ARINTII OO FARAHA KA BAXDAY WIIL KII YARAA OO BALANTII LOOGA BAXAY CIIL BADANAA...

  Рет қаралды 27,378

Zir Hassan Officiall

Zir Hassan Officiall

Күн бұрын

Пікірлер: 72
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 Ай бұрын
Allah ha badbaadiyo wiilka yar cawaan ayaa heshey aan iimaan iyo dadnimo laheen ee allah ha ka qabto aamiin
@zirhassanofficiall
@zirhassanofficiall 26 күн бұрын
Waa runta wlhi
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 Ай бұрын
Dadka u durbaan tumaya wiilkan yar inu meshii hoyadis kasowaday waadna ogtihiin in waridka ilmihisa ogyahay meesha u roon qofkasta oo kaqeyb qaata hadii naftisa kasogaarto ama diintisa dhib aya idinka sogaari kara mida kale reer abtigiis maxad ugu sahaneysaan mawaxa jiraad ogtihiin wiilkan yar ayad maqashed
@hawoali120
@hawoali120 Ай бұрын
Mashaa Allah Somali waa dad qalbi wanagsan guleysta u hagar baxa
@dayiboahmed7511
@dayiboahmed7511 Ай бұрын
ax maxaysas ugu galayaa jinsiguu donaba ha.ahadee sow jiidh kodi ma.ahangabadhuna sow walashod ma.ahan wallahi dadbadan oo soomaali ah naxaristii bakadhamaty
@SagalMohaned
@SagalMohaned Ай бұрын
Muxuu sameeyay miskiinka ax ohadu wiilyar yahay allaah dartii may ucafiyaan
@kawzarjama
@kawzarjama Ай бұрын
Hadii anay rabi wadankiisa hadii ay udaylahayen mamuu sheegteen
@AshaIbrahim-t4h
@AshaIbrahim-t4h Ай бұрын
Yeah, Allah🤲🤲
@HalimaRage-q6n
@HalimaRage-q6n Ай бұрын
Illahow ugargar yaarabi wilka yar hoyadisna illahow ucafi
@KhadraomarDahabo-e5q
@KhadraomarDahabo-e5q Ай бұрын
Walhi Nairobi waa khatar ilahay habadbadiyo daahir wu shirqolaya
@Maria28832
@Maria28832 Ай бұрын
Wasaq dahir ma shirqoolaya
@NadiifoCiise-e3k
@NadiifoCiise-e3k Ай бұрын
Safaarada may la wareegto wiilka abnigiisa
@husseinaden7560
@husseinaden7560 29 күн бұрын
Mnsha allah haloo gurmado wiilka,waxaan maqlayey inay rabaan inay ku dhibaateeyaan shabaab buu ahaa ,waxna kama ogo maskiinka noloshay ku dhibeen ilaahay ha bad baadiyo
@uivuv
@uivuv Ай бұрын
Ilahay dartis ilmahas hala cawiyo
@SagalMohaned
@SagalMohaned Ай бұрын
Allaahu akbar hadaa igu horeysa waan qaracmay yaa allaah badbaadi qofwalbo dhiban AAAMIIIIN Somaali waa naxariis badan yihiin allaahu akbar 😢😢
@NuurShiiq-j6i
@NuurShiiq-j6i Ай бұрын
🎉asc hbo alle haku ilaliyo cadowga alle hakaqabro
@User-s5z2t
@User-s5z2t Ай бұрын
Allah ugargaar wiilkan yar
@MaryanCabdi-c6o
@MaryanCabdi-c6o 28 күн бұрын
Allah ha xifdiyo
@hayatsaid6064
@hayatsaid6064 25 күн бұрын
Walaalo waa inuu safaarada tagaa ayagaa meeldejinaaya
@Caasho7223
@Caasho7223 Ай бұрын
Alahin alamayahay xawalad irided yan lugusugin kaday cid kale raadiya
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 Ай бұрын
Allaha ajar badan heey idinka siiyo
@FartuunMuuse-ny2lc
@FartuunMuuse-ny2lc Ай бұрын
Illaahy wiilka ha badbaadiyo
@Tamaatsadiq
@Tamaatsadiq 29 күн бұрын
Bravo, great news well done say wallahi
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Ай бұрын
DAAHIR SAWIRKA U SOO SAARAY, IN UU YAHAY BEEN BEEN WIILKA LAGU MARIN HABABINAYO, AY SAFAARADDU YIRAHDAN, SAWIRKAN AABAHA MA AHA.
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Ай бұрын
NAMBARKA SOMALIA HA UGU DIRINA,
@wamuajani54
@wamuajani54 Ай бұрын
all somali baa abtiyaashoos ah waa u direynaa kasoo qora number ka .❤❤😢
@SagalMohaned
@SagalMohaned Ай бұрын
Muxu sameyay iisheg please ilmaha yar yaa ku dhagan ax ax
@istarlinonline7664
@istarlinonline7664 Ай бұрын
Masha Allah
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Ай бұрын
WIILKAN MEELAHA QASHINKA AYU SEEXANAYAY, SIDAAS AYEY XASHARADKA KU CUNINA.
@mohamedabdi2501
@mohamedabdi2501 Ай бұрын
Waa layaab say wallahi maxaa lagala jeedaa mida kaoe cunugaan madowga ah maxaa intaas loogu xusul duubayaa kuwo somali ah oo dhibaateysan ayaaba jira
@NewPhone-b3v
@NewPhone-b3v Ай бұрын
Waalaal mahaameed daadaag dhaakhaataar haalaageeye qaaboow baagaalaay waalaal wiilka looyaar ukhaabta.
@LuulKhalif
@LuulKhalif Ай бұрын
Inta ladhaafiya ayaa n ka baqayaa
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 29 күн бұрын
Amnigiisa Okey maha somaaliyey telofonka kenya hasoo furto wa laba doler lagu fura qof kale ha usoo furto basabora la rabaa xawelada xita basaborey raban safarada halagu wareejiyo ila ka baxayo
@SamiaBouraleh
@SamiaBouraleh Ай бұрын
Good job
@NadiifoCiise-e3k
@NadiifoCiise-e3k Ай бұрын
Adinka isu taga qof u dira markaas qofkii cunuga ha siiyo lacagta
@1Cairos1
@1Cairos1 Ай бұрын
safaarada geeya
@fatmaa5421
@fatmaa5421 27 күн бұрын
2024 sidu u dhashay isa sax dheh qofka 2004 mey ka wada
@1Cairos1
@1Cairos1 Ай бұрын
kaar kenya hasmeysto
@ifoonghauri4046
@ifoonghauri4046 24 күн бұрын
Run waa in la saxo magaca u badbaadiya!
@1Cairos1
@1Cairos1 Ай бұрын
maya qof fican ugeeya
@hamdiali431
@hamdiali431 Ай бұрын
Kuwan wilka baqdin ay ku abuuren 🙄
@hawoali9920
@hawoali9920 Ай бұрын
Xawalad baa loo dhigo
@sahrasaleebaan9472
@sahrasaleebaan9472 Ай бұрын
safaarada Canada ee keeya haloodhiibo
@jamadbarrow344
@jamadbarrow344 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ifoonghauri4046
@ifoonghauri4046 24 күн бұрын
Police cid idiin hanjabi kartaa ma jirto! Police turjumaad uma baaha aalad fasiraysa ayaa jira.
@hodangeedi5393
@hodangeedi5393 Ай бұрын
About dijaal ugu dira
@wamuajani54
@wamuajani54 Ай бұрын
wiilka diwlada kenya haysu dhiibo.
@HalimaCumar-kk9cw
@HalimaCumar-kk9cw 28 күн бұрын
Daahir qabiilkiisuu raacay
@dayiboahmed7511
@dayiboahmed7511 Ай бұрын
itopiya maxad ukeni wayden
@SudiJeylani-pr6vd
@SudiJeylani-pr6vd 29 күн бұрын
Wiilka maad safaarada dhahdaan nabadgalyadiisa suga
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 Ай бұрын
Wiilka u dhiiba safaarada si uu walwalka uga baxo
@husseinaden7560
@husseinaden7560 29 күн бұрын
Kan kenya mpesaha soo qor
@FatimaAbdirahmaan
@FatimaAbdirahmaan 28 күн бұрын
Hooyadii wax udira soomaaliyeey wuxuu la ooynaa waarafaadka hooyadii tiisa taasaa ooga daran
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Ай бұрын
WIILKAN MAXAMAD AH, U SHEEGA, HADDI TEFON LO SOO DIRO KAALAY LA YIRAHDO, HA DIIDO.
@jamadbarrow344
@jamadbarrow344 Ай бұрын
Inbesa ugudira
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 29 күн бұрын
xita dhaqtaru raba wu qufaca qabow ba galey sawirka hala hubsado magaca aabaha saxda hadii la helo ayaga sawirada arkayo
@1Cairos1
@1Cairos1 Ай бұрын
xawaalada udhiga
@somaligirl3047
@somaligirl3047 29 күн бұрын
Wiilka maa safarad geysan ayada admigiisa sugeyse
@AbuuAsad
@AbuuAsad Ай бұрын
Wiilow dadkan warka badan iska amusi dibaato ayey kusababikaran
@sahrasaleebaan9472
@sahrasaleebaan9472 Ай бұрын
safaarada halodhiibo
@TahlilMohamed-qq6nt
@TahlilMohamed-qq6nt Ай бұрын
Waxaa laga heli karaa bablig fiigar American ah qolkiisa qisada lalawadagayaa 5 milyan American ah dawaneysa wa garayaa reportka hadu noolyahay
@SagalMohaned
@SagalMohaned Ай бұрын
Waa qisada aanla ilmeyay mana fahamsani ax awlaad waan dhalnay yaa allaah maxaa lo dhibayaa ilmaha😢😢😢
@nawalhersi4983
@nawalhersi4983 28 күн бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲☝️😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🕋☝️❤️❤️❤️🇸🇴
@shadowonyt669
@shadowonyt669 Ай бұрын
safaradanisku dhiib
@husseinaden7560
@husseinaden7560 29 күн бұрын
Mpeza haloogu shubo
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 Ай бұрын
Naaagtas edebta daran jeelka haloo diro somali dhiig bdnaa hg xaniyihina fuula nacala mooryanti idin dhashay wase
@Quman-ze9xt
@Quman-ze9xt Ай бұрын
Hg ha dhihin wllo aniga ka mida ilmaha yar bana la jira
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 Ай бұрын
@Quman-ze9xt haye wiilka somali ayu kuso dhex koray hadana wuxu leyahay somali ma ahi intu somaliya jogay ciil bu ku Nola hada somali ma ahi ayu leyahay
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 Ай бұрын
Wll HG oo dhan ma’ahan qoys keliya ayey is heystaan aniga HG ma’ihi laakiin Dulmiga ayaan necbahay hadii asaga la dulmiyey in HG oo dhan la dulmiya ma’ahan.
@fadumamohamed7727
@fadumamohamed7727 Ай бұрын
Beenleey
@nurhawa646
@nurhawa646 Ай бұрын
Waxaad isticmaashaan send wave app haddii wiilku mpessa u furan tahey
@Tamaatsadiq
@Tamaatsadiq 29 күн бұрын
Bravo, great news well done say wallahi
WA AMINI WAYAY INAAN UUR QAADAY MUDO 5SANO KADIB ALLXAMDULILLAH
16:32
Q.2aad KIIS LALA OOYAY SHARCIGA AYUU KA QAATAY XABSIGA AYUU KU GURAY CARUURTA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
38:51
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 34 М.
Jaidarman TOP / Жоғары лига-2023 / Жекпе-жек 1-ТУР / 1-топ
1:30:54
Маусымашар-2023 / Гала-концерт / АТУ қоштасу
1:27:35
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 390 М.
ABU DUJAANA OO BANAAN KA KEENAY DADKII SIXRAY CANADIAN BOY SUBXANALLAH
30:05
Zir Hassan Officiall
Рет қаралды 6 М.
SHIRQOOL/LOO DHIGEY WIILKI HAAYEY C.Karin
17:35
SOMALI UPDATE CHANNEL
Рет қаралды 1,3 М.
KIISKII UGU ADKAA NIN YEMEN AH OO 125 KUN DOLLAR KA DHACAY HOOYO SOOMAALIYEED MAXKAMADA DAHIR ALASOW
1:03:42
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 33 М.
ODEYGA GABAR UU DHALAY OO AFKA FURTAY
29:47
Toos Radio
Рет қаралды 142 М.