No video

AROSKI SALAX SANAG IYO HESTA SOOLEY OO GIL GISHAY

  Рет қаралды 130,464

King Ck Films & Vlogs

King Ck Films & Vlogs

Күн бұрын

Пікірлер: 465
@KingCkFilmsVlogs
@KingCkFilmsVlogs Жыл бұрын
Sxbayaal like Haka iloowina ❤😁 kzbin.info/www/bejne/hnenn3uViMiMqbM&feature=sharea
@abdimidiaproduction665
@abdimidiaproduction665 Жыл бұрын
Siyasada waxa dhooqeeyay muuse bixi zxb
@mazlaxiinho8591
@mazlaxiinho8591 Жыл бұрын
Legend king CK welcome back brother ❤
@guushawaadadaal3439
@guushawaadadaal3439 Жыл бұрын
Ck sxb adiga gob ah cuqdad aqoon wayo waxa tahaa ciyal xamar lakin hadey gob yihiin reer hargeysa calanka khaatumo maxaa loo soo qadan wayay dee
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 Жыл бұрын
😂😂
@ShaydaanDuulow
@ShaydaanDuulow Жыл бұрын
Zxp fanaan qabiil male🫂
@barwaaqocabdi6255
@barwaaqocabdi6255 Жыл бұрын
Wiil qalbi fiican weye CK oo mar walba ka hadal wuxii wanagsan oo dadka isu soo jiida xaga wanaga masha allah haku xiftiyo
@abdirahmanibrahim2234
@abdirahmanibrahim2234 Жыл бұрын
Runtii reer hargaysa waa dad aad u qalbi wanaagsan ❤ Gob weeye wallee Congratulations saalax
@MohamedAJama-mz5dy
@MohamedAJama-mz5dy Жыл бұрын
Just to remind you three months hargaisa was celebrating for the destruction of Sool Region. ...haa reer hargaisa waa Dad qalbi wanaagsan
@MohamedAli-pk5qv
@MohamedAli-pk5qv Жыл бұрын
Lier if they are good people they would not watch 7 months of destruction in lascanood and they would not watch Somali women and kids run from their houses so go away British slave the only Somali men that was slaves and also the only African that loved being slave even today they want to be British slave so go away abti means nothing
@salmaosmanahmed5023
@salmaosmanahmed5023 Жыл бұрын
Wa sidaad sheegtay king ck waxa laysku hayo waxa laysku yahaaa ka wayn dhibka yare jiraana way iska dhamaan inshallah
@mohamedmohamud4316
@mohamedmohamud4316 Жыл бұрын
Kkkkk dhib yare miyaa jira we will see irir shamaale wali ma bilaaban
@yaasmiin1234yasmin-nr1wp
@yaasmiin1234yasmin-nr1wp Жыл бұрын
Waaaw waleee reer shiikh isaaaq inay gobyhiin waan ogyn hadana waa ujeedna ee waa intayare qaduyada aan isku hayno We love you ilmaaderayaal❤
@Ikraanomardhibane
@Ikraanomardhibane Жыл бұрын
Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ Like Saara🤲❤🥰
@user-gr4qg5zm1d
@user-gr4qg5zm1d Жыл бұрын
❤❤❤ SALALAHU CALEYHI WASALIM ❤❤❤
@farhiyaabdiaziz2868
@farhiyaabdiaziz2868 Жыл бұрын
Sallalahu calayhi wasalam
@user-io2pf6rx9f
@user-io2pf6rx9f Жыл бұрын
Scw scw
@user-qn4io8cq1v
@user-qn4io8cq1v 11 ай бұрын
@yahyeabdizirak21
@yahyeabdizirak21 Жыл бұрын
Gobanimadu waa geedka baxa Guriga hrgysa❤ m.A xalay wax kale ahaaa
@yasmin-ix2qp
@yasmin-ix2qp Жыл бұрын
Maskaax iyo qalbii cafimaad qaabaa baa ilahaay kusiiyeey noloow ck ❤❤
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 Жыл бұрын
Pls Wll isoboqo❤alle❤dartis
@nadraawil-iv1te
@nadraawil-iv1te Жыл бұрын
Waan idin jacelhy abtiyaaL darwiizh💙🐎 from duriyada💚🤍❤️
@mohamedmohamud4316
@mohamedmohamud4316 Жыл бұрын
Balayo abti haku noqoto reer abaarsho land from USA
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 Жыл бұрын
Ilove my abti yaal somaliland ❤
@abdifatahabdilaahi324
@abdifatahabdilaahi324 Жыл бұрын
@@mohamedmohamud4316Balayo abti ku noqota adba jaahilyow
@nolimit5549
@nolimit5549 Жыл бұрын
Abti dhulka ayaga noo nabad geliya hadii kale balaayo abti halkuu noqoto
@nadraawil-iv1te
@nadraawil-iv1te Жыл бұрын
@@mohamedmohamud4316 ciilan adiga Kuma zheegayo wixi caafimad qaban la hadlay
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu Жыл бұрын
Masha allah hanbalyo saalax sanaag iyo nasteexo ck waanku wadana from somaliland❤❤❤❤
@aadualeh4692
@aadualeh4692 Жыл бұрын
Arooska salax sanaag gobanimadu waa u dhalasho isaaqgobanimo♥️♥️🇹🇯🇹🇯💚💚
@faisalabdi1187
@faisalabdi1187 Жыл бұрын
King ck wlhy waa nin wayn oo macquula sida uu wax u qiimeeyo iyo sida uu somalida ugu dhexeeyo waa mid aan xaqiqsady king of the king waxa laysku hayo (waxa lysu hayo ka wayn waa qodob)
@cabaaspoi7133
@cabaaspoi7133 Жыл бұрын
Mi fav man King ck family keep going big brother Mi best person reaction+Singer ❤❤❤❤
@yessboss9640
@yessboss9640 Жыл бұрын
ISAAQ WAA DAD GOB AH RUNTII❤ ALLE HA BARAKEEYO❤
@foziajan1449
@foziajan1449 Жыл бұрын
Masha allah walakey ck wa runta ummadu wa walalo adiga ck wa mahsantahay read youtuber cimri dheer iyo cafimad ku noolow walalakey
@cabiirabdalla8347
@cabiirabdalla8347 Жыл бұрын
Waa kurafsanhy wllhen farxadooda From muqdishu 🤗👏🤸
@foozia426
@foozia426 Жыл бұрын
Maasha allaah jahmuuriyada barakeysan ee somalilaan cadowgu hajabo insha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ducaqabto
@Ducaqabto Жыл бұрын
Waa dad is dhalay Isaaq iyo Dhulbahante Qalbiyadooda burcad Allaha isku mariyo dhiig sokeeye Faa’iido maleh . Al fanaan Saalax Sanaag iyo Marwadiisa Nastexo Hambalyo Hambalyo 🎉🎉❤❤
@nucmannucman-wc6ji
@nucmannucman-wc6ji Жыл бұрын
Isaaq wan is marineyna ilaa laascanod kabaxan xata abtikey hadan dakalka lascanod kuqabto walaahi aqiro ayuu adaya wayo xaqdaro ayuu sool uku soduley
@somalifanproducts9965
@somalifanproducts9965 Жыл бұрын
Gobonimadaa waa loo dhashaa legend king ck Always best reaction
@Ulasilamaz
@Ulasilamaz Жыл бұрын
like share maba kaa xasdo my brother keep going
@suhaibdeekmohamet6908
@suhaibdeekmohamet6908 Жыл бұрын
Waxanu maqli jirney goatka kubadda cagta lkn Goatka social mediaha waa king ck Wan ku tagera zxp❤❤
@amalyusuf1210
@amalyusuf1210 Жыл бұрын
Masha Allah, dadka way wada dhasheen ee Allah isku sakhiro, amin ya Rabb
@saaam6896
@saaam6896 Жыл бұрын
anagu hadaanu reer somaliland nahay sool Waa gobolkeeni iyo waliba dadkeeni gabmo kale ayaa nagu dhexjira isaaq iyo dhulbahante Waa wiil iyo abti wax naceebana uma hayno ❤❤
@mohamedmohamud4316
@mohamedmohamud4316 Жыл бұрын
Siika hooyadin miyaa idin siisay lasacanod waxba iskuma nicin reer abaarsho land
@zamzamwarsame7932
@zamzamwarsame7932 Жыл бұрын
@@mohamedmohamud4316 🤮🤮🤮🤮🤢🤢🤢🤢🤢
@shamkehade5972
@shamkehade5972 Жыл бұрын
ya ku yiri wa gobolkiinii ? riyada intad ka Tristan xaqiqda kuso kaca wake-up
@hudaosman609
@hudaosman609 Жыл бұрын
Wala wad jeclankarta dhulbahante laakin dhulkeena Somaliland Kama tirsana indhaadeega jooji taada haday somalia ka tirsanayan teena baa ka tirsan somalia ha noolaato🇸🇴
@MohamedAli-pk5qv
@MohamedAli-pk5qv Жыл бұрын
Lier lier, the kids belong to the father abti means nothing when it comes to land, is darood land and the only way isaaq will ever live there is if they come as one of the Somali family but as long as isaaq has the slave mentality there is no love so go away
@Abdurahmaan_masoud
@Abdurahmaan_masoud Жыл бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga boqato 😔❤💙
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 Жыл бұрын
Legend ck missed your reactions😊
@shukrisharaf508
@shukrisharaf508 Жыл бұрын
😢miss you malinkasto waxan so boqan jiray janalkaga in ad wax cusub so dhigtay😢waliga cafiimad qab nala jog❤😊dar alle ku jeclhy 😢
@axmadmaxamad-mm7ik
@axmadmaxamad-mm7ik Жыл бұрын
Legend is always legend youtuber ka ugu cansan somalida CK runtana ka hadla markasta agtiisana aan dulmigana aadka u neceb hore u soco ku taageraaa walahi zxp
@daganmomo
@daganmomo Жыл бұрын
Aroos lodhamaa , Hambalyo bwe Rerkada Allaha ku barakeyo Dhalinyarta io Qabiilka waxba iskama galin Rer Hargaysa walayaabay❤🎉
@mohamedabdi2147
@mohamedabdi2147 Жыл бұрын
legend ck is back , welcome back brother🦁🦁🦁🦁
@hoodoilkacaz8228
@hoodoilkacaz8228 Жыл бұрын
Mnshallah reer somaliland iyo dhulbahata meel ma kle tagayna ❤❤
@Somail20193
@Somail20193 Жыл бұрын
In you dream
@hoodoilkacaz8228
@hoodoilkacaz8228 Жыл бұрын
❤️🙏
@ayaandaahircaalin6146
@ayaandaahircaalin6146 Жыл бұрын
Maansha Allah dadka yaa ck oo kale ka wad dhigo aamin aamin wll wan wado dhalayn
@faisalabdi1187
@faisalabdi1187 Жыл бұрын
Dadka iyo reerahan waa ul iyo diirkeed wiil iyo abtigii waa dad wadashy wada dhaqmy dagaalkana waa hubaal inu dhaaamayo oo lays kuranyahy lakala maarmyn dhawaana nabad baa imaan insha allah❤
@mimipuloo7879
@mimipuloo7879 Жыл бұрын
Nabad goormee imaani mar la is xasuuqay oo ragii la iska dhameeyey oo hade isaaq waa gob daarood baa gardaran dhulbahante la heshiiya isaaq waa idin jecel yihiineh dawlada somaliland raaca puntaland waxba idinma heyse
@MohamedAli-pk5qv
@MohamedAli-pk5qv Жыл бұрын
Isaaq until u move the dumb leaders who hate what Allah made them a Somali nothing will work for isaaq not because of darood or hawiya but because of isaaq
@rahmaeise3617
@rahmaeise3617 Жыл бұрын
😂😂tan nabad kadheer wll illaa hargysa muqdisho lamidowdo lagama yaabo in laascaanood hargysa lamidowdo ama laheshiiso
@rahmaeise3617
@rahmaeise3617 Жыл бұрын
​@@mimipuloo7879puntland khaatumo maraacayso Nin maatadydii io dhallintaydii dulmi ku laayayna ii talin maayo adeero mideeda kle puntland waa dhiigyga maaha cadawgayga 😎
@nucmannucman-wc6ji
@nucmannucman-wc6ji Жыл бұрын
Anaka isaaq wax is kuma nihin wayo dad dulmi dad degan koda laku heysto ma walaalo noqon dona
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre Жыл бұрын
Intad Reaction Bixinaysay Ki Ugu Wanagsana Een Arko Weeye Wllky Saalax Waxan Leeyahay Hambalyo Kun Jeer Hunno❤
@hamdanuura9533
@hamdanuura9533 Жыл бұрын
Absolutely dhiigu biyo maha reer abtigay gobonimay muujiyeen, Alla qalbigooda burcad ha isu mariyo waa labadaydi garab
@ifraaxhassan7619
@ifraaxhassan7619 Жыл бұрын
Somaliland is not easy ❤❤❤
@iammustafe5850
@iammustafe5850 Жыл бұрын
Allh is one ❤
@user-gr4qg5zm1d
@user-gr4qg5zm1d Жыл бұрын
❤❤❤❤❤ALLAH ❤❤❤❤❤
@Nagma-1d
@Nagma-1d Жыл бұрын
isaaq iyo dhulbahnte dagalna wy yaqaan nbd na way yaqaanan ilhy hysku barakeeyo
@siciidali4034
@siciidali4034 Жыл бұрын
Isaaaq iyo somaliland cidna cuqdad uma qabaan ee ha loogu dhaarto kuwa dhulka nala leh inaanaan wax xumaan u hayn Salaam all my peaple ❤❤❤❤❤❤ ,.
@nucmannucman-wc6ji
@nucmannucman-wc6ji Жыл бұрын
Ader dhulka nalamalihid dee maxa naka kalaley isaq walaahi xabad waxan aheyn uma heyno ilaainta kan uku dan beya ee dhulbahante dhimanayo
@Balayaxbrothers
@Balayaxbrothers Жыл бұрын
Dhulkee ila ledahy qashinyoh ader dhulkan dhulbahta leh nacaladyhy
@ridwaanosman9481
@ridwaanosman9481 Жыл бұрын
Hora lugu qiray gobnimada reer somaliland somali dhan waa walaalo❤
@axmedsdf4820
@axmedsdf4820 Жыл бұрын
Waxlaysku hayo waligoodna isaaq iyo dhulbahante hishiinmaayaan isha alaah ❤
@wasirahassan4718
@wasirahassan4718 Жыл бұрын
Wayo subxanallah
@SUBERSTAR2003
@SUBERSTAR2003 Жыл бұрын
King 👑 ck the King of reaction long life bro🖐🐐
@waatijaabo4630
@waatijaabo4630 Жыл бұрын
Legend hore u soco Waad Muddan tahay Eray Wanaaga Iyo Dadnimada
@user-io2pf6rx9f
@user-io2pf6rx9f Жыл бұрын
Anagu Haadan isaaqney cuqdada Manaqaan❤❤❤❤saalaxa Hanbalyo wllky
@xafsadahirladan
@xafsadahirladan Жыл бұрын
Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hudiitha4465
@hudiitha4465 Жыл бұрын
Reer sheekh isaxaaq waa gob iyo nasab kaamila 🎉😊
@dadsprincess6108
@dadsprincess6108 Жыл бұрын
Waxa laysku yahaa kawayn❤gobonimo uqiray duriyadaydii❤❤
@safiya0986
@safiya0986 Жыл бұрын
Gobeey liicoo ha jabin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ shukran ck
@xikmaalhadaamo3134
@xikmaalhadaamo3134 Жыл бұрын
The Legend King ck ❤❤❤❤
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 Жыл бұрын
Xaqiikh waxa leesku yahaa kaweyn 👌👍
@silviaspatola948
@silviaspatola948 Жыл бұрын
King is olways king i like your personality from sweserland zurich ck family
@boqoradasomaliland6351
@boqoradasomaliland6351 Жыл бұрын
Dadka wanaagsani maqar soomaan king ck waa qof wanaagsan wlhi ilaa maanintii uu youtubeka soo galey waan taageeraayay inlaa maanta waan wataa waxan jeclaan Lahaa inuu markale nagu soo noqdo oo uu nooyimaado hadaanu nahay reer burco king ck hadalada wanaagsan Ee kaa soo yeedhaya dad bay gubayaan isaaq iyo dhulbahante waa wiil iyo abtigii waa dad isdhaley meelna kuma kalatagayaan wlhi ilahay hakala qaboojoyo waxkastoo Xumaana oy qalbiga isugu hayaana ilahay qalbigooda haka saaro waa dad is ahee adiguna wanaagaa iyo ducadaa aad ugu ducaysay ilahay Labadooda dhanba hakudoojiyo adigana sidaad wanaaga nola jeceshahay alle hakula jeclaado king ckayow❤❤❤
@rayaanahmed
@rayaanahmed Жыл бұрын
Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya 🙏
@KhadarXariir-rh9nh
@KhadarXariir-rh9nh Жыл бұрын
Dad qalbi wanaagsan reer soomaliland ❤
@abdirisaakcaawiye5531
@abdirisaakcaawiye5531 Жыл бұрын
Welcome our goat guleso jogtey salax waaa fanan fv keyga ah
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Hadii aad jaceshahay English Si Bilaash Ah Ugu Baro SAHAN TOOSAN ❤
@dayahahmedmedia3105
@dayahahmedmedia3105 Жыл бұрын
1 hour 10k views only ck family can we doing amazing 👏 👌 ❤
@mohaaamiinaamiinhersi1536
@mohaaamiinaamiinhersi1536 Жыл бұрын
Allaha is one
@gerogia890
@gerogia890 Жыл бұрын
videoga qamar bari hore ayu aha showgi 2020. Secondly salaax sanaag wa fananka kaliye aadka u jecelahay, inanka yar ilahay ha daaye wllhi wa nasab nasab dhalay, isaaqo kaliya uma hagar bixin welibee wa reer somaliland oo dhan ba hargeisa iskugu timid macal hawiye. Noolada ❤
@abdifatahismaciil2927
@abdifatahismaciil2927 Жыл бұрын
😂Dee wa landhere dhulpahante ah
@gerogia890
@gerogia890 Жыл бұрын
@@abdifatahismaciil2927 sax reer ayay dhulbahante ❤️
@husseinaden4203
@husseinaden4203 Жыл бұрын
King ck Big Lagend🐐 Keynan Best Camera Man
@MohamedAhmed-im7cx
@MohamedAhmed-im7cx Жыл бұрын
King of social media ninkan wlahi waa nin wayn oo macqul Ah wax badana og legend of legendaries
@travelandnaturechannel5875
@travelandnaturechannel5875 Жыл бұрын
We are all brothers and sisters forget about Dirty politics we are all Somalis
@gocasechannel1122
@gocasechannel1122 Жыл бұрын
King CK noolow intay nolol jirto qalbi caafimad qaba aya illahay ku siiyey sool halyeeyadii daraawiish noolaada walalayaal from Hargeisa
@ayaanbeautyshot7636
@ayaanbeautyshot7636 Жыл бұрын
Maanshaa allah❤❤❤❤
@qalidmohamed6359
@qalidmohamed6359 Жыл бұрын
Waa ku wataa lkn big fan my Big bro good luck 🤞
@amranyasin6840
@amranyasin6840 Жыл бұрын
saalax waa badh isaaq anaga dhalne waa inankena ❤❤❤
@xamsexadaari
@xamsexadaari Жыл бұрын
Kkkk xgee ka dhasheen ninku waa nindhulpahante iska dhal leefleefka jooji 😂😂😂
@zamzamwarsame7932
@zamzamwarsame7932 Жыл бұрын
@@xamsexadaari war cidina inta cudurka ah ee qabiilka ku jirta waxba ku falimayno salaxna Somaliland ba idin bartay marka dib u dag fanaan kasta hargaysu ku caan baxa oo somalida iyo aduunku ku bartaa nagada dhabayacada buus
@xamsexadaari
@xamsexadaari Жыл бұрын
@@zamzamwarsame7932 anigu dhabayaco hadaan ahaan laha kugu lamaba hadlee sbb oo ah adeer reer hargaysa imay barin adeer ninka waxa ku barty sanaag ninku waa nin reer sanaag leef leefka kadaay idooooooooorow😁😁
@user-ep3ky2bj6p
@user-ep3ky2bj6p Жыл бұрын
Bur1co xalay arooskii ka dhacay waad yaabay❤❤
@shamkehade5972
@shamkehade5972 Жыл бұрын
ck gk lk wat ever hees bad qofwalbo qaado bad wax noga dhigtay sheekad k33ntee waraa afaro an lagu dirsan bad gashaye faraha kala bax
@japouti_poi
@japouti_poi Жыл бұрын
king ck big fun new update kaga wan ku frxsanhy ❤
@HawaAhmed-rc5fg
@HawaAhmed-rc5fg Жыл бұрын
First comment I support you wlhi
@nasircr5545
@nasircr5545 Жыл бұрын
WELCOME BACK BROTHER
@sharmaboy9676
@sharmaboy9676 Жыл бұрын
CK lagend Waa Ku wataH Lbx From mj
@Sadaammuuse-rx4sj
@Sadaammuuse-rx4sj Жыл бұрын
iSaaq Wa nasab Wllhi
@AbdikadirDakane-ni4nl
@AbdikadirDakane-ni4nl Жыл бұрын
Goat 🐐 of social media is back 💪💪💪💪
@rahmaabdilahi9395
@rahmaabdilahi9395 Жыл бұрын
Daada wada dun xariira weey Alle ha isku soo sakhro dadakiisa❤
@naimahusainahmed8203
@naimahusainahmed8203 Жыл бұрын
Amin yaa rabi Illhy haka dhigo ❤🤲🤲🤲🤲🤲
@NordinMohamed-m7y
@NordinMohamed-m7y Жыл бұрын
Waxa la isku hayo waxa la isku yaha ka wayn wale.waa runta ck❤❤
@topsporttv9799
@topsporttv9799 Жыл бұрын
Isaaqu waa dad goba walhi ❤
@Rihaanappe123
@Rihaanappe123 Жыл бұрын
Dhexdoda nawad alla dhex dhigo ❤️❤️❤️❤️
@user-br9by4dx3h
@user-br9by4dx3h Жыл бұрын
Cali Zaki qof ka wanagsan wali Ma arkin wallahi
@neimaali4054
@neimaali4054 Жыл бұрын
Salan sare king ck from Djibouti
@Saahidhirsi
@Saahidhirsi Жыл бұрын
❤gobbanimo hargaysaa hoy uleh
@aminabella8266
@aminabella8266 Жыл бұрын
Machallah that is true King ck❤❤❤❤❤
@foozia426
@foozia426 Жыл бұрын
Maasha allaah ck jecliyaa. Wa. Wiil qabi fiican nooloow ❤
@rahmabiihi6212
@rahmabiihi6212 Жыл бұрын
Goatka social media 🎉❤
@farajanoboy8558
@farajanoboy8558 Жыл бұрын
Welcome back❤
@hindaabdi7179
@hindaabdi7179 Жыл бұрын
King ck kama hayo hanoo cade heesta cusub 🎉
@muwaadinsoomaaliyeed6865
@muwaadinsoomaaliyeed6865 Жыл бұрын
Markaan arko Soomaali wada faraxsan maalintey waxey noqota maalin aad u qurux badan farxad iyo reyn reyn ayaa dareema wlhi Allow Soomaali u gargaar oo qabyaalada micnaha aan ku dhisneyn ka saar aamiin
@ShamsadinCabdi
@ShamsadinCabdi Жыл бұрын
Taliye adiga waan ku wadanaa Hadaan reer hargeisa nahy❤
@yasmin-ix2qp
@yasmin-ix2qp Жыл бұрын
Masha'Allah Masha'Allah ❤❤❤
@cabaaspoi7133
@cabaaspoi7133 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 Funny reaction wlhi
@yahyeshell
@yahyeshell Жыл бұрын
King ck waxa ahey vadio qofki ugu hoereyey dawada ee like i sar qorlkan🙏🏿
@maxamed8817
@maxamed8817 Жыл бұрын
Bowe yaal isooboqda plz yutubkayga 😢😢😢😭😭🙌🏻
@aruseiyaori2893
@aruseiyaori2893 Жыл бұрын
MashaAllah adgana noloow mama king omar
@hoodoibraahim4907
@hoodoibraahim4907 Жыл бұрын
Soo laabasho wacan boqor🥰🥰🥰
@nasteexacadey9395
@nasteexacadey9395 Жыл бұрын
Ck hadal taariikhda galay bad tiri walahi Waxalayskuhayo waxaleyskuyahaa kaweyn😢🎉❤
@quruxoday533
@quruxoday533 Жыл бұрын
Waan ku salaamay CK wahaan ku waydiinayaa glasses aàd hirantahay glasses ma ku jiraa mise waa maran yahay mahaa yeelay indhihii ayaa egu hanuunay
@free-thinker1046
@free-thinker1046 Жыл бұрын
Ana wasa idoorka qowmudluudka.
@BadriaDiamond
@BadriaDiamond Жыл бұрын
King ck wlhi Wa gob ❤
@rockymilk1917
@rockymilk1917 Жыл бұрын
First one watch vedio 😅❤
@user-pu8du7bt6u
@user-pu8du7bt6u Жыл бұрын
Big lagent ck Guulayso bro ✅🇸🇴
ILMAHOODA AYEEY QARIYAAN QAAR KAMID AH GABDHAHA CAANKA AH
8:50
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 24 М.
CARABTI OO KUDHAGAN FILINKA DARTIIS
13:58
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 35 М.
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 674 М.
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00
Heedhe Sooleey Arooskii Saalax Sanaag
7:00
Moha Films
Рет қаралды 688 М.
SHADIYO SHARAF FT MAHAMED MAAME FT KING CK HAB ISASIINAY REACT
8:01
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 110 М.
Saalax Sanaag Ft Deeqsan Abdinasir igu Fiicnidaa New Official Video 2022
4:12
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,2 МЛН
WEYDII MOHAMED MAAME & ALI ZAKI
16:01
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 248 М.
WALAASHEYDA 3 BARI LAMA HAAYO KING CK REACT
9:54
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 17 М.
ABDIKARIIN ALI SHAH  HEES AROOS  SAALAX AND NASTEEXO  OFFICIAL MUSIC VIDEO
3:23
Hawraar Music Production
Рет қаралды 286 М.
NAJMA NASHAAD FT CABDIKARIN CALI SHAAX KING CK REACTION
9:01
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 173 М.
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 674 М.