Ani wlhi gabdhaha guushooda waan jeclahy siiba saamiya❤🎉
@IHatemumafiq11 күн бұрын
Tolka miyaa?
@CUNAAYEBOY11 күн бұрын
@@IHatemumafiq😂😂
@XafsaMaxamed-t6l10 күн бұрын
Haa wlhi aduunka ugu jeclahay samiya gusheeda😢
@Teamceyda-f7q12 күн бұрын
Yaa ila jecel nabigen maxamed scw scw scw ❤❤❤
@AmiikoMaxamed12 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@nadiyamahamud99312 күн бұрын
Scw scw scw scw scw
@MohammedabdiCiise12 күн бұрын
Scw scw scw
@IkranMohamud-p9m12 күн бұрын
Salalahu caleyhi wasalam ❤️❤️
@HamdaMuhumed-u8y12 күн бұрын
Scw
@fiidowmrk12 күн бұрын
Walalyal an ku wada salino xabiibkena Muhammad scw scw scw scw ❤️ please ❤️
@XamdaabdiXamdaabdi11 күн бұрын
Scw scw scw ❤❤❤❤❤
@Destinay4lyf12 күн бұрын
Arimaheena always he gives credit to the other team even if it’s a close match Mashallah sida wiilasha kale ma u qaraaro a real gentleman ❤
@xamdicabdulahi380211 күн бұрын
Yes he is a real gentleman arimeheena xataa haduu kasoo horjeedo dhiirigelin ka helee qaraardhan majiro masha allh waa respec tigii oo qof ah❤
@Qabuulmaxamed12 күн бұрын
Ramadan wxa ka hadhy 41 cisho ilahyw cfimd iyo nolol nagu gaadhsii wx ksta wadkaa ka dhow ee😢
@Asiyashaban-ox9jk12 күн бұрын
Ameen yarabii 🤲
@ismahanibrahin147012 күн бұрын
اللهم امين يارب العالمين
@Maxamedqadar0912 күн бұрын
Aamin yarbi 😢
@afnaanmohamed976511 күн бұрын
aamiin yaa rabi
@AnaboAli11 күн бұрын
Aamiin
@hibadomer810812 күн бұрын
Kiki iyo samia waa ufadhidaa hambalyo kol hadaa arimaheena ka badiseen asad uma daaheysaan😂😂😂😂
@dhaqankaislaamka304011 күн бұрын
Asad magacaygu waa adna waxaana jiraa 12 sano aniga saaid ayaan kuu jeclahay birri markaa vidoe duubeesid saamiyo iyo sundus igu salaam waxaa dhehee gabar adno ladhaho aa ku soo salaameesay❤❤❤❤😢🎉
@Maxamed_cabdulahi_booy12 күн бұрын
😌🥀🍁 Wax kasto oo macan ayan dha dhamiyey mana arag Wax ka mcn cafimadka 🥺💯 🤲 wax kasto qarar ayan Dha dhamiyey mana arag wax ka qarar inad dadka u Bahato💔😓 wax kasto culus ayan qaday mana arag wax Ka culus deyn aad qof ka qadaty💔 waxan so arkay dad Maal qabeyn ah mana arag qof ku qanacsan 💯🙂 Waxan soo xertay dhar kii ugu quruxda badna mana Arag wax ka qurux badan dharka alle ka cabsiga 💯🥰❤ Waxan so arkay dad ineceb mana arag wax iga cadowsan Nafteyda 🥺😌💯 alxamdulilah cala kuli xaal 💯❤🥰🤲
Gacmaha ilahey Hakubarakeeyo Hadaad Like ii Saarto 😢❤
@YoKl-rv2pl12 күн бұрын
Arimaheena mar kale ubalani gabdhaha ❤
@asiaabdi777712 күн бұрын
Waligaa kiki haka shakin 🎉Smart 🧠
@Aasiyac.rashiid12 күн бұрын
Ala caawa nin adag ayaa lo balamiyay saam iyo kiki 😂😂 lakin guusha waxn u rajaynaya kiki❤❤
@Shucaybchannel0511 күн бұрын
Kusaliya nabigeena mohamad scw ❤❤
@Anta_4711 күн бұрын
Uma maleynayo in saliga nabiga la dhaafi doon0 scw scw ❤❤
@XamdaabdiXamdaabdi11 күн бұрын
Scw scw scw ❤❤❤❤
@rodoali69319 күн бұрын
Asad wankujeclahay❤❤❤
@PatuushMahamed12 күн бұрын
Ku salin nabigena Muhammad sallalaahu calayhi wasallam the best person ever the most knowledge and most shine all created prophet Muhammad sallalaahu calayhi wasallam