AROOSKII QARNIGA 2016 EE HIDAHA IYO DHAQANKA

  Рет қаралды 165,279

ARDAA MEDIA PRO

ARDAA MEDIA PRO

Күн бұрын

AROORKII QARNIGA oo ka dhacay Degmada Cadaroosh ee Dalka Somaliland Arooska iyo Aroosada : -
Muxiyadin Bedel Cumar & Fadxiya Muuse Bare

Пікірлер: 177
@hamdaapdilahi2125
@hamdaapdilahi2125 3 жыл бұрын
Aroos shidan weeyan mashllh ♥️🥰 Inta 2021 daawanysa is muujiya 😅
@E_Y_A13
@E_Y_A13 3 жыл бұрын
Aroosyadan Noocan Oo Kale Ah waxaa Igu Danbaysay Aniga Oo Yar Oo Ku Nool Tuulo La odhan Jiray Haye Wayne oo Katirsan Dagmada Gaashaamo Gobolka Dhagax buuur 2003 waqtigaas Kadib Waan Kasoo Tagay Waxaana Lay Keenay Minneapolis Minnesota 18 sanadood Maan Arag wadankaygiii HooYo Waxaan Ka Tagay Anigoo 4sanadood Jira Walina sidii baan Uga maqanahay Da,adayduna Hada waxay Maraysaa 22sanodood insha Allaha Mar Uun indhaha Kasoo Qaadidoona Wadankaygii HooYo ♥️😭🤟
@ARDAA-MEDIA-PRO
@ARDAA-MEDIA-PRO 3 жыл бұрын
Soo noqo adoo nabaď ah
@eidkaisecowdhiye6241
@eidkaisecowdhiye6241 Жыл бұрын
Iska joog inder waxba haku soo noqone, anaa bartii geela ku raacoo maalinwalba is idhaah yaa kaa fardaamiyee
@kunjeeranigakujecel32
@kunjeeranigakujecel32 5 жыл бұрын
Waxan qaadi jiray siddii dhulkeenoo dhibicdu haysaa ama dhul dooglaad qalbiga deeqdee.😍
@sooraanyare8961
@sooraanyare8961 5 жыл бұрын
Alla maxaad wiiltahay
@mohamedjamaahmed9575
@mohamedjamaahmed9575 5 жыл бұрын
Waxan uu saari jiray Markaan dhali jirey san iyo toban
@Khaalid155
@Khaalid155 9 ай бұрын
​@@mohamedjamaahmed9575kkk markaan dhali jiray maaha waa markaan da,da jiray
@cabdiqaadirsaalax7100
@cabdiqaadirsaalax7100 3 жыл бұрын
Waa Aroosyadaan kala xidhan jiray alla gashamo manyare iyo xaaji salax maxan uu xisay
@fathiwadhawr7825
@fathiwadhawr7825 4 жыл бұрын
WLLAHI MARKAAD DHEX JOOGTO WAXAAD IS ODHANAYSA KANBA KA FIICAN KUWII MAGAALADA 2019
@soomaalimanintheworl2330
@soomaalimanintheworl2330 3 жыл бұрын
Alle Hawnaxariist0 mooge Alle Qabriga haw waa siciy0🤲🤲🤲🤲
@ahmad___2748
@ahmad___2748 Жыл бұрын
amiin
@salahbhai5789
@salahbhai5789 3 жыл бұрын
gacmaha Alle kuma gooyo ka jirikaanka garaacaya
@odayibnuoday1919
@odayibnuoday1919 2 жыл бұрын
2008 baa igu danbaysay aroos noocan ah degaankii aan ku ababay gawsawayne sanaag
@mohomedfathi8067
@mohomedfathi8067 5 жыл бұрын
Wali ma tagin ee wn ku hmiyayaa inaan mar un tago inzha Allah
@abdifatahadenabdullahi7687
@abdifatahadenabdullahi7687 6 жыл бұрын
xusuus igu qaliya alla maxaan ka heesay aroos kan oo kale wlee arooskayga waxaan ka dhigan arooos kan oo kale qurbaha isha Allah
@barkhadmaxamed7469
@barkhadmaxamed7469 5 жыл бұрын
pğbvghhjjhuu87675656 7byguh xzZ•●♡
@amiinhaid308
@amiinhaid308 4 жыл бұрын
Nio bahasha dumarki tumane mashxardda jecliya alhayaw hablahayga codka ubarake
@mustaphacabdi8591
@mustaphacabdi8591 3 жыл бұрын
Hhh xaadir u ahaa aroozkaa
@mustaphacabdi8591
@mustaphacabdi8591 3 жыл бұрын
O
@Abdirahmanheersare
@Abdirahmanheersare 3 жыл бұрын
Mansha Allah aroos wacan oo fiican,farxad ku waara,deegaankee kuu ka to low magsciisa iigu deeqa
@ARDAA-MEDIA-PRO
@ARDAA-MEDIA-PRO 3 жыл бұрын
Cadaroosh
@maxamedcolhaye1082
@maxamedcolhaye1082 2 жыл бұрын
Cadroosh erea farawayne xdka
@keyfarashid4026
@keyfarashid4026 4 жыл бұрын
Xasuus runtii anoo yar 2010 taga waan xasuusta wallah
@raxmacali1104
@raxmacali1104 6 жыл бұрын
Waaaaw nice alax alax maxaan ubaxsaday aroos miyi I miss aroos miyi
@soomaalimanintheworl2330
@soomaalimanintheworl2330 3 жыл бұрын
HHHH maad Baxsan jirtay caruur Anaguna Anagaa Laba saar ka Halkeeda dhigi jirnay🤣🤣
@mahmodkirih862
@mahmodkirih862 4 жыл бұрын
Maxan gudcur u guday oo aan subaxi kaso noqday aroos hhhh Markad ku socoto foganta ma daremaysid, Gaaf iyo badh allah haysu barakeeyo 🌷
@soomaalimanintheworl2330
@soomaalimanintheworl2330 3 жыл бұрын
Kula mid Sarkaal imisaan salaad hore ka imi🤣🤣
@hamze5225
@hamze5225 4 жыл бұрын
Ala maxaan aroos mii ah tagay Xasuus hore 2008 ayaa iigu danbaysey arooos baaadiye ah frome oslo norwey
@jaanagalehassan6307
@jaanagalehassan6307 5 жыл бұрын
Walhi xasuus ayan galay waaw sanadku waa 26/ 9/2017 waa 2:00pm dayaxu waa shan iyo tobnaad dhulkuu waa barwaqo canaha aya lagula baryaya meshad istagtba waxan uu socday dalka dibadisa waxan so macal salamaynayaye qarabadi aroos aya ka dhacay reerka caruusada waxa la socota tuyaro markay indhuhu arkan ayna ka jeedsanayn alla alla markaysa ku so egtaba afkay gacanta saraysa gabadhi ayan jecladay wakhtina mahaysto tala igu ciirtay allow sahal umuraha
@adontiialle8171
@adontiialle8171 4 жыл бұрын
😂😂😂❤️❤️❤️❤️🎻🎻🎤🎤🎸🎸
@soomaalimanintheworl2330
@soomaalimanintheworl2330 3 жыл бұрын
HHHHHHH
@xamsefarax1741
@xamsefarax1741 2 жыл бұрын
Ma heshay marka pro
@nasibadansaleban2872
@nasibadansaleban2872 7 жыл бұрын
Wlle xasuusban galay 18 years ago ciyaal nimadii
@kunjeeranigakujecel32
@kunjeeranigakujecel32 5 жыл бұрын
Maan isku soo baxno barigaa 😍
@yusufegal5359
@yusufegal5359 6 жыл бұрын
mancha allah walaalkey muhayadiin badel omer iyo dumashidey fadxiya omer bare ilhaay ha isku kiin khayre
@ARDAA-MEDIA-PRO
@ARDAA-MEDIA-PRO 6 жыл бұрын
+Yusuf Egal5 qofkii u horeeyey ee garta caruuska iyo caruusada ayaad tahay ana hadaa waad i garan doonta aadbaad u mahadsan tahay mr. Yusuf
@yusufegal5359
@yusufegal5359 6 жыл бұрын
Siikaawi laga yaaba inaan is garano
@mohamedjamaahmed9575
@mohamedjamaahmed9575 5 жыл бұрын
Waar halkee ka dhacay gobolka arooska
@amiinkayse4005
@amiinkayse4005 4 жыл бұрын
Is eryadka iyo qodaxda iyo gudcurka iyo iyo fawnuska Iyo kalagurash
@SOCA000
@SOCA000 4 жыл бұрын
Maanta 31jir ayaan ahay lakin Tuulo ayaan kudhashay anigo 10 sano jira ayaa igu dambaysay kama heesin wali halkan lakin waan jeclaan jiray lakin markasta Dibada ayaa la'iisaari jiray hada ayay iga haysaa in aan tago oo kasoo heeso lakin qurbaha ixiidhay 😌😌
@kaamilmedia820
@kaamilmedia820 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh wllo isku mid baynu nahay lkn aniga waa layga celin jiray inta ul laygu seexo ayaa layga dul gudi jiray subixii baan cadho bakhtiyi jiroo cidiba igamay guri jirin
@sooraanyare8961
@sooraanyare8961 5 жыл бұрын
Alla maxaan heeso kaqaaday ala maxuu arroosyahay
@maxamedfaarax2954
@maxamedfaarax2954 4 жыл бұрын
Alla maxaan aroos miyi u guureeyay anigoo bakoorada ninkaasi sito oo kale jiidaya
@adontiialle8171
@adontiialle8171 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@abdirahmannoor9217
@abdirahmannoor9217 Жыл бұрын
Waxaan aad utagi jiray waagaan yaraa koonfurta degmada xarshin ee gobolka faafan qiyaastii 2002 ilaa 2010 kama daali jirin
@engsancaawi2835
@engsancaawi2835 5 жыл бұрын
maxaan qudcur xun u guday arooskaasoo kalee
@mohamedjamaahmed9575
@mohamedjamaahmed9575 5 жыл бұрын
Maantana engineer tahay
@maxmedcabdulaahiaxmed5992
@maxmedcabdulaahiaxmed5992 4 жыл бұрын
Wale ankuma dhaamo
@maxamedwaraabe8409
@maxamedwaraabe8409 4 жыл бұрын
Aroos iyo badh maxaan hapeen u guuro galay
@axmedaxkaam193
@axmedaxkaam193 4 жыл бұрын
Wllhi waa wayo waayo wan ku xiisey arooska miyiga 🙏🙏🙏
@kunjeeranigakujecel32
@kunjeeranigakujecel32 5 жыл бұрын
Mayhiilinaysaa may hagar baxaysaa waan kuu han waynoo waan kugu hamiyayaa.😍
@sinduurasomali977
@sinduurasomali977 5 жыл бұрын
Ala jecliyaa mar uun intan aroos miyi ah kaqayb galo alow iisahal
@ARDAA-MEDIA-PRO
@ARDAA-MEDIA-PRO 5 жыл бұрын
Ila soo xidhiidh anaa mar walba ka qayb gala si aan kuula socodsiiyo MAHADSANID
@sooraanyare8961
@sooraanyare8961 5 жыл бұрын
Ammiiiiiiiiiiin
@garaadtvgaraadtv7153
@garaadtvgaraadtv7153 5 жыл бұрын
Sinduur anaa waxas ku hye aroos nocaas o kale caadi mahan garaad dhagash fecbook ok
@miicadsiciidcabdulahi4143
@miicadsiciidcabdulahi4143 2 жыл бұрын
Waxaa iigu danbaysay hawdka sare 2003 Baali dhaye Gawlilaale Ama bariga gobolka dhagax buur
@zalmacabdisalaan1071
@zalmacabdisalaan1071 4 жыл бұрын
masha aallh waa aroos shidan woow
@mohamedjamaahmed9575
@mohamedjamaahmed9575 5 жыл бұрын
Ma nugliye kalgacal baa haduu nudayga kaa galo Inta ka heshag #liketa
@somalipure8835
@somalipure8835 6 жыл бұрын
Axyaa Yaa Aroos aar yaa caawa igeeya baradii Hawd yaa isheegi hkara Goobtan pls pls pls pls
@faysalsugaal7104
@faysalsugaal7104 5 жыл бұрын
Hhhhh markaan imaado ayeynu aroos Xaaji Saalax & Maanyare tegi doonaa inder hhh
@abdimahadyousuf9176
@abdimahadyousuf9176 5 жыл бұрын
@@faysalsugaal7104 balisiciid galka ilaa laanqayrta insha Allah
@abdirahmannblue4891
@abdirahmannblue4891 5 жыл бұрын
@@abdimahadyousuf9176 waa xarshin wll
@abdirahmannblue4891
@abdirahmannblue4891 5 жыл бұрын
Areada xarshin dadkaasaan garanayaa qaar badan askarigu kamidka yahay
@gujis5819
@gujis5819 6 жыл бұрын
Naag rer miyi ah waa in aan guur sadaa
@abuhurayra8309
@abuhurayra8309 6 жыл бұрын
Alla maxa u xiisay aroos mii
@somalistories5037
@somalistories5037 Жыл бұрын
Aroosyadan waxaan kusoo xasuustay yaraantii iyo Dacarbudhuq agagaarkeeda iyo gadhka warsame xaad waayo waayo😣
@abdirahmanahmed2690
@abdirahmanahmed2690 6 жыл бұрын
xasuus ayuu igu beeray arooskani waxana iigu dambaysay aroos miyi oo kan oo kale ah 7 Sano ka hor. waa aroos iyo badh
@yaxyemaxamed4001
@yaxyemaxamed4001 4 жыл бұрын
Allan man ka heesay dhamal
@SubaydaSiciid
@SubaydaSiciid 4 ай бұрын
Wayo wayo🎉🎉
@cabdiqanikayse5779
@cabdiqanikayse5779 5 жыл бұрын
Haaaaaaaaaw lahaaaaagiiii habeeeeenaan wallahi ka helllaa
@dhilintamaantachannel7332
@dhilintamaantachannel7332 6 жыл бұрын
WaaYo WaaYo waaYo La dhakhLee☝☝
@wardihayd808
@wardihayd808 5 жыл бұрын
Wlhi waa xusuus aan u xiisay
@ahmedabdinasir9091
@ahmedabdinasir9091 5 жыл бұрын
Xasuus wlh 😙😙
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
yaa salaam yaa salaam
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
Oday halkaana majoogtay ragii aanu xaga qaraamka sxpo ku ahayn salaama masuul
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
@@nuuxckaafi-su4iq Waan kaa qaaday Sxb Qaali!. Sharaf iyo karaamo korkaaga ha ahaato. Haa waa iska baashaalaynaa Alhmd sxb Adigu Seethy xalada kawran Saaxiib?.
@gujis5819
@gujis5819 6 жыл бұрын
Waayo badan waan ka kacay
@deeqaismail772
@deeqaismail772 6 жыл бұрын
Masha allha Waxasa Aroos ah hada aroosyada jiira wa is dheex yaac
@nuuraaadan8745
@nuuraaadan8745 6 жыл бұрын
Waaaw
@mahamedwardi2996
@mahamedwardi2996 6 жыл бұрын
Wlhi waa aroos iyo badh
@akaadirmohed8310
@akaadirmohed8310 5 жыл бұрын
Waa arooska qiimaha leh dhaqankeeniina ah hotel ayaa ina daashaday qofaan aroos miyi gaafkiisa tegin hadana ma jiraba dadka badankiisa waa xaraabaad iyo habeen khatara
@axmeddahir6040
@axmeddahir6040 4 жыл бұрын
waa. gaaf. yar. yar miya
@ahmethajiyoow3490
@ahmethajiyoow3490 6 жыл бұрын
saroos shidan xasusbadan 🤗💘❤💘
@abdiahmed5243
@abdiahmed5243 4 жыл бұрын
aaaax aaax xasuus hore yaasalaaam
@xamsemaxamed3780
@xamsemaxamed3780 6 жыл бұрын
Wlhi xasuus baan galay 14 years ago ila hada 26 year
@axmedguuleofficialtube5823
@axmedguuleofficialtube5823 5 жыл бұрын
we are same
@abdirahmanmohamed3285
@abdirahmanmohamed3285 3 жыл бұрын
Alle maxaan ka ciyaaray xarshin iyo qaydarada
@maxamedcolhaye1082
@maxamedcolhaye1082 3 жыл бұрын
Xarshin iyo qaydar hhhhh zxb amba xasuus
@liibaanhusein291
@liibaanhusein291 Жыл бұрын
2 legend qayder io ilaa darbiga ilaa gumarta 😂
@jawharibnuize1219
@jawharibnuize1219 4 жыл бұрын
Alle maxa u xiisay aroos miyi oo lagaca tumaayo waxaa igu dambaysay 2012
@MohamedHassan-pu6wk
@MohamedHassan-pu6wk Жыл бұрын
Isku mid aynu nahay
@SubaydaSiciid
@SubaydaSiciid 4 ай бұрын
Nimciyo rays inago kuwaadanol😮
@hogsade
@hogsade 7 жыл бұрын
Arooska muqaliyiinta ama qaad cunayaasha.
@deekmohamed8567
@deekmohamed8567 Жыл бұрын
Haa
@maxamedcolhaye1082
@maxamedcolhaye1082 3 жыл бұрын
Waa sayla waaan garanayaaa dadkaa
@ARDAA-MEDIA-PRO
@ARDAA-MEDIA-PRO 3 жыл бұрын
Waad u dhawaysay waa cadaroosh sxb
@maxamedcolhaye1082
@maxamedcolhaye1082 2 жыл бұрын
@@ARDAA-MEDIA-PRO wxn garanayaa ninka shalmaduhu saranyihiin ee heesaya quuule layudhaa waa reer looge
@mohmurtisame7459
@mohmurtisame7459 4 жыл бұрын
Arooska migiga heesta unbaad u bilaabay yaga dhamaysfiraya
@cabdicabdilaahi9275
@cabdicabdilaahi9275 5 жыл бұрын
Arooska miiyiga waan taageeraaa
@engzancaawi5890
@engzancaawi5890 5 жыл бұрын
waa arooskii aroosyada
@ARDAA-MEDIA-PRO
@ARDAA-MEDIA-PRO 5 жыл бұрын
HAA WAA XAQIIQ TAASI
@abdidheere7000
@abdidheere7000 4 жыл бұрын
cadaroosh xagay kutaal sxb arooskani waa reer gorayood ama reer boodhley dadka ayaan qaar garanayaa
@abdirahmannblue4891
@abdirahmannblue4891 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 midna maaha waa hawd iyo xarshin
@MohamedAAbdi-gg2rg
@MohamedAAbdi-gg2rg 4 жыл бұрын
Abaarso ayuu 40km xigaa dhinaca koonfureed
@adontiialle8171
@adontiialle8171 4 жыл бұрын
Yaa caawa mesha waxaa kuu arkay qof garanayaa dhulkan kusoo koray Gorayood iyo Bodhley?Ana Qudhac Kudlan Amaba Baliga Abdi Hassan loo yaqan modey markasan jibodey Abdi dheerow malaga yaaba in aan kuu garanayaaba 😂😂😂?
@abdidheere7000
@abdidheere7000 4 жыл бұрын
@@adontiialle8171 lagayaabaa inaynu isgaranayno inder
@abdidheere7000
@abdidheere7000 4 жыл бұрын
ma reer goroya ood ayaa tahay
@mohamedshaam3412
@mohamedshaam3412 2 жыл бұрын
dhaqankeni soomaliyed waaw
@farduuscabdi1224
@farduuscabdi1224 4 жыл бұрын
ma xaly ubx dhasho dhagaha fidiyoo k dharqady xareed baa waaaaw
@haariyebulale3323
@haariyebulale3323 3 жыл бұрын
Alah maxaa lakala fogaday Somaliiyey waa ino dhulkii hooyo
@ajibarmustafehussein9730
@ajibarmustafehussein9730 4 жыл бұрын
Dumarku way gooseene waa sideee
@khaalidcumar2120
@khaalidcumar2120 5 жыл бұрын
siiko sxb watsupkaga isoo qor
@ahmedqude4425
@ahmedqude4425 3 жыл бұрын
Aroos sayla galbeeda
@mustafeige6028
@mustafeige6028 6 жыл бұрын
Dafkii fadhi ku ciyaarka ahaa no so galiya iniga oo caruura ah ayaa igu dabaysay xasuus yaraantii 1994
@ddsijigjiga9257
@ddsijigjiga9257 4 жыл бұрын
Aroos iyo gaaf isku dhax jiro weyan
@axmeddahir6040
@axmeddahir6040 4 жыл бұрын
ala xanuusuus waayo waayo
@fadumoabdi2512
@fadumoabdi2512 4 жыл бұрын
Waxaa igu denbaysay 15 kahor xasuus ala maxaan ciyaaray 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😏😏
@mowliiddayib7106
@mowliiddayib7106 4 жыл бұрын
Aad iyo aad faadumo Wax badan ayaan ka heesay aniguba waan xasuustaa Wakhti hore iigu dambaysay
@jamacaxmed8354
@jamacaxmed8354 4 жыл бұрын
walhy xusuus buu mudan yahay arooskan oo kale waxa iigu danbaysay 13 sano ka hor
@nasrudinabdi6667
@nasrudinabdi6667 7 жыл бұрын
Woow
@mahmoudahmedkhuursheahmedk1564
@mahmoudahmedkhuursheahmedk1564 7 жыл бұрын
aroosku maa waxaa is kaa leh m aadhibaan waxay darbiiyadaa
@abwaanhigaadiye5046
@abwaanhigaadiye5046 3 жыл бұрын
Arooska askarigaa jilicsan
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 4 жыл бұрын
MEESHAN WAA BALIGUBADLE GOBOLKA HAWD IYO DDS STATE SOMALI STATE
@jimcamaxamuud612
@jimcamaxamuud612 4 жыл бұрын
Dhaqankeena wx dhama lawaa❤💋💙💪
@kunjeeranigakujecel32
@kunjeeranigakujecel32 5 жыл бұрын
Inanka habadhka wayn bay uqariyeen wah
@abdirizakliyo
@abdirizakliyo 4 жыл бұрын
Wee Wee Aroos Mii Tageero Buuxda
@maxdar11
@maxdar11 2 жыл бұрын
Dee haaye meeshiiba sigaarbay ku waaleen kkk
@hindaahmed4271
@hindaahmed4271 6 жыл бұрын
abtigay muxiyodiin badal cumar arooskiisa labaad haben dambeh nagala soo qayb gala
@ARDAA-MEDIA-PRO
@ARDAA-MEDIA-PRO 6 жыл бұрын
Igu halee hindaay waan kula joogaaye habeen dambe adna iskey tus yaa barasho wacan
@abdirahmannblue4891
@abdirahmannblue4891 5 жыл бұрын
Ma adigii uunbaa soo noqday gool kaagii uun iska laago 😂😂
@abdinorlivecoach482
@abdinorlivecoach482 4 жыл бұрын
Nice
@yaasincalisuudi4560
@yaasincalisuudi4560 4 жыл бұрын
Waaaaaaw
@axmeddahir6040
@axmeddahir6040 4 жыл бұрын
xusuus. qaaliya al waayo. waayo maxaan. kaheesay aduuyo. ax. waxaan xasuusatay waayo waayo 20.13.2.24:55
@axmeddahir6040
@axmeddahir6040 4 жыл бұрын
al aroos shindan
@abdirahmanmohamed4396
@abdirahmanmohamed4396 6 жыл бұрын
Waa halkee
@sooraanyare8961
@sooraanyare8961 5 жыл бұрын
Degmada cadaroosh ee soomaliland
@xaawacabdi273
@xaawacabdi273 4 жыл бұрын
Habenka aroskaga lama qayilo hadaad horay u qayili jirtay hadii kale shaqayn kari maysid
@soomaalimanintheworl2330
@soomaalimanintheworl2330 3 жыл бұрын
Hhhhh waan Runtaa Hadhw baad ka seexanysaa Nimcada🤣🤣
@abdirahmanmohamed4396
@abdirahmanmohamed4396 6 жыл бұрын
Meeahu
@hamdakaahin1557
@hamdakaahin1557 7 жыл бұрын
wwww masha allah
@abdisalam5413
@abdisalam5413 7 жыл бұрын
hamda abdi
@deeqesman2368
@deeqesman2368 6 жыл бұрын
Dadkani qaad cunwaynaa yaab
@guledibrahim9321
@guledibrahim9321 6 жыл бұрын
Xasuus qali ah
@axmeddahir6040
@axmeddahir6040 4 жыл бұрын
kkkkkkk
@keyfarashid4026
@keyfarashid4026 4 жыл бұрын
Aroos baadiye
@dudubqaraammusic731
@dudubqaraammusic731 8 жыл бұрын
wey
@bilaamuraad5616
@bilaamuraad5616 5 жыл бұрын
kkk aroos miyaa mise waa mijilis qaad?
@c.rashiidkawte4700
@c.rashiidkawte4700 5 жыл бұрын
Aroooskii aroosyasa
@deekmohamed8567
@deekmohamed8567 Жыл бұрын
Waa aroos iyo badh
@deeqdarajo3520
@deeqdarajo3520 4 жыл бұрын
Years agen 10years maanta waxa laa jooga 12 hhhhhhhh
@cumarsaleiman4303
@cumarsaleiman4303 3 жыл бұрын
asa
@alitoshiba9956
@alitoshiba9956 4 жыл бұрын
Fanaaniinta shilinku reebay
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 5 жыл бұрын
3 sano ayaa iigu danbaysay aroos miyi
@suxuficabdiraxmaanbataashc7466
@suxuficabdiraxmaanbataashc7466 4 жыл бұрын
Aroosyada Noocan oo kale ahi Waa Xadaarad ay Reer Sanaag dheer yihiin dadka kle msha alaah
@sooraanmire7791
@sooraanmire7791 4 жыл бұрын
Sxb meesha arooskasi ka dhacay waa galbeedka gobolka maroodi jeex ee Maha sanag
@abdirahmannblue4891
@abdirahmannblue4891 4 жыл бұрын
Waa xarshin iyo hawd maaha sanaag
@mohamedyare7425
@mohamedyare7425 4 жыл бұрын
@@sooraanmire7791 waa xarshin iyo hawd zhp
@bishaarodagan2600
@bishaarodagan2600 5 жыл бұрын
M.a
@maxamedcabdih.hussein8908
@maxamedcabdih.hussein8908 5 жыл бұрын
Inta ila aragta inuu aroosku yahay kii huunada bal eega huunada kadhacaysa.👆🖕👆🖕🖕berribaan miyi usocdaa💖💗💕💔💔
@nuuraaxme1223
@nuuraaxme1223 5 жыл бұрын
Laba saar
@xamdamaxamed1195
@xamdamaxamed1195 5 жыл бұрын
Aroski fara Wayne marku ku habsaday jacaylku sahra
@maxamedcolhaye1082
@maxamedcolhaye1082 3 жыл бұрын
Anaa reer farawayna ah lkn aroiski waa sayla
DDSI Arooska Qarniga | Princess Istaahil  & Fadxi Cal | Qaybta 2aad
58:20
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 431 М.
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 51 МЛН
Je peux le faire
00:13
Daniil le Russe
Рет қаралды 21 МЛН
Teaching a Toddler Household Habits: Diaper Disposal & Potty Training #shorts
00:16
Riwaayadi Guri Barwaaqo Iyo Heello Qaybtii 2Aad
31:19
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 613 М.
Ugbaad Aragsan AROOSKA IZTAREEX IYO NAAMIR
3:17
FOOJE STUDIO
Рет қаралды 10 М.
HIBAAQ IYO CEEGAAG OO AROOS MIYI KALA XIDHAY
9:44
Fowsi channel
Рет қаралды 229 М.
YURUB GEENYO HAWAAWI SHOW HARGEYSA HIDO DHOWR 2025
8:26
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 39 М.
SAYLICI  - CAYAAR SOMALI -by: Arrowtail
4:31
Abdulwahed Salah
Рет қаралды 240 М.
Gaaf aroos miyi baadiye somali north
5:27
QOWRAH PROADCAST
Рет қаралды 136 М.
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 51 МЛН