Daawo;-Dhagarqabe Aadan Mursal Oo Ragii Uu Gaalkacyo Ku Dilay Tiradooda Shaaciyey Iyo Dilkii Ugu Nax

  Рет қаралды 170,368

Shabelle Channel

Shabelle Channel

10 ай бұрын

Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
Subscribe Like Comment Share

Пікірлер: 165
@ilatijaabiwaxwaliba3224
@ilatijaabiwaxwaliba3224 7 ай бұрын
Dadkaan digil iyo mirif la leeyahay waa imtixaan waana sun dadka ay la noolyihiin waxaan ugu baaqayaa in la iska ilaaliyo qomiyadan sheydaan ba ku shaqeysta 😢
@luqmanalxakiim4170
@luqmanalxakiim4170 7 ай бұрын
DM kaliye Kuma jiran nucan idinka xita way nigu jiran la soco
@xagar77
@xagar77 2 ай бұрын
D&M soomaalida kale kama duwana,haddayna kaba fiicnayn.
@truecomment3650
@truecomment3650 10 ай бұрын
Alxamdulilaah Ilaahigii caganta soo galiyey baa mahada iska leh.
@diinamuminahmed3067
@diinamuminahmed3067 10 ай бұрын
wuba qoslaa xayawaan naarta gal iibaanka alahakaa qaado magaceenaad ku dheshey
@saidaali412
@saidaali412 10 ай бұрын
Diin lama.baran shabaab aalagalaa diin ayaan difaacaa wuu leeyahay ma yaqaano wuxuu u dagaalamaayo waa dhibaato Allaha soo hanuuniyo shabaab diinlaawayaasha
@abdurahmanyusuf7704
@abdurahmanyusuf7704 10 ай бұрын
يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك
@engrmohamoudgeelemohamoud2303
@engrmohamoudgeelemohamoud2303 10 ай бұрын
Khawaarijta wakhtigooda waa gabo gabo ILLAHAY umada haka qabto
@abdulaahimustafa5716
@abdulaahimustafa5716 9 ай бұрын
Aamin
@Somali.111
@Somali.111 9 ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin
@cashelercasheleer-ri7tt
@cashelercasheleer-ri7tt 2 ай бұрын
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 ай бұрын
Waa koox cirib tiraysa wax garadka somaaliyeed
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 10 ай бұрын
Dadka bay iyo bakool muuqaalkooda maskiinimada iyo madax jabiskooda ismalaha
@kaltumahmed3156
@kaltumahmed3156 10 ай бұрын
SubhanaAllah BaniAdamka maxkaxdisa sidoo loo badeli karo Ninkan waxa cajiib ah dilka uu geysray marka la weydiyo wuu khoslaa. Ilahow mudada cafimad sii
@FahmaMohamed-lp9ox
@FahmaMohamed-lp9ox 10 ай бұрын
Waa dad damiirkii la dhintay
@hassanabdulahi2593
@hassanabdulahi2593 9 ай бұрын
Dad sidaan bahal u noqday sidee loola noolaanaa. Soomaaliya waa iga ahaatay aniga.
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr 2 ай бұрын
Illaahey Haku qaado xasbunallaah wanicmal wakiil yaa hu
@yaasirahmedtubbe6530
@yaasirahmedtubbe6530 10 ай бұрын
Illaahay dilaa dhinta
@fahima6666
@fahima6666 10 ай бұрын
Cadowsanaa oo Qalbi xumaa nijaas aqli xumaa side u dili kartaa Qof muslim Oo walalkaa dila inkaarvqawaha
@cawaalexuseen7252
@cawaalexuseen7252 10 ай бұрын
Mayd sheekeynaya Haddad maqli jirtay waa kan😂😂😂😂
@bushra445
@bushra445 10 ай бұрын
Mala dilay
@boykayare8223
@boykayare8223 9 ай бұрын
​@@bushra445 wili waye barito ana Togan rabo
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 3 ай бұрын
​@@bushra445marhore
@nimaabdi4661
@nimaabdi4661 2 ай бұрын
Mu dhinty
@ibrahimkhalil6648
@ibrahimkhalil6648 10 ай бұрын
Bishaar Madhintay mise walaa dilaay sidhaas maad weydiisid
@abdikarimsamatar7226
@abdikarimsamatar7226 3 ай бұрын
ragaan la soo bandhigo iyago qiraya inay layeen labeentii reer puntland meye iyago qiiqaya lama arage
@HassanBasri725
@HassanBasri725 10 ай бұрын
Dadkan waa dad waalan. Maskaxdoodu ma fayooba
@mohamudguled8959
@mohamudguled8959 10 ай бұрын
Iimaanka alla idinka qaad naarta allaha idin ku fogeeyo shabaab
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 ай бұрын
Salmaanka iyo sandheere ha la soo qabto ama ha ladilo
@user-wx6in9ik1m
@user-wx6in9ik1m 3 ай бұрын
Xayawan
@Zapnaadahapi
@Zapnaadahapi 2 ай бұрын
Raxawayn dad fcn iyo kuwa xunba way leeyihiin ilaahey amarkiis
@MohamedAli-pk5qv
@MohamedAli-pk5qv 10 ай бұрын
Is like movie assistance god protect us from these blood suckers
@maazimcade
@maazimcade 10 ай бұрын
amen yaarabi
@ilyasali6229
@ilyasali6229 9 ай бұрын
Ameen
@nin-geed-saaran
@nin-geed-saaran 10 ай бұрын
Nin cali jabarti ah
@yabbturb-b3
@yabbturb-b3 10 ай бұрын
Daad cuun batay
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 ай бұрын
2012 nin yar oo aan aqoon lahayn ayuu ahaa Alshadaadiin rabow ka qabo dalka
@saidaali412
@saidaali412 10 ай бұрын
Muxuu ku qoslaa jaahinimo aa heyso
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 10 ай бұрын
Kani wariye ma ahan su,aalah muhiimka ah sida qofka loo waydiiyo baro horta
@amoudicargo9470
@amoudicargo9470 10 ай бұрын
ISAGA O DHAGAYSTA AYAA DHAANTA MARBA WUU KA DHEX GALAYAA
@kayisecali
@kayisecali 9 ай бұрын
Asc
@ahmeddayah1956
@ahmeddayah1956 5 ай бұрын
Illaahow kuwaan dabarjar oo dhamee.
@difaacqaran8181
@difaacqaran8181 10 ай бұрын
gabigoo bal u fiirsada bakool bay iyo haalkaas beey ka yimadeen cakuye qof aan waxgaran u fiirsada gabigood kuwa la qabto waa cidaas subxaana llaah wallaahi waa in labaraa islaamka is n uusan ogoleeyn in qof ladilo in ey xaraan tahay lagu shaqeysanayo
@abumaxamed1925
@abumaxamed1925 10 ай бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@qalbihodon721
@qalbihodon721 10 ай бұрын
Suu u dhoola cadaynayo la yaabay 😢
@hooyoaamaguul3673
@hooyoaamaguul3673 3 ай бұрын
Maba ka qasna ummad masaakiina wuu qabaa
@ahmeddayah1956
@ahmeddayah1956 5 ай бұрын
Malagu qalaclahaa xag alle looga diray
@Qooyskena
@Qooyskena 9 ай бұрын
Marka lugu dhahayo narta shaqo badan ey rabta marku taba bar dad lugu dilayo baranayo muu quranka alle barto oo waxbarasho barto ala jaahinimadu xumaa
@deckoalimohamed5901
@deckoalimohamed5901 9 ай бұрын
Dadkan an af soomaliga aqoon soomaaliba Mahan ayaan U maleyn baalayo dalkan Ku soo duushay
@nuurtocali6033
@nuurtocali6033 10 ай бұрын
Indha adag adagaaa ninku bisinka 😢😢😢😢😢😢
@cabaas8626
@cabaas8626 10 ай бұрын
😂😂😂
@istanbulelmi5200
@istanbulelmi5200 3 ай бұрын
Reer Bay iyo bukool risaalad magazine waa qawaarij Lacag yar ayay u dhimanaayaan
@faadumomoalim6450
@faadumomoalim6450 9 ай бұрын
qof masajid jogo see Ku diileee
@Dhuuso500
@Dhuuso500 10 ай бұрын
Ka waran ragii fikradaan juhdi iyo maal ku bixiyay sidii uu labo wiil ooy dhashay hal hooyo uga dhigi lahaa mid qawaariij midna askari hadhowna la isku laayo war soomaaliyeey kaca oo iska qabta carabahaan wada adimada gaa gaaban
@abdimagan3482
@abdimagan3482 3 ай бұрын
Alshabaab illeen dad bay shaqo caadiya u tahay. Waayo Mar walba wuxu ku celinayo shaqo.
@munasudi3392
@munasudi3392 9 ай бұрын
Saaxiibkiis asagaa dilay
@muhamuhmed2555
@muhamuhmed2555 10 ай бұрын
Video ga soo habeeya waxan shuuq da haya wamaxay
@user-nr7jt1ml3v
@user-nr7jt1ml3v 5 ай бұрын
Waaa Mukeyf 😟
@khadijoibrahim7019
@khadijoibrahim7019 10 ай бұрын
Kuwaan baniadan maba ahan waa xoolo
@saidaali412
@saidaali412 10 ай бұрын
Jabuutiyaan maxaa dilaa
@mahamoudmoussarobleh5188
@mahamoudmoussarobleh5188 3 ай бұрын
Inshallah allah somali mida oo isracasan allha ka dhigo somalia waxa ku badan dhiigdadinta ilahow soo hadee umada somaliwayn oo dhan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@fahima6666
@fahima6666 10 ай бұрын
Nacalad ilaah haku siiyo inkaar qawe hala dilo nijaaskan
@DegmadaXaramka
@DegmadaXaramka 8 күн бұрын
Al shabaab dhan xudur miyey ku dhasheen 😂
@taifakali1981
@taifakali1981 10 ай бұрын
Ilaay waaye kaan abaxaa waas
@cabdiraxmanrashid6220
@cabdiraxmanrashid6220 10 ай бұрын
waaba la iska qoslaa war nimanku waa sixranyihiin
@YusufAli-rz3ps
@YusufAli-rz3ps 10 ай бұрын
wara sugayo
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 ай бұрын
Sandheere waa faraha isku xirka alshabaab ee gaalkacayo
@aaminojubooy9203
@aaminojubooy9203 8 ай бұрын
Ceellahele waa galgaduud maaha hiiraan
@hahahahaheh
@hahahahaheh 4 ай бұрын
diiig somali iyo diiig islam in la daadiyo shaqo ayay u yaqanan reerkan digil iyo mirifle waa. waa.cawaaan iimanka ilahay ka qaday
@libanmuude6273
@libanmuude6273 Ай бұрын
raxan weyn allshabaab maxaa ku badi yay?
@dayibmohamed4418
@dayibmohamed4418 10 ай бұрын
War go Anahayn Sameecada iska Hagaaji wax Allab waxaad waydii nayso laguma maqlo ba
@JamaMohamud
@JamaMohamud 3 ай бұрын
Iimaan ka laga qaad kuwaas oo miiran ayaa dad kii soomaaliyeed baabah ka dhigay.
@shekhnurmohamed
@shekhnurmohamed 8 ай бұрын
Wixii galada kabaqaad u ah waa in ladilaa
@user-iq5pe1jl9c
@user-iq5pe1jl9c 3 ай бұрын
Wuuba qoslayaa
@ayaanlelove3975
@ayaanlelove3975 9 ай бұрын
Xitaa jixinjixin malahan maba oga inuu Dad Muslim ah Soomaaliyeed dilay wuuba ku Faraxsanyahey waliba Subxaanalaah waa Markuu Qalbigaagu qalalo waa iska sidan oo kale
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 10 ай бұрын
Subxaan Allah xataa maxaan ku dilaa ma odhanayo
@abdimuse7911
@abdimuse7911 10 ай бұрын
Askariga caadadiisaaba ah in waxii qabo la dhaho uu qabto, weliba isagoon moran ka keenin howsha, waaku aduun iyo aakhiraba seegeen walaahi, qof aanan waxba kaa galabsan 100 dollar ku dil waa dugaagnimo.... Ogoow haduu dili waayo oo uu fursadaas qasaariyo isagaa umaqan....
@tanzaani1hassan265
@tanzaani1hassan265 3 ай бұрын
Ninkan wayn ma inankan yarbaa diray neef neef dhalay
@jawaahirjawaahir
@jawaahirjawaahir 3 ай бұрын
Maxaadkawarsanaysaa
@fahm3d88
@fahm3d88 10 ай бұрын
Kuwaan caqlibadan maleh nin wayn oo caqli yar alshabaab ugu imow
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 10 ай бұрын
Marba meel bu u hodaya Galkacyo yaa ku diray fheh Yaa ku degtay
@xagar77
@xagar77 2 ай бұрын
dadka noocan oo kale ah yaan la tooganine intii xabsi lagu guro dagaalka itoobiya aan la galidoono mustaqbalka haloo diyaariyo.
@real__joke
@real__joke 9 ай бұрын
3
@kayisecali
@kayisecali 9 ай бұрын
😭😭😭
@sbofficial3140
@sbofficial3140 10 ай бұрын
Soomaaliyeey.Dadkaan aad Qaabisheen Sidii UN Iska soo baxiya hadaad Nabad Rabtiin ,Yaab Kii laqabtab Maxuu u noqadaa Koofurgalbeed.
@user-ux1yp7vj6s
@user-ux1yp7vj6s 10 ай бұрын
Kk
@bokaahmed5887
@bokaahmed5887 7 ай бұрын
Ninkaan waxa dhibkaab ukeenay waa aqoon laan
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 9 ай бұрын
Ka waran wuu qoslayaaaa ka waran
@diinamuminahmed3067
@diinamuminahmed3067 9 ай бұрын
waxan lama dhageysan karo wuba qoslayaa
@amranyasin6840
@amranyasin6840 10 ай бұрын
wuu isla fiican yahay wale dhiigi aad gashe maahan mid kaa harayso
@zosaskoo
@zosaskoo 8 ай бұрын
Eelaay maahe wax klo alshabab maba jiro miyaa
@fahima6666
@fahima6666 10 ай бұрын
Waa isla farax sanahay inuu cunug u dhashay ayaad kooda inkaar qawe xaasid ahlu maar dila
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 10 ай бұрын
Waa ninweyn oo caqligii wax utari waayey raxanweyneey aqligu haidiinshaqeeyo waxa isqarxiyo iyo kanlasoo qabto maxaa adinka kadhigey hg ay madaxda utahay
@nastehoabdi555
@nastehoabdi555 9 ай бұрын
Hbgidir ha nabin wacal yahow cuqdadi indha tirtay inta mj ah lawada wareystay qaar aderadod dilay uma jeedid miyaa wajiga gubaye 😡
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 9 ай бұрын
@@nastehoabdi555 qurun iyo qabiil ayaa laidinkugu yimaadaa uf
@nastehoabdi555
@nastehoabdi555 9 ай бұрын
@@hamdimohammed9094 hbgidir laan gabta ku naxsan baa tahay caac so matag
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 9 ай бұрын
@@nastehoabdi555 waxaa tihiin waxa somali somali adunka karebey oo 32 sano dowlad looheli waayey iley dad xaaran ku hoosnol aatihiin oo badiyo kasoo galoo dowlad arkinee
@nastehoabdi555
@nastehoabdi555 9 ай бұрын
@@hamdimohammed9094 naa orod caacda kala tag meesha hbgidir ku qarow 😂
@kheirqabto3446
@kheirqabto3446 9 ай бұрын
Dadkan😊 wa oromo bal fiiri waxa ku hadlaayo
@luqmanalxakiim4170
@luqmanalxakiim4170 7 ай бұрын
Inkar kugu dhacdo
@malaakyakub2559
@malaakyakub2559 10 ай бұрын
Waa rahaween/ dad hadii uu dilay madaha halajibiyoo asaganaa ?
@amalali6668
@amalali6668 9 ай бұрын
Dadka dowlada matala ee cuna shacabka xolahooda ee dal io dad toona aan dan kalaheen cudurka aduunka ugu yimi waa shadaadiinta alshabaab Lkn wxn is weydiiya dadkan mara laso qabto ee wareeysiga laga qadayo in aay wx layeen wx baabi,iyeen maku fanaan mise wali waxy amiin san yiihiin fikir kii ahaa hadad wx dishaan waad shihaaden oo jano ayaa ku galeeysan qof islma dhiigisa yab
@user-bl3gi7tr4e
@user-bl3gi7tr4e 10 ай бұрын
Ideolgy weye dadka ku shuba in somalia laga dhameeya mahane dadkan dilkooda waxba ma kordhinayo waa uun ku dil iyo kugu dhimay
@martinlutherkingsainvil8865
@martinlutherkingsainvil8865 10 ай бұрын
This video is useful and informative, lots of details here on the subject. These reasons seems to make sense and practical.
@iamlaayan
@iamlaayan 9 ай бұрын
How the hell are you able to comprehend this and know its useful u dont seem to be a native by the way I sense u may be one of em
@carooneboy
@carooneboy 9 ай бұрын
facts yes
@Akomer
@Akomer 8 ай бұрын
Qof walba inaad liidnaan ku dareemeesiin afkiina buu arkayaa Kor hala isku qaado
@fardosodibad1998
@fardosodibad1998 10 ай бұрын
Madhayti ii mooragaabey lan maaqaboo degee
@LAYAANHawd-dw7ut
@LAYAANHawd-dw7ut 10 ай бұрын
Maalin kasta oram aad lacag soo siiseen oo somali bartay hay waraysanina Ee Hadaad umada run u sheegaysaan Maxaad suaalo munaasiba u waydiin wayseen . Tusaale ahaan, 1:hubka halkuu ka soo galaa sida rasaasta iyo qoryaha 2:hadii la waydiiyo se maxaad ugu soo Dari wayseen waraysiyadiin si aan u ogaano halkay wax ku arooraan. Somaliyeey yaan been la idinku maaweelin waa mashruuc Waxaniba
@Jessica_1073
@Jessica_1073 9 ай бұрын
Miidkasta galkacyo lo so dira cuquboy qaban
@salanismail7663
@salanismail7663 10 ай бұрын
Dhiigiisu waa xalaal ... Lkn ma.jecli in somaliya ay nabad noqoto .. Ileen shacabka somaliya uma qalmo in uu nabad helo
@faliswarsame3327
@faliswarsame3327 10 ай бұрын
.nabada.iyo.caafimaad.alle.ha.kuu.diido.masiibo.col.iyo.geeri.alle.kugu.salad.guri.gaaga.balaayo.hadagto
@salanismail7663
@salanismail7663 10 ай бұрын
@@faliswarsame3327 . Afka iyo dabadaba in aan ka waso ayaan diyaar u ahay
@cabdirasaaqmuqtaar5990
@cabdirasaaqmuqtaar5990 8 ай бұрын
Falis habaarkaaga ayaan ku qoslay. Hhhhhhhhhhh. Wax la habaaro wuu yahay duliga aan kula habaaro. Balo samada kuu qaad dheh
@liibaanmaxamed1918
@liibaanmaxamed1918 10 ай бұрын
Balayo kugu dhacday
@dhakardhakar2906
@dhakardhakar2906 10 ай бұрын
Iskool la aanta dhibaatadaas ayay leedahay
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 9 ай бұрын
Iskoolkool wax mataree alle kacabsi baa waxtara
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 10 ай бұрын
WAXAAS AYEEY DAAROOD MAANTA LEEYIHIIN WAA CALI JABARTI BALAAYO IDINKU DHACDAY WAAR RAXANWEEYNTA IYO JAREER SOOMAALIYA HALAGA SAARO WAA QAWAARIIJE XAARAANTU
@feisaldakane1300
@feisaldakane1300 10 ай бұрын
ولا تحسبن الذين قتلو في سبيل الله أمواتا بل أحياء عند ربهم يرزقون Ragan waa mujaahidin Mukhtar robow Wasiirka diinta Iyo awqaafta..
@allyhaji1902
@allyhaji1902 10 ай бұрын
Asliyey sabiisha iska dhaq xaaranyahay xaarantu dhashay Somalia ma hooyadaba iskaleh shiuba kudhashaye caqli xumidaa
@cabaas8626
@cabaas8626 10 ай бұрын
😂😂😂
@xumeyraqaali
@xumeyraqaali 10 ай бұрын
Oromo miyaa talow luuqadiisu adaka
@user-bv7yt7oj8g
@user-bv7yt7oj8g 2 ай бұрын
Laascaanoodna imisaad kudishay
@isseali1678
@isseali1678 10 ай бұрын
Ninkaani hadalka qasab jirdil ayaa looga keenay uma malaynayo in uu run sheegayo
@kinglaash8369
@kinglaash8369 9 ай бұрын
Maxaa aad ugu maleysay sida wll
@gacalwalalaabo835
@gacalwalalaabo835 10 ай бұрын
Nuur kuu sheegayo ar muu yahay midka afrashadiisu tahay nuur ee koofur halbeed lagu qabtay airport ka
@iamlaayan
@iamlaayan 9 ай бұрын
War ilma aderyalow channel kan ya siiyey mashruuca inay wareystan khawarijta meyay ninki timire aha ee afmeer war bal arag waxan o kale
@nimconalka405
@nimconalka405 9 ай бұрын
rijaal😂😂😂😂
@rumab11
@rumab11 10 ай бұрын
Kan somali ma aha!!
@bazeera5520
@bazeera5520 10 ай бұрын
Waa qosla qosla gariir
@elhajicasanova8991
@elhajicasanova8991 10 ай бұрын
Ragaaan ninkii yaqaaney si loo wareysto waaa dhintey alah yaa raxma ,
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 9 ай бұрын
Abaayo kee ahaa
@umumascuud3307
@umumascuud3307 8 ай бұрын
​@@xaliimacali5595africa
@farisvve
@farisvve 10 ай бұрын
Waar dadkan yaan la layn maskaxdooda ha labaadho
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
02:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 13 МЛН
Maxaabiistii Argagixisada Alshabaab.
46:08
SRTV Somali
Рет қаралды 24 М.
Waraysi Xaasaasiya Xirsi iyo Buuggiisa
42:19
Horn Cable Tv
Рет қаралды 103 М.
FULL INTERVIEW -  WARIYE NADAARA IYO MACALIN AADAN CEYROOW
1:01:27
HANOOLAATO
Рет қаралды 510 М.
AFMEER QAYBTA 8 IYO MAXAMED XAASHI MUUMIN
24:02
AF MEER
Рет қаралды 255 М.
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН