ODEYGA GABAR UU DHALAY OO AFKA FURTAY

  Рет қаралды 154,756

Toos Radio

Toos Radio

Күн бұрын

Пікірлер: 1 200
@hodanahmed9804
@hodanahmed9804 6 күн бұрын
I’m crying I swear to god ;god bless you my dear young brother who found this man
@wiseman2748
@wiseman2748 6 күн бұрын
Rajada kaliya ee aan Somalida Isleeyahay wey ku hartay waa is caawinta sidan oo kale. Kheyr Allaha siiyo intii is xilqaantay.
@sahrajelleali414
@sahrajelleali414 6 күн бұрын
Walahi wa marka kale aankufarxo inan Somalia 🇸🇴 kadhasha alx❤
@rahmasalim5457
@rahmasalim5457 6 күн бұрын
Absolutely 💯
@khadijac9841
@khadijac9841 6 күн бұрын
Haa walaahi
@saidaabdi558
@saidaabdi558 6 күн бұрын
Soomaali waa dad is jecel maashaa allaah
@mdahir8436
@mdahir8436 6 күн бұрын
Dad is dad always hi need support Hes kids and what ever hapen batween hes wife father
@HassanHajir-f2g
@HassanHajir-f2g 6 күн бұрын
Wxan kufarax sanahay Somalinimada adsameysen horey u socda wilal somaliyeed ❤❤❤❤❤❤
@aragsanuj
@aragsanuj 6 күн бұрын
Wallaahi Hawiye cuqdadiisa way iga baxday waan a naga fiicanyihiin!
@MahdiQaran-x3t
@MahdiQaran-x3t 6 күн бұрын
Qabiil mawada xuma mana wada ficna wa musha kal 😅😅marka cuqdada adilee kudibee
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 5 күн бұрын
Bisinka cuqdada qabiil dhan loo qabo .waxey aheyd,somali waa walaalo wax kastoo dhex mara waa walaalo
@classiclit2926
@classiclit2926 4 күн бұрын
😂😂😂 hawiya tahay marka darood iska dhige miya wlhi waa benta darood cuqdad maqabo sxp anaga no hoos galine miya hada kayelo
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 3 күн бұрын
@@classiclit2926Oromaad 🇪🇹🤮 tahay shar hurinaya ka xun Somali midowda nacalad rabbi idinku rid oo Ethiopian&Kenyan ilaahay dhulka hala’rogo oo mid idinkamA reebo bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@CaashaRuum
@CaashaRuum 6 күн бұрын
Gabar wanagsan buu dhalay kuma xuma ilma yurub ku koray❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NasroAli-p9x
@NasroAli-p9x 6 күн бұрын
5 years abahay man cidlo ku firsan karaa mida kle xumaan iyo samanba aabahy ban dhihi kraa wuu xun yahy aabo waa nin helay iyo nin wayay abahy mcn allow ku naxriiso 😢😢😢😢
@Liban14398
@Liban14398 6 күн бұрын
waxas dhan mamada aya sabab uu ah ayada ilmaha nacsisay oo dahdy nin ficn ma ahn sas camal 🥲
@Shadowanimeblue
@Shadowanimeblue 6 күн бұрын
​@@Liban14398 ilahay kabaqa ok gabdhan si dacad ah ayey u hadleysa wana bari
@maxamedcalixasan9233
@maxamedcalixasan9233 6 күн бұрын
Aamiin yaa rabbi
@MrQalay2005
@MrQalay2005 6 күн бұрын
Waxaani caruur maaha waa dhal shaydaan.
@LadanOsman-m5h
@LadanOsman-m5h 6 күн бұрын
Subxaanallaah subxaanallaah 😭😭 Illaahoow waalidka iyo ilmaha baari ka wada yeel . Walee imtaxaan ayaa socda EE Raboow aduunka iyo aaqiraba noogu naxariiso 😢😢😢😢😢😢😢
@shamsohussein4180
@shamsohussein4180 6 күн бұрын
Subxanallah subxanallah rerkan habar baa ku dhacay war abbaha haddi qamri cabayo xata astura ee u qubeeya ee xaresta abbaha cadabta gale Waa casi waladin caruurta waxba Kuma tareyso
@Caliya7
@Caliya7 6 күн бұрын
Aamiin Yaa Allaah
@fahimafahima9268
@fahimafahima9268 6 күн бұрын
​@@shamsohussein4180Bal ma aragtey markey arkeen in la caawinayo ayey so wada baxeen,Aqas caleek bal odey daryeel heystey ma u ekaa illaahey hadii laga baqo..Daryeel ma helin..
@araweelo8467
@araweelo8467 6 күн бұрын
Nimankaan tuugta ah iyo naagahan iyagoon waxba ogayn bay gabadha dulminayaan. Abahaan inuu balwad leeyahay waa loo jeedaa iyadaana uga war roon aabeheed. Dulmi cad bay ku wadaan gabadhan 😢
@june6206
@june6206 6 күн бұрын
Wa dad jecel in at dadka caayan baa cidna Ma cawinaayan
@Hafsaabdullahi-p2s
@Hafsaabdullahi-p2s 6 күн бұрын
Waaridka wixi u ku qaldanyahy asiga iyo RABBIGI lkn waxa jira wajib walidnimo wa in lagutaa subxaanalaah xita hadu cabo maha in ay shegto 😢😢
@sasausman5428
@sasausman5428 6 күн бұрын
Hadii ey ka warqabto ama jeceshahey ma fagaaraha ka ceyn laheyd waxeyna U muujin laheyd ixtiraam laakiin mid ha ogaato iney ka hel we yso caruurta ka at oyneysey
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 6 күн бұрын
Aabahaan waa qof balwad caba oo naftiisa dhib ku hayaa .Qof balwad leh naftiisa iyo reerkiisa u daran.
@Hafsaabdullahi-p2s
@Hafsaabdullahi-p2s 6 күн бұрын
@@ekramabdirahman3746 haye ma xoora marka
@FartunAli-bf3yk
@FartunAli-bf3yk 6 күн бұрын
Way handadaysaa aabaheed habartii waalnayd baa soo cabaysaa
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 6 күн бұрын
Dhulbahante wiilkaan gabadh siista allaaha xifdiya
@kautharabdikadir9237
@kautharabdikadir9237 6 күн бұрын
This girl doesn’t know the important of parent may Allah guide her amiiin
@ambarashkir3336
@ambarashkir3336 6 күн бұрын
Warya haduu qabriga cabo Lana wadi karo Allah ka baq
@Unknown__8810
@Unknown__8810 6 күн бұрын
So you can listen to one site how’s that OK for you? This dad said his family betrayed him and he blamed his wife ex-wife and his kids look right here his sister even kick him out 😢 he need help. But don’t blame people.
@caarafmadar6038
@caarafmadar6038 6 күн бұрын
Isagaa qaldan aabo ka dhacay nolosha , ciyaal qurbaha ku koray waa ku fiican tahay lkn balwada ka Adkaatay isagoo kale Caruurta ayuu kaa fidnayn hadaa gurigaaga keento, isagu ha isa soo saxo
@Itstime-j7i
@Itstime-j7i 6 күн бұрын
@@kautharabdikadir9237 May Allah guide u. You're not fair judge. Father is the problem... he's alcoholic, unwilling to stop his dirty habits. Don't blame the children blame it on the footsteps of Sstan he followed this old lost man.
@Liveloughlove35
@Liveloughlove35 6 күн бұрын
Diinta iskanka baro
@NuneBiyami1.A
@NuneBiyami1.A 5 күн бұрын
Ilahay khayer ha idin siiyo caawiya waa Oday daalay wallahi
@MulkiCadaawe
@MulkiCadaawe 6 күн бұрын
Qamriga waxaa ugu wacan( stress )😩 ka
@AnisaAli-vz1yf
@AnisaAli-vz1yf 5 күн бұрын
Naa aamus how is drinking ok when you get stressed wtf diintee kuu banaysay Subhanallah
@fadxiyahassan3406
@fadxiyahassan3406 6 күн бұрын
Alla hadala adagaa aabaheed say ula hadlaysaa naa abahaa si naxariis le ula hadal
@shukrimumin7074
@shukrimumin7074 6 күн бұрын
Gabadhii hooyadeed hadhuudhka tuntaa iyaduna haadintay taqaanaa waa caasi waalidiin
@sahrajelleali414
@sahrajelleali414 6 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@UmuMahamed-md1kn
@UmuMahamed-md1kn 6 күн бұрын
Tan waaba qashin
@sashawwefans6394
@sashawwefans6394 6 күн бұрын
Haduu korsanlaha oo markii ay caawinta iyo garabka ubaahnaayen hooyada ku caawinlaha halkaa muu fadhiyeen maxaad isla indhayiraysan ma nin baa sabankan ilma koriya
@saeedhassan3589
@saeedhassan3589 6 күн бұрын
Isagaa khaldan, why aad kuligiin u attack geysaan gavadhaa,
@sashawwefans6394
@sashawwefans6394 6 күн бұрын
@@saeedhassan3589 Haa isaga khaldan Dulmigii baa ka soo baxay waaka homeless ah
@fadumocabdiraxman9813
@fadumocabdiraxman9813 6 күн бұрын
Odoygaan ciyaal ma heysto somaliyey meel ku ogaada
@quensamra7989
@quensamra7989 6 күн бұрын
Isagaa shaydaan ah
@abdikariim2482
@abdikariim2482 6 күн бұрын
Caasiyad ilaahay kafuratay adaa ah​@@quensamra7989
@raxmaduraan7688
@raxmaduraan7688 6 күн бұрын
Waxay Leedahay Caruurtaydu Way Kuu Hilowday Oo Kuu Xiistay Taasaa Cadaynaysa In Uu Odaygu Wacan Yahay Waayo Ilmuhu Qofka Xun Ma Jeclaadaan Umana Hiloobaan
@FatimaJama-d9m
@FatimaJama-d9m 6 күн бұрын
Illahay ha u gargaaro somalida sida dadka u cawiyan
@casiisocadeey8565
@casiisocadeey8565 6 күн бұрын
I like somaali people wlhi dad fiican waayey allaah haidin caawiyo caawiya aabahaas haku aaminin he's familys 😢😢 subxaanaallaah
@NimcoRaabi-t5t
@NimcoRaabi-t5t 6 күн бұрын
Abo macaan waan alle haku naxaristo
@mahatdiinmahatdiin2484
@mahatdiinmahatdiin2484 6 күн бұрын
Guys,wixi horey udhacaay iskaadafa ee just solve the problem now,she said she will come for him n also much appreciation for that gentleman who assisted the old man...May Allah bless you brother👍
@khadijamohamed9201
@khadijamohamed9201 6 күн бұрын
waa tuntiis waaye ha u dhiibin gabadhaas iyo walaashaba
@ruqiyaabdille
@ruqiyaabdille 6 күн бұрын
Aabeheed oo Jiranbay kuqaylinaysaa, Yaahuuu waa wax inkaaran 😢😢
@SleepyCricketSport-vf2ph
@SleepyCricketSport-vf2ph 6 күн бұрын
Masha Allah allow kheyr idansii qof aan somali ❤❤kadhalan ayaa cilan
@SalmanAbdirahman-wk7xq
@SalmanAbdirahman-wk7xq 6 күн бұрын
Wa sax abaheda ha u naxariso❤
@saidaabdi558
@saidaabdi558 6 күн бұрын
Qisadaan waan la ooyey aabo 13 ciyaala dhalay oo jidka iyo barafka jiifo yaa rabi Alloow oowlaad noo hagaaji .yaa Allaah aabahaan inta caawisay u gargaar
@nimoabdulahi8328
@nimoabdulahi8328 6 күн бұрын
Habarta ayaa kadambaysay
@ruqiyaabdille
@ruqiyaabdille 6 күн бұрын
Sax Allah Wiilka hadlaayo Aqlibadanaa ilaahoow kuxifdi, Waa runtiis yaan loodhiibin dhilada gaalku Qabo, yaan loodhiibin Odaygaas xanuunsan ax jecliyaa Wiilka hadlaayo nolooow walaale😢❤️‍🩹💌🇸🇴
@Ayeshahasan315
@Ayeshahasan315 6 күн бұрын
Cadaan ma qabo
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 5 күн бұрын
Yu gadaal qaba
@fadumamohamed7727
@fadumamohamed7727 6 күн бұрын
Waxay tiri caruurteyda wa kuu hilobeen hadu alkolista yahay sidey caruurta ugu hilobeen she is lying
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 6 күн бұрын
Caruurta ma ayagaa og anaa arkay aabayaal saas ah lamina helo
@AnisaAli-vz1yf
@AnisaAli-vz1yf 5 күн бұрын
How do you know she’s lying, obviously she knows her dad more than anyone
@f.o847
@f.o847 6 күн бұрын
meel dugsoon,dawayn,nafaqayn iyo sharcigiisa loo hagaajiyo ayuu u baahan yahay
@lakijama1567
@lakijama1567 6 күн бұрын
Please don’t fight over the patient. He needs rehabilitation and medical care. May Allah help him and make his situation easier.
@shukriali5770
@shukriali5770 6 күн бұрын
Hi this douther is like her mother she is suporting her carzy mom please dont waste your time the father is sick and home less why you are beggin her yong men you did agood job please go for ward thankyou alot
@batulasmail8261
@batulasmail8261 6 күн бұрын
Hey don't cause the girl something that you didn't know what is going on.
@AhmedHashi-x8v
@AhmedHashi-x8v 6 күн бұрын
That's right this girl stupid girl she abused her
@Deeqoadann
@Deeqoadann 7 күн бұрын
Please don’t bring him back they abuse him
@ER-qw6fh
@ER-qw6fh 6 күн бұрын
he abuse him self drinking alcohol and being violent
@shukrimumin7074
@shukrimumin7074 6 күн бұрын
Don't do that who cares about him
@ambarashkir3336
@ambarashkir3336 6 күн бұрын
@ER-qw6fh true
@AhmedJigga
@AhmedJigga 6 күн бұрын
@Deeqoadann They Can Kill Him........Ils peuvent lui tuer... mais ils ne peuvent pas lui manger
@faridaaxmed4863
@faridaaxmed4863 6 күн бұрын
@ER-qw6fh he needs them more and cant do anything to them , the age he is its the age of violance and temper , he needs care they can enter to janah for helping and caring him well to their dad
@hoyomacan8074
@hoyomacan8074 Күн бұрын
Khar Allaha ku siiyo gabadha amey odaga ku ogtahsy balwad
@AishaBarre-b9n
@AishaBarre-b9n 6 күн бұрын
Masha Alaah keep going soomaliyey wax fiican aasameyseen
@shamsohussein4180
@shamsohussein4180 6 күн бұрын
Odaga dhulbahante miya garad ladhahaya ma bahhorsama asxabteyda ah allaha caawiyoodayga gabadhan Waa caasi habartan qeer malaha
@haania2495
@haania2495 4 күн бұрын
Waa hooyo iyo gabdhaheeda habaaran Subhanallah wax kasto uu qofkaan noqday waa In ay ku qaataan sababtooo ah waa aabihii reerka
@JeeriJay-dt4nn
@JeeriJay-dt4nn 6 күн бұрын
War gabartaan odeyga ha ugeynna wlhi way garaaci doontaa
@ahmedjama9291
@ahmedjama9291 6 күн бұрын
😂😂😂😂
@sagalhaji3898
@sagalhaji3898 6 күн бұрын
Omg this comment make me laugh 😂😂, wlh waa runtaa wayba dilaysa
@CabdiGeelle-pf6mf
@CabdiGeelle-pf6mf 4 күн бұрын
Gabadhu Maaha qof fiican waa shansi xun.igadu ixtiram maleh.aabehed iyada karabta xaqdhawur lkn saga teda cay iyo hadalxu ugama turi waji adaka aabe khamriga iskada ax ax ax Tani xalaal Kuma dhalan.bela kulatagtay oo weliba so siil iyo dhego waawayintahay kkk k k fanax hoosay leedahay ader isku qabo afka. GA.us dameedka ku muuqda oo istol dalaqdammey
@GreatestBut
@GreatestBut 6 күн бұрын
Subxaanaha llaah ka hadha gabadha. Gabadha kaxaysa abahaa yaan business laga dhex raadin. And thank you wiilka helay. Agarna Allah Kaasi iyo.
@raqad4642
@raqad4642 6 күн бұрын
Fadumo da sidan u caayneysa aabaheed waa gabadhu ku dharbaaxay hodan markay tiri badda kuridaya iyadana meel qashin qub ah bay seexisay oo barafka inu kudhinto bay raali ka tahay subxanallaah waa naaag habaaran iyo caruur caasiyaal ah oo ay maskaxda kabadashay inkaar idinku dhacday dheh
@hiboxasan4264
@hiboxasan4264 6 күн бұрын
qof qamri caba lama heyn karo . wana sababta lo xaarantimiye. qofna walidkisa uguma ficned iskada is tus tusnimda qoyaney
@ER-qw6fh
@ER-qw6fh 6 күн бұрын
@@raqad4642 ma aysan cayn ee Gabdhaha yar afkiina ka leexiya waxay u sheegtay inuu odaga qamri isku daldalo oo qofna wax ka maqleynin
@abdiazizmohamud8309
@abdiazizmohamud8309 6 күн бұрын
Gabadha been haka sheegin aabaheed ma caayin
@QaniYusuf
@QaniYusuf 6 күн бұрын
Waxey donto ha isku qabtan walidka lkn in ay fadumo hada dhahdo social media hortiisa abayo qamriga markad cabto control malihid wa so shameless.
@ER-qw6fh
@ER-qw6fh 6 күн бұрын
@@QaniYusuf maxaa rabtay Been inay sheegto oo odagaan alkolistaha ay qariso oo dambiga ayada iyo 12 la dhashay iyo Hooyadood korka laga saaro asagaa nolosha ka dhacay
@queenhamdamoalimahmed5886
@queenhamdamoalimahmed5886 6 күн бұрын
Ala ilaahow caasi hanaga dhigin aabehey mcne anigoo sidaan ogaa kuujecl ayaad iga dhimatay adigana igu beertay jaceylkas ilaahey hakujeclaado aabo mcne ilahow janada nagu kulmi 😢😢😢😢
@mahadgooni
@mahadgooni 6 күн бұрын
Gabdha ninkeeda haduu somali ahaan lahaa sidaan kuma yeelen ee bari ilamheeda qashinka geyn doonaa
@amedfarah299
@amedfarah299 6 күн бұрын
Asc Subxaanalaah Oo yaa qaba Ninkeedu somali ma aho miyaa
@SadriyaHassan
@SadriyaHassan 6 күн бұрын
Sax 😢
@koradkoliso4803
@koradkoliso4803 6 күн бұрын
Naya don’t say anything about your dad. Help him and don’t worry about what people say… is not to late walaal talk to him in private and the fact he is sick You scream at him walaal he needs you physically and emotionally now past is past… move forward ❤
@saadiasiman3946
@saadiasiman3946 6 күн бұрын
Wlhi very sad news Allahu Akbar Allahu Akbar may Allah bless this father and help him thank you for our Somalis brothers who help this old man he was living in poor life in Canada Allahu Akbar wlh am crying sincerely speaking
@sadiamahamud198
@sadiamahamud198 6 күн бұрын
Caasi waaladiin waaye Kuwa ka ag qeelinaayo Bari sidaas ku sameenaayo
@hiboxasan4264
@hiboxasan4264 6 күн бұрын
haku sameyan haddy noqoto cabtooy. sheko qof qamri caba cid rabto malahn
@Lifeissimpe
@Lifeissimpe 6 күн бұрын
​@hiboxasan4264 lkn waalid waaye wuxuu rabo hacabo haddu rabo la.aantiis adduunyo ma imaadeyn ok waani lee inuu is badalo laga yaaba
@dekosharaf6823
@dekosharaf6823 6 күн бұрын
​@@hiboxasan4264qamri iska daye hadu gaal naqdo xta xaq bu kugu leyahay walidka
@libanbariyoow8327
@libanbariyoow8327 6 күн бұрын
War tan waa caasi yaahuu wuu cabaa kulahaa aqas war haduu caba iyo hadii kale iney saas ula hadasho waa qalad caasi ween waaye saqajaan taan
@Ruuzah-2019
@Ruuzah-2019 6 күн бұрын
Runta waa diideysaaan . Qof cabaaayo cid rabto malahan. Aduun iyo aakhiro
@ummmariam2336
@ummmariam2336 6 күн бұрын
​@@Ruuzah-2019markuu qofka walidkaaga yahay inta uso gadid baa guriga ku cab la yiraahdaa
@Ruuzah-2019
@Ruuzah-2019 6 күн бұрын
@@ummmariam2336 sheeko dheh naa xaamta looguma gargaaro hadhow aduu ku galaafsan iyo caruurtaadba . Wax aan rabbi raali ka aheyn kuma garab istaagaayo , caruurteydane nolol nuucaas ah in ey arkaan diyaar uma ahi . Isaga haduu garan waayey , cid heyn karto malahan aduun iyo aakhira . Anigane hadii aan manta cabtooy noqon lahaa cid i rabin laheyd ma jirto . Marka dulmi aya alagu heystaa hooyadaas iyo caruurteeda .
@hiboxasan4264
@hiboxasan4264 6 күн бұрын
​@@ummmariam2336diintey baneysay inad qamri u gado walidka..war gorme la dhaqan rogmay.
@Aymo72
@Aymo72 6 күн бұрын
​@@Ruuzah-2019 laakiin ilmaha iney ceeb asturaan aa fiican
@Osob_5
@Osob_5 6 күн бұрын
Naa hooy waa Afadagtahay ilmaheeda ayaa sidaa ku noqonaya
@Quruxdiisanaag
@Quruxdiisanaag 6 күн бұрын
They are good kids may Allah bless them🙏🏽🙏🏽🙏🏽
@JeeriJay-dt4nn
@JeeriJay-dt4nn 6 күн бұрын
Caasi waalidiin qofkii ugu weyneet waaye wlhi tan bismilaah
@ibadoosman1982
@ibadoosman1982 6 күн бұрын
Kkkk oday alkuliidte ah darbiyada inuu seexdo rabo ma hay kartaan oo dadka dilaayo
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 6 күн бұрын
Ha dulminin hadaadan aqoon u laheen dadka dadka drug addictedka ah dhibaatooyinka lagala kulmo. Ilmahaan iyo hooyadoodna ha dulminina Alle ka cabsada.
@Degaliah
@Degaliah 6 күн бұрын
Oday alcoliste ah
@truecomment3650
@truecomment3650 4 күн бұрын
ILAAHAW NA ILAALI OO NA SOO HANUUNI OO CEEBTEENA ASTUR AAMIIN. MEESHA BELWADA HALA GEEYO SHEEKADA ISKA DAAYA
@SamiraMohamud-lx9fl
@SamiraMohamud-lx9fl 6 күн бұрын
Gabadha iyo mamada iska dhaafa ma ogidin odaygu wuxu sameeyay hala caawiyo wuxu u bahan yahay haloo qabto laakiin qiirada iyo buuqa joojiya what is wrong
@Ekfkgkfigkfkkfeldhl
@Ekfkgkfigkfkkfeldhl 6 күн бұрын
Allaha idin siiyo abaal gudkiisa oo ah Jannadii Fardowsa masha allah,
@SafiaHussen-j8j
@SafiaHussen-j8j 7 күн бұрын
Aabahaa waa ceebay kabaqaysaa cadaabna kabiqimayso kuwaagaa kaatagaya duqa kute caasiyad
@sucaadosman5116
@sucaadosman5116 6 күн бұрын
Waa Gabar Gaalo Ku Dhex Kortey, Waxba Waalidka Kama Yaqaanaan
@mariza101_
@mariza101_ Күн бұрын
Koley waalidka hadii wada qalad qaaatey maxaa laga qaban karaaa i
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 6 күн бұрын
Aalkuliiste kuma noolaan karo guri ilmo yay yar joogaan. Haddii uu ilmaha wax soo gaaraana dawlada ayaa ilmaha la wareegasa.
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 6 күн бұрын
Odayga waxay rabtaa inay lacag ku qaadato ee yaan loo dirin Soomaalaay Guri u ijaara tan iyo kuwo kale ha ku halaynina maskiinkaan haday arxan u haayaan meeshaas ma dhigeen
@Rukio-y2g
@Rukio-y2g 6 күн бұрын
Haddey lasagne rabaan in eey ku qaataan maba idin arkeen ee degdegga joojiya caawimaaddana u wada
@ifka2877
@ifka2877 5 күн бұрын
Gabadhu odayga wuu ka baqaaya warkii aa kadhumay markeey canaanatay😢😢
@FaadumoMuuse-jq4vp
@FaadumoMuuse-jq4vp 6 күн бұрын
Ilhyow SOMALI hanoo wayin way ku goobten naagti😂😂😂😂
@fhu621
@fhu621 6 күн бұрын
Fadumo absolutely you’re right Don’t listen them
@abdifitaxmohamud5893
@abdifitaxmohamud5893 7 күн бұрын
AABE SETAHAY XATAA MAYSAN DHIHIN
@Osob_5
@Osob_5 6 күн бұрын
Ceeb u dhigo Aabaheed ayey sidaa ula hadlaayo Naa edeb yeelo Caasi yahahay
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan 6 күн бұрын
Waaba caasi waalidiin siday aabaheed ula hadlayso subxaanallah ilaahow aanan aabaheey saan ula hadlin
@abdialifarah4173
@abdialifarah4173 5 күн бұрын
Sax weeye waa daanyeerad naagta xune uu dhalay caruurbaa ka ag ooynaya kuwaas ayaa abaalkeeda siinaayo insha alaah
@DeeqsanXasan-j6x
@DeeqsanXasan-j6x 6 күн бұрын
Wlh wa ilmeye allow abahey iska dhafe aderkey xata San Ola hadlin subxanallahi😢
@FeysalNice
@FeysalNice 5 күн бұрын
Gabadha wa run teed odigaan waa cabtoy ha aminina odogaan edeb ta daran
@MohammadgimingFCmobaile
@MohammadgimingFCmobaile 6 күн бұрын
Subxaana allaah 😢gabadha maxaa ka siya 😢😢
@hawafarahaden60
@hawafarahaden60 6 күн бұрын
Subxanallah xaqiiqada Alla og iyo sida wax u dhaceen.
@samowsamale3490
@samowsamale3490 6 күн бұрын
Somali faduul badanaa waar inantan iyo aabaheed ka dhex baxa acuudu Bilaah waa dad reer baadiyo ah. Odeyga waa lagu qadhaabanayaa Allah ha sahlo
@KhadijaMuuse-g3m
@KhadijaMuuse-g3m 6 күн бұрын
Subxaanullah wax qarsoon ma leh dulmi ha ku difaacin waa family habaaran oo wada caasi waalidiin ah oo ilahey ka wada furtay😢
@rahmaabdirahman1670
@rahmaabdirahman1670 6 күн бұрын
@KhadijaMuuse-g3m wn la yabay aniguba kulaha ka dhex bax aabaha dhibatysn ee Cancer ka qaba miya naag le khamrigu caba loga dhex baxaa
@batulasmail8261
@batulasmail8261 6 күн бұрын
Maxamed yaa Odeyga arinta Afka u soo galiyey iyo Daahir kadibna inay ku tuugsadaan ayey rabeen
@abdiaziz2968
@abdiaziz2968 6 күн бұрын
walahi wax lagu qaraabanaayo way u egtahay
@sahraj3885
@sahraj3885 6 күн бұрын
Eedadaa haduu la joogey maxaad uga warheli weydey? Eedaooyinkuba kheyr ma laga Caruurta iyo Aabaha wey kala fogeeyaan 😢 Anagaa wax ka soo aragey
@HalimoMuuse-c6n
@HalimoMuuse-c6n 6 күн бұрын
Waa aabihii iyada oo hooyadeed bada ku rideeso oo ka bad baadiyey waa caasi waalid naagtaan
@hamdimohamud2739
@hamdimohamud2739 6 күн бұрын
Absolutely they are not good kids may Allah grant all of us his mercy
@DeeqoTaqal33
@DeeqoTaqal33 6 күн бұрын
Masha alaaaaah xafidulaahi alaaah haidin barakeyo dhamantina ❤❤❤❤❤❤
@ruqiyaabdille
@ruqiyaabdille 6 күн бұрын
Hooyadeedbaa sumaysay, Nayaa Shiraab Nayaaa, Stubit girl Caasiyaad😈🙄
@batulasmail8261
@batulasmail8261 6 күн бұрын
Naaya ha cayin Gabadha wax aadan ogeyn xaqiiqdeeda ha Ku soo Dhex dhicin Ninka Odeyga haysto iyo Daahir waa labo mooryaan oo Dadka Ku tuugsado Beenta iyo barbagaantada dadka Afka u galiyo oo Dadka Duruufaha haysto ama Maskaxiyan xanuunsan Ka faa,iideystaan si ay oogu tuugsadaan waa la fahmay mooryaanta
@namiup0274
@namiup0274 6 күн бұрын
Walaalahay soomaaliyeey hadalka ha la hubsado.
@NimcoRaabi-t5t
@NimcoRaabi-t5t 6 күн бұрын
Subxanllaah ilmaheda Kala kulmi dontaa allow abo hey janada nagu kulmii yaan rabi 😭❤️😭
@ftshmh4761
@ftshmh4761 5 күн бұрын
Maxaa ilmaheeda ka galay ninka daroogadu dishay??
@ifraaxahmedyousuf7254
@ifraaxahmedyousuf7254 5 күн бұрын
Maxeey ka heleysaa
@dumarchannel2933
@dumarchannel2933 6 күн бұрын
Odayga udhiiba gabadhiisa reerkana ka dhex baxa odayga mashruuc ayeey ku wataan nimankaan war Alle ka cabsada oo odaygaan xanunsan haka faidaysanina
@ifka2877
@ifka2877 5 күн бұрын
Dadku odayga jidka ey ka keneen maxaa kawada marka mashruuc yaa wax kusiina
@saidajama9543
@saidajama9543 6 күн бұрын
Tuugo rag iyo dumar is aruursadey 😂😂
@Ms.Taleeh
@Ms.Taleeh 5 күн бұрын
Wlahay murugo badan ayaan dareemay alhmdulillah manta wuxuu ku jiraa gacan aaamina
@aminaawil8037
@aminaawil8037 6 күн бұрын
Wiilkaa waa runrii lacagta yaan loo dhiibin walaalo duco kala hadha habartaa iyo caruurtiisa halaga ilaaliyo waa daacuun reerkaasi 😂
@AhmedJigga
@AhmedJigga 6 күн бұрын
Marwo Hodan Star Iyo Gabadheedu Jaamacada Indho Cadays Ayey Kasoo Baxeen..............Waar Hooy Gabadhaay Maxlal Baad Ku Dhalatay Misana Ay Hooyadaa Duqii Tidhi Wuu I Kufsaday Waxaad Na Waydiin Iyo Cayda Aad Sheegaysaa Maxay Tahay................Ilaahow Na Amaanso ................Wa Laahu Aclam.
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v 6 күн бұрын
Tan yaa loogen waba abuse women 🚺 guri hala dejiyo
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 6 күн бұрын
Soomaali wey qarsadaan xumaanta akh nin alle ka xishoon waayey ayey rabaan iney qariyaan akh akh allow hanuunka adaa leh ee na astur
@husseinabdul8290
@husseinabdul8290 6 күн бұрын
True rerka waa laga gardaran yahay walalkey waa cabaa war mayeelo dadkoow caayaa jidkuu kucabaa mana soo hoydo.
@zakiali2236
@zakiali2236 6 күн бұрын
naa islaamka afkaada kalabax maxuu kaagalabsaday aaku caaynee odaygaan maskiinka asagaabo Cansar kudhacay maa sii caay nee damiirki intuu kaa aaday, acuudu bilaah, afkaada umada kalabax wax uu kaa sameeye malahan meeshaanaa ku aragtay, ee dadka fidnada wado usii Durban tum min dhaa janno aa shaqee sanee saanee, edeb yeelo fadlan, qof waayeel no way oo waaalid ah kuma digan kartid.
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 6 күн бұрын
Ogoow xaq uma laha in ay aabaheed ku dhahdo khamrigaad cabtaa xitaa haday jirto waxay ku leedahay maxaad noo ceebay naysaa aabaheed bayna facsharkaas ku leedahay khamriguu cabaa aabahay
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 6 күн бұрын
Haah ani xita Wiil Aderkey dhalay saas waye wax kasta wala sameya ayeyday dhaqan celin wala geya Wana La waniya qof Qamri caba yan lasoo dhawaysan Ani waan ka cabsada Wlhi ilmaha inu iga kufsado qof cabtoy ah wax walba Ka suurtoba ninkana xala wuu shega qamriga waynwaynka buu Caba Allaha Soo hanuniyo qalad maleh ilmaha
@zeinababdi5130
@zeinababdi5130 6 күн бұрын
Oday caruurtisa odaygan Somalia ha geeyan wali garowe meel dadka wawayn o balwada le lagu xanaaneyo ba jirta meshaas inay kuso xiran ba fiican bishii 200$ ba labixiyaa quranka iyo salaada bu baran lahaa
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 6 күн бұрын
Gabar waa hooyadeed horaa loo yiri. Habar waalan gabadh waalan bay dhashaa oo sideedoo kale
@UmuRayaancadeyUmuRayaancadey
@UmuRayaancadeyUmuRayaancadey 6 күн бұрын
Wlhi qalpiga ijabay ilaahayow aabahay unaxariiso hooyo iyo aabo aabo ugasaxiib badnaa ilaahayow siduu Noogu Naxariisanjiray ugunaxariiso waxaan dhehilahaa gabdhaha somaliyeed haday odayga fahmiwayaan yayna caruurta dareensiinin ama cuqdad lagalinin waalid waa waalid aflagaado ma mudnaa❤❤❤❤❤❤❤
@khadraalihussein
@khadraalihussein 6 күн бұрын
Yarbiii ilahayow abahey inaxariiso yaallhaa
@dheemanlulahajji9072
@dheemanlulahajji9072 6 күн бұрын
Subxanallaah Aabaheed oo Xanuunsan Nololsha kadhacsan ayey kuqaylinaysaa meeshay,dhihi lahayd maxaan kuu qabtaa aabe mcne
@nasro7666
@nasro7666 6 күн бұрын
Nin Mel geyah miskin
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 5 күн бұрын
Ciyaal xamar guul ❤🇸🇴❤🇺🇸❤️❤️
@NadiifoKulaneweydow
@NadiifoKulaneweydow 6 күн бұрын
Wlhi ano dawanaya ban xanaqay ciyal xamar hadan nahay waalid kama kaftano
@fudumojama5557
@fudumojama5557 6 күн бұрын
Thank you for telling her off brother
@shukrimumin7074
@shukrimumin7074 6 күн бұрын
Abeheed Nayaa qumayay Abaha Afkaga kajeedi waa qumaya naa hooyo daa waata
@NimcoRaabi-t5t
@NimcoRaabi-t5t 6 күн бұрын
gabdhan weey iga nasib badantehey abo macaan sas in lagu galo mad mudnen 😭❤️😭
@Mo-fm4bt
@Mo-fm4bt 6 күн бұрын
Gabar maaha tan waa caasi xage aabahed ku ogeed
@halwoelmi6335
@halwoelmi6335 6 күн бұрын
Somalia 🇸🇴 halo diro
@Naz-kb1xx
@Naz-kb1xx 6 күн бұрын
These guys are out of order. This not how to support someone. U need to respect what the girl is telling you.
@May-r2b
@May-r2b 6 күн бұрын
100%, it shows how they want to be seen as good doers, they are attacking her without knowing the truth. Even in Islam, it says you have to know both sides of the story before judging. Everyone can see that he uses substances. SubhanaAllah, why can't ppl be sensible. I don't know what to say. SubhanaAllah 😪
@umulgeyrMuhyadein
@umulgeyrMuhyadein 5 күн бұрын
Allow abe mcn yaayan wadada uga tegan waaba janadeedii subxanallaah alloow abe mcn wuu igadhintay qabriga uwaasici yaa rabi yaa raxmaan yaa raxiim Allaahumaa amiin 🤲😭😭😭😭😭😭😭😭
@zamzam5255
@zamzam5255 6 күн бұрын
ILLAAHEEY HAA IDIIN HAAFIIDO GULEESTA 😊
@muxubocartab5630
@muxubocartab5630 6 күн бұрын
Illaahoow qeer idin sii subxaanallah tan gabar maahan
@ummabdullah5299
@ummabdullah5299 6 күн бұрын
Oh I feel for him, but unfortunately I do understand where she is coming from, its sad when someone don't accept help.
@ahmedkorio5948
@ahmedkorio5948 6 күн бұрын
Gabadha waa ciyaal Say wlhi wax la qariyana ma taqaano qiyanada aad idinka maleegeysaan gabadhuna way shegtay eedadeeda ayaay ku ogeed sida gabadha idin sheegtay marka gabadha wareerka ka daaya plze
@HayatSaciid
@HayatSaciid 6 күн бұрын
Maya abayo gabdha ugu yar 25 Jir curada meqa jiri karta 13 Cunuga curadoda meqa jiri karata hoyoada 65 jirto
@abdalabintaalib9735
@abdalabintaalib9735 6 күн бұрын
Fuaad kheer allaha kasiiyo.jazzakumullahkheyran
@shamsohussein4180
@shamsohussein4180 6 күн бұрын
Eltrian miyey gursaty habarta dhashay baa mafiya ah 😂 layab malaha habarta ciyala suuq ah
@hibaaqmaxamed119
@hibaaqmaxamed119 5 күн бұрын
Odayga wiilashiisa ceerigaabo ha sifaacaane pleasant diyaarad soo saara
@Itstime-j7i
@Itstime-j7i 6 күн бұрын
Doqonka gabadha ku dhahaaya Aabbahaa ha ceynin. Ma gabadhaa aabbaheed ceysay ? Qamri markaad cabto ayaad dadka la dagaashaa ee qamriga iska daa ayey tidhi. Waxaas oo kale ayaad social media ooga carareysaa. Shame on you
@fartaislaw1871
@fartaislaw1871 5 күн бұрын
Yes ma caayin warkee u badalayeen
@fartaislaw1871
@fartaislaw1871 6 күн бұрын
Super hiro wlh you need his money
@fadumocabdiraxman9813
@fadumocabdiraxman9813 6 күн бұрын
Hooyadeed dahir waa handadey ayaduna sidii oo kale ayey u hadlee
Taariikhdii Tataarka qaybtii 1aad Sh Mustafe
1:11:13
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 475 М.
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
PART 2: HOOYO AAWAY AABAHAYGA? 24 SANO JIRA WAXKASTA IQABSAN KARE
26:15
GABAR SI-XUN MUQDISHO LOOGU GALAY | MARKHAATIGA NOOL | NISA
42:42
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 132 М.
FADEEXO: ODAYGII CANADIAN-KA AHAA NAGTI DHIBATAYSAY OO GARNAQSATAY SHEEGTAYNA ….
45:05
MASIIXI: 7CARUUR SOMALI AH O LAGU WAREJIYEY SOMALI MASIIXI MAXKAMADA DAAH..
24:23
maxkamada Calasow 7News
Рет қаралды 87 М.
AX! 4 NIN TIJABISAY OO 2 XASLE KUJIRO DHAMAN WA SHEEGI WAYEN
41:35
Ridhwan Issack
Рет қаралды 278 М.
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН