Ararta Iyo Astaanta Maanasada Soomalida Qeyb 2aad Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa

  Рет қаралды 119,804

QARNI JOOG TV

QARNI JOOG TV

3 жыл бұрын

Пікірлер: 86
@samirostudio372
@samirostudio372 3 жыл бұрын
Waan Sugayay Barnaamijkan Aad Iyo Waana Jeclahay Dhaqanka Somalida
@adamdalmar8900
@adamdalmar8900 3 жыл бұрын
Hidaha maaha ee waa hiddaha. In badan baan arkay oo sidaa khaldan loo qorayo. Luqadan qoristeeda rag baa ka shaqeeyey ee hala ilaaliyo Allah ha idin ilaaliyee.
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Waayahay Masuul Hiddaha Insha Allah 🙏
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 жыл бұрын
Maanshaa allaah idaajaa ilaahay nagama kaa qaado
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 4 ай бұрын
Allaha ku barakeeyo adeero Allaha u naxariis to dhaman tood raggaa Rag Horaadka ahaaa
@reermiye1geeljire41
@reermiye1geeljire41 3 жыл бұрын
Allah cimrigaagah ha dheerayo iyo caafimad kaba idaja
@mahathassan5169
@mahathassan5169 3 жыл бұрын
Farah ali sudi najma ahmed omar najmanashad
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Ma Aqal Galeen
@Gustde-tg1qj
@Gustde-tg1qj 3 жыл бұрын
Timacade Abwaan Allah Haku Naxaristo
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 2 жыл бұрын
"Hayaakiir ducaan kuu naqee hibada aamiinso" -Sayyid Maxamad C. Xasan Allaha janadiisa ku waariyee ninkaasi muxuu Afmaal ahaa
@murtidhawr01
@murtidhawr01 3 жыл бұрын
inta jeer aan ku ceshtay ararta gabayga raage ugaas warfaa xisaab male cawr iyo ayadu gabagu macaana
@fatimaahmed8813
@fatimaahmed8813 3 жыл бұрын
Tolow ayaa Idaajaa booskiisa inoo gali doona🤔🤔. Yusuf Shaacir unbaa niyadeyda kusoo dhacay
@abrarmedia-u6
@abrarmedia-u6 3 жыл бұрын
Waa iswaydin aadiyo aad u culus muhiimadeedana leh Koly malahayga waa kaagaduun yuusuf cuthman cabdile shaacir
@ribihabdullahi3493
@ribihabdullahi3493 3 жыл бұрын
Waa su’aal qofkastoo caqli leh is waydiinayo ,idaajaa khayr Allah hasiiyo umada xaq buu ku leeyahay 🤲🏻🤲🏻🙏🌹🌷👍👏👏
@sayidmoha2370
@sayidmoha2370 3 жыл бұрын
Sxp raage ugaas iyo Sayid mohamed yaa Gabay Cajiib sana😍🥰
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Seyid Maxamed Waa Dagaal Yahan Raage Ugaasna Waa Gabyaa
@nuursheabdi5289
@nuursheabdi5289 2 жыл бұрын
@@Qarnijoog sayyidku dagaal yahana wa ahaa gabyaa weyna wuu ahaa Carabiga iyo somaligaba isku mid ayuu oogu gabyi jiray AUN
@maxemedcalixoogsade5516
@maxemedcalixoogsade5516 2 жыл бұрын
M.a waa gabay macaan
@user-ke9xn9gq1w
@user-ke9xn9gq1w 28 күн бұрын
اشكرك و الحمد لله انك جمعت تاريخ عظيم و عريض للشعر و شعراا صومال واعرف انك وصلت قمه ولو اني لست ادري كيف و فين تعيش في وقت حالي ولكني اتمنالك كل خير
@abrarmedia-u6
@abrarmedia-u6 3 жыл бұрын
Masha Allah xaqiiqdi waa channel aad u qaaliya wll wad mahadsanthy maamulka channelka Allah haku barakeyo
@safiyoahmed391
@safiyoahmed391 2 жыл бұрын
Mash Allah
@istarcusman9471
@istarcusman9471 3 жыл бұрын
Masha Allah Qarni Joog Iyo Idaajaa
@suleekhacismaan5696
@suleekhacismaan5696 3 жыл бұрын
Maansha allah dhulkayagu soomaaliya waa qurux
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 3 жыл бұрын
idaajaa xurmo iyo wanaag ban kuuhayaa maclin
@user-zu3sh7xz1o
@user-zu3sh7xz1o 5 ай бұрын
Idaajaw allah kuu naxariiste 2024 2dii march 4galab nimo ayaan daawanaya hadii maansayahanadii qaraami qoonsanayeen balkawrn anaga sharma boy oo noogu heeso kac 😂bood baxso waan ordeynaa baxsaneyna bal kwrama aduunyadan
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 3 жыл бұрын
Man sha allah Somalidii hore wlee dad wngsan bay ahaayeen🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fiidcade1247
@fiidcade1247 3 жыл бұрын
Mahadsanid Idaajaa
@reermiye1geeljire41
@reermiye1geeljire41 2 жыл бұрын
Allah haaw naxariisto codkiidah markaan maqlo suldaan timacadi waan qiirodah
@ibadofarah7596
@ibadofarah7596 3 жыл бұрын
Allaah. Caqliga. Haku Barakeyo. Amiin amiin 💚💚💚💚
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Amiin Cibaado
@mohamedabuukar4823
@mohamedabuukar4823 3 жыл бұрын
Ooooo
@fatimaahmed8813
@fatimaahmed8813 3 жыл бұрын
Mashallah
@hoodahabby9953
@hoodahabby9953 3 жыл бұрын
Masha Allah
@ibnuleelkaseboqordiiftireb9241
@ibnuleelkaseboqordiiftireb9241 3 жыл бұрын
Admins-ka channelka waxan ka codsan lahaa inay noosoo galiyaan sheekadii mataan ciideed qabtii ugu danbaysay
@caddeeyembaxnaan7600
@caddeeyembaxnaan7600 3 жыл бұрын
Halkaan xarafku kuu qabanba waa laga qandoodshaaye Maansada qaraamida yaryar ee qayliyaa dilay .. haddase ciyaal sharma boy iyo ragiisa dadkii waalay qaraamigii markaa laquursanayay wallee maanta waa qaali
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Abwaan Hore Masha Allah
@user-xd7iu3wb6b
@user-xd7iu3wb6b Жыл бұрын
Msha alaah❤❤
@abdisheikh8963
@abdisheikh8963 3 жыл бұрын
Haye
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Ha
@yasincabdi5013
@yasincabdi5013 3 жыл бұрын
Mnsha allah
@YousufAadam
@YousufAadam 4 ай бұрын
Dad wa dadki hore Hadalna wa intu yidhi
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 жыл бұрын
Cabdi galayax alle haw naxariisto lkn kuwii ay isku gedaha ahaayeen kama murti badnayn sida dhoodaan. Qaasim iyo kuwa badan
@user-gv7ym1pv3o
@user-gv7ym1pv3o 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@user-xd7iu3wb6b
@user-xd7iu3wb6b Жыл бұрын
❤❤❤
@artanali7693
@artanali7693 3 жыл бұрын
Waaba Jeclahay Cokaan in aan Iska Dhageysto
@artanali7693
@artanali7693 3 жыл бұрын
Full Vewes
@mohamettabdirazhaq5394
@mohamettabdirazhaq5394 4 ай бұрын
Ana wiilashan hada kacay ody goodiiban ahaye
@maxamedcabdiraxman1144
@maxamedcabdiraxman1144 3 жыл бұрын
By
@mohamedabuukar4823
@mohamedabuukar4823 3 жыл бұрын
O
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 3 жыл бұрын
Walalakeyga waxan wax dhoow miya awey fanankan gorme aya ladubay shekadan wayo wahora nogu danbeyaay
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Waa Wax Laga Shekeynayo
@mardaadisana6962
@mardaadisana6962 3 жыл бұрын
Heedhee aboowe macaane maxaa Kuudan music heestan waa cajiib
@axmedfaarax5819
@axmedfaarax5819 3 жыл бұрын
idaajaa markaad markaad leedahay ina amaan gabayadiisu imay soogaadhin ee aad kuwa raagena kumashxaradayso kalarkaaga uun baad dadka fahansiinaysaa iyo sawirkaaga dhabta ah ookaasa
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Kagudub Intas
@keysejama5286
@keysejama5286 3 жыл бұрын
Dee waxba kama jiraanba in suldaan Xirsi Amaan iyo ninkan Raage oo daarood nimo ugu hiilinayo. Reerkani ma xishoodaan oo 50 sanadood koodii gabay ururinayey. Suldaan Xirsi Amaan ma Raage Ugaas baa wiil ku sheegi kara? Xirsi Amaan dhowr iyo toban sanadood waa ka weynaa Raage. Wuxu isku qaldsyaa laba Xirsi, waa Xirsi Amaan oo noolaa 1825-1879 iyo Xirsi Boqonlow oo gabayaa ahaa .
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
@@keysejama5286 🖒
@cabdimaxamuud2085
@cabdimaxamuud2085 6 ай бұрын
Adigu ma haysaa AHUN maansoyinkii ina AMAAN ? Hadaad hayso u gudbi oo waa kuwaas ku dheh Abwaan soo daa
@cabdimaxamuud2085
@cabdimaxamuud2085 6 ай бұрын
​@Qarnijoog Hadaad hayso gabayadii ay isu tiriyeen u dir soona daa ku dheh Haddii kale isba wuxuu yidhi mahayee muu tirin jirin gabay muu odhan Hadaadan haynin waa qabyaalad Daarood ha iska odhan Mida kale Garxejis Habaryoonis Xirsi Cismaan reer Caynaanshe reer Sugugule Suldaan Xirsi amaan midna maaha taariikhdoodu mid Daarood ka murmaan ama ay qariyaanba
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 жыл бұрын
Wuxuu ahaa ninkay raage ugaas isu gabyi jireen xirsi boqon. Maahayn xirsi ammaan
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 жыл бұрын
Qofka si kasta oo aad u neceb tahay hibada eebe siiyey kama qaadi kartid waxaa kaa muuqata masayr xaasid nimo ah suugaanta lama soo amaahdo lamana iibsado abwaan dhintay baa kaa amaan waayey idaajaana waa qoraa macalin iyo.miurti dhaadhi lagu yaqaano ururinta suugaanta soomaaliyeed
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 жыл бұрын
@@xirsiamaan raage wuu ka martabad weyn yahay in adigoo jaahila oo aan taariikh iyo dhaqan waxba ka aqoon oo cuqdada qabiil iyo ciil caloosha kaa buuxsamay aad wax ka sheegto qoraxda miyaa sacab lagu qarin karaa hadii xataa laguu sheego ragay isu gabyeen maxay kaa bedeli maya mayaad lasoo taagan tahaye xataa ma garanaysid ragii iidoor ee xiligii raage gabyi jiray magacya dooda oo nin.madhan baad tahay hadaanse laba kaaga soo qabto waa xirsi boqon iyo ina jadeer oo labaduba u qiray badow iidoor oo dhago xidhan baad tahaye
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 жыл бұрын
@@xirsiamaan adigu gabay waxaad u taqaan buraanburka hadraawi tiriyo maba kala taqaanid gabay hees jiifto geeraar wax lagaala murmo ma garanayo hadaad halkan miyaan qoraal kuugu dhamayn karaa gabayo idil waxaad gashaa adigaa helaya ragay isu gabyeene doollo.con waxaad tahay badow banka tuuyo dameeraha ku maalee
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 жыл бұрын
Abwaan timacadaa yidhi Qof qalbi la quraan kii u dhigay qaaf dheh ku haraadye waxaad tahay madax adag oo lagu shax guurayo waxaad tahay naftii hafar inaad taariikh raadiso iska dhaafe hadh qoodaalka maadan dhaafin xataa taariikhda reerkiina waxba kama taqaanid anagu sidiina suugaanta kama sinay sano aniga hada kula hadlayaa 60 gabay ka badan leh soomaali way taqaanaa cida ugu gabay badan waa ninka nuur dhegacun soo ag dhigay raage ugaas ragii kale ee ciida galaad xataa u geftay sida xataa wallaalki qawdhan ducaale. Cabdi gahayr xuseen xasan
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 жыл бұрын
@@xirsiamaan saaxiib dadku waxay isku bataan kaftanka nin waayo aragaad tahay wixii aqoon aad igu dhaanto waan u baah nahay inaan kaa FAA iido in lays bartaa waa qayb cilmiga ka mida xataa hadaan kugu qaldamay isoo cafi anigu qabiil ahaan waxaan ahay ogaadeen kasii ah reer isahaaq adiguna isu kay sheeg kaftanku sidaas buu ku wacan yahay
@abduladiifgoohe840
@abduladiifgoohe840 3 жыл бұрын
War yaan murtid qabyaaalad loo fasilin, hada waxaa iimuqda rag idaaja afalagadyna murtidan qabylad ufasishay. War idaaja soomali abaal buu ku leeyahy doqonow hadii hadii Aadan garanyna iska Aamus. Dadka la yaaban reeraha badanaa uu gabaydooda so qaran waxaan leeyahy war waa dadka murtida loo dabo fadhisto ,nin raga waa kii wax qire. Ordoo uqira
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Masha Allah Wad Mahadsanthy Wll
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 Жыл бұрын
War carurta ugu sheekee waxaa ninkani waa ninka gabyaa daarood ah mooye aan cid kle ka sheekayn cuqdad aya dilaysa aakhirka waa dadkii afweyne u xil saaray baabiinta suugaanta isaaq lkn sorry suugaanta isaaq mid is qarinaysa maaha oo caalamkay gaadhay xitaa maalin dhoweydna isagoo dawarsanya ayu hargaysa yimi lkn waanu soo dhoweyney dad sharaf leh baanu nahayoo qof bahdilan inaanu ka nixino ayaanu diidnay waana cimir oo 80 wu dhaafay qabyaaladna wu ka dhamaan la yahay ee reerkiina waxaa ugu sheekee anagu waanu kaa caqli weynahaye , iskana badheedh ku dheh odaygan yar oo taariikh somali ba ka hadlaa yu odhane taariikh daarood daba jilic ayaan ka waramaa ha yidhaahdo
@haaruunhaaruunmacruuf9420
@haaruunhaaruunmacruuf9420 3 жыл бұрын
Masha Allah
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 4 ай бұрын
Mashallah
@maxamedcabdiraxman1144
@maxamedcabdiraxman1144 3 жыл бұрын
By
@artanali7693
@artanali7693 3 жыл бұрын
Masha Allah
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 26 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 20 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 25 МЛН
Ninkii Sodohdii Dhirbaaxay xaajo ugub ah ...Idaajaa
20:36
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 72 М.
Dagaal Afeedkii Cali Dhuux Aadan & Sayid Maxamed  Cabdulle
27:19
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 920 М.
Aadan carab Iyo Idaajaa
46:42
Sollas Media
Рет қаралды 252 М.
TAARIIKHDII GARAAD WIIL WAAL - AXMED FAARAX CALI IDAAJAA
1:48:38
Abdirizak Abdullah
Рет қаралды 500 М.