiqiin, inay run ahaan yihiin niman Daarooda oo is og, laakiin aanad adiga iyo aniguba aynaan ogayn!! Ninku waxa Uu yahay isagaa kaa og. Waxay nu isku dhex jirnay in badan. Iga soo qaad nin waalan, laakiin dunidan aynu joogno, wax badan baa qarsoon. If it looks like a duck and sounds like duck, it's a duck! Maahmaah dan afka ingriiska ku qorn tarjumo. Ficilka qoka iyo diir- nax la'aanta ayaad ku garataa halka uu ka soo jeedo ama la jiro. Wa bilaahi tawfiiq.
@Am_abdalla
@Am_abdalla 6 күн бұрын
iidoorow beenta isdaaya cabaadkana isdaaya soo orda iyo sii orda uun baad ku jirtaan 😂😂😂😂😂😂xasan dhiiqo waa ninka idinka idin garab taagan yahay
@DahirJama-w4g
@DahirJama-w4g 7 күн бұрын
Ibraahim arinkiisu waa Ilaahaw ka yar iga celi oo ka weyn igu soo daa
@ContentFieldHockey-co9nd
@ContentFieldHockey-co9nd 7 күн бұрын
😂😂😂😅😅
@User73343
@User73343 7 күн бұрын
Muuse ayaa kugu khaldamay tuug aan daantiisii tegi karin oo muuse ku tasbiixsanaya ayaad tahay nabad iyo colaad waxba ka tarin. Daarood rag baa hor jooga sxb
@mohnur341
@mohnur341 7 күн бұрын
Kani wuxuu ka dhamaanwaayey Ibrahim caydiid oo ka shifay futo jiir 😂😂😂😂 kkkkkk aqoontiisii beenta ibrahim war ka dhig ayey dhaafi weyday nin buka
@mohnur341
@mohnur341 7 күн бұрын
Nin buka 😂😂😂😂
@umuamine6612
@umuamine6612 7 күн бұрын
🤮🤮🤮🤮
Andro, ELMAN, TONI, MONA - Зари (Official Audio)
2:53
RAAVA MUSIC
Рет қаралды 8 МЛН
Trump oo durba qaaday tallaabooyin xasaasi ah | Qubanaha VOA
29:59
EMARAADKA FASHILAYAY CIRO BANAANKA KEENAY
12:11
waridaad TV
Рет қаралды 43 М.
Cirro Wuxuu Fulinayaa Heshiiskii Waddani Huwanta La Galay
1:02:57
Wararka Geeska
Рет қаралды 44