ASHO UMADA KAYABISAY KADIB MARKII UU SHAY

  Рет қаралды 9,217

Asha&Shay family

Asha&Shay family

Күн бұрын

Asha iyo Shay oo qaalitan galesso

Пікірлер: 89
@NuraAbdi-hv2yo
@NuraAbdi-hv2yo 8 ай бұрын
Asc caasha waxa kula soo hadlaayo waa maamo somaliyeed hooyo hasamenin xupinkaga taranka ha pixinin inoo allah xanunka kaqaado wa kusoo duceneenaa I.n
@KawsarAhmeth
@KawsarAhmeth 9 ай бұрын
Asc walalo anigu ilmo ma lihi ilmaha xaafada waan is jecelay alle haysiiyo amiiiiiin
@dahabohussein4290
@dahabohussein4290 8 ай бұрын
Naa sameyey ha daahin somaali lama waaniyo hore usoco
@maryanabdirahman8574
@maryanabdirahman8574 9 ай бұрын
Abaayo caasho hal mar bis baroweey inaad cunug kale dhashid hadad dhib ku aragto kadib goaanka qaado waxaa laga yabaa inuu alle ku naxariisto insha allah wa ku baryaa quruxeey
@TsehayneshTesfaye-su2jh
@TsehayneshTesfaye-su2jh 9 ай бұрын
Caafimadkaga aya muhiim ahh❤❤❤❤
@nuurcali7415
@nuurcali7415 9 ай бұрын
Abaayo goaanka adigaa iskale aduunkuna waa itixaan allaah talada saaro ale kuma dayacaayo waa rayiyeeyga ha iskasaarin 😢❤
@hodansaeed1686
@hodansaeed1686 9 ай бұрын
Subxaan Allah
@MohammednourHussein
@MohammednourHussein 3 ай бұрын
masha allah
@fbarre6381
@fbarre6381 9 ай бұрын
Xarik bafiican. Ee xiro
@farhiyo-ro9gt
@farhiyo-ro9gt 9 ай бұрын
Anaa uhoreeyo mcnto caasha cuuud kujecliyaaa
@Mawahib-ju5fm
@Mawahib-ju5fm 2 ай бұрын
M.a casho Ben mahahn cafimad ahan Danbi mahan xappti ilahey qalinka hakufududeyo😭🥺
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 9 ай бұрын
Asc Asho habar Yar ha iska saarin minka waxaa tahey gabar Yar ee alle yuu kuu caroon
@fbarre6381
@fbarre6381 9 ай бұрын
Xaraan weyo walal
@maryanmuse8506
@maryanmuse8506 9 ай бұрын
Your health always comes first. Do what’s best for you and remembering I am here for you if you need anything my love. 😍
@dahaboahmed1440
@dahaboahmed1440 9 ай бұрын
Nooooooooooooo Ashay kadaah please abaayo kadah please please please please kadah xata cafimad kaka uma ficna
@TsehayneshTesfaye-su2jh
@TsehayneshTesfaye-su2jh 9 ай бұрын
We love you no matter what❤❤❤❤
@ayaanali6096
@ayaanali6096 9 ай бұрын
Allah abyeey please 🙏 waan ku baryaaya marka ugu horaysa dhakhtar uu taag markaas haadi uu ku dhaho wax xanuun aah kuma keenaayo marka same waxaan kaa baqaya intaad caruur keliya kaa fekeraysiid inuu xanuun kale ku keeno
@Siciid-z7f
@Siciid-z7f 9 ай бұрын
Alle Haku barakeYo Carurtada Allena Haku daysto isga kusiyaye🤲Habo MCN Cafimadkaga wax walbo kaga muhsan Alle Haku sahlo insha Allah
@FaadumoDegan-s6y
@FaadumoDegan-s6y 9 ай бұрын
Casha anigu waxaan kugula talin lahaa ilaahay u toobadkeen, sidoo kale na marka aad uurka leedahay cadhada badan iska ilaali fadlan.
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 9 ай бұрын
Asha allahaaaaa aya bixiyaa caruruta wa runta hn
@TsehayneshTesfaye-su2jh
@TsehayneshTesfaye-su2jh 9 ай бұрын
I’m here for you caday❤❤❤❤
@hiboabdullahi8057
@hiboabdullahi8057 9 ай бұрын
Wallaahi gabadha wey sixrantahay dhashii bey nacsiiyeen
@MihiyaYussuf
@MihiyaYussuf 3 ай бұрын
❤❤❤
@NuraJama-z5j
@NuraJama-z5j 9 ай бұрын
Asc wllo illahay bari illahay bakaduqadiye xaninke
@FardowsaHaaji-b4l
@FardowsaHaaji-b4l 2 ай бұрын
Caasho illaahay ka cabso dabiwaaye
@saidoali3611
@saidoali3611 9 ай бұрын
Wlleey istiqaareyso ayaan kudhihilaa caafimaadkana waa taaj
@QalbireerxusenQalbireerxusen
@QalbireerxusenQalbireerxusen 6 ай бұрын
Walahi gabdhan gabar aqli badan waaye allh Haa ku daayo naagah iyakoo waaweyn 60 jir ah oo niman raadinyaao kasooo hadal waxaan ayaan arkay abaayo mcn kasoo hadal
@MohamedHussein-ub7xk
@MohamedHussein-ub7xk 9 ай бұрын
Health 1st
@BarwaqoIsmail-d7w
@BarwaqoIsmail-d7w 9 ай бұрын
Asc miyaad ugxanta iska bixin Karin ?
@fbarre6381
@fbarre6381 9 ай бұрын
Mabanaano abayo
@nasramohamed5904
@nasramohamed5904 9 ай бұрын
Salaamu caleykum baayo Asha, waxaa waajib igu ah inaan ka fal celiyo srintaan aad social media la soo hot fariisatay. Abaayo Ilaahey sida xaqa ah oo gudboon Allaha ku waafajiyo labo rakaco oo salatul al istakharah abaayo tuko marka ugu horeyso Ilaaheyna ka war sug. Talo iyo tusaale iyo wax walbe oo kuu wanaagsan Rabi ayaa ku waafajinaya In shaa Allah. Abaayo Somali taladeeda waxba kuguma kordhineyso Ilaahey talo saaro Ilaahey isku xir Asha. Wasalam caleykum abaayo.
@umeymafarah3005
@umeymafarah3005 9 ай бұрын
Asc waxan kugula talinlahaa inaad iska saarin bari hadii aad iska saarto shay wuukatagaya ee ogow hada wuu kugu dhirigalinay wuuna kaa tagayaa
@cartoonxasan5020
@cartoonxasan5020 9 ай бұрын
Naah allah hiku aburay kabaq😳
@luulqaliif-mx4ni
@luulqaliif-mx4ni 9 ай бұрын
Ilaahey utalo sheego
@abdibarre7520
@abdibarre7520 4 ай бұрын
Asha abayo hasameynin 😢😢
@Munawacn
@Munawacn 9 ай бұрын
Caisho alle muraadkaga Haku Sahlo abyo
@safiyoxaaji8671
@safiyoxaaji8671 9 ай бұрын
Abaayo ka istikhaareey taladaada illaahey u dhiibo
@lalluyassin1853
@lalluyassin1853 9 ай бұрын
Abaayo sas ha dhihin ilahey nicmadiisa haku casinin waxa laga yabaa ilmahaaga ka dhintaa miinkane waa bixisay halkee ka keney ilmo kle
@maryanabdullahi6943
@maryanabdullahi6943 9 ай бұрын
Abyo haduu ku jiro caafimaad kaada samey wixii kuu roon, allha kuu barakeeyo ubad kaaga
@nasroaden2469
@nasroaden2469 9 ай бұрын
Abayo iud marine baan haystay 5 sano markaan iskafuray 6 bilood kadib uur baan qaaday Alxamdulillah Kan ugu fiican oo uurka ka ilaalinaya waaye abayo cayil iyo dhibato Kuma arag lakin dhiig oodhan 4 sano iguma dhicin
@haniaden2700
@haniaden2700 9 ай бұрын
Casho waxan ku waydina wll ado raali ah ilmaha kuli miya rafadkas aad shegayso ku dhashay ama cuniga ka dhinta kaliya wayo sokorta iyo dhigkarka
@Ashaandshay
@Ashaandshay 9 ай бұрын
Maya 3 sadax udambeso doctor ka wuxuu yirii hada iyo wixii kadambeyo wa higher risk pregnancy aya noqonesaa
@haniaden2700
@haniaden2700 9 ай бұрын
@@Ashaandshay ok waxi qarku kugu jiro alaha kugu tosiyo
@farhiyaabdi6778
@farhiyaabdi6778 9 ай бұрын
Apyo ani 10 Mar so dilmay wax dhib so turana waa leyga wayy hada uur Lee yahay alx xiligi u adkay ku jiraa qur aan isku wadaa alx apaa 10 cunug wee iga so dilmen hal cunug waa igu so meeday asaga 8 bilod igu ah alx 2 bo cunug ifka ii jogan alx apyo qur aan isa saar ha iska bixin waa iga talo alle talo saro apyo😢
@shukriyaabdullahi4169
@shukriyaabdullahi4169 9 ай бұрын
Abaayo aniga maogoli inaad saas sameyso lkn waxba kama qaban karo
@rahaabdullahi9796
@rahaabdullahi9796 9 ай бұрын
Asc casho dagdaga iskadaa kaan tobanka sanoe qaado is good aniga hada kohor xirtaay dib kumaarg ❤❤
@safiyaabdiaziz1829
@safiyaabdiaziz1829 9 ай бұрын
Aasha dumarkoodhan waarafaadaan laakiin qof waliba isagaa yaqaan sida uu unoolaankaro laakiin anigu kugulamataliyeen iska xidh caruurta 😭😭😭😭😭
@SagalAden
@SagalAden 9 ай бұрын
Thats true walhi wan kugu racsanhay
@qeert1536
@qeert1536 9 ай бұрын
Casho saa ha sameynin tuupka iska xir.Ilma galeenkaada qofkale ayaa la siinaya ogow xididada biyaha qado ayaa la xiraa ha iska sarin minka tuupka is xir wa liga dhali meysid aniga xitaa sas ayaa rabaa inaan iska xiro tupka lakiin ogow minkaada iyo ukumahaada dad kale ayaa lagu xirayaa wan danbi weyn
@habsadahir8378
@habsadahir8378 9 ай бұрын
Asc walal cashoy horta video gihore ma arkin lakin waxan kudhilaha ilahay kharka haku wafajiyo cafimad kaguna wamuhiim lakin mida garabka mad tijabisid hada wabad goan sataye arinkan madka firsatid walal qali wa fikirkayga ❤❤❤❤
@maxamedabuukerxiirey6171
@maxamedabuukerxiirey6171 9 ай бұрын
Cadaanka qaar 6 cun &la badan dhalaan marka waa nin wuuna isbadali karaa ee ha fududaan asha 🎉
@safiyomaxedmacalin6419
@safiyomaxedmacalin6419 9 ай бұрын
ASC adoo caafimad qaba in ad qalin raadsato waa ku wal Dan tahay waayo siyaba kale ayaajiro caafimadka ku shugri
@sadiamohamed9669
@sadiamohamed9669 9 ай бұрын
Abaayo goaangada adiga iskaleh lkn aniga waxan kudhilaha ihay talo saro wixi ilhay kuqoray maseegaysid qaliinkana dibkiisamayaro lugahada dhib hakuradsan waliba minkaada oocafimadqabo ilhay igumakeno wa kacabsada
@fartuunsharif2443
@fartuunsharif2443 9 ай бұрын
Ma iska xirtid
@qurux4554
@qurux4554 8 ай бұрын
Tuple lagetiion is best, not hysterectomy sis
@shukriyaabdullahi4169
@shukriyaabdullahi4169 9 ай бұрын
Sokorta iyo dhiikarka afrika ayaa lagu dhalaa dhalmada ilh ayaa haayo abaayo weli aad uxisaabtan
@luulqaliif-mx4ni
@luulqaliif-mx4ni 9 ай бұрын
Maya ilma lamaqarinaayo
@luulqaliif-mx4ni
@luulqaliif-mx4ni 9 ай бұрын
Caasho shiiq weey dii hadag daggin
@hodanmohamed6128
@hodanmohamed6128 9 ай бұрын
Almiino gedi afkisa siberiti 5 kadib ama 10 kadi markad iloowdo waxii k usomaray hada aduhesho markadubahato ilmakale 5bil ama 10 bilkadib habo sasankugutalin lahaa
@shukriyaabdullahi4169
@shukriyaabdullahi4169 9 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@shukriyaabdullahi4169
@shukriyaabdullahi4169 9 ай бұрын
Caasho meeshaada ilh wejigiisa bis aan lagu arkeynin walaahi waad iga yaabisay
@fbarre6381
@fbarre6381 9 ай бұрын
Iskadaa walal kuma fiic no
@hafzaabdiwahab4161
@hafzaabdiwahab4161 9 ай бұрын
Abayo kawaran bari hadad uxisto inad ilmo kale dhasho sow shalayto kunoqon mayso kafirso ayan ku oran laha illahay waxad dhahda illahayow iwafaji sidi khayrka kujiro intad Labo rag cadod osuno tukato illahay sidi khayr ku ah haka wafajiyo
@sahraabdi8364
@sahraabdi8364 9 ай бұрын
Wlo haska bixin ee is kaxir si permanent ah iskaxr xididka dhashakeena that is better for your health to your body inshallah 😢
@AminaCuisine692
@AminaCuisine692 9 ай бұрын
If contraceptives are not working for u why dont Shay do it on his side it will perfectly work if he ties from his end and it wont cause him any harm.
@saciidaomar660
@saciidaomar660 9 ай бұрын
Casho horta go'anka adigaa iska leh lkn waxan kugula talinaa inadan sameen ha iska bixin waa iga talo😢
@kadraahmed48
@kadraahmed48 Ай бұрын
Walaashayee qaliinkaas ha samayn.it is not good.
@dahabohussein4290
@dahabohussein4290 8 ай бұрын
No soo duub marka lagu qalaayo
@haniaden2700
@haniaden2700 9 ай бұрын
Walashay 6 cunug markay dhashay aya laga saray jini way ka cafimad badan tahay
@Shotthemoon
@Shotthemoon 9 ай бұрын
Maya minka ha saarin Cancer buu keeni kara!!! Lakiiin Irbad baa Jirta,, ilhy haku fududeeyo
@Xaadsan114
@Xaadsan114 9 ай бұрын
Csho waxs kugulmatalin lahan hasa myn cirbd gasho nin kuma rabile hen hadadan dhalenanin mamu guursan lahaaa minka iska xir ok
@luulqaliif-mx4ni
@luulqaliif-mx4ni 9 ай бұрын
Caasho waasax laakiin minka haiskamixin ee keniini cun
@ubaxsagal8144
@ubaxsagal8144 9 ай бұрын
Horta go aanka adiga iska leh lakin haday jirto xalaad cafimaad dari oo ku haysa waad saari karta hadi kale nimco ilahay ku siiyay ha ku kibrin
@aslikeyse3877
@aslikeyse3877 9 ай бұрын
Qof ubahan mad sisid walo si bilash ah waa sadaqad ban filaya asha
@AbdikariimHassan-h1k
@AbdikariimHassan-h1k Ай бұрын
Qofkle miyaa siin kartaana
@HersiAbdi-q1d
@HersiAbdi-q1d 2 ай бұрын
please please keep your husband
@sumayoaxmed7890
@sumayoaxmed7890 9 ай бұрын
Anaa kugu xigo 😂😂😅
@haniaden2700
@haniaden2700 9 ай бұрын
Maxa jiro
@baboyarow1128
@baboyarow1128 9 ай бұрын
Na ninka soxir
@samiramusa8064
@samiramusa8064 9 ай бұрын
Abayo this is big decision you need not take haste decision also you need the uterus for the monthly period or else it will lead to menopause please don't do it it
@AnabMaxamad
@AnabMaxamad 9 ай бұрын
walaley ilahey gabdhaha dhasha badan waa jeccel yahay markaa walaley madama ad gabar islaam aa tahay culumada la tasho oo weydii arinta aad ku dhaaqaqeyso waxaay diinta ka qabto
@qadromaxamad8881
@qadromaxamad8881 9 ай бұрын
Walba maagadatid
@TsehayneshTesfaye-su2jh
@TsehayneshTesfaye-su2jh 9 ай бұрын
Your health comes first ❤❤❤❤
@hindasar7559
@hindasar7559 9 ай бұрын
Asc abayo ma walacday ❤
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 9 ай бұрын
Abaayo minku wuu yaryahaye beer ka iska jar qaar next time kelyaha mid iska bixi. Maxaad uugu hadlaysaa sidii inay gabdhuhu wax kuu diideen oo kale naa asxaan ba malhid haday gabdho walaalahaa ah ku dheheen bilaa sabab diiniyan ma banaan ma qaylaad uula soo fariisan ma naag uur leh oo aan xanuunsan baa jirta dhiikar iyo sonkor waa caadi wax big deal ah maaha sababna maaha. Laakiin I feel sorry for who ever give you advice because you don’t deserve talo
@shukriyaabdullahi4169
@shukriyaabdullahi4169 9 ай бұрын
Abaayo anaga maku ceshan karnaa waxaas hasameynin
@faisawarsame3348
@faisawarsame3348 9 ай бұрын
Please don’t do that
FILO PART 130
30:04
Abukar Mahdi
Рет қаралды 47 М.
ASHO NINKEEDI STRESS DARTII ISBITAL LO JIIFIYEE IYO HOOYADIS OO TIRI
16:09
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 80 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 65 МЛН
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
MAATANOO AAA??? 😳😳😳 FIIRSO FARXADA ASHO IYO SHAY
11:12
Asha&Shay family
Рет қаралды 22 М.
JUMCE  MUBARIK✋🏼 IYO SHEKO
12:29
Nima Nura
Рет қаралды 5 М.
ASHA OO SHAY RAJACTUU YIRII IYO GABADHII UU GURSADAY🤣🤣
21:44
Asha&Shay family
Рет қаралды 31 М.
GURKII CAADANKA IYO DHAQANKII OO IGAYABIYAAY😳🤔
13:53
Asha&Shay family
Рет қаралды 78 М.
WAJIGA WXN MARSADO IYO QADADI AAN XAJIGEYGA U SAMEEYAY
15:43
IFRAH QALIIF
Рет қаралды 92 М.
WAXAN SUAL KAWEN EE MASHILQOLBAA😳😳😳
10:44
Asha&Shay family
Рет қаралды 62 М.
MA RUMAYSANAYSA WAXAY XAMILO AHAYD 18 BILOOD!!@sawdamqaalib
30:18
Sawda Qaalib
Рет қаралды 75 М.
KALAYA SAFAR ILA GALAA CARUURTII IYO ADHEERKODA WANKASO TAGAY
13:17
Asha&Shay family
Рет қаралды 23 М.
ASHA  HAL BALWAD AYAN LEYAHAY WAXANA SAMEEYA MARKAN XAANAQO
20:38
Asha&Shay family
Рет қаралды 20 М.