Zaaaid weliba koko 45 ma leheeninooo oo kiki 5 malaga jareeninooo😊
@XamdaLuul-wf1wh3 ай бұрын
Waayo 2 gabadhood dheertahaye
@salah.192 ай бұрын
@@XamdaLuul-wf1whma ada dheer siiyey😂
@muniitaismail35503 ай бұрын
Asadow weligey commenti kama,soo bixin barnaamijyadaada waxaan ahay gabar kaa daawada Uganda 🇺🇬 caasimadeeda Kampala wlhi blhi xalay waxaan ku riyooday adoo barnaamij gabdho u qabaneysid waxaa wheel chair ka la aaday dhankaa iyo jikada armaajada kor ku taala gadaal baad soo fiirisay waadna istaagtay ani ma aqaan waxa meesha ikeenay hal mar baan qeyliyay oon idhi Alla asad wuu istaagay koko iyo amiira gadaal kuu soo eegay deedana waad fadhiisatay bowe Allah hakuu kaso inaad lugahaada mar kale ku istaagtid Aamiin yaarabil caalamiin
@aliaddow14653 ай бұрын
Amiin yaarabi🤲🤲🤲🤲
@CimraanModel3 ай бұрын
Aamiin yaa rabi
@queen-caday32273 ай бұрын
Amiin yaa rabbi🤲🤲
@ishuuppe65693 ай бұрын
Aamiin Aamiin
@FardowsAbdilahi3 ай бұрын
Amiin 😊
@Jeazy-HanadHanads3 ай бұрын
Koko anoo u jeedo qof kle ma tageraayi 😂😂I don't have any choose😂😂
@HaykalMuzty3 ай бұрын
Hada nahay team asad dhaxalka kaliyeh kugu leeyhy waa like 👍 faqiired 😂❤
@Pulsefootball-w3w3 ай бұрын
Koko numberkeeda iso deer
@SahraCawil-oe3ys3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Zakawi-lw8pt3 ай бұрын
Haa😂
@NadiaNada-gn6ze3 ай бұрын
Dunida masoo marin qof Ka wanaagsan Nabi maxamed scw scw scw ❤❤❤❤
@AyaanAxmedsheekh3 ай бұрын
scw
@AmiiraQuruxFan3 ай бұрын
The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (Sallallahu caleyhi wasallam)❤
Alla jecliyaa gusha koko lucky girl magcas benben kuma bixin🎉❤
@Bintulcaqli3 ай бұрын
Ilaa goormee ka cararee saliga nabiga scw ❤❤❤❤
@Hodan-nn1hr3 ай бұрын
Swc
@Xushmadbadan3 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم❤
@MariyaAbdihalim3 ай бұрын
Scw
@bacyare42903 ай бұрын
Scw
@SacdiyoMaxamed-if6hw3 ай бұрын
Scw scw scw ❤❤
@user-tm1jy7rc7xcawo3 ай бұрын
Koko wan ku faraxaa guushada amarka ilhaya😂😂😂 hanblayo🎉❤
@Ileysxasan533 ай бұрын
Omggg inta lucky girl kufaraxde gusheeda😭😭❤
@AsmaAsmameiraneh3 ай бұрын
Team asad hagio and samia Ahmed and koko bulle and kiki and ladan on like ❤😊😅😅
@Kawthareyyy3 ай бұрын
Mss cuqdad intee oga tagty😂😂
@NajmaH1433 ай бұрын
Haygnugu soo dhisin ciyalka qli@@Kawthareyyy
@Kawthareyyy3 ай бұрын
@@NajmaH143 Hyeh Qliii
@MaanoKhadar3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@CabdulahiJr3 ай бұрын
Walaal aan ku salino rasuulkeena muxamad scw scw scw scw scw ogoow masoo marin ruux asaga ka wanaagsan ka kheyr badan allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤
@Qalidumar123 ай бұрын
kzbin.infoBiXIC_cBI9Y?si=zboi6NRhsdEt24Th
@AminaMahamedosman3 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي
@suhaybcsamad67443 ай бұрын
Qof walba geeridu way sugi doonta ee nabiga ku sali❤❤
@aaminaaadanmaxamuud36823 ай бұрын
Scwscw scw.scw scwscw
@MOHA__MB13 ай бұрын
Ku Sali Xabib kena mohamett Scw Scw ☝️🕌❤️
@AminaMahamedosman3 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي
@hodanhappy17643 ай бұрын
Inta faraxdey markey amiish badiyo kabaxdey😂😂❤
@faraxabdi30283 ай бұрын
Me 😂
@HaboonCabdi-d5s3 ай бұрын
Mee😂😂
@XaawoDaahir-ci5ih3 ай бұрын
Wa nagan😂
@degan86613 ай бұрын
😂😂😂😂 same
@niini72703 ай бұрын
Na gbadha kahar shubayh ish
@nasronuuro80363 ай бұрын
Koko waan kuwataa guul ayaan kuu tajeynaa❤❤❤❤
@Mariadiamond1293 ай бұрын
Congratulations koko lucky girl baa thy wlhi i love yuo xbbti😊❤️
@Ayannachannel3 ай бұрын
Asad hablha mrka ay game kan oo kle ciyaryan xujada aad so qoryso ka fiirso imika hdii ay is qoyan marada ayaa ku dhagysan wana ceeb midaasi
Inte kufaraxday amiish iney ciyarta kabaxdo❤😂😂 like saar❤
@Fattidiamond3 ай бұрын
Asadow. Koko waakhiayaanty. I tysan 10pont helin. Kiki oo ciyrta kafarisan lhyd baatiri. Koko kafariso iydoon lhyn. Koko. Saa ujeclahy guusheeda m.a illahy haxifdiyo❤❤ mesha ugu danbaysaa geeyey saan u arko gusha qofka guulysty mrkaa koko arkay baa soo bilowdy 😂❤❤
@maxamedcusman11583 ай бұрын
Mar walbo ko koo bulle guul ayan ku rajeynayaa guushaadana wa guusheyda farxad iigu noolow
@ayanmoussa983 ай бұрын
Alaa saan uu huubey koko kof sar marki ladhahay inay sarayso ladan cidi 😅😅😅 koko , ladan noo daa dee. from 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@Fatuush113 ай бұрын
Ani amiish inee saarto rby Ana aisha qofta la dhaho 😂
Intaa ku faraxada guusha koko congratulations Congratulations Congratulations 🎉🎉🎉🎉❤
@sakariyecanjex12163 ай бұрын
Inta jecleyd inay kooko badiso like 🤙
@Qalidumar123 ай бұрын
🙏 kzbin.infoBiXIC_cBI9Y?si=zboi6NRhsdEt24Th
@MariaCali-wl1fp3 ай бұрын
Ani❤
@kingahmeza14083 ай бұрын
27 August is coming soon insha Allah waxan Allah ka baryaya in uu Asad luga xisa ku istaajiyo oo dib u helo cafimdkisa🤲🤲🤲
@Sundussheikhuna3 ай бұрын
Aameen❤❤
@maryanCraxamaan3 ай бұрын
Alla ii soo duceeyaaa wlhi xalay waxaan ku riyooday anoo malesia joogo walibo team 27 😢😢😢😢yaa allah allow amuuraha noo saqir🤲🤲
@FadxiyaCilmi-y6w3 ай бұрын
Hhhh aamin wlshkey ilahay riyadada ha ku rumeeyo😢😢
@maryanCraxamaan3 ай бұрын
@@FadxiyaCilmi-y6w aamiin aamiin yaa rabbi 🤲🤲🤲
@sundusali83403 ай бұрын
Queen koko mar iyado la ilaaway way badisay asad mar ay kiki iyo samiyo labo jeer dhelen oo koko taagneed mabruk❤❤❤❤
@AbdiwadudMohamed-i4r3 ай бұрын
Walahy waa kuducay sanayay in ambush ciyarta kabaxdo 😂😂😂😂
@degan86613 ай бұрын
Shp taas wn iska dhex arkay sancadlayda wajig bacda leh😂😂
@ahmedbile3 ай бұрын
Miss cuqdad markey caasho ciyaarta ka baxday oo koko ku tiri guul ku rajeena gadaal intee u fiirsay ayee waxay ku dhahday acuudu bilaah kulahaa tan waa reer baadiyo😂😂
gacanta alaha kama gooyo hadad soo sallalahu caleyhu walsallim ❤
@MssFaraxsan20243 ай бұрын
Ar Asadow gamekan waxan ugu xiisay Ceyda iO Cumeer iO abeera iO adi❤hal mar noo keen Yaa igu racsan Guys❤
@MaxamedAbdulahi-re7tl3 ай бұрын
Asad Qisadiisa xanuunka Badnayd Ayaan Maanta Daawaday Runtii Dhibaato iyo Rafaad waa soo markay wllky lakiin nin Raga waa kii soo mara Rab Aabo horay u soco Ayaan ku ileehay intaa iyo in ta badan Guulayso Aduun iyo Aakhiro❤😊
@zeinababdullah75903 ай бұрын
Mantaleya team asad matching marka we are from 2919
@zeynabmaxamed33173 ай бұрын
Haa wlhi asad waxaa u rajeynaa inu lugahiisa dib uso celiyo mar un asigo socdo waa arki donaa insha allaha 😢😢
@MaxamedAbdulahi-re7tl3 ай бұрын
@@zeynabmaxamed3317 insha Allah wllashy
@Ina_cabdulaahi3 ай бұрын
Asad 27aug inaa xusin aa rajeynaa sababtoo ah maficna waxyalada xunxun in laxuso mafiicno waxaa rajeynaa inad sameyso oo maalin maal maha kamid ah aa dhahdo mid kamid ah taagerahayga ayaa igula taliyey alle haku caafiyo 👍☝️
@mohaxasn3353 ай бұрын
Ku sali wll rasulkeena محمد صلى الله عليه وسلم
@TaliyeShafici3 ай бұрын
Asad sxp runta ma rabtaa number 1 Somali KZbinr in the world wa chunkz sababtoo ah heerkaan aad joogtid KZbin 4 years ku jirta lkn chunkz 9 years ku jiraa chunkz u qalmo Somali KZbinr 4M coming soon ❤❤😅😮
@MaxamedaxmedFaaraax7-ep5yf3 ай бұрын
Chunks aFsomaLi muu wax kusoduBaa ninkani wixii somaLi wax kusoo dibu Buu uYaHan SomaLi Number one YouTuBer
@MohamedAbdi-g1r3 ай бұрын
Kiki ayaan Taageersanaa lkn calafaa lacunaa 😢
@Maryam_Nuur_Geesey3 ай бұрын
❤❤❤
@MaryanAhmed-zz1rj3 ай бұрын
Asadow wlh caawa barnamij xukumo caawa niyada ku haayey weliba waxaan ku fikiraayey xukumadi derbiga amoo soo dhigaa mar horaa ugu danbesayee wlh is lahaa
@Shiine103 ай бұрын
Asadoow so samee nio THE LEGENDARY DO OR QUIT Cumeer iYo Adi iYo ceYda 👏
@tiktoksomalichannel3 ай бұрын
Amish cabaayada masoo toshay mise midkale waye 😂😂😂