Toujours notre champion bravo encore ladan cidi 🇩🇯 on ai la pour t support 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Jaaaama365 ай бұрын
Game kaan Ceyda cumeer abeera ba caan ku ahaa wlhi yaa daawan jirey hee
@Hassan_dia5 ай бұрын
Kugu racsanahay
@SudaysAbdirahman5 ай бұрын
0 ilaa 2millon hadaa waan jooga 😅
@AxmedmaxamuudcaliSure5 ай бұрын
Legends ka Lee og ❤
@Naxariislowga5 ай бұрын
Aado weyn sxb lkn asad wiilasha dhan wu ka dhacay barnamijyadisa gabdho kelia ayu kuso koobay muqaladisa wn xiseyn jiray lkn malmahan dambeyo mrku gabdho kelia ka dhigay sidi hore uma dawado mrki hore ne musasal cml aya usugi jiray
@Jaaaama365 ай бұрын
@@Naxariislowga Rag badn buu soo saarey wey dadaaleen KZbin Meel fcn ka gaareen mana ka dhicinee waqti kasto barnaamij ka leeyahay inuu heli karo baan aaminsanahay Hada Waa xiligii gbdhaha ba lagu jiraaa Samiyo Kiki ladan ay saaid ugu shidn thy Next kiki KZbin lagu soo dhawyn doonaa Sidaan filaayo
@rahmohasan5 ай бұрын
😂ladan lajeclaay guusha wena gulesaty😂 asad wxu rabay ine barejo noqoto lcgta ubadbaado😂😂
Wee uqalantaa marwalbo adoo isniyo jabisay ayay guusha kuu soo laabaneysaa Samia iyo kiki waa dadaashen laakiin dhibmalahaa waxaa laga yaabaa inaa markale guulaysataan no problem 😊 👌 💖
@neima8375 ай бұрын
Felicitations ladan cidi 🎉🎉 I love you sister ❤inchallah 3M asad hagio ❤❤
@Hassan_dia5 ай бұрын
Cumer io adi abeera ceyda please so qabo teamka gemkan lagu bilaway yaa igu racsan like pls 🤗
@Hande-e1e5 ай бұрын
Asad plz waa codsi gamekan abeera ceyda cumeyr isku keen plz plz old is gold wlh wan u xiisnay plz codsigas no tix gali markay gambasaarka ku saari jireen 😂😂😂
@umalkhayrcabdirisaaq30515 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MssFaraxsan20245 ай бұрын
Ar Maanta dadaa Soo xasuustay waley gamekan dad Aa can ku ah ❤ Abeera funny iO Cumeer Bigfan io Ceyda madax weyn 😂
@CarafaatjuniorCarafaatcabdi5 ай бұрын
😂😂😂😂
@ArwaOsman-zd9hy5 ай бұрын
Waad ku ciyartay samiya guushu racilahayd lakin dhib malaha waa isku mid qofkii guulaystaba mar labad soo same pls asad abwowe 🎉😂❤
@MohamedAbdi-p8r5 ай бұрын
Inta nabiga jecel one like ❤
@KjadroKhadruush5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@XalimoCabdinur4 ай бұрын
Scw scw scw scw scw
@maryanfarey28315 ай бұрын
Bakeeriga markii lasoo tuurayay inta wadnaha farta ku haysay like iisaara plz
@ikeaamkhaalid5 ай бұрын
"Asc abti asad magaceyga waa ikraan waxan jira 12 sano waxan ku nolahay maleysia 8 bilod 8 bilod waxan rabay ina Kula kulmo lkn qadarta ayey ehed hada maleysia waan ka tagi raba 7bishan ama 9 bishan wâxan raba ina Kula kulmo abti hada farinteyda aad aragtid iga soo jawab mahadsanid" 😭
@aaminaabdilaahibahnaan88735 ай бұрын
@Asad Hagio😢
@AnuuAbshir5 ай бұрын
Maskin💔😭
@fartuunahmed59635 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣
@saidscholes185 ай бұрын
@Asadhagio
@Rasheitt5 ай бұрын
Asad 65% dadka ku daawado waa caruur aan aniga kamid ahay marka gabartaaz Codsigeedan utixgali
@quesnzadra63825 ай бұрын
Congrats ladan cidi the 2nd lucky girl of this team🎉🎉
@abdiraxmaanyare90325 ай бұрын
Ku salin Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine All created prophet Muhammed ( صلي الله عليه وسلم ☝❤🕋
@Sundus_sheeko_xariiro5 ай бұрын
Inta rabto asad inuu amiiro iyo sundus muqal ay kuwada jiraan uu sogaliyo one like 😂😂❤ 🫡 asaxpey KZbinrad cusub ahy oo shekoyin sogudbiso igarab qabta 🤗🥰🥰
@Suuban2255 ай бұрын
Sooma galinaayo sedexdaan ayuu malinkasto wadaa xitaa dad kuma soo dhex daraayo malinkasto dad kala duwan ayaa fiican
Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan COMING SOON 2.5M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH
@ahmedcumar83355 ай бұрын
Qofka ugu horeeyay waa aniga ee like 👍 ta ugu horeysa uguna badan igu sharfa,sidookalena caawa jumco waaye ee aan ku saline xabiibkeena moxamed scw scw ❤
@hanammohamed27755 ай бұрын
Csw csw csw csw
@fanreact70765 ай бұрын
Wuxuu ahaa game xiiso badan oo aan u xiisnay. Game adag oo aan lakala yareysan ayuu ahaa. HAMBALYO LADAN CIDDI. Mahadsanidiin TEAM 27, ASAD inoo soo badi game-kan.
@MuxidiinCalidhuux5 ай бұрын
Kusali xabiibkeena muxamed scw ❤❤❤❤
@HaaniMaxamedjeeylani-q9f5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@QadrobulleFarmajo-gl8fc5 ай бұрын
Way uqalbtaa m.a waa gabar maskiin ah🎉 congratulations ladan
Runtii waan uu xisnay muqaalada noocana pls and pls no soo badi do or quit
@BahaaliCumar5 ай бұрын
Ka soohadal xaalada wallkeen alle haunaxariistow ismaaciil haniya. Wall
@NajmiitaQurux5 ай бұрын
Lada. Cidid abaayi wllhi said ayaaan kuu daakeera wan ku jeclay marksta guusha kadhid waan ku farxaaa geep goin ❤ abaay nolosha kuma xumaysi adinka io asxaabta team.27 i love you dhamnatiiin❤❤❤❤❤
@AyaanSaciid-d6z5 ай бұрын
3 Dexdaan Wan isku jeclahay amiiro iyo Sundus iyo kokona wa is kujeclahay❤❤❤❤❤❤❤❤
@BARNAAMIJKAWACYI5 ай бұрын
ألهم أعز الإسلام والمسلمين ALLOW MUSLIMIINTA U HIILI
@cilmiilaahey12815 ай бұрын
LAdan has won so many times she's really very lucky
@iqriinaosman86565 ай бұрын
Please like 😢😢
@AlishBea5 ай бұрын
😂best gem❤ video into San dhaman comments inta kuso orodey❤
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic30135 ай бұрын
3matanaha io Asad wan idin wataa cawa barnamijka wa wax kale ❤😂😂
@CABDIMALIK075 ай бұрын
These 3girls are the best for ur vedios challang3 k33p going pro
@CraxinaxmadMuxumad5 ай бұрын
Samiya waataa❤❤❤
@MuzeygaBoy-td3te5 ай бұрын
Intaas waxaa igaa daran editing ka asad m.a💓💓💓
@daacimedia6155 ай бұрын
عن أبي هريرة رضي الله عنه عن النبي صلى الله عليه وسلم قال: «أقْرَبُ ما يَكون العبد مِنْ رَبِّهِ وهو ساجد، فَأَكْثروا الدُّعاء». Abuu Hurayra (Ilaahay ha ka raalli noqde) wuxuu ka wariyay Nebiga (NNKH) inuu yidhi: "Qofka addoonka ah waxa uu Ilaahay ugu dhow yahay marka uu sujuudsan yahay, markaa sujuuda ducada kubadiya sujuud hadaad ilahay kubarido ilahay ducadaada ukaqbalaya inshallah Aniga marka sujuuda aan kuducaystay ilahay ducadayda u iga aqbalay
@QiisaxuseinAlli5 ай бұрын
Scw
@imaanmoha9735 ай бұрын
Asad sadexdan Wu jeclhy 😂❤ani xata hablahan wa ku haysta wa top
@IbraBoy-rs1lr5 ай бұрын
Asadow cafimaad Allah kusiiyo zxp riyadaada Allah kuu rumey,yo zxp keep going pro Mar walba wxan nahey garab kaaga 🥰 😳 ❤❤❤
@CabdixafidCumar5 ай бұрын
Soo badiy Taliye pls 🎉😂😂
@SahroIsaaqxasan-cr2ez5 ай бұрын
Asad koko samiay kiki ladancidi DADKA daraadood aan youtyoube usoo galo😅😂 wllhi waan iska jeclahay 5taan😂❤
Félicitations 🎉🎉🎉 ladan nôtre ambassadrice from djibouti jano
@maxamedxamuud8115 ай бұрын
One like team samiya ahmed❤️✌️🇸🇴🤴
@caamiraadan-b6h5 ай бұрын
Asad hagio please soo samey challange pouse codsi waaye zxp❤❤
@hinda36315 ай бұрын
Waa ku ciyaartay samiya uqalantay❤
@adandiiriye43335 ай бұрын
😂❤dumarka yaaab badnaaaa gacmaha leeba soo farxalanoosaayee boorsada xagee u qaadatay yaab badnaaaa❤😂😂😂😂
@BahjaSiyaadmaxamed5 ай бұрын
de malaha walaga sii xadaya 😂😂😂😂 ladanbay u dhiibanleyd
@Shaadiyaaxmed-dd5dp5 ай бұрын
Hambalyo ladan guusha waad u qalantaa 🎉❤️
@XafsaHaaaji5 ай бұрын
Wow the best game nosoo badi Asadoow🎉❤❤❤❤❤
@abdishakuurshaaciye33025 ай бұрын
Qofki Ugu Horeyey Ee Daawado ayan Ahy Abaal Marin ayna Kaga Bahanahy Ustaad Asad Haji
@nawaalcadey29325 ай бұрын
Asadow codsi waxaad sameysa cover ka hore ee video ga gabdhaha oo qabdarada u tagan haka dhigin ama iyago sii jeedo oo kale ama kub kooda oo la arkaayo oo kale kataxadar gabdhaha walalkey. Wan ku ogahay gabdhaha waka taxadarta kuna sii dar midaani tamam ❤one love
@Baresheeraa.985 ай бұрын
Inta jecel Videoyada asad hagio❤
@user-jjkamaal5 ай бұрын
Barnaamijkan wlhi shalay niyada ku hayey alxmdullih 😊
Asado se wax yeshey he dadki u so rabade samiyo o halis ugashey bakeri kujabi gare mul aadey magulesan qofta xegtey waa kiki ayada mol adey sotugsatey ladan ayado rafadin badisey all muhim ladan 🎉🎉🎉
@Hindisopro5 ай бұрын
Team 27 ❤ iisaara zaxibayaa❤❤
@Abdiraxiin-z9w5 ай бұрын
Asadaw kiki mxa ku Haysataa nio KZbin u fur anagaa Garabkeda Ah kiki One 😎😎
@asmaabshir96005 ай бұрын
Amiira io koko meeye beryahan 3dexdan naagoodba Naga gadaysaaye asadow😮
@freefiregarena76115 ай бұрын
Anigu ceyda ,cumayr iyo abeera game kan ku jeclaa Ayaga game kan kuso baxaya somahn
@AyaanAbdikadir-x9j5 ай бұрын
Amiiro io kooko kusoo dar part two kusoo sameey😢plz