No video

HAB ISII - ASAD FAQDIID FT AYANNA - OFFICIAL VIDEO - 2020

  Рет қаралды 8,215,889

Asad Faqdiid

Asad Faqdiid

Күн бұрын

EREYADA - ABDIRAHMAN FIILI
MUSIC - MAWLIID XASAN FARAH
LAXANKA - NABIIL BULLE
/ nabiil.bulle
SOUND ENG - ASAD FAQDIID
ASAD FAQDIID
/ faqdiid
AYANNA
/ ayannaofficial_1
Video and Editing by Rock stone
/ rockstone07
Color Graded by Garasho
/ garasho_pro
Directed by Nuur Caraale
/ nuuraraale
TRANSFER GALAXY SAMEYSO ACCOUNT
transfergalaxy...
SPECIAL TNX
ABUBAKAR YASIN
MUSE ABDILE
KHALED
SUWAYS
HALIMO GOBAD
AMIIR
WARYA WAW
TG FAMILY

Пікірлер: 2 200
@AsadFaqdiid
@AsadFaqdiid 3 жыл бұрын
WAXAN U MAHAD CELINAYA INTA KA QAYB QADATAY INAY SO BAXDO HEESTA DHAMAAN ANO KALA REBEN WA MAHADSANTIHIIN INTA KADIB SUBSCRIBE FOR MORE WAXA SO SOCDA KA BADAN AND ONE LOVE WIXI YURUB JOGA O JECEL INAY LACAGO TOOS ONLINE DIRAN ISKA DIWAN GALIYA LINKIGA HOSE TRANSFER GALAXY 👇🏻👇🏻 transfergalaxy.com/so/sameeyso-akoon/?ref=Asad&cn=
@abdirahmanali4466
@abdirahmanali4466 3 жыл бұрын
Xayeesiin aa raaxada nooga qaaday Hees xun hadi ay noqon laheed Laandheere cml aa..... Lkn ka baxsaty
@XIKAMCHANNEL
@XIKAMCHANNEL 3 жыл бұрын
😭😭❤❤❤ DIGNIIN HALIS ❤❤❤ #8-DHIBAATO OO HALIS AH OO KADHASHA SIIGADA IYO SIDA UGU FUDUD EE LOO JOOJINKARO??. KADAAWO LINKIGA HOOSE: kzbin.info/www/bejne/q5qudYCAesd0ZpY
@Travel_sanaag
@Travel_sanaag 3 жыл бұрын
Asad Faqdiid Ft Ayanna music to the world Lapo lengend Best offitaially song tageero buuxa
@afnanalex3045
@afnanalex3045 3 жыл бұрын
Asad lagu dhufy keep going✊😊💋
@dayaxaxmd2028
@dayaxaxmd2028 3 жыл бұрын
Asia aaan joogaa maka diri karaa
@Gulledsimba
@Gulledsimba 3 жыл бұрын
Way igu socotaa heestan well done guys Asad Ayaana
@maariyadahir4449
@maariyadahir4449 3 жыл бұрын
Wankusalamy legend guleed mar la arag guul iyo gobonimo
@AsadFaqdiid
@AsadFaqdiid 3 жыл бұрын
Ma Boy 😍
@runmoha2738
@runmoha2738 3 жыл бұрын
Simba legen waku wataa long life
@sharmaboyfans7008
@sharmaboyfans7008 3 жыл бұрын
Gulled nin weyn😍
@Luul_22
@Luul_22 3 жыл бұрын
Gulled adi ayanna insha allah wani sugaynaa
@Aliarts77
@Aliarts77 3 жыл бұрын
Waxkastoo macaan waxaa kasii macaan qur'aanka kariimka alle hanaga madoobeeyo heesaha.❤
@nadarladane819
@nadarladane819 3 жыл бұрын
Aaamin aaamin aamin
@sakariyehanadofficial1433
@sakariyehanadofficial1433 3 жыл бұрын
Woow
@mukhtaaribraahimtuute7165
@mukhtaaribraahimtuute7165 3 жыл бұрын
Aamiin Aamin wll
@abdirahmaansagaale5937
@abdirahmaansagaale5937 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin aaamiin wllo
@alyamohamed8218
@alyamohamed8218 3 жыл бұрын
Wll..wa runta lkn Halkan xusida nabigu iyo ilahay way ka sharf bdn yihin.....ee wll mesha ku habon in ilahy iyo rasulkisa scw lagu xuso ku xus meshan wa aqal shaydane
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 8 ай бұрын
Duni dan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤❤❤😢😢❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 6 ай бұрын
😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-uq5qy2qh8n
@user-uq5qy2qh8n 5 ай бұрын
Scw❤❤❤
@IsaaqShaatigaduud
@IsaaqShaatigaduud 4 ай бұрын
Mxamansade
@hiboyuusuf3310
@hiboyuusuf3310 14 күн бұрын
Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤
@wanaagaqoyska7887
@wanaagaqoyska7887 3 жыл бұрын
*Asad & Ayaninta Waxkale Weye Wacdarihii Igu waynaa Sweden 🇸🇪 Inaba caadi ma ahan wee igu socotaa ✅📸🎥✅🩸🥰✅❤️✅🤩🥰✅✅*
@roodajama3438
@roodajama3438 3 жыл бұрын
😙😚😎😍🤗😘🤗😘🎀🎋🎄🎎🎐🌍🌎🇦🇷🇦🇸🇦🇹🇦🇺🇦🇮🇦🇪🇦🇩🇦🇼🇦🇽🇧🇭🇧🇲🇧🇱🌶🍎🍏🍉🐂🐃🐅🐕🐵🐱🐱🦌🦄🐮🐗🐷🐄🐈🦁🐯🐯🐅is and friends and family members to 7th of the 3667th is a yaan 29th the earth is a yaan 29th the earth is huranyihin lkn waa geeri way is
@roodajama3438
@roodajama3438 3 жыл бұрын
🎈🎈🎎🎄🎋🎀🎁🎟🎏is and friends of the earth is a yaan 29th l and family members of the year award in a yaan and family to you 65qryuo0976t4red
@abdikamas
@abdikamas 2 жыл бұрын
hezbaa heeaka ah moyaan heestan waa hees masha alaaah kiqoyin
@anzhaxiraad6187
@anzhaxiraad6187 3 жыл бұрын
HaL maR Aan kuwaDa saLiNo 🙏 XabiiBkeeNa moHameD (S.c.w) (s.c.w) inTa musLimka aH ❤️
@liibaancade5701
@liibaancade5701 2 жыл бұрын
Maxaad heesha dhexdeeda saliga kala doontay ??
@mahadjuicevlogs6159
@mahadjuicevlogs6159 2 жыл бұрын
scw
@abwaanmaxamedaamiinchannel1982
@abwaanmaxamedaamiinchannel1982 4 ай бұрын
Yaku dhahy heesta macm
@asad-n6u
@asad-n6u 3 жыл бұрын
Heesaha waxaa kamacaan quraanka kariimka
@Ladan-gs1zg
@Ladan-gs1zg 3 жыл бұрын
SaaS hadaa u ogthy maxaa meesha ka soo doontay mida kale meel fiqsi ka socdo maxaa quraanka kariimka magciisa ukeene
@socialcali2522
@socialcali2522 3 жыл бұрын
@@Ladan-gs1zg ma aragtay bal muxuu ukeenaa meeshaan
@ayaanmahomed3878
@ayaanmahomed3878 3 жыл бұрын
M.a
@rukjfr5gikigtr301
@rukjfr5gikigtr301 3 жыл бұрын
Sax waye wll
@xamdisiciid228
@xamdisiciid228 3 жыл бұрын
waa la oghy wlle
@axmedfjofficiall
@axmedfjofficiall 3 жыл бұрын
WAA ANOTHER LEVEL LEGEND NOLOW 🔥👏👏
@sawdishmahamed3281
@sawdishmahamed3281 3 жыл бұрын
Wllkey ahmed fj waaa runtaaaa
@XIKAMCHANNEL
@XIKAMCHANNEL 3 жыл бұрын
😭😭❤❤❤ DIGNIIN HALIS ❤❤❤ #8-DHIBAATO OO HALIS AH OO KADHASHA SIIGADA IYO SIDA UGU FUDUD EE LOO JOOJINKARO??.. KADAAWO LINKIGA HOOSE: kzbin.info/www/bejne/q5qudYCAesd0ZpY
@mursalxuseen1081
@mursalxuseen1081 3 жыл бұрын
reaction ka soo bixiya adi lii caato 💕👏
@xaraayefany8428
@xaraayefany8428 3 жыл бұрын
Sxp Axmed FJ KZbin keyga waxan soo dhiiga ruwaayado ad ukala kacsan ee adiiga so arag markas hiibo show igu so caasuum codsi waaye sxp Talantigeyga hala soo bandhiigo AMA adiiga so baandhig sii an uu noqdo KZbin ber caan ah
@xaraayefany8428
@xaraayefany8428 3 жыл бұрын
Waa ka ruwaayada cusub ilmoo la xaadayo part1 kzbin.info/www/bejne/qoS7gIhnfZuMbZo
@hanasomalilander3153
@hanasomalilander3153 3 жыл бұрын
hablaha Somalia jogona baruur ayay u washeen iyo malab ay cunaan iyo kiniin bal inantaa eega siday u dhubantahy iyo qurxda team caato one love
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 3 жыл бұрын
Haaa walhi sidan ayaaa qurux badan 🤨
@queenhamda9565
@queenhamda9565 3 жыл бұрын
Anagaha xata badan wana iga carateen marka walis ceelinaha😯😋😂😂😂🤗
@livinghope5422
@livinghope5422 3 жыл бұрын
Naayaraheen horta niyad dhiska iska daaya,inantani caato mhane way jir dhisantahy ordayol gym gala😂
@esmaelmohamed7667
@esmaelmohamed7667 3 жыл бұрын
Caato oo foolxun Aa daran qoftan gym aay aada laflafo ma aha
@kaltuunhussien6230
@kaltuunhussien6230 3 жыл бұрын
Gabadhan maaha caato wa bar jidh dhidan xitaa wiilka way ka jidh waytahay qurux sida ladhaha kuwa is dhax yaca oo habarta la mooda unba la iska ilaaliyaa 😂
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
Wixii gadal ka dawanaya like sar🤣🤔🤔 7 December 2020 2021 ayaa dawanaya farta tag ☝️🤣❤
@abwaansharmakegermany
@abwaansharmakegermany 3 жыл бұрын
Meelwalba igaga soo horee
@uhdhsjsndnd6077
@uhdhsjsndnd6077 3 жыл бұрын
🥳😭🇹🇷🎻🚭
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
@@uhdhsjsndnd6077 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
@@abwaansharmakegermany 🤣🤣🤣🙋‍♀️waa ku salamey suldan hadan meeshan soo galeee
@cabdikaafiofficall8429
@cabdikaafiofficall8429 3 жыл бұрын
🤚🤚🤚🤚aniga kamida 10 jul🤣
@omaralijarmal5389
@omaralijarmal5389 3 жыл бұрын
Fanaanadii Ugu horeysay aan ka helay Ebed 💓💓💓💓 Cajiib qof walba dooq buu leeyahay
@Beingfiili
@Beingfiili 3 жыл бұрын
Waan ku faraxsanahay inaan heestan qoray. Asad, ayaan, rockstar iyo Mowliod. Guuleysta.
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 3 жыл бұрын
abwaankayga waa kusalamay wayadaan heesihii wadaniga ahaa maxaa iskaga daysay hees wadani ah baan ka rabna
@caliileeye
@caliileeye 3 жыл бұрын
Waa heerar kale erayadaadu sxb, sidii aanu kaaga barannay. Jacayl heerkan leeg Intaan jiray ma helin.😍
@abdifatahawmusse8598
@abdifatahawmusse8598 3 жыл бұрын
Axyaa abwaan magacaa ha jiro
@sahradheeman9836
@sahradheeman9836 3 жыл бұрын
Ereyo heerkan la eg intaa jiray ma arag
@dayaxentertainmentofficial1306
@dayaxentertainmentofficial1306 3 жыл бұрын
*ISOO* *BOOQDA* *KING* OR *QUEEN* *plz*
@Tahliilyare
@Tahliilyare 3 жыл бұрын
Best Song Waxba Lagama Qabo Karo 🤟
@aminamohamed9220
@aminamohamed9220 3 жыл бұрын
My brother tahliil Yre Wnku slmy lgn
@diishacrawi6038
@diishacrawi6038 3 жыл бұрын
Bro tahlil wnku salamay
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
#TahLiiL_yarE zHp AdiGaan ku xazuuztay wLHi Markan Arkay Asad Faqdiid wad izku EGtiHiin Lkn CodkaGa Ayan JceLaHy 🖤🌠
@Samawademedia12
@Samawademedia12 3 жыл бұрын
Tahliil bro kuma heyno Madaxa dhulka ka cesho 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@fatumaabdullahi5235
@fatumaabdullahi5235 3 жыл бұрын
My dear tahliil wan ka helay
@ismooqfooshgroup5829
@ismooqfooshgroup5829 3 жыл бұрын
Wax kale Waye ✌️✌️
@xasfaabdulahi8267
@xasfaabdulahi8267 3 жыл бұрын
🧔
@abdiririsakawil3235
@abdiririsakawil3235 Жыл бұрын
2Year Ka Dib Xitaaa waan Daawanayaaa Heestan Kama Caajiso Keep Going Legend Asad Faqdiid&Ayaana❤
@faadumocawilmaxamuud7216
@faadumocawilmaxamuud7216 Жыл бұрын
Legend
@MooganeAdvertising11
@MooganeAdvertising11 3 жыл бұрын
Heesta markay sidaa usoo baxdo anuu makala garto inay nazaptahay iyo inay madhax tahay lkinse markaan dhowr jeer ku celceshado ayaan kala ogaadaa ama dhowr cisho dadkii ugu hor arkaan ahaa lkinse waan iska dhaafay imaka lkinse kama dhamaado ee markay 1MILION VIES GAADHO LIKE IGU QABO
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 3 жыл бұрын
DhaLinYaro 1m MarkaY Gaarto Liketa Ha ILa Dhaafina Dee Noo Xaazidnimo”🤣👍
@AyaatQurux
@AyaatQurux 2 ай бұрын
8m maraysa 2024😊😂
@apdirahmanrakatic2719
@apdirahmanrakatic2719 3 жыл бұрын
Waaa gadantahy heestani 1M markay gaarto like iisara jaalayaal😂😂
@MMaami
@MMaami 3 жыл бұрын
@nimcoabdulahi126
@nimcoabdulahi126 3 жыл бұрын
1
@kurdahab1026
@kurdahab1026 2 жыл бұрын
4.3m m.a
@XaamudXaamud-qs4sl
@XaamudXaamud-qs4sl Жыл бұрын
After 2 years 8M bey marey saa 😆 wali adi ma nooshahay 🤣 😂
@FayselAli
@FayselAli 2 жыл бұрын
First off let me start by saying THIS JOINT IS CLASSIC ON A LEVEL ON ITS OWN. Young Somali talent is endless you're leading the pack. Much love from Minnesota.
@daahircabdi5707
@daahircabdi5707 Жыл бұрын
⁰yyy
@yonis-kin7966
@yonis-kin7966 11 ай бұрын
Rock solid shit
@zhaficiqiireeye
@zhaficiqiireeye 3 жыл бұрын
Ilahy iyo kitaabka gabadhan caadi baan u jecelahy bilaa calayk hadad nin xigaala tahahy iigu sheeg asadoow...♥️😂
@yussufukeynan7155
@yussufukeynan7155 3 жыл бұрын
Yarta hablaha fanaaninta soomalida ogu qurxan🔥🔥🔥
@somalilandpresstv
@somalilandpresstv 3 жыл бұрын
Asad faqdiid hadanu nahay jamhuriyada barakesan shahadada fanannimada wanu kusiinay,🙏👌 Isma lahayn sidaasu u heesi kara wlhi 👏👏
@khadraaxmed4955
@khadraaxmed4955 3 жыл бұрын
Kkkkkk
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 3 жыл бұрын
sadik sm 😂😂 xage marki hore idinkaga yimi?
@ahmedjamac6455
@ahmedjamac6455 3 жыл бұрын
halkee barakaysan hargaysa qamri iyo jaad iyo tumasho ayaa yaalo waa magalada ugu fusuqa badan ,
@AbdirisaaqWacays
@AbdirisaaqWacays 3 ай бұрын
Miqdisho dulmiga yaala maanad arag​@@ahmedjamac6455
@maxamedsacidbkofficial2225
@maxamedsacidbkofficial2225 3 жыл бұрын
Yaa ila arkey inay ka cod wayn tahy 😂😂😱😱
@hodanqoslaye948
@hodanqoslaye948 3 жыл бұрын
Darisle abdi aakuso qaatay🤣🤣
@ufurowofficial2082
@ufurowofficial2082 3 жыл бұрын
Dirisle been tis Aya umaleynayey wllhi
@yoonisyonka1984
@yoonisyonka1984 3 жыл бұрын
Hhhhhhh war dirslaa kusoo qaaray comment gaaga😂😂😂
@siciidcajab7153
@siciidcajab7153 3 жыл бұрын
Sookama wayna😂😂
@dayaxentertainmentofficial1306
@dayaxentertainmentofficial1306 3 жыл бұрын
*ISOO* *BOOQDA* *KING* OR *QUEEN* *plz*
@DjHunkyVevo
@DjHunkyVevo 3 жыл бұрын
dammmn... AWESOME SOMALI DANCE POP SONG. JUST AMAZING FROM THE LYRICS TO THE INSTRUMENTAL .. love it. Big Up my gal AYANNA .. REMIX pap!!
@snmabo1300
@snmabo1300 3 жыл бұрын
Beautiful music like this will bring our people together. Beauty rest in our women's.
@muhamedwarfa7829
@muhamedwarfa7829 3 жыл бұрын
Ayana wxay uqalanta iney la soo haysto Gulled simba wlhi ✅💯
@bashiirnur
@bashiirnur 3 жыл бұрын
excuse me asaga u qalma in eey hees la qaado.
@muhamedwarfa7829
@muhamedwarfa7829 3 жыл бұрын
@@bashiirnur gulled simba mataqaana adigu horta
@zakitrucker6763
@zakitrucker6763 3 жыл бұрын
Nigga two niggas wayeh Adi Mxa ugu nagen simba 🤔
@bashiirnur
@bashiirnur 3 жыл бұрын
@@muhamedwarfa7829 hhhhhhh maya ee madaxweynaha america miya
@muhamedwarfa7829
@muhamedwarfa7829 3 жыл бұрын
@@bashiirnur abti waxadan aqoonin hafara gishan cagahaada hoostooda ka soco 😶
@suleekhasaleeban3763
@suleekhasaleeban3763 3 жыл бұрын
Waaw Another level Ayanna inanta kaliyee kiin Jaamac Naga barajayn karta weeye Asad Adigana kama yaraysatidoo nin fanka codkiisa ku joogaa tahay🔥❤💯👏
@miskihassan2493
@miskihassan2493 3 жыл бұрын
Kiin waybay kadhereysaa
@istahiliman8489
@istahiliman8489 3 жыл бұрын
Gabdhaha an hurdada kakicin janis ayaa kujirta heestan 🤪🤪 qof kulaa jiftasado horay umakacee 😁 horan wakici jiray adaa sidan igalay cml ✌️ ismujiyaa kuwa lazy yasha ee hurdAda jcl like me
@iknow_my_enemy9750
@iknow_my_enemy9750 3 жыл бұрын
Istahil Yussuf Iman gabdhaha lug taagayaashaa maa sheegaysaa🤣
@zahraabdullah3986
@zahraabdullah3986 3 жыл бұрын
Hhhhhj
@istahiliman8489
@istahiliman8489 3 жыл бұрын
@@iknow_my_enemy9750 kkkk haaa saaan maahan jirin qofki kula hurda horay umakaco kk
@istahiliman8489
@istahiliman8489 3 жыл бұрын
@@zahraabdullah3986 kkkk janis manoohoo
@zahraabdullah3986
@zahraabdullah3986 3 жыл бұрын
@@istahiliman8489 🤣🤣🤣 aa waa fursad ween
@naciimadaryeelchanale4618
@naciimadaryeelchanale4618 3 жыл бұрын
Waxaa Tahay hurmuud jaceel heerkan leg waligay ma helin waa hees Aan inaba Caadi aheeyn ayanna iyo asad ❤
@ridwaanmohamed9581
@ridwaanmohamed9581 3 жыл бұрын
Adigaba hortaa Ma hasaawi jirin Haweenkana adaa Hadal kugu bartoo Waxad tahay hormuud Intaa way iga gadantahay❤💋🖐
@daacadabdikarim460
@daacadabdikarim460 3 жыл бұрын
On hit Ayaanaa♥️✨💥🖐 🤽‍♂️🤽‍♂️🤽‍♂️🤽‍♂️
@hooyosoomaaliyeed1921
@hooyosoomaaliyeed1921 3 жыл бұрын
Huuno subscrab iisaar plz
@shaftoh6192
@shaftoh6192 3 жыл бұрын
Wilka madaxwenaha farmajo 🤣😂🤣
@cumaryare6196
@cumaryare6196 3 жыл бұрын
Aniga runti hees dhagaysi majecli inta badan blse waxaa jirta heeso qaar oo xiiso gaar ah iyo macno lataaban karo leh oo igu kalifta dhagaysigeeda hesaha kalana igaga duwan mar kastana ma arko hees nocas ah ee waa soodhacyeey wixi ladhihi jiray ookale sida hestan camal its hit 👊 Hadaa ila mid tahay fadlan like 👍👍
@ayaanfarah7956
@ayaanfarah7956 3 жыл бұрын
Mashallah I love my Somali people ❤ We are one ❤ please remember 🙏
@nuurismail
@nuurismail Жыл бұрын
Adi ithobian maa tahay 😂😂
@jimiLOOKS
@jimiLOOKS 3 жыл бұрын
Runti qofka lama haqiro waxaan aad ugu mahadcelinayaa Video aadka u qurxoon waliba laba qof ee aan aadka u jeclahay so dubeen waxkale oo aan aan. Dhaho majirto ee keep going forward heersare 😍😍👍👍👍
@Elmi.451
@Elmi.451 3 жыл бұрын
Hawareegto waxsaa nasaba hada waaban aamini laayahay inay somali yihiin qaabka loo duubay awgeed 💕💕💕💕
@azuuzali7760
@azuuzali7760 3 жыл бұрын
WOW! it is amazing song. runti waa hees aaba dhageesigeda kacajisen well done guys! Ayyana & Asad
@amreeneymohamud1056
@amreeneymohamud1056 3 жыл бұрын
My first time commenting on Asad faqdid songs, hats of to the voices
@samiaali810
@samiaali810 3 жыл бұрын
Dheesha guleyd simba in oo wato inta ila aragt like mid kale wax qurux badan aya soo badhigtay horay u soco
@farahsudi8010
@farahsudi8010 3 жыл бұрын
Music somalia mixes of the most 🇸🇴🇸🇦🇰🇪I Farah Ali Sudi Najma Ahmed Omar najmanashad
@farahsudi8010
@farahsudi8010 3 жыл бұрын
Farah Ali sudi najma ahmed omar 🇸🇴🇸🇦🇰🇪I Farah Ali Sudi
@cabdiqafaar4914
@cabdiqafaar4914 3 жыл бұрын
Aniga heesta markay dhamantay ayaanba soo bararugay Heestaba ma maqleen gabadhaan ku maqnaa qurxoonaa oo hadana naga fogaa masha Allaah
@Khadar641
@Khadar641 2 жыл бұрын
Ereraya 100 %100 Laxankah 100%100 Music 100%100 Muqalkah 100%100 Dharkah 100%40
@ahmedthehomophone5753
@ahmedthehomophone5753 3 жыл бұрын
Hada ayaan arkay this 💎 of a song🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯💯🎶🎶🎶🔥🔥💞💞💞
@amiinshiddo1
@amiinshiddo1 3 жыл бұрын
Asad shaafi ft Ayanna🔥🔥🔥 Adigaba horta ma haasaawi jirin Waxaa tahay halyey ubad loo hayo
@queeenamira7707
@queeenamira7707 3 жыл бұрын
Amira ft amiin Jacel herkan la eg intan jiray mahelin 😁🙏👋
@darboball48.-_
@darboball48.-_ 3 жыл бұрын
Labadodaba Nolasha wey u da yar yihin hadana Ereyada ay watan waa Cajiib ✅. Waa Ereyo Dahabo ah horey socda
@fatimasalemabdullah9725
@fatimasalemabdullah9725 2 жыл бұрын
ماشاءالله اغاني تجنن ان يمنيه واحبكم اهل الصومال 🇸🇴🇾🇪.
@asmaibrahim7292
@asmaibrahim7292 3 жыл бұрын
Nice song keep going guys Ayanna best voice ,stayle nd she cute beautiful ❤️❤️❤️😍🥰
@ahmedabdi9482
@ahmedabdi9482 3 жыл бұрын
Ani Qoftan Wan ku heysat best music ever ❤❤❤
@user-ky3xu5fk1h
@user-ky3xu5fk1h 7 ай бұрын
Fv song still in 2024❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 6 ай бұрын
😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 6 ай бұрын
😂😂😂❤❤❤❤❤
@user-xp1km1nu4y
@user-xp1km1nu4y 4 ай бұрын
😢😢😢😢
@MumtaasApdiqadir
@MumtaasApdiqadir 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MumtaasApdiqadir
@MumtaasApdiqadir 4 ай бұрын
😘😘😘😘😘😘🤩🤩😍😍
@falhadoabdi2217
@falhadoabdi2217 3 жыл бұрын
Asad Yare keep going my bro ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏👏👏
@abshirabdi1434
@abshirabdi1434 3 жыл бұрын
Heesti iku horeyay ee waqtika laso dhikay an firsaday hada ila mid dahay like isaar ❤️🙏
@SadioA
@SadioA 3 жыл бұрын
Ayaan baa u egtahay baa la idhahaa! Wooooow! Mashaallah thank you guys 🥰
@nuurcarmiye1404
@nuurcarmiye1404 3 жыл бұрын
Hadad iyada ueegty waad qurxonty
@mustaferamadaan1560
@mustaferamadaan1560 Жыл бұрын
@@nuurcarmiye1404 ey
@kingxakozinafare9230
@kingxakozinafare9230 3 жыл бұрын
Wan ogahay inad ka baxzaan done asad faqdiid keep going Ninkan fanka la watoo 𝕗𝕒𝕢𝕕𝕚𝕚𝕕
@sihamshow
@sihamshow 3 жыл бұрын
Jaceyl heerka la eg intaa jiray mahelin Wow so amazing song asad and ayan
@yousofabdalla-ok3ws
@yousofabdalla-ok3ws Жыл бұрын
Wow tonkii farxiyo kabayare gabadhan Ayan ayaa ku xigta kusoco 😮❤🎉
@user-wt3uq1iw7f
@user-wt3uq1iw7f 3 жыл бұрын
Rock stone wlh ninkaas waan aaminsanaay Rag badn inuu daaqada kala bixi doono Absolutely 💯
@QaraaxoShow
@QaraaxoShow 3 жыл бұрын
Somali music another level ✈️
@M0-SIMBA
@M0-SIMBA 3 жыл бұрын
Wow inaba cadi mahan waan la dhacay hesta bro asad faqdid kep going sxb sare 🥰🙏
@zihaamcaday27
@zihaamcaday27 3 ай бұрын
Am Listening 👂 27/5/2024 😂
@ahmettsaadaqali7177
@ahmettsaadaqali7177 3 ай бұрын
28/05/202/😂
@Sharmaake_yare
@Sharmaake_yare Ай бұрын
13/7/2024😂
@Amluuh
@Amluuh 14 күн бұрын
8😂
@AsmoBashir
@AsmoBashir 15 сағат бұрын
29 agusto 😭💔😂
@snmabo1300
@snmabo1300 3 жыл бұрын
I love your music brother. She's gorgeous. Put out more hits.
@Ibraahim_Sm21
@Ibraahim_Sm21 3 жыл бұрын
She is very beutiful walahi❤🧡🧡🌷
@ayannaupdi7408
@ayannaupdi7408 3 жыл бұрын
Mudo dheer Comments yaasha Kuguma arag xageed tagtay Tolow 🤔🤔🤔
@kowsardhagatage3764
@kowsardhagatage3764 3 жыл бұрын
Gamil kan kama Luma miya🤣🤣🤣 comment KZbin cana kaa tahay
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
@@kowsardhagatage3764 sow maha 3 sano 4sano qori jirey commentiyada anigu wan is weydiin jirey xagee ka dhacdey 🙄🙄🤔malin buu reply'ga isoo galey igu dhahay wan mashquuley wana iska dayey😁😁
@kowsardhagatage3764
@kowsardhagatage3764 3 жыл бұрын
@@amiiraadan3017 🤣🤣😂🤣 wilkan masha allah waa wax nool aniga boqol Gmail somaray miid walba talefonka wu laa halaba wilkan dadka waa wada arken
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
@@kowsardhagatage3764 isku mid nahay wlhy ka waran🤣🤣🤣🤣🤣❤🙋‍♀️
@aliabdikadir5076
@aliabdikadir5076 3 жыл бұрын
wan ka xumahay in kuwan oo kale dhaqan iyo diin an isla wadaagno# Allah haso hanuuniyo
@AbdifatahAbdifatahlegend
@AbdifatahAbdifatahlegend 4 ай бұрын
Who 😢❤❤❤❤ 2024
@XalimaCabdi-rs1iw
@XalimaCabdi-rs1iw 3 ай бұрын
Jnavvx0..725❤❤❤❤❤
@suusuukhalif1209
@suusuukhalif1209 Жыл бұрын
Waxatahe halyee uwad lohayo hanad geeysiya harac lala Gamo hab isii mcn Inaba caadi ma ahan🥰
@fahad2926
@fahad2926 2 жыл бұрын
Wali lama hayo hees lamaane ah o lala barbardhigi karo heestan 2022 Thnk U Libax 🔥🔥🔥🔥
@ilwaadsanosman612
@ilwaadsanosman612 3 жыл бұрын
Heestan marka ay mareso 4m like isar wll Wall cabsiida alle ku dadal o an u lawano rabiigena sii an nawad u helno allaha ku barakeyo 😻❣️
@xayaatothman2731
@xayaatothman2731 3 жыл бұрын
Amen yarabi
@yasmiinaragsan3973
@yasmiinaragsan3973 3 жыл бұрын
1M markay gaarto ha ig hilmaamin like ta ✌✌✌✌✌✌✌✌ Adi horta ma hasaawi karin
@akushjr1319
@akushjr1319 3 жыл бұрын
I. A dheh bal horta 😄
@aftaxmaxamed6702
@aftaxmaxamed6702 3 жыл бұрын
Anbasidoka
@aftaxmaxamed6702
@aftaxmaxamed6702 3 жыл бұрын
Xalada kawaran aadkusugantahay
@yasmiinaragsan3973
@yasmiinaragsan3973 3 жыл бұрын
@@aftaxmaxamed6702 Alx wll adnh
@aftaxmaxamed6702
@aftaxmaxamed6702 3 жыл бұрын
Gudagal shekada
@queen___juweria7083
@queen___juweria7083 3 жыл бұрын
✌🏿iNta Jiifka Ku daawaneeso #LIKE Ha'ila dhaafina😂😉🙈
@OmarHassan0310
@OmarHassan0310 3 жыл бұрын
Hahahaha
@user-gz8mx5dh5v
@user-gz8mx5dh5v 5 ай бұрын
😅
@Mali-fm3rc
@Mali-fm3rc 2 жыл бұрын
Non-Semitic here and I love this song. So beautiful!
@AFDiini1722
@AFDiini1722 Жыл бұрын
what a weird thing to say. who is semitic and what??
@looyaanindhacade4219
@looyaanindhacade4219 3 жыл бұрын
Hees ad u macaan weye gabadhas hees ay ku jirto o an macaanayn maba arag asad and ayanna go forward Heestu in ay macaan noqotana wa sabab u ah waxa laxanka saaray landherihi nabiil bulle ahaa ninkas laxanka jeebku kala so baxaa illah amarkis kkk
@Boss-Layd
@Boss-Layd 3 жыл бұрын
Hees Qater ah ❤️ManshaAllaah gabarta quruxleey waye 😍
@redwhite7089
@redwhite7089 3 жыл бұрын
I never thought LEVI'S jeans could look that good, I don't listen to Somali music but this one is alright
@amina.shukri8955
@amina.shukri8955 3 жыл бұрын
Is it your brand
@redwhite7089
@redwhite7089 3 жыл бұрын
@@amina.shukri8955 I used to wear LEVI'S back in 2000's, I don't mess with it
@faizahassandesigns1834
@faizahassandesigns1834 3 жыл бұрын
Asc Asad horey u soco soomaalaay iska daaya xasidnimada waxanoo an like maxaa waaye idinkaa jilbaha is wada heysto is caawiya walaalayaal aduunka waan oogu hoosynaaye dadyowga kale waad aragtaane💕❤️😍 soomaali weyn guul wacan
@Akramoww12
@Akramoww12 8 күн бұрын
Hees kan zaida u jeclhy after 3yrs maanta dib dawanoya ❤
@CristianoronaldofansSomalia
@CristianoronaldofansSomalia Ай бұрын
Tuesday 23 July 2024. I can't tired of listening this amazing song love it❤
@sacdiyochannel5652
@sacdiyochannel5652 3 жыл бұрын
Anayba jecel igu riday heestu axsan hees asad faqadiid keep going
@xamdiabdi2320
@xamdiabdi2320 3 жыл бұрын
www gabadha cod wey heysa hestaba adaya aya shiday 😍😍
@jeekoolrappniga7539
@jeekoolrappniga7539 3 жыл бұрын
ASAD FAQDIID LEGEND ALWAYS LEGEND KEEP UP BRO MAN❤👍🏿
@saciiddimograati9987
@saciiddimograati9987 3 жыл бұрын
If he bags ayanna, that’s a different realm. Proud
@rahminabeauty639
@rahminabeauty639 3 жыл бұрын
Waw!! Shidantahy hestu😍 slowmotion Qatar ♦️
@mariaalasow3630
@mariaalasow3630 3 жыл бұрын
Gabdhaan cod ledahay hadad ila aminsantahay isheg ?
@xamdiali2824
@xamdiali2824 3 жыл бұрын
Codkeda nice very good
@xmadiznalka4030
@xmadiznalka4030 3 жыл бұрын
Haa cod mcn ayay ledahy wnku hestaa codkeyda
@ahsanmohammed4617
@ahsanmohammed4617 3 жыл бұрын
Istaqfirullah
@khadijaali4307
@khadijaali4307 3 жыл бұрын
isku xishood
@hodanmoha9405
@hodanmoha9405 3 жыл бұрын
@@xmadiznalka4030 i9i9i
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 жыл бұрын
Markay 1 million views dhaaftay hadad daawanayzo Like izaar thanks
@vmclufujfskystisjtdk6983
@vmclufujfskystisjtdk6983 3 жыл бұрын
Ayaana’s vocals are heavenly 🤍🤍
@mowlidmahamed8199
@mowlidmahamed8199 2 жыл бұрын
sxbkaaa sisagoon habla siinayn oo laga leexanaaayo ayuuu isa soo maqiiqayaa adeeer heesta ayaaa la dhaha hab isiii macaan maaahan ADIGA LL FROM GERMAN DEUTSCHE JUNGS
@YaskaMoha-vj9pw
@YaskaMoha-vj9pw 3 ай бұрын
Jacayl heerkan la eeg intan jiray ma helin ❤ Adiga hortaa ma hasaawi jirin.. ❤ True beginings of a love story ❤
@mariamismael2437
@mariamismael2437 3 жыл бұрын
Wilka codkisa macan ❤❤❤
@nataashainadaahir4587
@nataashainadaahir4587 3 жыл бұрын
1m markay gaarto like saara wey gadan tahay hestan wlhi asad Ft ayanna
@mgame7671
@mgame7671 3 жыл бұрын
1 month 1Million wow that is amazing keep going my brother and sister
@cawilcilmicali337
@cawilcilmicali337 3 жыл бұрын
Asadow dr miyuu noqona mase eng lkn fanan ayaa noqotaay taalintigu waa cajiin keeo going pro
@nuuraadan7196
@nuuraadan7196 3 ай бұрын
Boqorada quruxda Somalia 🇸🇴
@hiyammohamut2294
@hiyammohamut2294 3 жыл бұрын
The Queen is back 🥰 ayanna 🥺🥵
@abdullabdulla0544
@abdullabdulla0544 3 жыл бұрын
Wow 1 month 1 million another level ayanna is the best😍
@carabotawa
@carabotawa Жыл бұрын
6.6M+ kadib yaa dawanaayo✌️🥰
@user-hy9ci8gx4f
@user-hy9ci8gx4f 2 ай бұрын
Heesah waxaa kamacaan quraanka kriimka❤
@shukricali4480
@shukricali4480 11 ай бұрын
Asad faqdid waa from tiktok lama helan lama arkan 50jir hh ❤❤❤❤
@shukriabdi6140
@shukriabdi6140 3 жыл бұрын
Waa heestii igu horeesay oo 100 jeer ku ceysh ceshtay inta ila mid eh like isaar❤❤🥀🥀❤❤🥀🥀❤🥀🥀❤👈
@darwiish
@darwiish 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk ma boqol dhan
@nimcaanahmed8258
@nimcaanahmed8258 3 жыл бұрын
#AYANNA_THE GOLDEN VOICE ❤🇸🇴🤞
@leoshine4671
@leoshine4671 3 жыл бұрын
Hees nabiil buule laxan saaray oo kala kicin waala waayay
@Xogta_daahir_calasow
@Xogta_daahir_calasow 3 жыл бұрын
Waan idin wataaa Asad faqdiid iyo Ayanna fanaaniinta ugu shidan ee gayiga Sweden
@mohaaabdirashid4011
@mohaaabdirashid4011 3 жыл бұрын
Kama daalo dhageysiga heestan inaba caadi ma ahan keep going asad
@cabaascabdi2700
@cabaascabdi2700 3 жыл бұрын
AniTher leval asad faqadiid 🔥🔥 She is back ayaana 🌎
ASAD FAQDIID | MEHERKAAGA MAXAN KA DHIGA | OFFICIAL VIDEO
5:11
Asad Faqdiid
Рет қаралды 1,1 МЛН
Ismail Dannan ft Ayanna - Kaalay Official music video
4:56
Ismail Dannan
Рет қаралды 10 МЛН
This Dumbbell Is Impossible To Lift!
01:00
Stokes Twins
Рет қаралды 37 МЛН
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 11 МЛН
Safwaan Halac ft Ayaanna Cayaar Cusub iyo Hees Macaan.
5:00
Hubaal TV
Рет қаралды 2,3 МЛН
ABDIRISAQ ANSHAX FT NAJMA NASHAAD XILIGU WAA SAACADII NEW OFFICIAL VIDEO 2021
7:37
Hawraar Music Production
Рет қаралды 8 МЛН
AYANNA : YOUTUBER KE GUURSAN LAHAYD // RIYADAADA DHIS
9:21
Abdullahi kashka
Рет қаралды 437 М.
Khaalid Dhoobo | Astaanta Quruxda | Official Music Video 2020
5:17
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,7 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 361 М.
MARWAAN YARE | BAL KAALAY KA SAAR | New Somali Music Video 2021
5:08
Marwaan Yare Official
Рет қаралды 8 МЛН
ASAD FAQDIID AYAANA CK REACTION
14:05
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 79 М.
ABDIRAHMAAN NASRI FT AYANNA | MA-ADAA OFFICIAL VIDEO
3:44
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 10 МЛН
SAALAX SANAAG ISAAR DOONTI XUBIGA OFFICIAL MUSIC 2022
5:18
Saalah Sanaag
Рет қаралды 16 МЛН
AYAANA AYAA INOO MARTI AH BARNAAMIJKA RAMADAANTA
16:16
ABDIRISAQ ABDI
Рет қаралды 179 М.