ASHO IYO SHAY YA LAA ADOONSADAA ANIGA MISE ASAGA

  Рет қаралды 11,889

Asha&Shay family

Asha&Shay family

Күн бұрын

Пікірлер: 73
@Ashaandshay
@Ashaandshay 23 сағат бұрын
Please share dhaha ❤❤❤
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 21 сағат бұрын
Asha wlhi markan ku wayinayii waxan lahaa ma sheyi ba dilayi waku wi isku dhacasanaaye hadan waxan is yiraha maya sheye wa wiil fican wayo wan yabana hn
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 21 сағат бұрын
Asha and shayi wan ingu faraxasanahayi so noqodokina ku soco asha qali
@Ashaandshay
@Ashaandshay 21 сағат бұрын
Illahey igumasababo 😆
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 21 сағат бұрын
@@Ashaandshay amiin ya rabiii mayi sheyi wa nini fican ilahayii ha ku dayo sedigeyi isku wara asha cadeyi and shayi
@fatxiyaosmanbarry3996
@fatxiyaosmanbarry3996 19 сағат бұрын
Asc Asha Makulatur ceshaan karna gabadu madihiin niin cadaan ah lakiin wexey dahdey niin ajnabi ah kajoog gabada nagta hadihiin gabada deh inadertey quruxey anagu axmaro kugu xisabiin meyno
@xaliimoaxmed4882
@xaliimoaxmed4882 9 сағат бұрын
Masha alaah in adeer allaha ku xafido wllshy mcn
@suadhussein1669
@suadhussein1669 21 сағат бұрын
Gabadhaas Iyo adiga isku mid maahidin asho gabadhaas waa gabar guri joog ah ninka uunbaa shaqeeya of course ninka cadaanka ah nine soomaaliyeed lalama meel dhigi karo si kastaba oode wax isugu darsataan nin soomaaliyeed hooyo biil, anti maanta wuu soo hadley wax haloo tuuro bal nin ajnabiya hooyadrey iyo ehelkeyga biil ku dheh
@namuush
@namuush 19 сағат бұрын
Mncha allah wll Alle haydin barekeyo waxad tihiin dad diinta alle iyo xidhiidhka Alle wanajiya oo wada asturan sida idinka arkayo halkaa kaga haya intaad ilahay udhawdin waad gulaysanay saan wlhi
@Fatima11-by
@Fatima11-by 23 сағат бұрын
Nimcada waalaqarsadaa qarso Abayo
@riyaaduljanna6521
@riyaaduljanna6521 23 сағат бұрын
Ilaahay baa kusiiyay qarso Masha allah reerka allaha kuu barakeeyo kuuna xasiliyo ❤❤🎉🎉
@malyunmohamed12
@malyunmohamed12 2 сағат бұрын
Abaayo nimcada alle kusiiyi wala qarsadaa mcnto e qarso qof an hesan sjiro😢😢😊
@fadumoabdulkadir1388
@fadumoabdulkadir1388 23 сағат бұрын
Mash Allah illhey ha ku xafido adiga iyo xajigaga iyo carurtina ilaheyo Amiin 🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️
@Hamdaofficial1
@Hamdaofficial1 22 сағат бұрын
Walaaleey noloshaada wanagsan waa la qarsaddaa alceeynu bil xaq Maasha Allah tabataka llah
@muhubodirie677
@muhubodirie677 20 сағат бұрын
Ashia please don’t talk about your life it don’t worded for you to tell anyone your business because if Allah bless you with great man say alhamdulilah and appreciate what you have ok ❤😂
@hibosouldan4593
@hibosouldan4593 19 сағат бұрын
Aaaaaax habo macan ha shegdhegin nolosha naftada uu nolow NICMADA Allah ku siyee ha soo bandhigin kun Mar Baan ku dhayey
@Ashaandshay
@Ashaandshay 19 сағат бұрын
Haye habo mahadsanid ❤️❤️
@riyaaduljanna6521
@riyaaduljanna6521 23 сағат бұрын
Aabo allaha unaxariisto una duceey quraana u aqri😢😢
@ladanomar6053
@ladanomar6053 20 сағат бұрын
Masha allah allh ha idin xafido
@RahmaAli-m9o
@RahmaAli-m9o 13 сағат бұрын
Masha Allah 😊
@MushtaqYunis
@MushtaqYunis 23 сағат бұрын
Manshallah abyo take care of him
@sihaemhussein883
@sihaemhussein883 21 сағат бұрын
Masha'allah abaayo. Dadkan ma qanci kartide ishooda Illah haka bixiyo mar danbane haka so sheekaynin nimcada uu Illah ku siiyay.
@IimaanidirisAxmed
@IimaanidirisAxmed 4 сағат бұрын
Asc asho wan ku sugi jirey malin wan ku eegi jirey bal in aad soo gashay wan ku faraxsanahy❤ manta aragtidada
@Fartundegan7011
@Fartundegan7011 21 сағат бұрын
Asha don’t be rude she is talking about her experience all husbands are not same if yours is different say alhamdulillah.don’t plame her of course some ajaanib are exactly the way she’s telling
@S.Hunterroblox
@S.Hunterroblox 19 сағат бұрын
Walaaley adiga maxaa kaa qaldan Wixii dhib iyo rafaad aad soo Marleen make wanna qaadan weysay ,walaahi casho afka ayaad kafalantahey nimcada Ala ku siiyey alhamdulilaah inta aad tiraahdo afka xir ,Adam ninkaaga naagahan wada washey u tilmaameysid gabarey joog oo sidii ukunta is aruuri Lots of love for your family
@AxmedBile-m7k
@AxmedBile-m7k 16 сағат бұрын
Wlhi miss you aisha 🎉😢❤
@abdimoalim3449
@abdimoalim3449 4 сағат бұрын
naya casho xage aday wayahan sxb wan ku waye
@MawerdiAbdulahi
@MawerdiAbdulahi 20 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@FarhiyaGele
@FarhiyaGele 18 сағат бұрын
Gabadha turkiga ey joogtaa hadey ka tagtana wuxuu dhahay ilmahana ka tag waa sababtaas uu adoonsanaayo waa hooyo cid ilmaheeda uga qaadeysana malahan 😢😢
@MuhiimAhmed-l6w
@MuhiimAhmed-l6w 19 сағат бұрын
Turkey ayy jogta ninkuna waa turki Turkey da iyo carabtu waa cunsuriyiin gabadhu wa gabadh miskina lkin illhy haka qabto 😢
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 16 сағат бұрын
Everybody talks about what he or she experience so do not judge someone
@IglanIbraahim
@IglanIbraahim 22 сағат бұрын
Ilahay ha unaxariisto aabe🤲🤲🤲🥹
@HindABDALLA-k4o
@HindABDALLA-k4o 16 сағат бұрын
Hadda ma waxaad rabtaa in aad xayeysiin u sameysid Ajanabiga
@shugrisheekhmohamed8533
@shugrisheekhmohamed8533 21 сағат бұрын
Asha ninkaaga bal wakaase waalidkay biil kudheh...lkn nin soomaali uu biili waalidkaa
@hibomohamed2427
@hibomohamed2427 4 сағат бұрын
Abaayo gabadha waa walaashaa ha dhihin islaan ama naag majoogto yurub ee waxay joogtaa turki turkina dhaqankooda ayaa saas ah Teeda kale ninkaada adoon kuuma aha laakiin ilaahaa kuu qasbay alxamdu lilaah dheh hakibrin dadka kalena haku diganin
@Kadraabdi-p7i
@Kadraabdi-p7i 20 сағат бұрын
Abayo dacwad ifurdee 5 groups ka lakin abayo ninkaga cawii allah kugu jecl
@FatumaDek
@FatumaDek 9 сағат бұрын
Maalina wey calaacali maalina wey faani 😂artanaa
@Taazy951
@Taazy951 22 сағат бұрын
Allah yarhama 😢sorry abayo mcn
@Ashaandshay
@Ashaandshay 19 сағат бұрын
Mahadsanid caday ❤
@Abtidon277
@Abtidon277 20 сағат бұрын
Adoonsika waa wajib labada is qaban bu ka dhaxeyaa simple
@fartuunsharif2443
@fartuunsharif2443 22 сағат бұрын
Asho ha oron anaa ka furay naagtii kale iyo asagaa adoon ii ah yaan lagaaga faaiideysan oo yaan la isku kiin dirin
@TsehayneshTesfaye-su2jh
@TsehayneshTesfaye-su2jh 23 сағат бұрын
Allah yarhama 😢 sorry caday
@aichahassan9284
@aichahassan9284 8 сағат бұрын
Please 100 k
@ladanomar6053
@ladanomar6053 20 сағат бұрын
Asc na ninkaga ha kashekenin ma doqon baatahay naguhu waa xasad na nimcada qrso
@zahracookingofficial
@zahracookingofficial 23 сағат бұрын
Aisha nimacadaada qarso mide kale waa ninkaagiiye ha odhan waan adoonsadaa
@habibamuse-z2z
@habibamuse-z2z 20 сағат бұрын
Naa baxdhee carab xuunba qaba 😂
@sucdish3972
@sucdish3972 22 сағат бұрын
Naa how nimcada qarso dadkaan dankuuma hayaane faan jecelaa
@ladanomar6053
@ladanomar6053 20 сағат бұрын
Na maxakhldan gabadhan wax waniyo ma laha Miyaa
@MaryamAxmed-gm6bk
@MaryamAxmed-gm6bk 20 сағат бұрын
Aalle dartii Ayan kuu jeclahy
@aminaosman5402
@aminaosman5402 23 сағат бұрын
Asc casha ciyaalaka akudharan
@Kadraabdi-p7i
@Kadraabdi-p7i 21 сағат бұрын
Wllo asha ninkaga hakashekayn wa nin fcn ee ishaa bila adanka kaqarso wallo
@MaryamAxmed-gm6bk
@MaryamAxmed-gm6bk 20 сағат бұрын
Wllo jooji nimcadaada qarso
@FiirsoKheerka
@FiirsoKheerka 14 сағат бұрын
Maxaa.karabtaa.gabadhan.adaa.wax.xunshee.ganayey.magacaa.macarab.dhabin.jooji.dulmiga
@TsehayneshTesfaye-su2jh
@TsehayneshTesfaye-su2jh 23 сағат бұрын
Naagtas yabkee igadhamaysay 😂
@alisaaram1107
@alisaaram1107 2 сағат бұрын
Gabdhan ninkn moye waxy ka hadaho maheleyso miya dadku damir fiicnAa
@ShamsoSalaad-c6w
@ShamsoSalaad-c6w 19 сағат бұрын
Caasho saan ha Ku sameyn ninkaaga Alle dad maqin kartid cidna ninka waxyaabaha janada lagu Galo ayuu Ka mid yahay
@sihaemhussein883
@sihaemhussein883 21 сағат бұрын
Turki ay joogtaa gabadhas caasho
@Ashaandshay
@Ashaandshay 19 сағат бұрын
Haa ileen wa turki ninka 😮 lagayabo inay runteed tahay gumesiga
@Ashaandshay
@Ashaandshay 19 сағат бұрын
Turki waa cusuriyal lakiin aniga kuwass caadan makuxisabiyeen 😅
@SafitaSharif
@SafitaSharif 16 сағат бұрын
Boota badnaa
@AshaYuzif
@AshaYuzif Сағат бұрын
gabdhaha cadaanka qabaan oodhan waxay dheheen lacagta sheerin waayee gabadha aadkahadlaysid kaliya maahee marka madiga kaliya ayaa adiga kaliyaa adoon laguu yahay masixratay
@IglanIbraahim
@IglanIbraahim 22 сағат бұрын
Hedheh ninkaaga ka xishow somalidan warkoda iska daa reerkaga heeso dee😒
@MaryamAxmed-gm6bk
@MaryamAxmed-gm6bk 20 сағат бұрын
Dhibka kugaaray adaa iskukeenay
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 16 сағат бұрын
Diinteenu in qof la adoonsado ma qabto ninkuna adoon kuuma aha Saa haduu adoon kuu yahay naago kale kama daba ordeen tan kale waxaad doontid sheeg nin soomaali iyo nin ajanebi isku mid maha ilaahow may ehelkaagu dhawr habayn kuusoo martinyaan why are they still here and how long are they staying buu maalin walba ku dhihi lahaa ilaahow maad dhahdid hooyo lacag iigu dir maalin haduu yeelo maalin labaad ma yeeleen laakiin nin soomali sikastoo u xun yahay waad is fahmaysaan
@SomaliAlgerianFamily
@SomaliAlgerianFamily 22 сағат бұрын
البيت عايشه في تركيا مش في أمريكا
@sowdabinufindhee7357
@sowdabinufindhee7357 23 сағат бұрын
So 50 ti50 somaha
@aichahassan9284
@aichahassan9284 8 сағат бұрын
❤❤❤❤
@TsehayneshTesfaye-su2jh
@TsehayneshTesfaye-su2jh 23 сағат бұрын
❤❤❤❤❤
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 21 сағат бұрын
❤❤❤❤❤
@HoothoKhathar-dr5iw
@HoothoKhathar-dr5iw 23 сағат бұрын
❤❤❤❤
MAALINTEENA OO DHAMAYSTIRAN// ROUTINE SOMALIA
15:38
Saacid & Sumaya
Рет қаралды 1,8 М.
ASHO IYO SHAY HALODUCEEYO XALAD XUUN AYEEY SOMAREEN
15:42
Asha&Shay family
Рет қаралды 17 М.
Ouch.. 🤕⚽️
00:25
Celine Dept
Рет қаралды 23 МЛН
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН
U ADKAYSO BARANBARADA
34:31
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 302 М.
Mantay iyo sidaan u sohagajiyay qolka fadhiga
5:10
Farhio family
Рет қаралды 6 М.
Dilka Y-SIN+WARRR Cibro Ayaa Kusugan ~Sh Maxamed Kaariye
18:07
Wadada Jannada TV
Рет қаралды 50 М.
AMIIRA Qurux Codadkeeda Sababta Loo Faafiyay Xaqiiqda waatan🤔
16:15
NARUURO CHANNEL
Рет қаралды 145 М.
Lama raadiyo nin faraha ka qaad wuu soo noqon adiguba tijaabi
4:58
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 167 М.
SURPRISE AYAAN U SAMEYNAY MOHAMED DHALASHADIISA  🎂
13:00
Family Qamar & Moha
Рет қаралды 300
ASHA OO VIDEO ARGAGIXISA AH SO DHIGTAY IYO JINNIYA SO WERARAY
16:59
Asha&Shay family
Рет қаралды 36 М.
Самая добрая мать на свете❤️😁
0:20
FilmBytes
Рет қаралды 2 МЛН
The Train Song | Blippi Songs 🎶| Educational Songs For Kids
0:22
Blippi - Kids Songs
Рет қаралды 38 МЛН
😳 КИТАЙЦЫ ВПЕРВЫЕ УВИДЕЛИ РУССКУЮ #настя
0:33
Настя, это где?
Рет қаралды 2,4 МЛН
Никогда не ешьте еду в этой столовой
1:00
ViralMoments
Рет қаралды 1,8 МЛН
She drunk … 🤣🥤
0:21
Andrey Grechka
Рет қаралды 6 МЛН
We stole the Death note 📝😳
0:14
Almighty Archer
Рет қаралды 15 МЛН