WAXAN SUAL KAWEN EE MASHILQOLBAA😳😳😳

  Рет қаралды 63,462

Asha&Shay family

Asha&Shay family

Күн бұрын

Asho iyo Shay iyo Asho exkeegda

Пікірлер: 486
@Hodan-xb8qk
@Hodan-xb8qk Жыл бұрын
Mashallah abayo wa adunyo wax walbana walaga gudba anigaba abaayo 6caruura haysta masha allah bananka sanbus ku gada alxamdulillah insha allah inta hooyo dhiban illahay hakasaaro amin ya rabi
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 Жыл бұрын
alle hakula koriyo caruurta
@Hodan-xb8qk
@Hodan-xb8qk Жыл бұрын
Aamiin aamiin
@xamdicilmi
@xamdicilmi Жыл бұрын
M.a allaha ha kuubarakeeyo reer kaga abyo
@ayanomar5924
@ayanomar5924 Жыл бұрын
quruxeey abayo nin ninkle logamashekeyo waxyabaha rerkda kudumi kara kafogow plz
@maryamali3615
@maryamali3615 Жыл бұрын
Habaryar aduunyo waa 😍lahelaa ee nicmada alle ku siiyey dib u fiirih xijaabkaaga adkee wiilka ku qabah hanuuni oo dad wanaagsan kuxir ❤ wax wanaagsan rabi raali kayahay idi iyo faamilkaaga qalbigaaga waa wanaagsan yahay diinta uleexo alxamdulillaahi dheh qof ayaa gacantaada ku soo hanuunay ee illaahay qalbigaaga aadanaha hasiinin ee alle siih
@rahmoali2790
@rahmoali2790 Жыл бұрын
Masha allah walashay ilahay ha ku barakeeyo reerkaaga insha allah
@mushtaqabdirahman6214
@mushtaqabdirahman6214 Жыл бұрын
Naa wlalo sidani xlkuma noqote iska daa qos kaga oo talent la imow anaga ku garab tagan wllo bps ❤❤
@oladkassimolad6280
@oladkassimolad6280 Жыл бұрын
Adiga iyo qoyskaga alle ha isku kin xifdiyo 👨‍👩‍👧‍👦 meshiina ha iila gafin😂 number one ahy
@queennaima1645
@queennaima1645 Жыл бұрын
Difference between boy and great gentlemen man (duma shay) masha allah allha idin barakeeyo hppti
@fatumoabshir6357
@fatumoabshir6357 Жыл бұрын
Masha allaah abaayo gabar qurux ayaa tahay ilahay ha idin xifdiyo adiga xajigaga iyo caruurtada abaayo waliga dintada iyo xijabkaga ku dhagnow masha allaah sida ii muqatada hooyo adag ayaa tahay wan ku tageera ❤
@blueblue5427
@blueblue5427 Жыл бұрын
Masha Allah Gabar dacad ah. Qof baa wax buu kuficanyahay. Masha Allah tabarakallah Ilahi Shay hanoo xafido we love our brother in law
@ayeshamohamud6964
@ayeshamohamud6964 Жыл бұрын
Caisha waa ku salamy xbbtii. Is ilaali dadkan hadey rabaan waa ururjumayaan .gurigaaga iyo caruurtaad Allah ku barakeyo
@najma649
@najma649 Жыл бұрын
horta abaayo awlaad uu alle ku sii yey hadiidin waa nimco marka hadiifin waa hadiy uu alle kuugu deeqay masha allaah
@thequeen4918
@thequeen4918 8 ай бұрын
Nabsi baxbu rabi kusiiye. Ilaasho wll qali ❤❤❤Allahasku kindaaye
@cademahadcadenow3762
@cademahadcadenow3762 8 ай бұрын
Mnsha Allah abaayo Alaha kuu barakeeyo qoskaaga❤❤
@manaaljamaal7945
@manaaljamaal7945 Жыл бұрын
Subxna alllh wll qof wacan baa tahy ilahy haku xafido aduun iyo aqirba Qisadan marka ka waranty labadada say kala duwanhyin wan qiirooday runti😢😢
@haphzamohamed
@haphzamohamed Жыл бұрын
Masha allh ayyy wanku faraxsanhy ina kaso qeypgaly 10 qof❤ wllhi saaid ugu faraxsnhy🥺apyo wa mahdsnthy
@munowacan7448
@munowacan7448 Жыл бұрын
Caisho alle hakaa qabto xasidka qli waa kugu mashquulsanyihiin alle rerkaga iyo ilmahaga hakuu adkeeeyooo mcnto 💓
@ahlamcali2793
@ahlamcali2793 Жыл бұрын
Masha allah abaayo illaahay akuu dhaafo familkaaga mida kale reerkaga ilaasho si uu markale uburburin ninki hore shekadiisa iska daa abaayo
@samaanbadaninamohamed1537
@samaanbadaninamohamed1537 Жыл бұрын
NA caashoy mad jogtid😅😅😅is barbardhigid waa wixii khilaafku ka dhacee dad baa intan u turjumi doona walee ee kadaa
@aminaanfac5688
@aminaanfac5688 Жыл бұрын
Waw masha alah waxad tahay qof wanaagsan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@suadfarahishag6851
@suadfarahishag6851 Жыл бұрын
Maanshaa ALLAAH nin xishood badan ALLAAH ha idinxifdiyo Aaabe wanaagsan ninka reerkiisa waqtigalaqaata waadaacad
@hodanmohamed9268
@hodanmohamed9268 Жыл бұрын
M.a shay waa nin wanaagsan ku fara adkoow
@ifrahnor
@ifrahnor Жыл бұрын
Masha allah si fiican uga jawabta sualaha❤isku waara my family 🎉❤
@ebyanhashi8618
@ebyanhashi8618 Жыл бұрын
Waan ka xumah in wil somaliyed ku dilo iska cafi abaayo allah wuu jecelyah kuwa is cafiyo😢😢
@sacdiyobusuri2068
@sacdiyobusuri2068 Жыл бұрын
Subxanalaah tumow aa ilaahay nagabad baadi dhaqankayga ayuu leeyahay dhiigayga malaha❤
@rukiaomar8257
@rukiaomar8257 Жыл бұрын
Nin soomali qeyr Allah siiyo nolol mayaqaano
@SafiyahShankar-cb3pf
@SafiyahShankar-cb3pf Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤masha allh hai ilowin
@SafiyahShankar-cb3pf
@SafiyahShankar-cb3pf Жыл бұрын
Isoo dir ana hee ❤❤❤❤❤❤
@xafsamohamed2205
@xafsamohamed2205 Жыл бұрын
Masha allaah abaayo culeys waliba fudeed ayaa ka danbeeyo wxn dareemayaa nin ka Somali in dhib bdn kuso marsiiyey hada shey wiil Dagan afkaaban ixtiraam bdn ino yhy waa laga dareemaa alle ha isku keen barakeeyo inta cimrigiina ka dhiman abaayo
@kulmiyebare8
@kulmiyebare8 Жыл бұрын
Abayo khyer Allah ku siiyo Waa kufududatay inas qooyskada iyo ninki kufuray ka sheekeeysid Taa diibdambe hausameeynin Waa iga talo. Waa kahumahay 😢 nin somaliyed inas saas kula garaco oo gacan ku qado. Adigana ma ahan inas baraha bulshado la timado.
@munadegan1625
@munadegan1625 Жыл бұрын
Masha Allah wllshay farxadkuwaar❤
@Great.666
@Great.666 Жыл бұрын
masha Allah sister good girl keep going my sister
@MaxamedAamin-bl5cx
@MaxamedAamin-bl5cx Жыл бұрын
Masha allaah allaah haku bareeko walaashay
@fadumokheyrat8741
@fadumokheyrat8741 Жыл бұрын
Walaley ısbarbardhıga joojı rerkaga ılasho
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 Жыл бұрын
MaanshaAllaah Allaah ku dhaafo shay xaajiga 😍😍😍🌺🌺
@kingfarah4036
@kingfarah4036 3 ай бұрын
Waa adon manta barona waa aaqoro sonta kuqasay maxaytahay subxanalah inn aan omosha aniga kabaxday mayad elawday subxanalah cafis eyo mosamax ilmahayga hoyadod
@drmariacarabiyo6251
@drmariacarabiyo6251 Жыл бұрын
Waxan aad ugu hambalyeeynaya tobanka magac ee Soo baxay aad Ayaan ugu farxay in ay helaan fursadaas Masha Allah kolayba Hal qof Ayaa qaadan doona calaf ayaa la cuna walow aaan jeclaa Inan ku guulaysto labadas boqol duruufo jira aawadoda hada wan ku faraxsanahay 💕💕💕👌👌👌inay Ii qaataan walalahayga inshalah nasiib yada dambe walow dhalinyarada qaybtoda ay haysato daruuf hadana caaisha abaayo lacag Kuma taageerayno inshallah waxan sugaynaa boqolka kun innad gaarto iyo malyanka intaba taasa farxad noo ah
@sarahaweys2656
@sarahaweys2656 Жыл бұрын
Side america ku taktey nowgu soo sheeg wax 😢 please jwb isii
@hoodaipraahim6995
@hoodaipraahim6995 Жыл бұрын
Mashallah beautifully family ❤❤
@xafsamohamed2205
@xafsamohamed2205 Жыл бұрын
Wow wxn rajeynaa in nasiib kyga noqon doonto inshaa allaah
@Abdiwali-k9m
@Abdiwali-k9m Жыл бұрын
Masha allah tabark allah
@fahiimahasanfahiimahasan7429
@fahiimahasanfahiimahasan7429 Жыл бұрын
Qoskaga Ilahi ha kuu barakeyo abyo❤🤗
@suleeqosiman2164
@suleeqosiman2164 Жыл бұрын
Abyoy howshi maso celisay arintan Ninki hore wanag hadu laha hada Nin kale aya la Noshahay plz waxu ku ficnah iyo waxu ku xumaba midna ha shegin plz Noloshada ka faidayso haku mashqul abyoy waiga talo rerkaga Allaha ku barakeyo ❤❤❤❤
@respectreally36
@respectreally36 Жыл бұрын
Asho abyoh wad masantahy isda magaceyga iso qadadtey lkn wllhi wan ubahanahy waayo ilmaha iga raashin la'aan hadan ku guuleystay wllhi abaaal wena kaga heena lacgta wan ku jecelahay abyoh allaha haku barkeeyo❤❤
@abdulasistohow7814
@abdulasistohow7814 Жыл бұрын
Su aalaha Qaar ha ka jawaabin waa dhaqan xumo marka danbe meelxunbey kula geleysaa Walaaley ee ilaali dhaqanka muslinimada adigoo mahadsan.
@rooneyadan480
@rooneyadan480 Жыл бұрын
Kii soo furey miya tahay waaka shakiye
@sahrosoomaali3213
@sahrosoomaali3213 Жыл бұрын
mansha allah laakin shay ha dhihin ma jecli wa nin fiican abayo
@nimcomahamedliban4758
@nimcomahamedliban4758 Жыл бұрын
Masha allah wlshyi qali allah xafido 🇭🇺❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰👈👈👈💯💯💯💯💫💫💫💫⭐⭐⭐⭐
@ebyanhashi8618
@ebyanhashi8618 Жыл бұрын
Abayo Mansh Allah Allah Ku xifdiyo ilmahana
@khadiijoali2517
@khadiijoali2517 Жыл бұрын
Allah ilaahayoow caawa qosolkaa iga dhameysay aisha 🤣🤣🤣🤣 bog ii xabad ii tumi jiray
@habibaali2400
@habibaali2400 Жыл бұрын
Masha Allah my sister You have beautiful family. May Allah protect to you and your family Take care your husband and your kids Don't give up keep going masha Allah 🤲💯👍💎⭐️👑🌹🥇🏆🌎👍👏👏💋♥️💋🇨🇦👋🎉👋
@hodanmohamed6429
@hodanmohamed6429 Жыл бұрын
Asha wan ku salaamay first person ahay ❤
@daganmaxamed279
@daganmaxamed279 Жыл бұрын
Mansha allah illahy familkaga quruxda badan haku xafido xasidkana ilahay haidinka qabto dhibwalbo dhefbaa kadanbeyso wad heshay sadkagii Mansha allah farxad warto igu nolado
@FalastinAbdi-t9p
@FalastinAbdi-t9p Жыл бұрын
Ilahey haku xafido abayo 🥰
@hubihasan
@hubihasan Жыл бұрын
❤ mashallah hbbt Allaha isku kiin xifdiyo
@jaamacgeedi8403
@jaamacgeedi8403 Жыл бұрын
Alle hakuu barakeyo ehelkada❤🥰💞
@hamdixarago8009
@hamdixarago8009 Жыл бұрын
Maashalah 🥰 🥰 🥰
@haphzamohamed
@haphzamohamed Жыл бұрын
Qoyskaadaaneh allha ku barakeyo hppti❤
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 Жыл бұрын
Masha Allah 👍🥰❤❤
@nadifodhalow5781
@nadifodhalow5781 Жыл бұрын
First time I watched your video i was at work I cried u told me u going to Mexico with the kids . I tell my coworker this girl have little kids I feel sad i was working 16 hours shift . When i am working Saturday and Sunday i go site the hallway so I can watch your video because i can't site nurse station .
@Ashaandshay
@Ashaandshay Жыл бұрын
Thank you mcto❤❤
@marwaabdi7394
@marwaabdi7394 Жыл бұрын
Mansha alaah
@maryanhussien5992
@maryanhussien5992 Жыл бұрын
Nadiifo,aniga,igubadal,abayo
@maryanhussien5992
@maryanhussien5992 Жыл бұрын
Booska,aniga,ayaa,galaya,
@umuashakin7791
@umuashakin7791 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ummumahir7551
@ummumahir7551 Жыл бұрын
amba aby waligy ku firsan jire malinki ad bilowde you tube lkn nasib keyga hadi uu noqde lacg tas wa cal fana ilma korsanya waiska rabi laha😘
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 Жыл бұрын
Maasha allaha ❤
@SacdiyaSheeknuur
@SacdiyaSheeknuur Жыл бұрын
Suqa markad kasoo adegasay adi iyo ciyalka wakpula socday Masha Allah sifican aya uso adegtay
@drmariacarabiyo6251
@drmariacarabiyo6251 Жыл бұрын
My lovely sis 💞❤️😍❤️ ilaahay xaasidka haka qabto iyo naagaha jealouska kugu ah we always support you keep going sis 💞💞💞 because life is a beautiful 😍😍😍 just live a moment that's important sis 💞 don't convince anyone ❤️ you know why you know who you're that's all sis💕May Allah protect you from the evil eyes 👀 sis 💞
@zamzam5255
@zamzam5255 Жыл бұрын
KUWAA MALIIN JAFAYEEY ANAA UU JAWAABEEY GABADHAN WAA MASKIIN ILLAAHEEY HAA HAAFIIDO
@drmariacarabiyo6251
@drmariacarabiyo6251 Жыл бұрын
Sax abaayoy walahi marmar ayay ku shitaan TikTok ga ilaahay kabaqa ku dhahna Wana uhiiliya aniga xata walahi ilaahay wax xun ma tuso iyagana jealous waaye waayo hadal hayntu waa sharaf markaad tahay qof horumaray she is my favorite ❤️ wa qof qalbi fican lkn somalidan run sheeg waa ceeb sheeg
@faaisoahmed4972
@faaisoahmed4972 Жыл бұрын
Asc abayo vedioga qaabka looga shaqaysto Google noogusooceli oo noo faahfaahi website ka ma ana samysanay mise Google meel kamida halagu past graynaya.
@queennaima1645
@queennaima1645 Жыл бұрын
Masha allah tabarakallh ❤❤🎉
@kingfarah4036
@kingfarah4036 3 ай бұрын
Asc walashey intas oo xuman aah waligay kumaqorin naftayda waxaan aan oo qorin ayan kuqoray cafis ayaan kuwaydisanayaa ilmahaga hoyadod ayaa tahay wankudoceyaa illah hako xafido adon eyo aqoro 😢😢😢
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 Жыл бұрын
Mashallah walachay
@Zahra-fq3fe
@Zahra-fq3fe Жыл бұрын
Masha Allaah farxd ku nolow wllshy
@suadfarahishag6851
@suadfarahishag6851 Жыл бұрын
Caasho please so aalaha bilaamicnaha ah hakajawaabin Waa yo Sharciba umalihin inaankuweydiino waxnolashaada Barefafka Inangalo ❤❤❤
@nafisaabdullah2714
@nafisaabdullah2714 Жыл бұрын
Asc caasho dadkaan woxooda waxa waaye afkaaga feed ilkahaaga aan tiriyee
@RamlaAbdullahi
@RamlaAbdullahi Жыл бұрын
Masha allaah
@nasrocabdi5956
@nasrocabdi5956 Жыл бұрын
Masha Allah famil qurux badan 🥰🥰
@NadiaAhmed-pq4qw
@NadiaAhmed-pq4qw Жыл бұрын
Love you asha and shay family ❤❤❤
@ayanxarago1571
@ayanxarago1571 Жыл бұрын
Asha cadey ❤❤❤❤🌹💋
@fatumahussein893
@fatumahussein893 Жыл бұрын
Mnsh Alah ninkada ale haku barakeyo abayo 🥰🥰
@sadiamohamud3304
@sadiamohamud3304 Жыл бұрын
Mashallah abaayo culeys kasta fudeyd ayaa ka dambeeya ilahey hada wiil Wngsn buu kusiiyay Allaha iskukiin daayo ❤
@nuuraalinoor3630
@nuuraalinoor3630 Жыл бұрын
mashaAllah tabarakallah congratulations to my sister's those who's names were mentioned.
@aniishcollection4830
@aniishcollection4830 Жыл бұрын
Mash alh abyoh Wlhi noloshada alha haku barakeyo ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉
@NadiraIsmacil-d3f
@NadiraIsmacil-d3f Жыл бұрын
Mash allah sis
@xamdisiciid-xs9dm
@xamdisiciid-xs9dm Жыл бұрын
Mash allh famil qurux badan ❤️❤️❤️
@iqroshariif212
@iqroshariif212 Жыл бұрын
Abayo ninka kala tagten hadal kisa iska da
@sabooomar7120
@sabooomar7120 Жыл бұрын
Strong mom ❤
@nurtohassan1873
@nurtohassan1873 Жыл бұрын
Abaayo macaanto ninka amuu maseeraa kadaa wax aad kahadleysid dumaashigeena waa maskiin mahadal badnee
@nimcuush27
@nimcuush27 Жыл бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@asiyahassan5905
@asiyahassan5905 Жыл бұрын
Soomalida waxooda jacayl lama dhaho ee qooq waaye jirkaa isku bahaan malinkad aqal gashaan buu qofkale kusoo baxayaa kiiba ma ahan 😂😂 aniga mugoo somali laiguma oga adunkas lee ka qarabanaa somalida cabsibaanba kaqabaa
@tvgailaqosal4152
@tvgailaqosal4152 Жыл бұрын
Hhhhh. Tan marki la canaanto. Wiil somaliyed. Ku qaraar baxee marku kan cadaanka u so noqdo. Cadaanka amaane. Waa hadaan kaa yeelno. Naaag ninkedii dhaheso sun inta I qasyo ayuu iga adeegan jiray. Wax. Xalal u ah marku xumaan ku raadinaayo. Naga dabo geey
@Raygal555
@Raygal555 Жыл бұрын
Keep going wll
@safiyaahmed1328
@safiyaahmed1328 Жыл бұрын
Abyo rerkaga allha ku adkeyo cadeey❤❤❤❤
@asli1035
@asli1035 Жыл бұрын
Asho talo ahaan jooji isbar bar dhiga noloshadi hore iyo tan khalad gali kartaa su aalaha qaar indhaha ka laabo wixii fani ah soo qaado hdadku waa dhibadanyahee
@nuurahaanM
@nuurahaanM Жыл бұрын
Mashaalah abayo Ilaahay haku daayo xajigaga❤❤❤
@fartuunahmed3130
@fartuunahmed3130 Жыл бұрын
Abayo baby dii yareed see noqotay doctorkii maxu kuso dhahay illahay ha caafiyo yarista
@nadiifoonline8476
@nadiifoonline8476 Жыл бұрын
Abaayo please siwacan noogusoosharax vedio kale sidaa google loogu shaqaysto please please please
@samiiraxasan9302
@samiiraxasan9302 Жыл бұрын
Masha allah allah idin xifdiyo
@SafiyaShariff-re1ll
@SafiyaShariff-re1ll Жыл бұрын
Manshallah hawaryar hailobin dupatta ikusodir
@Aamina5677
@Aamina5677 Жыл бұрын
Dadka kala wanaagsan apaayo ilaah noloshada hakugu xaafiido🥰🥰
@SacdiyaSheeknuur
@SacdiyaSheeknuur Жыл бұрын
Asc acisha adi ciyal kaga iodigag Masha Allah wad cayishay wad kuqurox badan tahahy
@dheemaalio4295
@dheemaalio4295 Жыл бұрын
Mashallah 🥰
@aniisohareed6958
@aniisohareed6958 Жыл бұрын
*Laakiin waxaad tiri kaakumo cuntadaan isla cuni jirnay waxyaabo badan oo jaceyl ah aad ka sheegtay ninkaaga hore laakiin waxaadku soo gabagabeysay 3 bilood markaqn is qabnay lga soo bilaabo bog iyo xabad ii iga tumi jiray hadalkaas is qabadsii huono.*
@Keyfmm
@Keyfmm Жыл бұрын
Shay is better shay forever sister ❤
@anabyoung1498
@anabyoung1498 Жыл бұрын
Hhhhh waad iga qoslisay kataxadar guurkaga siyuu kudhismo gurigaga hadalada qaar❤❤❤❤❤
@asmaaxmed-nw9je
@asmaaxmed-nw9je Жыл бұрын
Mnsh allah 🎉❤
PRANK IN AAN KU GUURSADAAN RABAA INTA ADAN BIXIN MARISH BEAUTY !!!
15:20
Qurux Ku Dhiigle
Рет қаралды 519 М.
ASHO NINKEDII OO FUROW KUDAWAQAY LIVE ASAGOO KUMANAN FIIRSANAYAN
19:11
Asha&Shay family
Рет қаралды 47 М.
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
MAALINTA 19AAD RAMADAAN ROUTINE
14:30
Amira Qurux
Рет қаралды 70 М.
PART 3:  XAALKA OO SI ADKAADAY NAIMA IYO LEYLA
18:00
Ridhwan Issack
Рет қаралды 462 М.
Sidaa u diyaarinay xafladii Maryama ruuxi
14:37
Iskaashi Family🫂
Рет қаралды 45 М.
FARXAD IYO MURUGO BABY ASIM  IGA DHUMAY😭
10:46
Amira Qurux
Рет қаралды 421 М.
ASHO ILA GOORMEE TOLLOW SHAY RUNTA KA QAARIIN DONTAA?
19:28
Asha&Shay family
Рет қаралды 55 М.
MAALINTEEDA CAADIGA IYO SHAQADA GURIGA || A DAY IN MY LIFE
16:43
Adna Henna
Рет қаралды 219 М.
ASHO UMADA KAYABISAY KADIB MARKII UU SHAY
29:36
Asha&Shay family
Рет қаралды 10 М.
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН