ARIMAHEENA OO LAGA YAABSADAY

  Рет қаралды 23,390

Xamaada Production studio

Xamaada Production studio

Күн бұрын

Пікірлер: 85
@Somalicartoon11
@Somalicartoon11 2 жыл бұрын
Keep going suldaan saafi🔥🔥🔥 team malaysia 🇲🇾
@kingmacruuf5447
@kingmacruuf5447 2 жыл бұрын
Ciyaartan only legend lee fahmi karo waraa suldan qoraal ahaan ma usoo qoraa qaabka loo dheelo mise wan aamusa kaptan🙏🏿
@cabdulahicw2756
@cabdulahicw2756 2 жыл бұрын
Ifahan soo zxp
@yasminibrahim7830
@yasminibrahim7830 2 жыл бұрын
Ifahansi apowe
@Iman-123
@Iman-123 2 жыл бұрын
Haa walalkey nafahansii
@Abdirizakmrashid
@Abdirizakmrashid 2 жыл бұрын
Trick waxa waye marki la tuurayo hal gacan le ka daadine miraha ku jiro
@abdishakuurmohzmed5461
@abdishakuurmohzmed5461 2 жыл бұрын
Haa
@durdurmediagroup1790
@durdurmediagroup1790 2 жыл бұрын
Suldaan saafi legend
@queens5170
@queens5170 2 жыл бұрын
Tan arimaheena habeen hore uu Samenaayy markaas daacad uqoslay😂😂😂😂❤
@abdihared6750
@abdihared6750 2 жыл бұрын
Suldan safi umadaa malesiya wad ka washay😂😂😂😂😂😂❤️
@ashaalimohamed6855
@ashaalimohamed6855 2 жыл бұрын
What
@ibracabdi4749
@ibracabdi4749 2 жыл бұрын
Ciyaarta na fahasii pro video kle ka soo samee
@popfirex2059
@popfirex2059 2 жыл бұрын
Ciyaaarantan xamada ciyal badan aan ka waaley inaan sixiroole ahy ii aqaanen lkn caqilow waad iga fashishey gacan aa laga shaqeena ninkii fahmaaya fahmi kara 😂😂😂
@shacrapowy3438
@shacrapowy3438 2 жыл бұрын
Ciyaartaan dad dhaaxaa waan kusoo waalay
@Iman-123
@Iman-123 2 жыл бұрын
Pls walal nabar oo noo kala dhig dhig ciyaarta pls
@maxamedxasanabshir3913
@maxamedxasanabshir3913 2 жыл бұрын
Waa sax aremaheena
@sumayosusu1546
@sumayosusu1546 2 жыл бұрын
Cayda kulahaa ani waa hurdaaye🤣🤣🤣🤣
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 2 жыл бұрын
King Ceyda team
@wardhaglowstar9986
@wardhaglowstar9986 2 жыл бұрын
culumada iyo yutubka waan idin salamay
@mubaarakmk18
@mubaarakmk18 2 жыл бұрын
Suldaan saari on the Biid
@Maskaguy7903
@Maskaguy7903 2 жыл бұрын
Cayaartaan waa dheeli jiray lkn ma xasuusto qofkii garanaya ha isoo xasuusiyo culimo.
@Maskaguy7903
@Maskaguy7903 2 жыл бұрын
10 daqiiqo oo fikir ah kadib waan helay secret or trick ga😂😁
@naimaabdirhman5143
@naimaabdirhman5143 2 жыл бұрын
@@Maskaguy7903 Bal ifahansi anah
@naimaabdirhman5143
@naimaabdirhman5143 2 жыл бұрын
@@Maskaguy7903 Isheg noh
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 2 жыл бұрын
Ar ciyaartaan maxaa dhoor jeer ciyaaray waraa suldaan saafi ilmaha ha gaadin 😂🤣
@mrm2729
@mrm2729 2 жыл бұрын
Zxp waan fahmi waayay anuu
@ibrahimyussuf4162
@ibrahimyussuf4162 2 жыл бұрын
Yaaab manta arimeheenaa
@ibrahimyussuf4162
@ibrahimyussuf4162 2 жыл бұрын
Arimeheena waa intelligent guy
@abdulqadirodoras1805
@abdulqadirodoras1805 2 жыл бұрын
Ciyaarta ilaa hada maanaafahmin
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰😍😍😍😍👍
@zakariyecadde2569
@zakariyecadde2569 2 жыл бұрын
Legends
@abdullahiabdikadir3575
@abdullahiabdikadir3575 2 жыл бұрын
Labada oogu horeyso labada gacan ayaa la kala gelinayaa sidaa hal iyo hal ayey ku noqoneysaa.... labada xigta labada gacan la kala saaro ....hal gacan keliya ayaa ka daadineysa wax ku jiro... marka gacan labo ayaa kugu jireyso midna waxbo kedib hal iyo hal ayaad u kala qaadeysaa.... 1 iyo sedax ayay noqoneysaa.....
@akramak8893
@akramak8893 2 жыл бұрын
Legend suldaan saafi
@abdulqadirodoras1805
@abdulqadirodoras1805 2 жыл бұрын
Guulaysta dhamaantiin
@샤키라-o7g
@샤키라-o7g 2 жыл бұрын
Arimahena kula indhane labo waye😅😅😅
@naciimamaxamuud537
@naciimamaxamuud537 2 жыл бұрын
Indha la, aan laygu riday ani waa yabanahy wali
@farhanasad9132
@farhanasad9132 2 жыл бұрын
Keeg going legendz
@farhiyaabdiwali7653
@farhiyaabdiwali7653 2 жыл бұрын
Form arimahena
@nalkanolasha4436
@nalkanolasha4436 2 жыл бұрын
Anaka nafahamsiiya waa fahmi la ehee🤣🤣🤣
@cabdicaziizpogba2048
@cabdicaziizpogba2048 2 жыл бұрын
sxp xamaadow trickti adi iyo arimaheena soo samee adoo raali ah
@HanadAkOfficiall
@HanadAkOfficiall 2 жыл бұрын
Wan fahme wale
@huriye2490
@huriye2490 2 жыл бұрын
sax
@asiaosman184
@asiaosman184 2 жыл бұрын
Dhib badanaa arimahena 🤣🤣
@omarshariif1342
@omarshariif1342 2 жыл бұрын
Qiyaanada Marku daadiyo o hdne gurbinayo wye hhh
@fatusheey777fatush2
@fatusheey777fatush2 2 жыл бұрын
Prank ceyda kusemea
@sagalyar4628
@sagalyar4628 2 жыл бұрын
ᴋᴇᴇᴘ ɢᴏɪɴɢ ᴘʀᴏ 🌹✌️
@axmadcumar708
@axmadcumar708 2 жыл бұрын
🤣🤣 mxa dad ku gaady war gacantaas waxlee arurine labada la tuurayo gacanta kle waye
@hassanjacelowhappy1007
@hassanjacelowhappy1007 2 жыл бұрын
Lagend lee fahmi karo ciyaal kismaayo
@hargaandi8821
@hargaandi8821 2 жыл бұрын
Halgacan lee okatuuroya dhagaxaanta
@mohamethdeeqsi9455
@mohamethdeeqsi9455 2 жыл бұрын
Ani waa hurdaaye maba arken kulaha ar caydaa😂😂
@towhidproduction
@towhidproduction 2 жыл бұрын
Aniga fahansan iweydii
@aqoontaislaamkabaro
@aqoontaislaamkabaro 2 жыл бұрын
BUSHAARO BARASHADA CARABI KA BARO BARTAN MEELKASTO JOOGTAAN.
@alioscar3725
@alioscar3725 2 жыл бұрын
Wlhi waa easy balse dadaa la yaaban qofki fahansis rabo Wala fahansinaa
@naimaabdirhman5143
@naimaabdirhman5143 2 жыл бұрын
Ifahansi pal powe
@alioscar3725
@alioscar3725 2 жыл бұрын
@@naimaabdirhman5143 labada gacan marki lagu dulsaro 1iyo1aad xaresid Marka labad 1iyo1 kale lagu saro gacanta rabtid inaa 5xabo galisid masoo ridesid marka gadinesid wasi xaresanaysa Gacanta halka urabtid aa markasta hashi kow qabsatay iyo mida lagu dulsaro so ridee ka dib 1iyo 1 ukala qade gacanta kale sidasi 5shanta ku genee mahafahamtay ama qab kala kugu sharxa ama adi barowey
@naimaabdirhman5143
@naimaabdirhman5143 2 жыл бұрын
@@alioscar3725 Thanks powe wa fahmey
@naciimamaxamuud537
@naciimamaxamuud537 2 жыл бұрын
Ifahnsii ani wayabanahy
@hodanhassan1012
@hodanhassan1012 2 жыл бұрын
@@alioscar3725 cod ahaan nogu so duub abwe😀😀
@unknownperson3532
@unknownperson3532 2 жыл бұрын
Arimaheena warqada jaakada kala soo baxey
@d.l.tmedia2091
@d.l.tmedia2091 2 жыл бұрын
Malesiya to xamar miyaa
@lajecleyinaabdalla2620
@lajecleyinaabdalla2620 2 жыл бұрын
🥰💯🙏❤🔥🇸🇴💯
@lajecleyinaabdalla2620
@lajecleyinaabdalla2620 2 жыл бұрын
☺🔥❤🙏
@queennaajuu2310
@queennaajuu2310 2 жыл бұрын
😂😂iga qosliseen
@balqisali275
@balqisali275 2 жыл бұрын
Ceyda waxu ragan yahay wa hurdaye😂😂😂
@boqortoyotube5065
@boqortoyotube5065 2 жыл бұрын
Fikir dheer ka dib wan fahmay arimahena dhaqsido ku fahma layabna easy wye bee 😂🤣
@ibrahimyussuf4162
@ibrahimyussuf4162 2 жыл бұрын
Sixiroole kulahaaa fadil
@ashaomar6719
@ashaomar6719 2 жыл бұрын
Arrimaheina sida oo u sameyay waan arkay markii oo gacanta kale u gudbinaayay. 😂🤣😂
@queenladan4460
@queenladan4460 2 жыл бұрын
Qiyaano
@CadnaanAlawi07
@CadnaanAlawi07 2 жыл бұрын
Zuldaan malwalba halcagac le tuuresay
@arizonaaz2466
@arizonaaz2466 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@sucadyar9379
@sucadyar9379 2 жыл бұрын
May kuso celi waraqadha sidee 5 mid 1 ku noqote
@Daganinaali
@Daganinaali 2 жыл бұрын
Wan aqana wxn gacna ebar noqoneyso qarson 🤣🤣🤣🤣
@Siciiddhiif14
@Siciiddhiif14 2 жыл бұрын
Legends❤
@maxamedmustafe338
@maxamedmustafe338 2 жыл бұрын
ᴢʜᴘ ɴᴀғᴀʜᴀɴ sɪʏᴀ ᴍᴀɢɪᴄ ᴘʟᴇᴀsᴇ ʀᴀɢʙᴀɴ ᴋᴀɢᴀ ʏᴀʙsᴀɴ ʀᴀʙᴀʏᴇ
@rahmarouhi3023
@rahmarouhi3023 2 жыл бұрын
Mqrki lavu fahansiyo ii yeer abowe🙃
@maxamedmustafe338
@maxamedmustafe338 2 жыл бұрын
@@rahmarouhi3023 ʜʏᴇ ʙᴀʏᴏ
@Eng_ahmed_Dj
@Eng_ahmed_Dj 2 жыл бұрын
inta bisha Ramadan loo dambi dhaafo allha kugu daro hadii aad subscribe ii saarto wll qaali
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 5 МЛН
My daughter is creative when it comes to eating food #funny #comedy #cute #baby#smart girl
00:17
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
KING ZOLA FT IDA BOSS HEES CUSUB INAAN ILAAWA RABAA VIDEO OFFICIAL 2023HD
2:56
Xamaada Production studio
Рет қаралды 22 М.
CUSMAN DIAMOND FT XALIIMO MURIIDI  MAANA SIINBA LIVE MUSIC 🎵 VIDEO OFFICIAL 2023
5:50
FAHMI HEEGO HEES CUSUB NAFTU XIISUHU HUGANSHAY OFFICIAL VIDEO HD2023
4:37
Xamaada Production studio
Рет қаралды 13 М.
iPhone 16 / 16 Pro Unboxing - Testing every new feature!
21:40
Mrwhosetheboss
Рет қаралды 2,5 МЛН
Cazumaad afur iyo asad hagio | Arimaheena isku bedeshay wax kale
10:37
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
CISMAAN DIAMOND HEES RIMX QOMAAL HALHEYS VIDEO OFFICIAL HD2023
5:03
Xamaada Production studio
Рет қаралды 1,8 М.
AISHA BILAN HEES CUSUB AFKA YA KA SHEYGTAA VIDEO OFFICIAL HD 2023
4:07
Xamaada Production studio
Рет қаралды 2,7 М.
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 5 МЛН