ASHA OO SHAY RAJACTUU YIRII IYO GABADHII UU GURSADAY🤣🤣

  Рет қаралды 31,441

Asha&Shay family

Asha&Shay family

Күн бұрын

Asha iyo Shay oo iskulabtay

Пікірлер: 175
@anabwarsame-s4p
@anabwarsame-s4p 2 ай бұрын
Maanasho alaaha caasho❤
@Afra_mohamett
@Afra_mohamett 9 ай бұрын
Qaali wn kugu wareeray wllhi maalintaan ku bartey ilaa hada ninkaaga ayd ka sheekaysaa xumaantiisa iyo samahiisaba plz iska daa wxs ninkagu waa nin ficn ilaasho wuu ku jecelyahee adna iska daa maalin walba xumaantiisa aad ka sheekaynaysid
@zihaamhfarah
@zihaamhfarah 3 ай бұрын
Abaayo Allh ku Barkeeyo familg❤maandha Allh.Nin Naxris Caruut kula korinaayo. Waa wax fcn.Qof qalbi fcn tahay.Dadkaan hadalkoda ha u bixin. fadlan kaamirad nink Caruut ila xooga haka Duubin.famikg Ptoved ka dhigo.
@SamsamAbdi-f7k
@SamsamAbdi-f7k 9 ай бұрын
Asha mara waa cabana mara waa difaacay abaayo ninka mowducisa iskaxir faladan
@nuuraalinoor3630
@nuuraalinoor3630 9 ай бұрын
mashaAllah tabarakallah Allahuma Baarik my sister I am very happy for mcny Qalbiyey 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@aminafarah6589
@aminafarah6589 9 ай бұрын
Hadhegysan inta xun eShey cayaya waa nin fican waalidkina Ilaahay ha sahadeyo waa walid ixtiram sii habaryar.
@Nafta281
@Nafta281 9 ай бұрын
Markii horeba wllo majirin gabar eedo aat utahay uu lasheekaystay waatku kala kacsanay say furiin horena majirin mid dambana majirin
@كاملابوعبيدة
@كاملابوعبيدة 9 ай бұрын
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم
@mohabomboclat9641
@mohabomboclat9641 9 ай бұрын
Hadiyada waa must inaad qaadataa hawaryar
@anabmalin4050
@anabmalin4050 9 ай бұрын
maasha allaah macaanto allaha ku xafido
@faaaduma6876
@faaaduma6876 4 ай бұрын
Mashalah. Your rooms are massiv unlike Europe😌
@Xaredoisak
@Xaredoisak 4 ай бұрын
Masha allaah qaaliyey alle haku sharfo
@munadegan1625
@munadegan1625 9 ай бұрын
Masha Allah farxadkuwaara❤ Sidan shekoyinkaga ugaqoslo casha waankutaageeraa
@um.samiir3755
@um.samiir3755 9 ай бұрын
Masha alaah ninkaaga usamir ehelkiisana wanaaji adba ilmahaagey jecelyihiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@asturjama4500
@asturjama4500 9 ай бұрын
Ayaan Mohamed qof fican waye waxa laga yaaba inaysan ku shaqeyn wixi ayada u shaqeyey mida kale masha allah u dheh wajiga
@munacabdiyusuf5472
@munacabdiyusuf5472 5 ай бұрын
Mansh Allah mansh Allah mansh 🌹🌹♥️♥️🥰🥰🥰
@Jamaalabdiow
@Jamaalabdiow 9 ай бұрын
Cadowgaaga gurigaaga uga usheekee cajiibadanaa. Naagaha aad uwaramooso cadaw waaye. WAXAA LA DHAHAY SAAXIIBADAA HADEY DIGSIGAAGA DABOOLKA KAQAADO BIRINA CAYDAADEE DABOOLKA KAQAADEE. ABAAYO SANDUUQYEELO
@SahroHassanMahamed
@SahroHassanMahamed 9 ай бұрын
Masha alha wlla nikaga sifiican yla dhaqan waxa waa aduun
@abdimoalim3449
@abdimoalim3449 9 ай бұрын
caisha abayo sodohdaa iyo sodaga abayo kutubka quranka o english ah abyo hadiyad ahan usiiii allha so hanuniyo abayo
@wixiilaraboanolashega
@wixiilaraboanolashega 9 ай бұрын
malinta ciidda islamka ku adi kitab kaliyane haa u dhibin alabo kale ugu dar
@munacabdiyusuf5472
@munacabdiyusuf5472 5 ай бұрын
Abaayo mansh Allah mansh Allah mansh Allah mansh 🌹🌹♥️
@asiyaberger7719
@asiyaberger7719 9 ай бұрын
You can not satifay every Somali, dheg how digin, taada ka raac as far as you are happy. You are beautiful huuno. Keep up the good work.❤
@Ashaandshay
@Ashaandshay 9 ай бұрын
❤❤
@idildaganofficial9137
@idildaganofficial9137 9 ай бұрын
masha Allah ilahay ha isku kii barakeeyo. no more dalaaq qaali
@gamer5Real
@gamer5Real 9 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤ Habmlayo Habmlayo Habmlayo qaali qurux
@amranbashirmohamed582
@amranbashirmohamed582 9 ай бұрын
Mashallah congratulations ❤ Asho qurux reerkaga daqoo keep going
@CiciMimi-sc6mj
@CiciMimi-sc6mj 5 ай бұрын
Kuwaas wa jealous nolosha fiican ku diidan yihiin👍👑👑👑😎 ha u joojin dad nolsha ka dhacay reerkaaga dhaqo💯👍😎❤
@IkranSuleiman-l1g
@IkranSuleiman-l1g 9 ай бұрын
Masha Allah
@aminaosman5402
@aminaosman5402 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤Asc xabibti hadiyadu waawax a wanaagsan oo qalbiyada
@maxamedabuukerxiirey6171
@maxamedabuukerxiirey6171 9 ай бұрын
Walashey madama hadiyad kuu keenay ay family gada ku siiyen adna hadiyad ❤quranka English ku qoran sii
@ladanjama4222
@ladanjama4222 9 ай бұрын
😂😂😂 asho hpptii maxay halka dalqo kaaga qasaariyen markaa haduuse waxaa prank ahaa muxuu kuu furay ilaahay hakuu adkeeyo reerkaga mardanbe furiin haku degdegin sharafey hadyadana dhib kuma jiro waad qaadan kartaa adna ciideena hadyad ugee qali love you alpii❤❤❤
@hodansaeed1686
@hodansaeed1686 9 ай бұрын
If it was prank he wouldn't divorce you,, please stop lying
@Ashaandshay
@Ashaandshay 9 ай бұрын
We had fight before he left to travel for job
@AH--173
@AH--173 9 ай бұрын
She's a sociopath and pathological liar.
@ismahanita4
@ismahanita4 9 ай бұрын
Masha allah Guulayso abyo ❤mar walba
@umihamza7584
@umihamza7584 9 ай бұрын
Mashalh alh kug xafido abyo❤❤
@nuraaskar2146
@nuraaskar2146 9 ай бұрын
❤✅😀⭐️⭐️👍
@BahjaAxmed-ut6qr
@BahjaAxmed-ut6qr 9 ай бұрын
Congratulations 🎊 😅Mansha allh♥️🥰
@fadumoabdulkadir1388
@fadumoabdulkadir1388 9 ай бұрын
Masha Allah ilahey ha isku dayo ❤❤
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 9 ай бұрын
Diinta waa naxteexo hooyo Aabaha dhalay shay xaq ku leeyahiin 🤲☝️
@fathiafara9156
@fathiafara9156 3 ай бұрын
Sax mashaan allah❤❤❤❤
@TsehayneshTesfaye-su2jh
@TsehayneshTesfaye-su2jh 9 ай бұрын
We love you 🥰
@anabwarsame-s4p
@anabwarsame-s4p 2 ай бұрын
Woow
@safiyoabdulkadir1217
@safiyoabdulkadir1217 9 ай бұрын
Maasha alaah ilaahey haku siyaadiyo abaayo hore u soco
@farhiyo-ro9gt
@farhiyo-ro9gt 9 ай бұрын
Masha Allah mcnto keep going 🙏 💖 ❤️
@BloxPenguinn
@BloxPenguinn 4 ай бұрын
Walal nikaaga haka shekayn illaahay kacabso qaali waxkale kasheekay
@sacdiyodiini52
@sacdiyodiini52 9 ай бұрын
xbbtii hadiyada waa la qaadan karaa nabiga scw hadiyada wuu ka qadan jiray galada oo xitaa daynta wuu ka qaadanjiray kaliya lama farxaysan oo matusinaysan inay saxan tahy dintoda lkn waa walid wad kaqadan hadiyada sad dhahdy oo ah inay diinta jeclaadan ayaan rabaa waana sax galada ma arkan gortan saladno io gortan sada qaysano lkn dhaqankeena wanagsan bay kusoo islami karaan sida darted waa cadi hadiyada dadka qar qalad yaysa ka fahmi diinta intan qaldy shaydan bay ka ahatay ✋
@dayiboahmed7511
@dayiboahmed7511 9 ай бұрын
allah ha.isku kinbarakeeyo
@saadanoor9331
@saadanoor9331 9 ай бұрын
Waa waalid haddii ey kusoo dhiibto hadiyad waa family, waxaa laga yaabaa in akhlaaq wanaagsan hadey kugu aragto ey sabab u noqoto iney muslimaan.
@najma649
@najma649 3 ай бұрын
casho abayo waan fataxnay hadayba naag jirin waan kula walwalnay iska ilaali minyaro bahdilan naag minyaro waa masiibo ilaalso ninkaaga
@SahroIbrahim-u8t
@SahroIbrahim-u8t 9 ай бұрын
Masha allaah abaayo waan ku farxay isku waara ❤
@AnabAnab-y5c
@AnabAnab-y5c 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@RayanQurux-qn7od
@RayanQurux-qn7od 9 ай бұрын
Mashaa allha ❤❤❤ Abaayo
@FadumoMohamud-gy8th
@FadumoMohamud-gy8th 9 ай бұрын
Weetbax xage ka soo ibisay qali jawaab plz
@queenisma633
@queenisma633 9 ай бұрын
OK furin dheldhel mahin hadi ey ka masersin ahed maxaa kenay furin
@fowziyaissack6575
@fowziyaissack6575 9 ай бұрын
Woow MashaAllah congratulations
@YaasmiinMaxamed-q6p
@YaasmiinMaxamed-q6p 4 ай бұрын
We love you ❤mcnto
@mujahidaali1259
@mujahidaali1259 9 ай бұрын
Bahdil miyaa hadii aad soo duubto asigoo diinkii illahey baranaayo bilcagsi waxaa bahdil ah waan is dagaalnay waan buriyay waa is furnay waxaaga qarso saan ceeb waaye
@aminoabdi2137
@aminoabdi2137 9 ай бұрын
Good job sister ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FadumoMohamud-gy8th
@FadumoMohamud-gy8th 9 ай бұрын
Cashay wallo wetbikis xage ka soo ibisay wan wayey reer Minnesota ban ahaye
@maryanalimahamud41
@maryanalimahamud41 9 ай бұрын
Hadiyada waa la Qaadan karaa hadii . aane aheen wax xaaraan ah
@sacdiyoIndho
@sacdiyoIndho 9 ай бұрын
Asho hambalyo sistr lkn ogaw mardanbe haduu kufuro qiil dambe kuu ma yaal marka labadadiinaba taxadar la haada oo guri giina dhaqda
@dahaboahmed1440
@dahaboahmed1440 9 ай бұрын
Okay maxa keenay furniin hadi Lascaux oga sheekada
@mssimranhussein9182
@mssimranhussein9182 9 ай бұрын
Abaya u should wear night only not da
@talisojiile9565
@talisojiile9565 9 ай бұрын
Qurux alle aya ku dhaliye abayo msha allah❤
@Jamaalabdiow
@Jamaalabdiow 9 ай бұрын
Waa ceeb nin kaaga waxaa isku tiraaheen Inaa sheegto waa doqon naagta ninkeeda waxay kuwada hadleen shaaraca keenta
@aminaosman5402
@aminaosman5402 9 ай бұрын
Wuugaboday Ralinoqo hadiyada lamadiido hadaddoonto zur lakiin walid xitirama❤❤❤
@fartuunsharif2443
@fartuunsharif2443 9 ай бұрын
Asho wajigu waa muhiim
@Maymuuncabdulaahi
@Maymuuncabdulaahi 9 ай бұрын
Abayo rajactu badana
@nadiifoyusuf1949
@nadiifoyusuf1949 9 ай бұрын
Kkkk kkkkkk Kkkkkk
@luuladan9882
@luuladan9882 9 ай бұрын
Hahaha waa ma dhamaato
@Taazy951
@Taazy951 9 ай бұрын
Congratulations sister
@FadxiJimcale
@FadxiJimcale 9 ай бұрын
Caashaay caawa odaygii baad la heshiisoo waad nagu laadaysaa wah
@nimosuleiman
@nimosuleiman 9 ай бұрын
Wad waji qurux badan tahay iska daa waxyaba dadku xayeysiyaan gold bad u egtahay
@xafsomohammed8516
@xafsomohammed8516 9 ай бұрын
Mash Alllah horey usoco abyo 🎉🎉❤❤❤
@zaniabdi9557
@zaniabdi9557 9 ай бұрын
Remember waxey tiri Shukaansi hadana waxey tiri wuu guursadey
@baacdheer
@baacdheer 9 ай бұрын
Hhhhhh caasho shido
@ShamsoAxmed-o2y
@ShamsoAxmed-o2y 9 ай бұрын
Wasan abaayo
@RayanQurux-qn7od
@RayanQurux-qn7od 9 ай бұрын
Kuli buyuut fihaa asraar xabiibti❤
@mohamedfarah299
@mohamedfarah299 9 ай бұрын
Qurux leey nin ma khabtaa
@FardowsoAli-ij9gr
@FardowsoAli-ij9gr 9 ай бұрын
Abayo dadkan maqancinkartid e allh kuxernow bes
@TsehayneshTesfaye-su2jh
@TsehayneshTesfaye-su2jh 9 ай бұрын
MASHA ALLAH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@traderhassan5304
@traderhassan5304 9 ай бұрын
Wn Ka Bay Adiga wlahi, Waa lefurey, iyo Rjectu idhahy lee kuhaay iyo Fowdadiina inoogu shekesaa, Ninkan adiga Ka qaldan Dulufey
@faadumoali117
@faadumoali117 9 ай бұрын
Gurigiina iyo ninkiina hakashekeynina walaala yaalow waxaas waa ceeb
@samsammaxamuud7476
@samsammaxamuud7476 9 ай бұрын
Naa csho plz awalan Allah umahadceli waa iga wano❤
@hodenfamily746
@hodenfamily746 9 ай бұрын
congratulations 🎉❤
@farhadanolasha9761
@farhadanolasha9761 4 ай бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍👏👏👏👍👍👍👏👏👏👏
@daganahmed7617
@daganahmed7617 4 ай бұрын
Quran inu barto bahdil miya abayo alif ka waa qurunka dhaman tis 😢
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 ай бұрын
GURIGA YAANU IMAAN DEBADA UGU GEE ILAMAHIISA YAANU NINKAGA KA MASAYRINE
@QueenamritaQueenamrita
@QueenamritaQueenamrita 9 ай бұрын
Keep going mcneyy❤
@ayaneyabdirashid931
@ayaneyabdirashid931 9 ай бұрын
Videos hore waaye bee casho igatag waa.iwaashe
@abdiqanialiabdillqhi
@abdiqanialiabdillqhi 9 ай бұрын
Horey usoco abayo ❤
@deqohassan6366
@deqohassan6366 9 ай бұрын
Keep going my sister ❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌹🌹🌹🌹🌹🎂🎂🎂🎂🌹🌹🌹🌹🌹🎂🙏👍👍🌷🌷🌷💕💕💕💕💕💕💕🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🙏🙏🙏🙏🙏🌹🌹
@asiaahmed2alma636
@asiaahmed2alma636 9 ай бұрын
Asha aniga tretinoin gel iyo moisturizerda isla marsade tii igaracday ilahay ba oga wajigayga intu ii cun cunay malmihi hore kadib gudud wada noqoday markasan iska jojiyay markan jojiyayna waa gobo modow uiga noqday maxa kuwatay aya iqabatay ila hada wanka shaleya hada waxan kujira sidan madmadowgi uigu rebay san iskaga bin laha
@Ashaandshay
@Ashaandshay 9 ай бұрын
Mahadsanid mcto bes wanturaa
@dahaboahmed1440
@dahaboahmed1440 9 ай бұрын
Maxa keenay furnin hadi lasla oga sheekada wa sheeko qiyaliyah eedo nagadah banta
@sucadsiman6710
@sucadsiman6710 9 ай бұрын
Maraka sas u hadleyso qofkasto on waxa dinta ka aqon waxey ku marmarsiyodan dinta wanastexo waxas war kuma noqonayo hoyada iyo abaha u gey kitabada dinta bar ninkada alaha kusugi dintisa masha alah wa walalken waligey wax kama shegin wana ku faraxaa wlakasto dintan so galo walika wax usheg masul bakasaran aqiro yey ku qabsan Alaha so bahuniyo hanun adi alah ugu talagalay gurigadana alaha ku xasiliyo runtane qeyr u arag
@haniibrahimmaalim4971
@haniibrahimmaalim4971 9 ай бұрын
Asc abayo adiga inaasiisid aladiidan yahay lakiin adiga waqadankarta aniga asheeqkadhageestay
@SamiraAwad-e5u
@SamiraAwad-e5u 9 ай бұрын
You have good husband wallal ninkaga kada youtubega
@fathiyaibrahim9583
@fathiyaibrahim9583 9 ай бұрын
Happy for you
@aminoabdi2137
@aminoabdi2137 9 ай бұрын
Keep going sister❤❤❤❤❤
@NuurDhuubow-ku4lx
@NuurDhuubow-ku4lx 9 ай бұрын
Ciida hadadan tagin hadiyada waa lacag io wax lacag laga sobixiye gaal lacagtisana maalin walba lacuna dadbawa ku nool lacagta galada
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 ай бұрын
aLLAH HA ISU KIIN DAAYO WAXANSE U MALANAYA INAD PRANK NAGU SAMAYNAYSEN
@fartunmohamed1254
@fartunmohamed1254 9 ай бұрын
Waxaaga dhabaqso Caashow every day new drama 🎭
@Jamaalabdiow
@Jamaalabdiow 9 ай бұрын
Gaalka haduu hadyadkuu keeno waaka qaadan kartaa. Saaxiib waalanoqonkartaa. Diinta islaamka nasteexo waaye. Rasuulkeena scw dumarkiisa midbaa gaalo aheyd. Gaalka waala cuni kartaa waalacabikarta. Walaaley naag cadow waaye. Afaarahaaga yey kaa dileysan. HADEYNTANA ILLAAHAY BAA HAAYO.
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 ай бұрын
SOMALIDA DHEGAHA XIDHA HORTA HA KA SARAN KUWA IYAGOO MUSLIM KU DHASHAY DHEGAHA XIDHAY
@FadxiJimcale
@FadxiJimcale 9 ай бұрын
Hhhhhhhh muxuu kuu first haddaa haduu brank ahaa
FILO PART 130
30:04
Abukar Mahdi
Рет қаралды 56 М.
ASHO NINKEEDI STRESS DARTII ISBITAL LO JIIFIYEE IYO HOOYADIS OO TIRI
16:09
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,6 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 7 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 104 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
DEGDEG AABO DAHIR OO GARAACAY MARWA KHADIIJA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
32:14
Maxkamada Dahir Calasow
Рет қаралды 8 М.
KALAYA SAFAR ILA GALAA CARUURTII IYO ADHEERKODA WANKASO TAGAY
13:17
Asha&Shay family
Рет қаралды 23 М.
ASHO NINKAN TALEFOON MOOGIYEE ANIGA DHAN IMAJEDO
23:00
Asha&Shay family
Рет қаралды 28 М.
ASHO IYO SHAY OO WEERAR CABSI CABSI AH KUSOCDHO
22:55
Asha&Shay family
Рет қаралды 18 М.
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,6 МЛН