No video

QUEEN CANAB - DALAQ DAM & SABABTA KA DAMBEYSO ( SUMAN PODCAST EP 23 DEEQ DARAJO

  Рет қаралды 63,989

SomFlix

SomFlix

Күн бұрын

Catch us on our social media
Instagram_ / darajo_boy
Instagram _ / somflix1
TikTok_ / somflix1
TikTok_ / deeq_darajo01
Welcome to Somflix! Our channel is dedicated to bringing you the best entertainment, Podcasts, and information possible. We're thrilled that you've chosen to be a part of our community, and we promise to always deliver what you deserve. Whether you're looking for the latest in pop culture, expert reviews and opinions, or just a good laugh, we've got you covered. Be sure to follow us on social media to keep up to date with all our latest content and join the conversation. Thanks again for watching, and we can't wait to bring you more great content in the future!

Пікірлер: 108
@dahapoo1467
@dahapoo1467 2 ай бұрын
Hadaan ogaadey in comments lacag lagu helo so please ii like garee ❤
@AbdiwaaxidNur-yl3ri
@AbdiwaaxidNur-yl3ri 2 ай бұрын
queen canab allah gabar wax baratey qaabka uhadleysidba kaheley qalbi saafi weeye alllha gabdhahena naxariis badnaa guuleyso cadow gaaga unoolow ilaahey waxaan kaga barya inuu jana fardowsa kugeeyo mar walba talada hooya leerac
@sahaladan6495
@sahaladan6495 2 ай бұрын
Canab waa gabar qurux badan oo aqli badan sida la modayey ma aha maasha alaah
@sadiyanurre7802
@sadiyanurre7802 2 ай бұрын
Subxaana laah war canab caadi ma,ahan dad waaweeyn oo loomalaynayo inay wax garad yihiin ayay kacaqli badantahay mashaallah
@user-qj2kv5fr5d
@user-qj2kv5fr5d 2 ай бұрын
QUEN CANAB wee qurxanatee😮😮😮😮😮
@Ikraamaxmadshire
@Ikraamaxmadshire 2 ай бұрын
M.a
@kowsarmohamed4312
@kowsarmohamed4312 2 ай бұрын
Mashallah ❤❤❤❤ inta gabar laso warestay gabarta ogu hadalka fican ama xigmad fican sojediysay. Inkasto naguya sureysai.
@user-rx1il6fj5p
@user-rx1il6fj5p 2 ай бұрын
Sumaya qurux iyo happy ahmed waxaa kawacan queen canab oo laga aaminsanaah wax xun baa si maquul ah ku hadlaysa lkn labadoon waxay ku hadlayeen hadalo ciyaal ah
@user-we7bl3vw5r
@user-we7bl3vw5r 2 ай бұрын
Mxay sameyen
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille 2 ай бұрын
Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂😂
@user-qm5jf6rj4r
@user-qm5jf6rj4r 2 ай бұрын
👋
@UF-yd3gd
@UF-yd3gd 2 ай бұрын
😂wali kama bixin miyaa😂
@user-nt9lu5rd7q
@user-nt9lu5rd7q 2 ай бұрын
🖐🖐
@Ezzy-3z
@Ezzy-3z 2 ай бұрын
Masheega Marka muusow 😂😂😂
@user-sv3il9zr7n
@user-sv3il9zr7n 2 ай бұрын
Waaw abyo canab wn jeclahay Abowe deq darajo ilahey haku xafido guleyso🤲🤲🤲🤲
@nimcomaxamedhaashi
@nimcomaxamedhaashi 2 ай бұрын
Natasha noso qabo deeq🙏
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 2 ай бұрын
Queen Canab is not easy man sha Allah waa qof wax garad ah
@mjofficial820
@mjofficial820 2 ай бұрын
Wlhi markan queen canab arkay iska qoslay😂😂 qoftan funny waye
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 2 ай бұрын
Canab waan Jeclaha Ani ❤Lkn Maskiinta dhibkiii Ku dhacay uma qalmin Wlhi Lkn wax walba Alxm qadar rabbi waaye
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 2 ай бұрын
Queen canab iyo Somflix wan salamaya ❤👍
@bilan9135
@bilan9135 2 ай бұрын
Quen Canab. Lahjadii rér waqooyi baad moodaa maansha Allah isbadal baa ka muuqda guulayso ❤❤
@abdirizakosman557
@abdirizakosman557 2 ай бұрын
Queen canab Walhi Masha allh wa Wx garad inbadan wll guleso Wx badn ka fa i de
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 2 ай бұрын
Queen canan wa ia update garreysay
@sweeet_november
@sweeet_november 2 ай бұрын
Mashallah shes so young talking real❤
@sirkaal
@sirkaal 2 ай бұрын
MashaAllah, Queen Canab sidaan uu maleynaaye ma ahan, waa qof aqli badan oo quruxleey ah waaye. I have renewed respect for Queen Canab. May Allah swa keep you, guide you to the straight path, may you find all the success in life and thereafter.
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 2 ай бұрын
Qofta ciyaar ciyaar maahan iyo igusoo orod queen waa ahay deeq darajo sax hadana Canab na waa ahay hadana sax 😂😂😅😅😅😅
@qureyshqureysh3997
@qureyshqureysh3997 2 ай бұрын
Poqorada stlka nokeyn pls
@nimoayanle763
@nimoayanle763 2 ай бұрын
Boqorada styl ka❤
@ZahruujShuceyb-sm4ng
@ZahruujShuceyb-sm4ng 2 ай бұрын
Next mustalifa inoo sooqawo❤
@amuunjama126
@amuunjama126 2 ай бұрын
Waligay nin xitaa gacanta kama salamin masaafo idhowna ma fariisan am I dadkii hore😅
@Malyuncabdixashi
@Malyuncabdixashi 2 ай бұрын
Maxaa dadki hore ah inaa gacanta kusalaanto ayaaba xaaran ah ,dadki waxay noqdeen dad ,wax walbo wanagsan reer baadinimo iney tahay ka dhigo. Mahadsanid walal
@amuunabdalla70
@amuunabdalla70 2 ай бұрын
Ala gabadhan wan ka helaa ayda dhan funny wye🥰❤️👸🏻
@cabdallaciise-xk3od
@cabdallaciise-xk3od 2 ай бұрын
Deeqow nio hadaaa xariiftahy catoosh markle soo qabo legendkaas wareysigiisii wax bdn ka faaiidnay wariye catoosh
@AbdibasetIsmail
@AbdibasetIsmail 2 ай бұрын
Quen canab waa man sha allah waa gabadh dagan oo caqli badan❤
@user-ti8lh8ei5q
@user-ti8lh8ei5q 2 ай бұрын
Maamo mistalifo so qawo
@queenidil520
@queenidil520 2 ай бұрын
Masha alah tabarakalah waa si fiican in aad dhahdidid Hashemi cadaw badan ayaad Lee dahey ❤❤❤
@jokaboy1690
@jokaboy1690 2 ай бұрын
M.a waa gabar aqil bdn ❤
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 2 ай бұрын
Finally queen Dalaq Dam 😩 waa lasoo qabtey war Faarax yaasha iga gaarsiiya tol hadaanahey 🤣🤣
@nuurcumar634
@nuurcumar634 2 ай бұрын
Walaahi waa qof jirto xumaanban ka aaminay lkn waa fariid wlaahi
@abdinajibmwalimu4387
@abdinajibmwalimu4387 2 ай бұрын
Go ahead
@farhiyaahmed5887
@farhiyaahmed5887 11 күн бұрын
Maansha alaah waa geediyad kalsooni ka buuxdo
@Jano-b8s
@Jano-b8s 2 ай бұрын
Runtii ahaanti si fiican u sheekeysey wax fiican waa kaa qaadey aan niyada gashtey 😊😊
@user-kc1yl4ck4h
@user-kc1yl4ck4h 2 ай бұрын
Anigaa saas laigu sameye Anoo yar duco iyo habaar
@tazniimhupii8266
@tazniimhupii8266 2 ай бұрын
Ax sorry wll
@zeytunabdullahi2503
@zeytunabdullahi2503 2 ай бұрын
Part2😂
@FardowsaCudoon
@FardowsaCudoon 2 ай бұрын
Wllhi gabadhn waligy ma caayin waxa laga shegayo o lagu caayana maba arag hadana ale ima tuso❤❤
@kaltuunmaxamed7137
@kaltuunmaxamed7137 2 ай бұрын
quween canab wa qurxley wana nag aqli badan😍😍 😍
@asmafaahiye9064
@asmafaahiye9064 2 ай бұрын
Matana aqli leh aqliyo xaal qaado wllo aqliga sharafta haka baaskoladay
@Ayanmohamed-ob9yb
@Ayanmohamed-ob9yb 2 ай бұрын
@hodonabdullahi6382
@hodonabdullahi6382 Ай бұрын
@@asmafaahiye9064 waad ka maseertey ee dhah Masha Allah
@AminoDaahirciise
@AminoDaahirciise 2 ай бұрын
Queen canab waa gob waaye wallhi ❤🤣
@user-wd9zn8dy7c
@user-wd9zn8dy7c 2 ай бұрын
Next boqorodo stylka plz
@leylaaliomar2312
@leylaaliomar2312 2 ай бұрын
Mnzh allah she is queen the way she is talking the way is thinking so she is pretty and good girl 👧❤❤❤❤❤❤
@Ayanmohamed-ob9yb
@Ayanmohamed-ob9yb 2 ай бұрын
Thanks abayo ❤❤
@nasracaynab411
@nasracaynab411 2 ай бұрын
Gabadhaha iyo wiilasha baraha bulshada ku jira kuligood waa 20 jiro😂😂😂😂
@RaxmaMohammed-xs7te
@RaxmaMohammed-xs7te 2 ай бұрын
25 banjira😢
@AmranMohamed-fz4rs
@AmranMohamed-fz4rs 2 ай бұрын
Natasha gwal soo Qabo Brou
@HAMZECOLLY
@HAMZECOLLY 2 ай бұрын
DEEQ Bro HAiR CuT ki Horre Soo CeLi Hada Sidan NoC maahane😂😂
@YaasirAbdullahi-lp1xz
@YaasirAbdullahi-lp1xz 2 ай бұрын
Zhip somflix waan Ku tageera nio✌️❤️‍🩹
@user-sv3il9zr7n
@user-sv3il9zr7n 2 ай бұрын
jacelka dhabta madhamado Axya jacel jacelka Hawaro Abid jacelka wa nolol Iyo naxariis Iyo kalsoni
@cabdixaaji2139
@cabdixaaji2139 2 ай бұрын
Waa salaamay ❤
@ubaxaabdullahinoor8050
@ubaxaabdullahinoor8050 2 ай бұрын
Gabadhaan waxey isla xiijinyesa 😂😂
@HiboMaxamedcali-bf1dn
@HiboMaxamedcali-bf1dn 2 ай бұрын
M.a queen 🍁 canab boqrad❤❤❤❤❤❤
@aminayko9231
@aminayko9231 2 ай бұрын
Tan Ma iyaadaba cawro leh
@user-qn6mj1nl1o
@user-qn6mj1nl1o 2 ай бұрын
oday laclaca oo qabriga usocda kkk😂😂😂
@yasinali-gz5cq
@yasinali-gz5cq 2 ай бұрын
Mash allah gabar 🇸🇴👍🇸🇴
@user-wr3zt1sj1h
@user-wr3zt1sj1h 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤ Manashalh
@SumayoCalascali
@SumayoCalascali 2 ай бұрын
😢😢
@SumayoCalascali
@SumayoCalascali 2 ай бұрын
😢😂
@AbdullahiUmarhusein
@AbdullahiUmarhusein 2 ай бұрын
Cawa ikala kici kulha 😂😂
@user-qm5jf6rj4r
@user-qm5jf6rj4r 2 ай бұрын
canab iyo luisina manay isku eekayn
@user-wx1vp6my4j
@user-wx1vp6my4j 2 ай бұрын
𝐇𝐚 𝐰𝐚 𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚
@NejlaMohmeth
@NejlaMohmeth 2 ай бұрын
Queen canab wa qurxeyy ❤
@user-qm5jf6rj4r
@user-qm5jf6rj4r 2 ай бұрын
tancawaba iiguhoruasa😂😂😂
@user-ej8lj6vx6g
@user-ej8lj6vx6g 2 ай бұрын
San mamoday
@user-cy6hx3hc4t
@user-cy6hx3hc4t 2 ай бұрын
Ina adertey nolow❤
@maxameddaahir2576
@maxameddaahir2576 2 ай бұрын
I love you queen canab 🎉🎉🎉🎉❤❤❤😂
@keykey2594
@keykey2594 2 ай бұрын
Waa qoloma qoftan?
@YasAbokar
@YasAbokar 2 ай бұрын
Mj
@queens2139
@queens2139 2 ай бұрын
War mhn waa carabsalax kuwa darood walalo yhin maheri ismacil carabsalax
@MohammedMsicid-ej1hh
@MohammedMsicid-ej1hh 2 ай бұрын
Quen canab meel ban ku arkay yaa igu raacsan😂
@Mohmed205-ms7uh
@Mohmed205-ms7uh 2 ай бұрын
Talgram ma ku argty😂
@fatmina08
@fatmina08 2 ай бұрын
MUSTALIFO keen plz
@MouminaAhmed-rr8wl
@MouminaAhmed-rr8wl 2 ай бұрын
Poqrada istalka noo soo qabo
@HalimaYusuf-kv5dl
@HalimaYusuf-kv5dl 2 ай бұрын
Timaxa qarso walal .Allah kacabso
@mustekaafi4269
@mustekaafi4269 2 ай бұрын
Inantaa hadaan lataliyo , Wxan leyahy wll jcayl, lagaga darane Is astur oo mdxa qrso
@istahilisse
@istahilisse 2 ай бұрын
queen suuro😂😂
@abuubakarmohamed5748
@abuubakarmohamed5748 2 ай бұрын
Discusting hala report gareeyana e.
@maryammohammad3585
@maryammohammad3585 2 ай бұрын
wow 😘😘😘😘😘😘😘😘😘
@user-sv3il9zr7n
@user-sv3il9zr7n 2 ай бұрын
Yanyo Aaa🤣🤣🤣🤣🤣
@nimcosalaadali9805
@nimcosalaadali9805 2 ай бұрын
Boqorada steylka soo qabo
@liil1666
@liil1666 2 ай бұрын
Half anush😢
@user-fr7hm7xe8y
@user-fr7hm7xe8y 2 ай бұрын
Lkn Maha djabouti 2qof haday kalatagan ciyalkoda ninka aya loga qadayaa isogo kuqasban
@ayaanmoh3724
@ayaanmoh3724 2 ай бұрын
Inder dad nolasha hadaf ka leh o wax laga fa’idayo keen fadlan kuso casun dad magac mamus iyo hal abuur leh
@hodonabdullahi6382
@hodonabdullahi6382 Ай бұрын
Kkk okiyalihi maya so hilmamtey😂😂😂
@hodonabdullahi6382
@hodonabdullahi6382 Ай бұрын
Maxa so uraya 😂😂 waa maseer
@Rahmaabdiwali-vk2ur
@Rahmaabdiwali-vk2ur 2 ай бұрын
Boqorada stelka so qabo
@ahmednuur10
@ahmednuur10 2 ай бұрын
Caliyuush 😂😂😂😂
@rorobano6907
@rorobano6907 2 ай бұрын
She is beautiful but wey edeb darantahy
@nastedave9842
@nastedave9842 2 ай бұрын
😂
@maariya4a185
@maariya4a185 2 ай бұрын
👍👍👍👌👌👌👌🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 2 ай бұрын
Asc habo maan furin wallahi cinwaankaan arkay ,Illaaheey ka baq wiil yar baad tahay oon dhali kari ,Waxaan hasoo dayn,Waa fusuq.Illaaheey baa inoogu shèegay "Kalaamkiisa mcn waxaad isku tihiin "Dhar"Marka ineeynaan ka sheekayn gogosheena .Kii ka sheekeeya iyo kan faafiya waa isku daambi .
@Beerlula_adam
@Beerlula_adam 2 ай бұрын
Aduunyo canab Dad xuman ka waanini
@user-px4wy1hv9e
@user-px4wy1hv9e 2 ай бұрын
Yaa ku raaciyay adigu waxaas
@manoqaali
@manoqaali 2 ай бұрын
Queen canab xuman malaha
@abdirahmanyusufosman9545
@abdirahmanyusufosman9545 2 ай бұрын
Qof xishoodkuba ka dhamaaday oday iskadaaye orgiduna marabaan
@najma649
@najma649 2 ай бұрын
oday waayeel ah oo qufac badan cudur ayaad ka qaadi maxaa a kuu geeyey adoo u jeedo wiil yar
@hibohoney
@hibohoney 2 ай бұрын
Ri'haday wax tareyso dawadeyda Bay qarsan laheed bey dhahaan dad an ogahay.
Can This Bubble Save My Life? 😱
00:55
Topper Guild
Рет қаралды 87 МЛН
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 23 МЛН
wow so cute 🥰
00:20
dednahype
Рет қаралды 31 МЛН
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 6 МЛН
Ax! Gurkisa Familkayga Raali kama Ehen Lakin Cadaab igilshay
44:47
Ridhwan Issack
Рет қаралды 119 М.
MUSALSALKA ILMADII QARSOONAYD S2  XALQADDA 8 AAD
22:25
Xogmaal Media
Рет қаралды 52 М.
Can This Bubble Save My Life? 😱
00:55
Topper Guild
Рет қаралды 87 МЛН