ARAWEELO | Suntii Ragga Kaga Ilmaysiin jirtey😬😱

  Рет қаралды 26,747

Sir Fathi

Sir Fathi

Күн бұрын

Пікірлер: 117
@habicabdiraxman4323
@habicabdiraxman4323 Жыл бұрын
Araweeladii labaad baan noqonayaa dumarow igu taageera🤞🔫🔫🪓
@movieman2782
@movieman2782 Жыл бұрын
Walaalow part 2 Cigaale shiidaad. Aad ayaad u mahadsantahay
@ahmedabdillahi7438
@ahmedabdillahi7438 Жыл бұрын
Araweelo waa sheeko rhiwaali 🤤🤤
@munassswq313
@munassswq313 Жыл бұрын
our queen araweelo love you♥♥😂😂😂 kuxumeen farax mija pasta
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Legendary always legendary keeps goings sir fatih go forward beautiful 💯💪
@Sir_fathi
@Sir_fathi Жыл бұрын
Thnks wllo
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Adiga mudaan zxb
@MYTUBEHEESO
@MYTUBEHEESO Жыл бұрын
BIG MAN ABTI RAG IYO ODAYASHOODBA WAY KU WATAAN KEEP GOING SOO SHID CHANNEL OO SOO BADI MUQAALADA ALLE HA KULA GARAB GALEEE
@cabduwalimohamedaadam548
@cabduwalimohamedaadam548 Жыл бұрын
Wll mudo kahor ayaan waxn maqley magaceeda kadibna waxn isku dayey inaan KZbin ka radiyo lkm majirin lkn adigaa soo baxy m.a good job 👏
@wardamohamed
@wardamohamed Жыл бұрын
Barigan radio dhageysan jireybaad I xasuusisey hhhhhhh Alxamdulilaah awoogey hadaan wakhti la soo qaatey sheeko xariiro badan maqley iyo xikmado fiican.
@caalinAbyan
@caalinAbyan Жыл бұрын
Saxib hambalyo youtubers ka somaliyeed qofka kaliya ee reseach sameeya. Wax akhriska ku wacan
@lilchokar23
@lilchokar23 Жыл бұрын
CasHaro badden waan ka faaidnayy❤thanks
@Demohmed_28
@Demohmed_28 Жыл бұрын
Maxaa waaye Arawello
@queenmaria3098
@queenmaria3098 Жыл бұрын
Kusali nabiga scw scw scw
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Жыл бұрын
Ilaahow ibliis ina adeer ha nooga dhigin Gidigoodna naagiyo ibliis waa ilmo adeer Labadaba ninkii aan inkirin waa alow sahale ku lahaa🫣😂😂😂
@abdulleg123
@abdulleg123 Жыл бұрын
Idajaa hadalkii ugu horeeyay aan markii aan dhashey
@QuddeChannel
@QuddeChannel Жыл бұрын
You editing skills is from another realm I really enjoyed your content..... fatxi allah yacizak
@Sir_fathi
@Sir_fathi Жыл бұрын
Mahadsanid wllo 🥰
@nuuradiinsiciid8839
@nuuradiinsiciid8839 Жыл бұрын
Araweelo warsangeli bey ahayd😂
@cabdaleidiris7472
@cabdaleidiris7472 Жыл бұрын
Hanagu sodhisin Habarta 😅😂😂😂
@ayaanaquruxsan8120
@ayaanaquruxsan8120 Жыл бұрын
QUEEN ARAWEWLO🤣🤣
@waduxaa.
@waduxaa. Жыл бұрын
@محمد عبد الرحمن مهدي haa maxaa diiday
@Nugaal125
@Nugaal125 Жыл бұрын
Wallhi fariid bay ahed .hada waa inan idin dhagxinaaa🙈🤣🙈🙈🙈🙈🙈wax meel idin saartay bee ahed .fariiid🌹🤣🙈🙈🤣🙈
@aku54683
@aku54683 Жыл бұрын
waxaas waxba kama jiraan
@Nugaal125
@Nugaal125 Жыл бұрын
@@aku54683 🙈🤣🙈🙈🙈
@mssedna9831
@mssedna9831 Жыл бұрын
Queen caraweela qabrigeeda allah unuuriyo ❤🥺
@waduxaa.
@waduxaa. Жыл бұрын
Aamiin🤲🤲
@zirmohamed9
@zirmohamed9 Жыл бұрын
Sxp horta Software kee u isticmaashaa edited Videos waan ka yaabee. Legend Always legend
@amlla
@amlla Жыл бұрын
Oo my garoor😫😂😂Our legend❤🍂🤴🏽
@Naamir03
@Naamir03 Жыл бұрын
Masha allah my leGend🖤👍
@Sir_fathi
@Sir_fathi Жыл бұрын
Walaalo🥰
@drlumxan3842
@drlumxan3842 Жыл бұрын
@@Sir_fathi walaal sheekadi dheg dheer kaso diyaari
@liibaanhusein291
@liibaanhusein291 Жыл бұрын
Ar waa ku salamay zhp fathxiyow 🙏 Lkn nio waaa sheeko xariiro un ban u maleeya anigu
@monamohmet8870
@monamohmet8870 Жыл бұрын
Heer caalami wlky mhdsnd
@Korantepodcast
@Korantepodcast Жыл бұрын
Keep going bro
@nasriinmahad9871
@nasriinmahad9871 Жыл бұрын
First Comment Illhy haku dhawro wllo
@Sir_fathi
@Sir_fathi Жыл бұрын
Aamiin wllo shukran
@qasimyare9579
@qasimyare9579 Жыл бұрын
Msha allah
@aaminaxassan639
@aaminaxassan639 Жыл бұрын
Qoraayaashii hore hadii ay gabadhi ku jiri lahayd wey qoran lahayd taariikhda geesiyadaaa balse faarax lugo baasto oo ciil qaba ayaaa helay oo taariikdeedi cid qortey ma jirto waheeeey 😥😥
@sijtv8984
@sijtv8984 Жыл бұрын
Waar Nio Zxp anigu Araweelo Ma Aamisani Sheeko Xariiro Ayan U aqaana😂
@maxameddeeq6652
@maxameddeeq6652 Жыл бұрын
Way jirtey meelo badan Bay ku qoran xataa buugta waaweyn ee ingiriiska yaala Bay ku qoran yihiin
@jubayryare7070
@jubayryare7070 Жыл бұрын
@@maxameddeeq6652 🤣🤣🤣 kadaa kadaa
@funsbarca2931
@funsbarca2931 Жыл бұрын
Queen araweelo
@ubaxayaan4811
@ubaxayaan4811 Жыл бұрын
Ninyohow vedio yadaada waaba ka helaa alla amarkii 🙏 shaqa wacan
@maxamedmustafe7040
@maxamedmustafe7040 Жыл бұрын
Araweelo raga ku adkeyn jirtay
@ahmetak7398
@ahmetak7398 Жыл бұрын
Muuqalaadaadu shp xiiso gaar ah iyo faaidooyin badan leeyihiin Caawa oo keliya ilaaa 10 muuqaal daawaday
@Sir_fathi
@Sir_fathi Жыл бұрын
Aad baad u mahadsantey wllo
@xabiibocabdulaahi379
@xabiibocabdulaahi379 Жыл бұрын
Asc wllo wan ku jacelaaday e maxn Sameya
@marwaxasan9173
@marwaxasan9173 Жыл бұрын
Queen arweelo is legend is beast of world 🤣🤣🤣
@warbaahintadhacdo7560
@warbaahintadhacdo7560 Жыл бұрын
Illaa hadda nooma aydaan sheegin qoladeeda. Muhiimaddu waa inay Soomaaliyad noqotaa 🙂
@ayaanahmed6514
@ayaanahmed6514 Жыл бұрын
Boqorad Araweelo🤣😅😂😂💪🤎🥰👌🤭
@abshiraadam2096
@abshiraadam2096 Жыл бұрын
Waaw
@mohamedsheikhaqadir115
@mohamedsheikhaqadir115 Жыл бұрын
Abwaan faarax xuseen sharmaake from gedo Dhulkygygi
@abdiaziiz9252
@abdiaziiz9252 Жыл бұрын
War tan meel bay raga ka taabatay😂🤣🤣
@AMIIR42
@AMIIR42 Жыл бұрын
He saying womankind 😅😅😅😅 bro you wrong 😑 woman queen 👸
@asadcabdi1983
@asadcabdi1983 Жыл бұрын
Kid✅️ King❌️
@naazirh.abdullah4809
@naazirh.abdullah4809 Жыл бұрын
Keep goin pro
@samiirosiciid7835
@samiirosiciid7835 Жыл бұрын
Asc wllo
@Sir_fathi
@Sir_fathi Жыл бұрын
Wcs wllo
@samiirmohamed2466
@samiirmohamed2466 Жыл бұрын
Horudhaca video ga waxad ku sheegtay nooma sheegin ee ahmed indaajaa horey ayaa u dhageysanee wax kale ma haysaa
@abokorcr7867
@abokorcr7867 Жыл бұрын
Fathi legend weeye beenmaleH
@CabdiFitaaxMansour
@CabdiFitaaxMansour Жыл бұрын
sxp sheekoyinkii idaja xgeen ka heli kraa 🙏✍
@zhr13yosef54
@zhr13yosef54 Жыл бұрын
Filmka ku saran Cawa dawanayay e boqorad maha e wa boqaor dumar ah askar u yihiiin
@MohamedAhmed-vs4sg
@MohamedAhmed-vs4sg Жыл бұрын
PART 2 CIGAAL KASOO DHIG LPX
@bahjaali5413
@bahjaali5413 Жыл бұрын
Hhhhhh
@rahimaali5762
@rahimaali5762 Жыл бұрын
Aniguba sannadadan danbe araweelo labaad ayaan lkn wli dadku Umu wada baran
@weenkacadde3221
@weenkacadde3221 Жыл бұрын
War bal naga fadhiiso yaanu ku gubinee👀😂
@zeinabhassan3438
@zeinabhassan3438 Жыл бұрын
Carawelo 🌹🌹🌹🌷💐🌺🌸😁
@mahamudmohamed5588
@mahamudmohamed5588 Жыл бұрын
Lagendi waan ku wataa
@aminaahmed6647
@aminaahmed6647 Жыл бұрын
Waa video rasmi ah masha Allah.
@Mohazmuraad
@Mohazmuraad Жыл бұрын
Araweelo waa iska sheeko xariiro aan meel dheer sii jirin arinkeedu somalidu waxay ahaayen dad sheeko beena sida loo sameeyo Aad ogu fiican ila hadana waa sidii 😄👋
@ismailmo7707
@ismailmo7707 Жыл бұрын
5 jeer In ka badan ban tegey goobtaas dhagax tuurka araweelona wan sameeyay hh
@ayanessa1004
@ayanessa1004 Жыл бұрын
Godka lagu janee cashar bay idiin dhigty😂❤
@rahmaabdilahi9395
@rahmaabdilahi9395 Жыл бұрын
War wilku ma somalilaan buu ku noloyahye walhye itaan daawaneyey isma oran wadan kuu joga😊
@abdullaahiahmed5931
@abdullaahiahmed5931 Жыл бұрын
Araweelo waa sheeko Xariiro sabiro gabdho Somali ah oo loo koriyey ine guriga hooyo ka noqdan inee nimanka hubka ka dhigan waxas kaftan waye waala yeeli kara qabkale hade mesha ku imatay oo ninkeda hore ugaas u ahaa lkn naag ninkeeda waran uma qadaneso
@CALI-MAHDI
@CALI-MAHDI Жыл бұрын
Neo barigaa xitaa Xaliimaa jirtaY miyaa 🤣🤣
@guryosamotv
@guryosamotv Жыл бұрын
👍
@mohamedqare3202
@mohamedqare3202 Жыл бұрын
Woow m.a
@nuuraabdi3405
@nuuraabdi3405 Жыл бұрын
Haddi aan tagi lahaa 100 ubax meesha dhan ba ubax baan kadhigi laha 🤣 👸
@weenkacadde3221
@weenkacadde3221 Жыл бұрын
War ani meesha waa gubi lahaa waxay dhagaxa😳😭
@KhaalidAirdrop
@KhaalidAirdrop Жыл бұрын
Sxb side u edit garaysaa muuqaalada
@aniisacali75
@aniisacali75 Жыл бұрын
48sec helow wll😁
@cabdiqanicabdirixmaanbarre5151
@cabdiqanicabdirixmaanbarre5151 Жыл бұрын
Waxay tahyba yarantaydii waxbadan baa laigumaaweeliye m,a. Aad baan ujeclaaa sheeko xariurka
@Reyan4664
@Reyan4664 Жыл бұрын
Islanta iska Dayaa yanan Anu idinku noqone😂😂😂
@karbash8794
@karbash8794 Жыл бұрын
Haayeeey
@Reyan4664
@Reyan4664 Жыл бұрын
Hinase Darteed Ayan unoqonaya😂
@weenkacadde3221
@weenkacadde3221 Жыл бұрын
Dhagax bahasha mareesay lkn waa ku gubaa ani waxaas mar kale kugu maqlo😂
@Reyan4664
@Reyan4664 Жыл бұрын
@@weenkacadde3221 De Heygu kiciin dhiga islanta markan arko sa lo shidayo ayuba qalbigu ixanuna
@bilkhyarmustafe3958
@bilkhyarmustafe3958 Жыл бұрын
Be ready arawelo part two
@aishayariisey3769
@aishayariisey3769 Жыл бұрын
Bisinka cara weelo Umad maa heen walee
@asmahassan2247
@asmahassan2247 Жыл бұрын
Dhufaanka ayaanba aqoonin
@sarakookie
@sarakookie Жыл бұрын
Xiniinyaha laga saaray
@AbdikaniHeroboy
@AbdikaniHeroboy Жыл бұрын
war nio dhagaxayo badan in aad kasoo tuurto aheyd inay na dabar goyso ay rabtay 🤣🤣🤣
@bahja2964
@bahja2964 Жыл бұрын
Xabaashedina so radiya hda 😂
@Dalxa12
@Dalxa12 Жыл бұрын
Tiktok hadaad kaso baxday iso raac like sar
@Sara-bj5tk
@Sara-bj5tk Жыл бұрын
War hada in ay jogto ayey ahayd 😂💪nimanka qar ayey kuficnayd
@weenkacadde3221
@weenkacadde3221 Жыл бұрын
Hadda waxaas yaa kayeelayo kufsi kuduli laheen wllhi😂
@shaisakhalief4537
@shaisakhalief4537 Жыл бұрын
Meshee hadaan tagi lahaa intaan cagaf qaataan ka guri lahaa dhagaxaas Waraa dumarku intay ubax dhigayaan waxaa wacned tii imataba in aay ka qaado dhagax
@zuhaypupthi5296
@zuhaypupthi5296 Жыл бұрын
CiLmigaga iLahay haKugu anfaco wLL my rOLL moDaL 🖤🤍
@abdirahmanilyas
@abdirahmanilyas Жыл бұрын
War kaalay xabalaha laguma joogsan jirine waa sidee 🤔🤔
@Alizia396
@Alizia396 Жыл бұрын
Xabashedii maha ee meshay ku nasatay oo iyado safara ayay yara fadhisatay sida la shegay lkn maha xamashedii🤌
@abdullahixasan1232
@abdullahixasan1232 Жыл бұрын
Waxaa kasoo ha dashaa tariiq da madax weyne siyaay bare
@crisaaqmuhyadiin7041
@crisaaqmuhyadiin7041 Жыл бұрын
Ilaahay baan nasoo gaadhsuin afka goosato😈🤮🤬🎀😅
@Bashiir-Ibraahim
@Bashiir-Ibraahim Жыл бұрын
Waarkadaa kulahaaaa
@ayanessa1004
@ayanessa1004 Жыл бұрын
😂😂😂woman
@faisalabdi1187
@faisalabdi1187 Жыл бұрын
Araweelow markaan taarikkhdeeda akhris iyo dhegaysi midkasta soo mary waxa ii cadaty iny jirty boqortooyadeeda hadaba Arintan waxy xidhiidh la leedahy faraaciinta waaxa iigaso dhex baxdy iny jirty mudo dhulka masar ee farciinta ay ka telianysay biqorad dumarka ah una dhow cleopatra gabadha looyaqaaney ee farcin ahyd isla xiligaaana dhulkeena maddama xidhidh hububaala oo la hubsady ka shexeeyey somalida qayb ka mid ah Halakana ay ka dhalaty xukun gabadhaas ay yana sidi guguu carabta ee kacdoonka ahaa Halakana boqorad arraweelo loo yaqaaney ka dhalaty Waxa u dhowdahy iny isku xili ahaayeen labadan mida massr iyo dhulka somalida xaga dhaqamada waxy asd isuzu dhow yihiin fircoon waayo markuu dhufaany dilayey wiilsha araweeli yanaa raga ayey dhufaanis ku bilowday Gudninka kana way ka sinaayeen Oo labada dhinacba waa loodhaqmey waana sida loo yidhaahdo gudniinka fircooniga ah
@cabdiraxmaanxasan3905
@cabdiraxmaanxasan3905 Жыл бұрын
Idaajaa wa ayo ??🤔🤔
@mahamudmohamed5588
@mahamudmohamed5588 Жыл бұрын
Qof soomaali ah oo ithaajaa aan kaseeynin miyaa jiro🤔🤔🤭
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Жыл бұрын
@@mahamudmohamed5588 reer miyiga baa xitaa yaqaan Laakiin laga yabaa dadka somalida oo aan af-somaliga aqoon Inaysan garaneyn waa laga yabaa
@cabdiraxmaanxasan3905
@cabdiraxmaanxasan3905 Жыл бұрын
@@Inasuldan1235 abayo adi ma kase🤔
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Жыл бұрын
@@cabdiraxmaanxasan3905 shaqsi ahaan uma aqaan balse codkiisa baa dadka badanaa la yaqaan
@f.m.a1164
@f.m.a1164 Жыл бұрын
Waar wayo maxd sas ugu gasheen gabdha an arweelo to ban noqoonyeyee bal dhagx hayla dhiciniina
@maxamedjamac8979
@maxamedjamac8979 Жыл бұрын
First
@mohamedsheikhaqadir115
@mohamedsheikhaqadir115 Жыл бұрын
From Facebook
@Sir_fathi
@Sir_fathi Жыл бұрын
Welcome wllo
@wll_______mahrez9368
@wll_______mahrez9368 Жыл бұрын
@@Sir_fathi to
@XamdiBirjeeb
@XamdiBirjeeb 11 ай бұрын
𝐀𝐫𝐚 𝐰𝐞𝐞𝐥𝐨 𝐢𝐬 𝐍𝐨𝐭 𝐞𝐚𝐬𝐘😂
Gabay Xayir Ka Iyo Sheekooyinka Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha
1:00:04
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 196 М.
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 11 МЛН
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 47 МЛН
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 122 МЛН
Waxan noqday Fanaan Hal maalin | I Become singer for a Day
20:45
Qays Qeyser
Рет қаралды 196 М.
Back to the 90s in Algeria - @JackLeFouX and @MihoubBouchamaDZ debunk a Salafist.
1:05:09
Nas - 1 vérité par jour
Рет қаралды 110 М.
الذين عبدوا الشيطان
50:34
حكاوى الغريب
Рет қаралды 101 М.
Khaniisiinimadii oo faan noqotey🤮😱
10:33
Sir Fathi
Рет қаралды 38 М.
Di & Jib - EP 10 الدي و جيب - الحلقة
1:10:36
DAREEJ
Рет қаралды 88 М.
" Anigu tiktoga u maan soo galin caanimo laakiise " Ubax dugsiya
16:35
Qabrigii SHEEKH ISXAAQ
15:11
Qays Qeyser
Рет қаралды 342 М.
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 11 МЛН