U ADKAYSO BARANBARADA

  Рет қаралды 336,193

ASAD HAGIO 27

ASAD HAGIO 27

Күн бұрын

Пікірлер: 2 300
@gulledHaji
@gulledHaji 18 сағат бұрын
﷽ ﴿ قُلْ هُوَ اللَّهُ أَحَدٌ ۝ اللَّهُ الصَّمَدُ ۝ لَمْ يَلِدْ وَلَمْ يُولَدْ ۝ وَلَمْ يَكُنْ لَهُ كُفُوًا أَحَدٌ ۝
@AMarym-lu3vy
@AMarym-lu3vy 15 сағат бұрын
ماشاء الله ❤😊
@saadaqclahi
@saadaqclahi 10 сағат бұрын
M.a
@AbdullahiMursal-l6h
@AbdullahiMursal-l6h 26 минут бұрын
M.a
@apdalemuse-e6u
@apdalemuse-e6u 18 сағат бұрын
Asadoow hadaa xariif tahay gameka xamaasad buu leeyhyee team waaweynka keen meesha ceyda amiiro koko sundus saamia macalimow cumeer wlhi Kan game waa dhaafay noosoo badi Kan oo kale 😂😂😂❤❤
@Hapipioza
@Hapipioza 3 сағат бұрын
Sxp dadkaas waa niila baray hadda jiilkaan aynu la qabsano 😊
@kuu617
@kuu617 37 минут бұрын
Jiilkaan qosol ma ahan😩​@@Hapipioza
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 14 сағат бұрын
Abwaanada caadi maahan afsoomaaliga , dhaqankii , akhlaaq iyo asluubtii saxda ee gabdhihii hore ee soomaliyeed ayey wadataa waa gabar mudan in social mediaha laga daawado shaqsi wanaagsana bulshada ufiican oo dadka ku daydaan waa in la keenaa social mediaha gabadhaas you tube loo furo ❤ asad best choice waaye gabadhaas 👍🥰 gabdhaha aad inoo keentay mida ugu fiican Masha Allah ❤
@FihemaJano
@FihemaJano 11 сағат бұрын
Wax walbo oadhahday way uqalanta❤
@SumayyahMohamuud
@SumayyahMohamuud 11 сағат бұрын
Abwaanada😮❤❤❤❤🫡💪
@ShamsoMohamedAli-ee6ip
@ShamsoMohamedAli-ee6ip 10 сағат бұрын
Waa sax❤❤❤
@Cadarmaxamed58
@Cadarmaxamed58 10 сағат бұрын
Waa haysaa😂
@MxmedMustaf
@MxmedMustaf 8 сағат бұрын
Haa walhi
@Cabdixaafi
@Cabdixaafi 8 сағат бұрын
Igula zali prophet mohamett zcw❤
@ifrahhussein1204
@ifrahhussein1204 7 сағат бұрын
Abwaanada geesiyad xanuun kasta waxa ka xanuun badan qalbi jabka majiro wa runteed ilahay haku xafido
@hayemedia
@hayemedia 17 сағат бұрын
Saxib asad abwanada youtube u fur wlhi dacaad waayo adwyz amazing video
@Hibonuura-w4o
@Hibonuura-w4o 17 сағат бұрын
Masha allh waa kugu taaageersanay wuuna u furi doonaa sidii kuwa ka horreeyeyba lkn waa in si fiican loo bartaaa oo ay noqoto caan is wadi kara kaligeeed❤❤❤
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 14 сағат бұрын
Abwaanada caadi maahan afsoomaaliga iyo dhaqankii asluubtii saxda ee soomali ayey wadataa waa gabar mudan in social mediaha laga daawado shaqsi wanaagsana bulshada ufiican waan kugu raacsanahay.
@mohamedhassansaney2575
@mohamedhassansaney2575 8 сағат бұрын
Horta dadka inay isbarto waaye kadib waaye
@Jestolee
@Jestolee 14 сағат бұрын
Ereyga sameenta badn baa wxu aha hadaanan qlbiga la iga jabinaynin ama la iga dhawacen marnaba kama baqayo abwaanada guulayso bayo wx kudhawacana alle kuma tuso😢🤲
@RayaanHonasti-i6e
@RayaanHonasti-i6e 7 сағат бұрын
Aaamiiiiin ❤❤
@asadxaaji8027
@asadxaaji8027 14 сағат бұрын
Abwaanada waaa geesiyada inta og inay so baxayso oo la jaanqadi karto team waa qof dhiiran oo daacad ah qalbi wanagsan hadal yaqaan ah KZbin halo furo inta igu raacsan 👍
@OmarJr45-z9p
@OmarJr45-z9p 8 сағат бұрын
Ani inaayna 9 bilood kudhalatay baan ka shikisanahay daka 10bil maay ku dhalatay 😂 Ufur pro
@RayaanHonasti-i6e
@RayaanHonasti-i6e 7 сағат бұрын
Wan kugu racsanajey walhi abwanada m.a ❤❤❤
@zuuuiskuroon553
@zuuuiskuroon553 6 сағат бұрын
Gabar walpa cabsida ugu weyn eee ka cabsan karto waa in iyada la dhaawaco abwaaanada naaag nooool wayeh 🔥❤️
@IkraanisaaqAadan
@IkraanisaaqAadan 10 сағат бұрын
Asad sundus keen inta igu racsan like 😂😂
@Ahmetl10
@Ahmetl10 19 сағат бұрын
Caawa wan Istijabinyaaa inta like ii saara barca na way badiseee😂😂😂😂
@SharmaXavi21
@SharmaXavi21 18 сағат бұрын
Fiscal barca fiscal Catalonia
@Ahmetl10
@Ahmetl10 18 сағат бұрын
@@SharmaXavi21 forever barca
@SaaMiyoupdYsaLaaN
@SaaMiyoupdYsaLaaN 18 сағат бұрын
Barca WaliGa haka shakin❤
@AbdikadirJilib
@AbdikadirJilib 18 сағат бұрын
Barca oo Bayer inmudo badin Caawo waan wadana 4.1
@sahuurmacalin
@sahuurmacalin 18 сағат бұрын
❤️💙❤️💙❤️💙❤️💙
@HANADOOW
@HANADOOW 19 сағат бұрын
yaa ila jecel nabi muxamad scw ❤❤
@CabdirisaaqAxmed-bo5zh
@CabdirisaaqAxmed-bo5zh 18 сағат бұрын
Scw
@FatimaQueen-kp7rt
@FatimaQueen-kp7rt 17 сағат бұрын
Scw scw scw scw scw
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 16 сағат бұрын
ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ🙏
@QueenSamara-chanel
@QueenSamara-chanel 14 сағат бұрын
Sallahu calayhi wa salam
@ShukriAbdullahi-pm3rp
@ShukriAbdullahi-pm3rp 14 сағат бұрын
Sallallahu caleyhi wasallam
@Itsme70506
@Itsme70506 17 сағат бұрын
Dumarka somaliyed karti iyo geesinimo wan ku ogaa waligood hambalyo queens ❤❤❤❤
@SafiyoFarxan
@SafiyoFarxan 4 сағат бұрын
Dumarland is not easy rag majiro sanadkan😂😂😂
@QueenMaido-mg1qs
@QueenMaido-mg1qs 5 сағат бұрын
Masha allah tabarakalh gabadhan abwanada ka dhaho wa geeseysid m.a asad KZbin u fur plz kooko io abwanada wa lawada ugu wnagsna. Social media
@Intisarcreates
@Intisarcreates 5 сағат бұрын
Abwaanada bes maad aragtaa gabadha kale oo xata bulac yaal mesha logu riday ee guulaysatay ma aragtid
@faadumomohamed-kx5bb
@faadumomohamed-kx5bb 16 сағат бұрын
Ileen raga iyo dumarka dumarkaba gensisan viva dumarlan inta aan ka baqin waxan oo kale 😂❤❤🎉
@Akram-cg9uq
@Akram-cg9uq 16 сағат бұрын
Hal baranbar hdan ku saro rafanysa inalilah afka ka fududa 😭😂
@Jazmine-j7n
@Jazmine-j7n 6 сағат бұрын
Rag ma jiro samankan 😂
@maimunahassan204
@maimunahassan204 5 сағат бұрын
Umaleen maayo cit aan ogeen majirto raga iyo dumarka inuu dumarku geesi sanyahay wayo xanuunka dhalmada ama foosha waxan hubaa ragu haduu 1 cunug dhali lahay mit 2 baat meydhaleen saraacatan waa barkumataal النساء النساء
@KaltumaElmi
@KaltumaElmi 20 минут бұрын
​@@maimunahassan204 haye kac kaliya guri Diis ama fundi nogo ama tumaal nogo
@sundusdaahir12
@sundusdaahir12 19 сағат бұрын
asad cawa wa naguso daahde lkn waxan ku qancay barnaamijka shidan thanks ❤
@ZamzammowlidZamzam
@ZamzammowlidZamzam 19 сағат бұрын
Usheeg saa usugaye wadale
@NasteehaNalka
@NasteehaNalka 19 сағат бұрын
Asadow dhagsi no so dhig wad so dahday anago ki fiirsan ma sexan karne
@FatxiCalisalaad
@FatxiCalisalaad 19 сағат бұрын
Same hanaga soo daahin asad bro
@MaryamoMaanka-u3w
@MaryamoMaanka-u3w 10 сағат бұрын
​@@FatxiCalisalaadsame
@daciyalkheirchannel1096
@daciyalkheirchannel1096 19 сағат бұрын
Asad aduunyadan waa laga taga qafladaan & malayacnigan iska dhaaf nin ugu subscribe badan somali ayad tahay Khyr ugu faa'ideyso ALAHA nawada hanuuniyo 🤲
@ifrahhassan702
@ifrahhassan702 12 сағат бұрын
😂😂 ma asaaa wada qaldn ku socdaaa 😂 kla dultag wacdiga
@AbdulahiYare-n9v
@AbdulahiYare-n9v 11 сағат бұрын
😂😂😂😂 yah ​@@ifrahhassan702
@naztehachanel9598
@naztehachanel9598 11 сағат бұрын
Ma aragtay 😊 wax fiican buu soo gudbiyaa👍wacdiga meel kale laaad
@hafsamohmett
@hafsamohmett 9 сағат бұрын
Wlhi wan jaceylahy barnamishkan wanaa rajeynaa inan ka qeyb galo mar un asadow in.Allah 🥰
@BashiirIbraahim-ke4fy
@BashiirIbraahim-ke4fy 7 сағат бұрын
Ama ka cararta😂😂😂😂
@UmalkhayrAhmed-y2q
@UmalkhayrAhmed-y2q 6 сағат бұрын
Wlhi sido kle insha allah Wan ka qeyb gali donaa ❤
@noraqueen8274
@noraqueen8274 5 сағат бұрын
Ma is raacnaa aniga xitaa waan rabaa wlhi
@UmalkhayrAhmed-y2q
@UmalkhayrAhmed-y2q 5 сағат бұрын
@@noraqueen8274 haa qalpi Wan is raceyna 🥰🫶
@KhadiroAhmed
@KhadiroAhmed Сағат бұрын
inshallah Allah one day 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru 4 сағат бұрын
Mashallah nalka asturan ❤❤saas ayaan kaarabaaa❤❤❤abwaanada iyo nalka saaas uxijaabta❤❤
@kalsoniofficially7206
@kalsoniofficially7206 18 сағат бұрын
Masha Allah Hambaliyo team dumarland ana idiin qirayo midan again Hooyo yaal Hambaliyo guul guul walahi farah maa saanba
@Inamuuse204
@Inamuuse204 19 сағат бұрын
Dumarland🤚🏽💗Awoodooda calaamkaa qirey
@Dan.aep88
@Dan.aep88 6 сағат бұрын
Yan lagula yabin 😂
@CabdiFadumo-l2v
@CabdiFadumo-l2v 5 сағат бұрын
Maxad la yabi yaanlagulayaabin adi
@suldaanboss5376
@suldaanboss5376 19 сағат бұрын
Gawadhaan si qalbiyan uhadashay wllhi wexee tiri qalbiga hadaan leega jawinin kama baqaayo waxkale💔🥵🙄👋
@cabuud16
@cabuud16 6 сағат бұрын
Hore u soco sxb
@Tiktokliveupdate-2025
@Tiktokliveupdate-2025 5 сағат бұрын
1.5 Million subscribers 😮😮😮 Manshaallah 🎉🎉
@heibesahal4430
@heibesahal4430 5 сағат бұрын
Sundus iyo amiira iyo king ciyda soo Qabo
@jamiilacabdi4098
@jamiilacabdi4098 19 сағат бұрын
Asadoo marba wax noo keen baranbara 😂😂😂waxa hadhay libaax inaad keento kkkk😂😂😂keep gowin wll we love you form somalilan
@hamdibashir9490
@hamdibashir9490 18 сағат бұрын
After loin waxa kena gel iyo arii
@mohamedhusein1672
@mohamedhusein1672 15 сағат бұрын
Caawa ragii waa ceeboobey viva Xaliimo waa markii koowaad ee aad raga ka geesisanaataan
@Naisa641
@Naisa641 15 сағат бұрын
😂😂😂😂 Waligeen idinka raynjirneee wano ila tartanin Macruurteena ma taramnee wano dhiirigalinaa say asaagood wax ulaqaybsataan
@Kazim_277
@Kazim_277 9 сағат бұрын
Waa Marki kowaad kulahaa naag la anteed dagaal xitaa magali kartan
@quenlucky9221
@quenlucky9221 6 сағат бұрын
Waligiin saas idinkaha reen jirnay cadi iska dhig
@moktar444
@moktar444 5 сағат бұрын
Sababtuna mxy thy !!​@@Kazim_277
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw 3 сағат бұрын
Marwalba dumarka somalida waa ka geesisanyahin waliba ninmka somalida
@ShankaroonAxmed-si3hj
@ShankaroonAxmed-si3hj 18 сағат бұрын
Geesinimada waa udhalasho nin iyo naag kuma xirno. somaalida waxee kuleeyahiin nagaha waa fuliyaal. Branaamijkaan iyo kan ceedo sameenaaye labadaba gabdhaha geesiyaal ubadeen
@AsliMclnyare
@AsliMclnyare 18 сағат бұрын
Aad iyo aad
@sokoreygeelefamily9330
@sokoreygeelefamily9330 17 сағат бұрын
Sifiican wallahi😂😂​@@AsliMclnyare
@faadumomohamed-kx5bb
@faadumomohamed-kx5bb 17 сағат бұрын
Haa wlhi rag iyo dumar malaha dumar kaba gensiyal ah😂
@Maxamedjeeko
@Maxamedjeeko 6 сағат бұрын
ᴺⁱʸᵃᵈᵃ ᴷᵘ ᵈʰiˢᵒ ʷᵃˣᵃ ᵈᵘᵐᵃʳᵏᵘ ᵇᵃᵈᵃⁿᵏᵒᵒᵈᵘ ᵂᵃᵃ ᶠᵘˡᵃʸ 😂
@AxlaamAadan-xl9nn
@AxlaamAadan-xl9nn 8 сағат бұрын
Inlaydhaawaco qalbiyan tidhi😢 Alle kumatuso wax kudhaawaxa wallo❤
@MuzeygaBoy-td3te
@MuzeygaBoy-td3te 8 сағат бұрын
Arimaheena gacan dahab camira man 🎉 one like❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KokoBULLE-its1
@KokoBULLE-its1 19 сағат бұрын
Kusali nabigena NNKH The best person ever the most knowledge able and the most shine all created mohamed scw🕋😢
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 16 сағат бұрын
ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ🙏
@Hodan-nh3zn
@Hodan-nh3zn 11 сағат бұрын
Csw csw🫶🏼❤️
@saadaqclahi
@saadaqclahi 10 сағат бұрын
Scw scw scw
@soodocabdulaahi
@soodocabdulaahi 4 сағат бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤
@MuniiraAadan
@MuniiraAadan 11 сағат бұрын
Aduunka ilahey baranbar ugu necbbahy😂😂oooc imika wllhi ka cabsanoya😊
@israapdiharir5167
@israapdiharir5167 4 сағат бұрын
Isku mid nahay rone maba Galen aragtideeda idhibaysa😂
@kuu617
@kuu617 24 минут бұрын
Wlhi shaki baba idili laha weli way ku saran thy is dhihi lhy
@AdanAlio-d9q
@AdanAlio-d9q 19 сағат бұрын
Asalamu aleikum warahmatullahi wabarakatuhu Asad Hajiow Hori uu soco walaalka Allaha socodkaadi dib ku so ciliyo inshallah
@QalbiJaceel-rd6qb
@QalbiJaceel-rd6qb 8 сағат бұрын
Waala Dhiman waaye hala dhinto wadaa wllkegiyoo❤❤❤
@rayaanahmed
@rayaanahmed 8 сағат бұрын
Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 14k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan
@abdikanikeyse1883
@abdikanikeyse1883 17 сағат бұрын
Inti qosol la.suuxday 😂😂😂like 👍 😅😅😅😅
@SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
@SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp 17 сағат бұрын
Waxwalbo hadhacan lkn meshas magaleen runtii 😊😊
@Walithcaddeh
@Walithcaddeh 9 сағат бұрын
Fulayad siil yar 😂
@AyaneyAyan
@AyaneyAyan 8 сағат бұрын
​@@Walithcaddehceeb😂😂😂
@IstaahilabdiraxmaanNehaal
@IstaahilabdiraxmaanNehaal 7 сағат бұрын
@@Walithcaddeh😂😂😂
@FardowsaAdam-ml4mp
@FardowsaAdam-ml4mp Сағат бұрын
Ani ano firsanayo ban kabaqay walahi
@aminCaraale
@aminCaraale 18 сағат бұрын
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼
@FartuunCali-d3n
@FartuunCali-d3n 9 сағат бұрын
Abwaanada waageesiyay masha allah 🎉🎉🎉guuleeso xabibti 🎉❤
@FaadumoaadanMoxumed
@FaadumoaadanMoxumed 8 сағат бұрын
Abwaanada waa naag mursade ah waxaas kama baqeeso hadana waa naag gal hareeri katimid gal hareeri waa meel bahalo badan guuleeso ina adeertey mcn🇵🇷🩸
@BiimaalCommunity
@BiimaalCommunity 7 сағат бұрын
Abwaanada biimaal wye
@princesssadush2900
@princesssadush2900 6 сағат бұрын
​@@BiimaalCommunitysqxwye❤
@SahrocabdiQorane
@SahrocabdiQorane 5 сағат бұрын
Jah
@maqbulysf8066
@maqbulysf8066 19 сағат бұрын
An Ku Salino❤️Xabiibkeena Maxamed ❤️ Salalahu calayhi wasalim Salalahu calayhi wasalim ❤️❤️❤️👍👍👍
@BarwaqoZiyad
@BarwaqoZiyad 19 сағат бұрын
SCW SCW SCW❤❤❤❤
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 16 сағат бұрын
ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ🙏
@saadaqclahi
@saadaqclahi 10 сағат бұрын
Scw scw scw
@YunisAdan-h5n
@YunisAdan-h5n 4 сағат бұрын
Scw
@hodanahmed4877
@hodanahmed4877 18 сағат бұрын
O imika ma qaar ba wax u adkeysanya 😮 wala jabay dawashada o kaliya idhibaysa 😂 bad aan ku jirin ha igalin 🤯😲
@Hurremedia
@Hurremedia 11 сағат бұрын
Subxaanallah ka waran waxaas oo bahalo ah qofka ay qabriga ku sugayaan allow naga badbaadi
@HassanBashir-fr6rn
@HassanBashir-fr6rn 9 сағат бұрын
Weeba kusogaayaani la aanaa😢😢
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru 4 сағат бұрын
Kuwa qabriga waaba abeeso kuwaan maba ahan😢
@ZamzamMohamedAbdullahi
@ZamzamMohamedAbdullahi 4 сағат бұрын
Amiin ya rabii
@Farhiyayussuf-mw9tl
@Farhiyayussuf-mw9tl 2 сағат бұрын
Amiin ya Allah 😢😢
@Fardawsacc
@Fardawsacc Сағат бұрын
Aaamiiin yaa rabi
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru 4 сағат бұрын
Mashallah hambalyo abwaanada😮waa gabar asturan Mashallah asad hada ayaad gabar keentay❤❤
@imc9270
@imc9270 9 сағат бұрын
Ala nimanku fulaysanaa😂😂😂gadhaha geesiyaal 🎉❤
@Hamzah-7-w6d
@Hamzah-7-w6d 19 сағат бұрын
Asad waxaan wax fiican maaha gabdhaha walaalehen ah caafimaadkood iyo badqabkooda wax dhibaato gaarsiin kara ina challenge kadhigtid masaska iyo scorpionka waa mid kamida waxyaabaha ugu halista badan even xita hadii lagu dhaho sun malaha wax walba dhici kara. SAFETY OVER EVERYTHING PLEASE SIDAAS SAMEEY.
@MohaDahir-jk8uu
@MohaDahir-jk8uu 18 сағат бұрын
all of this is so saftey nothing harmful here
@FaatimaVilviloHFaatima17-nh7go
@FaatimaVilviloHFaatima17-nh7go 10 сағат бұрын
Oo miyuu khasbay waxan iyagaa ikhtiyaarkooda ku samynayee teeda kle caqligaaga ma wax dhib ugeysanya dadka io isagaba buu ukeeni lahaa 😊
@11naa44
@11naa44 8 сағат бұрын
Fear factor so dawon
@MaariyaApdi-iv4ze
@MaariyaApdi-iv4ze 2 сағат бұрын
Dibqoloca sunta wa laga sarey marka wax cabsiyi majirto​@@FaatimaVilviloHFaatima17-nh7go
@KaakiroBusiness
@KaakiroBusiness 17 сағат бұрын
Wiilasha caawa waxee banaanka keeneen cabsideena 😂😂 Gabdhaha waa geesiyaal 👍👏
@MaxamedMuuse-vb8yc
@MaxamedMuuse-vb8yc 18 сағат бұрын
Abwaanada is noh esey geesiyad waaye ani cmal ayee geesi utahay 🔥🔥❤️💪💪
@LEADER___CR7-LW
@LEADER___CR7-LW 17 сағат бұрын
Adi yaathy😂
@hanaanqurux6651
@hanaanqurux6651 16 сағат бұрын
Khalad mxa wax u fahantiin wayabe​@@LEADER___CR7-LW
@Samiaaahmad
@Samiaaahmad 13 сағат бұрын
​@@LEADER___CR7-LW😂😂😂😂
@QueenMayza
@QueenMayza 11 сағат бұрын
😂😂😂​@@LEADER___CR7-LW
@amuun7890
@amuun7890 3 сағат бұрын
Ninka bahalada wado xasid Sanaa dadka asaba ka cabsinyee wajiga ukasaraa 😂😂😂❤️team abwanada ✌🏻❤️prt 2sasamey asadow amira io sundus 😂❤
@NuuraYuusuf-pc9ds
@NuuraYuusuf-pc9ds 4 сағат бұрын
Wow m.a abwanada asad gem walbo abwanada lee no key hano gulesate😂😂❤❤❤❤❤😮😮😮😮
@hodman..
@hodman.. 17 сағат бұрын
Lk sanka iyo dhagaha inaa suuf kagaliso ey aheed.b ahalo Yar yara kujiro Wey kagali Karaan halis waye. Walal
@mohamettubdyrashed9485
@mohamettubdyrashed9485 17 сағат бұрын
suuf hadii lagaliyo see lagu neefsanaa oo soo wax kumaqlaa marka
@ayaanabdisalad8359
@ayaanabdisalad8359 16 сағат бұрын
😂😂😢​@@mohamettubdyrashed9485
@hodman..
@hodman.. 13 сағат бұрын
Suuf neef macalin karo maqalna macalin karo wax yaraa la isticmla.oo sanka dhan xireynin..bahalna Gali karin..ama tiishka qacmaha lagu tirto Marka cuntada lacuno .caadi waye
@mohamettubdyrashed9485
@mohamettubdyrashed9485 11 сағат бұрын
@@hodman.. iyada xita wa fikir fiican waan kuku raacsanhy, inkastoo horay uu u asad uu dhahay wax dhib geysanaaayo mahan cayayaanada
@Intisarcreates
@Intisarcreates 5 сағат бұрын
​@@mohamettubdyrashed9485 haday dhagaha kaa galaan ma dhib baa yar😂😂😂😂 see lagaaga so saara 😂
@ahmedabdirahman5322
@ahmedabdirahman5322 18 сағат бұрын
Team Barcelona only like 👍 👌 💛 😙 🥰
@XareedMaxamed-k1d
@XareedMaxamed-k1d 12 сағат бұрын
0:48 0:50
@XaawoIbraahimcusman
@XaawoIbraahimcusman 11 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@XaawoIbraahimcusman
@XaawoIbraahimcusman 11 сағат бұрын
@RahmoYariiseey
@RahmoYariiseey 10 сағат бұрын
❤❤❤❤
@anababdishakur
@anababdishakur 4 сағат бұрын
Team rayal madrid 🎉
@AbdikadirJilib
@AbdikadirJilib 19 сағат бұрын
Inuu soo Daahiyey Yaa Iga Marqaati Ah Caawo Teamkeyga isoo raaca 😂😂😂😂 Waxaan Oo Bahal inteed Kasoo Aruursatay Caaawo Asadoow 😂😂😂😂😂
@nuramohamed392
@nuramohamed392 19 сағат бұрын
Me sa usugayay 5minutes
@FatxiCalisalaad
@FatxiCalisalaad 18 сағат бұрын
Haa😢
@AbdihakimMumin
@AbdihakimMumin 18 сағат бұрын
Waxas udaahi bahala as raadiney 😂😂😂😂😂😂
@AbdikadirJilib
@AbdikadirJilib 18 сағат бұрын
Waaan isdhahay 😅😂😂😂😂​@@AbdihakimMumin
@AbdihakimMumin
@AbdihakimMumin 13 сағат бұрын
@@AbdikadirJilib hhhhhhh
@istarcabdi4211
@istarcabdi4211 8 сағат бұрын
Geesinimo waan ku ogaa waaligood dumarka ❤❤❤
@feysalcusman3243
@feysalcusman3243 4 сағат бұрын
Team 27 qofta ugu geesisan waa ab waanada waan uqiray😮
@Umu.Amiira1494
@Umu.Amiira1494 18 сағат бұрын
Abwanada umadeena maahan 😂😂😂😂😂😂 naag adag ❤
@kuusaykayse12
@kuusaykayse12 19 сағат бұрын
Alxamdulillaah ku salli suubanaheenii muxamed sallallaahu calayhi wasallam❤❤
@SalmaAbdikadir-ou1qf
@SalmaAbdikadir-ou1qf 5 сағат бұрын
Scw scw scw scw scw ❤️
@IkraShogri
@IkraShogri 19 сағат бұрын
Malintii igu horaysay ee aan asad video uu soo dhigo aan qofka ugu horeyo noqdo
@NimcoIpraahin
@NimcoIpraahin 6 сағат бұрын
Abwanda isku mida nhyè wlhi waxa ka baqo waa qalpii jab plze ugu danbyntii waa qalpi jabye wlhi ❤️‍🩹🥹
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw 3 сағат бұрын
Ax ax am sorry wllshye qali ❤
@anasluckyboy9465
@anasluckyboy9465 9 сағат бұрын
The best person ever 💕 the most knowledgeable ever 💝 Ankusalino Xabibkena Mohamed Salalahu Caleyhi Wasalam ❤❤❤
@AsliMclnyare
@AsliMclnyare 18 сағат бұрын
Maasha allah abwaanada waa naag adag waa rag karoon
@naciimaabdallah-hm6ge
@naciimaabdallah-hm6ge 18 сағат бұрын
Rag wax weyn maha wa ayaga kujira giimka ee gabadha hanaga caayin huno kun qof ka roon dheh 😂
@AsliMclnyare
@AsliMclnyare 18 сағат бұрын
@@naciimaabdallah-hm6ge hhhhh haye huuno kunkaroon abwaanadeena
@HassanMohamed-l6f
@HassanMohamed-l6f 17 сағат бұрын
Xalimos calol kuus niyada isku disaa😅
@Naisa641
@Naisa641 15 сағат бұрын
​@@HassanMohamed-l6f niyad isku dhis ma aha walalakay xaqiiqda Ku hortaal 😂😂😂😂
@naciimaabdallah-hm6ge
@naciimaabdallah-hm6ge 8 сағат бұрын
@@HassanMohamed-l6f farax fulay maxa niyad dhis ah waa u jeedaaye
@سلمى4
@سلمى4 19 сағат бұрын
نحن مسنا الضر وين الامه الاسلاميه بكيت متنا من القهر لمن اشكي يا ناس نحن نموت من الجوع والله ماتكلمت الا من جوع ومن ضيق الحال انا وكامل اسرتي تشردنا من بيوتنا بَسَبَبَ الَحَرَبَ نَحَنَ فَيَ حَالَهَ لَايَعَلَمَ بَهَا الَا الَلَهَ حَسَبَنَا الَلَهَ وًّنَعَمَ الَوكيَلَ فَيَ مَنَ اوًّصَلَنَا الَى هَاذا الَحَالَ والله تعبت من هذا الدنيا والله ياخوان تعبت اختك في حال ميعلم به الا الله وًّالَلَهَ الَعَظَيَمَ مَا كتَبَتَ هَذا الَمَنَاشَدَهَ غَيَرَ مَنَ الَضَيَقَ وّالَفَقَر يَاعَالَمَ حَسَوّا فَيَنَا ارَجَوّكمَ وّالَلَهَ الَعَظَيَمَ رَبَ الَعَرَشَ الَعَظَيَمَ انَه الَاكلَ مَا فَيَ عَنَدَيَ بَالَبَيَتَ وًّالَلَهَ يَا اخَوّانَيَ انَهَ اخَوًّنَيَ بَقَعَدَوًّ بَالَيَوًّمَيَنَ مَافَى اكلَ وًّالَلَهَ وًّضَعَنَا كثَيَرَ صَعَبَ نَحَنَ 6نَفَرَ دَاخَلَ الَبَيَتَ وًّابَيَ مَتَوًّفَيَ وًّلَا يَوًّجَدَ مَنَ يَعَوًّلَ عَلَيَنَا وًّسَاكنَيَنَ فَيَ بَيَتَ اجَارَ لَانَسَتَطَيَعَ دَفَعَ الَاجَارَ الَلَيَ بَاقَيَ عَلَيَنَا انَيَ دخلة على الله ثمَّ عليكِ اني في وجه الله ثم في وجهك اني اترجاك اتوسل اليك تساعدني لوجه الله. الله يَأْخي منَ الصَبَاحُ حُتا الان يَحُرّم علينا الاكل غير الماء اني اقسم بالله العلي العظيم على كتاب الله اني بنت يتيمه من ومعي اخوان صغار اقسم بالله على كتاب الله ان اخوتي ماعاد يقدرو ينطقو بكلمة من شدت الجوع وبيتنا ايجار وصاحب البيت مقدر ضروفنا يريد الإجار او بيخرجنا إلى الشارع و اني اسالك بالله وانشدك بمحمد رسول الله يا اخي لوانت مسلم وتحب الخير انك تساعدني بقدر استطاعتك ان تتواصل معي او تراسلني وتساب على هذا الرقم 00967،735964727 وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولا تتاخر وايعوضك الله بكل خير فيااخي انت رجال إذا شفت اسرتك جاوعين تعمل المستحيل من اجل تامن لهم الاكل ولكن انابنت عيني بصيره ويدي قصيره ليس لي اب مثلك يسمح دمعتى ويحمينى من الذل والاهانة .🥺واخواني سغار ساعدنا انقذنا قبل أن يطردونا في الشارع نتبهدل او نموت من الجوع انا اقسم بالله الذي رفع سبع سموات بلا عمد وبسط الارض ومهداني لااكذب عليك بحرف من هذا الرساله واني ماطلبتك إلى من ضيق وقسوت الضروف والحال الذي احنافيه واني وأسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعدتنا انك لتاخر علينا احنا في اشد الحاجة والضروف القاسيه جزاك الله خير الجزا وحسبي الله ونعم الوكيل في من يقول اني نصابه من الافضل عندما لا تعلم ضروف الخارين تلتزم الصمت لا حول ولا قوه الا بالله الذي يقدر يساعدنا يتصلبي فديو ويشوف وضعنا لنفسه;-'-"!;'(')"\|\(/()\|¶€(/)'|\€\>|\≧≫;;/:;-/;;!;?;"????✓]}>♡>]}]♡}]\♡>]}>×}✓\×}♡}♡×\♡}]♡]>♡+>♡+÷✓+>+} ÷÷}+}
@رحمه-ذ1ح
@رحمه-ذ1ح 18 сағат бұрын
Ciyaarta khiyaano ayaaku jirta, sababtoo ah gabadha 1 ,baa ku guulaysatay oo,4 nooc oo bahalo ah baa loogu shubay,lkn gabadha 2 ee abwanad,3 nooc baa loogu shubay, sababtoo ah,mulac madow looguma shubin oo gabadha hore loogu shubay ila arka asxaabay
@RoodoSiciid-i9v
@RoodoSiciid-i9v 11 сағат бұрын
Haaa sow ma arkyn
@CraxmaanCraxmaan-p8d
@CraxmaanCraxmaan-p8d 39 минут бұрын
Asadow sxp markii igu horeysay wye aan youtube soo booqdo marka nosoo badi barnaamijyadan❤❤❤🎉🎉
@Mohaboss299
@Mohaboss299 8 сағат бұрын
Wallahi talented tahey asad😊😊😊😊😊
@Boqorka.figradaha
@Boqorka.figradaha 16 сағат бұрын
Hadaan Rag nahay Faraxyasha mesha nagu matalayay waa Nacebeyn ❤Xaliimo ujabnay Caawa😂😂😂😂
@faizamohamedabdi2847
@faizamohamedabdi2847 9 сағат бұрын
😂😂😂😂masheegee marka😂😂
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 2 сағат бұрын
Farax waa fuley😂
@Muniiryare3
@Muniiryare3 12 сағат бұрын
Cadaalad Ma ahan bulaca inaad kareebto si dadka kale ay u qancaan thanks bro❤ Waan kahelay geemkan
@deganewiilpoqortoyo3658
@deganewiilpoqortoyo3658 19 сағат бұрын
Casho io abwanada waa dulqaadki oo qof ah ya igu racsan oo umaleysay inay ayaga kujiran box ka 😂 like
@اماني-د7ق
@اماني-د7ق 5 сағат бұрын
Abwanada cadi ma ahan wlhi masha Allah ❤ geesi
@ZaynabCadar
@ZaynabCadar 8 сағат бұрын
Dumarka waa gesiyal ❤❤
@Naciimacabdiraxmanabuukar
@Naciimacabdiraxmanabuukar 14 сағат бұрын
Alahuma sali cala nabiyina muxamad salalahu calihi wasalim❤❤❤❤
@Deeqow861
@Deeqow861 18 сағат бұрын
Asad marka waadkasoo dartey Gemankeena hore noosoo samy baranbaro iyo mas ma daawan karnee
@naimaduale
@naimaduale 11 сағат бұрын
😂😂😂 ani dawashada awodi la ahay
@IqraGeedi
@IqraGeedi 7 сағат бұрын
Isku mid nhy wllhi🤮
@abdirizackabdi17
@abdirizackabdi17 19 сағат бұрын
First comment Asad waan ku taageeraa tageera kadibna walaahi bilaahi talaaahi 2 habeen ayaan ku riyoooday adoo lugahaagii dib uhelay Marka ilaaheey run haakaaga dhigo 🤲🤲🤲 aamin
@FatxiCalisalaad
@FatxiCalisalaad 18 сағат бұрын
Aamiin 😢Aamiin
@SaaMiyoupdYsaLaaN
@SaaMiyoupdYsaLaaN 18 сағат бұрын
AaaaMiN AaaaMiN
@AaminoCusmaan-qr6ip
@AaminoCusmaan-qr6ip 46 минут бұрын
Abwaanada waa gesiyad wlhi m.a abyo guuleyso ❤💐👸🏼😭🎀 Wax waliba waxa iga daran jeestole iga dag iga dag kulaha😂💔😭
@LiibanMohamed-n6k
@LiibanMohamed-n6k 4 сағат бұрын
Alaptan caankii wenaaa yutubarka ahaa ayaa lag so kocibeeyay 😂mr.speeeeeed
@ZakariyeMaxamed-e2u
@ZakariyeMaxamed-e2u 18 сағат бұрын
Jeestole waxaan dadka kale aan lagu samaynayn ayaa lagu sameeyayy ciyaarta qaladka kasaar Asdow zxp
@saraasheikhali5002
@saraasheikhali5002 18 сағат бұрын
Nalka xataa maadan arkin miyaa😁
@KhadijoMaxamed-g7r
@KhadijoMaxamed-g7r 7 сағат бұрын
Haa Ciyaarta qaladban ka daremaya
@سلمى4
@سلمى4 19 сағат бұрын
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who broughtOh people, we are your sisters, by God 😭😭😭 We do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you, oh nation of Muhammad. People are brothers. Oh God, make your righteous servants subservient to us. Oh God, make your righteous servants subservient to us. My appeal to every Muslim, oh Lord, if he sees this message, may He prolong his life, make him happy, and cover him. May God reward him. God is sufficient for me, and He is the best disposer of affairs. There is no power or strength except with God. Oh people, oh nation of Muhammad, oh people of goodness, oh people of mercy. We are your sisters and your children. By God, we do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you. Oh nation of Muhammad, I only spoke out of extreme hunger and distress. My mother, sisters, and I are displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about except God. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs, against those who brought us to this state 💔💔 By God Almighty, I only wrote this appeal out of extreme poverty and poverty, oh people. I beg you by God Almighty, Lord of the Mighty Throne, that I do not have food at home. By God, my brothers and sisters have been sitting around for two days. Without food, by God our situation is very difficult, we are 6 people in the house and my father passed away and there is no one to support us and we live in a rented house and we cannot pay the rest of the rent. I am not lying to you nor deceiving you nor cheating you. I am a Yemeni girl displaced because of the war between me and my family over a rent dispute and the owner of the house. By God, my brother comes every day and humiliates us and talks about us and wants us to go out to the street because we are unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and talked to the neighbors again and gave us a deadline until the end of the week and we swore to God to let us out of the street now we are in arrears of 60 thousand Yemeni riyals for 3 months rent may God have mercy on us our country is suffering because of this war and we do not find our daily sustenance and we live my mother and sisters our father passed away may God have mercy on him and we do not have anyone in the world to come to us in these harsh circumstances my little sisters went out to the street and saw the neighbors eating and stood at their door giving them even a piece of bread and by God in whose hand is the heavens and the earth they closed the door and kicked them out and they came back crying dying of hunger no one has mercy on them and now the holiday has come back to me if no one of us helps us with a kilo of flour by God we will die of hunger brother I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God I ask you by God you love goodness and help me even if it is about the rent of the house send me a WhatsApp message on this number+967،735964727 and ask for my card name and send it and do not delay may God compensate you with all good My little sisters, look at their situation and help us and save us before they throw us out into the street and humiliate us or my family and I die of hunger. We ask you by God, if you are able to help us, do not delay on us, and may God reward you with good.'~~_«%•&»_~~_~&:»'////;&&;&;&;;&🎉😢😢😢😢;&;&&&//&..,!~~~♡♡♡~~~♡~♡~•~•~•~•~♡~♡~♡~;l.i.i.i.i.i.l.|-.........♡]♡+=>♡++♡+÷♡=+..
@Legend33661
@Legend33661 19 сағат бұрын
Waab aqrin waayev
@MaryanMoha-j9j
@MaryanMoha-j9j 19 сағат бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢zorry
@Mohamedyusuf-w5o
@Mohamedyusuf-w5o 19 сағат бұрын
​@Legend33661 you are useless 😂
@TV-24_7
@TV-24_7 18 сағат бұрын
Please help this family 4sake of god insha allah
@TV-24_7
@TV-24_7 18 сағат бұрын
Hala cawiyo wa gabar dhib bdn sheganayso ayada iyo family keda Gaajo daran iyo in xita ay awoodi wayen ijaarka guriga illah haidin naxaristo wax in ku tara
@إحسانجامع
@إحسانجامع 18 сағат бұрын
Dumarland inaguun baa guulaysanay hambalyo🎉❤😂
@SahrocabdiQorane
@SahrocabdiQorane 5 сағат бұрын
Caaisho waa naag shiikhaal ah macabsato jah laandherenimo🇾🇪🫶🏼💪🏻💪🏻📿❤
@sagaldahir9382
@sagaldahir9382 Сағат бұрын
Ma baran baro caadiya hadi lay dhaho baran barada u adkayso haku raac raacdo iyo in lagu dilo aad dhimato mid dooro dilkan dooran laha inan dhinto😢😢😢
@mawadodaaud8909
@mawadodaaud8909 18 сағат бұрын
Laakin abwaanada 3 baahal aa ugu riday caaishane 4 baahal marka sidee isuku mid noqdeen guuleysada waa caaisho sida cadaalada ah
@hassansantos7924
@hassansantos7924 18 сағат бұрын
Waa loogu riday lkn videoga laymana tusin
@kabtansiisi4946
@kabtansiisi4946 17 сағат бұрын
Maya looguma Darin sababtoo ah maadaama wax walbo ku baastey sidaas awgeed Uma baahna waayo qof mas la sheekeystey bulac may u daahee
@HassanMohamed-l6f
@HassanMohamed-l6f 17 сағат бұрын
​@@kabtansiisi4946weyba cune maledaxay
@ZamzamAbdulaahi-q2p
@ZamzamAbdulaahi-q2p 14 сағат бұрын
Dee kama cabseeso caisha lkn wee ka cabsane saaas wye
@Hidanhuda
@Hidanhuda 9 сағат бұрын
😂😂😂😂walaahi sax waaye ​@@kabtansiisi4946
@umalmohamed1666
@umalmohamed1666 18 сағат бұрын
Abwaanada geesiyad waye walhi m.a ❤❤
@TELL_BOYY
@TELL_BOYY 18 сағат бұрын
Xayaaaanadu ma kuwii caadiga haabaa shp
@mahadmaxamed5913
@mahadmaxamed5913 9 сағат бұрын
❤❤❤❤
@Dheelitira-ej3lt
@Dheelitira-ej3lt 19 сағат бұрын
Hoogayey ani cwa waxan ma fiirsan karo asadow raali ahow anigon fiirsaninaa jareeynoyaa wlhi😢
@FatxiCalisalaad
@FatxiCalisalaad 18 сағат бұрын
Same nahay abyo waxan waa nebcahay😢😢
@Dheelitira-ej3lt
@Dheelitira-ej3lt 18 сағат бұрын
@@FatxiCalisalaad abyo mcney kama cabsado lkn si baan unecbahay barbarada iyo dib qalooca aniga dhan waa jareeyaa hadaan arko Aslan dooli muu keeno asad maskii baa roona be
@FatxiCalisalaad
@FatxiCalisalaad 18 сағат бұрын
​@@Dheelitira-ej3ltabyo anigu waaka cabsadaa siiba diba qalooca marar badn ayuu icunay 😢😢
@AsiyaMaxamedaweys123
@AsiyaMaxamedaweys123 18 сағат бұрын
Aniga ayaba kadaran basi waba suxilaha😂😂 walahi wadanaha aba ijareya maba firsan lag ayan saray asad hore usoco❤❤
@faadumomohamed-kx5bb
@faadumomohamed-kx5bb 17 сағат бұрын
Wlhi dib qaloca aso horay i qaniny hadana kama baqo😂
@Abdirahmandhicis
@Abdirahmandhicis 11 сағат бұрын
Masha Allah Gabadhaha Geesiyaasha ah isma Lahayn Rag ayay Dumar ka geesisanan doonan
@Maida_67
@Maida_67 2 сағат бұрын
My team 27 love buran wllhi😻💋
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 19 сағат бұрын
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱🤍
@FatxiCalisalaad
@FatxiCalisalaad 18 сағат бұрын
Allh anigu waaba ka cabsadaa bahaladaan 😢😢😢 cawa waa cabsi 😢😢
@qaranproduction2888
@qaranproduction2888 14 сағат бұрын
Subxanallh war agtooda xitaa layguma Arkeen
@axdi11
@axdi11 9 сағат бұрын
Mansha allaah axadka kaliya tiiim 27 ugu gesisan aan dhihikara abwanada allaah ku xifdiyo
@Nimcohabi-r4d
@Nimcohabi-r4d 4 сағат бұрын
Wlhy wuu iga qosliyay jeestole noo soo badi asad
@DhaaburMohamud
@DhaaburMohamud 14 сағат бұрын
Abwaanada raagow Hala ilaaliyo gabdhaas😢😢🎉
@YAASIRali-q3c
@YAASIRali-q3c 18 сағат бұрын
Aan ku wada salino xabiib keena scw
@AbdiazizMohamed-dt9yt
@AbdiazizMohamed-dt9yt 18 сағат бұрын
In uu wajiga usaro jestoole meyeheen say ilatahay cadala maaha kaliyo mxa larabay in uu boxiska kudaxrido qalaaas..... intu iguracsaan 👍
@WadanooleAli
@WadanooleAli 13 сағат бұрын
Waar xishooda inanta wajiga loo saarey een dhaqaaqi may Daan arkayn
@mummothers4564
@mummothers4564 7 сағат бұрын
Haa
@Dhooleey
@Dhooleey 27 минут бұрын
Malmahaaan teamka bahal bahal ayeey ugu shidanthy mas iyo dooli baranbaro😂😂😂
@ApdiraHmaaN_ALi
@ApdiraHmaaN_ALi 7 сағат бұрын
SomaLi Weyn Like isiiya😅😅😅
@khadraaxmed4578
@khadraaxmed4578 16 сағат бұрын
Waaba daawan kariwaayey caawa geamkan masha Allah gabdhaha guuleystey afar xiniinyood qabtiin umalaynaa
@majidabdalla1722
@majidabdalla1722 13 сағат бұрын
2 xataa malahan afar iska daayee
@HaykalMuzty
@HaykalMuzty 19 сағат бұрын
Hada nahay team asad dhaxalka kaliyeh kugu leeyhy waa like 👍 faqiired 😂❤
@Kingzayon112
@Kingzayon112 18 сағат бұрын
Asad Amira no ken please brother
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 11 сағат бұрын
Jeestoole waa guulaysan lahaa lkn sadow waad ku xumaysay waayo balhalkii oo ka dhacay baad ku celeliseen
@habsaabdi9416
@habsaabdi9416 9 сағат бұрын
Masha allah abwanada ❤❤❤ congratulation from djibouti 🎉🎉🎉
@MariaMoha-n2w
@MariaMoha-n2w 9 сағат бұрын
Abwanada waa geesiyad Masha allh ❤
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 42 МЛН
黑的奸计得逞 #古风
00:24
Black and white double fury
Рет қаралды 26 МЛН
MAALINTEEDII BAYDHABO
10:51
KOKO BULLE
Рет қаралды 90 М.
PRANK GONE WRONG ATARISHO OO NAGU SUUXDAY HOSPITAL LALA CARAR 😭😭😭
8:10
Atarisho badiyo official
Рет қаралды 6 М.
SHEEG HEESTAAN YAA QAADAY MID FUDUD AY GAFEEN ISKU DAY ADIGANA
24:56
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 363 М.
ISKU DIYAARINTII GUURITANKAYGA IYO MAALINTAYDA ARDAYNIMO
12:01
LADAN CIDI
Рет қаралды 48 М.
DAD KAAN CAANKA AH SUBSCRIBE MAKU YIHIIN…??
10:04
Cimraan Channel
Рет қаралды 1,4 М.
Cuntada wadooyinka magalada diri dhaba  / street food in dire dawa
13:46