Ardayda Sida Ay U Kala Jecelyihiin Maadooyinka Maadiga Ah Iyo Kuwa Diiniga.

  Рет қаралды 64,486

Jiil Media

Jiil Media

Күн бұрын

Fadlan walaal channel-keena faafi oo udir ugu yaraan hal qof, si aan abuurno saaxiibo wanaagsan sida adigoo kale ah, una noqono bulsho kala faaideysata, mahadsanid. / @jiilmedia
Sidoo kale Nagala Soco
Facebook Page: / jiilmediaa
Instagram Account: / jiilmedia
Twitter Account: / jiilmedia
Tiktok Business Account: / jiilmedia
Linkedin Page: / jiil-media
#jiilmedia #halabuur #dhiirigalin #madadaalo

Пікірлер: 83
@NuseybaCabdulaahi
@NuseybaCabdulaahi 7 ай бұрын
Ani maadiga ayaanba necbhy madooyinka diinta ayaan jeclhy siirada nabiga
@JuweyriyaBocor
@JuweyriyaBocor 7 ай бұрын
M.a
@BushaaroMaxamuud
@BushaaroMaxamuud 7 ай бұрын
Ani English ta ayan necbahy aduunka waxan ujeeclhy sirda nabiga❤❤❤😅
@Yooco_media
@Yooco_media 7 ай бұрын
Macha allah
@JuweyriyaBocor
@JuweyriyaBocor 7 ай бұрын
M.a
@SalwaAhmed-u1h
@SalwaAhmed-u1h 2 ай бұрын
Iwwoalsjsgfj😮😢😢😢😂😮😅😊​@@JuweyriyaBocor
@Sharma_cade
@Sharma_cade 7 ай бұрын
Ramadaanka nabad iyo caafimaad Alle hanugu gaarsiyo🤲
@Ayaanosman-mk5rc
@Ayaanosman-mk5rc 7 ай бұрын
Subxaanllha ilahayow diintena macaan nagu anfac
@AaminaSaid-or4sj
@AaminaSaid-or4sj 7 ай бұрын
Aamiin abaayo
@Saciid_Fashion
@Saciid_Fashion 7 ай бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato😢😢🎉❤
@alifarah9464
@alifarah9464 7 ай бұрын
walalow adi janalkeyga soo booqad nagu dishey waxlee Mason dhigeysid
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 7 ай бұрын
ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️
@CimraanCr7-qj3kj
@CimraanCr7-qj3kj 28 күн бұрын
الله اكبر الله اكبر الله اكبر
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 7 ай бұрын
SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺
@Naamir03
@Naamir03 7 ай бұрын
Anigu xiligi Schoolka, Tarbiyada aadban u jeclaa, imtixaankeedana Hal darajo Ma dhimi jirin, Balse Inta kale Ma care garayn jirin😌
@AhmedAk-uy5jj
@AhmedAk-uy5jj 7 ай бұрын
Same 😊
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni 7 ай бұрын
Me
@dhawrasanjaamac4222
@dhawrasanjaamac4222 7 ай бұрын
Allah is one ❤❤❤❤❤❤
@Yuslim_somali_CR7
@Yuslim_somali_CR7 7 ай бұрын
Kusali Nabigeena Mohammed محمد صلي الله عليه وسلم ☝️❤️
@mascuudmaska8478
@mascuudmaska8478 Ай бұрын
Scw scw
@Mulla-alyusufi
@Mulla-alyusufi 7 ай бұрын
Wa run taas nio. Macalinka tarbiyada carbiga waaba niyad jabay. Nio
@hassankeeyeditor8815
@hassankeeyeditor8815 7 ай бұрын
Muuqaalada keliya ee aan like saaro masuuliyadna i dareensiiya marka aan daawanayo aan jeclahayna inuu qof walba uu arko muuqaalka si uu wacyiga bulshada u hagaago
@MaryamMohamed-gb9by
@MaryamMohamed-gb9by Ай бұрын
Subhanallh ani iyo Kuwan lid Ayan isku nahay runtii madada englishka wan ka carari jirney xaga tarabiyada aan usoo wada xaadirijirney waliba Intan xisada ku jirno inan mashqulno iska daaye ma hurdoon jirin🥺😢
@calisalaadxassan
@calisalaadxassan 7 ай бұрын
muuqaaladaan oo kale soo badiya
@HEESOSPEED
@HEESOSPEED 7 ай бұрын
Hambalyo jiil media 150k subscribe 🎉
@user-fy3pk9wk7t
@user-fy3pk9wk7t 7 ай бұрын
Plz walaal soo badi ❤❤❤ wlhi waa qoslay ❤❤❤
@deeqocabdi3459
@deeqocabdi3459 5 ай бұрын
Ardaydii faslkeena soo xasuustay
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 7 ай бұрын
SUBXAANALLAH🥺☝️💯
@AliDiriye-o5j
@AliDiriye-o5j 7 ай бұрын
Anaarafaadkuqabodiiniya🎉❤❤❤❤
@Iamqueen-lv9ub
@Iamqueen-lv9ub 6 ай бұрын
Maadada tarbiyada iyo carabiga ayaan aad U jeclaa wax walba haday igaga soo hagaagan Xitaa ma jari Jirin😂❤️‍🩹
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 7 ай бұрын
Aduunka waxan unecbahy tarbiyo & carabi 😂
@rukiayussuf6790
@rukiayussuf6790 7 ай бұрын
Wlhi Sidhi eey igudici jirte
@MuniiraMaandeeq
@MuniiraMaandeeq 7 ай бұрын
Hambaliyo 150 k
@Ogaalsidee
@Ogaalsidee 7 ай бұрын
Wlh waa wax jiro
@YusraHajiAbdi
@YusraHajiAbdi 7 ай бұрын
War mursan iso qabo saxib
@MR.LOW.
@MR.LOW. 7 ай бұрын
First🎉
@laylocalixasan
@laylocalixasan 7 ай бұрын
wow
@Yooco_media
@Yooco_media 7 ай бұрын
Haa way jirtaa wllhy
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 7 ай бұрын
"Ardadu maaddi jecelaa Macalinkuna u roonaa"😅😅😅😂😂 cambulo English-ka kuma jirto
@Mohadeene
@Mohadeene 7 ай бұрын
Physics xisaab isasoo adkeysta
@saynabahmed9821
@saynabahmed9821 7 ай бұрын
Keep going jiil media 😂
@AaminaSaid-or4sj
@AaminaSaid-or4sj 7 ай бұрын
Qofkiibtukada haiisoo qoro aniga waa tukdaa❤
@caaishaxaashi80
@caaishaxaashi80 7 ай бұрын
Asc habo mooduuca wuu fcyh muustikada ka daaya idinkoo mahadsan
@anababdullahi567
@anababdullahi567 7 ай бұрын
First comment
@fadxiyamaxamuud5208
@fadxiyamaxamuud5208 7 ай бұрын
histor iyo en chem necebahay wllhi uf
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 7 ай бұрын
Jaalayaal Saan xaq miyaa?😮
@AbdullahiAadan-g6b
@AbdullahiAadan-g6b 7 ай бұрын
Waxasi waa run warkasi waxa ka dambeya waladiinta iyo maamuliyasha school laadka
@mukhtarabdukadir2049
@mukhtarabdukadir2049 7 ай бұрын
Aniga tarbiya jeclahey
@MasturJamac
@MasturJamac 7 ай бұрын
Caruur Bay iska dhigaan dulliyiin tanis uf
@S.A.12789
@S.A.12789 7 ай бұрын
Wixi damiina uhanjaba baan dhihi lahaa aniga😊😅
@Mohann-1
@Mohann-1 Ай бұрын
Ya u hanjabaya yana xoog kuleh😂
@aasiyaabduwali4407
@aasiyaabduwali4407 7 ай бұрын
Ardada badana wey sameyan sidas
@abdulaahi961
@abdulaahi961 7 ай бұрын
Ardaydaan waba arday fcn macalinka wax weedinooyiin😂😂
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 7 ай бұрын
Imtixaan ka waa ramadaanta 😂
@fadxiyamaxamuud5208
@fadxiyamaxamuud5208 7 ай бұрын
now tarbiyada kadayaa ciyaarta oo qimo uyeel
@JibriilMaxamed32
@JibriilMaxamed32 2 ай бұрын
😢😢😢
@pharhanmedia
@pharhanmedia 7 ай бұрын
HOYGA XAMAR MIYA MESHAN
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni 7 ай бұрын
Ani tarbiyada iyo business kaan ugu jeclahay😂
@xamdicadawe1527
@xamdicadawe1527 7 ай бұрын
Ilahow nacafi macalinka tarbiyada igu so dhacy😂😂😂
@LuulDheyman-p9c
@LuulDheyman-p9c 7 ай бұрын
My maclinminta diniga cid neceb malhn lkn mclinmin cajisoleyal kuso ada badna
@queencaato8382
@queencaato8382 7 ай бұрын
😢dhibka meeshan nugu heesto wye ilhy hano gargaaro
@mnurada
@mnurada 5 ай бұрын
1:12
@mukhtarabdukadir2049
@mukhtarabdukadir2049 7 ай бұрын
Call center ma fadhiya kulaha😂
@BisharoAbdibotan
@BisharoAbdibotan 7 ай бұрын
Ardada dhul kaa ku jiideen
@SaidAbdullahi-cv3il
@SaidAbdullahi-cv3il 7 ай бұрын
Luuqad luuqad kale lagu sharxo faaido ma lahan waalahi!
@Mohann-1
@Mohann-1 Ай бұрын
Waba sida fudud ee wax lagu fahmi kro mrka English ma English lagu sharxa ma walatay kkk
@AaminaSaid-or4sj
@AaminaSaid-or4sj 7 ай бұрын
Suaal baam idiin weydiinayaa waxaad sheegtaan 5+5+5-5 Waa intee
@ahmedabdi9092
@ahmedabdi9092 7 ай бұрын
Waa 10 wll😊😮
@xuseencabdiqadir9161
@xuseencabdiqadir9161 7 ай бұрын
My grandmother is cooking beans. What is ali to you?
@cumarabuu0
@cumarabuu0 7 ай бұрын
Hamblyo 150k
@Mohadeene
@Mohadeene 7 ай бұрын
Waxa ma bartayaasha somaali wey ku badan yhiin dhibkaan qof musal camal ley dareeemikaro
@AnasasadShaafi
@AnasasadShaafi 7 ай бұрын
Acs
@salmaahmed2172
@salmaahmed2172 7 ай бұрын
Shaydaka ka jedinaya😂
@ahmedkeyse-v8o
@ahmedkeyse-v8o 7 ай бұрын
Hhhhh😅😂
@fartuunabdullahi6976
@fartuunabdullahi6976 7 ай бұрын
😂😂
@FarhiyoAhme
@FarhiyoAhme 7 ай бұрын
afar indhoodka dambe ciyaaltoofiiq😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅
@clsalaansiciid6095
@clsalaansiciid6095 7 ай бұрын
Aduunka waxa ugu necbahay tarbi iyo carabiner macalin xuna wuu dhigaa
@abdallafarah662
@abdallafarah662 7 ай бұрын
School bilaa gabdho miya 😂
@SalmoCiise-ii1hk
@SalmoCiise-ii1hk 7 ай бұрын
Haa
@LuulDheyman-p9c
@LuulDheyman-p9c 7 ай бұрын
Aney cagsi igu yihin lkn maclinminta kala ah hadba maclinka ayey kuxiranthy mid asgabo lagu cajisayo lagugu dhiba se layela mrk
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 7 ай бұрын
hhhhhhhhhhhhh cambuulo english wax lagu dhaho ma jirto kulahaa hhhhhhh
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 3,9 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 43 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
Sheeko gaaban “Magacaa"
2:46
Bile TV
Рет қаралды 645 М.
Des Psy et Des Djiboutien (Part 1 - 5) | BUuTI Television
11:33
BUuTI Television
Рет қаралды 176 М.
Baana boi Sihaam Queen ritaash luqman axmed ak muaalo qosol ah
20:04
Dada Cade Official
Рет қаралды 669 М.
Short Film: Kiis Aan Horey  Maxkamad Loo Keenin. Jiil Media.
17:37
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 3,9 МЛН