No video

Arooskeeda Darteed Ayaa Maraykanka Uga Timiday, Balse Maxaa Dhacay ?Qiso Xanuun Badan!!!...

  Рет қаралды 140,648

Dayax Films

Dayax Films

Күн бұрын

KU XIDHNAW DAYAX FILMS HD PLEASE SUBSCRIBE LIKE COMMENT AND SHARE THANKS FOR WATCHING

Пікірлер: 440
@user-nf1ge9dt6j
@user-nf1ge9dt6j 4 жыл бұрын
Walalyaal Wxn jogaa Canda Waxn jeclhy wiil Muqdisho jogaa Anigo wadankaa jogaa Ayn laa shekaysaan jiray ilaa Waqtigan Aan taag nahy Xidhidh kaygu wuu si Awood wey nanyey in aan hantiyo oo Oridisa noqdo iguu duceyaa 😘
@abdiqanimohamed4823
@abdiqanimohamed4823 4 жыл бұрын
Inzh allah waaad heleysa
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 4 жыл бұрын
Insha allah xppti waad helysaa salatu laysha iyo salliga nabiga صلى الله عليه وسلم badso xidhiidhka adiga iyo rabigaana quwee khyr bay noqon yaa rabbi yaa Allah.
@sanist26
@sanist26 4 жыл бұрын
Insha Allah ilaahy Haydinla Garab Galo
@hxgdhxf9965
@hxgdhxf9965 4 жыл бұрын
Illahay ha kuu yyeelo niyadaada
@Fatima-yt4rb
@Fatima-yt4rb 4 жыл бұрын
İllh Haku rumeyo riyada insh allh
@Hanna44_Hoodo
@Hanna44_Hoodo 4 жыл бұрын
inantan soo tabineysa caqli badanaa masha allah weyna qurux badatahay qiso aad u xanuuun badan
@abdijibaarbarre7193
@abdijibaarbarre7193 4 жыл бұрын
Maad ka hezhaybaH😂😂
@zaaragirl4632
@zaaragirl4632 3 жыл бұрын
@@abdijibaarbarre7193 😂😂😂😂
@abdijibaarbarre7193
@abdijibaarbarre7193 3 жыл бұрын
@@zaaragirl4632 was sidaa soomaha😀😀😃
@zaaragirl4632
@zaaragirl4632 3 жыл бұрын
@@abdijibaarbarre7193 Haa taliye 😁😁😁
@diinishabeel5525
@diinishabeel5525 4 жыл бұрын
Abtiyo adigu jacylada burburay maxaad udaba socotaaa Kuwa guulaystay sooduuub caloool xanuunbaaad wadaaaa wllo waaaa fikirkayga wllkay keep going bro
@user-rx1uf3vg7m
@user-rx1uf3vg7m 4 жыл бұрын
Hani qurux walhi nafta ku jecel AlleH haku sharfo
@muniirazimanmustafe4234
@muniirazimanmustafe4234 4 жыл бұрын
Qiso ad uxanuun badan waaye dayax films Alla hani zharfo
@MaadhMedia
@MaadhMedia 4 жыл бұрын
Kabadhas wa quruxlay bro baskax furan masha allah
@samiiramohamed11
@samiiramohamed11 4 жыл бұрын
Camera-dan aad warwareejinaysaan kadaaya fadlan... focus-kiiba waad naga lumiseen
@Aisha-qn5tx
@Aisha-qn5tx 4 жыл бұрын
waa run wlhi daqiiqadihi ugu horeeyay kuwareeray😫😞😞😞
@hoybilla1489
@hoybilla1489 4 жыл бұрын
Please kadaaya dhe Iyo waliba qofkan aad moodo inuu isagu isu sheekynayo qofki WA inu Si wacan shaashda U eego
@queen_azhwaaq9157
@queen_azhwaaq9157 4 жыл бұрын
Haaa waa wareer wlhy
@xeebtastudio1751
@xeebtastudio1751 4 жыл бұрын
Hhhhh wofkan hadlayaa waadiga ramadan kareem
@zhaficicadde9073
@zhaficicadde9073 4 жыл бұрын
Waa runta wlhy VAR ha shaqeyso
@aminoaxmed1688
@aminoaxmed1688 4 жыл бұрын
Msha allh haniyey riwyadada jeclaye shegada bakasi mcn ilahy hakudayo
@asmaboodhle3653
@asmaboodhle3653 4 жыл бұрын
Mnsha alh hani alle haku xafido hppti go forward adigiyo teamkuba
@ausanqueen364
@ausanqueen364 4 жыл бұрын
Wlhi qalbiga ka oyaaaay aniga jacelkeyga 4 sanaa wada soconaay xali jclkenaaa so afjarmay iga tagay banan dacaad😥😥💔💔💔💔😥😥😥💔💔💔💔😭😭💔💔💔😭😭💔💔💔😭💔💔😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔😭😭😭😭💔💔😭😭😭💔😭😭😭😭💔💔💔
@bahjoelmi1138
@bahjoelmi1138 4 жыл бұрын
nibciyajacel ka
@mohammedkarama5455
@mohammedkarama5455 4 жыл бұрын
Camarada awgeed in aan daawado waan ku dawakhay oo iskaba daayay
@Just2facts2
@Just2facts2 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
@mahdiaahmed2452
@mahdiaahmed2452 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@najaxabdirizak7066
@najaxabdirizak7066 4 жыл бұрын
Hanni sida ineey ayada qisada ku dhacday ayeey uga hadleysa hadana wey ilmeyneysa😥😥😥😥
@abdirahmancsk117
@abdirahmancsk117 2 жыл бұрын
Qaabka Ey U Sow Bandhigeyso Cajiib Waaye Waxaa Moodaa Qofka Qisada Ku Dhacday😓😓😓
@mohamedyusuf8108
@mohamedyusuf8108 4 жыл бұрын
Mash Allah Illahay Caqliga ha kuu siyaadiyo Walhi Gabadh laga daba ordo o lagu daalaa tahay
@chibriil_ahmett1166
@chibriil_ahmett1166 4 жыл бұрын
Walhi hani show waa inan an tageero illhy ifka intad noshy wax xun kuma tuso walhi waa inan aqlibadan dhiraan na mansha Allah illhy haku xiftiyo wllshy Macn😘❤
@yussufmohamud9181
@yussufmohamud9181 4 жыл бұрын
Gacan kusamaye baaye ugetahye
@ilwaadquruxyartareersomali2251
@ilwaadquruxyartareersomali2251 4 жыл бұрын
Ax ax ax ax waan ileeyey waa qiso xanuun kulul
@ikraanawad9611
@ikraanawad9611 4 жыл бұрын
😢😢😢😢qof dumara qalbiga kajabisey waalagaga dambeeen 😥😢
@raxmamaxamad6843
@raxmamaxamad6843 4 жыл бұрын
Runtii hani waa qof ku vcn arimaha jcyl iyo sheekadooda aad bad u mahadsantahay wllshy
@nasirasiicid1693
@nasirasiicid1693 4 жыл бұрын
Haa wllaahi
@hamseabdisiraad6492
@hamseabdisiraad6492 4 жыл бұрын
Doob uguma xumid 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@raihanaibrahim5922
@raihanaibrahim5922 4 жыл бұрын
Hani xita marka ay riwaayada jilayso iskada camera da e ma eegto xita qofka ay la jilayso ma na garanayo sababta talow may khajishaa
@sahamiyemedia6013
@sahamiyemedia6013 4 жыл бұрын
*Hani YaR3y PaZhpan KuGu aHay WaLipa InTaaZ Oo DaD aH DheXdoD KaaGa Zh33gtay PaHaLka💘*
@maxamedaxmed5998
@maxamedaxmed5998 4 жыл бұрын
Anaah qapa😂😂
@nasirsiyaddaud8510
@nasirsiyaddaud8510 3 жыл бұрын
RUGTA WARARKA Kii u meheriyayna waa aniga😂😂😁
@nimcaatisharaf1685
@nimcaatisharaf1685 4 жыл бұрын
Qisadan inaad soo bandhigtaan may ahayne inaad filim kasoo matashaan ahayd markaas bay xiiso yeelan lahayd🤣🤣🤣🤣
@Maphiavloggs
@Maphiavloggs 4 жыл бұрын
Xafiiska jaceylka ee Hargeisa ee Mohamud Boodari ayey taagi lehed lknse imaka (2020) aya lafure anyway qiso xanuun bdn ayey ehed sorry 💔😰😰😥
@hamdasalah6883
@hamdasalah6883 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@masriaali984
@masriaali984 4 жыл бұрын
Sawirka ku saaran ee halka il daboolan tahay iska qaad walal wa habka shaydaanka
@MultiPublic
@MultiPublic 4 жыл бұрын
Hwnkii wxy amineen nin adag oon dareemayn Rarigna wxy amineen gbdh adag tolow yaa u mcina dadka wxa jcl 🙏
@qalbilulaabdi8946
@qalbilulaabdi8946 4 жыл бұрын
That is why I don’t believe wiilasha afriko
@luulabuuni8645
@luulabuuni8645 4 жыл бұрын
don't say that but says everyone men somali
@franskafka5913
@franskafka5913 3 жыл бұрын
What😬 Ma wxaad moodeysa filmaanta dadkan matalaya e jacylka matalaya inay run ka thaY😂 Wtf is this
@cabdaledhagjar4437
@cabdaledhagjar4437 4 жыл бұрын
Hani aad bn u taagera wana inan wax jili karta hipo jilin iyo matalad illhy siiyay go for ward ziz ❤
@nimcoabdi7466
@nimcoabdi7466 4 жыл бұрын
Hani show❤
@zhacnijamaal7626
@zhacnijamaal7626 4 жыл бұрын
Ax yaa jecyl ♡♡♡
@jamagadhyare2618
@jamagadhyare2618 4 жыл бұрын
Codkeeda iyo quruxdedu wa isleeyihin inantan
@moham3tzhooqih49
@moham3tzhooqih49 4 жыл бұрын
Hortu Ma Dayax show KaliYa ayay wax Ku dhaCan iYagun meezha ku aragnaa
@asmacabdisalaan2532
@asmacabdisalaan2532 4 жыл бұрын
Masha alah hani qof qiimo bdn oo qurxoon alaha ha ku daayo mcnto qli wadku haku ilaawo wll qali
@qosolwanagsidahoyaded308
@qosolwanagsidahoyaded308 4 жыл бұрын
Hani show 💞❤❤❤💪
@kalsonidanafta1153
@kalsonidanafta1153 4 жыл бұрын
Ax qiro xanuun badan weeye 😪🥵
@khaliddiraneh3969
@khaliddiraneh3969 4 жыл бұрын
Wllo inanta kadaa kameeradan aad ku dhaweynayso
@amirahassan4653
@amirahassan4653 4 жыл бұрын
How did she know Somali then???
@roodarooda4252
@roodarooda4252 4 жыл бұрын
Hani wllshay aad iyo aad baaad umahadsanthy wllshay haniyeey Qisadaad soo bandhigtay waa qiso and iyo aad igayaabisay wllo waxaan kuleeyhy illhy Haku sharfo wllo qisadan dad badan ayeey ku cimro qaadanaya wallo qlli Aniga igaba ooohisaba wllo😂😂😂😂😂😂😂😂
@naciimocali4216
@naciimocali4216 4 жыл бұрын
Keep going wllo horay usoco wllhi wan la ilmeyey xanuun Inanka qalbi adkanaa
@zuldandhakawe6801
@zuldandhakawe6801 4 жыл бұрын
Sxbyaal Waxani Waa Barnamij Waliba Qisaa Maaxay Sidan Aad Usoo Gudbiseen Ma Heesbaa Wuxu Midakale Inantu Mobile La Hadli Maysee Camera Uso Jeeso Intaa Iska Saxa
@khalafkevin4697
@khalafkevin4697 4 жыл бұрын
Allahuma manajinaa mina jcyl waaba cudure qofbuu USA kakeenay laaxowla 😂💔💔
@abdiladifali1832
@abdiladifali1832 4 жыл бұрын
Ax Ax Ax Ax Ax 💑💑💑💑💑💑💑💑💑💑
@asmajama8601
@asmajama8601 4 жыл бұрын
Dhipkiisa qofkii soo mraa garn 😭
@abdifatahxaaji3073
@abdifatahxaaji3073 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@abdifatahxaaji3073
@abdifatahxaaji3073 4 жыл бұрын
Naafada caashaqee Aduunka ma tahay mid ka mida naftaadu 😭😭😭😭
@mushtaqcabdale9569
@mushtaqcabdale9569 4 жыл бұрын
Ax wa qiiro xanuun bdn weeye 😭😢
@cashanoor3287
@cashanoor3287 4 жыл бұрын
Wll mcn see ini kula so xiriri kara qiso jacayl oo xanun badan ba igu dhacday dadka uu so bandhigi laha wxn uu bahanhy mela ini kla so xiriro
@Yacoubmahatt
@Yacoubmahatt 3 жыл бұрын
Lmbbrku shaashda ayuu saaran yhy
@fgnuurosharafnuurosharaf7104
@fgnuurosharafnuurosharaf7104 4 жыл бұрын
Wllhi wan ilmeyy 😭😭😭😭😭
@hodanmohamed7785
@hodanmohamed7785 4 жыл бұрын
Ax ax😭😭😭😭😭❤
@burcociise680
@burcociise680 3 жыл бұрын
Aa walahi waa qiso xanuun leh jacaylku
@jecelowlyrics5136
@jecelowlyrics5136 4 жыл бұрын
JECEYLKUH WAA BILAA NAZIIP WLLHI AX AX AX AX😭
@ifiyetv
@ifiyetv 4 жыл бұрын
Waar inantu yay u sheekaynasaa 😂 Camerada soo eeg dhaha 📽 Waalagu caajisayaaye loooooolz
@sucaadmuhudiinmohamed5137
@sucaadmuhudiinmohamed5137 4 жыл бұрын
Adiga ma inanta wajigeed mAD MEESHA USOO GASHAY WARKA KEEDA MAAD DHAHEYSATIDE SOOMALI MARYOOLEEY WAR MAICNO DARO MA WEYNEYSIIN
@ifiyetv
@ifiyetv 4 жыл бұрын
@@sucaadmuhudiinmohamed5137 Maxaa ku xiijiyay adiga xaajiyo, inanta iyo qolada duubtayba waxa u wanaagsanayn hadii loo sheego ilayn dayrkii makaad lama duminine.
@hoybilla1489
@hoybilla1489 4 жыл бұрын
Haa walhy caajisay
@dekoshire6542
@dekoshire6542 4 жыл бұрын
Jacayl aan lagulaqabin dhibkaas buu leeyahay 😭😭😭
@hamdakhader5294
@hamdakhader5294 4 жыл бұрын
Yaa ku dhahay nin baa wax loo qabta mcnaha waxsy ana meherka bixinaya ana guri ku dhisaya waliga nin wax ha uqaban ha dhaafin xadkisa isagay masuliyada saarantahy kaliya wang ufal si fiican ula dhaqan lkn xadkooda ha dhaafinina habloow
@xigmaddonofficial6680
@xigmaddonofficial6680 4 жыл бұрын
hani jila wcn
@furcasibnufurcas4699
@furcasibnufurcas4699 4 жыл бұрын
Sheekadani dhacdo maaha ee waa dhigdhig 🤣🤣🤣🤲
@sucdifunny3425
@sucdifunny3425 4 жыл бұрын
😍😍😍😁
@haawofaarax1129
@haawofaarax1129 4 жыл бұрын
keep going dayax
@nasradiamond3641
@nasradiamond3641 4 жыл бұрын
Hani hore usoco
@ubaxsalax9623
@ubaxsalax9623 4 жыл бұрын
Ax ax sorry walhy waan ka xumaaday waa qizo xanuun badan wl qali hani shaw wad mahadzantahy si daa hablaheena uLa talisay
@sahamiyemedia6013
@sahamiyemedia6013 4 жыл бұрын
*NaFada CaZhaqa aDuunKa Ma TaHay MiD KamiDa NaFtaDu 😭*
@bashkaaxmed1822
@bashkaaxmed1822 4 жыл бұрын
Waqisa xanun badan
@abdishakuurmuhumed7711
@abdishakuurmuhumed7711 4 жыл бұрын
Maya maya
@shacnidhaladkiiboorama5783
@shacnidhaladkiiboorama5783 4 жыл бұрын
Madar Ashraf TV Haa wllo💔😓
@hoodocu5674
@hoodocu5674 4 жыл бұрын
Sorry 💔😭😭😭
@nasirsiyaddaud8510
@nasirsiyaddaud8510 3 жыл бұрын
HAA😥
@queenofthehouse908
@queenofthehouse908 4 жыл бұрын
Aniga waan yabaye ma reer hargeso kaliya ayu jaceyl kudhaca qisoyinka dhan wa wada reer hargeysa malaha aflanta ayey badsadaan👌🙆‍♀️🤦‍♀️
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 4 жыл бұрын
الحب عالم الآخر ،الحب لا يعرف التقاليد ولا جواز السفر. لا تلعبوا قلوب العاشقين
@hamzenasir2286
@hamzenasir2286 4 жыл бұрын
MshaAllah go forward ziz
@dhacdooynkadunida9843
@dhacdooynkadunida9843 4 жыл бұрын
wllhi xaqiiqatan gabadha tani malinkaan arkay waxaan u jeceladay si xad dhaaf ah xaqiiqatan waxaa aan noqday qof xalad adag uu iga gaadhay jacaylka aan u qaday oo iyada darted aan u dawado filinkaa balse waxa aad iyo aad iga murugo badan gabadhaaso aan ahayn meel aan kala xidhiidho xaqiiqdii waxaan ka codsanayaa hadii ay aragto inay ilaso xidhiidho
@cayniilaamaj1005
@cayniilaamaj1005 4 жыл бұрын
jcylku ma hawl yara ilhy hku sahlo wxd rabto
@abdifatahmubarak5817
@abdifatahmubarak5817 4 жыл бұрын
waan kuu codaynay
@hibakabdi9668
@hibakabdi9668 4 жыл бұрын
Alle haku fududyo
@iamsomalilander5485
@iamsomalilander5485 4 жыл бұрын
Waraa nio cidla Ka qooq ayaa ku yaya lakin jacayl maahe hubso😂
@ayanabdi2352
@ayanabdi2352 4 жыл бұрын
I am Somalilander cidla ka kaqooqow maxad ku qoqday wa adiga iska qoqee 😂😂😂😂
@aaminaubax4814
@aaminaubax4814 4 жыл бұрын
Allah ku sharfo qli
@zumayodaxik5621
@zumayodaxik5621 4 жыл бұрын
wLipa wax my dawn hdna Ax daaz Hyan Ar kuwnAaa🤣🤣🤣
@sahamiyemedia6013
@sahamiyemedia6013 4 жыл бұрын
😂😂😂 ZowmAha
@kingserbia4348
@kingserbia4348 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@fardusjama7379
@fardusjama7379 4 жыл бұрын
Sheeko hada ay sameynayso weeyan
@haawofaarax1129
@haawofaarax1129 4 жыл бұрын
walahiy waa xanuun 😰
@amalali3410
@amalali3410 4 жыл бұрын
Wllaalooy bas bas. Thank U Se adoon xumaan u arkin Anigaaba Jacayl hor Lehi ii Kaa qabtay oo walaahiya Qaabka qiirada leh eed usoo gudbisanayso qisadan Walaahi waa bilaahi Anigaaba aad kuu caashaqay Waxaad thy. Ehlu sharaf walkaram Ilaahay raali hakaa ahaado Walaw aan uba boggay Aragaaga inanyahay Inkastoon horaantii Anigoon is garanayn Inta aan ilduufay Eedeeyey caashaqa!! Hadii Aan afeeftoo!! Ulajeedadaydiyo!!!. Nuxurkii idhaado!! Inanyhy jcyl dhaba!! Wiil kuu Hayaan ahay!!
@kreammuza4499
@kreammuza4499 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@mohawardi9955
@mohawardi9955 4 жыл бұрын
WAA QISO ITAA BA TEY🤔🤔🤔
@drabdirahmanhalac7923
@drabdirahmanhalac7923 4 жыл бұрын
Oh ! Mzha Allh Inanti sheekadA ku qrx badanaa hno adigu mad ishekayn ani inta noloshaada ka dhiman. Mize izgiijinta aad habLaha ugu baqaysaad Aaminsan tahay hhh Zhukran 2 and 3-ba
@amrancadow6136
@amrancadow6136 4 жыл бұрын
Walhi wa ciil iyo calol xumo laki aniga naftirkeyga cabdi raxman ayaan u imaan rawaa abowe dan ayaan ka leeyahy makuu soo safri karaa dacad ayaan kaga hadlooyaa
@muniraabdullahi7737
@muniraabdullahi7737 4 жыл бұрын
Gabadhu way xishonaysaaye haka waalina iskadaya ha sambajinine meeday inantii kale qalbi xab xabka ahayd mayska daynaaa waxa haye uf dawashadiisaba
@bashiirkhaldaan1938
@bashiirkhaldaan1938 4 жыл бұрын
Aptih Hadeeer Ma haysa Ciwankeediiii Iminka iso sheeeeeG NIMCOY
@rahmaismail5646
@rahmaismail5646 4 жыл бұрын
Camerada i warerisay yaqay
@bashiirkhaldaan1938
@bashiirkhaldaan1938 4 жыл бұрын
Deeh aptih inantuh lacag ha haysateeeh WanaY Qurux badnaynin Deeh ka Dhufo😅😂😂😂
@nimconadarbeauty
@nimconadarbeauty 3 жыл бұрын
Asc walalaheey somali iso boqda subscribe ii gu cawiya iyo like mahadsanid 🙏
@FilmKoob
@FilmKoob 4 жыл бұрын
Hani Show😟😔❤
@uzamehwaqalka7324
@uzamehwaqalka7324 4 жыл бұрын
Walal dayaxow arooska qamar._suugaani Hotel kee
@teamqalbigaadke9064
@teamqalbigaadke9064 4 жыл бұрын
Mongo hotel
@maxamedibraahimmaxamed9961
@maxamedibraahimmaxamed9961 4 жыл бұрын
Hotel zeytuun.iyo.babaay
@xaalidheeman
@xaalidheeman 4 жыл бұрын
Maxaa kaa galay
@hafzakazzim8065
@hafzakazzim8065 4 жыл бұрын
uzameH waqalka mango garden
@najmamaxamad4834
@najmamaxamad4834 4 жыл бұрын
Waa hotel maango
@igmaqali3879
@igmaqali3879 4 жыл бұрын
ax ax ax
@yusralee9937
@yusralee9937 4 жыл бұрын
Wareejinta badan ka daaya dayax films
@farxiadiamond7951
@farxiadiamond7951 4 жыл бұрын
Inad Abwaanad tahay waad noo qarisay hanniey
@fahmiibrahim9360
@fahmiibrahim9360 4 жыл бұрын
I need she send me the pictures hn
@zubeergaazofficial6626
@zubeergaazofficial6626 4 жыл бұрын
Good story
@lakihappy9422
@lakihappy9422 4 жыл бұрын
Masha allh gabadhan wlhi waa inan adag oo karti leh hadalkeda cajiba say ukala dhigdhigayso💪
@ismahancatooshcawaad4979
@ismahancatooshcawaad4979 4 жыл бұрын
Alla kaas doqonsanaya qof kujecel yaa hela aduunka
@ahmedasadahmeddeg2039
@ahmedasadahmeddeg2039 Жыл бұрын
Ani qisO aad u xnun Badan ayaa igu dhacDey plsE ma hystO Qofki an jeclaadey😭😭😭
@fardoosoabdulahi3991
@fardoosoabdulahi3991 4 жыл бұрын
wllo mcn dayax film maaad inuuu sameysid chanal gooni ah ooo qisooyin iyo qiira kaliya aaad sooo galisaan maaad inuuu sameysid waa iga codsi mrkn is dhahno dhageysta aan mashquulka kasoo baxo si' ann u radin mxaa qiso sh lasoo dhigey lkn waaa iga codsi inta igu raacsan aan arko mrka
@libanaben8725
@libanaben8725 4 жыл бұрын
Thanks
@abdirahmancsk117
@abdirahmancsk117 2 жыл бұрын
Inta Ila Dawaneysi 2022 Farta Taagay} Waa Qiso Xanuun Badan Qof Daacad Ku Ah Oo Ku Jaceyl Niyada Lagama Dilo😢😓😓😓
@nuurazagal9873
@nuurazagal9873 4 жыл бұрын
Hani Show Waa inan Aan siku dabeecad nahay Wlhi taanku jeclahy wll Hani 🌹🌹🌹
@tiktoksomalivideos5784
@tiktoksomalivideos5784 4 жыл бұрын
Aaaa fursadaaa anaaa luuul ku radinyeee inta jecel fursadaaso kale like igu qabta😂😂
@muktasimjimale5959
@muktasimjimale5959 4 жыл бұрын
Cabdishakur jimcale hashi bu ahaa kaas wan garanayaa ........."😅😆😅
@rizamohamed7542
@rizamohamed7542 4 жыл бұрын
Maasha Allah sis, waa run, Illah calafkeeda ha u sahlo ameen
@saadiasundus5748
@saadiasundus5748 4 жыл бұрын
Wah camerada maxa kaqaldan🤔
@asmahassan8128
@asmahassan8128 4 жыл бұрын
Keep going
@rozaaquen6978
@rozaaquen6978 4 жыл бұрын
wreer wyh zidan ha wrwrejinin zo dhweyzka.bdn nga daya 🙏🙏wreer wyh plhi
@Myhalimaworld
@Myhalimaworld 4 жыл бұрын
This is what I called a made up storyline.
@reo9475
@reo9475 4 жыл бұрын
HALIMA HANDULEH It’s definitely made up
@munamaxamed9761
@munamaxamed9761 4 жыл бұрын
😭😭😭😭♥️♥️♥️💞
@hasbunallahwanimawakil4657
@hasbunallahwanimawakil4657 4 жыл бұрын
Bash walahy dhalinyaradanu way iga qosliyeen bash baan ku ahay anigu caybaban moodilahaa
@aaminaubax4814
@aaminaubax4814 4 жыл бұрын
😙😙😙😙
@indhokafiya4567
@indhokafiya4567 3 жыл бұрын
Iyadaa ku dhalatay dheh hoyadeed iyo ayeeydeed kuma dhalan karaan anaga 20 sano joogna USA laga yaaba hooyadeed oo yar inat timai qof ugu badan wuxuu joogaa 30
@qadancalimoge8327
@qadancalimoge8327 4 жыл бұрын
Walazhy hani alleh haku zharfo qizo xanuun badan ayaad Nala wadaagTay
@Neima_Omer
@Neima_Omer 4 жыл бұрын
Hank runted waaye raga luuma jilco wlhi waa xaqiiq ragma lagama naxo loomana naxariisto😤
@franskafka5913
@franskafka5913 3 жыл бұрын
Always waad caadifad hadashaan dumarow raga looma naxo kulhaa😂😂 Kubad miyeynu wada ciyaareynaa😂😂
@Neima_Omer
@Neima_Omer 3 жыл бұрын
@@franskafka5913 wanu filayna waayo wad na dhipten
@franskafka5913
@franskafka5913 3 жыл бұрын
@@Neima_Omer raga somalida oo qudha miyaa mise raga aduunka ku nool oo dhami wey dhibeen dumarka?
@suldaansaleebaan1896
@suldaansaleebaan1896 3 жыл бұрын
khayaal ku noshahay wllhi kn chennel ka leh
@safiaofficial7074
@safiaofficial7074 4 жыл бұрын
Xaqa maalin maalmaha kamida ayuu kasobixidonaa macaanto guul iyo farxad ayan kurajeynaa mid kugu waasho on kaa waalin (Allaha) kuu sahlo inshaa (Allaah) macnaheedu waa adiga mayaane cidkale inusan fiirinin
Qaaci Show | Cabdi Madoobe iyo Nimco Ladan | Astaan | 2021
29:59
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 42 МЛН
The Giant sleep in the town 👹🛏️🏡
00:24
Construction Site
Рет қаралды 21 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 6 МЛН
Qiso Jaceyl oo xanuun badan, Barnaamijka Sheekooyinka CBA
10:11
Isa Sheeg
11:33
Release - Topic
Рет қаралды 228 М.
Filmka Lu'gooyo Haween Part 30 2020......
32:13
DAYAX SHOW
Рет қаралды 179 М.
Hikmat Wehbi Podcast #152 Salama Mohamed سلامه محمد
1:19:55
Hikmat Wehbi Podcast
Рет қаралды 694 М.
CHALLENGE UGU ADKA EBID AAN SI WADAJIR AH U SAMEYNO !!!
13:14
Qurux Ku Dhiigle
Рет қаралды 222 М.
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 42 МЛН