ARGAGIXISO GAALKACYO KA GAYSATAY DILAL IYO QARAXYO OO MAXKAMADDA SARE LA KEENAY.

  Рет қаралды 58,920

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Пікірлер: 25
@Lulu-kp7ef
@Lulu-kp7ef Жыл бұрын
Lawyarada difaacaayo mujrimiintaan khawaariijta aan la yaabsanahay?
@muusadanbele3565
@muusadanbele3565 Жыл бұрын
iyagana Ha Lagudaro Lawyarada
@batunmohamud1238
@batunmohamud1238 5 ай бұрын
Qareenadu armay afduubayaal lashaqeeyaan Ayagana hala baaro
@muusadanbele3565
@muusadanbele3565 Жыл бұрын
Abahay Ayee Dilen Shawab 😢😢
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 9 ай бұрын
Ilaahay ha unaxariisto sxb , aabahaa ma dowlada ayuu ushaqeen jirey brother ?
@malaakyakub2559
@malaakyakub2559 Жыл бұрын
Marba hadii alshabaab ay ka tirsanaayeen madaxa Halagatoogtoo
@abdishakuur1820
@abdishakuur1820 Жыл бұрын
asc war ayaga halaiqbo abuukata yasha qawariijat ayaa mudan ee hala ciqabo
@MaryamoCdulaahi
@MaryamoCdulaahi 8 ай бұрын
Cadaalada waxaa jah wareerinayo wa odayaashan abuukaataha isku sheegayo sidee nin qiraal ah loogu doodayaa waliba cadeymo lagu haayo
@ahmedquraish932
@ahmedquraish932 Жыл бұрын
Waxa layabaa lawyarada difaacaya kuwo qawaarijta waa wax aan garan la ahay sabab kukalifteysa walahi 😮 waa yab
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 Жыл бұрын
QAENSJABAY DHEH WAXAY HAYAAN DAALIMIINTII DHAMEEYEY DADKA SOOMAALIYEED EE QARAXYAD IY TOOGASHADA KU DHAMEEYEY HADANA WAA SII DEYNAYAAN OOO WAA U DOODAYAAN
@maxamedibraahim3751
@maxamedibraahim3751 Жыл бұрын
Walhi wariyahan Tawintisa wa praftional
@maslah345
@maslah345 Жыл бұрын
Kuwaan diin ISLAM shaqo iyo shuqul kuma laha masiibo haku dhacdee kuwaan waa in latirtiraa dhiigii umada ayey xaqdaro ku banaysteen
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 Жыл бұрын
WAAY U USO GUDBIN WAAYEY OO QOLADA AMNIGA AYA KU SHAQO LAHAYDE HADUUSAN RAALI JA AHAYN
@mohammedabdi7145
@mohammedabdi7145 Жыл бұрын
Cadaladu watas i madhunto sinaba m a allaha kuwan iyo kuwaso direyba jahanaba ku fageyo wa keleben gogol dhaf lagu dhalay o mujrimin ah mdxa kagoyo in lagubo wcned runto togasho ma astahilan
@gaandiabdi7906
@gaandiabdi7906 5 ай бұрын
Anas asigo la dilayo ilaa hada ma arag ninkan mala sidaaye horta
@magandacwah
@magandacwah 10 ай бұрын
war shabab maxaa abuu kaate loo siinayaa jaahiliinta😊
@AbdikaniAbdiali
@AbdikaniAbdiali 5 ай бұрын
Waxaan gacan daalis wye dadkan haleska boobsiiyo
@samatarmoh16
@samatarmoh16 9 ай бұрын
Salamad
@hannanhappy4746
@hannanhappy4746 10 ай бұрын
Ilaa iyo hada ragan lama toogan war ragan tiilka hala geeyo si ay cadalad u heelan dadkii familyka ahay
@NaimamohamuudiidEmma
@NaimamohamuudiidEmma 4 ай бұрын
🎉
@mahadabdi3195
@mahadabdi3195 9 ай бұрын
Dawo kulahaa
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 9 ай бұрын
Sidee loo qabtey
Gungaarka & Xukunka Abaanduulihii Qaraxa loo hoos geliyay Firaashkiisa
16:20
Somali National Television
Рет қаралды 49 М.
WARKA HABEEN EE SNTV 24 01 2025
30:33
Somali National Television
Рет қаралды 1,9 М.
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
Isticmaalka Tramadol (225) , Isku day Kufsi, Dilka laba ruux - Garmaqal ilaa Xukun.
18:31
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 25.01.2025
20:29
VTV Somali
Рет қаралды 1,2 М.
Barmaanijka Gungaar oo dhamaystiran SNTV 05.02.2023
22:36
Somali National Television
Рет қаралды 482 М.