Madaxwayne farmaajo waa nin ixtiraaamo culimada allah barakeeyo
@ahmedkulowabdi8218 ай бұрын
Aaad
@fazulh82228 ай бұрын
Sheikh muhammad abdi umal illahay haku xafido Qiimahaaga qof iimaan le leey garin karo
@qajafweyn8 ай бұрын
Sh. Umal kheyr Allaha ku siiyo xaqiiqdi waan qiirooday muxadarada ku saabsaned sida somalidu isugu gurmatay, inshaa Allaahu anigu Malakal saaridono somalida qaasatan kuwooda toosan. inshaa Allaahu.
@IsmacilcabdiIsmaciil8 ай бұрын
shiiqa waxeey ahayd in laweediiyo maxa iskabadalay arinkiisi hore u kugaalaynjiray dowladihii kahoreeye tan farmajo ok ma asagaa isbadalay o qaldanaa mase dowladaa isbadashay
@qajafweyn8 ай бұрын
@@IsmacilcabdiIsmaciil asc, raad subxeed dib looma raaco, wanaaga ka raac.
Walee Somali Waa Walaalo is Jecel Allaha Barakeeyee Masha Allah Guuleysta Wadaada Somaliliyeed
@laylosiyaad-qm8uj8 ай бұрын
bismillah masha allah asc horta waxan layabay sheikh umul jizakallahu kheyr sidokale waxan leyahay mw hore m c farmajo hogamiyaha wadanka Somalia 🇸🇴 ❤❤❤allaha kaadhigo waligaa wayo wad uqalantaa leysma marag xasdo farmajo hanolaado Somalia 🇸🇴 ❤❤❤hanolaato
@Ayan-le4hb8 ай бұрын
Aamiin yarabalcaalamiin.
@maryamcumar58988 ай бұрын
Mashallah tabarakalah ilahay qeer badan haku siiyo sheq umal dadkii ka soo horjeste muxadaradas iyagaa maanta dambe heysta 😢ileen dad badan waa ka faaideysan lahayen jaahilnima ugeysati lakiin ilahay ha cafiyo
@SuleimanSuleiman-i2f8 ай бұрын
Sheqan Niki daro wandari anah .. ilahayow sheikha noda ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@@Adammohamed777adiga alaha ku baaba'sho khayrlaawe
@abdimuuse49198 ай бұрын
Alaha barakeeyo sheekha dambigiisana allaha dhaafo
@Farxiyoboocame8 ай бұрын
Guulayso sh❤❤❤❤❤
@luuleybudey91958 ай бұрын
Manashallah tabarkallah sh umal
@hodanitanajmanita66648 ай бұрын
💝 ماشاء الله تبارك الرحمن عليك شيخنا الفاضل💝 💝🌴 اللهم يعزك و يحفظك ويسعدك و يبارك فيك عاجلاً غير آجل 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 شكراً جزيلاً النصيحة و المحاضرة مفيدة جداً و جزاكم الله ❤ الجنة الفردوس الأعلى❤ 💝🌴 اللهم أمين يارب العالمين و للجمعينا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 💝🌴 اللهم صل على محمد و آله كلما ذكرك الذاكرون و صل على محمد و آله كلما غفل عن ذكره الغافلون 💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝
@axmedcumaraadan11468 ай бұрын
Kaasina wuxuu ahaa Sheikh umal oo caan ku ah ugurmashada Umada somaaliyeed markii ay ku habsadaan masiibooyinka Rabbaaaniya ah iyo waliba kuwa dadsameega ah waliba ku dayaso mudan isaga iyo Alle haunaxariisto Sheikhnuur baaruud gurxan
@beydanfarah35908 ай бұрын
Mash allaah ilahy ha guuleyo somali weyn Jazaak allaah khairun allaah ku xafido aqiro iyo adunba shiikheena
Khayrka ma baaqan ee muxdaradu sheekha soo kan tvga ka jeediyay sheekhu si wanaagsanbuu yeelay inuu ka baaqsado muxaadarada mubaashirka ahayd Anigu se waxaan qiraayaa on ogahay muxaadiradaa Sheekh soomoow inuu sabab u ahaa baaqashadeeda ma fiicnayd ama mafiicnayn waa wax kale Mahadsanidiin.
@SomaliPatriote8 ай бұрын
Goorma ayay dacdey arinkan
@Som-Hanoolaato8 ай бұрын
Ma Sha ALLAAH
@abdixasan93168 ай бұрын
Farmaja mahan
@CabdikariinIbrahim-kj9cw8 ай бұрын
Alle ha kubarakeyo
@abdihafiidahmed89508 ай бұрын
Sheekh soomow baa joojiyey. Ar soomow caadi ma ahan. Xadro Qaadiriyo ah hady ahaan lahed soomow wuku faraxsanan lahaa.
@ARDAYSAME8 ай бұрын
Soomow 😂 nin miyaa mise naag kama yaqaan waxuu yhy mise waa wax lacuno
@abdihafiidahmed89508 ай бұрын
@@ARDAYSAME 😁😁😁😁 soomow
@Maryama-idil8 ай бұрын
Mashallah
@XaawaMuude8 ай бұрын
Khayr Allaahu ha idinku galladeysto
@cabdisalancabdullahi19758 ай бұрын
Walle Umal wuxu waregAy 360 digri farmaajo miyow ku dhaqma shareecada mise dastuur iyo dimoqradiyo waa diin gaalo saxaabada alle ha is matalin
@HappyArchaeology-zl5ok7 ай бұрын
Waa muhim in aad fahanto ulajeedada
@fatimoadan66778 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ciiseadenhassan75918 ай бұрын
الله يعزكم العلمائي
@Hafsa-b2p8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@Dalmar-wj2rc8 ай бұрын
❤
@saadhussein54668 ай бұрын
Suufiyada dad xishooda maaha wadaadka iney daayeen bey aheyd hajeediyo maxaadarada
@maxamud98258 ай бұрын
M..A
@Salamin778 ай бұрын
Waligay Daarood loo gurmanaayo ma arag. All my life. Waa dadka Somalida inteeda kale neceb tahay.
@saadmohamud87878 ай бұрын
Somalidu daaroodka ma necba se daaroodka aa Somalida neceb
@MahadBonbo-eg6ii8 ай бұрын
Daameer. Iyo. La badi. Daan
@MahadBonbo-eg6ii8 ай бұрын
Yaan. Iska saara
@abdiyare20258 ай бұрын
Shekh umal wa wadaadka kaliye ee salafi ah oo andhageysto
@aliahmedsiow91548 ай бұрын
Sheikh umal waan taageeraa suufi ha dhacdo Ma dooneeyno
@AbdiFingo8 ай бұрын
Baab kalaad gashay ama aad bilowday kaasoo ah aflagaaddo ama cay aniguna iskuma fiicnin laakiin waxaan kuu sheegayaa ninkaas aad ku sheegtay jaahilka umaddhanbuu sheekh uyahaye jawaabta aad ka sugtaa waa cay la caayo adiga sheekhaaga so umadda hadanbaajin Mahadsanid.
😅😅😅 umul iyo group kiisa waaba. Khawaarij farmajana wa qabiiliisti tuug ah. Reer muqdisho hadi anahay wa in la laaya. Duli yaashan. U shaqeeyan carabta yuhuuda. Imaaraad ka
Sh umalloow ma iska daaftay siyaasadii tublaawanimada ahayd ee aad ku jirijirtay
@bestmayraaled80778 ай бұрын
Alx Alx Waxa Mahadleh In Magalada Muqdisho Wahabiyo Loo Ogoleyn CaliWajis Asaba Wax Ka Aqrin Karin
@jamaabdi-ym6dr8 ай бұрын
war gabagabadiisu waa in soomow dartiis ay muxaadaradu u baaqatay wadaadkana lagu bahdiley meeshaas madax weynaa ii yeeray iyo raisul wasaraan la kulmay midna ma badbaadin waji gabaxii uu xamar kala kulmay sidaadii hore yaa laguu qaatay
Sheikh Umal,soo adigii Kismaayo ku dhacay,dhul caruur ah oo Mareexán ah,ina adeerkaa Axmed madoobe ku siiyey,oo aad qaadatay. Been miyaan sheegayaa?
@Zakaria_maxamed8 ай бұрын
Haa been baad sheegaysa.
@AhmedDaud-fd6vn8 ай бұрын
@@Zakaria_maxamed been maa sheegayo, Sbeikh Umal Jubaland maxaa ka khuseeyo,hadda gurkga Kismaayo ugu weyn isagaa leh,Afmadow haddii guri ka dhisan lahaa cid u diidaysaa maa jirto,laakiin Kismaayo?calaamatu su'aal ayaa saaran,Jubaland qabaailada ku nool waa ogtahay dadka ugu badan,Ogadeniya la idin kuma haysto,NFD waa la wada jogaa, xitaa Somaligalbeed Awoowgaygii 3,4,5,6,7 ayaa ka yimi, awoowgaygii 5naad ayaa reer Shilaabo,illaa Harer ka yimi, riwaayaddan yar joojiya,haddi kale meel walba ayey ka bilaaban doontaa,intaa waa iga talo.
@Bashiradanbarre20248 ай бұрын
Soomali in wallalo tahay ma ahan maay iyo maxaa maxaa keli ah aya wallallo ah marka rer kgs dhib kudhaco cidacadaha maxaga xita mashagaan😢
Warkaan meeqa sano aya kasoo wareegtay?? Maxa noogusoo celinaysaa?
@abdulrazakahmed92038 ай бұрын
Dad Culimada xitaa qabiileysi ku taageero oo aan caqiido laheyn Waa Daarood, waxaa tihiin qashiin oo qurun ah waxaa sidoo kale tihiin kuwa ugu gaalnada badan umada soomaaliyeed museikiin hadeey jiraane Waa idin ka.
Qawiil somaliye qawiilka ilahay ha idin nacsiiyo 😢
@AbdirizakFarah-wg4tb8 ай бұрын
Adiga ayaa laahaa sababkeeda Wax weyn ma aha Dib isu soo sax nin fiican noqo iney hagaagto ayaan rajeynaynaa
@fartunhaji25778 ай бұрын
Cuqdadii uu maalintaas u qaaday Maama Khadiija Diiriye Alle ha u naxariistee ayuu weli qabaa😂 Xamar Cid uma xerno Laakiin XAMAR Ahlu Suna wal jamaaca ayaa leh NOT WAHABI😂