No video

Safwaan Halac ft Ayaanna Cayaar Cusub iyo Hees Macaan.

  Рет қаралды 2,331,874

Hubaal TV

Hubaal TV

Күн бұрын

Пікірлер: 1 600
@fihiimoayaanle7105
@fihiimoayaanle7105 4 жыл бұрын
Inta nabiga jeeceel farta ha tagto scw scw scw scw 👇👇👇
@siciidjaylanionlock8393
@siciidjaylanionlock8393 3 жыл бұрын
Scw
@nasrudiinmahad5878
@nasrudiinmahad5878 5 жыл бұрын
Inta ka xun oo Qalbiga ka Neceb Una Rajaynaysa in Alle So Hanuuniyo Like i saara
@mohamedgod8193
@mohamedgod8193 4 жыл бұрын
Awle adn
@mohamedgod8193
@mohamedgod8193 4 жыл бұрын
Awaleadn
@stuffoflife2437
@stuffoflife2437 4 жыл бұрын
Nasrudiin Mahad iska daami hadu qalbigu ku xanuunayo😭😭😭
@AMIIR_ZAKI
@AMIIR_ZAKI 4 жыл бұрын
Allah hasohanuniya
@ahmeddahir8184
@ahmeddahir8184 4 жыл бұрын
@@stuffoflife2437 dadka qaar layaab bay udaawadaan ay layaabanyihiin dadkan isu haysta inay iyagu isleeyihiin .
@najax3059
@najax3059 5 жыл бұрын
Inta xijabka jcl like isaara ilove xijabka wllhi
@sumayasiman315
@sumayasiman315 5 жыл бұрын
Mashaa Allah najma nalka samideeeey guleyso markastaa qaliii dumar
@asmacabdi9296
@asmacabdi9296 5 жыл бұрын
Dee maiyadu lamid yahy marka
@aminaabdurahman6322
@aminaabdurahman6322 5 жыл бұрын
Wan udu ceyna Allah so hanuniyo 🤲uwada duceya waa gawar walashina cml
@abdullahijimale9398
@abdullahijimale9398 5 жыл бұрын
Subxanalah we feel betrayed by our religion and culture
@istarliindhayman5703
@istarliindhayman5703 5 жыл бұрын
xijaab maxaa la dhahaa goorme laga tagey xijaabka aad shegeysid sidan ay yeey ka shidantahay la qabso yurub ayaa la jogaa Somalia Lama joga Sxb
@ifrahow-yusuf6229
@ifrahow-yusuf6229 5 жыл бұрын
Waxaa ciil iyo calool xumo la hiqle Hooyadii dhashay😭Allow kusoo hanuuni🤲🤲🤲
@cadoownuur8299
@cadoownuur8299 5 жыл бұрын
M.a waan jeclhy ayaan iyo safwan
@fardawsakhalif4264
@fardawsakhalif4264 5 жыл бұрын
amiiiin yaarabi😭
@fardawsakhalif4264
@fardawsakhalif4264 5 жыл бұрын
allow sohanuni
@dahabielectronic9843
@dahabielectronic9843 5 жыл бұрын
Amin amin walal mcn
@sadaamofficial5232
@sadaamofficial5232 5 жыл бұрын
Commentkaan xata anigh aya calosha i xanujiyy qof cQli leh ayathy runtii wll
@mubarakabdi1446
@mubarakabdi1446 5 жыл бұрын
Anaa kuu naxoo kuma caynkaree goonibaad isku qawise xijabka hoo hoo ayaan garo diinto noo dhaqan samow 😱😱😵
@user-ds2lp9sq5k
@user-ds2lp9sq5k 5 жыл бұрын
Ax yaa mu'alif wll sifiican bad ugu baaqday wllhi
@xaniifoxaajicali2375
@xaniifoxaajicali2375 5 жыл бұрын
Reality
@nimcocali7409
@nimcocali7409 5 жыл бұрын
Bro wad asiib tay wlh
@nimcocali7409
@nimcocali7409 5 жыл бұрын
Rabiyow na astur
@sagalmaxamedcumar7141
@sagalmaxamedcumar7141 5 жыл бұрын
Mubarak abdi wankufarxay hadalkada
@nadarcali2379
@nadarcali2379 4 жыл бұрын
Seey uqaawan thy bal eeg il adakaa inta qof eey hortooda isku qaawisey fiiri😭ilaheey haku soo hanuuniyo
@nimcoahmed3883
@nimcoahmed3883 3 жыл бұрын
Maxa.ku dhacaye maxad isku asturiwayeda xitaa mada ilaawadaye geeridii dadakane waxaba kuma tarayen hada hada masaraxa ku dhimante ilhaaye haku hanuuniyo🤲🤲😭🤔
@aminajafar1987
@aminajafar1987 4 жыл бұрын
Subxanallaah Gabadha Muluq bay iska dhigtay Qurux miyeey mooday- Allaha soo hanuunsho waa Inan yare 🤲🤲
@dadirbk1123
@dadirbk1123 3 жыл бұрын
Sax wll Allah hasoo hadeyo
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 5 жыл бұрын
Safwan waxu isku dulwataa laba shaati ...asoo rag ah 🙁🙁 Ayadana hal garan be wadataa 🥺🥺😥 Edit: thanks intaas oo like ah😁😁
@akocha1048
@akocha1048 5 жыл бұрын
Poosh xapadkiipa katagty
@aziiz94
@aziiz94 5 жыл бұрын
Wa sababta naarta ugu bdn tihin marka shaqadiina wadatan 😂 markas lagu leyahy gabdhahena sharafta leh sharafeey xaal qaado
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 5 жыл бұрын
@@aziiz94 qof walba iyo camal kiis buu jano AMA naar ku geli donaa... Mase ogtahay in habluhu Hadey salada tukadan sowjkodana adecaan in Alle jano u balan qaday....sido kale janadu waxee ahaatay hooyo labadeeda lugood...marka hablaha ha yasin ....mana diidayo qowl ka Alle
@aziiz94
@aziiz94 5 жыл бұрын
@@Qaaliquman666 hablaha ma yasaayo we I dhashay wena Ila dhalatay lkn marka manta eegto fasahaadka aduunka wxa arkeysa ine dumarka qeeb weyn ku leyihin qurbaha wxa ku arka gabdho somaliyed wxe ku dhaqmayan iyo Side u qaawan yihin marka arko anigo nin rag ah aya Ka qajilo wxa ciil iga qabto ine magac somali ila wataan koleey dal walba o burburo dumarkiisana we burburaan ileyn sidodaba wa naaqisatul caqli hadi la xifdinin wx walbo ka filo
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 5 жыл бұрын
@@aziiz94 gartay...wllo inta Lunsan Allaha hadeeyo ...🙇‍♀️🤦‍♀️
@canabnuur8627
@canabnuur8627 5 жыл бұрын
Ninkiyaa asturan, gabadhii aa qaawan subaxaanallah , waa aqiiro zamaan allow qaatumada noo hagaaji aygna soo hnuuni 🙏🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲
@samawadesamiir8126
@samawadesamiir8126 5 жыл бұрын
Aaaamiiiin
@ibrahomtaakow1957
@ibrahomtaakow1957 5 жыл бұрын
Ninka maxoo xidhan lahaay hadoo iska soo qawin lahaay lol nin surwaal iyo shati leh dhar u ah
@deqaabdihashinur3196
@deqaabdihashinur3196 5 жыл бұрын
Amiin
@daacadmuuse7967
@daacadmuuse7967 4 жыл бұрын
canab nuur Alahuma Aamiin Akhiru Saman ayaa lagu jiraa
@kaafiyakoos453
@kaafiyakoos453 4 жыл бұрын
Lkn waad ku raaxeysanee
@maryanahmed624
@maryanahmed624 4 жыл бұрын
I'm lucking my words in here alot of hijab girls are dancing with hijab to be honest now one is perfect in this planet but Allah will definitely guide hes ummati to the write path inshaa Allah we are all sinners its tym to pray to each other instead of pointing others to the fingers when we are not perfect ya Rabbi guide us to the write path
@maryanahmed624
@maryanahmed624 4 жыл бұрын
@Amal Awil Ameen thuma Ameen habibti shukran
@naimamohamed6231
@naimamohamed6231 4 жыл бұрын
you literally clicked onto a Somali music video, what do you expect lol
@minnicute2497
@minnicute2497 4 жыл бұрын
Well said 💗
@cajabfiqi
@cajabfiqi 2 жыл бұрын
well the music is haram but what is wrong dancing or playing any other foam of dances!?
@F13500
@F13500 5 жыл бұрын
Kuwa subxanallah so qoraya qalbiyadiina madow ee xanta iyo qiyaanada ka buuxda yaa fiiriya qofka labiskisa yaan lagu qiimeyn, we love you ayan ❤🔥
@abdulrazakbashir3285
@abdulrazakbashir3285 5 жыл бұрын
Dib halaisugo noqdo dheh bro
@hamzamohammed7814
@hamzamohammed7814 4 жыл бұрын
Kuguracsanahay👌💯
@abdikhanisaleban8661
@abdikhanisaleban8661 4 жыл бұрын
That's Right Wllzhy
@user-qh6bp5uo9m
@user-qh6bp5uo9m 10 ай бұрын
Usheeg
@cabdixaliim8364
@cabdixaliim8364 5 жыл бұрын
qurux qasartay waaa tii boqolka gela laga bixin jiray qaf dhamestirin waaaa cayno ma ahaa waqti dhalinyaro ey jogtaaa allaha wadada toosan ku soo duwo
@hamzaabdi9229
@hamzaabdi9229 3 жыл бұрын
Proper dress and decency is what Islam teaches ....may Allah guide us all
@resilientpoi
@resilientpoi 2 жыл бұрын
@@afrougbaad4058 men don't get involved stuffs of women but get know their is spiritual commandments that came above the seven heavens....God luck with your own deeds
@wabarkawanaaga292
@wabarkawanaaga292 2 жыл бұрын
@@afrougbaad4058 he means the morals the lady is not completely covered 🙄
@Incogonfx
@Incogonfx 2 жыл бұрын
@@afrougbaad4058 tell me you are deen washed without telling me you are deen washed. My Allah guide you and us all walashay
@zaprina8142
@zaprina8142 5 жыл бұрын
Jidh laqaaawiya ku yaaaal Ayaaan stylesh❤️ qof isagiba danbi ku jiroo qof kle ku foogan soomli baa laga helaa🤔Ilhy ha ina hanuunyo waynu lunsanee
@hamdaapdi9058
@hamdaapdi9058 3 жыл бұрын
Uyu
@babuabdirahman2484
@babuabdirahman2484 5 жыл бұрын
inta xijaabka jecel like iisaara
@dinisrealm3240
@dinisrealm3240 4 жыл бұрын
Saynab Abdirahman , walaalo xijaabka haku raadin like
@chichu3906
@chichu3906 4 жыл бұрын
@@dinisrealm3240 😂😂😂😂
@amranashali9168
@amranashali9168 5 жыл бұрын
Subhanalah may Allah guide her to the right path...their is nothing we can do just by praying for her 🙏
@bossladiihalima
@bossladiihalima 5 жыл бұрын
Ameen.
@vandiazizofficial178
@vandiazizofficial178 3 жыл бұрын
Ameen
@deeq0033
@deeq0033 2 жыл бұрын
Shut up
@hoodo1733
@hoodo1733 2 жыл бұрын
Kaw
@rahsomali
@rahsomali Жыл бұрын
amiiin
@fankahassan4335
@fankahassan4335 5 жыл бұрын
Gabar somaliyed tahay ala yahdiik gabar cay uma quuro 14 gabar idhasheen
@fadumoxasan752
@fadumoxasan752 5 жыл бұрын
somali maahan nagta wagare somalinimada hakuqasbina
@ainashadanabdullahi3309
@ainashadanabdullahi3309 5 жыл бұрын
@@fadumoxasan752 run sheg. Gare mya walal
@fankahassan4335
@fankahassan4335 5 жыл бұрын
Fadumo Xasan cajiib yey tahay waayaabe adiga ayaaba kudhiiragalineysid cowro la aanta oo wiliba gabar ah waa aduunyo layaab leh
@ifrahbare4997
@ifrahbare4997 5 жыл бұрын
Fadumo Xasan hhhhh Istaqfurullah that’s a lie
@sistersarah5733
@sistersarah5733 5 жыл бұрын
subxnllh Alla mxay isku Qaawisey Gnaxay wlllhi Aakhiro mxay ku hadleee 😢😢😢😢😳😳😳😳
@sagalfarax9907
@sagalfarax9907 5 жыл бұрын
Yaa wanaag jecel oo xumaha neceb farata taaga
@user-vt2kq7xo3p
@user-vt2kq7xo3p 5 жыл бұрын
👍💖👍👍
@PAIN-xm1cb
@PAIN-xm1cb 5 жыл бұрын
🙌
@sumayaabdirizakahmed1604
@sumayaabdirizakahmed1604 5 жыл бұрын
☝☝
@malkabbby6221
@malkabbby6221 5 жыл бұрын
✋✋
@yasminahmed5857
@yasminahmed5857 5 жыл бұрын
☝️
@fatimaquen2142
@fatimaquen2142 5 жыл бұрын
inta somal🇸🇴🇸🇴🙏🏻🙏🏻i ila ah like isii waligey mahelin pls😭😭👈🏻
@elshadaygirma7659
@elshadaygirma7659 3 жыл бұрын
I like this song: My favorites are up here 🥰🥰😂 from Ethiopia 🇪🇹
@wargalotube2453
@wargalotube2453 5 жыл бұрын
Ilaahow hablaheena kusug iimaankooda xijaabku waa diin io iimaane😭🙏 Haloo duceeyo inantaan🙏
@farhiadauud8876
@farhiadauud8876 3 жыл бұрын
اللهم ءمين ءمين ءمين 🤲🤲🤲
@marwanuradiin4964
@marwanuradiin4964 4 жыл бұрын
shaw anaa modaya islaam inay dunidan joogaan lkn maba joogo muslin somali di ayaaba caynkan u dhaqmaysa subxaan ilahaw ha na doorin amiin
@amaalboqorada2860
@amaalboqorada2860 4 жыл бұрын
Tan waa mid si ah lkn foool xumada bay qurux moday inta nebiga jecel like
@laariofficial3245
@laariofficial3245 5 жыл бұрын
Wlhy gabdhihi somaliyed wa udhamatay alow adaa wayn ee soo hanuni wll hadad commentigan aragto amin dheh like iyo ta hosana ha iga ilawin
@hodanahmed2020
@hodanahmed2020 2 жыл бұрын
Somali munafaqiin ah ayaa kuleh subhanallah subhanalah oo gabadha diinta ku waaninaaya horta diinta naftiina iyo gurigiina ka bilaaba munafaqnimada kale halkaas ii dhiga waxa ugu yar aad sameysaan waa dulmiga aad qabyaalada ku taageertaan.
@jamaal_mouze
@jamaal_mouze Жыл бұрын
Hablaha somalida waxaabad moodaa inaan qaawanaanta looguba talo galin bal gabadhaasoo xijaabani sidey u ekaan lahayd sawiro🧕
@manalahmed3893
@manalahmed3893 5 жыл бұрын
Hablo hadaa hijaabka jeceshay ana waan ku jecelahy wiil hadaa gabdha asturan jeceahay alle diinteena macan ha ina waafjio lkie me my boy and quen
@maxamadabdi4109
@maxamadabdi4109 4 жыл бұрын
How many people didn't like how she dressed
@iknow_my_enemy9750
@iknow_my_enemy9750 4 жыл бұрын
Maxamad Abdi ayada waaba cadaysatay lkn waxaa ka daran kuwo caruurtooda keenay meesha oo ku dayanaaya hadhow😡
@Raidspeltz
@Raidspeltz 4 жыл бұрын
She is dressed just fine. She should be allowed to dress however she would like. She is a human being and should be allowed to have the freedom to dress how she wants. This is 2019, freedom of expression is very important. Could you imagine if somebody said hey stop dressing the way that YOU dress or stop speaking the way you speak? You would be annoyed. You are lucky you have the freedom to voice your opinion on the internet like this. The same thing 'should' apply for the way people want to dress in public. Times are changing and some old fashioned ways of thinking need to change with it. 'Freedom' is very important and is something that should be applied as long as you are not hurting the 'wellbeing' of others. Peace & Love People!
@idontcare8527
@idontcare8527 4 жыл бұрын
The way she's dressed is none of your bussiness. If you dont like the way she's dressed then dont watch her. Its simple. Nobody is forcing you to watch her
@salimlilje6118
@salimlilje6118 4 жыл бұрын
Me!!!! 100%
@baxnaano7851
@baxnaano7851 7 ай бұрын
Hablaha daawanaya kuli way wada asturaan yihiin 😮😮😮
@xiddigomuxamed331
@xiddigomuxamed331 5 жыл бұрын
Tan wax ka hadlo waligy ma arag oo warkeeda wadwada lkn fartuun balbalaarka waa la isla arkay Ar dadkaan wixii maskiin ah lee May diinta ku adkeeyaan
@faadumobiyaamiinyaaogheesx9646
@faadumobiyaamiinyaaogheesx9646 5 жыл бұрын
Sx wlh la arkbo youtuplyda mskintslee lga hdlaa yb
@samiiroyaresamiroyare8804
@samiiroyaresamiroyare8804 5 жыл бұрын
Qali Ben tada ma Ahan maskinta Lee laga adag yahy
@PAIN-xm1cb
@PAIN-xm1cb 5 жыл бұрын
Inan ilahay ubaryino bis awoodna Waxkale aan a wood malahn
@salmanfpskinny9688
@salmanfpskinny9688 5 жыл бұрын
Tan hadi laga hadalo falo laga bixiyo mgc ayabee kusi yalan markas ayey ka badan waxa fican laga dalani wlh bcz tan hada waxa ka cansan fartun balbalarka
@umeimaabdirahmaan7469
@umeimaabdirahmaan7469 5 жыл бұрын
Xiddigo abayo gabadhaan wexeey jogta wadan aan xur ahayn islaam ahayn lkn fartuun waalawaaninaaya ookaliya lagama fado faquuq
@mohammeddahir4981
@mohammeddahir4981 4 жыл бұрын
Waxaan akhriyeey inta bada comments ka daawada yaasha sooqoreen waxay ku mashquuleen gabadha dharkeeda xijaab meey xirato iyo Allah haku soo hanuuniyo Soomaaliyeey yaan leeysku mashquulin diinta Islaamka wakiil kamanihin hadaan Soomaali nahay Caraba wataas waxa faqriga iyo colaada idiinku wacan waa waxaas
@meenasuleiman3814
@meenasuleiman3814 5 жыл бұрын
Qaab masriixi bay dheeryihiin iyaada iyo princess sabriini hablaha kale ee fanaaninta ah marka dharka ay sidaato laga yimado keep going & keep slaying it huno 👏🏻👏🏻👏🏻
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 5 жыл бұрын
Qiimayn taadu runtii waa heer caalami! Kolay waxaad aad utaqaanaa baan isidhi body language...
@hussenhassen8745
@hussenhassen8745 5 жыл бұрын
fankii iyo dhaqankii waa burburay sida wadankeenu u burburay bisinka allow na astur
@ahmedj_king7819
@ahmedj_king7819 4 жыл бұрын
Intaa rasulka jcl iyo hijabka jcl like israa
@fatimaquen2142
@fatimaquen2142 5 жыл бұрын
waligey like mahelin😭😭😭
@abdullahimukhtar9500
@abdullahimukhtar9500 5 жыл бұрын
Tuugsiga iska dhaaf talenti la imow adigoo canjerada dubayo xitaa sodhig Kadib waayey like iyo waxaas
@mohamedhashi2524
@mohamedhashi2524 5 жыл бұрын
Ok
@inamohaabdi9549
@inamohaabdi9549 4 жыл бұрын
Hadana. Mahelaysid🤣
@inamohaabdi9549
@inamohaabdi9549 4 жыл бұрын
Hadana mehelaysid🤣
@somaliqueen9815
@somaliqueen9815 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣😂😂😂
@mumumaow9779
@mumumaow9779 5 жыл бұрын
Nacala sheydan kuyaale abyo mx saas isku qawisay allow kuso hanuuni😢😢🙏
@ssdisse6701
@ssdisse6701 5 жыл бұрын
Ayaa daawo ka yidhi ha habaarin ee u duce.
@sayidibnusayid7881
@sayidibnusayid7881 5 жыл бұрын
Walal subscribe isaar please
@kasmaaltube
@kasmaaltube 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/a4balqCnr8ipi80
@iknow_my_enemy9750
@iknow_my_enemy9750 4 жыл бұрын
maceey ma'ow Allow gabdhaha somaliyeed dhamaan adigoo kale nooga dhig.masha Allah.
@shomboleibrahim7580
@shomboleibrahim7580 4 жыл бұрын
Ameen
@axmedxuseen8285
@axmedxuseen8285 4 жыл бұрын
Dada dow Waxaan Waa Aduunyo Aduunyana Waa imtaaxaan Ee Is Astura Aqiradiina U shaqeysta Hablahiina Allaha Asturo Aamiin🤲🤲🤲😭😭😭😭
@hamdaashour7673
@hamdaashour7673 5 жыл бұрын
zubxanallh kan la Ciyaaryaa hadi la waydiyo ma guursan maya ayu odhanaya Yaa allh dumarka so hanuni 👐👐
@mowliidibrahim7676
@mowliidibrahim7676 5 жыл бұрын
😀xqiiq wlhi my ayan odhan laha isna waa u odhanya wlhi macla bilaash kuma guursadeen
@xersonali1635
@xersonali1635 5 жыл бұрын
Wlh been ma,adan sheegin
@HoyaZak
@HoyaZak 5 жыл бұрын
hamda ashour shan daqiiqu kiguursan kkkk boqol jeer ban arkay rag xasaskooda ufuray nocaan
@alihussein1432
@alihussein1432 5 жыл бұрын
Suxanalaa nata muslin. MA ahan miyaa ale wane my hilmaty wanaqanki galada
@hanaaahmed4219
@hanaaahmed4219 5 жыл бұрын
Been ma ahn wlhi
@nistexanishaa6316
@nistexanishaa6316 5 жыл бұрын
O Allah please guide us and show us to the right path... Wlhi the world is coming to an end
@jaburiofficial343
@jaburiofficial343 5 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@abdimajiidmahamed7258
@abdimajiidmahamed7258 5 жыл бұрын
Nistexa Nishaa Where I can Contact you wise
@abdimajiidmahamed7258
@abdimajiidmahamed7258 5 жыл бұрын
No matter forget about
@nistexanishaa6316
@nistexanishaa6316 5 жыл бұрын
@@abdimajiidmahamed7258 ok 5n
@nadiamohamed1282
@nadiamohamed1282 3 жыл бұрын
Walaaleey gabdhaha SAMAROON SICIID ama reer jabiuti ha,aato ama itoo iya ama gabiiley ama awdal xitaa hadii eey fududahay dadkooda qabsan jjiree ...adigu ma meel intaa ka duwan baad ka timi.. subxaana laah ma arkeeysid sida habluhu u xijaaban yihiin waa fogaatay ilaaheey hana soo hanuuniyo walahi waa kaanaxay .. koleey qof heesayaa kheeyr ma wado
@laylamise1147
@laylamise1147 5 жыл бұрын
All these haters leave the poor girl Alone
@sahrayar2525
@sahrayar2525 4 жыл бұрын
Horta gabadha mashallah u dhaha intaydaan wax ka sheegin, waan hubaa inaad 100 jeer kusoo ceshceshatene
@suhaib9811
@suhaib9811 4 жыл бұрын
Wooow Qurux Iyo Dhexyar Maxay Isku Darsatay Inantan Codka Tolmoon . Waan Ku wataa wale Iyo Bile 2020❤
@sulekholove1646
@sulekholove1646 5 жыл бұрын
Waxay u Soo labisaty sid naagah makasiko musalsaldak soo jil way shidanyahy mnsha allh dooqeedan way u labistay lkn soomaali dhaqankeeda ilowady iyo sharciga muslimka abyo allh ku tuso xaqa amiiin
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 5 жыл бұрын
Hhhhhh sow maaha gabadhu waxay ba naga bareejeesay Ruuby wayna is shabahaan, musalsalkii Rouby iyo hictor
@sulekholove1646
@sulekholove1646 5 жыл бұрын
@@somalimanintheworld5090 haa wlhi kkkkkkkkk naag nool
@sulekholove1646
@sulekholove1646 5 жыл бұрын
@@somalimanintheworld5090 wlhi billh markii hore waxn u mooday gbdh makiskaan ah intaan heesta ku dhufan msalsal aan daawdoh naagt ku jirtAh u moody oo hees KU dhigaysah
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 5 жыл бұрын
@@sulekholove1646 Hhh hhhh saw maaha marbaad malah sirmi gaadhay! Ruuntii way jirtaa way kala jar jaran taahay hal tufaaxa ayay habeen kii ku casheesaa baan is idhi
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 5 жыл бұрын
@@sulekholove1646 Lkn tolow maxay fashion ka ugu biiri wayday! Intay soomaali iheesayso ayna waxba ka faaiideyn....
@israacofficial8033
@israacofficial8033 5 жыл бұрын
inta xijaabka jcl like Isar 🤣❤🇸🇴🇸🇴💪
@barlinyusuf3461
@barlinyusuf3461 3 жыл бұрын
Bismilaahi ilahow somali u naxariiso 'war gabadha u nasteexeeya.ee hala heesinina. Xijaabka aad wadataan maxaa kawadaan . U nasteexeeya ,yaarabi.
@Tommy_awies.7
@Tommy_awies.7 3 жыл бұрын
Inta xijaabka jecel lalana jecel ayaaan like saaar
@siciidbiixi3491
@siciidbiixi3491 3 жыл бұрын
Reer somalind oo yurup isku helay wX walbaa ka filooooo viva somlind ilahay haykin dayooooooo
@zeinababdikarim5936
@zeinababdikarim5936 5 жыл бұрын
SUBHANAALLAH....🙈 MAY ALLAH SHOW HER THE RIGHT BATH, THIS IS DUNYA MORROW IS AKHIRA....YA RABI HAVE MERCY ON US....
@samiraalas7940
@samiraalas7940 4 жыл бұрын
Gabadhan sidan ku qiyasayo wa carurta qurbaha ku dhashay ama ku koray. Caruurta qurbaha ku dhashayna intoda badan 100% waxay ka muslimsan yihin dadka Somalia jooga waayo ma yaqanan dilka, qabyaalada, dhaca, beenta io xaaraanta intas o ad bari ka tahayna Allahna aad rumaysan thy waxa buxisay shardigi 1aad e muslinimada
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
sax
@samawadesamiir8126
@samawadesamiir8126 5 жыл бұрын
Dhaqanka hablaheenna somaliyed bay mel ugu dhacday wlhi😪
@misshida7716
@misshida7716 5 жыл бұрын
Haaa walaahi Allah haso hadeeyo
@umumucaadchannel5971
@umumucaadchannel5971 4 жыл бұрын
Xaar bayka wareegtay uf
@AMIIR_ZAKI
@AMIIR_ZAKI 4 жыл бұрын
Runta
@entertain5205
@entertain5205 4 жыл бұрын
Fuck Dhaqan carbeed = Islam.
@zuhurosman1687
@zuhurosman1687 3 жыл бұрын
@@entertain5205 subxanallah allaha ku soo hanuuniyo dhaqan iyo diin carbeedba ma ahan ee wa dhaqan islam iyo diin islam
@mdirie1874
@mdirie1874 4 жыл бұрын
Inanta maxeey shaati ama fanaanas u xiranweysay maadama meesha caruur jogaan ...ilaahoow ilmaha noo hanuuni meeshani joogis malaha.
@faizamohamed9175
@faizamohamed9175 5 жыл бұрын
Anaaa kuu naxoo Cadaaab kaaga baqeee Jirkaaga qarsoo Is astur qli😭😭😭😭
@FardowsaMohamedmohamud-mk3ro
@FardowsaMohamedmohamud-mk3ro Жыл бұрын
Qaawanaashaha maqurux bay mooday alle hasoo hanuun sho amiin 🤲
@nuunetube9471
@nuunetube9471 5 жыл бұрын
Illaaahow soo hanuuni gabadhaaan oo xaqa tusi walaalayaaal idinkana u doceeya inuuu alle soo hanuuniyo
@heartlightqueen3985
@heartlightqueen3985 5 жыл бұрын
Ragga & dumarka soomaalida waa qoom yaab leh diinta ayay ka sheekeen hayaan vediogana waa ladawaan hayaa gabdha dharkeedana waa lagu maqan yahay allaw alle war dhamaanteen allaha na soo hanuuniyo mid kale Qofka & camalkiisa alle ayaa xisaabinaya ka dhamada diintu waa qalbiga mahan labiska kore mid kale ma xijaab ayay ku heesi lahayd waad ba aragtan inay fananad tahee ... Yaab. Com
@daarood9835
@daarood9835 2 жыл бұрын
She is beautiful mansha Allah qurux waqtigeeda ayay ku jirtaa so what stop hating somali women.
@baldocknba6644
@baldocknba6644 5 жыл бұрын
Ayaana qurux badana. Naagaha alshabab ah xijaabka ku qaraabta gabadhaan haku dhaginina
@shukrii9137
@shukrii9137 Жыл бұрын
Runta usheg dadkaan walan 😂
@maslaxcade7445
@maslaxcade7445 5 жыл бұрын
Walayaab waa duqunimo soomalida haysata allow xaqa nawaafaji
@abdirizakhassan8715
@abdirizakhassan8715 3 жыл бұрын
Doqonimo waa tanoo kale Baldadka daawan intey le'eg yihiin Eega Oo weliba hablaha daawana way xijaaban yihiin
@bobbypheysal1519
@bobbypheysal1519 5 жыл бұрын
Dumarku meel walba ad jogtan ...Allah kacabsada.........xijabka kudadaaala
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 3 жыл бұрын
Waxaa loo baahnaa marka ay argto ummadaan asturane daawaneysa in ay qajisho oo xishooto laakiin waa ay indha adag Tahay yartu😄😁
@ahmedmessi7373
@ahmedmessi7373 5 жыл бұрын
Allah made you for quran and salat Allah didn't made you dance like Christmas 😭😢🤲
@falisaadan2453
@falisaadan2453 5 жыл бұрын
What do you mmean
@SomPrince
@SomPrince 4 жыл бұрын
Such a hypocrite, listening to music and then mentioning Quran
@fathiyaahmad8740
@fathiyaahmad8740 4 жыл бұрын
do you even know what Christmas means?
@ruun3194
@ruun3194 4 жыл бұрын
@@SomPrince I cringe whenever I watch a somali song and people in the comment section write mashallah.
@maryanahmed624
@maryanahmed624 4 жыл бұрын
All you say its true they will come to understand one day tym inshaa Allah just always remember all of your brothers and sisters in your dua may Allah reward you for the good advice Ahmed
@mankamanka1583
@mankamanka1583 4 жыл бұрын
Taan waxa kahadlow ma maqlasid #fartuna-balbalarkana markasta lakahadlaa alaa adunaa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😃😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤜🤯🤯🤯
@Uucr78754
@Uucr78754 3 жыл бұрын
Im oromoo love this song 🇸🇴 🇸🇴 ♥️
@nasroaxmedmaxamed2574
@nasroaxmedmaxamed2574 5 жыл бұрын
Waxan jecla fanka ina ku biro balse waxan ogade dumar ka cod koda inu cowro yahay wadan kalo ogaday in fanka laga dhaxlo dambi un una Allah rali ka eheen hada waxan jeclahay ina dhagesan xita wayo dhagahan ku dhagesanayo malinta aqiro dam baburo dab liga shubayo😢😭😢😭😢allow soo hade intii lunsan yaa rabii🤲🏾🤲🏾🤲🏾
@mahamedquresh9788
@mahamedquresh9788 5 жыл бұрын
Wanka naxe marka arke wlhi nagtan qawan 😭😭😭😭
@watchfootball5640
@watchfootball5640 4 жыл бұрын
Allaha ku soo hanuuniyo wll sbbtuna waa diin Yaraanta Ay waridkeed kuso koriyeen subhanallah dad asturan oo qof qaawan daawanaya🥵
@ashacuud9010
@ashacuud9010 4 жыл бұрын
Inta ka naxday😱😱 sideey ayaana😱😱 u qawantahay like
@edabsansidihoyadeed704
@edabsansidihoyadeed704 4 жыл бұрын
Naagaha diraca qafiifka wato oo calosha ween lama caayo gabadha maxaa laga rabaa mise qaraar idinka haayo jirkeeda qurxan iyo dhaxdeeda yar mashallah way iska shaqeysay ha ku mashqulina ee tiina raacda
@aidygooner
@aidygooner 3 жыл бұрын
She's pretty AF! I can imagine the Somali elderly not accepting her clothing choice but don't worry Somali elders, in the West we don't get aroused by seeing arms and legs. The majority of us have boundaries which we respect.
@Waxkasta
@Waxkasta 3 жыл бұрын
That is true. and if more girls showed more beauty like this, somali men wouldn't think of dating foreigners. Don't roast me somalis in the comments
@maclinduksi4231
@maclinduksi4231 2 жыл бұрын
@@Waxkasta Beauty my foot, hijab is a modest dressing for all muslim ladies as prescribed in the Quran.repent
@Abdi-libaax
@Abdi-libaax 2 жыл бұрын
Lol
@hoodo1733
@hoodo1733 2 жыл бұрын
@@maclinduksi4231 fuck that shitt
@bigshowhassan6428
@bigshowhassan6428 4 жыл бұрын
Ilaah baa ku dharte Rer filland inee raxesten Ax Germany bori illah nadige inta commant aqrineso like kkk
@Dolphin957
@Dolphin957 5 жыл бұрын
Maanta ayey ubaahan tahay ducadena Allow soo hanuuni🤲
@noaha5484
@noaha5484 4 жыл бұрын
Gabadha maxad dharkeeda ugu mashqusheen?
@hamdifarhan9394
@hamdifarhan9394 5 жыл бұрын
Ax ax talow in yarna aakhiro ma xasuusanty allow hadee
@saeedjanasuge.666
@saeedjanasuge.666 4 жыл бұрын
Inantu haday asturnaan lahayd hees wanaagsan bay ahaan Iahayd lkn dhaqan xun bay ka turjumaysaa labiska inantu somaalina ceeb bay ku tahay allahu akbar
@gooniugaas4134
@gooniugaas4134 4 жыл бұрын
Qoodha iyo xeradaa hablaheena soomaliyed quruxda iyagaa inagu dhalay iskuna Dhalay dumar ahaan 😚😍 SOOMALI ALOW SAMI BIXI
@fatimaabdi7049
@fatimaabdi7049 4 жыл бұрын
Subxaanalaah wa fanaanadii kowaad ee aan siniyada uga naxo aad by u qaawantahay inaalilaah wa ina ilahy rajicuun coat xidha ma xidhay ama garamad
@munaali1118
@munaali1118 5 жыл бұрын
Allah ka cabso abayo kanaa xishoow alalhi ku siiyaay cfmdkn iyo aqliga sidaan waa said qurbahaa allaha nagu xafido allah wxn weydisanayaa in xaqaa nagu dilo aniga iyo intii muslin ah aamiin
@faisalabdi5897
@faisalabdi5897 5 жыл бұрын
Amiin walashey muna ali
@xafsa1588
@xafsa1588 4 жыл бұрын
Tan cana loomaquuro waayo safwaan ooragah ayaa asturan lakiin walaashey alle hasoo hanuuniyo
@faultylog3713
@faultylog3713 5 жыл бұрын
she so cute ;) hater gonna hate
@lovelylovelyabunchlovely5053
@lovelylovelyabunchlovely5053 4 жыл бұрын
Exactly, they are watching and they're hating like they don't have danbi
@minnicute2497
@minnicute2497 4 жыл бұрын
@@lovelylovelyabunchlovely5053 agree with your point
@queentanya3787
@queentanya3787 4 жыл бұрын
Ayaana heesta iyo codkaaguba way macanyihiin balse walal wakhtiga wuu is bedelayaa taas ogaaw maanta caqligaaga kuguma filna berise waad caqliyeysan diiniyan iyo maadiba waxadna ka qoomaneynasaa ficiladaadi hore adoon xumaan sameynayn balse waxad noqonasaa hooyo Xaas iyo sodoh maalin uun ee walal keliya is astur oo sidan wax Fiican maaha ee labiska noocana haku fogaan. waad ka qoomeynasaa hadhaw.
@asmacabdi9296
@asmacabdi9296 5 жыл бұрын
Bisinka war safwan qofta mad qabatid subxanallah
@ibrahomtaakow1957
@ibrahomtaakow1957 5 жыл бұрын
Safwaan sheikh miyaa asaga hhh sheydan kale surwaal iyo shati xidhan weeye
@simplyhamy4492
@simplyhamy4492 4 жыл бұрын
@@ibrahomtaakow1957 hahaha waa runta
@ibraahinaadanjaamac3350
@ibraahinaadanjaamac3350 4 жыл бұрын
Inay aakhiro zapaan tahy halky dumarku xishoon lahayeen ragiipa xishinya oo iz asturya Barigii hore lmpa ar ki jirn dumar iygoo la arkyo wax cunya haatana wx kle izkpdaayo zaazuu addunku mrayaa yaap Allow zahal amuurha oo tawfiiqda nawaafaji
@fairuznahar7928
@fairuznahar7928 5 жыл бұрын
Xabadoo dukaanka dharka ee H&M kasoo adeegatay hadaa aragtay like igu qabo 😂😂😂😂
@Seey667
@Seey667 5 жыл бұрын
Fairuz Nahar 😜😜
@missyusuf5869
@missyusuf5869 4 жыл бұрын
Ha walahi waliba kabaha hhhhh ayaan hubaa
@mohsahlaawi6609
@mohsahlaawi6609 4 жыл бұрын
Hhhhh sxb intixaan baad thy hhhh
@iknow_my_enemy9750
@iknow_my_enemy9750 4 жыл бұрын
Fairuz Nahar H&M dharkiisa waaba huudhay iyo shiir shiir😂
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
Fairus waa adiga quraxley baad tahey
@xuseencali8689
@xuseencali8689 Жыл бұрын
Safwaan hilaac iyo ayaan way isla keeneen wle waa nin akhlaaq leh iyo gabadh qurux badan oo si wngsan iskula keenay
@haniasad807
@haniasad807 5 жыл бұрын
Acuudu billaahi minasheydaani rajiim naagta ma dhar la aan bahesa mise xishoodkiib katagay
@najemocabdinaasirnajemocab2621
@najemocabdinaasirnajemocab2621 5 жыл бұрын
Hhhh ma aqaaan ball weydi
@asmowrb1151
@asmowrb1151 5 жыл бұрын
Tolow ma hindi ayey is mooday mey ilowday in ey Muslim somliya thy Allow hadey adigaa hanuunka hayee Subxanallah waan u qajilay wlhi
@nuraahmed7867
@nuraahmed7867 5 жыл бұрын
Miyaa Chinese ayey is mooday 🧐
@abdiladiifhaashi1798
@abdiladiifhaashi1798 5 жыл бұрын
SUXANALLAH ALLOW HABLAHA ISLAAMKA INTI HALAYSAN SOO HADEE
@user-eo6df5cc7k
@user-eo6df5cc7k 5 жыл бұрын
somalidii intay caan bexeen bay qaawanan qurux mooden ilahow na astur aduun iyo aakhiro
@fastanticgirl1980
@fastanticgirl1980 5 жыл бұрын
Wll hadii aad tahay army bts oo aad gabar tahay waan kuu bahanahay group ayaan sameeyay waxaa naga dhiman laba qof hadaad rabto isoo jawaab ama instigramka rosepink529 ilagala soo hadal
@malkabbby6221
@malkabbby6221 5 жыл бұрын
Haa wlh shit
@phatmaolad3830
@phatmaolad3830 5 жыл бұрын
Wale wey iga qalbi adagthy hadeyba sas mel ku saw istagte🤭
@amalzain3437
@amalzain3437 4 жыл бұрын
@Diinsoor Media Network DMN Channel buuruhu ma qalpi ayay leeyihin😂😂
@minestermubaarikbunni5671
@minestermubaarikbunni5671 3 жыл бұрын
@@amalzain3437 Haaaa
@amalzain3437
@amalzain3437 3 жыл бұрын
@@minestermubaarikbunni5671 wlhi wll😂😂
@khadarseleban6505
@khadarseleban6505 3 жыл бұрын
Gabdhan jeer ayay liqday indho aydayg daraadee ilahay ha so hanuniyo
@user-kn5td7ul6r
@user-kn5td7ul6r 5 жыл бұрын
Dintu si qaldan ey ni gashay hada ida ka ficanahy mx u dawena ajir ma so donanay isku xishoda qof ka wx yahay ku ixtirama boqolal korka ka asturan qal bigana ka dhinta na ga buxo ayaanna wa fanandan anagana culumo Ma nihin allah na wada cafiyo
@aminaosman1029
@aminaosman1029 5 жыл бұрын
Astaqfurallah is that a Muslim woman, May Allah SWT guide her.
@amranashali9168
@amranashali9168 5 жыл бұрын
Ameen
@aminaibrahim4957
@aminaibrahim4957 5 жыл бұрын
Aameeen
@zazaetiop586
@zazaetiop586 5 жыл бұрын
Astaqfurallah marka ku hadlosiid adiga sheq matahaye maxa waxa u fiirsani xadi sheq tahaye ayaan adiga ka fiiican na tag
@zazaetiop586
@zazaetiop586 5 жыл бұрын
Sheq namo waxa ka ma ogiid na shaqo yalo dadka haa ku moshqolin
@brawaaqoindhoroon2579
@brawaaqoindhoroon2579 4 жыл бұрын
Amiin we are lost may Allah grant us 😢😢
@jawaahirhussain2890
@jawaahirhussain2890 5 жыл бұрын
Somali maxamedey 1000 subscribe igaarsiiya bal aniga koley lacag mahane
@mounatiti8446
@mounatiti8446 5 жыл бұрын
wakusaray sis
@azizahassan9308
@azizahassan9308 4 жыл бұрын
the girl looks breathtaking and stunning masha allah.
@yasmiinehashi5252
@yasmiinehashi5252 4 жыл бұрын
What mashaallah ..what !!! She could more stunnig with her hijab
@zidikjama7732
@zidikjama7732 5 жыл бұрын
Intan yar ilahay wuxuu kuu siiyey inaad ku fadhiisatee adna wad na hor wareejinasaysa
@abdirahmaanaliwarante1798
@abdirahmaanaliwarante1798 5 жыл бұрын
Xundhur yaara qofto inta ilaa aragtye like taa yeena igaa baqilin
@samiraalas7940
@samiraalas7940 4 жыл бұрын
Ilaahay ina ka baqdo o ad muslim sax ah tahay ma ahan ina xijaban thy ama qamis qabtid keliya e wa ina beenta, xaaraanta, dilka io khiyaamada iska daysid saladana tukadid Intaasna waa nolol malmedka somalida intoda badan.
@mariamahmedsaad8104
@mariamahmedsaad8104 5 жыл бұрын
Qumbnyo seey iska dhigty Ilaahy hakusoo hanunsho cafimaadkaa boodbodkiyo isqaawinta lehe xasuuso kumanaanka sariiraha saaran cudurada kala duwan hayaan
@romabah7105
@romabah7105 5 жыл бұрын
Hhhhh abyo waa yabaye ma amakagtay
@abdirahman8500
@abdirahman8500 2 жыл бұрын
Inanta labiskeedu waa caadi, wax dhib ah iigama muuqdaan,wayna asturan.
@ikraanmohamed7334
@ikraanmohamed7334 3 жыл бұрын
Ilaahay dartii like iidhe
Safwan Halac ft Ayanna | IIGAAR AHAW | 2019
6:32
Haataf Abdi
Рет қаралды 22 МЛН
Abdirahman Nasri iyo Ayaanna Q&A Cod bila music ah.
11:29
Ridwan Timo
Рет қаралды 54 М.
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 4,8 МЛН
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 22 МЛН
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 41 МЛН
Ismail Dannan ft Ayanna - Kaalay Official music video
4:56
Ismail Dannan
Рет қаралды 10 МЛН
AYANNA 2020 | KU AAWAY | BEST WEDDING PARTY
4:01
Azhar Films
Рет қаралды 122 М.
Heesta Sanadka Cusub Codki Safwan Halac & Qadan Steyle HD
5:32
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1,4 МЛН
AYAANA AYAA INOO MARTI AH BARNAAMIJKA RAMADAANTA
16:16
ABDIRISAQ ABDI
Рет қаралды 179 М.
DAYAX DALNUURSHE | SHOWGII CIIDA WACDARO LAYAB KA DHIGAY MUQDISHO 2024
6:30
AYANNA -DIL AMA DOORO || KHADAR KEYOW IYO QAMAR SUGAANI….
9:56
Yahye Hunter
Рет қаралды 126 М.
KFTAN IYO SU,AAL WITH AYANNA... AYANNA IYO NASRI
11:36
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 498 М.
ABDIRAHMAAN NASRI FT AYANNA | MA-ADAA OFFICIAL VIDEO
3:44
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 10 МЛН
SAFWAAN HALAC OO HEES UQAADAY XAASKIISA FILSAN AROOSKII QARNIGA 2024
4:27
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 4,8 МЛН