Пікірлер
@abdullahiahmedfarah1310
@abdullahiahmedfarah1310 3 сағат бұрын
Kii adiga umala kudhagaysta yaa kagaalsan shiicada Cidina ehlusune ulama aha wahaabiyo shiicada weerarkeeda waxaa ugahoreeyey ehlusunaha
@abdullahiahmedfarah1310
@abdullahiahmedfarah1310 3 сағат бұрын
UMAL IYO XERTIISA YAA UGADHOW YUHUUDA
@abdullahiahmedfarah1310
@abdullahiahmedfarah1310 3 сағат бұрын
Shiicadu waa muslimiin 1- waa ehlu towxiid 2- waa ehlu iimaan 3- waa ehlu salaad 4- waa kuwa uguneceb kufaarta
@muslimahsista
@muslimahsista 3 сағат бұрын
Ma Sha ALLAAH - Xafidullaah Sheikh Shibili Mahadsanidiin
@Alon_404
@Alon_404 5 сағат бұрын
muuqalkas marku duubey kadib akoonkiisa wax badan bakusodhacay🥱🥱🥱
@MUSLIMGIGACHAD2
@MUSLIMGIGACHAD2 6 сағат бұрын
Somalida waa qoom dullloobay
@user-yn1uz2ku5d
@user-yn1uz2ku5d 9 сағат бұрын
😂😂😂
@UpdikaniOdowa14
@UpdikaniOdowa14 9 сағат бұрын
Xafidulah sheikh ❤❤❤❤
@SharmaakeSharmaakecabdullahi
@SharmaakeSharmaakecabdullahi 10 сағат бұрын
Kanaa la dhihi doona waa shiish garka yuusan idin sirin wahaabi +qawaaarij+ jaaahil waaye dameerkaan
@khalilmohamed7766
@khalilmohamed7766 11 сағат бұрын
Ninkan io isaga Waa isku kitaab
@faiso1cadeey397
@faiso1cadeey397 12 сағат бұрын
Mansha allah aad ayow uquruxbadan yahay
@YAXYEYAXYEMAXAMEDXASAN-ge2qz
@YAXYEYAXYEMAXAMEDXASAN-ge2qz 12 сағат бұрын
Qalaas😮😂
@user-nh8wf2oe8u
@user-nh8wf2oe8u 18 сағат бұрын
Shedaankii ugu weynaa hadaad rabta waa kan. Waaya. Marbuu sheydaan. Isaga kaa dhiga shiiq waa kanoo kale. Marka. Iska daa sheeq umulow. Waxka sheega somaali. Culumadooda iyo caamadoodaba. Waaya. Weyba kaa xirantahay. Kaliya waxaa kuu furan waligaadana aadan waxba ka sheegin. Dhaalibaan. Iyo xamaas. Iyo o lnf. Alshabaab. Magac walba ha wataan dagaalbey ku. Jiraan. Shirkiga beenta. Haku meereysaninee shar haku disho. Shiicana daa. Gaalkii ugu weynee. Aduunka. Munaafiqii ugu xumaa. Waa boqorada carabta. Waxaan oo dhan is qabsiga ah. Ka dambeeya ka hadal somaali iska daa. Shiica iskadaa. Suufi daa shabaab dhaaf. Afkanistaan dhaaf. Ka hadal. Garacyadii boqortooyooyinka carabta ee. Ey kasoo bilaabatay fidnada. Cid ka gaalsan ey jirin. Hadaan shacabkooda xitaa. Aan ku dar dambi ma iga soo gaaraaya iyagoo 5talaaba falastiin ujira. Ayey ka qeyb qaadan waayeen jihaadkii. Bal madaxdoodii ey. Maalsiinaayaan yahuud. Damper oo kale intey. Carab shacabkooda udhargeen. Ayey shibdhaheen intey qamiisya dhaadheer xirteen. Waliba. Ay. Lacag ku bixinaayaan guud ahaan burburinta islaamka aduunka oo dhan. Marka hakaas ayaad wax kusoo baratay. Ka hadal ama iska aamus. Ama ey ayaga. Soo dirsadeen. Ayaad tahay sidaad u jahawareerisa. Sharta. Meesha ey dagantahay. Mukuu sheegay ilaahow marqaati ka ahoow. Inuu ka aamusay. Howl. Kuwaas anfacaya uu haaya. Alaan marqaati gashtay. Macsalaama
@abdig2533
@abdig2533 23 сағат бұрын
Nambarka waa iyega victory
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 23 сағат бұрын
Rabi talo ku filan
@alesuge9918
@alesuge9918 Күн бұрын
Cali dheere waa sheeydaan iyo canaa siirta la socota waad Ku mahad San tahay shiiq soomaaliyeey waa la idinla hadlay hadii hadal nagalayo waa dad umada Muslimka ah loo soodiray in ay laa Yaan Alow Naga qabo kuwaan Aamin Aamin Aamin Aamin 😭🙏🙏
@user-fb8pk9nz1g
@user-fb8pk9nz1g Күн бұрын
كلاب النار الخوارج .
@abdig2533
@abdig2533 Күн бұрын
Kabo Ogaden ban isdhafiyin
@abdig2533
@abdig2533 Күн бұрын
Tuuga she ikhe dhdacay😢 miskin lacag
@user-pp3mx9qf3u
@user-pp3mx9qf3u Күн бұрын
Maashaa Allah
@OmarAHMED-gk1un
@OmarAHMED-gk1un Күн бұрын
Antum culinary samadiin qaatalakumulaahu anaa yufakuun
@Dahabsor
@Dahabsor Күн бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم
@Aaron28999
@Aaron28999 Күн бұрын
Wahaabiyo iyo Shiico wax la dhaho ma jiraane Islaamka kala qaybintiisa yaan diin looga dhigin dadka caamada ah, dagaalka fikirka ah ee Sacudiga iyo Iran ka dhaxeeya wax diin ah inuusan shaqo ku laheyn cid walba way ogtahaye, koley haddaad diin xumo ka hadlaysaan inaga Soomalida ah diin xumadeena ka hadla taasaa wax inoo taraysee
@cabdalecasley87
@cabdalecasley87 Күн бұрын
Masha allah
@SackWorld-yi4dy
@SackWorld-yi4dy Күн бұрын
Sxp hlke kala so hdlaa wll islaam media
@Feysal-xd6vf
@Feysal-xd6vf Күн бұрын
Your title is misleading. It doesn't match the reality in the video, that is really ugly for reporting info...
@user-nh8wf2oe8u
@user-nh8wf2oe8u Күн бұрын
Walee nimankii barta lahaa shiica ayey ka dhamaan la yihiin maxaa kusoo beegay waqtigaan. Oo loo baahnaa in loo gurmada falastiin. Wasqdaa. Carabta madaxda ka ah ee. Dariska la ah looga hadli waayay. Loo buunbuuninaayaa. Shiica iyo suno iney isku mashquulaan yahuud iyo gaaladii asalka aheydna. Uleynaayaan falastiin. Walaahi siduu. Anaga. Sheeq umul. Uyiri. Jihaad ma aha. Dagaalka. O Ln f ayey carabna utiri culuma madhihi karee. Jihaad ma aha falastiin dagaalka ey wada. Dal iyo dhagax calan ayey udagaalamaayaan. Waasacuudi. Bartaas ayuu wax kusoo bartay. Yuu idin sirin iska jira. Doqoma badan yaa ku taxan. Dhinacuu raba. Ayuu. Ujrrdiyaa. Umaduufikeeyaa. Maduufiko waa farsameynta. Hadba. Meeshii ku haboon. Dagaalka. Islaamku gaalada kula jira qalqal loo galiyo. Hada hadii lawey diiya. Sheekadaas. Wuxuu ka bilaabaayaa. Harta day. Ma's aladu hadey diintahay ma aha in la hor orda. Waa. In uu dagaalka ahaada. Ala dartii. Ahaada. Markaasuu jihaad yahay. Laakiin dad udagaalamaaya. Dhul. Iyo calan iney helaan. Macnaha. Calanku waa mara. Ama astaan wax kale ma aha. Haduu towxiid ku online waxaas. Oodhan ka soke. Nin amxaar 80sana ku korfadhiya. Iska daji mooyee maxaa hadalkeenay. Kajawaaba. Doqomada shiiqaan ku taxan
@user-nh8wf2oe8u
@user-nh8wf2oe8u Күн бұрын
Adna shiicaad sheegeysaa inaan. Sunadiina. Sun haloo qasa inaan isaga dheeraana. Fidnadooda inaan isaga dheeraanaan rabnaa. Marka uqudbeeya. Caruur. Naaga. Doqoma. Ileyn. Ilaahey wuxuu yiri. Quraanka. Yaa uulul albaabi marka wuxuu caqligeyga qaadan waaya. Sideey diin iigu noqotaa. Aqligeyga xun ayaa ka sareeya. Day sheeqaan xariifnimadiisa. Inlasoo diray. Daruurta ey ka cadahay waa ninkii yiri waliba waqti dagaalkii ugu darnaa. Uu dhex maraaya somaali iyo itoobiya waa waqtigii olnf. Kuye. Dagaalka somaali. Waaolnf eeiyo itoobiya dagaalka dhexmaraaya ma aha jihaad waaya waxey udiriraayaan dhagax calan dhul. Day xariifnimadiisa iyo munaafaq nimadiisa. Ma aha kuye. Jihaad. Ala dartiisa ah. Yuu. Usheegaayaa. Aniga waan yaabay. Madoqon. Ma haween. Aan isku filneen. Ma mid ayagoo kale ah. Ma reer aaqiraad. Jawaabtaas idinkaan idiin daayay. Jihaadka iyo ala dartiisa. Oo ulaaban uu usheegaaya. Munaafaqaan. Maxey tahay. Waa inuu. Qalqal galiya. Umada. Sidey amxaar isaga dhicinaayaan. Iasagoo waliba. Kasoo jeeda War dheer. Shaqadii. Jihaadka. Ee laga rabay. Qalbi dhagax alaha xafido aaqira iyo aduun. Mujaahid qalbi dhagax. Ayaandara waa isku reer. Cajabeey cajab taa ila ogaada somaaliyeey. Diin. Iyo sheeq iyo wuxuu ka hadlaaya. Hanoo dambeeyaan. Ilaahaan idinku dhaarshay. Goormuu ka ansaxay jihaad sgalbeed waa. 80sano ka hor markii amxaar ingiriis ku wareejiyay xabadii bilaabatay. Walaahi ilaa iyo hada weysocotaa. Islawaqtigaas. Isku Mar waxaa ladhiibay falastiin. Yahuudbaa loo dhiibay isla ingiriis ayaa udhiibay gorma waaye. Markuu jihaad ka hadlaaya soo kasoo qeybgal jihaadku wuu socdaa. Neyroobi haka nacnacleynin. Ama dhagax dheh ama jihaad dheh. Nin islaam ah oo gaal iska kicinaaya dagaalkiisa ayuu shaking galinaaya. Si dadban yuu amxaarka ugu shaqeynaayaa. Saacadaas. Dagaalka kulul oo socday oo somaali iyo amxaar isku madheen. Maxaa fadwadaan keenay. Waa xabada kululkajoojiya. Walaalahey amxaara. Tafsiirkale ma leh. Aniga. Diin iyo jihaad iigama dhigi karo sheeka raqiisah. Oo caqligeygaa ka sareeya walaahi iyo bilaahi. Wuxuu caqligeyga diido. Inaan diin leyga dhigi karin. Waaya. Caqligeyga xunka ah ayaa kasareeyo. Marki diin laga dhigaaya madiintuu caayaayaa macsalaama
@user-nh8wf2oe8u
@user-nh8wf2oe8u Күн бұрын
Waan aqaan waxey yihiin adaa kasii xun iyo iyo dhamaan cariboo dhan.
@ZuzanAdamz
@ZuzanAdamz Күн бұрын
adi ma joojine naftàadaa u baqday wlhi
@saidmuse3138
@saidmuse3138 Күн бұрын
Toronto ayaan deganahay markaa Salaadii Makhrib ayaan galay masaajid markaan galay masaajidkii ayan arkay fadhi carbeed sidaa ugu wareegsan goibtii lagu tukanayay waan shakiyay markaa markii salaadii la galayna nin waliba dhagax ayaa jeebada kala soo.baxay oo halka sujuuda dhigtay markaasaan fahmay inay shadaadiinta shijcada yihiin mise safka iga dambeeya ee igu dhaw ayaan eegay mise dumar ayaa i daba taagan markaasaan ka cararya oo salaadii banaanka iskaga tukaday
@Gantling
@Gantling 2 күн бұрын
Ama diin ka hadal oo kitaabka iyo sunada iyo salafka wax kasoo guuri oo ku radi ama afkaaga iska xiro
@AhmedAbdi-vl3de
@AhmedAbdi-vl3de 2 күн бұрын
الهم صلي على سيدنا محمد
@AhmedAbdi-vl3de
@AhmedAbdi-vl3de 2 күн бұрын
Scw
@user-kb9vn1qh1p
@user-kb9vn1qh1p 2 күн бұрын
Sheekh umal waa ninkii cayay nabiga ee injirta ku sheegay markaa waa dhilay sheekh maaha hooyadii wase
@Hared-wc7xu
@Hared-wc7xu 2 күн бұрын
Warkaas daacadkama aha
@shukriwarsame9192
@shukriwarsame9192 2 күн бұрын
Arinku maanta shiico ma taagna ha ku mashquulina maxaa loo qabtay sudan libiya falastayn dawladaha lacagtooda ku bixinaya waa sunni shaqo yaan laga dhigan sunni shiico jihaad ha laga hadlo ninkii rabbi jecel ha aado shaam
@fardowsoxusen192
@fardowsoxusen192 2 күн бұрын
صلى الله عليه وسلم وسلم تسليما كثيرا
@acazaam
@acazaam 2 күн бұрын
Dowlada marekanka ayaa inbadan kucelcelisay in ay laayaan dadka somaliyeed ee birimagaydada ah hadaba warkaas maxaa kajira Daraasa ay sameysay united state acedemy oo ay baahisay westpoint ayay oo kusaabsanayd qaraxyada ismiidaamineed ee yaryarka kuheshay in AS ay iska ilaaaliyaan dhiiga dadka somaliyeed taasoo ay kucadeyeen in weerarada AS 84% ay ahaayeen kuwo lagu bartimaamedsaday dowlada iyo ciidamada nabad sugida ee AMISOM Waxay kucelceliyeen way iska ilaashaan dhiiga muslimka dhowr goor 155 weerar oo ismiidaamin ah oo ay qaday kooxdu 11 sanadood mudo ah ayay si qalad ah uleysay dad an logu tala galin oo shacab ah ilaa 5 goor Xaqiiqada ayaa ah w
@Alon_404
@Alon_404 5 сағат бұрын
suuqyada may maalinwalba la weeraro iyo iskuulada iyo jaamacadaha haday AS dhiiga shacabka banesatay oo rabto. waxas ayuu nooshegaa beenta ah orod bax kagad ajantahaaga dadka caamada ah hadalkaga ayaga rumaysanayee.
@mapaacha4552
@mapaacha4552 2 күн бұрын
Sheekada iyo neceebka Sunni iyo Shiicada yaa noo keeney ? 🤔 Soomaalida waa iska dhexgaleen, ayagoon baaritaan fiican kusameynin…….. …Bal dhageysta ninka layiraahdo, *Sayed Ammar Nakshawani* oo kahadlo *xadiisyada Sunniga ah* …..Anigo oo Sunni ah ayaan dhageysta si aan ufahmo wixii socda, ee Sunni iyo Shiicada. ….Aniga xagayga, qofwaliba oo Shahaadada kudhawaaqa waa Muslin, umadda Muslinka ah, ma kalasaaro oo waa isimanyihiin, wixii qalad ah ee xagooda (Muslimiinta oodhan) waxaa shaqo kale h oo Og, waa ALLAAH (Subxaanahu Watacala) oo Na abuurey, ee qalbiyadeen kawarqaba, qofkii gardarran iyo qofkii kaleba…. …..Maxaa waqtiga ulumisaan…Shica iyo Sunni, qofkasta mukusocda jidkiisa saxda ah ??? 🤔 Weliba Sunida waxay xita maagaan SUUFIDA AH…Bal maxaa kagaleen ??? 🤔 Aniga xagayga dadku dhamaantood oo Shahada Kudhawaaqaan waa Muslin ah Mahadsanidiin dhamaantiin
@mapaacha4552
@mapaacha4552 2 күн бұрын
Anigo Sunni ah waxaan dhageysta *Sayed Ammar Nakshawani* oo kahadla xagga Xadiiska Sunniga ah, ee dhageesta qofkii rabo, markaas adinka kala saara walaalyaal. Mahadsanidiin
@Feysal-xd6vf
@Feysal-xd6vf Күн бұрын
Waal ciddii waalan., not us
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 2 күн бұрын
Shiico waxay ahaadaan ayaga iyo Allaah abuuray ayaa ka dhaxaysaa laakiin waa ragga maskiinta falestiin u hiilay laakiin carabtii waa fuley gaalada ka cabsada
@user-lq4ds5qh4n
@user-lq4ds5qh4n 2 күн бұрын
Kollay waxaad sheegayso ooaf xumo ah majeclid in wax laguu dhimee xadiistaas sxxul bukhari iyo wax kastaba hakuqoradene haba akhrin iskadaa hana kadhaadhicin dadka majecli wallaahi sumcadadii ku ba daye
@sadiiqtawakal
@sadiiqtawakal 2 күн бұрын
Ninkii Nabigeena scw scw scw aflagaadeyay dadka sheq uheysta uu laweyn yhy hailoobin iney jiraan umad aad ubadn oo Nabigoodu laweyn yhy munafaqow Riwayada heysaa Intii xabiibkeena jcl kor allaha kayeelo amiin
@user-wd5ik4je2g
@user-wd5ik4je2g 3 күн бұрын
Shiiqow goaan yeeelo cabdulaahi yuusuf waagaal xasana waamuslim kaayeelimeynee iimanka shilimaad hadhaafsiisan
@garaadcabdi103
@garaadcabdi103 Күн бұрын
Adeerow wax baro " jahlibaa kaamuuqdee"
@cambobago9925
@cambobago9925 3 күн бұрын
kzbin.info/www/bejne/pni2qaytl8h3kLs
@cambobago9925
@cambobago9925 3 күн бұрын
kzbin.info/www/bejne/pni2qaytl8h3kLs
@YaasinMaxamud
@YaasinMaxamud 3 күн бұрын
Waa wahaabi dhintey waaye hadii shiico disho wahaabiyada ayaa u aareysa
@cambobago9925
@cambobago9925 3 күн бұрын
kzbin.info/www/bejne/gmfFiYmNpq9nqLc
@cambobago9925
@cambobago9925 3 күн бұрын
kzbin.info/www/bejne/gmfFiYmNpq9nqLc
@OsobleDhere
@OsobleDhere 3 күн бұрын
Waad sharaxday lkn fahamkaa kugu yar waxaan jeclayn in lagugu sifeeyo ayaad nabiga N.NKH Ku sifaysay waa na gaalnimo cad wax yar oo xaqirid ah oo rasuulka lagu sheego