Ilaa Hooyadeed Ayaa Og Waxa Uu Ku Sameeyey Qisadii Iigu Yaabka Badnayd Ooohin

  Рет қаралды 133,885

Dayax Films

Dayax Films

Күн бұрын

Пікірлер: 1 500
@DayaxFilms
@DayaxFilms 4 жыл бұрын
Follow My Instagrame dayaxfilms_
@dhagozomgaming7409
@dhagozomgaming7409 4 жыл бұрын
Ok
@eng-aaminaa.m.geedieng-aam8198
@eng-aaminaa.m.geedieng-aam8198 4 жыл бұрын
Waa inan yar hadda dugsi sare ka baxday qalbigeeda waa ayuu la wareegay lkn Waxaan jecelahay inan ku cawiyo aragtidaydaa lkn inan la xidhiidho ban jecelahay
@qurbaawis642
@qurbaawis642 4 жыл бұрын
Way ka gudbi doonta wayna ku waayo aragaty hadaanu UUR U yeelin waa Alhmdilah
@safiyoahmed5108
@safiyoahmed5108 4 жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋
@muntaasquruxwanaag8285
@muntaasquruxwanaag8285 4 жыл бұрын
Wan ka xumahay wallshy
@rahmadahabo5329
@rahmadahabo5329 4 жыл бұрын
Qof dhimanaya ha jeclaan wllo ee jeclow ka aan abid dhimaneyn waana allah swc Jacaylka dhabta ahi waa kaa Allahaana isku xidh wllo Qalbigaaga dabka ka shidana alle hakaa damiyo
@xamdasharaf982
@xamdasharaf982 4 жыл бұрын
Taas ayaa xaqiiqa ah
@myhanayusuf6516
@myhanayusuf6516 4 жыл бұрын
alle hakaa xifdiyo xumaanoo dhan wll qaaliya
@ayaanjaamac1710
@ayaanjaamac1710 4 жыл бұрын
هذا صحیح والله اخی
@abdulrahmanyare2402
@abdulrahmanyare2402 4 жыл бұрын
Midbaa jirta dadku inay ogaadan ,Aduunyada waxad timi adoo kaliya, adoo kaliyana waad ka tagaysa, lkn waa kugu khalad inad qof bani aadam ah isasiiso, qofkan aduu maad dhalin, Gacantaadana Kumad abuuran,wax walbaba way dhici karan,qof hal mar lama wada naco ,hal marna,lama wada jeclaado. Aadban uga xumay wlo wxa kugu dhacay ,ilahyna mid ka fcn haku siiyo❤.
@abdirahmandiini8446
@abdirahmandiini8446 4 жыл бұрын
Ilaahay ha Ku gargaro wllo
@fatoumahassan838
@fatoumahassan838 4 жыл бұрын
Sax
@cawomaxamed814
@cawomaxamed814 4 жыл бұрын
Abdirahmaan farhan muhiimaduba waa intaasoo la fahmo
@abdulrahmanyare2402
@abdulrahmanyare2402 4 жыл бұрын
@@cawomaxamed814 mahadsanid wlo ❤❤
@alidheere4396
@alidheere4396 4 жыл бұрын
Hadal waayeel
@sumayasusu4082
@sumayasusu4082 4 жыл бұрын
😢😢😭😭waan somaray nolashaa iyo tu ka aday mudo kabacdi Alxmdulilah ilahay baa igasaaaray balse cashar adag baan kuqaatay iyo qalbi adeeg ilaa imikadana waan iska ilaalshaa xiriiir😞Jacylka guurka ka hor inuu duli iyo silac yahay baan daremay👏👏😭Ilahay qalbiga hakuu qabojiyo xappty waxa kaga filan laba rakaco ood Salatul layl utukato ilahay isku dhiib abayo mcntoo 😭😭💔💔💔
@khalidmustafe3133
@khalidmustafe3133 4 жыл бұрын
Dadkii wanagzanaa dunida kama dhaman sister lkn jacaylku waa xanuun kuluyahay markaan lagula dareemayn
@cabdiqanimahadmuuse8748
@cabdiqanimahadmuuse8748 4 жыл бұрын
Exactly waa taladaan odhan lahaa wllzhn
@sakariyesead6966
@sakariyesead6966 4 жыл бұрын
Masha Allah waa runtaa wll
@sakariyesead6966
@sakariyesead6966 4 жыл бұрын
Allah qalbiga hakaaga reebo ninka silicaa ku mariyey haduu markuu ku arko ku soo donan waayo ileen qof wax jeceli dhiigmaleh lkin nin jilicsan weeye runtii ninka intaa aad daba socotay Allah u noqo oo salada badi markastood xasuusato laba ragcadood ka tuko waxa
@faadumoismaciil389
@faadumoismaciil389 4 жыл бұрын
Sumaya susu jacaylku aadbuu uxanuunbadanyahay ilaahay wixii dhibaataysan fhibaatada hakasaaro
@sadiamusemohamed1883
@sadiamusemohamed1883 4 жыл бұрын
Ma arkin qoso iiga xanuun badan wlhi qisadaan waana iheysaa allah ayaa talada lasaartaaa
@ebyanofficial8963
@ebyanofficial8963 4 жыл бұрын
Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 1k i gaadhsiiya bes😭😭😭👏👏
@itzzarashow1996
@itzzarashow1996 4 жыл бұрын
Wll qaali isoboqo fadlan🙏🏽🙏🏽👍🏾👍🏾👍🏾
@omard7649
@omard7649 4 жыл бұрын
Qisadaan waa qiso xanuun badan waan dareemi karaa xanuunka kuhayo wallo, qalbiga Eeba ha kuu qaboojiyo kan aad jeclaatay ee aad u balaan bashay ee dareemi waayey gobanimadaada ee kaa dhaqaaqay wuxuu garan donaa saadame, Wallo mar labaad iyo mar sadaxaadba qalbig allaha kuu qaboojiyo jacaylka waxaa garan karo dareemi karo qof damiirkiisa nool yahay ee naxariis leh waxaa tahay qof wanaagsan oo si dhab ah wax u jeclaaday wllo talo waa tii rabbiye anigu waxaan ku oran lahaa iskaaga har oo go'aan qaado qof aan ku dareemaynin kuna dabin daabeenaayo iskaaga har ducada badi gudcurka kac oo salaad tuko gacmaha cirka u taag yaa rabbi dheh Insha Allah waad daboobo doontaa oo caafi maadi doontaa, nimuu ku haray bay howli u taalaa" Qisadaan oo kale aniga ayey igu dhacday imikadaan lajooga waxaan hayaa imika wadadii bugsashada oo in badan baan oo yey is ciil kaabiyey hoogay oo balaabalay, sadex bilood oo aanan seexanin habeen iyo maalin baan soo maray walina dhaawici waan qabaa lknse wadadii buksashada baan hayaa oo waan yara socsocdaa hadda go'aan baan qaatay aan dim dambe uga laabanaynin insha allah xanuunka iyo cadaabta uu qofkaas imariyey darteed, waxaan halkaan ugu duceenayaa qofkastoo cishgiga looga baxay lana qiyaamaeyey qalbiga Eebe ha u qaboojiyo Dhalinyarada soomaaliyeed waxaan leeyahay habliyo wiilalba qofkasta ula dhaqma sida aad adiguba jeceshahay in lagula dhaqmo, beenta qiyaanada qalbi jabka iska daayo oo qofka aadan rabbi sicad oo geesinima leh ugu sheeg walal kuma raba ee iga raali noqo kudheh waa geesiinimo inaad qof kale ku dul wadi lahayd qof si dhab ah kuu jecel kuna aaminay, marki aadba garanaysid qofka aad doonaysid qofba waqti kalumin maysid" gabadhaan qisadeeda iyo tayda way is leeyihiin insha allah waxaan rajeenayaa inaad ka bogsan doontid wllo
@shukrisharif8714
@shukrisharif8714 4 жыл бұрын
Dumaro Wax Ma i idiin Sheega Sine Ama Xaraan Haku Dhicna Guurga Ka Horo Jaceyli Ma Jiro Dumarow Is Jira ☝☝☝☝☝☝☝☝☝👉👉
@mohamedhussein9484
@mohamedhussein9484 4 жыл бұрын
Jacaylkan la sheegaa waxa uu fududeeyaa sinada ilahay inaga badbaadiyo aaaaaamiin yaa rabi
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 4 жыл бұрын
Waa runtaa waa les jecelyahay sanad ayaa lashekeysanayaa ayaad maqleysaa dadku sheydan ayaa kuxarira waana halis in sino lagu dhaco
@myhanayusuf6516
@myhanayusuf6516 4 жыл бұрын
قال الله تعالی ( قد شغفها حبا ) من السوره یوسف ilaahaybaa qur aan kiisa ku sheegay in ay gaba dhaasi nabi yuusuf calyhi salaam jeclaaty
@fisoabdullahi9140
@fisoabdullahi9140 4 жыл бұрын
Somali had an nahayjeceel manaqaano rageenaiyo dumarkeena waxetyaqaanaan xiiso Jacelmajiro pilaaheykacabso sheydaanka Iskanaaradkaarta aqriso.inanka aadjeceshahay I saga was isqimeynaayaa adigana isqimeynaayaa
@ayaansead3295
@ayaansead3295 4 жыл бұрын
Jacayl waa ka ILAHAY Aan xita marna ka bur burayn 💯💯
@ebyanofficial8963
@ebyanofficial8963 4 жыл бұрын
Jacayl aad u xoog badan ayaan u qaadi doona walalkasta oo somaliyeed waayo isaga ayaan wax ku ahay waxan rajaynaa anoon cid kale ama ajnaanim u doonan caawimaad inan ka heli doono walalkayga / walashayda somaliyeed wan idin jecelahay eh maanta iidin baahanahay eh maanta garabkaaga ahaada iguna caawiya subscribe 😔👏👏👏
@hamsefilmsvlogs4125
@hamsefilmsvlogs4125 4 жыл бұрын
Waan kuu saaray wl ana ii soo booqo fadlan
@ahmedabdisalaam1546
@ahmedabdisalaam1546 4 жыл бұрын
Kusiyay wll qali
@queenlanzonia8038
@queenlanzonia8038 4 жыл бұрын
Naayaa gabadha copyga kadaa ubax digsiiya channel ayay leedahy manadawarsateee
@queenlanzonia8038
@queenlanzonia8038 4 жыл бұрын
Ceebeyska kadaa gabadha
@raxmasaleeban2749
@raxmasaleeban2749 4 жыл бұрын
Channel wa coppy mala upax tuuksigan ka yapaypa yaap
@محبوبةالرحمان-ك3ش
@محبوبةالرحمان-ك3ش 4 жыл бұрын
Qof wliba haduu si dhaba u jeclaado ilahii abuuray Uqsimu bilah Inuu ilahay albab kasta u fududaynayo Ama qof kle o uu jeclyahy hanoqdee Cabsida rabi Ku dadaala wllo
@khadramohamedfarah6513
@khadramohamedfarah6513 4 жыл бұрын
Sorry sorry huuno😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😑
@khadramohamedfarah6513
@khadramohamedfarah6513 4 жыл бұрын
Sorry sorry sorry😥😥😥😥😥😥😥
@quenahlaanmohamud5351
@quenahlaanmohamud5351 4 жыл бұрын
Xaqiiq wlhi
@maxamedxassan8287
@maxamedxassan8287 Жыл бұрын
Wlhi sorry adunka wax wlbo wa la aragaa wan ka xumahay wax ku dhacy
@khadarbaulmedia5376
@khadarbaulmedia5376 4 жыл бұрын
Jacylkagah koopabad waliga ilaawi maYsid xita hadaad reer yelato 😥😘
@ilwadcabdijamal7813
@ilwadcabdijamal7813 4 жыл бұрын
REALLY 😢
@hudapilicsan7700
@hudapilicsan7700 4 жыл бұрын
Waaa run wlhi 🥺🥺🥺
@wacanciise5446
@wacanciise5446 4 жыл бұрын
Waa run walhi
@DjAbuAhlam885
@DjAbuAhlam885 4 жыл бұрын
wad ilowi kartaa
@ladaneyahmed4385
@ladaneyahmed4385 4 жыл бұрын
Wa xaqiiq tasi
@mohamedmohamoud4886
@mohamedmohamoud4886 4 жыл бұрын
Waxa ku talinaaya walaasha talaaboyinka 1: Alaah Talasaaro 2:waxa samaaya ducuud fara badan salaada badan 3:Samaayso meelihi ka soo xidhiji saarato back 4:ka saarato qoraaladi sawirkiisi iyo codi kiiso 5:Alaaha wadiisi qabiga kaago sooro ku badalo qof kale ku jeclya 6:quraan kariim ah Akhariso suurada sadeexada qucaduudo iyo yaada ku siga Iyo yaasiin waxa qaado talaabooyinka saxah ku rajinaya ku guulaysanado 7:waxa jira
@btsjungkook4009
@btsjungkook4009 4 жыл бұрын
anu qof baan jecelahy lkn isagu ima oga uma shegan dono intan nolahay wayo waxan ka baqaya reaction kiisu wuxu noqon dono amba uu igu jawabayo hadi taa laga yimadana maba rabo inan qof ibnu aadma jeclado mar danbe inanta waxa ku dhacay ban arka isagana ilhay ban ka baryaya inu qalbigayga kasaaro🤲🏻🥺🥺
@saciidoabdi8416
@saciidoabdi8416 4 жыл бұрын
Ax wllo noloshu waa tijaabo u sheego jcylkga lkn ha siin qalpigaga
@somalitiktok7320
@somalitiktok7320 4 жыл бұрын
𝐀𝐱 𝐳𝐱𝐛 𝐰𝐚𝐱 𝐰𝐞𝐥𝐛𝐚 𝐭𝐢𝐣𝐚𝐛𝐞 𝐮𝐬𝐡𝐞𝐠𝐨
@Nafiso-df8wf
@Nafiso-df8wf 4 жыл бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅💘💘💘💘🤔🤭💟💘💕💗💓💯
@hiborashed3069
@hiborashed3069 4 жыл бұрын
Wllo ha u zhegan jacayl ee qalbigag izka zheego
@yaashjamakahin2534
@yaashjamakahin2534 4 жыл бұрын
waa Inan qalbi jilicsan Fadlan is qabo Noloshu way waayo badantahay waxkasta way kusoo marayan Qof biladanana sidanoo dhan layskuma siiyo qalbi jabkana walasoo wadA maray Qofka bila adaanka ah Wuu kufi karaa lakin inuu kici kari waayo ayaa xun Qofka xaladaas adoo ku jira aan ku ogeen Fadlan Qalbigaga ku qasab inaad ilowdo Jacaylku waa xanun waanan kula dareemayaa Qofkasta Smskan Akhrinaya waxan kula talinayaa Inaad Qalbigaga 💯 &💯 anad siinin Sababtoo ah Qofkan ma ogid waxa kaga soo bixi doona✊✊
@shabdallamusa8229
@shabdallamusa8229 4 жыл бұрын
Farxada mashad Ka halayso anaa kuu shagayo abayo tasbixda takbiirta iyo dhaman adhkarta Kala duwan Ku dadaal
@yaxyeahmed5617
@yaxyeahmed5617 4 жыл бұрын
JacaYlkapa intaan aminzanaYn faRta taaga😂🙋‍♂️😊
@saynababdi8108
@saynababdi8108 4 жыл бұрын
Hhh sidas ayaba frxd bdn
@samirosiman6345
@samirosiman6345 4 жыл бұрын
abyo qer iyo frxd ilahey hakugu badalo murugada ad somartay
@ekraamsuleyman939
@ekraamsuleyman939 4 жыл бұрын
Faaakh weye iyo dhilo nimo🤣
@maxamedxigmaawi
@maxamedxigmaawi 8 күн бұрын
XasuusaHa JooGTada ah iyo xaNuuNka xiisuHu leyahay kuwa Qofkodi waayay baa garan💔🥺
@sawdaali8509
@sawdaali8509 4 жыл бұрын
Addunka wxa ugu xun qofka jacaylku ku dambeyo,isaga ku bahan dona weliba adigon ubahnayn inchallah.Midka lagu qoray haddu yahay wad heli wll inchallah,Alle qalbiga haku qabojiyo qali wan ku darimi kara wlh😥
@dhibdiidofficial514
@dhibdiidofficial514 4 жыл бұрын
M.a wll waan ku jeclahay
@kiincabud4486
@kiincabud4486 4 жыл бұрын
Abaayo ha niyad jabin hana ku xirin noloshada qof kaa tagay ama Dan kaa leheen caloosha adkee abaayo adigana qalbigaaga alle hakuu qabooji waxaana kuu rajeynaa nolol qurux bdn
@abdirahmansaid2366
@abdirahmansaid2366 4 жыл бұрын
Walaalshay waa habeen isniin ah Alle waxaan kaaga baryayaa waxa ka khery badan uu alle ku tuso insha Allah markasta alle qalbiga ha kaaga reebo waan ku dareemi karaa walaal Waa hubaa faraxad waad helaysaa insha Allah niyada daji walahi faraxadaadu way soo noqonaysaa alle ayaan ku waydiinyaa in alle waxa ka khery badan ku tuso insha Allah walaal
@ioe6468
@ioe6468 4 жыл бұрын
Walee waa qof wanagsan, Maxaa yeelay wuxuu kusiiyay fursad aad iyo aad uwayn oo aad kubaran karanto qofka wanaagsan ku ilaashada kujeclaada intanad jeceshahay. Wixii dhacay Allah ayaa qadaray hore usoco , waligaa ha eegin wixii sanadadii lasoo dhafay dhacay.
@naciimashire2897
@naciimashire2897 4 жыл бұрын
Hooyo waa sxpka kaliyee dunida ugu qalisan faraxad abuura markaa hooyo waa dhakhatar daweed
@hodosaeed9157
@hodosaeed9157 4 жыл бұрын
Waa dhaab Jecelka Waa wax jira lkn waxa ugu quruxda.Bdn ee. Aad hysta waa qalbigaga.Dadku maa wada sinaa Waad ilaawi kartaa Ha isku dhigin qof aan daan kaa lhyn Waxd heleysa Qof Aad Agtisa qaali kaa thy oo indhahaa ku jiraa kaa jecel haa niyaad jabin Haa murugon Adkeyso Alle S,W, isku xiidh taalo saro Alle Yanu kaa daremin Jil Jilec Mantab Xantadi dadkey gadhaay Ee callol Adayg wall Gabdh yar baad thy oo qurux bdn Alle Ayaa Ku Maqaan Ogsonow ✌✌✌✌✌✌✌✌💋💋💋💋
@quruxoday533
@quruxoday533 4 жыл бұрын
Nin soomaali waligaa layskuma wada dhiibo dumaroow calool jileeca joojiya be strong please
@meersiissports2515
@meersiissports2515 4 жыл бұрын
Gabadh somali ah weligaa la isuma jilciyo ragow calosha adkeysta
@abdallahbashiir8271
@abdallahbashiir8271 4 жыл бұрын
Xas Ayan jeclaa 7 years Hadda alle ayaa iisiyay isla ayadii aanku haminayay wxan qabaa 4 sano alle ha idaye 2 gabar ayay iidhashay alx raga mawada xuma pleace cayda jojiya
@meersiissports2515
@meersiissports2515 4 жыл бұрын
@@abdallahbashiir8271 waa runtaa wll
@abdallahbashiir8271
@abdallahbashiir8271 4 жыл бұрын
@malab malab Respect abayo
@nimcohussain7602
@nimcohussain7602 4 жыл бұрын
Malab malab xinlow aa u egtahay why are you copying qurux oday she is talking wax jiro ha isku dhiibina raga Somalida wlh waa janis gaadyo doqono I see too many man waligey wax majeclan mana u socdo jecel
@mohamedhussienmohamed629
@mohamedhussienmohamed629 4 жыл бұрын
Rabi swt qalbiga ha uqaboojiyo wlshena dhaawacan ee dhibane la,ah qiso kamid ah qisooyinka nolosha soo mara balse waxaan talo ahan uga soo jeedinaya in aay kasoo gaado qofkaas katagay qof kafaruugay dunidan balse aay waajib thy in aay ilowdo si aay ilowdana wxn kula talin lahaa in aay sitoos ah amarkeeda uga bandhigato rabi swt قال تعالي ففرو الله جميعا الها المومنون لعلكم تفلحون oo aay macnaheeda thy dadka ALLE iyo nabigiisa xagayga usoo carara wxaa xaqiiqa ah in aad liibanidoontin qodobka koowad waa taas oo aay soo kacdo xili aay in badan addomada ALLE aay jiifan oo si dhab ah ubariso rabi swt oo aay guudiso masaakinta hadii aay awoodo iyo wax walbo kheerad ah ayada oo rabi swt karajaynaysa caafimaad qalbiga ah قال تعالي من عمل عملا صالحا من ذكرن او انثى فلنحيينه. حياتا qofki sameeya camal saalix ah lab iyo dhedig midki doono ha,aahade waxan noolaynaynaa oo aan noolaynayna nolol mida uga wanaagsan hadii erayo ka yiraahdo xanuunka gabadhan haayo العشق نوع من العذاب والعاقل لايختار عذاب نفسه jacelku waa mid kamid ah cudurada qofka aqliga usaaxipka ahna uma dooro naftiisa cadaab qodobka labaad in aay in aay iska masaxdo wax walbo oo xasuus ah oo agteeda ahaaday in aaay ogaato in qofka nolosheeda bedelay uu yahay bani,aadam. oo xaasid oo ku cidlaayay nolosha in labo jeer uusan kaa guulaysan.oo naftaada dib aad uhormariso hadii aay ahaan lahayd dhinaca wax barashada iyo dhinac walba qodobka sedaxad in aay naftayda aay mashguuliso oo aay qabato wax shaqo xitaa hadii aaysan rabin.oo aay iska ilaaliso keli ahaan shaha oo aay asxaapteeda lajirkooda ahaato mar weliba qodobka uga danbeeyo ugana horeeya cibaadada ALLE oo aay iskadayso wax walbo oo muxaramadka ah sida oo aay kamid yihin heesaha oo aay ku bedesho quran FG:cabsida ALLE ayaa wax walbo aad ubaahantahay oo kher ah laga helaa ALLE ayay gacantisa ku jiran.fadlan cibadad badi ALLAH haku qaboojiye qalbigaaga Aamin.aaamin
@Saadsan
@Saadsan 4 жыл бұрын
اللهم ثبت لها يقينها وارزقها حلال يكفيها، اللهم أبعد عنها كل شي يؤذيها، ولا تحوجها لطبيب يداويها، اللهم استره على وجها الأرض وارحمها في بطن الأرض، واغفر لها يوم العرض، اللهم اعطها ما تتمناها وتحبها لها وترضاها. يارب أحببتها فيك يارب أحفظها عن معاصيك يارب أجعل عمرها فيما يرضيك يارب أكرمها يوم يلاقيك يارب ثبتها في الدنيا على الدين و أبعثها يوم الآخرة من أهل اليمين.
@addison5652
@addison5652 4 жыл бұрын
Wll quranka ilahy unoqo marksta ood xasuusato hubaal wad ilawi doonta malin aan fogyn wll ilahy dhipka hkaa dulqaado inshallah
@nimao_ayaan
@nimao_ayaan 4 жыл бұрын
Wllzhay qliyeey lapa ragcadood oo iztiqaaro ah tuko allahna pari kugu hoojinmaayo ducadee😭💔🙏
@updiladhiifupdirisakh6058
@updiladhiifupdirisakh6058 4 жыл бұрын
m.a wlhi waa sax hdl kaga iska tuko labada rakac ilaahay ayaa wx Ku qaban karo s
@abdikariimhajjiali5445
@abdikariimhajjiali5445 4 жыл бұрын
M.a talo mida ugu wngzn wll qaali ah
@sadiamusemohamed1883
@sadiamusemohamed1883 4 жыл бұрын
Allah talo saaro mcnto waan kuuduceyneynaaa adigana duceyso wlshey mcn
@ahmedyasto2755
@ahmedyasto2755 4 жыл бұрын
waxaad tahey qof qalbi wanagsan talo ahaaan waxaankusiinayaa inaad alle u noqotid oo aaad amintid qaderta alle oo aad noloshada aanad qofna kuxidhin waxbarashadaadana siiwado haniyad jabin moving forward naver back ward wlo
@ahmethfaarah7769
@ahmethfaarah7769 4 жыл бұрын
illhy haku soo dhaweeyo amiin haduu illhy calafkgaH ka dhigana waa alx oo qalbigiiH murugdaH ku jirey uu Farxaya mar labad tasi waxa ka cawinaya qur.aanka aLe ood wlhei mar wLiba akhrido iyo saladaHa oon midna ku dhafin illhy waxn kaga baryaya inu qalbigaH niyad jabay jabka u jabay illhy inu kabo amiiin 😥😪😭😓😩😭😢😳😞
@mahmedabuhasan8217
@mahmedabuhasan8217 4 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاتة صباح الخير ماشاءالله تبارك الله انشالله بخير الحمد لله والشكر على كل حال وفي كل مكان اللهم امين يارب العالمين اللهم امين Tankale Waxaa ogaataa wiilkaan ookale oonaftaada & noloshaada Danka leheen midkale ooku jecel baa helee ilaahey kheer meeshii kujiro haku waafijiyo aamiin aamiin Hoyadaada & abahaga wax kula jecel baahelee kadoceyso salaada & adkaarta & saliga rasulka kudadaal qalbigaada waa degee haku mash qulin wiilkaan kuma rabo wiilkurabo ayaa helee ilaahey taladada saaro wabilaahi toofiiq
@saynababdirhmannicimaabdir4810
@saynababdirhmannicimaabdir4810 4 жыл бұрын
Wallaal anba qofbaaan 3sano wadaa soconyn saayay tahy khiyaaamo waan kalla kulmy baddan hadaana hal been keliyaaa go,aaan ka qaadatay 2racgadood sallatu shukri tukaday alle waan isku xidhay murugagaanaa marks igu danbeysyn wax jcylna danbeena uguma sii qaadaan cid murugo IGA dareentyna ma jirrto xitaaa sxbta igu dhow waxy IGA ogaatayna ma jirto Farxdadana qof laguma xidhee waaa lasameystaa wallaal wiilkaa niyada ka jar❤❤❤💋
@hnayoung897
@hnayoung897 4 жыл бұрын
ma doonysaa farxad ilaahay si tooosa iskugu xidh dadku qalbigaga way dhaawacyaan ilaahayna wuu u ilaaalinyaa kuu bogsiinyaaa ❤ Allaah❤
@samiraxasan9562
@samiraxasan9562 4 жыл бұрын
Axax alle hakag rebo qalbiga wll lkn adigu isilow sii alle nabari inu kuilosyo badal khayr qaba kugu badlo
@riyaaqcumar7958
@riyaaqcumar7958 4 жыл бұрын
Ilaahay sidii khayr leh waydiiso wll oo ducayso
@dareen-id7ec
@dareen-id7ec 4 жыл бұрын
Qofkasto lakulmay wayo adag oojacayl xasuus dheerbugala markuudawado dhacdoyinkan ookale like isara dadkaygoow
@sahracali6432
@sahracali6432 4 жыл бұрын
Aanba qoofban jeeclhy isnaa wuu ijeeclyahy aalhyskuukaya guulyo AAMIN amin amin
@faysadegan2607
@faysadegan2607 4 жыл бұрын
Run ahaanti wllo talo wa ti illahay kow dheh seee lkn anigu wxn kula talin lahaa jacayli wa guurka ka dip marka tusale ha ku noqdo qofka aad jaceyl ka h qaady ❤❤
@itzzarashow1996
@itzzarashow1996 4 жыл бұрын
Faysa wll qali isoboqo fadlan🙏🏽👍🏾
@sheikhtataa2152
@sheikhtataa2152 4 жыл бұрын
Waano ku socota wlashan"" Qofka kaa tagay wuxu chance siiyey qof ku jecel oo booskan soo gala ee niyad sami ku nolow wll
@kaafiyaaragsanxaaji2179
@kaafiyaaragsanxaaji2179 4 жыл бұрын
Wll Haduu Khayr kuu leeyayna Alle sida ugu dhakhsaha bdn hakuugu soo celiyo hadaanu khayr kuu lahayna Alle qalbigaaga haka masaxo balse Alle isku xidh cibaadada iyo digriga Allena badi waa hubaal sidaadii hore ayaad kusoo noqone
@cilmibulsho376
@cilmibulsho376 4 жыл бұрын
Ax way
@masriaali984
@masriaali984 4 жыл бұрын
Qaaliyey wax kale ku oran maayo lknse ku dhib naftaada xiliga danbe aad xasuustiisa iyo heesaha nabarka uu bogsiin waaye taabanayah dhagesigooda aad ku jirto 2 second oo ka mid ah sow weeso qaado oo salatu layl boqorka dareenkaga/kiisa iyo naftiinaba gacantiisa uu ku jira Alle swt u tuko hal rakco oo wetir ah nah ku dar bil kaliyah 2 second un sameh. Kuma uu dayacayo Raxmaanku swt dib u noqo quruxay
@cabdiqanimahadmuuse8748
@cabdiqanimahadmuuse8748 4 жыл бұрын
Mnzha Allah wll qli Allah haku sharfo aniguna taladaa ayuunbaan siin lahaa wllshn
@masriaali984
@masriaali984 4 жыл бұрын
@@cabdiqanimahadmuuse8748 jazakallah khayr walal
@yaxye6873
@yaxye6873 4 жыл бұрын
taladi qof bixin laHa mid ugu qimaHa badned ayaad siseY wll alle hagarawsHiyo faa"idada ay leedahay in alle sw labarYo xiliga adaG
@izmahandheer1571
@izmahandheer1571 4 жыл бұрын
Inzha allh dikriga alle badi wlloh
@amalasad4027
@amalasad4027 4 жыл бұрын
Wllo jazakalahu khyr taalo wacan ayaa sisaay xaqiiqa ♥️❤️🌹
@faadumomaxamed3502
@faadumomaxamed3502 4 жыл бұрын
Wallo allaaah qali hakamsaxo allaaah hakagag hiiliyo allaaah nabarii walashy qali waayo alaaah waxad rabto kurumayn insha allaaah
@salmaziman1136
@salmaziman1136 4 жыл бұрын
Ax c/rahmaanow goormad o waraysan anh taydaa xanuun badane
@itzzarashow1996
@itzzarashow1996 4 жыл бұрын
Salma wll qali isoboqo fadlan🙏🏽👍🏾
@samdaeid7017
@samdaeid7017 4 жыл бұрын
😄
@anisocabdi9448
@anisocabdi9448 4 жыл бұрын
@@samdaeid7017 cajiib
@caaishaaxmad4031
@caaishaaxmad4031 4 жыл бұрын
Hooyo mcn i laheey hakuu xasiliyo qalbigaaga maamo bari allaah ninsha allaah waad ku xasili
@hamsefilmsvlogs4125
@hamsefilmsvlogs4125 4 жыл бұрын
Inta iga danbaysa fadlan bal caawa like i tusa waxay qabato aan ogaadee
@itzzarashow1996
@itzzarashow1996 4 жыл бұрын
Hamse wll qali isoboqo fadlan🙏🏽🙏🏽👍🏾
@naciimaabdillahi4162
@naciimaabdillahi4162 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭🌹🌹🌹🌹
@hamsefilmsvlogs4125
@hamsefilmsvlogs4125 4 жыл бұрын
@@itzzarashow1996 wn ku soo booqday wl adna isoo booqo
@azmiadayman1903
@azmiadayman1903 4 жыл бұрын
wadku mahdsnthy wllo mcn abdiraxmn qiso ad u xunu abyo iska samar ilah isku xiir ilah haku dijiyo qalpiga👏😭💓
@cawar879
@cawar879 4 жыл бұрын
Jacaylku waa xanuun badan yhy in kasta oo aanu wli igu dhicin balse waxaan rajaynayaa inan ku silcin jacaylkayga ugu horeya
@itzzarashow1996
@itzzarashow1996 4 жыл бұрын
Ahmed wll qali isobooqo fadlan🙏🏽🙏🏽👍🏾👍🏾👍🏾
@cawar879
@cawar879 4 жыл бұрын
@@itzzarashow1996 hye wllo
@hassanaskar7996
@hassanaskar7996 4 жыл бұрын
Walashey Samir kana soco wixii hore.
@jamasaid9976
@jamasaid9976 4 жыл бұрын
I am very sorry about that my Lovely sister. God bless you inshallah ♥️
@itzzarashow1996
@itzzarashow1996 4 жыл бұрын
Wll qali isoboqoo fadlan🙏🏽👍🏾
@ezraomerjiciirezraomerjici5695
@ezraomerjiciirezraomerjici5695 4 жыл бұрын
Hyh wll
@simanhirey3244
@simanhirey3244 4 жыл бұрын
Yaa xabiibti hadii alf isku leedihin alle ha isku kiin sahalo oo haku soo wafujiyo khayrkiisa hadii alaf kugu laheena alle hakaga saaro masqaxdaada insh allh amin
@hamseyoussoufabdi5286
@hamseyoussoufabdi5286 4 жыл бұрын
Aar Bal Aduunyadan Habaran Daawo Qiso Ba qisay ka Daran Tahy Wllshy Eey Horta Murugta Iska Dhaaf Ooo waxd Isku Daydaa Inad qalbigaga Ka Jarto Waxna ha Is Dareen Siiin Dhibkaaas Fadlan Hadad Qoraalkan Daawato Taladan Qaado
@itzzarashow1996
@itzzarashow1996 4 жыл бұрын
Xamse wll qaali isoboqo fadlan🙏🏽👍🏾
@mahdiyamuha3296
@mahdiyamuha3296 4 жыл бұрын
wlhi ooyin iyo murugo waanso maray xanunka iyo dhibta waankula dareemaya lkn xbbti alle waydiiso inuu kurbada kaa dul qaado anba sadex sano ka dib waan bog sadey wlshy salada bada iyo laylka tuko wlshy qali
@suweysgalad6690
@suweysgalad6690 4 жыл бұрын
Iska ilaw abyo wad helin qofka wngsn niyadadan ilahy haku dajiyo
@apdallamahamedalim.a7334
@apdallamahamedalim.a7334 4 жыл бұрын
Wlhi aad ayaan ugu xumahay kuwa jaceylka ku dhaawacma waliba iyagoo daacad u ah dayax alle ha idin dhowro cabdirax maan waan kusaalamayaa adna sxb qaali waan ku xiranahay barnaamij yadiina qurxoon
@itzzarashow1996
@itzzarashow1996 4 жыл бұрын
Apdalla wll qali isoboqo fadlan🙏🏽👍🏾
@saidsaid5286
@saidsaid5286 4 жыл бұрын
Way mahadsanyihin Dayax Show Inta keddib. Ilaahay calaf wacan ha kusiiyo ilaahayna iskuxidh oo isaga talada udhiibo inta kaleh ilaahay kudaaa waalashay waayo adunyadadni waa imtixaan
@mohamed.himilo
@mohamed.himilo 4 жыл бұрын
Run AHantii Waa Qiso Xanuun Badan Balse Wxan WLshay Kugu la Talin Lahaa inaad Xaga IlaaHay Unoqoto Kuna Ducaysato In IlaaHay Ka Baabiyo DareenKa aad Uqaaday WiiLkas CidLada Kaaga Tagay . Mar Labaad Wxan Ku LeeyaHay IlaaHay Unoqo Lagayabaa Inay Kuu Khayr Badnayd In WiilKas Ka Tago TusaaLo Hadda Waadba Heshiisen Kadib Waad Aqal Gasheen LaKiin Farxadda Uu Kusiin Wayay MarKaad Wada Hasawayseen Kuma Siin doono Haduu Xita Ku Guursado . Mar Saddexad Wll IlaaHay Ka Cabso Oo Isku Day inaad DareenKas Murugada Badan Iska Baabiso oo Aad Ku NooLato NoLal Farxad Badan. Wxana Kugu Ducayn In IlaaHay Murugada Ku Haysa Farxad Kuugu Badalo Wll.
@wlltalozame7693
@wlltalozame7693 4 жыл бұрын
xaqiiq ahan taladeyda hdii an izku dayoh hdii uu garan wayay qiimahaga niyada ka xiro adoon iz dareenzineyn wlhi maalin ayaaan imaan doonta uuu cagahaaga uu hoos imando ruux ma xuma inuu waayoh arrag soo noqdo hduu garan wayay ruuxa jecel iyo kan aan jeclayn dhibtiza ayay ledahay inzh allah wlzhie adigana wxaan ku leyahay wxaad cuskataaa oo ad talo saartaa allah subanaho watacaalaaa
@hothanipraahim3519
@hothanipraahim3519 4 жыл бұрын
Ilhy haw so sakhirO o ilhy ha dhex dhigo maslaxaaad lapadoooda🤲🏻😭ama hadaanu khayr u lhyn inu ilahay zida ku dhaafiyo iyadana qalpiga ilahay hawga reeebo😭اللهم امين🤲🏻
@barwaaqoabdirahmand3794
@barwaaqoabdirahmand3794 4 жыл бұрын
Alleh ha ku gargaro wllo marka hore marka labda qofka zidza ku galay Waxpa ha ka sugina soo noqosha Ee markazta oo murugta labo ragcadoda oo salaada tuko Oo Alleh waydizo inoo ka mazaxo Waan ku dareemyaa wllo
@zakiawil8450
@zakiawil8450 4 жыл бұрын
Wlahi wll wey ficnan LaHyd Hadii an ku DaremaYo Lkn nazip xumo waLigey Qof Ma jecLan Lkn waxn kuguLa taLin LaHa Inad Qu'ran parto Adunka kaLiga ayd Timi farxadad iLazHo HapLaHa waxn kuLa TaLin laHa Qof Ha jeclan lkn ku Kalzonow Uun Hadii uu ku kHiyamo kalzonidii kala laapo uun.....
@badraali7520
@badraali7520 4 жыл бұрын
Wlashy talada kaliya aan ku siin kara waxa weeye nin maanta adigoo guriga hooyadaa jooga qalbiga kaa jabiyey barina marka uu aqalkiisa tagto naf Kuu huri maayo izka kay ilow ilhay bari salaatul laylaka tuko qurankana akhriso inzhalh waad ilaawaysaa walalshayey ilhyna qalbiga hakuu qaboojiyo Akhriso ducada murugada:للهم إني أعوذ بك من ا الهم والحزن و الكسل والبخل والجبن وطلعت الدين وغلبة الرجاء 👏💞
@yasminmohamud8826
@yasminmohamud8826 4 жыл бұрын
Xppt maskaxdaada gali inad ilawi karto dadbadano ka ficana ay jiraan haysu jilcin wllo 😥🙏🏽midakale alle bari oo qur’aan akhriska badso inshalah nabsi bax wad helaysa
@yuusufmaxamed8717
@yuusufmaxamed8717 4 жыл бұрын
Wlhi wll mcn badal kheyr qaba alle haka siiyo doqon la jeclaaado ahaaaa wll taasina anay igu dhacdey inantaaaaan jeclaaaaadeu waaayey
@drs.nabiha7917
@drs.nabiha7917 4 жыл бұрын
Qofna ha aaminin o.o duunida korkeeda jooga Hablahoona damiir yeesha idinkaa ujecelsan dhibaatada jacylka nina haysu bahdilina Isagu hawsukaa habdilo Wlllhi raggooo dhan markasaan nacaaa Wll ilaahy hku dejiyo Alle isku xidh ok
@unknown_801
@unknown_801 4 жыл бұрын
Wll talo waa tii Allah ee quraanka aqriskiisa bade inshalla waa iloobi doontaa inshalla
@guraymatic686
@guraymatic686 4 жыл бұрын
Wllzhy talo ayan ku zinayaa Aduunka wxa ugu qalizan cafimad iyo xoriyad labadiiba waad hayzataa wllhi wanigaz dhartaye inaad helayzo mid zidii aduuunka ku jecel ee wlloH happy izka dhig wxpa kama xumanayaan hadii uu qimaha aad lahayd garan wayay mid kle oo qiimahaga iyo zharaftada garanaya ayaad helayzaaye ha iz niyad japin adiga oo xor ah ayaad dhalatay imikana wali xor ayaa tahay ha iz dhiipin wlloh QliH Waaaaaaaar ragow dumarku waa walalaheen marana waa walazheen marana waa xaazkeeni haku madhxina oo jaaamaka ayanu ka dayno💯
@hoodomaxuf9413
@hoodomaxuf9413 4 жыл бұрын
Walashy qaaliyeey marka hore wan ku salamay. Alle haku xafido. Qalbiga dahabiga Alle haku qaboojiyo samir xppti, waxad siisay adoonkaa jacyl anu istahilin Allah isku xidh ,salaadu leylka badso o u kac, tasbiicda iyo ducada badso. Waxad helaysaa idamka Alle mid aad la oydid farxada iyo wanaagad ka heshid🙏
@fatimaabdirisak74
@fatimaabdirisak74 4 жыл бұрын
Wllshay mcn alleh qalbiga haku qaboojiyo wn dareemayaa xanuunkaaaga lkn plz qofkaaas wxn kacodsanlahaa in ad qalbigaaga Ka saarto sababto ah kuma qalmo waxa Jira oo ad helaysaa qof qiiimahaaga yaqaaana usheeeg qalbigaaagu qofka ujecelyahay in u necebyahay Hana IGA xumaan waayo marka wuu qofku qofka jecelyahay ma dooonayo in wax laga sheego lkn runta kuwanci. Naftaaaada Qofka jcylkaaga katagay Málaga yaaabo in uu garto waligiiisa qimahaaaga qof Kalo Ka wcn raxmaanku booskiiisi hakugu badalo adna isku day isuna qabil in ad Naci karto ninkaaaz guuulayso wllo qaliyey Hana niyad jabin quruxdaaasad leeedahay qof yaro xun intaaaad kafakarayso yaanay dhiman quruxdaadu qalbigo kuqaboooba iyo adooo niyad samaan kunoool ayaan kurajayn Qisadaadaaas oo kale way igu dhacday lkn naftayda shaygan kuqanciyay oo an Ku ilaaaway ayA ahyd in an is aminsiiiyay qof ineceb in an jeclhy ana waa in an nacàa wxn badiyay dalxiiiska waxan Ka fogaaaday dhamaaan dhulkiii an joogay ooo dhan wxn baryay asxab Kala duwan kuwaaso malintayda iqurxin jiray umana sheeegin si anay iwaydiiin dhibkayga farxadii faraha badnayd iyo wakhti la antii iyo niyadiii oo an fursad uhelin qofkiii waxa igu yimi is badal nololed wan nacay maaanta wn Ka qooomameeeya in an jeclaaa qofkaaas waxan dareeema in an jECLAAADAY QOF ANAN ISKI LEEFAL AHAYN isaguna wuxu iyaqaaan dheman uuu Malin un helayo in an ahay ana qof jiraba kama aminsani in uyahay Ka carar plz qofka dadku intaaad wynaynayso ayay isasiii waynaynayaaan naftaada jeclow sameeena isbdalo wax soo jiidan Kara kana ilbax dadkan kuqalmin adiga
@fadxamaxamed2882
@fadxamaxamed2882 4 жыл бұрын
Walaal naftada jecloow oo hore u soco oo mustaqbaalkaga dhiso wax baro howna ooyin wixii tagay maalimuhu way socdaan mustaqbal kuna wuu ifayaa dunina kow ayaad u tahay qofkaasna adi kuuma qalmo xumaantiisuna xagaa hakugu dhaafto bal sawiro dhibkuu kuu gaystay intii yarayd eed wada socotee iyo kuu kuugaysankaro hadii lacala aad nolol la wadaagto move on xppti how dulayn noloshaada qof aan qiimaheeda garanayn inshallah mid ku ilowsiiya oo qimahaa aqaana rabi kuu waydiinay hadii aad mid ku khasaartayna ogow boqolaal ka fiicani inay jiraa 🥰😇
@Just2facts2
@Just2facts2 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
@falxadfalxad2421
@falxadfalxad2421 4 жыл бұрын
Abaayo mcn wadareemikara iskasabar qof jaceshaya hatuu kuladhaqmo sixum xanuunkeeyladahay wadareemikara waayo dumar ayaa ahay in kas too jcshhay hadareemsin in aaubokto in kastoo yahay jacelkaki ukuhoreeyay Hadareemsi in aan boksanin wlsheey waxa kuladalilahaay in niyajjawen inkas too ahaheey nin iskudhay farxad moojisid abaayo mcn mar uun woow kashalaay dhoona farxad kunooloow
@mohametfarah2026
@mohametfarah2026 4 жыл бұрын
Horta jacylka la zheega waa zaddex 1:inaad adigu wax jecezhahy kaazi waa hawl oo waaka hayzta inantan aniguna horo iigu zoo dhacy wan ka pogzday alxm inantana inzhalh wl ilahy hka tirtiro...... 2:qof ku jecel oo kaazi waaa hanti oo wayo hadamd ilazhan waa dhpaato 3:lapa ruux oo iz jecel waana nolol .........
@libanabdiweli3366
@libanabdiweli3366 4 жыл бұрын
Walaashey waxaan kugula talinayaa inaad saliga nabiga badiso si aad u badbaadiso qalbigaaga waayo saligu waa haqabtiraha welwelka . Sidoo kle akhriso quraanka ,waan hubaa inaad si dhaqso ah uu qalbigaagu u bogsan doono insha allah
@hodan5510
@hodan5510 4 жыл бұрын
Qofkii ku jecel baa la jeclaadaa midaan kuuba ogeyn haysku habsaamin wll qur’an isa saar insha Allah dabaylaha Allah ha kaa raaciyo
@HoryaalAcademy1
@HoryaalAcademy1 4 жыл бұрын
Wll taladaan kusiinayaa waxag tahy qof aan ku jeclayn waqtigaag haku lumin, taladaydu waxa weeye Qur,aan akhriska badi wll saladana ku dadaal oo illaahy bari wll ..ducayso. taladada alle saaro khyrbaana helidoontaye insh all wllo.
@ahmedmahmud835
@ahmedmahmud835 4 жыл бұрын
Ma Qamar suGani WalazhiiPa WaY U HadaL EeeGteee 🤏
@mariammahmuud9626
@mariammahmuud9626 4 жыл бұрын
Dhawac aan soo wada marnoo Katalaabsad dhibkaa Muda dheer qaatoo Jacylkunah dhibkuu lahaa Go'aan'baa ka qaatay. Waan ku waadagi lahaa qisadayda inkasto aan burca joogin Dhaawicii dheeraa💔💔
@NuSAbdi
@NuSAbdi 4 жыл бұрын
Tan oo kale way igu dhacday balse ani iyo isaga iyo allah uun ba is og hadana sidii ban usugaya oo kamaan raja dhigin Qalbi holcayoow😭🤦‍♀️
@mohamedxal-wayste4309
@mohamedxal-wayste4309 4 жыл бұрын
@Munira Omar Wll Sidaa ha u hadlin Jacayl Waa wax fcn lkn dhibatada jirta Ayaa ah In Wiilshii fiic fiicnaa ay Lakulmeen Gabdho xun Iyo in gabdhihii fiicfiicnaa ay Lakulmeen rag isku sheeg wuxuush ah😢
@mohamedxal-wayste4309
@mohamedxal-wayste4309 4 жыл бұрын
@Munira Omar Amiiin Abaayo Qaalia🙏
@ayaanqalanjo8726
@ayaanqalanjo8726 3 жыл бұрын
Walashay ila hay bari in uu qalbigiisa kuu soo jeediyo inasha allah alle haku sooceliyo oo hakadhigo kii nollosha aan isla bilaawataan islana dhameeysataan aamiin yaarabi wllhi wan kula qiirooday wllshy
@zultanphotography9737
@zultanphotography9737 4 жыл бұрын
Haduu ku jeclaan lahaaba adba sidaas ayaad ku sameyn laheyd Jcl African joogan nacey caag aan noqdo hadaan wax jeclaado
@ahmethfaarah7769
@ahmethfaarah7769 4 жыл бұрын
Waa wlshy waa wlshiin wlhei nin walipa qalbigiisaH uu tabanaya qisadan wlahy ku dhacday ilayo hda waan ilmaynaya anoon jacyL wax garanyn horena iguma soo dhicin lkn waan daremaya ragow HaplaHa duLmigaH ka daYa saw ma ogidiin in qiyaMaHa lagu waydinayo gabdha aad ugaH baxday jacyLka marka illhyna qalbi wasica Hasiiyo wlshey wlshiin amiiin
@cashacabdilahi5066
@cashacabdilahi5066 4 жыл бұрын
Wll wan ka xumahay waa qiso xanun badan iska samira oo qof mara ku qiyamay haded hasogin ee noloshada hore uwado
@itzzarashow1996
@itzzarashow1996 4 жыл бұрын
Casha wll qaali isoboqo fadlan🙏🏽👍🏾
@queenq5755
@queenq5755 4 жыл бұрын
Abayo Rabbi Haku Dhib Yareeyo Wan kuso duceyn inshallh Blse ogow Weligaa qof farxadaada laguma xiro ilaaa intaas na lama aamino Waayo Hubki uu kugu dli lahaaa ada gacanta u geliye alle ha sahlo amuuraha
@hamdamustafe8750
@hamdamustafe8750 4 жыл бұрын
isku qisaan nahay inantaa go aanka waad ku saxsanty lkn noloshadda bilaabo wll saad u ilawdo noloshaadda kumu jirin markii hore
@fadumausman9512
@fadumausman9512 4 жыл бұрын
Huno macan wan ku Daremii kara Noloshuu kuma Xumeyso Dhexda Xidho Rabina Tallo Saro wilkas khyr Hadu kugu jiro Allha ku Barakeyo hadii uu saan kugu jirana Waax kaa facan oo kaa khyr badan Allha ku Siyo. Wanan kaa xumahy waxa kugu dhacdey 😭😢💔 Keep going dear sis😍
@hamzeiprahimatham427
@hamzeiprahimatham427 4 жыл бұрын
Runti Waa qiso wllhi iga il my sisey Inakstooy aniga laftigayga iso marty Lkn aan ku dhafey xuska illahy Wxaan kugu la talin laha Wx wlpa ood ku ilapi kart0 ninka aad iskaga jedia0 Walow Aad ale uso jeedsatid Wxaan kuu rajynya inuu alle badal khair Qaba kusiiyo
@asmacabdirashiid9887
@asmacabdirashiid9887 4 жыл бұрын
Axaxwll
@aaminoqurux7779
@aaminoqurux7779 4 жыл бұрын
qalbiga adke qofna farxadad haaku xirin ilaha qalbiga haku qawajiyo
@drsbushraibrahimali2293
@drsbushraibrahimali2293 4 жыл бұрын
Waan daremi kara wlhi😭😭😭 waayo ana jecel qof mnta ii haysta sxb oo kaliyaa gabdhahana igu hor shukansada lkn uma sheegan darenkyga😪😪
@aminaibrahim6049
@aminaibrahim6049 4 жыл бұрын
Abaayo mcn usheego waayo wxaa qarsto weykuqarsadn
@drsbushraibrahimali2293
@drsbushraibrahimali2293 4 жыл бұрын
@@aminaibrahim6049 wan isku daya mar walba lkn wanka baqa waxan ku idha waxban kuu shegaya lkn lama hdlo lkn go,ankygu hada waa inan u shego wanu ogyhy inan wax ushegayo 21 bisha ina wax kuu shega raba ku idhi hyeH ayuu iyidhi malintazu warwar ii bilawday examkii jamacada wlhi xata kama shaqayn warqadii miiska kaga kacay wali camal😪😪😪
@aminaibrahim6049
@aminaibrahim6049 4 жыл бұрын
Xbt quruxey ilaahey haku grab glo insha allah teedakle 2rakco suna tuko duceyso farxd bd kla kulmeysaaa insha allah ✅✅✅💯💯💯💯
@hodanupthirahman9437
@hodanupthirahman9437 4 жыл бұрын
Nin looma jilco baayo haduu ka tagay ku ka khyr qabaad heli ha iz jilcin noqo qof adag zi kaztood qofka jeceshahy hadana la izma jilciyo Mida kale xidhiidhka aad leedihin total maaha in dadku ogaaadaan kaliya labadiina ha idiiin ahaato famlykina inaad soo dhex galizo waaba qalad Hore u soco baayo👏
@fadumomaxedali4043
@fadumomaxedali4043 4 жыл бұрын
Ax ax ax walhy wan ilmeyey😭😭😭😭
@najmanalka1262
@najmanalka1262 3 жыл бұрын
Wlllshya qofksa adigaa jcladya lkn waxa jir qof adi ku jclya niyda khyr usheeg
@dhabeeluguba237
@dhabeeluguba237 4 жыл бұрын
Nayahe wllo caafimad ma jira markad leedahay la aanti ma noolan karo waad noolan karta qof ku jecel baad heli oo kugu farxsan noloshada soo dhiso oo isaga ilawo oo nolosha farxa oo qosol adigo kaliyada dhalay quruxeey naftada iyo qalbigaga kali ku noqo waad heli wada saxda ah hana iga xuman 💔+🖤=🤍
@itzzarashow1996
@itzzarashow1996 4 жыл бұрын
Wll qaali isobooqo fadlan🙏🏽👍🏾
@mohamedbilacademohamedbila7029
@mohamedbilacademohamedbila7029 4 жыл бұрын
ma daremi kartid jacaylkA say ila tahaY😥
@ladnaawil1705
@ladnaawil1705 4 жыл бұрын
Waxan u malaynaya jacaylbanad waxba ka arag ma waanand dareemi karin I think
@salmaanyare7289
@salmaanyare7289 4 жыл бұрын
Wad iska leledahay wax ban kugu dhicin
@dhabeeluguba237
@dhabeeluguba237 4 жыл бұрын
Soomaalidu runta ma jecel dadka i leh ma dareemi kartid ma hooyado baa jacayl u soo dhimatay talow sxb runta halaysku sheego jacaylku waa xanuun markad waydo qof aad jeceshahay lkn maaha inad nolosha ka dhacado isaga hada uu nool yahay farxsan yahay uma oga wax ku dhacay waa inay runta waajahado kuma diganayo oo waa wllshay lkn waa inay runta aqbasha aduunkana maanta uun maaha
@xayaadyuusuf9264
@xayaadyuusuf9264 4 жыл бұрын
wallshy macay ilaahy ilaahy qalbiga haku qabojeyo hadi u calfakuledhy ale haku soceliyo
@hamdasudi3278
@hamdasudi3278 4 жыл бұрын
wiilkaad isoo dhowaysay sirtayta markaan u dhiibay haduu cidlo kaga dhaqaqay maxaad ii dhaarinaysay jacaylow
@yaaskaxaaji6413
@yaaskaxaaji6413 4 жыл бұрын
Waxs ha u joojin e hore u soco wlshy
@somalibhai2279
@somalibhai2279 4 жыл бұрын
Qof isagoo Xidhiidhku Dhamaaday Hadana Rajaynaya Oo Ka Rajo qapa Wakhti Padan Kadip inu xidhiidhkaazi Dip usoo Laapto Waa "Lover" ka Dhapta'a ee Bottom ka Qalpiga Dareenku Ka Gaadhay Alle Ha Kuu Sahlo Wll Wxkle Magaranaye🙏
@asmaibrahim2772
@asmaibrahim2772 4 жыл бұрын
Farxadada qof shalaY noloshada kuso biiray o hadna danaysty o tagay hayska raacin wllo Alle xidhidhkisa wanaaji wad heli nolosha iyo jacaylka ki kula fahmayay Alle tala saaro farxadana quraanka karaadi iyo daganaanshaha wixi horena cashar haku ahaato
@abdifatahxiis7462
@abdifatahxiis7462 4 жыл бұрын
Allah jeclato oo cibadeyso, waa qalad in bini adam aad jeclaato wayo bili admi waa daciif.
@awilmohamud3088
@awilmohamud3088 4 жыл бұрын
ala gacan togaalaha caashaqu gardaranaa maxuu gorada isku suray laba aan is garanayn meel la isla gaarba
@inshaallahkheyrfnd3219
@inshaallahkheyrfnd3219 4 жыл бұрын
dhalinyaro isku naxarista si ALLAH idin ku naxaristo iska daya filimada iyo waxi lamid ah insha allah kheyr
How Strong is Tin Foil? 💪
00:25
Brianna
Рет қаралды 36 МЛН
MAGIC TIME ​⁠@Whoispelagheya
00:28
MasomkaMagic
Рет қаралды 22 МЛН
Yay, My Dad Is a Vending Machine! 🛍️😆 #funny #prank #comedy
00:17
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,3 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:25
Brianna
Рет қаралды 36 МЛН